No video

Koox 150 Sano Caalamka oo dhan Cabsi Ku Riday | Al Xashaashiin |

Пікірлер: 222

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow17145 ай бұрын

    RAMADAN MUBARAK ☪️

  • @xusnimoha8352
    @xusnimoha83525 ай бұрын

    0:33 wll aan kaa saxo qalcaddu ma ahayn qalcadii dhimashada ee "الموت" ALMOWT ee waa آلموت sida loogu dhawaqana waa "AALMOT" oo ah kalmad faarisi ah (iiraan) oo loola jeedo "عش النسر" ama aqalka yaree caws cawska ah ee shimbirka galaydhka mhdsnid

  • @Dhambaal-1
    @Dhambaal-15 ай бұрын

    Mar aan aqrinaayay buuga geesiyaal taariikhda galay ayaan magacan xashaashiyiinta anoo is leh taariikhdooda baadh waanba waayay hal somali ah ooka hadlay mahadsanid ustaad omar inshar

  • @williamwilliam1337

    @williamwilliam1337

    5 ай бұрын

    Taariiqdodo dhamystiran ugu tag sahanka xogaha taxanahihisa buuga antikhristoos

  • @Dhambaal-1

    @Dhambaal-1

    5 ай бұрын

    @@williamwilliam1337 oo taxanahaas waanba dhagayste xalqadehee ku jiraan xashaashiyiintu wll

  • @smaliwolf

    @smaliwolf

    5 ай бұрын

    ka dib ma dareentay in luqadaada tahy mid liidato hahah 3 luqad hadii aad taqaanid waxaa tahy qof aqoonyahana waaqicigaan sxb marka Arabica iyo eng iska dhis

  • @derow17
    @derow175 ай бұрын

    SH,IBNU CUSAYMIIN 📌(inuu qofku daawadu musalsalo xun bisha ramadaan waka xaaran, bilaha kallena waa ka xaaran, laakin bishan ayaa xaarantinimayynteedu adag tahay, sababtoo ah bishani waa bil cibado, waana bil alle laga cabsado, oo waxyaalaha la xaarantinimeeyay laga dheeraado.)

  • @MowlidAhmed-zd5yw

    @MowlidAhmed-zd5yw

    4 ай бұрын

    Masha Allah Jazakumu Allahu kheyra

  • @Raaginho
    @Raaginho5 ай бұрын

    Ramadaan mubaarak Umada soomaaliyeed😊❤🇸🇴

  • @Animx185

    @Animx185

    5 ай бұрын

    Sidoo kale

  • @AbdisalanAsadMohamed

    @AbdisalanAsadMohamed

    5 ай бұрын

    Ramadan wacan oo wanagsan

  • @AbdirahmanMoalim-ef1nc
    @AbdirahmanMoalim-ef1nc5 ай бұрын

    Ramadaan Mubarak juma Mubarak ✅

  • @walal88888
    @walal888885 ай бұрын

    thanks teacher ❤🎉

  • @shijo2055
    @shijo20555 ай бұрын

    اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲

  • @IqroIbntuYuusuf
    @IqroIbntuYuusuf5 ай бұрын

    Mahadsanid Wllo Alle Haku Barakeeyo Adigne

  • @user-fh6hh7ki3u
    @user-fh6hh7ki3u5 ай бұрын

    MashAllah dhalinta iyo dowlada sida ad uwacyi galiso wn ka helay

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam13375 ай бұрын

    Sobobta xashashiin loogu bixiyay waxay beeran jireen gedka mandoriyaha ee aan unaqaano xashiish geedkas ayaa lasiin jiray koxda hawlgalka loo dirayo wayna is midaamin jireen saan ku maqlay taariikhdooda

  • @hassanhajjiaddowabdulleyal1122
    @hassanhajjiaddowabdulleyal11225 ай бұрын

    Mahadsanid Walal Cumar xashaashiinta taariikhdooda aad baa u doonaayey

  • @AbdiqaniAhmed-no3kz
    @AbdiqaniAhmed-no3kz4 ай бұрын

    Muhammad alp arsalan sultan iyo abaanduule kamid ah kuwa ugu fiican islaamka ❤❤❤❤

  • @siciidcadde6870
    @siciidcadde68705 ай бұрын

    Shukran ustaad no soo badi fiidyowyada nocan oo kle ah🙏

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN5 ай бұрын

    *FARRIIN CUMAR* Cumarow waxaan arkay podcast lagu waraysanaa Sh Cabd3lrashid Cali Suufi. Af Carabina ku baxaa walaaloow booskaa waa kaagii wadaadkana isla joogtaane noo billaaw waraysiyada CULIMADA iyo dadka Haldoorka noo ah.❤1

  • @user-or9zb2nz3m
    @user-or9zb2nz3m5 ай бұрын

    Asc wall cumar wa mahadsantahay runti wan la socda muqaladada ila 2020 wana muqalo fa ido waynle waall waxan doonayaa in aan ku waydiiyo su aalo badan oo ay ka mid tahay sher xirfad magaranayo melan kala soo xiriiro fadlan ila soo xiriir markale wa mahadsantahay macalin waxan ilahay kaga baryaya inu ku siyo cimri dheer wall cumar waxan rajaynaya inaad ila so xirir dontid insha alah

  • @shaykhcawil9958
    @shaykhcawil99585 ай бұрын

    Dadka khuraafadka aaminsan ayaa ugu dhib badan umada waayo wax khaldan ayuu aminsanyay mana is dhiibayo waxna kaa maqli maayo waayo adiga wuxu kaa aaminsanyahay qof qaldan waa sida kuwa hada wadankeena sidaa u galay oo kale

  • @omarmohamud6711
    @omarmohamud67115 ай бұрын

    Nimankaas waxee utaariiq eg yihiin khawarijta alshabab

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed15985 ай бұрын

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @khadarhassan9786
    @khadarhassan97864 ай бұрын

    Omar in shaar 💯💯

  • @RaageAli-qk4ot
    @RaageAli-qk4ot5 ай бұрын

    Masha allah

  • @user-or9zb2nz3m
    @user-or9zb2nz3m5 ай бұрын

    Asc wall cumar ramadan kariim wa mahadsantahay wan la socda muqaladada ila 2020 wana muqalo fa ido badan wall waxan rabay inaan ku waydiiyo su alo badan oo aykamidtahay sher xirfad ma aqano melan kala soo xiriro fadlan wall cumar inshaar markale wa mahadsantahay macalin waxan ilahay kaga baryaya inu cimri dheer ku siiyo waxan rajaynaya ina ila soo xidhidhid inshaa alah

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman57165 ай бұрын

    Ramadan Mubarak ❤️

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed15985 ай бұрын

    ALLAHU AKBAR☝️🥺💯

  • @zuusuu66
    @zuusuu665 ай бұрын

    Shukran akhi

  • @kalatuuraaye.7106
    @kalatuuraaye.71065 ай бұрын

    الحشاشين 😂😂😂😂😂😂 waa darooga socoto yaah

  • @shaykhcawil9958
    @shaykhcawil99585 ай бұрын

    Tusaale somalidu qabiil markay isku dilaan way heshiiyaan akhirka waayo marka xamaasada laga reebo way ogyihiin inay khaldanyihiin, lkn kuwa bidcada ama xagjirka waa kansar waa waxkaa mida hadana ku dilaya aaminsan inuu dilkaaga ku janatagayo kawaran waa dhibka ina haysta maanta good example

  • @sacdioabdirahman22
    @sacdioabdirahman225 ай бұрын

    1 million coming soon wll omar🎉

  • @apdalladahir488
    @apdalladahir4885 ай бұрын

    Aaad ban u xiisanaynaayay ururkan tarikhdisa mahadsanid omar inshar

  • @MascudCabdi-jc4xu
    @MascudCabdi-jc4xu5 ай бұрын

    Coming soon 1m insha allah

  • @sacadomar2354
    @sacadomar23544 ай бұрын

    Waa nimanki kuso can baxay beritanka iyo cabista xashishka adna way uhalis badnayen

  • @user-or9zb2nz3m
    @user-or9zb2nz3m5 ай бұрын

    Mahadsantahay

  • @IsraaSaid-lx8vb
    @IsraaSaid-lx8vb4 ай бұрын

    M,a wlo ilhy cilmigaga haku barakeyo ilhy jnda ha ku geyo ❤❤❤

  • @hollaatme2991
    @hollaatme29915 ай бұрын

    Magaladan cadi maha, Isfahan😂 aan isfahano

  • @user-xw7xn4du4r
    @user-xw7xn4du4r5 ай бұрын

    Omar waxad ka soo hadashaa bal mawduuc nooga soo diyaari ninka ugu awooda badan wadanka iran

  • @abaadirmuxumad2458
    @abaadirmuxumad24585 ай бұрын

    a sanbus iyo bajiyo kubasholaye tariikhahan Noo sobadi sxb

  • @shankaraaj
    @shankaraaj4 ай бұрын

    Ustaad cumar inshaar guuleso ❤

  • @Siciid22
    @Siciid225 ай бұрын

    From Somaliland ❤

  • @Freestylerfutbol
    @Freestylerfutbol5 ай бұрын

    Safhaan ama sahbaan waa tuuladii salmaan ibnu faaris rc

  • @abdinorkhalif3165
    @abdinorkhalif31655 ай бұрын

    الأول جمعه في رمضان

  • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582
    @abdinaasirmuhyadiinhassan65825 ай бұрын

    Ustad Vikings kasoo hadal ayagana ✋️

  • @Drs.nimconashad

    @Drs.nimconashad

    5 ай бұрын

    Ila mid tahy ileeen saan urabo❤

  • @ismaaciil8088
    @ismaaciil80885 ай бұрын

    Cumar inshaar mahadsanid Ramadan kariim

  • @zumeerboy
    @zumeerboy5 ай бұрын

    صلی اللّٰه علیــــه وسلم ❤️

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed15985 ай бұрын

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @BileMakhtal
    @BileMakhtal5 ай бұрын

    Eid mubarik qarabo 😮

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale5 ай бұрын

    Kun jeer mahadsanid Ustaad cumar inshaar

  • @user-qu3py6zp3x
    @user-qu3py6zp3x5 ай бұрын

    Cumar inshaar hadii ay gabdhaha ku dhageysan waayeen ha u qaban tlie raga baa ku dhageysta🫡❤

  • @Kaligeed-Amiirad

    @Kaligeed-Amiirad

    4 ай бұрын

    MXa ku dhacy gabdhaha😂😂

  • @waliehelmimiguil2981
    @waliehelmimiguil29815 ай бұрын

    Mahadsanid wll cumar inshaar

  • @Dhalintamaanta-lr5pw
    @Dhalintamaanta-lr5pw5 ай бұрын

    Qoyskaa Asfahaan baan kugu marti qaadaynaa Haday Shiico yihiin hau tagin waa mujrimiin Hooyadeen Caaisha dhilobku sheegayee😢😢😢

  • @user-tv2gz6qt6q
    @user-tv2gz6qt6q4 ай бұрын

    Omar inshaaar

  • @Suhayb-sancho6
    @Suhayb-sancho65 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad 🙏

  • @User7654suy
    @User7654suy4 ай бұрын

    ‏صلاح الدين الأيوبي💪☪️✅🙏

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk5 ай бұрын

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @AbdirahmaanAangale
    @AbdirahmaanAangale5 ай бұрын

    Allahu akpar Allahu Allahu akbar❤❤

  • @user-qw3nt4pz1x
    @user-qw3nt4pz1x5 ай бұрын

    Omarow maa noo bilawdid qisooyinkii sonkii hore qowmu cad khadir codsi wa hadi ad awodo 🤔❤

  • @watchwithme4303
    @watchwithme43033 ай бұрын

    Wll hakabad badinin waayo shiicada ma aamin sano iney qum ka fadhlibadan tahay macca ayaga ayaa marwalbo sheego mesha ugu gadhli badan adunka lkn waxey dahaan kaliya waxaa ka fadhli badan masajidka nabiga ee madino

  • @guuleeddaahir3525
    @guuleeddaahir35255 ай бұрын

    Ninkii caanka ahaa ee Taymuur Linki isagana kasoo hadal Ustaad.

  • @hassanabdiyuusuf
    @hassanabdiyuusuf5 ай бұрын

    Cumaraw ma laga yaab in manta tafiirti xashaashiyintu manta dunida sarayihin wiliba joogan somaliya oo ay joogan iyago labo kooxoda mid waa alshabaab midna waa siyasiyinta

  • @PinaBinianimals

    @PinaBinianimals

    5 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @Dhambaal-8
    @Dhambaal-85 ай бұрын

    ما شاء الله غفر الله ذنوبك يا أخي

  • @molil3853
    @molil38535 ай бұрын

    The best youtuber somali in all times ❤

  • @dadirhero24
    @dadirhero245 ай бұрын

    Walaalkey muqaaladaada %99.9 wn kubraxeystaa lkn shaki la'aan qof kastaba luqad ayuu leeyahay sidoo kale lahajadahu wey kala duwanyijiin marka qofn luqad ha ku dhaliilin, lkn sida kale muqaalkn wx bdn ayaan ka faaiidnay shukran

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    5 ай бұрын

    lahjad yaa ka hadley waa yaabe

  • @Mohamed-wz7nw
    @Mohamed-wz7nw5 ай бұрын

    Ramadaan kariim

  • @abdimahamed8782
    @abdimahamed87825 ай бұрын

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤

  • @Sumayo143
    @Sumayo1435 ай бұрын

    M.allah

  • @user-ur7zg5mx7z
    @user-ur7zg5mx7z5 ай бұрын

    Ramadan Mubarak 🌜

  • @user-lr2pu5hc8b
    @user-lr2pu5hc8b5 ай бұрын

    Masha Allah my brother keep going

  • @dekaadar9636
    @dekaadar96365 ай бұрын

    Ramadan Mubarak

  • @zakariye________jr1568
    @zakariye________jr15685 ай бұрын

    Cumar inshaar zhp horay u soco wllhi bulshada shaqo fiican u haysaa guulayso wlle ✊️🤍

  • @abdulabbas314
    @abdulabbas3145 ай бұрын

    Ramadan mubarak

  • @user-id9vr3xn8c
    @user-id9vr3xn8c5 ай бұрын

    Wcs

  • @AhmedAbdi-zc8jh
    @AhmedAbdi-zc8jh5 ай бұрын

    ALxashaashin badhiniyeen musalsalsalo badan ayaan ku dawadey waana ku mahadsantahey omar inshar

  • @cawil252
    @cawil2525 ай бұрын

    Macquul maaha inaan qudus xorey no ayada oo wahaabiyadu heystaan xaramka😢😢😢

  • @maryammohamed973

    @maryammohamed973

    5 ай бұрын

    😂😂 I. A idinka inaa fikirka qaldan idin ka xoreeno rajeynaa 😊

  • @weersanmedia4226
    @weersanmedia42264 ай бұрын

    Waa shabaabki waqtigaas

  • @MohamethCusmaan
    @MohamethCusmaan5 ай бұрын

    Ramadan muparak ustaad

  • @user-yv3of1gy1c
    @user-yv3of1gy1c5 ай бұрын

    Ramadan mubar ak umada soomaaliya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @axmedkalluun9228
    @axmedkalluun92285 ай бұрын

    Qisoyinkan oo kale no soo badi omar

  • @taaloogyare11
    @taaloogyare115 ай бұрын

    Somalia Ku beereen

  • @anwaar.adaan.maxamud
    @anwaar.adaan.maxamud5 ай бұрын

    Xashashiyinta waxan ku dawaday musalsalka ladhoho salaxudin ayyub runti waa dad dhiibato badan o meelkaste way taganyin sida filimka kamuqata waa koox aad u haalis badan ayaa lagu matalaya

  • @HamdiNazreth-ru9ww
    @HamdiNazreth-ru9ww5 ай бұрын

    RAMADAN MUBARAK

  • @omarhaashi9990
    @omarhaashi99904 ай бұрын

    Jazaakallaahu kheyr akhiiyow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IbraahimYuusufyaasiin
    @IbraahimYuusufyaasiin5 ай бұрын

    Bishaan walaal omar cinwandan nocan inoso badi🙏

  • @zakihmustafe1751
    @zakihmustafe17515 ай бұрын

    Ramadan muparak 😊

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv5 ай бұрын

    Thanks well done

  • @sacadfarhanahmed8378
    @sacadfarhanahmed83785 ай бұрын

    Ogaansho guulayso saaxiib

  • @drsharmaarke7013
    @drsharmaarke70135 ай бұрын

    Qofkii daawaday musasalka salajiqada baa fahmi kara

  • @user-ix3ks8ju9q
    @user-ix3ks8ju9q5 ай бұрын

    First coment

  • @bile-25
    @bile-255 ай бұрын

    Kooxdaan hada waxay ku jiraan musasalka laga samayy salahudiin ee kudüs salahudeen

  • @aminabdi94
    @aminabdi945 ай бұрын

    Maanta waxaad tidhi waa qiso macaan waana runtaa oo waa qiso waji leh. Lkn qisooyinkaaga kale ma macaana oo adaa waju u sameeya xagaad doontidna mariya adoo fikirkaaga war wareejinaya

  • @Najmo.qurux.
    @Najmo.qurux.5 ай бұрын

    Game laga sameyay assassin screen Vallhala iyo assassin black falag iyo assassin micraad❤

  • @user-pe1pu3zv4l
    @user-pe1pu3zv4l5 ай бұрын

    RamadaN mubaraK

  • @Hakiminho141
    @Hakiminho1415 ай бұрын

    7:43

  • @ahmedmohamudduale2797
    @ahmedmohamudduale27975 ай бұрын

    Ramaadan Mubarak

  • @livethereality2941
    @livethereality29415 ай бұрын

    Masha Allah

  • @sakariyemustafe-uo9go
    @sakariyemustafe-uo9go5 ай бұрын

    Subxaana llah

  • @aneexo5313
    @aneexo53135 ай бұрын

    7:32 Cumaroow noosoo badi waxaad tahey xqq taariikh nagu dhex jira inaan maqlo xashaashiin caawaa iigu horey

  • @cabdirisaaqxasan7620
    @cabdirisaaqxasan76205 ай бұрын

    Ramadaan mubaarak

  • @AbdirahmaanAangale
    @AbdirahmaanAangale5 ай бұрын

    Ramadaan mubaarak❤

  • @Bezaani
    @Bezaani2 ай бұрын

    Alamut weyaan prother 🖐🏻

  • @user-nl1yn1bo7f
    @user-nl1yn1bo7f5 ай бұрын

    Nabiga kusaliya walal ❤❤❤❤❤

  • @XamseAbdirahmaan
    @XamseAbdirahmaan5 ай бұрын

    Ramdan mubark

Келесі