No video

Somalida vs Masaaridii hore - Prof. M Gees

Пікірлер: 114

  • @MrAkm1984
    @MrAkm19845 жыл бұрын

    I believe that the cure for the situation of my Somali people is to finally wake up to their deeply rooted history. Mahadsaniid adeero 🙏🏾

  • @battoday953

    @battoday953

    5 жыл бұрын

    Change your name to firstnomad lol

  • @MrAkm1984

    @MrAkm1984

    5 жыл бұрын

    Bat today maybe I should lol

  • @yusufmussa6386
    @yusufmussa6386 Жыл бұрын

    Ahmed Fais wa ku mahadsantahay in aad upload gareysay. Professorka cilmi uu waqti geliyo Ilahay khayr ha ka siiyo. We need to learn our history past beelaha aan manta sheegano.

  • @ahmedabdi1808
    @ahmedabdi18088 жыл бұрын

    Aad ban ugu mahad celinayaa Prof M Gees .Runtii waa Mawduuc u baahan inla faahfaahiyo dad badanoo Soomaaliyeedna kaga jira Madmadow.Adbaan ugu mahadcelinayaa dadkii ka soo shaqeeyey kulankan

  • @kuncilalinur7026
    @kuncilalinur70265 жыл бұрын

    that is the truth and even our DNA historical yes Somalia is phonics descent Our Language our culture and our DNA oldest of all historical equivalent of mine and banana cut

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Жыл бұрын

    Prof. Gees wasiir hore waa shakhsi muxtaram ah waxaanu ka soo jeedaa caaelad family mutacalamiin ah.

  • @luqmanha7732
    @luqmanha77327 жыл бұрын

    aad baad uu mahadsantahay professor gees

  • @yasinabdi1808
    @yasinabdi18088 жыл бұрын

    mash allah ilahay caml wanagsan cafimad iyo cimri dher ha ku siiyo. caqli

  • @ahmedadan198
    @ahmedadan1988 жыл бұрын

    Please train young somali that would keep up the good work that youre doing brother thank you for telling us our orgin which is make us and who we are and I'm really happy that I came across this awesome video thank you

  • @DrIlYaasMArab

    @DrIlYaasMArab

    6 жыл бұрын

    Ahmed Adan afkaaga ku hadal english ninkani kugu lama hadlin isagu

  • @janagalehersi7788

    @janagalehersi7788

    5 жыл бұрын

    Iuh

  • @mohamedabdi4455
    @mohamedabdi44557 ай бұрын

    Asc Isbarbardhig xadaaradaha ayaa laga dhex heli karaa. Gees waa ku mahadsantahay Raadinta iyo baadigoobka Taariikhdeena runta ah.

  • @barawaupdate
    @barawaupdate7 жыл бұрын

    Video like this are important please add a subtitle in English thank you

  • @mahadomar9006

    @mahadomar9006

    2 жыл бұрын

    Sax .2021.iminka bay taagantahy.

  • @whome4851
    @whome48515 жыл бұрын

    Maxaanu Taariikh akhrinayaa Soomaali saanu anahaay waanuba isku mashquulsanhay, Alloow na badbaadi

  • @MustafaAydid
    @MustafaAydid2 жыл бұрын

    Barnaamij aad u fiican oo maskaxda carinaya.

  • @thesomali6369
    @thesomali63696 жыл бұрын

    Thank you for sharing, I'm very interested to know some about our genetics.

  • @ayahaqeel1782

    @ayahaqeel1782

    4 жыл бұрын

    Somalida jinsigooda waa e1b1b Somalid DNA.

  • @Yass.otb208

    @Yass.otb208

    Жыл бұрын

    Asalkeena waa nigerian walaal adoon baan aheyn

  • @hodahersi8925
    @hodahersi89256 жыл бұрын

    Please I will do a documentary Somali history , how could get hold of this gentle man?

  • @rashidinhoahmed6028

    @rashidinhoahmed6028

    4 жыл бұрын

    Did you Still Need Him Or You Finished the documentary about Somali History?

  • @abdirahmanadaani2692

    @abdirahmanadaani2692

    3 жыл бұрын

    He lives in hargeisa i guess

  • @ARDAYSAME
    @ARDAYSAME2 ай бұрын

    17/6/2024 baan daawanayaa aad baan uga helay waana jeclahay tariikhda hadana kawaran iyadoo anaga nagu sooo labaneysa aadbaan kaaga mahadcelinaya ahmed fais

  • @husseencagta6034
    @husseencagta60345 жыл бұрын

    Buugaagta libareriyada yaal ee ka sheekeyneysa faraaciinti hore ee raadadka wax ku oolka uga taga tagay aduunka waxaa qoray carab iyo cadaan .waxaa ogaata in ay marin habaabiyeen runta. Lkn dadki faraciinta ahaa ayagaa ismuujiyey waxay ahaayeen dad tilmamay midabkooda darbiyasa ku xardhay oo ahaa buni iyo madow .carab waa cadawga afrika iyo geesiga afrika

  • @SYLAR6713
    @SYLAR67138 жыл бұрын

    Horta muran kama taagna in ay Faraaciintii hore ama Xamaytiyiintii hore ka yimaadeen geeska Africa siiba wadamada haatan loo yaqaano Eritriya, Djabuti iyo Soomaaliya dhulkaas oo dhan waagii hore waxay u yaqaaniin dhulkii ilaahyada ama dhulkii aabayaashayo , hadaba in afkoodii uu sal ku lahaa afka soomaaliga ee aynu maanta ku hadalno taasina waa wax cadaan ah oo aan muran ka taagnayn siiba 65% , markaas waxaa'se is waydiin mudan soomaalida maanta nooli horta aqoon buuxda ma u leedahay meesha ay ka soo jeedaa ama ay faraca ku leeyihiin , mise wali qusac-baalaadkii carabta ee bilaabmay 1300 AD ayeynu wali dabada haysanaa ee kalaa SHeekh Daarood , Sheekh Isaqxaaq , Sheekh ciise , Sheekh Hawiye iwm oo iska wada been ah meel ay ku yaalaana aan lahaynin , aduunka waxaa lagu kala baxaa maanta waa DNA da soomaaliduna waxay leedahay DNA-CODE cajiib ah oo aduunka maanta laga yaqaano 85% raga soomaalidana u badan halka 62% Dumarka soomaalidu leeyihiin iyana , Raga Soomaalida oo uu ka socdo faraca Soomaaligu ayaa ah kuwa salka u ah Sooyaalkii hore ee Faraaciinta oo la odhan jiray ( Ma'xas-tume ) (iron-smith or Black-smith ) waana TUMAAL boqorkooduna uu ahaa Hor-SEED ama Hur'e waana taariikh ku taala faraaciinta Boqor Hor-Seed iyo Ragiisii Tumaalada ahaa waxay wabiga Niilka soo gaadheen taariikhdu markii ay ahayd 26,000 Years ago iyagoo ka soo kicitimay Dhulka Soomaaliyeed siiba dhanka Sanaag meeshaas bay dageen maanta loo yaqaano masar taariikhdu markii ay ahayd 2500 BC waa la baabiiyey ilaa ay soo gaadheen faracoodii 1200 BC oo ay u soo qaxeen Dhulkii ay awoowyaashood hore uga tageen waxayna soo dageen taariikhdu markii ay ahayd 1000-700 BCE inta u dhaxaysa Saylac ilaa iyo Raasiga gudahana u soo galeen Sanaag ilaa iyo Nugaasha muran kama taagna waayo aataartoodii ayaa intaas daadsan buurahana ku dhex duugan ,xiligaas waxay ka soo qaxeen oo ay ka dhuumanayeen cadowgooda oo ahaa Persian and Greeks oo kaga soo duulay aasiya si markaas loo badbaadiyo Boqortooyada waxay u soo guurteen Khatuumo the Kush , markii Kushna la jabiyey waxay ka soo wada guureen dhulkii oo dhan oo ay Dhulkoodii hooyo the land of punt ay uga soo guureen , waxay noqdeen xoolo dhaqato iyo birtumayaal wada socda , halkaas oo ay waxoogaa aatar ah ka taageen se markii ay arkeen in cadowgoodu ogaaday oo xiligaas Romaanka ahaa 200-100 BCE ayey gudaha u sii galeen soomaaliya ilaa ay ka gaadheen Oogada ilaa dhulka oromada si ay uga sii dhuuntaan cadowgaas daba guurayaey 1300 ee sano , kadib cadowg kale iyaa yimid oo la yidhaah Carab , taas oo dagaalo ba'an lala galay soomaalida loona kala qaybiyey in noqota islaam iyo in diida , intii diiday waxay noqotay Gaala intii kalena Soomaalas qabiiladii diiday waxaa lagu dhajiyey in ay noqdaan Midgo kuwii qaatayna waa diintaas cusu'e Soomaalis . this is the true History of the Somali People diid ama doon . or go and do your own fucking research .... stop your fucking "muran " or give me a reasons or cite an evidence in support of your idea which is contrary to his Ancient History of ours ....... just shut the fuck up and learn ... listen to the prof FINE /END

  • @kushiticman137

    @kushiticman137

    7 жыл бұрын

    Moh Ismail hhhhhh bro wax aan xiiseynayo ayaad ka sheekenesaa waxa kan waa lama huraan in aan qod qodnaa oo lasoo faaga inaku faraciinti inaa nahay daah ikama saarna

  • @SYLAR6713

    @SYLAR6713

    7 жыл бұрын

    Jamaal warku waa iska cadyahay Bro , Soomaalidu waxay DNA deeda in ay barato ka jeceshahay in ay garacnimo ama wacalnimo ku faanto oo dhahdo Nin carab ah oo 1200 AD ama 1300 ka soo qaxay burburkii iyo jambkii Al-Dowlatul Cabaasiya or the Abasiyad Chliphite 1260 AD eyey burburtay Cabaasiyiintu waxaa dhacay markaas in culimo badan ay qaxeen waa markii Basra iyo Baqdaad laba jeer ay burburiyeen Mangoolka oo indhoyar ahaa iyo Dadkii madoobaa ee ay carabtu adoonsanjirtay oo taariikhadaas waxaa la yidhaah ( al tawratul zinj) ama kacdoontii dadkii madoobaa , waxaa dhacay in culimo afka carabiga ku hadasha oo midabkoodu madow ilaa cadaan isugu jiro ay ka soo qaxeen , kuwo markaas sheeganaaya in ay yihiin ( Ehlul bayt ) ama guriigii Nabiga SCW ayaa Soomaliya yimid waxayna kala ahayeen 3ddex sheekh 1) sheekh Yusuf al Kownayn 2) Sheekh Isaxaaq Binul Axmed 3) Sheekh C/rixmaan Al jabarti waa inta hada taariikhdooda la hayo , waxaa ugu soo horeeyey waxuu ahaa 1) Yusuf al kownayn waxuu ahaa nin diintaas ku cusbayd soomaalida fidinaayey , dagaalo ayuu la galay Boqortooyooyin dalka ka talinaayey waxaana ka mid ahaa 1) Boqorkii Bucur Bacayr ee haystay inta u dhaxaysa Barbera ilaa iyo Gabiliay meesha la yidhaah maanta 2) waxaa kale oo uu la dagaalamay boqorkii kale ee la odhanjiray Hadaaftimo ee ku noolaa bariga sanaag ilaa iyo togdheer 3) waxay la dagaalameen Bulshooyin Soomaaliyeed oo diiday markaas Diintan cusub waana taariikh qoron se soomaalida looma sheegin kkkkkk, buugaagtii carabtaa haysata maanta oo Masar iyo suuriya eyey yaaliin qofkii u baahan , yes Somalida Jihaad baa lala galay intii u dhaxaysay 1200-1300 AD waana xiligii soomaalidii ugu badnayd muslintay ee ay qaateen islaamka , waxii ka horeeyey soomaalida jidaad laguma qaadin waa intii u dhaxaysay 650 - 1100 AD xiligaas ganacsi ayaa ka dhexeeyey soomaalidii xeebaha iyo carabtii waxaana dalka soo degay 12 qoys oo qaxdaani caraba ama carabta mad madow ah oo ka soo guuray xadramuud ilaa iyo cadan , leekiin kuwaasi waxay degeen zaylac , muqdisho , barava iyo marka oo markii danbe iiraan iyagu soo qaxday u soo guureen ilaa iyo xiligii Bortaqiisku yimid oo ahayd 1500 kii ilaa hadana Turkigu yimid 1700 , se dhanka waqooyiga ilaa galbeedka ilaa iyo bariga , soomaalida cidina ma taraxin , labadaas oday ee midna Daarood loo yaqaano ilaa iyo hada midna isaaq , waxaa se cajiib ah , sida labadaas nin oo Dagaal ku qaaday soomaalida in ay muslimaan , ay dadkii meesha joogay half and half u kala noqdaan ama ugu abtirsadaan ??? waxaa cad in dadka maanta labadaas nin sheegtaa 90% aanu dhalin isagu waayo caqliga saliimka ah ayaa diidaya , tusaale kooban , hadii maanta nin gurigaaga uu ugu yimaado oo aad leedahay 20 caruurah iyo 2 naagood , waa tusaale , ninkii kaligiis iska socday ee aad soo dhawyeysay hadii inta uu habeenkii ku miro ama ku dilo waa Easy waa uu dhaxli karaa gurigaagi hantidaadii , xoolahaagi iyo naagahaagiiba waanu guursan karaa qasab waliba , caruurtu hadii ay yar y ar tahay waxuu ka dhaadhicin karaa in uu dhalay kkkkkkkkkk , Faruukhnimo iyo Garacnimo ayey soomaalidu qaarkeed ku faanayaan , iyadoo taariikhdii cadahay oo la hayo , Daarood iyo Isaaq dadkan sheeganayaa 90% waa sheegato DNA dii ayaa maanta la hayaa xita kuwa leh nasab ayaanu nahay oo nabigaanu hayb wadaagnaa markii dhiigooda la baadhay kkkkkkkk meelna kama soo galaan caraba , ....... waxaan jira rag hada Darood iyo Isaaq buugaag ka qoray oo abtirsiimooyin been ah ku qortay oo taariikhyo ay isku dha dhajiyeen keenay , kuwaas dhiig halaga qaado . waayo soomaalidu waxay hore u tidhi " fule iyo farakhba runtooda way fageeyaan "

  • @Brightone1

    @Brightone1

    7 жыл бұрын

    Moh Ismail adigu taariikh somaliyeed oo laga sheekaynayo maxad laba qabiil oo kaliya ugu ciirtay? tan labaad, marka daarood iyo isaaq dhalad noqon waayaan wa ayo cida aad dhaladnimo u tirinaysaa? waxa aynu raacnaa waa taariikh taariikhda qorana nina ma dhaafi karo mala awaal iyo wax aad caqligaaga ku base garaysid oo aad dhahdid (sidan ka soo qaad) ma soconayso. labadan qabiil taariikhdooda ayaa qoran oo taala. somalida kale waa from oromo iyo bantu

  • @SYLAR6713

    @SYLAR6713

    7 жыл бұрын

    Waa su,aal aad u fiican jaale . jawaabtuna waa wax fudud jaale . jawaabtii: labadaas qolo iyagaa soomaali iska saaray oo abtirs been ah dhoo dhoobtay waxiina warkoodiina ama waxay qorteena qooto qooto ayey iska noqotay kadib markii dna du soo baxday . jaale iyagaa soomaalinimada isir ahaan u diiday oo carab aany waxba wadaagin isku tilmaamay in ay dhaleen iyagoo raba in ay reer banii shaashim oo wada ehlu naar ahaa dabada qabsaday abaalahab. Abaa daalib iwm markaas iyaga hala waydiiyo meeshay ka keeneen in ay carabyihiin siiba reer banii haashim...the hishimites ku warba uma hayaan sheegashadan daarood iyo isaaq

  • @Brightone1

    @Brightone1

    7 жыл бұрын

    Moh Ismail reer haashim waa qabiil la yaqaano oo faraciisii Asia iyo Africaba joogo. hadal aan cadayn wadan waa fadhi ku dirir taariikhda beelahani buugaag tiro badan ayaa laga qoray waanay taalaa hadii aad xiiso uqabtid waad helaysaa qabaailka oodhana ha moodin sida qabiilkaaga oo kale oo aan taariikh iyo meel uu ku arooro aan aqoonin. anaguna waanu haysanaa taariikhdayadii iyo faracayagii Alx.

  • @abdisalamhashi3051
    @abdisalamhashi30516 жыл бұрын

    Taariikh badan baa naga dhuntay intaan isku mashquulsaneyn dhexdeena. Prophiserku wuu ku mahadsanyahay macluumaadkiisa Laakiin hasii wado aqoonta. Alle S.W.wuxuu Quraanka kuyiri مَا لَكَ مِنَ اللَّهِ مِن وَلِيٍّ وَلَا وَاقٍ . Saxaabadu Waaq maaney garaneyn wax laga wado lkn inagu waan naqaanaa . CEEL WAAQ CAABUDWAAQ WALIGEY IYO WAAQAY I.W.M Waa wax aanu wada naqaano Waxyaabo badan baa jira oo xadaarada naloo diidan yahay Wax black European ladhaho majiraan ee taariikhdeena aanu raadsano.

  • @aishaomar2695

    @aishaomar2695

    4 жыл бұрын

    Walkah been maad sheegin, markay reer galbeedkan jasheekaynayaan, xuriirja farrmaacinta iyo geeska africa, waxay yidhaahdaan uun Ethiopia. Markaa haddaanan nagu Ramadan, cid kale Kumar raadinayo, iyagoo ku dhaca maahan.

  • @healingwithhope662

    @healingwithhope662

    3 жыл бұрын

    Carabta iyo Islam ☪️ aa naga dhumisay ilaah wanaqanay before islam seef naloku keenin Islam ilaah kama imaan

  • @dkdareaper2953

    @dkdareaper2953

    2 жыл бұрын

    @@healingwithhope662 what do you mean Islam is not from god Islam is from one and only allah

  • @cabdiphataaxdiirane

    @cabdiphataaxdiirane

    11 ай бұрын

    Ereyga واق waxa lagu fasiray ilaaliye, difaace ama diide . Waxaynu oganahay in magacyada ilaahay uu ka mid yahay مانع waana sifo uu Ilaahay leeyahay oo ah diidid iyo ilaalin.

  • @husseencagta6034
    @husseencagta60344 жыл бұрын

    Ninka cad guusha iyo soyaalka uma ogaola geesiga madow.

  • @somalietijger7404
    @somalietijger74047 жыл бұрын

    very interessant i like dit history

  • @aalaamiin3934
    @aalaamiin3934 Жыл бұрын

    Sawirada aad soo bandhigtey iyo xuruufaha mid walba ay sidato waa af soomali sax ah siiba lahjadda maayga ,eehaka eegin kan maxaaga oo keliya. Tusaale :maska maayga waxaa lugu yiraahdaa(dheji)sidaa daraadeed masku wuxuu masalayaa(dh

  • @diamondluul1310
    @diamondluul13107 жыл бұрын

    very interesting. Thank you for posting.

  • @DrIlYaasMArab

    @DrIlYaasMArab

    6 жыл бұрын

    ayansomalia ahmed Afkaaga ku hadal ninkani afsomali buu kugula hadlayaaye

  • @amaadin12
    @amaadin126 жыл бұрын

    thank you so much prof,

  • @sahramaxmud3243
    @sahramaxmud32436 жыл бұрын

    Asc wan kusalamay waxaan rabaa in aan kugu biriyo in ay jiraan dad garanaya tariiqdada somalida oo kadhaxlay walidkood waxaad manta radinsay waxaan ogahahay in faraciintii ay ahayeen dad anaga naga far camay somalidu dhulkii ayku dhaltay ayaay joogtaa waxay ubadnayeen xolo dhaqato iyo beray lakiin markay islanimada qateen ayaa lagu hishiiyay in islamka lagu ab tirsado somalida iyo qoralka faraciinta hataad ubahantahay waxaad ka heli kartaa miyiga xarfaha xoolaha lagu sunto waa xarfaha faraciintii farshaxanka ay kuryaha ku qurxiyaan oo remiyigeeno isticmaalo waxaa kamida santarka oo ha wax sidii borsadii usamasan ee aqlada la surto oo xaybaha yaryar lagu rito isha farciintii melwalbo ay kusawiraan farshaxan ahaan ayaay ugaliyaan waxyabaha lamanayo ee aqlka dadkeenu waxay ahayeen dad wax qora waqti hore waxaa kuu cadankara siday ula socdeen aduunka kale waxan manta ku shegayo waxaa iiga shekaday ayayday oo kudhimatay115 waxy kadhaxashay ayeydeed markay ii ga hadlaso dunidii naga horesay waxay istic mali jirtay unada waxaa jiray dad layiraa maya oo horteen nolaa iyo xayawanadii wawanaa ee dinsoorka oo tifiyadaan re kabeedku kuwasheen waxay iiga shekan jirtay dhaqan xumadii shaga suulga ee sodafrika hadii qoral jiri maxay ku ogatay wax yabaha ka dhacayay dunida in terdakali?

  • @shafiesheikhosman6796
    @shafiesheikhosman67966 жыл бұрын

    Caruurta somaaliyeed ilaa iyo maanta waxyaabaha ay ku ciyaaraan waxaa ka mid ah [ kuu kuun Lama N lami N tabaraka siti ooneey baaraka sakaaraa la muuniyaa Y ki Ya wa cil baxayaa]^

  • @thesomali6369

    @thesomali6369

    6 жыл бұрын

    ciyaartan xaggaynu kala xidhiidhsan karaa faraaciintii ? faahfaahi fadlan.

  • @Muadexperience
    @Muadexperience6 жыл бұрын

    man i love this

  • @J0L3D
    @J0L3D3 жыл бұрын

    Very interesting

  • @samaale7381
    @samaale73815 жыл бұрын

    Meeyay Daaroodkii iyo Iidoorkii sheegan jiray odeyaal carbeed? Kuwaas ayaa dadka soomaaliyeed sinjigooda muran geliyay

  • @ayaanguleed5768

    @ayaanguleed5768

    4 жыл бұрын

    taasan been ahayn hada ayeyba dirtii ka dhigeen carab ciraaq ka timid dna laga qaaday oo carab bay noqdeen ayaaba socota

  • @ayahadam8299

    @ayahadam8299

    3 жыл бұрын

    anoo daarood ah baa kugu raacsan ilaa iyo hada wax ku xaqsaday ayaan garan kari la ahay faan iyo dadka kale iska saraysi bey ka ahayd nabiga csw ayey sheegteen in inadeerkiis dhalay

  • @yuuyu114
    @yuuyu1147 жыл бұрын

    ADUUNKA SOMAALIYA AYUU KA SOO FARCAMAY LAAKIIN SOMALIDA MA OGA

  • @galladaxmad5463

    @galladaxmad5463

    6 жыл бұрын

    Waddani Calmani dan baan u ogaan doonaa

  • @user-si8jt2nq9p

    @user-si8jt2nq9p

    6 жыл бұрын

    😂😂😂

  • @abdullahiabshir9607

    @abdullahiabshir9607

    4 жыл бұрын

    Runta weeye somalidu ma oga xitaa inay ku hadlaan luuqada aduunka ugu d'a wayn afsomali

  • @bezio5008
    @bezio50086 жыл бұрын

    Qofki wax barty way fahmayaan ancient Egypt history

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd97115 жыл бұрын

    Aadban u xiisaynaya Maxan mar hore u arki waayey

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade6 жыл бұрын

    Taariikh mug leh oo uu iftiimiyay prof Siciid Gees. Buuraha Naasa hablood ee Hargaysa yaa qoray far shaxankooda?

  • @libandahir7953
    @libandahir7953 Жыл бұрын

    Dadka xeebaha yimid WAA kuwii isa-soomaaliyeeyey........ee la yimid abtirsiinyaha beenta ah sida hawiye, daarood.... Laakiin dadkii hore WAA cushitic..

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Жыл бұрын

    WAA SOOYAALKA SOMAALIDA

  • @husseinahmed3196
    @husseinahmed31963 жыл бұрын

    He Lives in Hargeysa

  • @amussa6488
    @amussa64887 жыл бұрын

    subtitles please?!

  • @maftuuheabdi7330
    @maftuuheabdi73306 жыл бұрын

    Plz kushitiga ifahansiya maxay ahayen ma africana Ama Asian ama europe somalida kushitiga mey kafarcantahy

  • @Hamsa4375

    @Hamsa4375

    6 жыл бұрын

    waa dad degijiray east africa ila sudan oo centralka africa ah zxp waa dad hore genkoodi

  • @ayahadam8299

    @ayahadam8299

    3 жыл бұрын

    kushitic waa anaga walaal indigenous east african people waa anaga dadki aan ka soo farcanay

  • @Bishar-ej3jo
    @Bishar-ej3jo10 ай бұрын

    Maskinkan olajeedadiisa waa inu yiraahdo somalida waa yahuud Lakin wuxuusan ogeen in dad badan oo sidiisa oo kale shararubaha shayaadinta lahaa iney ku daaleen ineey somalida ka daadajiyaan arimahan oo kale weyna ku hungoobeen ee adeer waxay soomalida ku maah maahday ninkad kabaha ka tolaneyso waxaa la eegaa kabihiisa

  • @aliosman9864
    @aliosman9864 Жыл бұрын

    Waa maxay xiriirka ka dhaxeeyey Soomaalidii, Carabtii, iyo Masaaridii hore? kzread.info/dash/bejne/hKysubZ_ZsbReqQ.html

  • @husseencagta6034
    @husseencagta60345 жыл бұрын

    Carabtii silooneyd markay qabsatay masar ayeey burburiyeen sooyaalkii dadkii kush , kimit, pharo iyo buun.

  • @battoday953

    @battoday953

    5 жыл бұрын

    Waxa burburiyay alexander the greek

  • @Maahir-S
    @Maahir-S10 ай бұрын

    Afsomligu isaga ayaa qornaa lkn marka ummad laga awood batto luuqadeeda ku qorid daaye jiritaankeeda ayaa la ilawsiiyaa. Cadayntu wa muuqata.

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Жыл бұрын

    profasorka cilmi uma lahan arntan uu ka hadlayo isagaaba yiri buugagta waxan ka so qaataa libareriga buugtana waxa qoray cadaan oo aan ku qireyn waligood.

  • @abdirahmaanabdirisaaqprodu2534
    @abdirahmaanabdirisaaqprodu25345 жыл бұрын

    Prof .M gees haddu midabku is badalo somalida midabkoodu badankoodu wa brown meel walbana immika somalidu way joogta maxay qaarna madoow u noqon waayeen qaarna cadaan haddu midabkaasi marba cimilada uu isla badalo?

  • @najmalkhalij1234

    @najmalkhalij1234

    4 жыл бұрын

    WAX MAALIN IYO LABO ISKU BADALA MA AHA. WAA WAX KU YIMAADA JIILBA JIILKUU KA DAMBEEYO. CARUURTA ABAHOOD YURUB KU DHASHAY HADA LA KEENAY MA ODHAN. WAY KA CAD CADYIHIIN KUWA DALKII LAGU DHALAY. INAGU WAAN KA CADCADNAHAY AWOWYAASHEEN INTA BADDAN WAAYO DADKU MAGAALUU DAGAY OO DURUUFTAA IS BEDESHAY. walaaloow ma kuwii carabta jeclaa baad tahoo professorkaad beenee is leedahay

  • @deechiirad8443

    @deechiirad8443

    2 жыл бұрын

    Black America iyo black African waa isku dad hadana afar qarni Kadib wax badan bà Iska badalay marki laqaday iyo hada SaaS ku aaminay

  • @bootancawil8360
    @bootancawil83606 жыл бұрын

    Aad buu y mahadsan yahay dadaalka uu baxshay

  • @HadithiAbdulle
    @HadithiAbdulle5 жыл бұрын

    Mardhow waxaan u guureynaa Masar! 🤣

  • @battoday953

    @battoday953

    5 жыл бұрын

    Somalida ayay ka yimaadeen masri hore

  • @abdiasisbashir7039
    @abdiasisbashir7039 Жыл бұрын

    Qof taariikhdiisa cid kale waydiiyaa waa qof aan.aabe lahayn ama aabihii aan arkin ama umad kale gumaysto aan la sinayn dadka yuhuudu iyo carabtu sida ibrahim udhalay baa somalidana aabe uleyihiin lkin gumaysiga iyo doqonimada aqbashay gumaysiga ayaa saamaxday inaan dadka kale is moodno

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie87222 жыл бұрын

    Bisanka adeerka maxaa kudhacay oo u shaaribka saas ugala baxay

  • @abdikafibadal544
    @abdikafibadal5442 жыл бұрын

    Soomali waa afrikan maaha carab. Soomalida waa ka tariikh Wayn tahay carabta dna somalida waa fircoon ama faraciyiin laakiin diinta islamka baa ka saaray meesha in tariikh la ogaada

  • @s.o.m.a.l.i.a5800

    @s.o.m.a.l.i.a5800

    2 жыл бұрын

    Faraaciinta ayaa asalkoodi ah punt somali

  • @onkod880

    @onkod880

    2 жыл бұрын

    Kushitic waa dadyow ku hadla Af-af isku dhaw dhaw (luuqado isku dhow dhow) sida af Somali, Afaan Oromo, Af bilen, Af Cafar io IWM. Dad kaas ku hadla afafkas way isku midab eg yihiin sido kle DNA waana dadyow isku isir ah...

  • @ruqeyomaxamud7755
    @ruqeyomaxamud77556 жыл бұрын

    Vvvvvvvv

  • @cabdiphataaxdiirane
    @cabdiphataaxdiirane11 ай бұрын

    اصحاب الأيكة waa bulshadii loo diray nebi shucayb oo deganaa dalka masar. Macnaha ayka waa geedo wareegsan oo isku cufan waaana isla macnaha ay Af-Soomaaliga ku leeyahey ereyga Ay oo ah dhul geedo leh oo cufan !!

  • @muftimassala5401
    @muftimassala54014 ай бұрын

    Guri =hoy...H

  • @kushish2749
    @kushish27497 жыл бұрын

    Arka ugu dambeeyo hadlaayo wuu qaldan yahay madowga iyo Somalida waa kala labo, war madow qalad kafahmeen Somalida waa brown why u fahmiladihiin in midabkaas ka macno duwanyahay gaalada badow dadka aa dhahdaan jareerta sanka weyn eyey uyaqaanan adna utaqaan marka why wax aadan aaminsaneyn inaadan aheyn isugu sheegaan mise mafahamsanidiin

  • @ziizoziizo3553
    @ziizoziizo35532 жыл бұрын

    Anigu ma aqaano sababta aanaan awoowayaasheen aynaan ku faaneen qaarba idhaahda carab ban nay. Carabi ceeb maaha waaye nabigeena suuban aya carab aha SCW, Lkn intaan carab sheegan laha waxa la iqaatay ano Kenyaati sheegta

  • @kushish2749
    @kushish27497 жыл бұрын

    Somalida fircoon Ayey kuw qabiilyihiin yuhuuda EE gumaadey ayaa cadaawad uqaadey waligoodana neehaabkan kujiraayan layeela ma ilaawo yeelana waailaaba kkkkkkkkkk Somali yuhuud halkaan idin dhigtey, western Saan idingley

  • @salmasaid4669

    @salmasaid4669

    6 жыл бұрын

    Kushi sh hhhhhhh

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz25 күн бұрын

    Taariikhda. Islaamka mataqaanaa nabiyadii. Maxaa. Loosoo. Diri jiray. KKKK. SHEEKO RAQIISA LOOMA BAAHNA

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya40486 жыл бұрын

    Ptolemy بطليموس baa magiiciisu aha boqorkii MSR xukumi jirey mahayn Antony.

  • @kushish2749
    @kushish27497 жыл бұрын

    Heheheheheh Somali e3b1 Somalida iyo ninka blue eyeska waxa kala duway waa in Somalida badow Iska dabaqorqoran Ilaa iyo hadda guur ka madowga Ayey badsadaan, aduunka wax guursado malahan

  • @hawiyebitchestheylikeblack5196
    @hawiyebitchestheylikeblack51967 жыл бұрын

    nocaan ayeey kuleeyihin waa cilmiyaqaankkkk

  • @mktarcali1212
    @mktarcali12124 жыл бұрын

    Masar dadka madow ee Aswan deggan baa laga yaaba inay Ka soo hadheen faracinada.

  • @MOALI886
    @MOALI8863 жыл бұрын

    Somalis are arabs as they share same genome which is E3B 1

  • @gemma1554

    @gemma1554

    3 жыл бұрын

    Or u can say arabs are somalis

  • @ayahadam8299

    @ayahadam8299

    3 жыл бұрын

    no walaal some arabs have east african paternal line that is way they are e1b1b

  • @hawiyebitchestheylikeblack5196
    @hawiyebitchestheylikeblack51968 жыл бұрын

    somali mesheeykasojeedo halasheego .odeeygan beenta,badan nagahoorleexiya .foolxumada badan...halkeedkasojeeda..africa yaa dhalay ..sheekadan..beentabadan hanala imanine

  • @HassanMohamed-ov6oy

    @HassanMohamed-ov6oy

    7 жыл бұрын

    Hawiye Bitches They Like Black Dick wayahaye adi noosheeg walaal

  • @kingmeow4226
    @kingmeow42268 жыл бұрын

    Odey marqansan dhehe kkkkkkkkkkkk

Келесі