MAXAA KA JIRA IN SAYID MAXAMED UU DILAY SH AWEYS ALBARAAWI

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 740

  • @ayanahmed3336
    @ayanahmed33362 жыл бұрын

    ASC Hanoolaato caawa aad baan kuu tabnay waad naga soo daahisay wareesiyadaada Prof. ingiriis waa jaamacad waafi ah masha ALLAAH

  • @salahosmanabdinor9869
    @salahosmanabdinor98692 жыл бұрын

    Waxaan Ayaanle kaa rabnaa inaad taariikhda Halgamaa Sh Xasan Barsane video kasoo sameysid dad ehelka u ahne aad ka wareysatid insha allah

  • @aweesdanbiil8623

    @aweesdanbiil8623

    2 жыл бұрын

    Who is sh hassan barsane Walahi wa bac ku riimiis

  • @seekguidanceb4its2late85

    @seekguidanceb4its2late85

    2 жыл бұрын

    @@aweesdanbiil8623 wuxuu ahaa mujaahid ladagaallamay gaalo

  • @inaabdulaziz4601

    @inaabdulaziz4601

    2 жыл бұрын

    @@aweesdanbiil8623 gacan ku rimis maxaa ka wadaa, ma inuu mujaahid ahaa oo dalka xoreeyay miyaad u diidantahay

  • @rock_diamond9475

    @rock_diamond9475

    2 жыл бұрын

    @@inaabdulaziz4601 maba jiro wa sheeko baraley la sameyay

  • @inaabdulaziz4601

    @inaabdulaziz4601

    2 жыл бұрын

    @@rock_diamond9475 taariikhdi sh Xasan Barasane hadii ladiido, taariikh kaloo jirtana malahan markaas

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien37572 жыл бұрын

    This is Golden history wlh waa cajiib ilahow hanoolaato noo waari waa taariikh dadka laga qariyay sayudku dad badan buu laayay , xoolo badan ayuu dhacay , waa in lasheegaa qaladkiisa iyo wanaagiisaba

  • @tusmoaadil1825

    @tusmoaadil1825

    2 жыл бұрын

    Sayidku hadii uusan helin xoolo maal iyo fikir dad kula socda ma keligii baa niikin lahaa adeer dhaqdhaqaaq kastaa wuxuu ku dhisnaa dhaqaale iyo niman dhiigooda huray orod soo akhri taariikhda dhaqdhaqaaqyadii aduunka sida cumar mukhtaar kii liibiya ,cabdulqaadir al.jasaairi,mandella,iyo dal kasta dadkii u kacay ee gumaysiga la dagaalamay kuligood waxay leeyihiin dad ilaa maanta niic leh oo lugaha haysta sumacadii hogaamiyayaaashaas waa caadi in ay jiraan dad taariikhda waartay ka dacwooda oo jecel inay wasakh mariyaan waa human thing arin ah

  • @Xaq_udirir

    @Xaq_udirir

    2 жыл бұрын

    Khaladkiisa ayaa ka badnaa wanaagiisa

  • @honestyfirst2165

    @honestyfirst2165

    2 жыл бұрын

    @@tusmoaadil1825 mandela never robbed people, stop lies.

  • @tusmoaadil1825

    @tusmoaadil1825

    2 жыл бұрын

    @@honestyfirst2165 Akhri Mandela dhaqdhaqaaiqii uu hogaaminayey iyo siday u dhaqmi jireen oo ilaa maanta South Africa haysta taariikhda kuligeed akhri ha akhrin inta adi ku raali gelinaysa ma jirto wax la yiraahdo utopia action kasta wajiyo kala duwan ayuu leeyahay

  • @SNUFFED2ROLLs

    @SNUFFED2ROLLs

    2 жыл бұрын

    @@Xaq_udirir DADKA UU INGRIKSA KAA XOREEYE OO MANTA JAMES IYO RICHARD LOOGU MAGAC DARI LAHA MANTA WANAG KAA WEYN MABA JIRTO

  • @JamalMohamedSulub
    @JamalMohamedSulub2 жыл бұрын

    Sayidku (AHUN) taariikh wanaagsan iyo mid xun baa walahaa,taariikhdiisa wanaagsan waa laga wada dharagsan yahay lkn dhinaca kale aad looma eegin, waxyaabaha aan aadka uga naxo waxaa ka mid ah ubadkii,ooryihii iyo maatidii uu sida arxan darrada ah u laayey, dhicii hantidooda , digigixo la'aantiisii iyo waliba sidii uu uga dul_maansoonayey ee uu ugu si diganayey markuu laayo😭

  • @fardusaw9688

    @fardusaw9688

    2 жыл бұрын

    Absolutely you're right dad baa u haysta sayidka ceeb ka salim xuman badan buu lahaa finally qof baa runta sheegay.

  • @amalsadi935

    @amalsadi935

    2 жыл бұрын

    Waa run arintaan hooyaday reerkooda Wuxuu ka dilay 13 toban qof oo hal reer ah Ayeeyday ayaa iiga sheekayn jirtay Dadka intay gaaloobi lahaayeen anaa dilaaya ayuu oran jiray

  • @rock_diamond9475

    @rock_diamond9475

    2 жыл бұрын

    Sayidk mesha u maatida ku laayay sheeg ciyaalka iyo maatada war sayidka oo kale hadu idin ka dhalan ma aha inad af maciin bidan

  • @buuxciise2338

    @buuxciise2338

    Жыл бұрын

    @@rock_diamond9475 malow been hadaad maxamed waal moday nebigiiye

  • @mahaddirirgeesood9556

    @mahaddirirgeesood9556

    Жыл бұрын

    Waxaas waxaa faafiyey cadowiisa Tusaale gabagiisa waxaa ku jira qaar uu maatada kula hadlayo una sheegayo iney ku milmin siyaasada iyo gumeysiga

  • @leylaa3666
    @leylaa36662 жыл бұрын

    Asc Maxmed Ingriis ilahay caqliga iyo cilamaga hakuu sayadiyo adigoo ninyara ah ayaad hayasaa taarikhada Somalida Maanashallahu ilahay haku xafido

  • @abdifatahali428

    @abdifatahali428

    2 жыл бұрын

    Leyla Taariikh somalia waxay ku xirantahay cida aad ka waraysato ninkaan waan dhegaystay khaladaadkiisa aad bay u badanyihiin maba ka xishoonaayo beenta uu sheegaayo weli maka maqashay waxaas ma aqaan ama waan soo baarayaa yaab ninka fahmo badanaa .

  • @mohamedadan4914
    @mohamedadan49142 жыл бұрын

    THANKS PROF INGIRIIS.

  • @osmanadan2764

    @osmanadan2764

    2 жыл бұрын

    Sayidka iyo InA godane waxay ahaayeen isku mid weliba waxa la leeyahay ina godane ayaa dhaqan fiicnaa

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed45112 жыл бұрын

    Mahadsanid wll Ayaanle iyo Professor-ka macluumaadka inala wadaagay.

  • @irirsomaale.ahmed.oromo.5649
    @irirsomaale.ahmed.oromo.56492 жыл бұрын

    Dr guuleeyso nooloow walaallkeey 🖐💯💖❤

  • @kham3610
    @kham36102 жыл бұрын

    Fadlan prof inoo weydii inuu SHEIKH HASSAN BARSANE uu ka sheekeeyo haduu daraasad ka haayo Insha Allah. Thanks 🙏.

  • @waryaawariiri1812

    @waryaawariiri1812

    2 жыл бұрын

    Maxaa rabtaa lagaa baro sooyaalka Sh. Xasan Barsame? Dagaalkii xaqudirirka uu gumeystihii Talyaaniga kula galay meesha markii dambe loo bixiyey Lafoole? Lafa badan duulaankii Talyaaniga ahaa lagu dhameeyey meeshaas.

  • @kham3610

    @kham3610

    2 жыл бұрын

    @@waryaawariiri1812 Sax. Xoogaa waan ka maqlay iyo in badda lagu diley ama meydkiisa lagaraneyn meeshuu ku dambeeyey. Laakiin waxaan rabay dagaalka inta uu socday. Sida uu ku bilawday. Iney guula jiraan. Qasaaraha inta uu la ekaa iyo taariikhdiisa maxaa qariyey oo dadka badankiis u garaneyn? Insha Allah.

  • @abdiwahid80

    @abdiwahid80

    2 жыл бұрын

    Aad Muhiim u tahay in Barnaamij laga diyaariya Taariikhda Mujaahid Sheekh Xasan Barsane oo ahaa Halgame Soomaaliyeed ugu danbeyna gacanta Cadawga sababsaday, Naxariista jana allaha ka waraabiya

  • @abdixaliim

    @abdixaliim

    2 жыл бұрын

    talyaaniga wuxu xsn barsane ka codsade in o xuriyada siiyo adoonti oo shiiqa haystay, shiiqa wuu diiday, talyaaniga ayaa soo weeraray, shiiqa dagaalkiisa wuxu ku saleysnaa in oo difaacdo ka ganacsiga adoonsiga

  • @abdiwahid80

    @abdiwahid80

    2 жыл бұрын

    @@abdixaliim Dib u baara walaalkeyow, Sh. Xasan barsane waxuu Dagaalkiisa ku saleysnaa Xornimo doon Soomaaliyeed iyo Diin Islaam, Labadaa ayuu difaacayey waana waxuu sababsadi.

  • @aliahmedsheikhdoon1129
    @aliahmedsheikhdoon11292 жыл бұрын

    Thanks pro .....thanks hanoolaato

  • @mariaelmi6971
    @mariaelmi69712 жыл бұрын

    Hanolato io Ayaanle Allow Noo Daa insha alh 🤲🏿🤲🏿🤲🏿 Dr guuleyso Abid insha alh 🙏🙏🙏💯

  • @wasacshafi5425

    @wasacshafi5425

    2 жыл бұрын

    M.a ayaanle

  • @maryamabdukadir4480
    @maryamabdukadir44802 жыл бұрын

    Hanoolaato guul baan inii rajaynayaaa inchllh meeshaa kasi wada waxyabaha qarsoon

  • @malaboa591
    @malaboa5912 жыл бұрын

    BISINKA SIYID C/LE XASAN ILEEN WUXUU AHAA DHIIGYACAB AAN JIXIN JIXIN OO SOOMAALIDA KALA GAABSHAY MAR HORE. MAXAA TAALADA LOOGU DHISAY HADABA NIN DHIIGYACAB AH ? ILEEN SOOMAALIDA QABIIL AYAY ILEEN TAALADA UGU DHISTAY, SI TAARIIKHDIISII XUMEEYD LOO QARIYO SUBXAANALAAH

  • @axmedsahal7268

    @axmedsahal7268

    2 жыл бұрын

    Siyaad Barre ayaa buunbuuniyey oo taalo u dhisay.

  • @Xaq_udirir

    @Xaq_udirir

    2 жыл бұрын

    @@axmedsahal7268 waa runtaa waa naloo buunbuuniyey nin gacan ku dhiigle ah

  • 2 жыл бұрын

    Thank you for the information, Professor.

  • @maxamedabdalla6718

    @maxamedabdalla6718

    2 жыл бұрын

    War pro waxano subscribe side ku heshay lkn

  • @abdulkadirismailismail9591

    @abdulkadirismailismail9591

    2 жыл бұрын

    Lava nin ayaa qabray markii ina cabdilaxan waxay ahaayeen dabakaeri iyo jiifaa ma gaal ayaanu u dhiibna Maya ayey yidhaahdee wàar waanu kaa gaabinayna faraskakas la carar

  • @FluffPetsTV

    @FluffPetsTV

    2 жыл бұрын

    #Lchannel where I contact you ?

  • @sayidka.6122

    @sayidka.6122

    2 жыл бұрын

    @@maxamedabdalla6718 🤣🤣

  • @batulasmail8261

    @batulasmail8261

    2 жыл бұрын

    Ma beenta ayaad oogu mahadnaqeysa Coonkaan sharanshuur Ka ah

  • @MamaMama-hs3mf
    @MamaMama-hs3mf2 жыл бұрын

    Gool Hanoolaato waxaan ku farax sanahay aqoon yahay max'd ingiris in aad nugu soo celisay wax badan ayaa ka faa'iiday taariikhaha uu ka sheekeenayo mahadi haka gaarto professor. Ingiriis iyo ayaanle

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it2 жыл бұрын

    Mansha Allah good bless you ayaanle Hussain for your honest and effort.

  • @allahadoonkiisiiayaanahay27
    @allahadoonkiisiiayaanahay272 жыл бұрын

    Ceytanka inta la iska daayo wax hala barto pro ingiriis idiin joojin maayo ayaanlana waxaan lee yahay waad mahadsan tahay shaqo wacan beentii dadka somaliyeed loo qarameyay ayuu runta ka sheegay kuwa nool ku tusaalo qaado cabdullahi yuusuf amraaxo manta farmajo joogo fiiri amxaaro marka siyadkii maxaa diiday in uu talyaanigii ka soo qaatay qoryo.

  • @abobasement346

    @abobasement346

    2 жыл бұрын

    wilkan waxaa wanagsan in isagah la baroh tarikhdisah waxaa u mesha la yimid waa shekoh ciyal waxnah kamah ogah tarikh sorry

  • @abdulahihassan884
    @abdulahihassan8842 жыл бұрын

    War anaga war uma heyno ninkan waa wiil yar waxuu maqley buu noo sheegayaa sayidka iyo sheikh awrys waxey sku diluent lama hayo odey wayn baan u baahanahey oo taariikhdaas joogey wiil yar oo dagasakii dhashey inuu noo dheego ma shaqeyneyso

  • @liboliban5882
    @liboliban58822 жыл бұрын

    Mahadsind Pr. Muxamed iyo barnamijka hanolatoo💖

  • @mankeyofficialchanel9870
    @mankeyofficialchanel98702 жыл бұрын

    Late congratulation to you Mrs ayanle and hanoolaato for 200k subscriptions

  • @Ziiy449
    @Ziiy4492 жыл бұрын

    Professor thanks you for information 💤👉

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan29402 жыл бұрын

    Cabdullahi Shixiri waa Awawgay. sheekaduna sidaas ma ahayn waxbaa ka khaldan, waxna waa ka jiraa waxna waa ka khaldanyihiin

  • @omarabdulkadir3630

    @omarabdulkadir3630

    2 жыл бұрын

    Noo sheek saad wax u ogtahay hadiii kale Tana dhagaysanaynaa

  • @Gob_gobonimo

    @Gob_gobonimo

    2 жыл бұрын

    @@omarabdulkadir3630 waa iska hadlaa waxba ma hayo kani.

  • @dalhamedia4959
    @dalhamedia49592 жыл бұрын

    Hambalyo sxb 200K

  • @alcadaalachannel4035
    @alcadaalachannel40352 жыл бұрын

    Asc Walaalkey Alaha Ku Xafido 🤲🤲🤲🤲🤲💯💯💯💯💚💚💚💚

  • @liibanfarah5982
    @liibanfarah59822 жыл бұрын

    Maa shaa allah

  • @zaziyanolokozoyitzoyit7048
    @zaziyanolokozoyitzoyit70482 жыл бұрын

    Ayaanle iyo professor Mohamed haji guuleystay tariiqdha ayaa idin xusidonta sharaf iyo karamo guul iyo gobanimo ayaanle legend wan ku wata masuul

  • @ahmedmeymar9104
    @ahmedmeymar91042 жыл бұрын

    Wan kugu raacsanahy sayidka wuxu ahaa dhiigyo cab oo dhaca dadka masakiintaha dila neh

  • @abdiwahaabhassan414

    @abdiwahaabhassan414

    2 жыл бұрын

    cuqdad u dhimo awoowga baa guumaystaha cagaha umayri jiray markaasa geesi wax ka shegaysa

  • @Xaq_udirir

    @Xaq_udirir

    2 жыл бұрын

    Waan kugu raacsanahay

  • @Xaq_udirir

    @Xaq_udirir

    2 жыл бұрын

    @@abdiwahaabhassan414 sayidka tuug buu ahaa

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk7532 жыл бұрын

    Maashaa allah ina ingriis

  • @Ducaysane233
    @Ducaysane2334 ай бұрын

    تاريح شيخ مھاھيد زيد ببببا بلد صومااي 🎉 اللھ اكبر

  • @hodanmogeh6188
    @hodanmogeh61882 жыл бұрын

    Siyaad Bare buun buuniyey wax ka dhigey. Maafiyuu ahaa Sayidna muu aheyn SALID xiligaa umad losoo diruu ahaa.

  • @ahmedosman7185

    @ahmedosman7185

    2 жыл бұрын

    Sayidka Cidna ma buunbuunine ee Gabayadiisiii iyo siday dadka isu qabteen ee mabda ahayd ayaad ka garan kartaaa

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac94462 жыл бұрын

    Mooryaankaan reer cadaado burcadbadeed usa noo xayeysiiyo mooryanta Hg isbaaraleydii gala bakaraha uu noo xayeysiiyo taariiq biliqo uu qarxinayo Hadana goormee burcadbadeedka reer cadaado uu noo xayeysiin ninki xibin Iyo xeeb madaxweynahooda beljimka lagu xirey asna miyuu noo xayeysiin daroodka halyeyadooda buu cayaa taariq xun ka bixin mooryaanta usa ceydiid waa faanin inagumeed gob nasiye dhiidhibso

  • @mohamedhussein658
    @mohamedhussein6582 жыл бұрын

    The tragedy with this interview is that this young man is a historian who got his education in Britain. His research and literature review is acquired from British libraries, sadly, this are the imperialists the Sayyid was fighting against. It is therefore natural that they distorted his religious personality and paint him in a bad light. It is precisely why they named him the mad mullah tag. I therefore urge our learned scholar to do his primary research by asking the Somali elders present today, and create for us a new literature review for posterity. Other than that, we treasure our young intellectual, I have no doubt u remain an asset and a jewel in our history.

  • @tusmoaadil1825

    @tusmoaadil1825

    2 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/pqF5paqYcbfZc7w.html Sheekh aw jaamac cumar ciise is pioneer and collecter of events poems and every thing is documented this program is not based on any document that was found or any evidence his story even is not based on the documented war stories that is kept in the museum af war of London

  • @saidhoussein4856

    @saidhoussein4856

    2 жыл бұрын

    Definitly.agree with you, the Pr knowledge of Islam and the arabic language is limited (original language of the sayid letter and Qasaid). Even relying on the british translation is unfair.

  • @saidhoussein4856

    @saidhoussein4856

    2 жыл бұрын

    Aw Jamac Cumar Ciise was the best writer about the Sayid. Although the western says he was biased...... The coloniser distor even ou history, whar about our future....

  • @alibaax5346

    @alibaax5346

    2 жыл бұрын

    Kkk ma adeeru wax ka sheegay

  • @saidhoussein4856

    @saidhoussein4856

    2 жыл бұрын

    @@alibaax5346 Maya, qabiilkaygu aad ayay u neceb yihiin sayed ka, laakiin waxaan ahay xaqiiq doon, guumaysi diid ah.

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi31872 жыл бұрын

    Mahadsanidiin .

  • @kingabdiwahabomar105
    @kingabdiwahabomar1052 жыл бұрын

    HAMPLAYO AYAANLE XUSEIN ABDI 200K SUBSCRIPTIONS GAARTYE BRO ILAA BBC IYO BARKULAN KUDHAGESANJIRYE BRO KEEPGOING ILAA 1MILIONS KURAJEYNYAAA

  • @cabdiseerae907
    @cabdiseerae9072 жыл бұрын

    Congrats 200k sxb

  • @ts7152
    @ts71522 жыл бұрын

    Sayid ma ahane gaala nacaybkaa nugu kalifay inaan sheegsheegno laakiin xaqiiqatan alshabaab buu ahaa

  • @boswellianboy4242
    @boswellianboy42422 жыл бұрын

    Ingriis waxan ku jeclahay nin jeclaysi iyo qabiil midna kuma saleeyo waxa uu sheegayo ee wixii xog qoraal ah ee waqtiyada topic ga markas laga hadlayo laga sameyay buu ku saleeyaa, wixii markas la qoray qalad iyo saxba way yeelan karaan, lkn waa waxa ugu dhaw ee la xigan karo, muhiimada sheekadan ee la isku raacsan yahay waa in sayyidku taariikh labo dhinac ah lahaa, mid colaadii qabaailka kala dhaxaysay, oo marar badan dilal iyo dhac maal iyo xoolo iyo boob intaba lahaa uu ee qayb ka ahaa sayyidku, iyo inuu ahaa geesi gaalo neceb oo gobonimo doon ahaa, wacyiga iyo wixii markaa jiray baa labadasba laga xaqiijiyay.

  • @abdirahmanibrahim6706
    @abdirahmanibrahim67062 жыл бұрын

    Allaha unaxariisto Shiikha aweys koley wuxuu udhintey Fidinta diinta islaamka kuwii sida jeesjeeska ah udileyna meel xun ayaa udanbeyso daraawiishtii disheyna weyku qasaareen dilkaasi sheekha waa shihiidey asaga iyo xertiisii janadii fardawsa Allaha ugu deeqo

  • @dhuubane5946

    @dhuubane5946

    2 жыл бұрын

    Aweys wuxuu ahaa waxaa cadeynaya waxa uu ka tagay oo ahaa in xabaalaha laga dul qayliyo Qaadiriya waa la yaqaan in ay gaalada la jireen

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim192 ай бұрын

    Ninkan iyo dhawr kale ayaan arkay wax run sheegaya reer soomaaliya waxaan cay iyo aflagaado ahayn soomaaliliand iyo dadkeeda iyo siyaasiinta kumaan arag

  • @user-wc3ys9dr7i
    @user-wc3ys9dr7i8 ай бұрын

    Wuu mahadsanyahay pro mohaned Haji ingiriis

  • @dhicisoow3560
    @dhicisoow35602 жыл бұрын

    Thanks ayaanle noo soo badi prof maxamed plz

  • @caddemuhyadin7165
    @caddemuhyadin71652 жыл бұрын

    Mr ingiriis &mudane ayaanle Subax wanaagsan qaraabo

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk7532 жыл бұрын

    Prof mahamed ingriis waa taarikh laduugay soosaarayo

  • @mohamedahmedmohamed7942
    @mohamedahmedmohamed79422 жыл бұрын

    Axmed gurey tariqdisa please hanolato

  • @ashaqaar7330
    @ashaqaar73302 жыл бұрын

    Ayaanle waa ku salaamay ina-adeer noo soo badi barnaamijka wiilkaan sababtoo ah waa wiil aqoon leh wax badana og waa kaaga mahadcelinaynaa nuur calaa nuur aboowe ❤️👏🏽👏🏽✨👍🏿

  • @aziiz94

    @aziiz94

    2 жыл бұрын

    Anbo aqoon leyahy Prof jarmal lee dhaha lkn wx I wareesto aya waye 😀...dhalinyarada janis in lasiyo wye dalka ayaga hogaaminayo no more odayaal jaahilin calooshod u shaqeestayal ah

  • @hassandahirabdille7329
    @hassandahirabdille73292 жыл бұрын

    War waxa uu xitaa kaliitay nikan qoladaan hadda loo yaqaan shabaabka somaalida dhibaato waayn ayuu ugeeystay

  • @maxamedbare6242
    @maxamedbare62422 жыл бұрын

    Sayidku aniga awoowgay ayaa ciidmadiisidileen heseyeeshee gumaysigii ayaasabab u ahaa

  • @soomaaliinaysoomaliyihiinh7756
    @soomaaliinaysoomaliyihiinh77562 жыл бұрын

    Yar kan sayidka wax ka sheegayaa dhaqan ma laha , diin malaha . Waana dadkii basarka xumaa ee uu ingiriisku ku beeray dhulka soomaalida, awoowyadii yaa soo ogaada , Karel kaama guurine halkan buu guud madaw yahay e. Cabdi gahayr. War xiniin yaha alla ku qabaye , ta cadawgeena ka hadal , oo ah Ethiopia , kenya , iyo ree galbeed ka.

  • @mohamudsamantar9719
    @mohamudsamantar97192 жыл бұрын

    Marka aad dadkan oo kale cilmi iyo wayaaragnimo u hoosfariisato waxay kutusaysa hoosudhaca kuyimid umadi somaliyeed iyo meeqaamkedi dadnimo.

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi36132 жыл бұрын

    Waa tariikh dhaba

  • @kadarabdimohamed6944
    @kadarabdimohamed69442 жыл бұрын

    I love this professir mohamed hai ingiris noosoobadi videodiisa

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 Жыл бұрын

    Very important information ℹ️ 🎉

  • @fnw8688
    @fnw86882 жыл бұрын

    Ayaanle Prof ka wareyso Sheekh ugu horeyay Somali sheekh Mohamed Macalin Abaahi culumada Somali mahadsaniid

  • @ts7152
    @ts71522 жыл бұрын

    Masha Allah taariikhahaan oo kale waa u muhiim umadda soomaaliyeed maxaa yeelay waxba kama oga Mar hore baa si qaldan wax loogu fasiray sheekh uways inuu dalka badbaadiyay iyo diinta kama warqabaan oo uu sheekhooda ahaa sayidka ayaa qaalada ladagaalamay bay dadku maqleen laakiin maxaa intaas u wehliyay waxaa uu la dagaalamay muslimka siduu gaalada u laayay si ka sii xun shiikh uways oo caalim faqiih mufasir ahaana ciidankiisaa ayagoo intaasba ku og si ula kac ah u dilay miithaal fog uma baahna sayidku ee wuxuu ahaa alshabaabkii xilligaas

  • @hodanmogeh6188
    @hodanmogeh61882 жыл бұрын

    War Inankan Ina Ingiriis waan salaamey

  • @abdulahiyarisow53
    @abdulahiyarisow532 жыл бұрын

    professor maxamed H ingiris nolow

  • @sacdiyajelle7920
    @sacdiyajelle79202 жыл бұрын

    Waa tarikh dheer oo horay loo khalday umada somaliyed waxaa anfacda xaqiqada saxda ah iyo iscafin

  • @irirsomaale.ahmed.oromo.5649
    @irirsomaale.ahmed.oromo.56492 жыл бұрын

    Ayaanle guuleeyso walaallkeey 🖐💯💖❤

  • @hereaftergolory9114
    @hereaftergolory91142 жыл бұрын

    Nin kan yar wuxuu reference ka dhiganayaa UK oo ah caddowgii sayidka

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn15 ай бұрын

    Pls hanoolato muqaal nogu so sameey taarikhda halyeyga weyna shiikh xasan barsame

  • @musaawicige6748
    @musaawicige67482 жыл бұрын

    Mnshllh 200k hambalyo inshllh 1m io kabadan

  • @drabdikadirosmansheikhamii6718
    @drabdikadirosmansheikhamii67182 жыл бұрын

    Yes runbaad shegtey kala duwanaashaha asksriga somaliga iyo mida xabashida

  • @balqiismohamedabukar803
    @balqiismohamedabukar8032 жыл бұрын

    Wax badan ayaa ii Kordhay oo aan horay u ogeyn runtii Mahadsanid wax inaga qarsan inoo soo badi wll

  • @abdirahmanwehliye368
    @abdirahmanwehliye3682 жыл бұрын

    Mhdsanid wll ayanle iyo professorka ❣

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan Жыл бұрын

    Waa sida adoo aqriste buug ee yahuuda ka qoren Yaser carafat😂

  • @abdiabdullahi8432
    @abdiabdullahi84322 жыл бұрын

    Sheekh aweys sow talyaaniga uma shaqeynayn sow nin gaalada la shaqeeya in la dilo xaq uma lahayn teeda kale ingiriis walaale caadigadda iska daa oo Allah ka cabso

  • @axmedsahal7268

    @axmedsahal7268

    2 жыл бұрын

    Shiikh aweys talyaani uma shaqayn jirin.bsenbaa laguu sheegay.

  • @libanhuseinmohamed4953
    @libanhuseinmohamed49532 жыл бұрын

    Hambalyo sxb 200k subscrib

  • @malaboa591
    @malaboa5912 жыл бұрын

    CIIDAMADA DARWIISHTA ILEEN WAXEEY WAJIGA IYO AFKA MARADA CAD UGU DUUBAN JIREEN, SIDII ARGAGIXISADA ALSHABAABKA OO KALE ILEEN WAXEEY XASUUQI JIREEN DADKA, SI AAN LOO GARANINA WAJIGA AYAY SOO DUUBTEEN. MAGAC IYO MUSIIBO MAR AYAY BAXAAN OO DARWIISHTA MUSIIBO UMADA SOO XASUUQDAY AYAY AHAAYEEN. SUBXAANALAAH

  • @abdihakimmohamed2561

    @abdihakimmohamed2561

    2 жыл бұрын

    Neef

  • @malaboa591

    @malaboa591

    2 жыл бұрын

    @@abdihakimmohamed2561 NEEF WAXAA KA WADAA DADKA NEEF OO KALE AYAA LOO GOWRICI JIRAY AMA NEEF LA QALAY WAXBA MA DHAAMAAN. ADUUNYO DADKII FALKAAS GEEYSTAY LAGULAMA XISAABTAMIN OO MAANTABA AYAGII DADKA LEEYN JIRAY MA NOOLO, LAAKIIN AAQIRO DAD BADAN WAX WAA SUGAAYAAN. MAALINTA AAQIRO OO ILAAH WAJIGIISA LA HORTAAGAN YAHAY AYAAN WAX LA QARIN KARIN INSHAA ALAAH.

  • @SNUFFED2ROLLs

    @SNUFFED2ROLLs

    2 жыл бұрын

    @@malaboa591 wixi gaalo soo raaco wala gowraci

  • @leeGedleh
    @leeGedleh Жыл бұрын

    What a simplistic almost cartoonish depiction of the Sayid, that’s negligibly over reliant on the very same colonial adversaries to tell our own collective story. Sayid Mohammed Hassan was an honorable exceptionally brave man that without any apology stood on his principles so that we today don’t suffer from inferiority complex that lead us to adopt names like Ingiriis…Alhamdulilah

  • @haaylong
    @haaylong2 жыл бұрын

    Xaqiiqdu waa Sh Aweys Inuu ahaa Shaqaale Taylaani ah oo uu ushaqeynayey Italians and the Sayid was fighting for all the Somali independence,

  • @ahmedhasan8199

    @ahmedhasan8199

    Жыл бұрын

    ilaah ka cabso sh. aways talyaani uma shaqaynin sh. aways allha unaxariisto diinta islaamka faafinteeda wax u gaarsiiyaya east afric ilaa muzabiika taariikhda islaamka qayb wayn ka qayba qaatahay

  • @ayaansiciid765
    @ayaansiciid7652 жыл бұрын

    Waxaan kaa codsanayaa inaad taariikhdii Sh.bashiir ee ingiriisku intuu dilay 2 cisho diiday in la aaso maydkiisa. Inuu ingiirska ka soo horjeeday mooyee wax kale taariikhdiisa kama aqaan

  • @yassinjamasahal7047
    @yassinjamasahal70472 жыл бұрын

    Taariikhda uu Akhrinayo Ninkan waa Taariikhda Beenta ah ee England ka Qortay Sayidka Taariikhda Guumaysiga hanoo Akhrine mida kale ka hadal

  • @aweysmohamed3091
    @aweysmohamed30912 жыл бұрын

    suufiyada diinta si naxariisleh umada kugaarsiyeen wahawiyada imaday 1988 dhibkey nagu bilaaben wali waa nagubwadaan

  • @moderninformation7931
    @moderninformation79312 жыл бұрын

    Ilaahay ha u naxariistee sayidku muu ogolayn qofka fikrad duwan wuu diley jirey taas ayaana halkiisa dhaawacay dad badan Muslim ah ayuu diley... dhinaca kale wuxuu ahaa geesi gaalada la dagaalma

  • @mahdimendi606

    @mahdimendi606

    2 жыл бұрын

    Sayyidka waxuu aha aabihe argagixisada somalia

  • @calimaxamed3786
    @calimaxamed37862 жыл бұрын

    Taarikhda saydka waa lahayaa dad kaa aqoon badan baa horay ooga sheekeeyay waxaad u egtahay nin gaalada iyo dabalifka farxad galinayo oo sooyaalkii wanagsaaa ee soomaalida burush wasaq leh marinaayo Saydka waa bini,aadam qalad wuu galakaraa lkn waxaa kawayn sharfta uu somali u hooyiyay waa ninka Ingiris ,Talyaani iyo Etobinyaanbo tusay dhulka inuu rag jooga intaas dagaal oo kafool kafool ah kujabiyay.

  • @salehmahamud5518
    @salehmahamud55182 жыл бұрын

    Kani noolaato ma ahan ee waa marin habaabiye.

  • @Mo-Husein
    @Mo-Husein2 жыл бұрын

    Ninkani waliba wax yaabo badan buu afka ka dhawrayaa wuuna og yahy Sayidku taariikh xun mooyaane Wax wanaagsanba malaha

  • @Cabdirxamaan_Garanwaa252
    @Cabdirxamaan_Garanwaa2522 жыл бұрын

    Ayaanle Prof Ingiriis waxaa aan ka dalbaneynaa in uu noo bandhigo taariikhda la qariyey Shiikh Xasan Barssane

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Жыл бұрын

    Dhulbahante Somalia taariikhdoodii ayuu xasuusiyey😂 waa waasheen dhamaantood!

  • @warkahajiofficial3527
    @warkahajiofficial35272 жыл бұрын

    Siyad bare marka kasoo daasheen sayid Mohhamed abdile hasssan miyaa kadabo tagteen subxaanallah

  • @abduladansharif9548

    @abduladansharif9548

    2 жыл бұрын

    Ninkan waa nin jirran oo taariikh dad ka magac sarreeya baabi'i is leh, kan uu wareeysanayana waa TAAKEEYE 2aad oo Xamar dadka ku laanjiray! Aweys dheere tuu galabsadaa loogu dawgalaye. Candho dogoble goortaan dilnuu roobki noo da'aye!

  • @Xaq_udirir

    @Xaq_udirir

    2 жыл бұрын

    @@abduladansharif9548 Sayidka iyo siyad tuugo bay ahaayeen

  • @abdulkadirmohamed8614
    @abdulkadirmohamed86142 жыл бұрын

    War Mooryaantaan dagaalkii 1991 ku jira ee taariikhda Soomaalida ka been shaaegaya ayagoo danta ku jirta ay tahay Sayidku waa Qabiil hebel,Mahammed Siad Barre waa qabiil hebel(shame on you)war ka kaca meesha waxaad la fadhidaan waa xanuun aad u daran ee ummadda cadaawad hor leh ha u abuurin.Yarku waa kala hadlayaa ,Allow sahal amuuraha.Xaqaa ka hadal siinaya.

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo2 жыл бұрын

    24:31 Suaasha Ayaanle waa sida uu qabo: "preconceived opinion against......." Laakiin professorku si wanaagsan buu ugu jawaabay.

  • @abdihassan9239
    @abdihassan92392 жыл бұрын

    PRO INGRIIS/////// ......JAZAKA LLAH KHAYR....AFKAADA CAANO LAGUQABAY.......

  • @Xaq_udirir

    @Xaq_udirir

    2 жыл бұрын

    Sax

  • @AZus6pd
    @AZus6pd2 жыл бұрын

    IF YOUR EMOTIONALLY ATTACHED TO YOUR TRIBE OR HATE, POLITICALLY LEANING TO THE POINT THAT TRUTH AND JUSTICE BECOME SECONDARY CONSIDERATIONS YOUR EDUCATION IS USELESS.YOUR EXPOSURE IS USELESS IN ADDITION TO THAT MOST OF YOUR COLLECTED STORY IS BALONEY . IF YOU CANNOT REASON BEYOND PETTY SENTIMENT ,YOUR LIABILITY TO THE NEW GENERATION WHO WAS BORN IN 1991. I AM GLAD THAT I WAS NOT BORN IN 1991.I FEEL SORRY FOR YOUR AUDIENCES.

  • @abdulkadirmohamed8614

    @abdulkadirmohamed8614

    2 жыл бұрын

    Yes absolutly that is what he deserve to own,he is completly emotional what he is uttering infront of the people telling the fake history of Sayid mohamed Abdulle Hassan may Allah rest his soul in peace.thanks brother.

  • @tusmoaadil1825

    @tusmoaadil1825

    2 жыл бұрын

    Ina igriis is finishing what the late writer cabdilqaadir oromo did in post civil war of somalia by frogering laying and deforming the history of modren somali society.the thing is same tribes are trying to omit any somali history prior to 1991.

  • @Starr_a24

    @Starr_a24

    Ай бұрын

    He is telling the truth why are you hurt 😅

  • @AZus6pd

    @AZus6pd

    Ай бұрын

    @@Starr_a24 NO COMMENT.

  • @cebloguuled6800
    @cebloguuled68002 жыл бұрын

    Anigu waxan waydiin lahaa maxey kukalduwan yiihin daraawiish tii iyo Al shabaaba maxese kukala duwanayiihin sayidkii iyo godane madama aay lahaayen mada isku midah halgan kooduna iskusi uu egyahay waa galan ladiriira Somali aydhameeyen shekad iyo filinkan waa iskumid waxaba kumakal duwan Somalina maxoreen oo 1919 iyo 1960 meqa udhexaysay oo gumeysi kusijeranay waa 41 years marka labadan dagalame waa iskumid waxaba kumakal duwan.

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 Жыл бұрын

    ❤️✅❤️🌹👑👍🇸🇴

  • @hiboabdi1942
    @hiboabdi1942 Жыл бұрын

    Qasiidooyinka sheeq uweys dhaheysta

  • @alibaax5346
    @alibaax53462 жыл бұрын

    AUN Sayidku inuu dhagta dhiiga u daray dad badanoo Somalia shaki kuma jiro

  • @abdiqanigadhyare7973
    @abdiqanigadhyare79732 жыл бұрын

    Ninkaas qofkii daroodabah ma cayaayaah alle ha caafiyo

  • @qazaalimuxamed1020
    @qazaalimuxamed10202 жыл бұрын

    Taatikada sh uways ayaa ka fiicneed taatikada sayidka lkn alle wixii uu qadara ayaa dhacay...

  • @saalahyare369

    @saalahyare369

    2 жыл бұрын

    Tarikh hadu laha wa laxusi laha sxb sufi qardhasaha dhiga ayu aha tasna tarikh maleh.

  • @Xaq_udirir

    @Xaq_udirir

    2 жыл бұрын

    @@saalahyare369 adeerkaa siyad bare ayaa buunbuuniyey Awoowgaa Sayidka oo tuug ahaa

  • @qazaalimuxamed1020

    @qazaalimuxamed1020

    2 жыл бұрын

    @@saalahyare369 sxb taariikhda saxda culimada waa la qariyay wax badan aqri adoo qofna wax ka sheegin..

  • @ifka2877

    @ifka2877

    Ай бұрын

    @@qazaalimuxamed1020qabiil dartiii ayaa dadna tariiqdooda Loo Asa dadna taalo eeynan mudneen loodhisaa somali iyo cadaalad daro waa walaalo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52412 жыл бұрын

    Sayidka waa dagalamey lakiin inuu ceeb ka saliim ahaa waxa faafiy kacaankii lakiin Saydkii ma dhib yaryen xataa ogaaden badn bu dileu somali oo dhan buu dili jirey

  • @Xaq_udirir

    @Xaq_udirir

    2 жыл бұрын

    Sax. Syaad, Ogaden abti bay u ahaayeen, sidas ayuu u buunbuunin jiray

  • @SNUFFED2ROLLs

    @SNUFFED2ROLLs

    2 жыл бұрын

    Soomaalidu wax laa dhilo waa yihin

  • @Xaq_udirir

    @Xaq_udirir

    2 жыл бұрын

    @@SNUFFED2ROLLs marka waa la fahmay sayidka cidna been loo sheegi maayo, tuug buu ahaa

  • @SNUFFED2ROLLs

    @SNUFFED2ROLLs

    2 жыл бұрын

    @@Xaq_udirir wixi galada soo raaca madaxa laa jari waxba meesha haa oso xarxariqin

  • @Xaq_udirir

    @Xaq_udirir

    2 жыл бұрын

    @@SNUFFED2ROLLs Ogaden baad tahay. Geel baad weligiina dhici jirteen

  • @KM-rc3nt
    @KM-rc3nt2 жыл бұрын

    More interviews like this 👍👍

  • @amalsadi935
    @amalsadi9352 жыл бұрын

    Profesor you are right definitely My mother side the sayid killed 13 people In that family He was most killer person in somalia history He said if the people don’t agree with me they’re kufars so he had right to kill My grandmother told me a lot of stories about him

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan39452 жыл бұрын

    Ma in Sayidku dilay Sheekh Aweys baa caddeyn u baahan.

  • @drabdikadirosmansheikhamii6718
    @drabdikadirosmansheikhamii67182 жыл бұрын

    Ayaanle alaha ku xifdiyo

  • @fadumohersi9265

    @fadumohersi9265

    2 жыл бұрын

    Maxaa been ka socota halkan.

  • @sabriyeofficial2214
    @sabriyeofficial22142 жыл бұрын

    hambalyo ayaanle wariye qaali

  • @celcadmedia4257
    @celcadmedia42572 жыл бұрын

    Tariikhda yaan la qaldin ina ingirisi hadalkas uu ku hadlayo waa mid ku lid ah marxuunki dhintay ee sayidka waana mid reer europe usoo dhiibin oo qalad laga fahansiinayo bulshada wanaaga iyo qadarinta u haysa sayidkii marka hanoolado dhaqanka yaan la xumayn iyo tariikhaha

  • @muslixmuxsin2254
    @muslixmuxsin22542 жыл бұрын

    Sida ay taariikhda qoran tibaaxayso, khilaafka labada Sheekh waxay ahayd xiriirkii u dhaxeeyey Sh. Aweys iyo gumaysiga Talyaaniga, oo uu Sayidku ladagaalamayey. Taas oo uu Sayidku ka biyo diiday.

  • @abdulaahiaxmed7152
    @abdulaahiaxmed7152 Жыл бұрын

    Daraawish iyo maxamed cabdulle xasan dhaqankooda waa kan hada shabaab Waa shabaabkii 100, sano ka hor qof Alla qofkii ka fikrad duwan wuu dilasyo xoolahiisana vqaniimo ayuu u heystay Godane fikirkiisa iyo nodaamka maamulkiisa waa kii laga soo minguuriyay oo la casiyeryay oo hub xsari lagu bioriyay

  • @hiboabdi1942
    @hiboabdi1942 Жыл бұрын

    Maalu maalulaah naxnu cabiidullaah xoolaha islaameed ayuu baneystay sayidka