Hoggaaminta Erdogan , Horumarka Turkiga & Halka uu ka keenay | Halgankii Istanbul | Sh. M. Idiris

Kalshaale Channel
Hoggaaminta Madaxwaynaha Turkiga Erdogan , Horumarka dalka Turkiga iyo Halka uu ka keenay | Halgankii Istanbul , waxaa soo Jeedinaya Sh. Maxamed Idiris

Пікірлер: 44

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed92893 жыл бұрын

    Maansha allah illahay culimada haynoo xifdiyo madaxwaynaha turkiga illahay cadawga haka xifdiyo soomali Dana illahay haka dhigo wadaniyiin dhulkooda u dadaala aamiin

  • @yuuyu114
    @yuuyu1144 жыл бұрын

    Mashallaah Saaxibul Aqli Sheekh M Idiris illaah haku xaafido Sheekhan iyo Sh Cabdi Xayi ayaa Sheekh yada Dalka kuwa ugu Qiimaha Badan Diinta islaamka iyo Dowladnimada sida isugu waafaqeyso ayeey u Baahnyihiin Soomalidan Qabyaaldda iyo Diinta isku dhex qasayo oo jahwareersan

  • @hakimam9543

    @hakimam9543

    3 жыл бұрын

    1111111111111111111111111111111111111111111

  • @hakimam9543

    @hakimam9543

    3 жыл бұрын

    Qqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqq

  • @cabdimaxamuud5416
    @cabdimaxamuud54164 жыл бұрын

    Sheekh maxamed idiris axmed allllah ku xafido

  • @aamiinabdilahi3696
    @aamiinabdilahi36963 жыл бұрын

    Sheekh maxamed baaraka ALLAH .. Balse somalideena caqligii iyo hamigii waalaga qaatey ALLE Haynoosoo hagaajiyee🥺🥺🥺🥺

  • @istarlinsharif68
    @istarlinsharif684 жыл бұрын

    M.a Allha hanoo xafido sheikha

  • @axmedgaraad8413
    @axmedgaraad84134 жыл бұрын

    masha allah sh allaha kudhowro

  • @user-by8me7nb8t
    @user-by8me7nb8t5 ай бұрын

    Man sha Allah

  • @dahirsabriye1904
    @dahirsabriye19043 жыл бұрын

    Mash Allah

  • @mohamoudbotan3021
    @mohamoudbotan30214 жыл бұрын

    Nooloow walaalkeen Sh. Maxamed Idiriis. Walaalkeen Erdogoonna waxaan rajayn in uu caalamka Islaamka u taliyo.

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 Жыл бұрын

    Walalaal waad ku mahadsantahay inaad jeclaato sida reer turki wanaaga iyo horumarka dalkooda u jecel yihiin iney dadka wanaagsan ee himilada iyi wadan jaceylka leh madax u doortaan sida ordugan oo kale

  • @Bismilllah_home-dco
    @Bismilllah_home-dco4 жыл бұрын

    Allah anakana kusidasow Kaley anasiyo amiin yaa rabi

  • @Bismilllah_home-dco

    @Bismilllah_home-dco

    4 жыл бұрын

    Amiiin

  • @abdisalamelmi4256
    @abdisalamelmi42564 жыл бұрын

    Asc walalayal shiekh wallhi waa runtii ee balan teeno waa shiekha taladiisa oo laqaato iyo Ordagaan somaali ah oo aan doorano isku taageer xaqa waligiin

  • @foosia6942
    @foosia69424 жыл бұрын

    Sh maxamed idiris ilaahay hainatuso xoogeena iyo waxqabadkeena

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed35274 жыл бұрын

    Mashaallah hero erdugan

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm3 жыл бұрын

    2021 baa magaalooyin waa weeyn. Oo soomaali ah baa biyo la aan ka jirtaa. Shiiqoow.

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti7724 жыл бұрын

    Wallahi baan la ogolayn in aan dalkeena wax kabadlno si aan udhisno heer dagmo heer gobol iyo heed tulo bal iska daa hadii ladareemo inaad dalka manfac uleedahay waa lagaa taqalusayaa ballayo ayaa nahortaagan iskusoo duuboo dadkena hore iyo gadaal loodiid

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan66883 жыл бұрын

    Aniga yaa icodeyni somaliyey meshas iyo meel kafog ananigarsinaye runta ben igama aha goankas 2016 ayan qatay hada wali ardayban ahy 2035 ayan soo istagaya I.a marka kubishareysta guul iyo gabanima

  • @shaadiyasharafcalibarre4970

    @shaadiyasharafcalibarre4970

    3 жыл бұрын

    Anba kula mid ahy

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre61003 жыл бұрын

    Manshalah sheeq

  • @wizmustafa2646
    @wizmustafa26463 жыл бұрын

    Wax

  • @himilomedia8943
    @himilomedia89433 жыл бұрын

    🇹🇷

  • @axmedcabdi7943
    @axmedcabdi79433 жыл бұрын

    Sheekh Maxamed Idiris, aan Ku codeynee Ku dayo Ordugan oo xisbi inoo samee.

  • @abubakarmohamed4978
    @abubakarmohamed49784 жыл бұрын

    Asc

  • @shadiyaxiiz7508
    @shadiyaxiiz75083 жыл бұрын

    Runbadanaa

  • @nurisse6354
    @nurisse63543 жыл бұрын

    Wlhi waxan ogahy hadii sheydan intan illahy ka lexiyo mesha somaliya waxay noqon lahad wadanka ugu awoda wen afrika

  • @fantooymatoote3498
    @fantooymatoote34983 жыл бұрын

    8

  • @asadjaamac7402
    @asadjaamac7402 Жыл бұрын

    Rajab urdigaan guul

  • @axmedcabdi7943
    @axmedcabdi79433 жыл бұрын

    Xidiga Jaberti, hebel & heblaayo ma dhihi kartaa kuwa aan ogoleyn dalkeena inaan dhisano?

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed24863 жыл бұрын

    "..و خا لق النا س بخلق حس" ر وا ه التر مذ ي. جزاك الله خير الشيخ محمد ا مل من هذا النذكير الا ذا ب ا سلا مبة للجا لية الصو ما لية في احنا ء العا لم .

  • @amiraabdi5012
    @amiraabdi50123 жыл бұрын

    Sheekhoow iska dhaaf fadhikudagaalanka iyo calanka dulmiga ku binaysan oo dhiiga iyo dhagarta lagu galay alle ka yaab adeer ilaahay ka baq xog somali ma haysud xogta tukrigana. Waad ka waramaysaa xishood wax isku fal caqligana ha ceebayn mahadsanid allaa weyn

  • @abdibasirelmi2379

    @abdibasirelmi2379

    3 жыл бұрын

    Amira ninkan wax khaldan ma sheegin

  • @wizmustafa2646
    @wizmustafa26463 жыл бұрын

    Walihi waa saax

  • @munahussein9687
    @munahussein96873 жыл бұрын

    Anagana waxan Alle kabaryeyna, inu helno mid wadanka u naxo.

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji10473 жыл бұрын

    Anaga faramajo baa nala haray

  • @maxamedabdalla6718

    @maxamedabdalla6718

    2 жыл бұрын

    waw war aqlo badnidaa

  • @qaduurabinuqaduur2704
    @qaduurabinuqaduur27043 жыл бұрын

    War Ma Muqdisha Meeshaa Safafka Lagaga Jiraa, Mise Garoowe. Biyo La'aan

  • @Ahmedali-gw7xm

    @Ahmedali-gw7xm

    3 жыл бұрын

    Muqdisho waliged biyo la aan ma noqon. Ee malaha waa hargeysa

  • @mohamudmohamud2534

    @mohamudmohamud2534

    3 жыл бұрын

    Waligaa Sheekada dhexda hakala qabsan saan baa kugu dhaceysa. Meeshu sheeshu ka sheekeynayo waa Istanbul Turkey 🇹🇷

  • @abdulaahikismaayo7113
    @abdulaahikismaayo71133 жыл бұрын

    Ilhy Ka qabo dad dalkiisa dhisty yutub iyo maraykan baabiya rabaa ee ilhow Ka qabo wadanka ee islaamka ee soo kacay badbaadi

Келесі