Taariikhda geeljirihii noqday madaxwaynihii ugu saamaynta badnaa dalalka carbeed

Ойын-сауық

Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 378

  • @updishakurhassan846
    @updishakurhassan8462 жыл бұрын

    Allah unaxariisto Geesi garab waayey wayee❤️🥺🥺✅

  • @inageeljir
    @inageeljir2 жыл бұрын

    Muuqaal aan inbadan sugaayey in aan daawado Mahadsanid Ustaad

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys2 жыл бұрын

    Qadaafi Halyeey Taarikhdu Xusi Doonto🙏 Qofka Muslimka Waxay Muslimidiisu Xaqiijismaysa Markay Gaaladu Nacdo🙏🥰

  • @muhsinhussein1469
    @muhsinhussein14692 жыл бұрын

    Rabbi Naxaristi Janno Haka waraabiyo KOrnel Mucamar Al qadaafi🤲

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial282 жыл бұрын

    Ustaad Abdiribmaan Omar Hormar Wacan Guull iyo Gobanimo Ayan Ku Rajeynayaa ♥ Ustaad From Afgoye Somalia 🇸🇴♥ Next Anwar Saadaat

  • @Noah_ali0

    @Noah_ali0

    2 ай бұрын

    الله يرحمه

  • @mohazzlegend3515
    @mohazzlegend35152 жыл бұрын

    Waa bari I’m the first one ☝🏾 legend is always legend, keep going sxp qli🥺❤️❤️😍🥶

  • @amaancabdi1043

    @amaancabdi1043

    2 жыл бұрын

    Keep going ustaad

  • @apdiqanideeq6735
    @apdiqanideeq67352 жыл бұрын

    Halyeey walba oo wadankiisa horumar la raba waxa la hadha wadankiisa sadaam hussen alqadaafi maxamed mursi ragaas waa halyeeyadii carabta ugu wacnaa abid❤🤴

  • @ashrafcadde8360
    @ashrafcadde8360 Жыл бұрын

    In kasta oo uu ahaa kaligii taliye hadanna dalkiisa hormar ayuu gaarsiiyey , waxa uuna runsheege ,sidoo kale xigmadoole ayuu ahaa kaasoo waayay hiil iyo garab oo dadkiisii qaar ka mid ah baa u yaqaanney nin waalan oo kaligii taliye ah , alle ha u naxariisto 😰🥺💛💛💛

  • @jamajokar
    @jamajokar2 жыл бұрын

    Qadaafi Halyey libiya masha allah ♥

  • @yb1576
    @yb15762 жыл бұрын

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @amiirsuheybofficial
    @amiirsuheybofficial2 жыл бұрын

    Runtii waxuu mudan yahay xishmido gooni ah iyo kucimri qaadasho waana qiso cajiib ah adigana Allaha kuxafido walal waadna kumahadsan tahay soogud binta qisoyiin quruxoon oo sidan oo kale ah marka Mahadsanid

  • @xasanxasan3074
    @xasanxasan30742 жыл бұрын

    Khadaaafi wlhi waa halyeeygii Liibiya ilaah ha u raxmade

  • @kingmoha8874
    @kingmoha88742 жыл бұрын

    Allah ha unaxariisto kornayl Mucamar Mohamed Qaddafi halyeey Dhab ahaanti Africa isago kale aanu soo marayn❤️🦁

  • @alimohamedc.m.c580
    @alimohamedc.m.c5802 жыл бұрын

    Wlhi waa halyey aan gamban Teeda kle waxaan kaa codsanayaa Inaa kasoo hadashid Marxuumkena Maxamed Siyaad Barre allh u naxriiste🤲

  • @promahamedaxmed1274

    @promahamedaxmed1274

    2 жыл бұрын

    Somali ayaa kula yaapaysa siad hadaa ka hadasho

  • @maxamuudsanqar2485

    @maxamuudsanqar2485

    2 жыл бұрын

    Maa muhiim taariikhda siyaad barre alle ha u naxariistii halyay soomliya guuul u horseeday ma la helaayo hanti caruurtiisu ka dhaxleen siyaad

  • @alimohamedc.m.c580

    @alimohamedc.m.c580

    2 жыл бұрын

    @@promahamedaxmed1274 maxay somali layaabey mase afaaro qabiil ayaa ku diidan tahay in laga hadlo Maxamed Siyaad Barre

  • @Akhyaar142

    @Akhyaar142

    2 жыл бұрын

    Siyaad bare gaalbu aha bakhtiyay mxa lagu falaya hdlkisa anago daarood ah aya leh ilahay ha cadabo

  • @kaaficade1987
    @kaaficade19872 жыл бұрын

    Waa maxamed siyaad bare camal alha unaxariisto maxamed siyadabare waxauu ahaa gesi hayeey lagu daydu😭😭🥺🥺

  • @ccasiisarab

    @ccasiisarab

    Ай бұрын

    No wuxu Ahaa nacas caruurka iyo wayeelka laya diyarado iyo noockasto hub leyahay

  • @XsanCali-yx8fm
    @XsanCali-yx8fm11 ай бұрын

    Mucamar maxamad abuu minyar al qadaafi alaah unaxariisto 😢 halyeey shahiidu xaq

  • @abdisalanismail7848
    @abdisalanismail78482 жыл бұрын

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahy sxb abdi Rahman Wllo muqaal kale ka so diyaari Isha Allah Muqaal kale ayaan u bahanay oo qadaafi ku saabsan

  • @ardoabdo9502
    @ardoabdo95022 жыл бұрын

    Alle ha u naxariistee agtayda wuxuu ka ahaa halyeey

  • @user-xd6zm3of2j
    @user-xd6zm3of2j8 ай бұрын

    Muu ahayn kaligii taliye ee wuxuu ahaa geesi carbeed oy garan wayeen ee Rabi naxariisti jano haa kaa waraabiyo Insha ALLAH

  • @duale4234
    @duale42342 жыл бұрын

    Umidooba damaca iyo dulmiga gumaystaha si aad uga Xorowdaan duleysiga gumeystaha That Is the poin ay thy in qof walba oo muslim ahi inuu fahmo all ready I get What A great Legend Absolutly

  • @mohamudawil5538
    @mohamudawil55382 жыл бұрын

    Ustaad abdirahman omer well done 👏

  • @abukarhassan5488
    @abukarhassan54882 жыл бұрын

    Ilaahow unaxariiso halyeygii weyna

  • @ibuyaska5912
    @ibuyaska59122 жыл бұрын

    Keep going waaberi one and only forever😍😍

  • @xasancadde5581
    @xasancadde55812 жыл бұрын

    Mahadsanid waberi media

  • @user-tm5cn7ji2c
    @user-tm5cn7ji2c2 жыл бұрын

    Kornel mucamar al qadafi wuxu ahay halyey qaran dalkisa iyo dadkisaba haben malin utagna inu difaco hadana allah ha unaxaristo

  • @bishaaryare7121
    @bishaaryare71212 жыл бұрын

    One the only legend cabdi rahman waaberu

  • @xuseen1305
    @xuseen13052 жыл бұрын

    Sxp Saadaam xuseen kasoo hadal 🥺🥺💥✌

  • @maxamedyuusuf7896
    @maxamedyuusuf78962 жыл бұрын

    Walaal waxaan kaa cod sanaa inaad noo soo gudbisid wax qabad kii uu usameeyay dalkiisa

  • @hanyuucabdi9377
    @hanyuucabdi93772 жыл бұрын

    GeeYsi lph ah aYuu ahaa diidaYna gumaYsiga io gaalo raaca..alle ha u naxariisTo🥰🤲😰👍

  • @abdulahimohamed2839

    @abdulahimohamed2839

    2 жыл бұрын

    War niyahow aqoon uma lihid gadaafi ninkii dilay isaga (madaxweynihii faransiiska wuxuu ku bixiyay malaayin doolar si uu ugu kaaben geereyo kadibna ninkii uu kaambenka ka taagerayay ayaa diyaarado kuso weeraray so maxaa ku amaane

  • @almas8915
    @almas89152 жыл бұрын

    Geesi garab waye bu aha oo gaaladu cadow ku ahad isga sadaam hussien baa Allah ha u naxaristo amiin yarabi

  • @shaadiyahariir7337
    @shaadiyahariir73372 жыл бұрын

    Qadaafi nin aan lagaban runta Allaha unaxariisto 😰😰😰😰

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo86512 жыл бұрын

    Qadaafi halyeey dalkiisa dunida gaadhsiiyay lkn la caasiyay.Allaaha unaxariisto

  • @zaynumahamed6161
    @zaynumahamed61612 жыл бұрын

    Qaddaafi iyo Sadaam Xuseen Halyeeyadi ugu dambeeyy ee islaamka😰❤

  • @user-fb1dl9mz9k
    @user-fb1dl9mz9k4 ай бұрын

    Allh ha unaxaristo mujaahid

  • @haiisheegin8222
    @haiisheegin82222 жыл бұрын

    Qaddafi waa halyeey ✔

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama91172 жыл бұрын

    Legend qadaafi weeye liibiya madaxweyne kama dambeyn

  • @ugaas-
    @ugaas-2 жыл бұрын

    Geesi Garab wayay wlhi 🥺 Moumar Gadafi 🥰

  • @DamashaadMediaChannel
    @DamashaadMediaChannel2 жыл бұрын

    Keep going bro

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah38602 жыл бұрын

    #WaaberiMedia one of my favourite youtube channels tnx bro Abdirahman.

  • @BssoBri1997
    @BssoBri1997 Жыл бұрын

    Niil nool bu aha Mr Qadaafi Alla Ya Xama

  • @ipcapital4747
    @ipcapital47472 жыл бұрын

    Allah ha u naxariisto niyadan uga duceeya

  • @maxamedfaxalka8622
    @maxamedfaxalka86222 жыл бұрын

    Allaha unaxariisto

  • @maxamedyuusuf7896
    @maxamedyuusuf78962 жыл бұрын

    Ma aheen kaligii taliye ee wuxuu ahaa nin wax u qabtay dalkiisa

  • @csamedaden4987
    @csamedaden49872 жыл бұрын

    Ilaahay haku arsaaaqo Janadiisa

  • @suldaankainabaxar6563
    @suldaankainabaxar65632 жыл бұрын

    M.a waaberi media kept going

  • @mohamadqasim3605
    @mohamadqasim36052 жыл бұрын

    M.a geesi ayuu ahaa sideedaba dadka wanaagsan aduunkan kuma sii waaraan

  • @kalidyusuf4475
    @kalidyusuf44752 жыл бұрын

    Allaah ha unaxariisto

  • @xidigaale6231
    @xidigaale62312 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto mujaahidkii weynaa

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan73110 ай бұрын

    Alle ha unaxariistee qadaafi halyey. Madaxa aan foorarin ayuu ahaa geesi wado iskamariyey reervgalbeedka

  • @caashamaxamuudwarsame7643
    @caashamaxamuudwarsame76432 жыл бұрын

    Hogaamiye toosan ayaan u arkayay alle ha u naxariisto wuxuu ahaa libaax ka dhashay islaamka hana samraan islaamku intaan qabsanayo hogaanka anigu gaalana waxay rabto hasii samayso intaan qabsanayo anigu yahuud baanku jiri doonin qudus maalinka aan qabsado hogaanka islaamka xuduudina uma dhaxayn doonto muslimiinta waxaan dhisi doonaa dawladii rasuulka scw samra yaa jameecal muslimiin

  • @jawharyonis9828
    @jawharyonis98282 жыл бұрын

    First Comment abirahman wabari keep going

  • @ogaahiye
    @ogaahiye2 жыл бұрын

    #Waaberimedia❤

  • @amiinjapan3067
    @amiinjapan30672 жыл бұрын

    Halyey buu ahaa allah Ha unaxariisto

  • @xaayatulislaamxayaatulisla5480
    @xaayatulislaamxayaatulisla54802 жыл бұрын

    حفظكم اللة

  • @AmiirAhmeth
    @AmiirAhmeth2 ай бұрын

    Alle janadisa haku arsaaqo imika waxan ku suganahy wadanki uu ka dhintay waliba magalada tripoli Ayan joga😢❤

  • @fartunjibriilali4283
    @fartunjibriilali42832 жыл бұрын

    Mashallaha qadafi

  • @cuzeerabdullahiabdi5623
    @cuzeerabdullahiabdi56232 жыл бұрын

    Run ahntii allaha unaxariisto waxaa uu haa geesi carbeed sidaa Sadam Xuseen uu kale

  • @quuleoutsparpart9873
    @quuleoutsparpart98732 жыл бұрын

    Halyay qaran buu ahaa rabi ha u naxariisto

  • @user-wr6wj1eu2m
    @user-wr6wj1eu2m8 ай бұрын

    M.a keep going cabdirahman

  • @SeidHussenAbdulahi
    @SeidHussenAbdulahi2 ай бұрын

    Allah unaxaristo

  • @zacka.j3976
    @zacka.j39762 жыл бұрын

    Libya ama carab waa kuwa malin walba gawraca wilishena fara xumeya gabdhahena markay tahribayan dhalinteni iyaga madhiyey🥺😔

  • @cabdalladayib2156
    @cabdalladayib21562 жыл бұрын

    Legend hadaa rabto waa kan

  • @jeazylakma9429
    @jeazylakma94292 жыл бұрын

    Waxad inogaga so waranta halyeyki somaliyed maxamed siyaad bare 👋

  • @obsaadan1782
    @obsaadan17822 жыл бұрын

    Gesi weye 😍😍😍 ilhay ha u naxaristo

  • @xamdabasha3927
    @xamdabasha39272 ай бұрын

    Keeb going wabari

  • @xamsedeeq-iv2nv
    @xamsedeeq-iv2nv8 ай бұрын

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله

  • @Alkaliil9565
    @Alkaliil95652 жыл бұрын

    Khadaafi oo kale ama siyaad bare oo kale alle ha u wada naxaristee waxa ay ahayen dad dalkooda jecel ruuxu haduu yahy wadani dhab ah waxa oow mar ka hore xooga saara 1) amniga iyo cadaalada 2) waxa uu la dagaala musuq masuqa Madaxeynuhu haduu intaa kaliya uu si daacad nimo leh ugu kuur galo waa hubaal in uu awoodi karo hanaan dowleded oo dhameystiran Lkn madaxda hada somliya soo marty ama hada joogto waxa ay xooga saran 1) dana shisheyha iyo dowladaha aan qiimaha leheyn 2) safara da micno darada si ay u helaan qarashaad ay meel dhigtan Inta kuwa noocas ah dalkeenu madax ka noqon waxa ogtaan in aan marna nabad iyo dowlad wanagsan arki doonin Blse alle weyne waxan ka baryeena in uu umad somali weyn iyo wadmada islaamka dhib ka heysto ka dulqaado

  • @xamdisaahin4530
    @xamdisaahin4530 Жыл бұрын

    Waageesi carbeed padaafi alaha unaxariisto

  • @abdallecoon557
    @abdallecoon5572 жыл бұрын

    Alaha unaxariisto

  • @khadarmoha6998
    @khadarmoha69982 жыл бұрын

    M.a my brother keep going wll qli🥰

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma54572 жыл бұрын

    Ilahay ha unaxariisto Wuxu ahaa halyeey carbeed qasataan halyey libiyan ah Isago kalana diib uma helayaan

  • @aadanmuusexuseen8907
    @aadanmuusexuseen89072 жыл бұрын

    Waaberi media waxaan kaa codsanaynaa inaad Nooso diyaariso taariikhda siyaad barre bilow ilaa dhammaad zxp hore usoco

  • @osmanosman1125
    @osmanosman1125 Жыл бұрын

    Alleh hawnaxariisto halyey qaaliya oo dadkiisa iyo dalkiisaba nimco kadhigay gaalo nacayb ahaa ayuu ahaa

  • @Abdishakur-Showkani
    @Abdishakur-Showkani Жыл бұрын

    Cumar qadafi waaa gesi wuxuu ka fiicanyahay wadaxweyno kale oo islamka iyo gaal isku jiraaan

  • @adoontiialle3162
    @adoontiialle31622 жыл бұрын

    Nin walba oo geesinimo ku caan baxa ma jecla reer galbeedku ama gumuystuhu😥

  • @yaasiinmaxamed9164
    @yaasiinmaxamed9164 Жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto geesigii carabta

  • @mostaphaahmet417
    @mostaphaahmet4172 жыл бұрын

    Geesi halyay runsheege ah uu jilbaha u aastay kanaso horjesaday sahnooniyada io wixii soraca allah yarxamah🤲

  • @AhmedHassan-hy8jk
    @AhmedHassan-hy8jk2 жыл бұрын

    Halyaayga dunida macmar alkhadaafi Alla iyo rahma

  • @fuaadabdi1137
    @fuaadabdi1137 Жыл бұрын

    Allaha u naxariisto wuxuu ahaa Legend Afrika Soo Maray

  • @engrxiddig
    @engrxiddig2 жыл бұрын

    Thanks imbadana tariikhdiis raadinayay

  • @lovermohamed3346

    @lovermohamed3346

    4 ай бұрын

    Wuu madax adkaa nio asaga

  • @user-fb8we5nu7v
    @user-fb8we5nu7v7 ай бұрын

    Qadaafi waa halyey ay mudan tahy ku dayashadiisa ❤

  • @user-kx1on3pg1e
    @user-kx1on3pg1e2 жыл бұрын

    wabermedia😍

  • @Amiiraquruxy
    @Amiiraquruxy9 ай бұрын

    Haduu noolan lahaa yuhuudu ma kibirteen kaligii taliye mujaahid🤴🤴qadaafe

  • @cqaadirmaxamedhasan3279
    @cqaadirmaxamedhasan32792 жыл бұрын

    Aleh ha unaxariisto

  • @maxamedcalicantar
    @maxamedcalicantar10 ай бұрын

    Inta daawanay 2024😂😂

  • @fartuncaliibrahim4995
    @fartuncaliibrahim499511 ай бұрын

    Waa nin geesi ah kufaartana ladagaalamay

  • @user-cc2dg2vn1r
    @user-cc2dg2vn1r9 ай бұрын

    Keep going proH❤

  • @user-tm5cn7ji2c
    @user-tm5cn7ji2c2 жыл бұрын

    Keep going

  • @mursihaibe9302
    @mursihaibe930223 күн бұрын

    Omar Al Qadaafi allah yarxamu 🤲🤲🤲🤲

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh43182 жыл бұрын

    Ilaahay hau naxariisto halyay buu ahaa shaki kuma jiro

  • @zamzamxuseen3189
    @zamzamxuseen31892 жыл бұрын

    Mashallah qadadaf

  • @huseinmohumed7299
    @huseinmohumed72992 жыл бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله Waxan u arka gabood falkii ugu xumaa ee ay carabdtu u geesan jireen madaxdooda carbtuna ga biximaayan gacan reer yurub tadaan xuseyni iyo cumar al qadaafina iyo inta kale ee muslimiinaba ee ay gaaladu leeyeen alle haw naxariisto Waataa dagaaladu naafeeyeen markay madaxdoodii leeyeen ayuu ilaahay ku karbaashay gaalo بسم الله الرحمن الرحيم اللهم امين بلاد المسلمين كلهم

  • @cabdixamiiddayib8194
    @cabdixamiiddayib81942 жыл бұрын

    Wllhi bilaahi legend buu ahaa libiya iska daaye africada dhanba la raba horumar dhamaystiran

  • @mohammedul_amiin
    @mohammedul_amiin2 жыл бұрын

    Waa Caadada qof walibo oo Caqli yaar inu dhaleeceeyo madaxda islaamka Abdirahmanow aniga ahan Khadaafi wuxuu ahaa hogaami wanaagsan rabina ugu deeqay garaad iyo geesinimo

  • @user-jc7wf3oo4x

    @user-jc7wf3oo4x

    9 ай бұрын

    aniga ahn wa geesi geesi dhaly isga iyo sadaam xussen wa ragg kaliyee kaso hore jeedahy rer galbeedka iyo yuhuuda waxy wa teen 😢alle ha u naxriiisto 😢😢😭wey dhihiiideen wale adunka maso mariin manso mari donana kuwo iygo kale ahi

  • @abdullahisaed10
    @abdullahisaed102 жыл бұрын

    Waan waaa Kugu Dayda

  • @kingcunaaye1327
    @kingcunaaye13272 жыл бұрын

    HORUMAR WACAN USTAAD KEEP GIONG QADAAFI HE IS HERO IN ISLAM🖐😭

  • @qalnjobureeqa4482
    @qalnjobureeqa44822 жыл бұрын

    Sxip sadaam Xuseen ka soo hadal plz

  • @abdiwasaguhad849
    @abdiwasaguhad8492 жыл бұрын

    Asc Thanks walky chanelka waabari runti hadan arkey waana videoki ugu hooreyey anka dawado chanelkaaga runti waay jiran chanalo badan lkin arimo faaido ama marujinleh kama hadlan lkin chanelka waabari waa chanel runti halyey iyo halyeyo badan ka hadli doona INSHA ALLAH ana kuleyahy keep going bro & ASC

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 Жыл бұрын

    Kèèp going

  • @user-dt1ji2jv4i
    @user-dt1ji2jv4i4 ай бұрын

    wuxuahah halyey qimale alla.huw gargaro❤❤❤😊

Келесі