Dagaalkii Maandooriyaha | Dagaalkii ugu foosha xumaa taariikhda

Ойын-сауық

Dagaalkii Maandooriyaha | Dagaalkii ugu foosha xumaa taariikhda
Ku soo biir janalkeena labaad: / @252-media
Facebook: / waberi23
Instagram: / abdirahman_. .
Telegram: t.me/joinchat/....
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 169

  • @Heeganmedia
    @Heeganmedia3 жыл бұрын

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeena booqato xaasinimada mafiicno

  • @shaaficiraho2239

    @shaaficiraho2239

    3 жыл бұрын

    Booqday scby

  • @A04G
    @A04G3 жыл бұрын

    Anoon Daawan Muuqaaladaada Ayaan Liketa Kuu Saaraa Ustaaad

  • @ahmedcige99
    @ahmedcige993 жыл бұрын

    Cabdi rahmaan omar waaberi full respect Baan kuu hayaa zxp 😇🥰

  • @cacaca6794
    @cacaca67943 жыл бұрын

    Masha'allahu ayaad tahay ustaad Lakiin maxa oga hadli weyday qaadka & wadamada dhibka Somalida Ugeystay !!!

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala84033 жыл бұрын

    Allah haka abaalmariyo mowduucyadan Qaliga Ustaad Abdiraxman cumar waaberi😍

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar62273 жыл бұрын

    Mashaa-Allaah,Soo Jeedintada Ustaad A/rahman Omar,jzakalaah Qayr👍👍👍

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko3 жыл бұрын

    Maheli karnaa 10 qof kaliya oo janalkeena soo booqda

  • @cabdallaqaxweyste5567
    @cabdallaqaxweyste55673 жыл бұрын

    My dear teacher a.rahmaan omar i love you

  • @apthurahman_thahir4994
    @apthurahman_thahir49943 жыл бұрын

    Asc inta ixtiram uhaysa apdirahmaN like iisara 🙏🙏

  • @Just2facts2
    @Just2facts23 жыл бұрын

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @anorofficial3578
    @anorofficial35783 жыл бұрын

    Qofkii uhoreyay Ahay please like👍

  • @shaficishata4639
    @shaficishata46393 жыл бұрын

    Lik mahadsandin

  • @nazrazead
    @nazrazead3 жыл бұрын

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @Min41029
    @Min410293 жыл бұрын

    Mashaallah

  • @wllraxman1166
    @wllraxman11663 жыл бұрын

    Wll hore u soco allaha kudaayo

  • @guletmoh8034
    @guletmoh80343 жыл бұрын

    I am number one rijaal 😎😎 waaberi media🥰🥰

  • @sabariin560
    @sabariin5603 жыл бұрын

    Marwalba an jiifan rawo chanalkan wa so boqda Marwalba ano fiirsan maba hurda Hormar wcn wabari media

  • @Cazzaam
    @Cazzaam3 жыл бұрын

    Ustaad Abdirahman ❤️

  • @trap9532
    @trap95323 жыл бұрын

    alle haku barakeyo ustaad abdirihmaan cumar cilmiga aad na wadaag tay

  • @MiadSabire-bx8yn
    @MiadSabire-bx8yn4 ай бұрын

    Guul falaastin inchalla

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman57163 жыл бұрын

    Thank you Abdirahman Omar

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya3 жыл бұрын

    c/ raxman umar wabari media mahadsanid walal hore usoco

  • @ahmedothman9791
    @ahmedothman97913 жыл бұрын

    ALLAH HA kubarakeeyo wll hore usoco 👌❤

  • @abwaanfasire8583
    @abwaanfasire85833 жыл бұрын

    Mr. Waaberi aad ugu mahadsan tahay

  • @zoloo377
    @zoloo3773 жыл бұрын

    C/ raxmaan cumar walaal waan Ku jeclahay wlhi aad ayaan kuu dhegaystaa marmar noogu tuur taariikhdii saxaabada iyo kuwii taabiciyiinta iyo jihaadadii ay qaadi jireen dadkii diinta dhiigoodii usoo daadiyey sida salaaxu diin yuusuf ibnu taashfiin iyo kuwa lamidka ah geesiyadii diinta usoo halgamay taariikhdoodu way nagu yartahay kafaaiidayso fursadaa dad Ku jecel oo Ku dhagaysta ayaad haystaa ilhy janada hakuugu bedelo walaal

  • @abdulwahaabdubad8457
    @abdulwahaabdubad84573 жыл бұрын

    Zxp Abdirihman shukrn

  • @hakimhallac3762
    @hakimhallac37623 жыл бұрын

    Keep going bro wxn sugnaba wa Farxada 100k Subscribers guul Incha alla 💯✌

  • @tosanetosane5502
    @tosanetosane55023 жыл бұрын

    Fits views and like keep giong pro❤

  • @c.m.a.1937

    @c.m.a.1937

    3 жыл бұрын

    Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo. Kan fikir maba ahee

  • @jamajokerkhaalid6834
    @jamajokerkhaalid68343 жыл бұрын

    sxp ad bad u mahdsantahy dadaal wacan iyo horumar 100k subscribe keep going

  • @zalmaanisack6139
    @zalmaanisack61393 жыл бұрын

    Macalin Aad ayan ku Tageera Wlh Videoyzadha aad ayey U fa idoH pDnyhin Wan ka mhd celina InTa aD Wqti Zo galisey Videoyashan 🥰

  • @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
    @cabdislaamyuusuffaaraxcayn66493 жыл бұрын

    Muuqaalku ma dhamma walaale soo dhammaystir.

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI3 жыл бұрын

    Cabdirahman omar💖💖💖💖💯

  • @user-ek9ot5ky3z
    @user-ek9ot5ky3z Жыл бұрын

    Dagaalka maandoriyahu waa waxushnimo

  • @kingsomaliofficial
    @kingsomaliofficial3 жыл бұрын

    Thank you

  • @fardowsafilsan1280
    @fardowsafilsan12803 жыл бұрын

    Barnaamijkaaaga waa mid muhiim ah oo wacan walaal qaali horay u soco

  • @maxamedyasin6785
    @maxamedyasin67853 жыл бұрын

    Fadlan noo so same xagay wax ku dhamaden ustaad new fan

  • @maxamedjanalkajacelkalooga7331
    @maxamedjanalkajacelkalooga73313 жыл бұрын

    Keep going 💯💯💓🙇

  • @MohamedIbrahim-zj6nn
    @MohamedIbrahim-zj6nn2 жыл бұрын

    Masha Allah will kaaso hadal marwaalb mandooriyaha ina gumaystay somalida

  • @nimcaanhaajifaarah6511
    @nimcaanhaajifaarah65113 жыл бұрын

    Aadban u jeclhy sida ad wax u tabiso waxan ku rajaynaya guul waxana jeclan laha inan kulano madama an maqlay inad joogto dalka turkey 🇹🇷

  • @somali146islamiccenter
    @somali146islamiccenter3 жыл бұрын

    Walaalaha khayrka jecel subscribe iisaara alle hadin barakeeyeee

  • @ogsoshow4053
    @ogsoshow40533 жыл бұрын

    Wall waad mahdsan thy

  • @sadaqalijamac4386
    @sadaqalijamac43863 жыл бұрын

    Congratulations 100k subscribers ❤

  • @muscabmansuur1692
    @muscabmansuur16923 жыл бұрын

    *Keep going pro* ❤

  • @Nursalah2
    @Nursalah23 жыл бұрын

    Mahadsanid 💯 wlala Abdirahaman

  • @garaareofficial7129
    @garaareofficial71293 жыл бұрын

    Keep going

  • @baasheapdirachiid617
    @baasheapdirachiid6173 жыл бұрын

    Hore u sco sxp waberi

  • @xuseen12raxmed41
    @xuseen12raxmed413 жыл бұрын

    Pro hanbaliyo 100k sub 😍😂 keep going

  • @moon_bmg_girl_ot4
    @moon_bmg_girl_ot43 жыл бұрын

    Hore usoco pro🔥✨

  • @mohabinhaji
    @mohabinhaji3 жыл бұрын

    Asc abdiraxmaan walaale ka soo hadal mandoriyaha lumiyay mustaqbalka kumanaan dhalinyarada soomaliyeed waa muhiim waana arin saameen weeyn Ku leh hormarka umadeena mahadsanid

  • @gouledadan8952
    @gouledadan89523 жыл бұрын

    Keep going brother

  • @garaadsameali2106
    @garaadsameali21063 жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @DIINIVLOGS
    @DIINIVLOGS3 жыл бұрын

    Hore usoco my bro

  • @shumacaumada4312
    @shumacaumada43123 жыл бұрын

    Guuleyso wall

  • @Not____sure
    @Not____sure3 жыл бұрын

    Pro waaku taageeraa waana jeclahay waaberi media

  • @sabrinabdullahi1684
    @sabrinabdullahi16843 жыл бұрын

    Part two rabnaa 🥺🥺

  • @Dr.Zeello
    @Dr.Zeello3 жыл бұрын

    *Chanelka Abdirahman 100k Hala gaadhsiiyo*

  • @nasriinhajiaseyr8167
    @nasriinhajiaseyr81673 жыл бұрын

    I can't wait 100k

  • @sayidkasomalia6085
    @sayidkasomalia60853 жыл бұрын

    Soodhamaystir taariikhda chainaha adooraali ah candi rixmaanow

  • @ahmedciid9912
    @ahmedciid99123 жыл бұрын

    MAGACAYGU WAA C/RAXMAAN CUMAR HALKANINA WAA WABERI MEDIA

  • @epow_adde1
    @epow_adde13 жыл бұрын

    HAMBALYO 100k subscribe

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan59723 жыл бұрын

    Masha allah chanelku xawaaru ku socdaa waxaana u sabab ah barnaamijyada tayada leh eed soo dhigayso go forward brother

  • @yaasiincilmicilmi1651
    @yaasiincilmicilmi16513 жыл бұрын

    Habeen wanaagsan iyo daawasho wacan

  • @fadumoaddow5228
    @fadumoaddow52283 жыл бұрын

    Waa barnaamij aad u qiimo badan anfacayo dalinyarada dalkeena

  • @uby3121
    @uby31213 жыл бұрын

    Soo samee part 2 siduu ugabaxay gumaysiga inta igu raacsan like haladhafin

  • @mahmoudcapass1343
    @mahmoudcapass13433 жыл бұрын

    Heer caalami hore usoco wall cabdi Rahman

  • @umalqueen1247
    @umalqueen12473 жыл бұрын

    Walahi waan jidhidhicooday in aaayar si qasabah waxaaaga looqato inad diiidanah lagugu dilo tolay dhulkaygiiiw

  • @zacck8243
    @zacck82433 жыл бұрын

    100k hambalyo broo💜🙌

  • @Annaatti
    @Annaatti3 жыл бұрын

    Dhammeystirka qisadaaan ayaan kaasugnaaba Ustd Cabdiraxmaan.

  • @qisadeyda544

    @qisadeyda544

    3 жыл бұрын

    Sxb waxan uhamuun qabaa inaa kamid noqoto asxaabtayda taasna waxay kusuuragali kartaa inaad isoo booqoto channelkeega anoo filaya inaa kahesho warbixino kuxiiso galiya

  • @daacadofficial4664
    @daacadofficial46643 жыл бұрын

    Keep going bro

  • @ahmedmayenmar3027
    @ahmedmayenmar30273 жыл бұрын

    Congratulations 100k my.. ..... ........ ....... .. PROTHER 🥰❤❤❤❤💘💘💖💖

  • @ashrakcantar481
    @ashrakcantar4813 жыл бұрын

    Keep going my brothar

  • @zakimoha8165
    @zakimoha81653 жыл бұрын

    99.4k masha allh keep going 100k I.n

  • @jimcalecali6755
    @jimcalecali67553 жыл бұрын

    C/RAXMAN WLL keep going

  • @mohazproduction1498
    @mohazproduction14983 жыл бұрын

    99k hambalyo 100k beri gaadhidoona

  • @abdirazackkhalief1343
    @abdirazackkhalief13433 жыл бұрын

    100k coming soon

  • @susuomar8584
    @susuomar85843 жыл бұрын

    Keep going bro 💓

  • @MiadSabire-bx8yn
    @MiadSabire-bx8yn10 ай бұрын

    Welcome back from London

  • @Khalidpodcast1899
    @Khalidpodcast18993 жыл бұрын

    100k Coming Soon Zxp A/Raxman Omer 💯🙋‍♂️

  • @mrabdirahmanibrahim1375
    @mrabdirahmanibrahim13753 жыл бұрын

    Sami aad bad u mahadsantahay dagaalkan maandooriyaha Shiinaha maanta ayuu mar igu soo dhacay anigoo niyadayda wax ka qorsheynayo taasoo aan ku matalayay Dagaalka maandooriyaha Soomaaliya ee qaadka iyo fadhi kudirirka Aduunka inaga reebay. Show niyadayda ayad la socotay thanks.

  • @lunibark9978
    @lunibark99783 жыл бұрын

    25 naad ahay caawa

  • @mahameddeeqhalaazi9276
    @mahameddeeqhalaazi92763 жыл бұрын

    Horay usoco wll

  • @never_lost560
    @never_lost5603 жыл бұрын

    Part 2 noga same ustaad Sida shinuhu isaga cabiyey

  • @leebasbas
    @leebasbas3 жыл бұрын

    Asc waa arin ey hada ku jirno somalia oo qaada nagu ba bi iyo walahi waa yaab somalia mandoriyaha qaadka na gu ba i iyey😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @akrammuqtaar5220
    @akrammuqtaar52203 жыл бұрын

    Yow ______ waan ku wataa xariif waabari_______💯💯💯

  • @mohamedabdirashid7719
    @mohamedabdirashid77193 жыл бұрын

    Sidee xal ugu heleen ka bixitaanka taariikhdan madow zxp

  • @maxamedyasin6785
    @maxamedyasin67853 жыл бұрын

    Ma.wxn ahay fans xusub aadban uga helay shekada

  • @abdimajid1287
    @abdimajid12873 жыл бұрын

    Wan kugu xeranahay wan ku ixtirama waxan jeclahy wax walbo o aad so galiso ma ii iwoodi weyse walal hal mowduuc oo kaliaya wlhi blhi marar badan ayaan ka codsade walal waxbana kama so qadin ( martin luther king jr ) alleh tartiis iigu ixtiraam walal

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim24723 жыл бұрын

    100k is loading...🥳

  • @cabdicasismusic9530
    @cabdicasismusic95303 жыл бұрын

    MuQaaLka inTa Aanan BiLaabin Ayaa Like iyo Shere Ku QapTaa

  • @abdialimdheeg9434
    @abdialimdheeg94343 жыл бұрын

    zxp. Dee muuqaalkii. Diid inaan kusoodiree

  • @damageenemies8804
    @damageenemies88043 жыл бұрын

    I like it because it's not haraam

  • @anisali2266
    @anisali22663 жыл бұрын

    Somaaliyaa ubaahan in lala dagaalamo daroogada qaadka iyo qashinka kale ilaahay dowlad hanasiiyo

  • @SOMTECH1
    @SOMTECH13 жыл бұрын

    Abdurahman Omar

  • @abdikaid6842
    @abdikaid68423 жыл бұрын

    Aad bad ugu mahadsan tahay xogta muhimka aad nala wadagtay iyo dadalkad ku bixisayba Lkn fadln ino Soo dhamaystir Sida u China uga baxay dhibatada weyn iyo 4ta Wadana siday wadankoda iskaga Saareen.

  • @amiirkachannel2131
    @amiirkachannel21313 жыл бұрын

    First views keep going wllo

  • @abdikaaffi3832
    @abdikaaffi38323 жыл бұрын

    👍💯

  • @adaysetv3866
    @adaysetv38663 жыл бұрын

    Zhp Noosoo Gudbi Waxbarashada Dalka Singapore plz Adoo mahadsan

  • @xidigabuubakar514
    @xidigabuubakar5143 жыл бұрын

    Ustaad waxN sugu la'ahay 100k oo subscribers

  • @yaasiincilmicilmi1651
    @yaasiincilmicilmi16513 жыл бұрын

    Masha alah caawa waxaan rajaynayaa inan 100 k subscribers insha alah

  • @abiibdhameye
    @abiibdhameye3 жыл бұрын

    Waiting 100k subs

Келесі