No video

Waxay dagaal ku jireen 117 sano oo xiriir ah | Hal sawir ayaa badalay masiirkoodii!

Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 140

  • @AqiLiNOmedia5250
    @AqiLiNOmedia52502 жыл бұрын

    Cumaamada iguso tuur ilayn Waan"Kaagaso HOREEYAY HALKANE😅😅😅

  • @sisiko9405
    @sisiko94052 жыл бұрын

    Legend ka soo hadal inta qarni ee somali dagalamayen iyo intey jireen🙏

  • @xamsexikmaawi5387

    @xamsexikmaawi5387

    2 жыл бұрын

    Waxaa lagu tiriyaa ilaa 10 qarni

  • @realmadridsomalifuns2875
    @realmadridsomalifuns28752 жыл бұрын

    Codka aad ledahay iyo Taarikhaha waa layskugu talo galay aya is dhahaysa legen keep.goin

  • @cycpoi1027
    @cycpoi10272 жыл бұрын

    Page kaliya ee aan iska jeclahey bilaa sabab 🥰🖤

  • @engabdimooge

    @engabdimooge

    2 жыл бұрын

    Bilaa Sabab Ha Odhan Zhp

  • @sakaaroibrahim9686

    @sakaaroibrahim9686

    2 жыл бұрын

    Sababta ayaaned garanaynee waa "Hibo diisa Cod' Hadalka aan lagu caajiseyn ee ilaahay siiyey

  • @xaayatulislaamxayaatulisla5480

    @xaayatulislaamxayaatulisla5480

    2 жыл бұрын

    Maasha alaah

  • @CABSI-ru2gg
    @CABSI-ru2gg2 жыл бұрын

    Sxp Alle dartii ayaan kuujeclahay ما شاء الله Alle haku xafido 🕋🕋🕋🕋🕋🕋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia10592 жыл бұрын

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin

  • @mohamedsaid8398
    @mohamedsaid83982 жыл бұрын

    Ugu horayn waad mahadsanidtahay abdirahman. Muuqaalka bilowgiisa waxaad noogu sheegtay in sawir uu badalay masiirkooda sawirkiina noogama aadan sheekayn.

  • @user-qq3eo3xh8c
    @user-qq3eo3xh8c2 жыл бұрын

    Waxad thy qofka kaliya ee youtuber aan ugu jeclhy wlhi lpx

  • @calidalxa3618
    @calidalxa36182 жыл бұрын

    Legend 👏

  • @filsaninacabdiraxmaan2392
    @filsaninacabdiraxmaan23922 жыл бұрын

    Wxn ku leeyahy wll mar wlba hore u soco waadna ku mahadsantay sidaa xogogta noogu soo gudbinayso

  • @khadaribrahim8442
    @khadaribrahim84422 жыл бұрын

    keep going pro

  • @hafsaabdinur8548
    @hafsaabdinur85482 жыл бұрын

    Mahadsanid wll dadaalka aad ku bixisay wuu istaahilay, xogo muhiim ah baad nala wadaagtay, Alle hakaa abaalmariyo, kuwo kalena waan ka filaynaa Insha Allah.

  • @hamdiyusuf5122
    @hamdiyusuf51222 жыл бұрын

    Qeer badan allaha ku siiyo, wax badan ayaa kaa faaiidaa🙏

  • @asiyaabdi8900
    @asiyaabdi89002 жыл бұрын

    Horey usoco wll waxbadan ayaa ka faaiiday chaneelka waberi thanks💯💓🥰

  • @xasancadde5581
    @xasancadde55812 жыл бұрын

    Mahadsanid wll ilahey haku xafido

  • @musabmodel
    @musabmodel2 жыл бұрын

    WoW I liked the way you suggested ❤️‍🔥

  • @somalijoker9007
    @somalijoker90072 жыл бұрын

    Thank you 😘

  • @hanefa283
    @hanefa2832 жыл бұрын

    Soomaliya IYO SOOMAALILAND ILAAHAYOOW WALAALO ISJECEL KADHIG GAAL AYAA ISKU DIRAY😭

  • @sumayaabdihassan4929
    @sumayaabdihassan49292 жыл бұрын

    Masha allh

  • @kabiirlaki3903
    @kabiirlaki39032 жыл бұрын

    KEEP GOING

  • @Awesome-ww7zj
    @Awesome-ww7zj2 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @henhoa7357
    @henhoa73572 жыл бұрын

    Mashallah..u great bro #Abdirahman #Waaberi 🥰

  • @asadbashir6099
    @asadbashir60992 жыл бұрын

    1.9 Views ayaa dawatey fidhiyowgan lkn 562 ayaa like gareysey ☹️ xaasidnimo Somaliyey iskadayaa xaasidnimada ee sida aad ooga faa'iidsateen oogu fa'iideya WALAL ALLE DARTII AYAAN KUJECLAHAY ❤️💯🇸🇴💪🇸🇴🦁

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde12762 жыл бұрын

    Wxaarajenaaa in muuqalka sooscdo ooo ahaandoono shidaalka Somalia kujiro in lagashekendoono 😍🤝

  • @abdihakimmohamed2533
    @abdihakimmohamed25332 жыл бұрын

    Qalbigaa kaa jecla hay🥰🥰🥰

  • @noonecanbeat2607
    @noonecanbeat26072 жыл бұрын

    Filmka squid game kasoo hadal sxp abdirahaman🥰

  • @ahmedomar9804
    @ahmedomar98042 жыл бұрын

    Keep going ❤❤❤

  • @engabdimooge
    @engabdimooge2 жыл бұрын

    Mahadsanid Zhp Sare Abdirahman Waberi

  • @ashrafshaakir2738
    @ashrafshaakir27382 жыл бұрын

    بارك الله فيك يا قلبي

  • @somalitiktoknow2700
    @somalitiktoknow27002 жыл бұрын

    Muuqaalo xiiso leh ayaad mar walba soo gudsbisa horey u soco wll

  • @nabiiladdetube4785
    @nabiiladdetube47852 жыл бұрын

    Mash alh

  • @sakaaroibrahim9686
    @sakaaroibrahim96862 жыл бұрын

    Waxa lagu tiriyaa... Waxay kasoo hajireen.. Waxay ahaayeen... Wabeeri Media 🔮

  • @abdisamadwingman7530
    @abdisamadwingman75302 жыл бұрын

    Like ana uhoreya sxb mcn

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar62272 жыл бұрын

    Mashaa-Allaah,Walaal Waxaan Kaaga Mahad-celinaynaa Soo Gudbintaada Barnaamijyadaada Qiimiga leh.

  • @abdikafiahmed5017
    @abdikafiahmed50172 жыл бұрын

    From Somaliland

  • @svmball9395
    @svmball93952 жыл бұрын

    Waaberi wll wad mhadsantahy 10:26 ciidamada dhaawacmay ee iskood igu dilay maa tiri mise anaa u qaaty markey arkeen jabka ku socdo miyeey qaarkood is dileen

  • @profinneupane6883

    @profinneupane6883

    2 жыл бұрын

    Sidaa ayuu yiri lkn ma aqaan wxu ula jeeday. Malaha wuxuu jeeda ciidanka lagu dilay dagaalka muddadaas baa 15,000 ahayd

  • @promahamedaxmed1274

    @promahamedaxmed1274

    2 жыл бұрын

    @@profinneupane6883 may cadaanku marka aya xanuunka iyo jabka dhaawaca iyo dhimashada dagaalka u dul qadan wayaan way is dilaan

  • @hollaatme2991
    @hollaatme29912 жыл бұрын

    halkanina waa waaberi media

  • @mohamedapdy1423
    @mohamedapdy14232 жыл бұрын

    Frist one

  • @warsamegraphics
    @warsamegraphics2 жыл бұрын

    Masha Allah sxb aad baad ugu mahadsan tahay warbixintaan aad umada wax ugu faa'iidaynayso

  • @xaayatulislaamxayaatulisla5480
    @xaayatulislaamxayaatulisla54802 жыл бұрын

    الصفحة الواحدة التي أحبها بلا سبب

  • @duulanegaarane8438
    @duulanegaarane84382 жыл бұрын

    Keep going wll😘

  • @mahmoudcapass1343
    @mahmoudcapass13432 жыл бұрын

    Fall forward gentle man

  • @jeedalmedia3893
    @jeedalmedia38932 жыл бұрын

    Cajiib

  • @attentionpubgtopz
    @attentionpubgtopz Жыл бұрын

    keeo going szp

  • @attentionpubgtopz
    @attentionpubgtopz Жыл бұрын

    keep going

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan17692 жыл бұрын

    Thks bro. Wcs wrxmatulah wabarakatu

  • @mohamedarab2691
    @mohamedarab26912 жыл бұрын

    Masha allah abdirahman

  • @mohamedabdiqadir8810
    @mohamedabdiqadir88102 жыл бұрын

    Legend keep goin 2018 ki ban tariqdan dhegaysatay wan wayah afa so geliyay ku tagera zhp keep goin❤️🧡✊

  • @maxameddeeq4037
    @maxameddeeq40372 жыл бұрын

    Sxboo America sidee sidaan u noqote Fadlan naga jaaxil bixii TAARIKHDA AMERICA Waan oghay ine america thy dowlad dhulmi badan lkn waxaan shaki ku jirin iney ka mid thy dowlad daha ugu aqoon awood , daqaalo,baaxad Fcn

  • @rabsholeoffcial7329

    @rabsholeoffcial7329

    2 жыл бұрын

    xaanaga lay aqontoda iyo dhaqalahoda

  • @ciisemaxamed5524
    @ciisemaxamed55242 жыл бұрын

    🥰😍😍🤩🤩🤩

  • @ayaanaadan2185
    @ayaanaadan21852 жыл бұрын

    thank you pro

  • @yali25
    @yali252 жыл бұрын

    allaah haku barakeeyo wll taariikhaha aad noo soo gudbiso wax babdn ka ogaaday wllhi m.allh allaah haku xafido

  • @ahmedafrica7276
    @ahmedafrica72762 жыл бұрын

    M.a walal guuleyso Muqaalada soo badi walal plz

  • @khabibcali136
    @khabibcali1362 жыл бұрын

    Asc

  • @abduqadir1063
    @abduqadir10632 жыл бұрын

    legend wakuwataa

  • @kingmoha8874
    @kingmoha88742 жыл бұрын

    Waberi media hore usoco 👏👏✊

  • @Nuurada_madow
    @Nuurada_madow2 жыл бұрын

    LeGend abdirahman waaberi🙋‍♀️

  • @mahadabdourahman4564
    @mahadabdourahman4564 Жыл бұрын

    Aqooyahnka somaaliyed tageero buuxda kuhaya bro horay usoco

  • @xaayatulislaamxayaatulisla5480
    @xaayatulislaamxayaatulisla54802 жыл бұрын

    Maasha alaah

  • @Oowhasan
    @Oowhasan8 ай бұрын

    soomaaliyeey heesaha iyo musigada iska dhaafa waw dambiye,walaalkaana waxaan leeyahay muuqaalkaan iska saar.Dambi kaliya ayuu kuu soo kordhinahe😊

  • @axmednaasir8984
    @axmednaasir89842 жыл бұрын

    Aniga ina qanci maxaa yeeley waxaan ka dhex baadhaayey halka sawir ee badelay dagaalkaas mudada Dheer soconaayey !

  • @magic___ak9532
    @magic___ak95322 жыл бұрын

    Fast two

  • @abdullahiabdirahman9016
    @abdullahiabdirahman90162 жыл бұрын

    Masha Allah Video tayo leh waye.

  • @akramyare5444
    @akramyare54442 жыл бұрын

    Shuciyad mxa weye bro

  • @maanka305
    @maanka3052 жыл бұрын

    Haddii aad rabto Muuqaallo diini ah oo ku xiisa galiya fadlan Nagu soo biir....

  • @abwaanhashi3429
    @abwaanhashi34292 жыл бұрын

    Chanelka aan ugu daawashada badanahay

  • @boqoradiiyarayd
    @boqoradiiyarayd3 ай бұрын

    Fv KZreadr❤❤❤❤

  • @MaxamedfaaraxCabdillahi
    @MaxamedfaaraxCabdillahi3 ай бұрын

    Seetahay

  • @honabdirahmanfarah8346
    @honabdirahmanfarah8346 Жыл бұрын

    Barnaamjda noocankan ah nosoo badi.

  • @asadabdullahi511
    @asadabdullahi5112 жыл бұрын

    Vietnaamiyinta wa dad adag oo wax iska dhiciya ficilna leh ma'ha africanta oo kle oo wixi doono laga sameysto

  • @ayubmohamedhassan

    @ayubmohamedhassan

    2 жыл бұрын

    been ma ahn bro ayaga iyo taliban waa geesiyal

  • @abdullahisaed10
    @abdullahisaed102 жыл бұрын

    Waa Kugu Dayda Walaal

  • @sabaadbudul7503
    @sabaadbudul75032 жыл бұрын

    Hello waaberi media

  • @abdiadan22ahmed14
    @abdiadan22ahmed142 жыл бұрын

    Aduunka lama sheegin waddan soo duulay OO guul daray

  • @xasaninhodestevano820
    @xasaninhodestevano8202 жыл бұрын

    Aaaway sawirkii badalaY Kkkk

  • @rzjosephfunny7796
    @rzjosephfunny77962 жыл бұрын

    Mhadsanid teacher

  • @wllboss377
    @wllboss3772 жыл бұрын

    Aaway sawirkii

  • @odayroyal10
    @odayroyal102 жыл бұрын

    Sxb waxad barnamij inoga diyaarisa boqortooyadii ujuuran empire hadi ay macquul tahay thanks wotching you from Johannesburg

  • @wacanalas3029
    @wacanalas30292 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal waloow aanku cusbahay chenelkaaga haddana waxaan qirayaa muuqaal walba aad soo gudbiso inuu dhiiri galin xambaarsanyahay.

  • @financialrevolution5560
    @financialrevolution55602 жыл бұрын

    Subtitle english ah inu lahado ba ficnan lahayd sida kii aad kaga hadlisa yurub

  • @wll.frankaofficial5173
    @wll.frankaofficial51732 жыл бұрын

    Waa sheekadii lafaha adag ayagaa laysku jabiyaa

  • @sharmarkeabde14
    @sharmarkeabde142 жыл бұрын

    Cubo ???

  • @jiglechannel6584
    @jiglechannel65842 жыл бұрын

    Saxib intaadan barnaamijkaan diyaran inaad iclaamiso ayeey ahayd waan kaa caawim lahaa xataa tunnel's kii ho Chi Minh team Ku dagalamayeen

  • @HamzaOnline10
    @HamzaOnline102 жыл бұрын

    Guul kurajeynaa walaalkey

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan17692 жыл бұрын

    Soo badi lkn

  • @odaytech6015
    @odaytech60152 жыл бұрын

    Sxb waxaad noosoosheegtaa squed gime nooga soofaalood

  • @akramyare5444

    @akramyare5444

    2 жыл бұрын

    Squid game waa series bro game caruurit aye ciyaran dadka mesha la iskugu qofki dhinto kilyaha aye kala baxayan oo ibsanayan

  • @samiyamahad3048
    @samiyamahad30482 жыл бұрын

    Legend

  • @t.o.bfamily
    @t.o.bfamily2 жыл бұрын

    Bro give me topic ankasohadla

  • @fartunkahie3442
    @fartunkahie34422 жыл бұрын

    waaberi media soosaaraha dhacdooyinkii taariiqiga ahaa

  • @ahmednoor1387
    @ahmednoor13872 жыл бұрын

    Waxan rawa you tube channel oo English tariiqaha halegu cawiyo

  • @apdilaahiapdiapdilaahi9299
    @apdilaahiapdiapdilaahi92992 жыл бұрын

    John kendy sidda lodilay kasohadal mahadsanid

  • @maan8746
    @maan87462 жыл бұрын

    Alla wuxuu kugu maneestay cod macaan oo soo jiidasho leh

  • @hassanfaarax7811
    @hassanfaarax78112 жыл бұрын

    Sxp aaway vieod som dream agency? Waan kaa sugaynaa? Waa ku mahadsantahay dhiire gelintaada wacan

  • @fathimo6916
    @fathimo69162 жыл бұрын

    Xaq

  • @mohamedshiikha
    @mohamedshiikha2 жыл бұрын

    Inta daawanayay waaberi Media Waa Muuqaalki Iigu Macaanaa Aad Ba U Mahadsan Tahay Walaaal

  • @hudayfisaleebaan4106
    @hudayfisaleebaan41062 жыл бұрын

    Wow

  • @abdimohamed7175
    @abdimohamed71752 жыл бұрын

    Wcs wrh wbk ABDIRAHMAN walal aadban kaga mahad celinaya BARNAMIJ yadada Qiimaha badan ee Inta badan ku astaaman HANKA SARE & HIIGSIGA FOG,,

  • @farmy892
    @farmy8922 жыл бұрын

    wll legenmg

  • @nasroibraahin9772
    @nasroibraahin97722 жыл бұрын

    Jabhadaha lagama guulaysan kara waa waxa laga faaiiday dagaalada lala galay jabhadaha

  • @maankacade..7289
    @maankacade..72892 жыл бұрын

    Aaway halka sawir ee aa sheegaysay

  • @shaymaaabdulaouf2602
    @shaymaaabdulaouf26022 жыл бұрын

    👏👏👏 wal l

Келесі