No video

Qolka 39 | Qolka kaliya ee ilaa maanta aysan sirdoonada aduunku ogaan waxa ka dhacaya dhexdiisa!

Qolka 39 | Qolka kaliya ee ilaa maanta aysan sirdoonada aduunku ogaan waxa ka dhex socda!
-------------------------------
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 214

  • @smartsignals3311
    @smartsignals33113 жыл бұрын

    Maanta ayaan si toos ah u soo koray saaxada youtube guul ii rajeeya 😍 WAA DHIIRIYE WALAALKEEN 😥; CABDIRAXMAAN WAABERI: "Guul ayaan kuu rajaynayaa wll iyo in alle kula garab galo".

  • @Waaberi-Media

    @Waaberi-Media

    3 жыл бұрын

    Guul ayaan kuu rajaynayaa wll iyo in alle kula garab galo

  • @cali_cabdicasiis.

    @cali_cabdicasiis.

    3 жыл бұрын

    @@Waaberi-Media aamiin

  • @smartsignals3311

    @smartsignals3311

    3 жыл бұрын

    @maxamed cabdikariin cusub

  • @cali_cabdicasiis.

    @cali_cabdicasiis.

    3 жыл бұрын

    @maxamed cabdikariin saxiib waxaa loola jeedaa hadaan qaldaneen ugub=cusub. Yacnii waxbilow ah oo cusub.

  • @cali_cabdicasiis.

    @cali_cabdicasiis.

    3 жыл бұрын

    Hori usoco waanku dhiirigelineena karaankeena.i.a #OGAAL_UGUB.

  • @feysalshongow8622
    @feysalshongow86223 жыл бұрын

    Maasha allaah waxaan ogaaday in wadan kasta uu sir leeyahay soomaalina waan urajeynaa

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia10593 жыл бұрын

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina Allaha idin saqiro amiin 🤲 yarap nasoo booqda insha Allah mhadsanidiin 🙏🙏🙏

  • @sadamjamac1778
    @sadamjamac17783 жыл бұрын

    Mar labad ayan so qoray farintayda si ad aragto fah fahin naga si applicition iyo sida lo sameeyo iyo fa idada laga helo wll mahsanid👋👋👋👋👋

  • @user-td8uf2vo7f
    @user-td8uf2vo7f6 ай бұрын

    وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته

  • @FaadumoCali-j8y
    @FaadumoCali-j8y4 күн бұрын

    Waaberi media waan ku taageeraa

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid77233 жыл бұрын

    Ogaalka cusub iyo waaberi media waa labO janaal oo beelaa

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan10763 жыл бұрын

    C.waabari brothers Congregation

  • @ronaldojr1256
    @ronaldojr12563 жыл бұрын

    wan so dhaweynaa mashllha mac lumada macan badan shukran

  • @SAAM-gaming
    @SAAM-gaming3 жыл бұрын

    waan ku wataa wll ✅✅👍👍👍

  • @yahyemansour3588
    @yahyemansour35883 жыл бұрын

    Muqalada hackerska wll hal mar oo kle ka soo hadal jazaka,allah

  • @cabdisalaad4971
    @cabdisalaad49713 жыл бұрын

    Mahadsanid ustad

  • @nasteexman3353
    @nasteexman33533 жыл бұрын

    Waan ku sitaa waaberi media 🙏🙏

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman13553 жыл бұрын

    Soolabasho wacan 😘😍

  • @mustafhassanhusein6941
    @mustafhassanhusein69413 жыл бұрын

    Waa kuwataa wll ✅✅👍👍

  • @abdulqadirodoras1805
    @abdulqadirodoras18053 жыл бұрын

    Waxaa ku leeyahy guul wll waa beri meel aan kala soo xiriiro iisheeg

  • @keyseahmed7315
    @keyseahmed73153 жыл бұрын

    Waaberi media walaahay waan u xiisey mudooyinkii danbe aad maqnayd❤

  • @xaviissack7145
    @xaviissack71453 жыл бұрын

    Thank you

  • @mahamudh6983
    @mahamudh69833 жыл бұрын

    Hadii lagaa awood badiyay lagaama xeelad badinin

  • @ShukriAli-cd1dq
    @ShukriAli-cd1dq5 ай бұрын

    Thank you my teacher c/rahmaan cymar❤❤❤❤❤

  • @ShukriAli-cd1dq

    @ShukriAli-cd1dq

    5 ай бұрын

    Haa

  • @noloshadunidaw1359
    @noloshadunidaw13593 жыл бұрын

    Asc wll marar badan ayan maqalnay sirdonka yahuuda ee Mossad inay dhibaateyeen doolada Iran, Iran malahan miyaa sirdoon ubabacdhigi karo Kan yahuuda, tafasil naga sii sirdoonka iran mahadsanid

  • @xamsexikmaawi5387

    @xamsexikmaawi5387

    3 жыл бұрын

    Malaha marka laga reebo hackers ka

  • @ahmedabdulle1196
    @ahmedabdulle11963 жыл бұрын

    Kip goin wll cabdi raxman

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser73 жыл бұрын

    Good information bro hore usoco boss✌️

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman57163 жыл бұрын

    Abdirahman Waaberi khabiir sare

  • @abdifatahyousef5344
    @abdifatahyousef53443 жыл бұрын

    Sirdoonada aduunka anigaba qolkayga ma geli karaan kkk

  • @mabsomalitech
    @mabsomalitech3 жыл бұрын

    Oh greatness Editor

  • @dahircadani3770
    @dahircadani37703 жыл бұрын

    Pro go forward

  • @mrqadka6846
    @mrqadka68463 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @muhudabduu2757
    @muhudabduu27573 жыл бұрын

    keep going

  • @mudusaleban2975
    @mudusaleban29753 жыл бұрын

    Saxib waxan rabnay inaad ifahan siiso CIA iyo FBI farqiga udhaxeeyo adigoo mahadsan🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @ahmedqumbe3644

    @ahmedqumbe3644

    3 жыл бұрын

    CIA central intelligence agency baa loosoo gaabiyay FBI federal bureau investigation baa loosoo gaabiyay Shaqada FBI waa dalka gudigiisa iney sirdoon iyo danbi baare ka tahay Shaqada CIA waa iney dalka banaankiisa soo jaajuusto dowlada ayaa sida mareykanka laba haayadood leh CIA iyo FBI dowladana hal haayad bey isku tahay oo labada shaqaba qabata dowladaha qaybtoodna police ka laan ka mida oo la yiraahdo CID criminal investigation department waaxda baaritaanka danbiyada ayaa dunuubta baarta haayad sirdoon oo police iyo millitary labadaba ka madax banaana wey leeyihiin.

  • @Bashaar.B.W.
    @Bashaar.B.W.3 жыл бұрын

    like iyo shere waberi media

  • @RaadkaGuusha
    @RaadkaGuusha3 жыл бұрын

    Xog si fiican loo soo diyaariyay

  • @abdulshakurabdi3985
    @abdulshakurabdi39853 жыл бұрын

    Sxp aad ayad u mahadsanthy madama ad nala wadagto wax yabo aynan ogayn Lkn mid ayn ka codsan laha qisoyinkii anbiyada nosii wad guul kurajynaya

  • @setwansetwan6203
    @setwansetwan62033 жыл бұрын

    KEEP GOING WABERI MEDIA

  • @odowaatube2270
    @odowaatube22703 жыл бұрын

    waaberi media waan ku wataa bro hore u soco salan ka timid odowaa tube

  • @bravoboy6555
    @bravoboy65553 жыл бұрын

    Hore usoco pro

  • @axmedamiin4733
    @axmedamiin47333 жыл бұрын

    Fadlan Qeyb labaad nooga soo diyaari macluumaadka #qolka39

  • @abdurahmahabdullahi5406
    @abdurahmahabdullahi54063 жыл бұрын

    sifican ayaa wax noogu soo gudbisa lkn mid muqqlada waad raajisaa

  • @mohamadqasim3605
    @mohamadqasim36053 жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @luqmaan753
    @luqmaan7533 жыл бұрын

    thnks alot really i wait you

  • @abdisalanaxmed6533
    @abdisalanaxmed65333 жыл бұрын

    Tnx wll keep going

  • @PS-vz9bj
    @PS-vz9bj3 жыл бұрын

    Qoolka 39.anigaa.dagaan we yaleeygu so galii. Thanks.

  • @sadamjamac1778
    @sadamjamac17783 жыл бұрын

    Sxbaw waxan rabna in ad war bixin naga siso application iyo sida lo sameeyo iyo fa idada ad ka helaysid fadlan hala nagu cawi wll👋👋👋

  • @nuurdiin3484

    @nuurdiin3484

    3 жыл бұрын

    𝗛𝗮𝗮 𝘀𝘅

  • @bahimohamed3172
    @bahimohamed31723 жыл бұрын

    And bay u fikireen wllhi north Korea 🇰🇵 cunaqabatatntaas way ku dhiman lahayeen handyn qolkaa samyn

  • @ileeye2416
    @ileeye24163 жыл бұрын

    Keep going

  • @luulxasan7549

    @luulxasan7549

    3 жыл бұрын

    Haa illaahay baa qadaray waa sabab uun waxani nin cunaa la qabtay ama xaar ama dhuus tanina waa dhuusadii

  • @muhzin8275
    @muhzin82753 жыл бұрын

    Soo badai zxp

  • @qardhochannel282
    @qardhochannel2823 жыл бұрын

    First comment

  • @cabdilahiaaqee7485
    @cabdilahiaaqee74853 жыл бұрын

    Keep gowing bro 👉

  • @thiag1066
    @thiag10663 жыл бұрын

    COMENTIGA 35 🤞🔥

  • @abdurahmahabdullahi5406
    @abdurahmahabdullahi54063 жыл бұрын

    masha allah

  • @najmaxuseen3461
    @najmaxuseen34612 жыл бұрын

    Waxa iigu daran weerarka (wanna cry)hhhh🤣🤣🤣🤣

  • @libanciro7070
    @libanciro70703 жыл бұрын

    Woooow

  • @abucumar6788
    @abucumar67883 жыл бұрын

    Masha allh

  • @bedersaleebaan7987
    @bedersaleebaan79873 жыл бұрын

    Wll legend tahay

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled22423 жыл бұрын

    Qibrada youtubernimo waxey ku bartay Muuqaalsameyn

  • @manamuniisha6652
    @manamuniisha66523 жыл бұрын

    Keep goning

  • @user-ln4pv7cc8x
    @user-ln4pv7cc8x4 ай бұрын

    Umamalaynayo.fikirkayga😢😢

  • @user-zf8no5ls1dSRKgeem
    @user-zf8no5ls1dSRKgeem3 жыл бұрын

    Shuk ran pro

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed91314 ай бұрын

    Qolka 39 waa wax cajiib ah

  • @mahamedcusman9366
    @mahamedcusman93663 жыл бұрын

    Haa waa awooda inuu is xaliyo dadkisa iyo dalkisa

  • @user-is9nn4wq2x
    @user-is9nn4wq2x4 ай бұрын

    Muhimda ah inad gul garta kuwa dawarsada kaxun sida damul jadiid

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid16043 жыл бұрын

    Waberi media run ahaanti wax fcn u hysa umda wllo isnhlh ilhy hka garab siiyo So kle asxaapta iso booqda hda xisynysiin inshlh

  • @khadarxasan5230

    @khadarxasan5230

    3 жыл бұрын

    Maxamed waakugu xidhanahay wlo keep going brothers

  • @cabdikariimaxmed4355
    @cabdikariimaxmed43553 жыл бұрын

    Horay usoco waligaa

  • @amin_7khalaf
    @amin_7khalaf3 жыл бұрын

    Horay UsooCo wllal

  • @ubeymohamed6119
    @ubeymohamed61193 жыл бұрын

    Allah kugu grab galo howsha Aaad ummada aaad u heyso

  • @hassanalqamar6218
    @hassanalqamar62183 жыл бұрын

    Waa mayoow

  • @yacquubmaxamed2297
    @yacquubmaxamed22973 жыл бұрын

    Waa cajiib

  • @sabrinaomar9800
    @sabrinaomar98003 жыл бұрын

    asc wadankan waxa an is leyahay waxa kaliya oo lagu hesto wa aniga sida an dono an ka yesho hadi kale wan ku cebeyna runtane waxa kaliya oo shegi karo cid ka madax banan mareykanka iyo kuwa daba dhilifka u eh anaga islam ahan gal no fican majiro dhamane wa cadowgena

  • @Duluf-film
    @Duluf-film3 жыл бұрын

    Marhore hore hwada Lku cuni lahaa

  • @kaarimbindahir4882
    @kaarimbindahir48823 жыл бұрын

    INABA CAADI MAAHAN. QOLKA 39 Waa qeyb kamid ah Dhaqaalaha Wadanka Waqooyiga Kuuriya. Qolkaas oo kale amaan Sameeyaa., Si aan kor ugu qaado Dhaqaalaha DF.

  • @suuriyahassan14
    @suuriyahassan143 жыл бұрын

    Sxb aad ban ku tagera

  • @AadanCabdi-cq5wt
    @AadanCabdi-cq5wt2 ай бұрын

    Somalidaa ubaahan Qolka 39

  • @cabdulaahicabdicasiis9940
    @cabdulaahicabdicasiis99403 жыл бұрын

    Haa

  • @user-cu6jt4im3v
    @user-cu6jt4im3v6 ай бұрын

    Mansha alàh

  • @farhiohassanhashi6897
    @farhiohassanhashi68973 жыл бұрын

    Wll dheh

  • @cabdiraxmaanaxmed1573
    @cabdiraxmaanaxmed15739 ай бұрын

    WLLO ARIMAHA SIRDOONKA NOSOO BADI

  • @asaddahir69
    @asaddahir693 жыл бұрын

    Maansooniyada ka so hadal wll

  • @mohamedhaaji1989
    @mohamedhaaji19893 жыл бұрын

    Maraykanka beenta ayaa ka badatay

  • @abdullahihassan1263
    @abdullahihassan12633 жыл бұрын

    Noosoo badi sxp

  • @hoygaxulkiihore5460
    @hoygaxulkiihore5460 Жыл бұрын

    Anigu waxa aan noqonayaa hacker korea qolka 39 ka yaabiya taasina wqa iga balan wallahi oo waan jabsanayaa magacaygana darbi waliba waa lqgu dhajin doonaa oo aduunka ah magacayguna waa Ahmed Ali Ahmed oo ka soo jeeda somaliland hargeisa😎😎🥷🥷🥷🥷🥷🥷🥷🥷🥷👤👤👤👤👤👤👤👤👤

  • @amiira6653

    @amiira6653

    Жыл бұрын

    Markaad filimaanta badsato😂😂😂😂

  • @mukhtaarciise2585

    @mukhtaarciise2585

    Жыл бұрын

    ​@@amiira6653ka dhac hhh aad baan u qoslay markan faalladan arkay

  • @hmh2198
    @hmh21983 жыл бұрын

    Hambalyo walalayaal

  • @abdirahmanjulaibib3770
    @abdirahmanjulaibib37703 жыл бұрын

    Keep going wl👏

  • @c.m.a.1937

    @c.m.a.1937

    3 жыл бұрын

    Sii soco ✅ Walaal ✅

  • @issackahmed7175

    @issackahmed7175

    3 жыл бұрын

    Wayab qolka39 sidu ushaqeyo

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani3873 жыл бұрын

    Ma jirikarteen North Korea 🇰🇵 la'aanta qolkan

  • @shaxshax-poy518

    @shaxshax-poy518

    3 жыл бұрын

    Zppne

  • @mahaddhanaan8681
    @mahaddhanaan868110 ай бұрын

    Kariya wawenka wa ye sxb haray usoco kuriya😂😂😂😂😂

  • @HassanIssak-xo2st
    @HassanIssak-xo2stАй бұрын

    Ma udul qadan lahayn wayo ina qabateynta Aawgeed iyo haddii ay san jiri laheyn qolka sirta ee loyaqan q.l 39aad

  • @bitihandule7216
    @bitihandule72163 жыл бұрын

    Maya u may adkaysteen

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid77233 жыл бұрын

    Wxasa imaraa

  • @abdulkadirfarah7755
    @abdulkadirfarah77553 жыл бұрын

    caadi ma ahan runtii

  • @kaligiitaliye4382
    @kaligiitaliye4382 Жыл бұрын

    Waw qolka aan raadinayo anba

  • @xasilomukhtaar8258
    @xasilomukhtaar82583 жыл бұрын

    Wll cabdi raxmaan arinta cameron herring ka soo hadal ok

  • @abdalaali6591

    @abdalaali6591

    3 жыл бұрын

    Waxaas dadka kala tag.

  • @user-cu6jt4im3v
    @user-cu6jt4im3v6 ай бұрын

    Maya ma samayseeen wax hurumar ah

  • @bulalehassan1894
    @bulalehassan18943 жыл бұрын

    Asc

  • @HEES_CUSUB
    @HEES_CUSUB3 жыл бұрын

    Saxib waxan raba inad arimo xga KZread oo lacagtii oo layga xayiray ah iga cawisid about youtube kyga ayaad lanbarkyga ka heleysa whatpska igala so hdl waxan ahay funskaga

  • @xeedhoyarechannel5247
    @xeedhoyarechannel52473 жыл бұрын

    Mya

  • @abdimuse7911
    @abdimuse79113 жыл бұрын

    Warbixin ay Reer Galbeedku Qorteen Oo ay Ku Fadeexadeynayaan Waaye, Mareykanka Yaa Wasaqsan Oo Ka Tuugsan , Korea waxba Wuuka Qaadi Waayay Ha Caayo bes ..

  • @FeysalYariisow
    @FeysalYariisow8 ай бұрын

    # qolka39

  • @FM34573
    @FM345733 жыл бұрын

    Waa wax laga filan karo dowladwalbo sidaasi nolosha looga hor istaago laguna sameeyo cuna qabateen Maxaa kalo laga filanlahaa qof latakooray oo uu cadowgiisa isugu tageen waxaay daliil utahay dowlad walbo ladhibateeyo in si uun ay isku bedbaadiso ay wax uun sameyso

  • @AhmeTt___136
    @AhmeTt___1363 жыл бұрын

    ....ʜᴀᴄᴋᴇʀ ᴄᴀᴅʜᴀʀ ᴋᴀsᴏ sᴀᴍᴇᴇ ᴛʜᴀɴᴋs 😇

  • @izramohamed5503
    @izramohamed55033 жыл бұрын

    Korean khatar ... waxay actionka ka xadayaan area 51 ... sida us oo kale....

  • @hashimtahir6393
    @hashimtahir6393 Жыл бұрын

    Qeybta ploit😢🙏

Келесі