HOBOLLADA QARANKA WAABERI | HIIL ABWAAN | OFFICIAL Clip MUSIC VIDEO 2024

Музыка

HIIL ABWAAN
ERAYADA ABWAAN BARRE MAX'ED FIIDOW
CODEAYNTA ABWAAN BARRE MAX'ED FIIDOW
MUSIC SUBXAANYO IYO SIIDII
FARSAMADA DUUBISTA SUBXAANYO
CAMERA CARAAYE
EDITED CARAAYE
SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
SomaliSwiss.net #Somali #heeso #somaliculture #somalientertainment #somalimusic
#SOMALISWISS #HEESO #CUSUB bit.ly/SomaliSwiss

Пікірлер: 92

  • @aw-geeddishaambow9792
    @aw-geeddishaambow979214 күн бұрын

    Gabay soo baxay 1996 ayuu ahaa markii hore 1997 ayuu abwaan Barre M Fiidow ka dhigay hees, Hibo Maxamed, Lafoole iyo Khadra Daahir iyo qaar kale ayaa Denmark ku qaaday. Ereyada laga reebay ee gabayga ku jirey waxa kamid ahaa “qaarse iney hugunkii ku ambadeen helay warkoodii” oo loola jeedo fannaaniin salaanka ka dhacday oo durbaan qabiil tumay 1991 waxa kamid ahaa Gaadaco, Magool iyo Cumar Dhuule. Ilaahow na astur. Waa hees qiimo badan oo waddani ah.

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    14 күн бұрын

    walaahi waxa baad ku dhigtay kkkkkkkkkkkkkkk

  • @Moryanka01

    @Moryanka01

    14 күн бұрын

    gabaygas intee ka heli karaa wllhi internetka malaga helaya asoo qoran

  • @abdulahiabdi4213

    @abdulahiabdi4213

    13 күн бұрын

    @@aw-geeddishaambow9792 Omar dhuule intee uga dartay

  • @gday9659

    @gday9659

    13 күн бұрын

    @@Moryanka01 KARBAASHKAAN KU SOCDA DAAHA GAAS KA HOR LEEXO YUUSAN KUGU DHICINE

  • @FAli-ec8pn
    @FAli-ec8pn14 күн бұрын

    Hal abuurahii dacaad wa hees Abwanada somaliyed ku socoto inta cafimaad qabta ❤

  • @siradm

    @siradm

    14 күн бұрын

    Intan caafimaad qabinna waa u ducaynaynaa

  • @ugaaz
    @ugaaz14 күн бұрын

    Malaha Da’deeydu inteey Jirtayba (Millennial) Farshaxan Nuucaan ah horay looma curin. Heeskan Kuma Koobna Kaliya Fanaan Abwaan iyo Suugaan inta halmaanta ee Waa Hal Abuure kasta. Fariintu si togan beey laabteena usoo gaartaye Mahadsanid Abwaan Barre Fiidow iyo Hobolada Qaranka 🙏🏽

  • @saidomohamed2554
    @saidomohamed255413 күн бұрын

    Abwaan, wuu, la hadley ,cafimaadkana waa, shey qaaliya ❤❤❤, ilahay Somalia, xaqa tus 😭😭😭

  • @Sabirin59
    @Sabirin5914 күн бұрын

    Masha alah wlhi waligay video ka babadan ma dhagaysan ama hees ka dher 1842 daqiiqo miya qof waxan ahay wadaniga iyo wax yabaha xigmada jecel o mel dher wax ka aragta 🤘Ala ya koxdas igu dara jah hadan xamar jogo wanku biiri lahaa balseh ilahay wu igayn karaa ❤️wan jiriricoda markan wax dhiga somalinamada🇸🇴wada jirkeda tabanaya arko🤝o wano ah ama dhagaysto 🥰😭🤘💯💯💯💯 wax kasto wanagsan ba 😪 gulaysta fananiinta mesha tagan intuba wanag bay ku hadlayan iyo xigmad wayo wa dad somaliyed🇸🇴💪 bal car hala arko family cuqdadland o iyago gulub nocano kale ah o kheyr ku hadlaya inay intas oyayan o wax aflagaden yan mahane wa oramo walaysan kuwasi somali ahayn😡 islamnimaduna wayku yartahay ilahay haso hadeyo wixi lunsan o somali ha mideeyo Aamiin fananintas dad badan ban ka garanaya sida fanankas weyn ee lafole iyo xawo dagen farxiyo xalan dadkii besha calamkana buq loma rabo kenay 😎😂m.a waxano fananin cul culus ah xamar caday bay joogan gulaysta dhamantin wixi kheyr ka shaqeyo dhanba fanaan iyo Abaaan iyo shiikh iyo shariifba wa mesha bulshadu ka hagagto halkasi ilahay ha hadeeyo wixi naga lunsan o dhanba Aamiin Aamiin ❤🤲🤲7/8(2024)isnin🤍🤲🤲🤲

  • @suheilaabdulahi1604
    @suheilaabdulahi160414 күн бұрын

    Masha Allah SOMALIA 🇸🇴 HA NOOLAATO CADOWGEEDA HA JABO ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤

  • @MrAbass-kv9ej
    @MrAbass-kv9ej14 күн бұрын

    Best words, machallah but the camera is hurting my eyes. Please this advice is for camera people stay in one position... thanks

  • @falisa576
    @falisa57614 күн бұрын

    Somaliya guul iyo gobanimo Cadowgeenu iyo kuwa dabadhilifka U ah Allaha naga qabto

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz14 күн бұрын

    Abwaan barre fiidaw leenta xilmad macno leh abwaankaan ummadda soomaaliyeed usheegayn afkiisa ha qabsado. waqtigii saxda ahaa ayuu sameeyay. Abwaan sharaf kunoolaw.

  • @mohamedadil887
    @mohamedadil88713 күн бұрын

    Dhaqamada haraaga ah Adaan ku hiliba ruugayne. Hebheb qabiil aadan kuhamiyeen beene.❤❤❤❤❤

  • @qabilamoussa360
    @qabilamoussa36014 күн бұрын

    ❤Guul somalie de Somalie awdal

  • @muxudiinxuseen1344
    @muxudiinxuseen134414 күн бұрын

    Walle Abwaan baa helay Kuwii Aflagaadada waday. ABWAAN BARRE MAXAMED FIIDOOW LEENTO NOOLOW WALIGAA.

  • @gday9659
    @gday965913 күн бұрын

    KOOXDAN WAXAY SOO CELIYEEN HAYBADDII FANKEENNA. WAA FANNAANIIN XUL AH OO AAD U COD MACAAN. HEESTAANNA WAA HEES UU KU FARAYARAYSTAY ABWAAN BERRE FIIDOW. NAGA GUDDOOMA SALAAN DIIRRAN.

  • @laylaali2477
    @laylaali247714 күн бұрын

    Asc Soomaali weyn waxaan inoo Rageynayaa in waayi galinta iyo waanada Abwaanka wax lagu qaato Alow Ina Hanuuni oo Danta Dalka iyo Diinta Xaqooda Ina it’s Aamiin

  • @ahmedanalyser2114
    @ahmedanalyser211410 күн бұрын

    This is Art Sharaf abwaan alle kuma sharfo ninka somali neceb. Somalilander asalka ahi ma neceba walaaladood soomali

  • @Wardhere77
    @Wardhere7714 күн бұрын

    Masha allaah ❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MohamedMohamedAhmedMouss-pi4mj
    @MohamedMohamedAhmedMouss-pi4mj9 күн бұрын

    Ohh ! ! ! I love your so beautiful song, concerning our each, individual engagement ! God bless you, today and forever, amin ! Vive la République Fédérale de SOMALIE 🇸🇴 !

  • @fatxiyamohamud7945
    @fatxiyamohamud794512 күн бұрын

    Hayb hayb qabiiliyo adaan ku hamiyeyn beele✅ Haluulaha jahliga baas adaan ku hindisonene✅ Dhaqamada haraaga ah adaan ku hilbo ruugeyne ✅ Wan qiiroodey 😔🥺

  • @caashom624
    @caashom62414 күн бұрын

    Alleylehe daaha gaas waa loo jawaabay

  • @ciinka-t1r
    @ciinka-t1r14 күн бұрын

    Heesta waa kii aan u baahneen mahadsanid abwaan barre fiidoow🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @qabilamoussa360
    @qabilamoussa36014 күн бұрын

    Madha Allah❤🇸🇴🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @razmegage7918
    @razmegage791814 күн бұрын

    Best song ever. Maanshallah cod, xigmad, waano, musik.

  • @abdimohamed7967
    @abdimohamed79679 күн бұрын

    Waa abwaan cabdi beydhabo,waa hees qalbiga wadaniga taabaneysaa,waxaan ku boorinayaa abwaanada dariiqaa iney maraan. Waxaa is waafaqsan laxanka,muusiga iyo codka. Hambalyo waan ku deyanaw

  • @user-xh2do9fq4u
    @user-xh2do9fq4u14 күн бұрын

    Aleylahe wsa hees fadhida dhinac walbo oo wacyi galin abwaanada somaalida

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel682314 күн бұрын

    Hal abuuradaa iyo fanaaniintaa iyo culuumadaa waa horseedka umad ey ku hagaagto hadey iyaguu wanaagsanaadaan😢😢😢 intabaa waa nahagradeen

  • @qabilamoussa360
    @qabilamoussa36014 күн бұрын

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax899813 күн бұрын

    Abwaan afku uma go o, intaas ayey soomaali u baahantahay

  • @user-bo4wn2zy5i
    @user-bo4wn2zy5i13 күн бұрын

    Waa Gabay hees laga dhigay music la saaray

  • @qabilamoussa360
    @qabilamoussa36014 күн бұрын

    ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamednourhappy-qeys5805
    @mohamednourhappy-qeys580513 күн бұрын

    Adigaan Hareer Uga Baxeyn Hilinki Toosnaaye✅ Haduu jiro Xishood wali adigaa Huwan Amaantiiye✅ Hal Abuurihii Daacadoo HiilTir Shacabkaaga✍️

  • @qabilamoussa360
    @qabilamoussa36014 күн бұрын

    ❤Masha allah Guul somalie

  • @AsadNuur-or9tt
    @AsadNuur-or9tt14 күн бұрын

    Masha Allah ❤🎉❤🎉

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk12 күн бұрын

    Masha alaah congratulations

  • @FadumoKeenan
    @FadumoKeenan14 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ilbirlyrics
    @ilbirlyrics12 күн бұрын

    Abwaan Barre Maxamed fiidow Leento Erayo iyo Laxan cajiib ah

  • @user-rj3fw9fp3d
    @user-rj3fw9fp3d4 күн бұрын

    Bare fidow hestaan waa ku farayareeystay waana hees qaymo badan iyo cibraqaadasho lakiin cabtooy dhalo hameen dhaafiya raadinaaya ayaa qaymaha fanaanka meel kale la aaday waa taas heestu waxa ay tilmaamayso mahadsanidiin abwaan

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax899813 күн бұрын

    Mansha allaah, sooomaali , isusoo dhawayn bay u baahantahay

  • @Mr24may1991
    @Mr24may19913 күн бұрын

    Ximaarka sawir qaadaha waaba eber, maxuu u qalqaloocina sawirka

  • @farhiyamahamud35
    @farhiyamahamud3512 күн бұрын

    ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @SayidKheekh
    @SayidKheekh12 күн бұрын

    Mnsha allah guul somaliya

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail198413 күн бұрын

    Congratulations Happy week

  • @MohamedMohamedAhmedMouss-pi4mj
    @MohamedMohamedAhmedMouss-pi4mj5 күн бұрын

    Waberi, vous nous proposez, à nous tous, 🇸🇴 Somalis , un extraordinaire défi sur les questions si determinantes de l'engagement pour son pays sa partrie ! Vous êtes tellement admirables ! ❤ ! Hambalyo aan la koobi karin ! Walalayal, jiira oo jooga, amin ! Amaan ta oo uu hooreysso, idiinka ayaa leeh !

  • @qabilamoussa360
    @qabilamoussa36014 күн бұрын

    Guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @qabilamoussa360
    @qabilamoussa36014 күн бұрын

    ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹

  • @QabilaMoussa
    @QabilaMoussaКүн бұрын

    Gul ❤ somlie ❤

  • @laylaali2477
    @laylaali247714 күн бұрын

    Waa Murti wax weyn ka badeli karta Shacabkan kala baaday

  • @myway3801
    @myway380112 күн бұрын

    Hees fican waye Lakin wali ma fahmin waxy ku socoto🎉🎉🎉

  • @samsamtesoro5703
    @samsamtesoro570314 күн бұрын

    Wish abwaaniinta inay dalka dib u dhiskiisa ka shaqeeyaan and not kala Gayndah beelaha somaliyeed

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral109614 күн бұрын

    Waa hees qiimo badan leh Barre Maxamed Fiidow waa abwaaniintii hore ee asalka ahayd, laakiin maanta shaqayn mayso oo dhegahayagu ma maqlayaan, waayo Hasha libaax arkaysaa ma godlato. Wadanka Xasan iyo Fiqi iyo kuwo la midka ahi ay hogaamiyaan hagaagi maayo.

  • @abdirisaqismael
    @abdirisaqismael7 күн бұрын

    heestan 1997 iyo sweden waxaana qaadi jiray khadra daahir hibo nuura maryan mursal xabibo toxow abdinuur alle m x lafoole mirihii bare maxamed fidow

  • @ahmedkhalifgure9659
    @ahmedkhalifgure965914 күн бұрын

    Cajiib "Kii aan hagar la'aan fulin karayn waajibka horyaala. Qaar murtida Colaad ku huriyoo hoogan baa jiraye. Fidno huruda waxaa toosiya hadal xun weeyaane. Af-ka haysta ama khayr bulshada hoga tusaaleeya".

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk12 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhassan4590
    @mohamedhassan459014 күн бұрын

    Soomaliyay dantada u midow

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed438013 күн бұрын

    Safiya Maxamed MaashAllah gabadha meesha ugu qurux badan ugu hanaan wanaagsan, Waliba ugu jiliinka fiican. Qoftaas oo ruwaayad ku jirta ayaan jeclaan lahaa in aan arko. Markii ay microfoon qabsatey laba gabdhood baa is yara eegay “ Waa noo dhamaatey camal “ 😀 kaftan

  • @libax2866
    @libax286612 күн бұрын

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @isterCali
    @isterCali14 күн бұрын

    Hablo aan madfac geeyn maxaa haadku ku casheeyay

  • @user-yy6yq5qj7u
    @user-yy6yq5qj7u14 күн бұрын

    I ❤ you

  • @waayaAragYouTube
    @waayaAragYouTube14 күн бұрын

    Fanaaniinti Horay Wax uga qaaday waxaa Uga jira Lafoole

  • @user-wn9rk1qm2l
    @user-wn9rk1qm2l14 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zakihajji4024
    @zakihajji402413 күн бұрын

    Kuwaan Qaarkood ayaga isku dhago Hadlooyo Xaawo Dagan Muraayo iyo intii Heestii Buuryo qaaday ayaa Wadani iska keen dhigaayo Soomaalinow Xaal qaado

  • @munakahin3750
    @munakahin375014 күн бұрын

    Daaha gaas u hili shacabkakaga

  • @umumohamed4087
    @umumohamed408714 күн бұрын

    Shalay meshi maha medkuna dharartisa

  • @shacbaanahmed
    @shacbaanahmed10 күн бұрын

    Hadal iska caadi ah ayaa hees loo niyooday cajaaib, waar xikmaddii awdey?

  • @AKLIBAN
    @AKLIBAN14 күн бұрын

    Wale Wa heesti qarniga,

  • @ibrahimsaleban
    @ibrahimsaleban12 күн бұрын

    tani hees way dhaafte magac kale haloo bixiyo

  • @ahmedanalyser2114
    @ahmedanalyser211410 күн бұрын

    Ax Ax Magacaaga alle bi Qofkii Sameeyey Amxaar baa somali nooga dhow meel xun buu dhigay Somaliland baad ceebaysay. Nacdali ku kortay Somaliland shacabka nadiifta ahhi way ka xun yihiin heestii aan nasabku samayn

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin656912 күн бұрын

    beenta naga daaya waabari iyo siyaad bare way is raaceen wax kale ku sheega

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed43809 күн бұрын

    Soshiyal wuxuu u ekaadey odey biyoole ah ama Badar Suuq bacaad ku beegaaya 😂

  • @xayatimaxamed9758
    @xayatimaxamed975813 күн бұрын

    qiiradii nalagu sirey 1960kii kadib maxaa dhacay ma lagase garaabey 1988kii soomaliyeey naxliga iyo xaasidnimadu idinkay idin biya dhigtee fasaxa goboladayada waqooyi hadaad walaalnimo iyo somalinimo xeerinaysaan☝️taariikhdu iyadaa is qorta

  • @HalaMadrid-qt2zq

    @HalaMadrid-qt2zq

    13 күн бұрын

    @@xayatimaxamed9758 akhiiro ikhiro ka fikir hunno tan wa aduunyo.2 ba mittir xabaal aya ina sugaysa.

  • @muxudiinxuseen1344
    @muxudiinxuseen134414 күн бұрын

    YAA HAYA AYADOO QORAN AMA ?MEEL LAGA HELI KARO

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed214 күн бұрын

    XABAD KAMAAN FAHMIN!! 😂 DEE USHEEGA KAN MEESHA MADAXTOTADA FADHIYA, EE XOOLIHII UMMADA CUNAY!! XABAALIHII BUU IRZAAQAD KA DAYEY!!(SUB HAN ALLAH)!!

  • @baaricunugeey1462

    @baaricunugeey1462

    14 күн бұрын

    @@shukri114mohammed2 wax fiican sheeg ama aamus.

  • @suheilaabdulahi1604

    @suheilaabdulahi1604

    14 күн бұрын

    @@shukri114mohammed2 laguma talo galin inaa fahanto adi waayo xabashi baa ku hadashaa dee 😂😂😂😂 gaalo raac yahay page ka Somaliweyne ka dhamaaw

  • @Matildaschannel-kx8rz

    @Matildaschannel-kx8rz

    14 күн бұрын

    @@shukri114mohammed2 kolkii si qurux badan ciidamado loogu dhiso hadhaw ayaad oran doontaa xarunta ciidamadda tan ugu qurix badan kudarso awooyaashay xiligii ina siyaad barre waa lafasgay mana garaneeno meel lageeyay.

  • @Sumadeena

    @Sumadeena

    14 күн бұрын

    Oromo si fiicaan marka afsoomaali u baratid ayaad fahmaysaa.

  • @siradm

    @siradm

    14 күн бұрын

    Xabbad kama fahmin? Waana ka jawaabee miyaa? Sida aad u hadlayso Marka laguu tixgaliyo inta lala hadlaayo iyo inta madaxtooyada loojoogaba kamid maahid marka isaga aamus

  • @ciinka-t1r
    @ciinka-t1r14 күн бұрын

    Heesta waa kii aan u baahneen mahadsanid abwaan barre fiidoow🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @ahmedanalyser2114
    @ahmedanalyser211410 күн бұрын

    Ax Ax Magacaaga alle bi Qofkii Sameeyey Amxaar baa somali nooga dhow meel xun buu dhigay Somaliland baad ceebaysay. Nacdali ku kortay Somaliland shacabka nadiifta ahhi way ka xun yihiin heestii aan nasabku samayn

  • @ciinka-t1r
    @ciinka-t1r14 күн бұрын

    Heesta waa kii aan u baahneen mahadsanid abwaan barre fiidoow🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @ciinka-t1r
    @ciinka-t1r14 күн бұрын

    Heesta waa kii aan u baahneen mahadsanid abwaan barre fiidoow🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @BurhaanMuxuyidin-yg9ut

    @BurhaanMuxuyidin-yg9ut

    12 күн бұрын

    kooxdii yar yarayd hadda ayay u ekaadeen Waabari, waxaana taas keeneysa Abwaanka sameeyay oo ah fara kutiriska kaharay Abwaanadii hore.

Келесі