No video

Jenkiz khan | Dilaagii ugu naxariista darnaa taariikhda..

Genghis Khan | Wuxuu dilay in kabadn 40 million oo....
Dagaalkii lagu jabiyay tataarka Caynu jaaluud: • Caynu Jaaluud - Maalin...
Ku soo biir janalkeena labaad: / @252-media
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 325

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/mKei2bWEmLfUY84.html

  • @Omar-bi1sc

    @Omar-bi1sc

    3 жыл бұрын

    Sxb dowlada cusmaniyiinta kasoo hadal

  • @Sir_cm

    @Sir_cm

    3 жыл бұрын

    Taariikh xiiso badan

  • @jirdeadiguadigaahawnuuruhi8411

    @jirdeadiguadigaahawnuuruhi8411

    3 жыл бұрын

    Please qisadan chenalo farabadan ayan ku aragnay kasoo hadal qisooyin iyo tarikh yo aanlaga hadal

  • @c.m.a.1937

    @c.m.a.1937

    3 жыл бұрын

    #waaberimedia 5:16 soomaalidaa waqtigaas sidii loo noolaay , waqtigaan lagu gudajuro unool. Annaga oo ah shacabka soomaaliyeed garbaheena ma issaarna hal jihana kama soo wada jeedno annagaa iska soo horjeedna xifaaltamayna isdagaaleena cadow kalena uma jeedna waan iska indhatirnay , cadowgaasna uudiyaar uyahay inuu naboobo

  • @arabrayo9376

    @arabrayo9376

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @farduusdheeho5571
    @farduusdheeho55713 жыл бұрын

    Wax la dhageysto waxa ugu fiican quraanka kariimka ah wlaalayaal❤❤

  • @fadumajamac345

    @fadumajamac345

    2 жыл бұрын

    M.a 🥰 🥰 🥰

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala84033 жыл бұрын

    Magacaygu waa Abdiraxman cumar halkanina waa waaberi media intaas aad ban ujeclahay😍Allah haka abaalmariyo walalkeey

  • @cabdirahmanomarahmed1460

    @cabdirahmanomarahmed1460

    2 жыл бұрын

    SaMi

  • @adanmhmou9451
    @adanmhmou94513 жыл бұрын

    Ku saliya nabi maxamed *scw scw*

  • @mohamudfidowmohamudfidow332

    @mohamudfidowmohamudfidow332

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @jabriilmahamed123mahamed9

    @jabriilmahamed123mahamed9

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @jirdeadiguadigaahawnuuruhi8411

    @jirdeadiguadigaahawnuuruhi8411

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @wilkakheyrkafaafiya6272

    @wilkakheyrkafaafiya6272

    3 жыл бұрын

    scw

  • @user-zj8ep6up1n

    @user-zj8ep6up1n

    4 ай бұрын

    Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi Wasalam

  • @somaliboy3054
    @somaliboy30543 жыл бұрын

    Mnsha allH wll abdirahaman waaberi shaqa fiican baa noohaysaa waanu kugu dhiiri galinaynaa muuqalada qurxoon iyo codkaaga macaanba cafwan💟

  • @Just2facts2
    @Just2facts23 жыл бұрын

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @MahamoudAfarah
    @MahamoudAfarah6 ай бұрын

    Halagu saliyo nabi muxamed s c w❤

  • @Cazzaam
    @Cazzaam3 жыл бұрын

    صلو علي حبيبنا محمد صلي الله عليه وسلم⁦❤️⁩🥰🥰

  • @jirdeadiguadigaahawnuuruhi8411

    @jirdeadiguadigaahawnuuruhi8411

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw scw

  • @ugaasyahye9349

    @ugaasyahye9349

    2 жыл бұрын

    Zcw.zcw zcw

  • @ayubabdulkadir1437
    @ayubabdulkadir14373 жыл бұрын

    Mangoliska walhi qisadoda wa iskajeclahy ilahy amarkis thkns bro😍

  • @sabnaagaming5036

    @sabnaagaming5036

    3 жыл бұрын

    Ani xitaa

  • @cabdirahmanomarahmed1460

    @cabdirahmanomarahmed1460

    2 жыл бұрын

    Sido kale

  • @senoritahanaadi7464
    @senoritahanaadi74643 жыл бұрын

    Magacygu waa abdirahman omar halkaana waa waberi media kuso dhawaaada daawadayaal muuqalkeena maanta❤

  • @maryanshire9055

    @maryanshire9055

    3 жыл бұрын

    Waa runta

  • @cabdirahmanomarahmed1460

    @cabdirahmanomarahmed1460

    2 жыл бұрын

    SaMi aya nahay ProtheR

  • @AhmedMohamed-sn1be
    @AhmedMohamed-sn1be3 жыл бұрын

    Marka hore mahadsanid wllo Mar labaadka dhacdooyinka taarikheed ee ku saabsan dadkii hore wllo soo badi si aan anakuna uga faa'idaysano adiguna dhiirigalin kuu noqoto

  • @alcadaalaxaajixasan404
    @alcadaalaxaajixasan4043 жыл бұрын

    Qofkii donaayo in dhagaysto haka daawado sh mustafa xaaji ismaciil Waan ciwanka tataarka 1ilaa9 ayee ledahay

  • @Czetttt

    @Czetttt

    4 ай бұрын

    Legend Ramadaan season 🙌

  • @abdisalanyoung4019
    @abdisalanyoung40193 жыл бұрын

    Waxaad ka soo hadashaa Hackerkii muslimka ahaa ee HAMZE BINU DALAAJ

  • @burco8060
    @burco80603 жыл бұрын

    Scw Wad ku mahad santahay sxp

  • @alphapoi5490
    @alphapoi54903 жыл бұрын

    Wllhi baluu ahaa niow ilaahay nama soo gaarsiin alx adna zhp tnx

  • @mohaamiin311

    @mohaamiin311

    3 жыл бұрын

    😂😂horta briga somali mey jirtey

  • @Abdirahman422
    @Abdirahman4223 жыл бұрын

    Naarta Alle ha ku fogeeyo isagiyo inta muslimka xasuuqdayba

  • @hafsaali4297

    @hafsaali4297

    3 жыл бұрын

    Allaahumma aammiin. Allaha naga qabto quumu luudyadda munaafiqiinta gaar ahaan Soomaalidda dhibka laraba.

  • @abdirisaqbadmax2951
    @abdirisaqbadmax29513 жыл бұрын

    Wll qayb labaad nooga Samee sheekadan adoo mahadsan aad bay Xiiso uleedahay 😍😇

  • @apdulaahiapdirisaak6422
    @apdulaahiapdirisaak64223 жыл бұрын

    Scw scw ku saliYa nabiga (NNKH)

  • @nasrihoussein1381
    @nasrihoussein138126 күн бұрын

    Waberi midia waa murti iyo madadalo ad uwanagsan❤wan jeclay

  • @variidofficial
    @variidofficial3 жыл бұрын

    Haadaa #nabiga scw jeceshahy subscreb iisaar wll yaaal

  • @hafsaali4297

    @hafsaali4297

    3 жыл бұрын

    Daarul, Ilaahay kacabso haku tuugsanin Muqadasaadka diinta. Wax fiican ma'ahan. Arzaaqda Ilaahay baa bixiya aroorti salaada subax markaad tukato hurdo haku noqonin ilaa barqadii Qur'aan akhriso oo ducayso inshaa Allaah waad Taajiri. Allaah bari Ilaahayow arzaaq waasic ah ayaan kaa baryayaa inaad isiiso dheh.

  • @dr.shideyare6924
    @dr.shideyare69243 жыл бұрын

    Thanks ustaad c/raxmaan omer

  • @Channel-vk2pg
    @Channel-vk2pg3 жыл бұрын

    Walal waxan ahay qofki ugu horeyay ee fiirsda hadat community keyga arago ka so hadal barashada Hacker am Computer IT waa marki 8 umalenaa codsigeyga 🙏🙏

  • @cabdiraxmaanyare821

    @cabdiraxmaanyare821

    3 жыл бұрын

    *kzread.info/dash/bejne/qWRqqtutl63Tkc4.html** I Am Teacher English Muhiimadu Waa inaad Wax Barataa Hadii Aan dooneyno inaan dunida latartamno waa inaan wax baranaa linkiga Kore kadaawo .........*

  • @angry_boy1
    @angry_boy13 жыл бұрын

    Waad mahadsanatahay.....MUDANI RUNTI......🙏🙏🙏

  • @KhlidEgal
    @KhlidEgal3 жыл бұрын

    Big Fan waaberi media ❤

  • @abdirizak1956
    @abdirizak19563 жыл бұрын

    Mansha allah horey usoco cabdiraxman wabari

  • @abdirizak1956
    @abdirizak19563 жыл бұрын

    Waabari media wa channelka koobaad ee aan ugu jeclahy channalada Walaal cabdiraxman waxaan kaa cod sana yaa inaad nosoo gud biso muqaalada tarikhda kusaab san

  • @XamseAsad-cv2fl
    @XamseAsad-cv2fl8 ай бұрын

    Salaalahu caleyhi wasalam ❤

  • @queenasuush7220
    @queenasuush72203 жыл бұрын

    Wwwww congratulation my pro andirhmn 95k keep going insh allh coming 100k

  • @nasraslbnducale5655

    @nasraslbnducale5655

    Жыл бұрын

    ZZ re6yk..kk

  • @AlHidaya_Media
    @AlHidaya_Media3 жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @suhaibosmanhassan3096
    @suhaibosmanhassan30963 жыл бұрын

    Kutaageera sxp horumar wcn kuu rajaynayaa Apdirahman waberi

  • @nazlihanali1846
    @nazlihanali18463 жыл бұрын

    😪😪😪😔😔😔😔baqdaad magaaladii nabada

  • @mascuudabdi3627
    @mascuudabdi36273 жыл бұрын

    Markaan dhagystay taariikhda tataarka waan yaabay wllee Nb waxaa soojeedinayay sh mustafe xaaji

  • @jamaawilabdillahi8811
    @jamaawilabdillahi88113 жыл бұрын

    Inkasta oo aan taarikhda tataarka horey u hayay hadana 12 minutes muhim ah

  • @wajicaag4999
    @wajicaag49992 жыл бұрын

    Awoodas waxaa bur buriyay homiyihiii islaamka ahaa eee qudus

  • @axmedmaxamuudaxmedmaxamuud4416
    @axmedmaxamuudaxmedmaxamuud44167 ай бұрын

    Soobadi❤❤❤

  • @DALMAR123-n2d
    @DALMAR123-n2d3 жыл бұрын

    Scw

  • @wwesuperstars3549
    @wwesuperstars35493 жыл бұрын

    Sxp muqaladan oo kale soo badi

  • @ahmedkamal9208
    @ahmedkamal92083 жыл бұрын

    Mahadsanid kuulayso

  • @aliabdi5883
    @aliabdi58833 жыл бұрын

    Sxb keep going wlhi tagero ku ahy❤🙏

  • @abdilhayalimohamed811
    @abdilhayalimohamed8113 жыл бұрын

    Mashallah ustaad Allah ku xafido

  • @suldaanmaxamudcalishire1025
    @suldaanmaxamudcalishire10253 жыл бұрын

    Qayblabaad lkasamay wll waa sheeko xiiso leh wayna dheertahay. Fadlan qayb labaad kasamay Mahad sanid

  • @abdirisaqbadmax2951

    @abdirisaqbadmax2951

    3 жыл бұрын

    شكراً

  • @dhamme0
    @dhamme03 жыл бұрын

    Nebi Muhammad s.a.w

  • @maxamedcfataax
    @maxamedcfataax Жыл бұрын

    Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @WacaalProduction
    @WacaalProduction3 жыл бұрын

    scw

  • @sadamw4294
    @sadamw42943 жыл бұрын

    Scw I love ❤️

  • @aarboy2305
    @aarboy23053 жыл бұрын

    اللهم صل على محمد اللهم صل على محمد

  • @Hiigsameshorts
    @Hiigsameshorts3 жыл бұрын

    Masha Allah Guulayso pro Maxaad muqaalada ku hagaajisaa wll Mhtzanthy

  • @soomamedia5362

    @soomamedia5362

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/aJht09aJc9uZZc4.html

  • @cabdi_gaxarbe
    @cabdi_gaxarbe3 жыл бұрын

    شكرا جزاك الله خيرا

  • @khalidsefudiin5757
    @khalidsefudiin57573 жыл бұрын

    Jazakallah khayr wllo

  • @faisalmowliid6284
    @faisalmowliid62845 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw ❤

  • @abdulahimustafa6182
    @abdulahimustafa61823 жыл бұрын

    Tank pro

  • @saahidsaid6653
    @saahidsaid66533 жыл бұрын

    Khan of Khans💪

  • @hinowet7069
    @hinowet70693 жыл бұрын

    Wad mahad santahay wayo sheeko yinkan camal wan jeclahay

  • @abdisalanacyakhle7212
    @abdisalanacyakhle72123 жыл бұрын

    Kumuu ahaa cusmaan bey

  • @ahmednour2163
    @ahmednour21632 жыл бұрын

    aniga ayaa dhashay gacantaydoo dhiiga

  • @abdulhakimaburashid1303
    @abdulhakimaburashid13033 жыл бұрын

    Inoo so biiri sxp qisoyinka

  • @user-pw1io2fm4r
    @user-pw1io2fm4r6 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw

  • @cabdullaahicabdullaahi4119
    @cabdullaahicabdullaahi41196 ай бұрын

    Hoylake Khan

  • @PubgMobile-ue7ew
    @PubgMobile-ue7ew Жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @ahmedsheikhmohamoud3679
    @ahmedsheikhmohamoud3679 Жыл бұрын

    Boporka boporada waa ilaahay ee ha sheegin xaarweyne

  • @xidigahaaddis9860
    @xidigahaaddis9860 Жыл бұрын

    Scw ❤

  • @ajmala522
    @ajmala5225 ай бұрын

    Jankis khan balayuu ahaa wiilashiisa duniday wax kamaamuleen

  • @umalkheirapdi5129
    @umalkheirapdi51293 жыл бұрын

    Mashaalla keep going pro💪☝️

  • @SaraMohamed-zt7sq
    @SaraMohamed-zt7sq3 жыл бұрын

    Gaalada sidey ninkan u buubuniyaan looma sheegshego Geesigii muslimka ahaa ee Al Qudus ee so Afjaray Boqortooyadaan Dulmika badneed

  • @ANNA-vh3pi

    @ANNA-vh3pi

    3 жыл бұрын

    Tiimo jiin yuruba dhibaato aan la, arag buu ugeystay

  • @abdirahmansaid2366
    @abdirahmansaid23663 жыл бұрын

    Team #waaberi media waxa ku dhawnahaye 100k Hambalyo Abdirahman

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir79183 жыл бұрын

    mahadsanid wlll

  • @claahimaxamud4970
    @claahimaxamud49702 жыл бұрын

    Waa maxay far qiga u dhaxeeyay maguulka iyo tataarka

  • @raadfilmshd1036
    @raadfilmshd10363 жыл бұрын

    Sxp keep going

  • @umumeyzxuseen5884
    @umumeyzxuseen58843 жыл бұрын

    No so badi insha Allah

  • @farmaamohamed
    @farmaamohamed3 жыл бұрын

    Waabari media ugu imaaw video wax tar leh wllhi 🇸🇴💯

  • @abdialimdheeg9434
    @abdialimdheeg94343 жыл бұрын

    mahaD zaNid zxp. Waxaad noosoo galisaa barnaamijkan xiga. Sida wax looxifdiyo

  • @zaraazaraasahraa9491
    @zaraazaraasahraa9491 Жыл бұрын

    Salalahu calayhi wasalam

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa3 жыл бұрын

    Keep going

  • @suldaanmaxamudcalishire1025
    @suldaanmaxamudcalishire10253 жыл бұрын

    Qayb labaad kasamay wll

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid55063 жыл бұрын

    Asc abdi raxman sxp waxaan rabaa inaan kula hadlo hadaad awoodo sxp

  • @daahirshamis1827
    @daahirshamis18273 жыл бұрын

    Asc Cabdiraxmanow waxaan ahay shaqsi aad ugu taxan channelkan Walina fariin uma qorin chennelska kale een dhagysto kan ka hor,sababtoo ah anigu shaqsi ahaan kan ayaan jecelahy Markaa videos ka aad so galiso aad ayay u yaryiin maalintiina dhowr mar ayaan soo booqda bal inaan arko wax cusub,yada oo uu channelku ii subscribe garaysanyay Markaa waxaan u jeclaan laa maalintiiba hal muuqal inaam ka helo channelka midhkaasba iga badan hhhhh Waad mahadsantay walaal

  • @ifafaalis9384
    @ifafaalis93843 жыл бұрын

    Sxb sidee wax udiyaarisaa bal nala so wadaag aan ka fa idaysane 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏

  • @saacidomar8752
    @saacidomar8752 Жыл бұрын

    Mujrim buu ahaa

  • @royalfilms5196
    @royalfilms51963 жыл бұрын

    Abdirahman Omer! Juhdi buu ku bixiyaa barnamijyada u so gudbinayo waxa inala gudboon waa subscription iyo like. Bahweynta Waberi Media iyo Abdirahman ba waxaan ku boorinayaa dadaalkoda. Dadaalkaad samayso kolayba faido waad ka heli walal dhankuu doonaba ha ahaa.

  • @mariamaosman9915
    @mariamaosman99153 жыл бұрын

    Mahadsanid 👍

  • @abdirazackkhalief1343
    @abdirazackkhalief13433 жыл бұрын

    Masha allah bahda waaberi media

  • @abdiqadirmahdi8858
    @abdiqadirmahdi88583 жыл бұрын

    Ustaad Abdihmaan aad baad umahadsanthy video yadan noocañ ah noo Soo badi

  • @aaminclkareem100
    @aaminclkareem1002 жыл бұрын

    M,a c,rahman all haku barakeyo

  • @cumaraxmedfaarax9487
    @cumaraxmedfaarax9487 Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mohamedabdule1345
    @mohamedabdule13453 жыл бұрын

    Manshalah wa kaso gaarey

  • @abdikadirosman-wq4pd
    @abdikadirosman-wq4pd4 ай бұрын

    Scw❤❤

  • @ilyasarababdi5676
    @ilyasarababdi56763 жыл бұрын

    Alahuma zali cala muxamed

  • @nazrazead
    @nazrazead3 жыл бұрын

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @mohamettahmet490
    @mohamettahmet490 Жыл бұрын

    صلي الله عليه وسلم 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @samater5209
    @samater52093 жыл бұрын

    Miuqaalka dambe fadlan noso bandhig sadaam xuseen ma dambiile ayu aha mise mujaahid.

  • @AasiyaAxmad-m6i
    @AasiyaAxmad-m6i21 күн бұрын

    Scw❤❤❤❤❤❤❤

  • @YaasBoy
    @YaasBoy6 ай бұрын

    Scw scw scw ❤

  • @AsmamaxamedCabdilaahi-in1ey
    @AsmamaxamedCabdilaahi-in1ey3 ай бұрын

    Scw scw scw❤❤

  • @khaledosman4024
    @khaledosman40243 жыл бұрын

    Keep going ustaad

  • @CawilCadooye-if9gz
    @CawilCadooye-if9gz4 ай бұрын

    Scw scw ❤ scw ❤❤❤❤

  • @sir_faatix
    @sir_faatix3 жыл бұрын

    walaal video waan ka helaa soo badi wlal waanad mahadsantahay

  • @aadanxasangaashamo-so9jj
    @aadanxasangaashamo-so9jj Жыл бұрын

    Asalaama calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu Magacaygu waa aaden xasan xAriir Barasho wasaagsan

  • @mohapoy4956
    @mohapoy49563 жыл бұрын

    Zxb masha allah

  • @CabdiraxmaanShariif-xu6dk
    @CabdiraxmaanShariif-xu6dk2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw💯

  • @nuuraxasan6925
    @nuuraxasan69253 жыл бұрын

    Jenkis khan maha ee waa hoolako khan

  • @ahmedmohamuud7667

    @ahmedmohamuud7667

    3 жыл бұрын

    Jinkis khan wuxuu awoowe u yahay hoolaako

Келесі