SH SUDEYSI SOMALI MIYUU CAAYAY AMA MEEL UGA DHACAY? MAXEY U CAROODEEN SOMALI BADAN?

Автокөліктер мен көлік құралдары

wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
SH SUDEYSI SOMALI MA CAAYAY MISE WUU U DUCEEYAY
SH SUDEYSI SOMALI MIYUU CAAYAY AMA MEEL UGA DHACAY? MAXEY U CAROODEEN SOMALI BADAN?
Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
so please sit back and enjoy the ride!
My filming gadgets/devices
www.ulanzi.com/?aff=863
DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
Ulanzi J12 Mic -
www.ulanzi.com/?aff=863
amzn.to/3C27TwN
Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 272

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir86673 ай бұрын

    Soomali waa baahanyihiin waana qaawanyihiin ducada sheikha allaha noo aqbalo 😢😢😢

  • @maryanabdi629

    @maryanabdi629

    3 ай бұрын

    Amiin Amiin

  • @user-tv9mb4zs1t

    @user-tv9mb4zs1t

    3 ай бұрын

    Amiin somalida runta dhibta

  • @sahrahajifarah5509

    @sahrahajifarah5509

    2 ай бұрын

    Aamiin

  • @rashkaff3242

    @rashkaff3242

    2 ай бұрын

    اءمين😊😊

  • @IBNU_MOHAMMED77
    @IBNU_MOHAMMED773 ай бұрын

    Somalia waa dad aan dantooda garan Allah nawaafajiyo wadada wngsan

  • @bishiali1671

    @bishiali1671

    3 ай бұрын

    hhhh ducada allaha nawaafajiyo lkn khilaafka ayaa na hareeyey

  • @shijo2055
    @shijo20553 ай бұрын

    Somali waxan ceeb ahen ayey ceba uyeeshaaa docada waa sax waa Run inaa bahanhay 😢😢😢اللهم فرج وهموم مسلمين ومسليمات 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂🫂

  • @eveibrahim7705

    @eveibrahim7705

    3 ай бұрын

    Hhhhhh😂😂😂😂😂

  • @eveibrahim7705

    @eveibrahim7705

    3 ай бұрын

    Oo palestin w sidee anaga waaba baahane 😂😂😂😂😂😂😂

  • @SuleemanaxmadmaxamuudSuleman

    @SuleemanaxmadmaxamuudSuleman

    3 ай бұрын

    😂😂😂

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla49573 ай бұрын

    Whatever happens to us Somalias we did to ourselves

  • @aminam9170

    @aminam9170

    3 ай бұрын

    You are right ❤

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman3 ай бұрын

    Somali xaga wax la aantana iyagaa is yeelay oo qabiil isku madhiyey xaga samcadana madaxdeenaba inagu qadhaabatay

  • @Daljirka-Dahsoon

    @Daljirka-Dahsoon

    2 ай бұрын

    Qabiil mise qabyaalad?

  • @user-wu1bc6jp8k
    @user-wu1bc6jp8k3 ай бұрын

    Aamiin ya rabbi,, ilaa hada way gaajaysantahay somaliya, amni daro, gaajo, abaaro iyo musuq maasuq, dhiiga silaamka oo iska daadanaya bilaash

  • @khadigiamohamud9938

    @khadigiamohamud9938

    2 ай бұрын

    Wa bahanahay baqti loma cuno , wax iguu soo dhacay 13 ka hoor xaladdu wa aqirneed. 😢😢😢😢. Ma dhahaayo masuqa allow ka reeb ,gajaada ,dhiiga allow ka reeb xasiidka reeb dad wanaagsan nasji

  • @ashahassan8878
    @ashahassan88783 ай бұрын

    Sh soomaali meel cidla yey kaxanaaqaan madaxweynahooda yaa isaga oo gacan u laabantahay oo garka ku baxay ood moodo in uu qabri kasoo baxay tuugsi ugu taka haduu joogaa oo tuugsanayaa oo joogaa sucuudiga wax kalena uma tagine tuugsi yuu u joogaa maxay ka faanayaan iyagaa sharsftooda iyo dalkoodiiba gatey iyagaa qabyaalad ku taageera tuug aan Dan u hayn oon sumcad iyo magac dhswraneyn ee waliba ergay u sameystey war aamusa doqon aan damiir lahayn yaad tihiin sheekhaani waa idiin duceeyey ee hadaad dadnimo iyo damqasho leedihiin iska qabta tuugta idiin talisa 34 Sano idinku haya sumcad xumada iyo magac dilka

  • @user-mk1gp2cw7o

    @user-mk1gp2cw7o

    3 ай бұрын

    Isma oginhee

  • @user-lt4bl6yb6m
    @user-lt4bl6yb6m3 ай бұрын

    Sheekha khayr ilaahay ha siiyo ducadana hanoo aqbalo xoogayaga iyo caqliga ilaahay hana tuso sidaan gaajada uga baxno Allahuma aamiin

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah3 ай бұрын

    SHEEKH SUDAYSI KHAYR ALLAHA SIIYO LAAKIIN OGSOONAADA DAWLADAHA KHALIIJKU MA RABAAN INAY SOOMALIDU DHIBTAAN IYO WAX LA'AANTA KA BAXAAN

  • @abdiwahidomar1664
    @abdiwahidomar16643 ай бұрын

    Saudi Arabia iyo miyay halmamen 1970.s in soomalia zakat ka laga aruuriyo in loo gayn jiray baahi darteed 😢😢

  • @user-dg6ir3vv3d

    @user-dg6ir3vv3d

    3 ай бұрын

    Wey kasoo gudbeyn gaajadii waxey kafaa ideysteyn qeeraad ka dalkooda anagu na qee raadka wadankeena waan ka baahanahay 😢 qabiil ayaa Dunida naga reebey

  • @Daljirka-Dahsoon

    @Daljirka-Dahsoon

    2 ай бұрын

    ​@@user-dg6ir3vv3dKheyraadka eeg halkuu gaarsiiyey - Sacuudiga dambi kadhigey taagerida falastiin miyaa horumarka aad sheegeysid. Dhanka kale Raiisul wasaaraha Soomaaliya sow ma aha madaxa kaliya ee si cad falastiin utaageerey? Saliid maqodan damiirkeenana waa xor AlxamduLilah Soomaali iga beeray.

  • @shijo2055
    @shijo20553 ай бұрын

    اللهم أصلح بلادنا🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲 والبلاد مسلمين ولا ومسليمات

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter48393 ай бұрын

    Oo adigoo tuugsaday lacag lagusoosiiyey hadana duco lagugu sodaray soo wax ufiican ma,aha madaxaweynaha somaliya iyo teams lucky we said persindent in the muqdisho that is your job

  • @shaxshaxlowgaxafada5813

    @shaxshaxlowgaxafada5813

    2 ай бұрын

    kkkkkk😢

  • @maryamcumar5895

    @maryamcumar5895

    2 ай бұрын

    😂😂😂😂 waa run

  • @user-jm9eh8pj4f
    @user-jm9eh8pj4f3 ай бұрын

    He only prayed for us in the blessed month of ramadhan he added nothing else bad... Let us accept it

  • @ummuisra6721
    @ummuisra67212 ай бұрын

    Jazaaka laah khayr sheekh sudaysi

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie20433 ай бұрын

    Sheikh Sudeysi khalad ma gelin lakin waxaa ku tuugsado waxyaabahaas madaxda dadkeena.

  • @LovelyBaseballStadium-gx7nw
    @LovelyBaseballStadium-gx7nw2 ай бұрын

    Waa duco khayr Allaha siiyo sheikha

  • @user-gr3kq5vc5u
    @user-gr3kq5vc5u3 ай бұрын

    Maxaa dib oo kujira wallal hadii naloduceeye

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla49573 ай бұрын

    May Allah bless the Sheekh sincere Muslim

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh85143 ай бұрын

    MaashaAllaah Tabaarakallaah, Allaah ha noo aqbalo. Aniga waxba uma arko. Ducada Dan ayey noo tahay. Waa baahan nahay waa run dhibna waa yaalaa wadankeena Allaah hanoo aqbalo. Bi'niya ayuu noogu duceeyey Allaah hanoo aqbalo. Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allaah. Waa run waa baahan nacay ceeb maaha. Dhibka haka kor qaado Somalia. Cadowgeeda cagta ka hoos yaa Allaah naga qabo cadow kasto oo hoos u dhigaayo Somalia yaa Rabbil Caalamiin. Shukran Jazaakallaahu kheyran

  • @user-yz3ld3dg4f
    @user-yz3ld3dg4f3 ай бұрын

    Asc wr wb Shikh Mohamed Dulmi Diid Dadkeyna waxa ay aad ugu fiican yihiin buun buuninta hadalka Shuyuuqda ama Culimada Alle swt waayo Gaajada waxa kee nay Saad Adiga horey u sheegtey ayey tahey Dadka Maan gaab yaasha ayaa ku fikira hadal shaqi uu dhahey balse ma fiiriyan waxa Dalka kajira ugu dambeyey Qaraxii SYL?!, Miyey San laheyn Dareen bani Adam nimo aawey Aqontii iyo Diinta xagee aadey Aawey Xaqa uu qof walbo Alle swt siiyey dhiiga baxa Kuna baxaya xaqdara miyeysan arkeynin ilaa kii dilay Xaaskisa ayaa Wali ifka taagan iyo boqolal kale intee ayaa ugu baxnaa Gaajada? Mar Hadii laga weecdo Jidka Alle swt Madaxdu ay tahey Tuugo anan laheyn Arxan Islaam nimo meeqo gabdho Somaliyed ayaa tan ilaa 1991-2024 ka shaqeysa Somaliya Oo Hassan Shikh inta ka hore u dhofiyey Saudiga oo miyey noqdeyn Dadkii iloonsha dhawidaa ma Umal baa!!!.

  • @user-cq9wl3kl5o
    @user-cq9wl3kl5o3 ай бұрын

    Amiin yaa Allah

  • @aminanoor5803
    @aminanoor58032 ай бұрын

    من لايملك قوته لا يملك قراره. Somali khayaali ayay ku noolyhiin. Allah dhibatada inahaysta hainaga duulqaado. Aaamii

  • @cabdulahishiimooy2775
    @cabdulahishiimooy27753 ай бұрын

    Aamin docodo habar ma ahan

  • @fathiabdi2306
    @fathiabdi23063 ай бұрын

    Gaajadaba carabaa nabaday haday dharagteena rabaan may lugooyada nagadaayaan

  • @user-dg6ir3vv3d

    @user-dg6ir3vv3d

    3 ай бұрын

    Anagu maa caqli yeelanu Mar ka anagu un is baa bineeno carb intey imaadeyn nama dilaan anaga un ayaa leysku keen adeegsadaa

  • @maryamcumar5895

    @maryamcumar5895

    2 ай бұрын

    ​@user-dg6ir3vv3d Waa runta 🎉🎉🎉

  • @niimaneur4842
    @niimaneur48423 ай бұрын

    ❤❤❤Mashallah illaahay a barakeyo Sheekh Sudais Amiin Amiin❤❤❤

  • @salathaabdi2067
    @salathaabdi20672 ай бұрын

    I personally request more prayers from sh. Sudeys and anyone at the xaram

  • @Madina-mg6qm
    @Madina-mg6qm2 ай бұрын

    Wa runtiis Sheekha Allaha noo aqbalo ducadiisa

  • @OthmanRazhid
    @OthmanRazhid3 ай бұрын

    Somalia wdan mha kaliya wxey taqna sida loo tugsado....horomar io horey u socodtona lahyn

  • @user-bf3rp4ul4w
    @user-bf3rp4ul4w3 ай бұрын

    Dulmidiidoow hadiilaguuduceeyey ma lagucaayey, allaah kabaq sheekha ha xag xaganin

  • @abdiwahidomar1664
    @abdiwahidomar16643 ай бұрын

    Dalkheerad ka buuxo inaa ka bahano waxaa u sabab ayaga oo Naga hortagan in aan lasoo baxno noona soo adeegsanayo hogaamiye mamul gobaleed caruurtiisa dal dibada ah u joogan 😢😢

  • @afqd5231
    @afqd52313 ай бұрын

    Jasaakalaah kheer sheekh anakaa dhex joogna waxay nugu yidhaahdaan wadankiina Malugu noolaan karaa seed u nooshihiin kalaamukii sax yaa sheekh

  • @user-tj7wn1yw8b
    @user-tj7wn1yw8b2 ай бұрын

    Aamiin yarabi aloow noo aqbal

  • @abcbc4008
    @abcbc40082 ай бұрын

    Asc Bisinka walalkiis maxaad karabtaa sheekha waxow u duceynaa umada somaliyeed wax xun mashegin ee isku xishoo walalkiisa.xasbunAllah wanicmalwakiil❤❤❤

  • @nasroadan2221
    @nasroadan22213 ай бұрын

    Alaahu. Ma aamiin ducada shiikha

  • @OsmanMohamedAbdikadir
    @OsmanMohamedAbdikadir3 ай бұрын

    Sh maxamadoow adigaaba hada nacaaynaayo oo nooga darysid warka maad hoos noogu dhigtid kheyr allaha kisiiyee

  • @nrcabdi
    @nrcabdi3 ай бұрын

    🥺 🥺🥺 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir. *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @husseinahmedhalane2629
    @husseinahmedhalane26293 ай бұрын

    Weligeed waxaa looyaqinay qarigii deynta

  • @safiamuse5060
    @safiamuse50602 ай бұрын

    Sheikha ilahay ha noo aqbalo ducadiisa ilahay na cimriga ha dheereeyo ha xafido

  • @faadumoxirsi4970
    @faadumoxirsi49702 ай бұрын

    Dowladlanta ayaa ugu wacan dhibta iyo gaajada kiiyimaadaba danahiisu ka ofsadaa kana tagaa

  • @nimanfarah4309
    @nimanfarah43093 ай бұрын

    Sheikh I have a question waxan raba ina wadankayga u hiliyo iyo dadkayga waxan raba ina noqdo madaxwaynaha wadanka somalia 🇸🇴 oo la tashiga ugu horeeya la kashta culimada somaliyed ee lasocda calamka iyo dhibtiisa iyo dheeftisa Ka dib shabka marabo ina lacag ku bixiyo kursi qashin ah oo dhiig huwan Ka waran se kula tahay ❓

  • @nimco9305
    @nimco93053 ай бұрын

    Sh sudeysi kheyr allah siyo mana u nacaynin, lakin anaga ayaa is dhignay in an gajo ku jirno mana is badalno mama hormarno an is garab istagno o an hori mar samayno.

  • @abdirahman125
    @abdirahman1253 ай бұрын

    Saudi iyo khaliijka Shacab ahaan Marka nala bar bar dhigo somalida Ka qanisan , Lkn dawlad ahaan waa naga qanisanyihiin, sbbtu waa Somalidu waa dad self made ah oo aan dawlad iyo cidkale midna Ku tiirsanayn, Kali good nool, Halka Shacabka khaliijka dawladooda aysan daqiiqad Ka maarmiin

  • @hawowarsame1536
    @hawowarsame15363 ай бұрын

    Kkkkkkkkkkkkk asc walaal sulmidiid waa runtaa diid ama yel wasidas ad usharaxday Dalkwnu iyo darkenu fanka ayeey ka,adagyihin ee haka dalin inad wax,uun darensiso jazakallahu qeyr walaal

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik3 ай бұрын

    Sakat al fidr ayaa laasiiyaa Somalidaa Waa sax Dowlad sameyso Qabiilka dhaaf nooh

  • @safiyafarah3575
    @safiyafarah35753 ай бұрын

    امين يارب العالمين

  • @user-tv9mb4zs1t
    @user-tv9mb4zs1t3 ай бұрын

    Shekhu somalia ma caayin ee runta sida ah long life sh sudaysi

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h3 ай бұрын

    Walaahi waa runtaa

  • @alidaroodi9804
    @alidaroodi98043 ай бұрын

    Waa runt walhi

  • @xidigmomohamoud3706
    @xidigmomohamoud37063 ай бұрын

    Umada somaliyeed wadankii kunool ama afrikadan sidi kenya marwalba imisaa tiktok leeyda eey cawiyaan qeer allaha siiyo imisaa lasoo bandhigaa baahan ilaahey dhibka hanaga qaado wali ma,aragtay madax baahida jirta sheegeyso ama caawineyso imisaa buushashkunool maisweydisay alxamdulilah hadan haysano anaga maaha walaalaheen iney dharganyihiin ilaahey gaajada hakasaaro walaalaheena somaali iyo musliminta dhan

  • @sn7463
    @sn74633 ай бұрын

    Soomaalida waxa la sheegaayo waa wax iyaga ay mas'uul ka yihiin ama siyaasi ha ahaadaan ama shicib ha ahaadaan waa isma dhaanto iyo dhasheed sababta aan sidaas ulee yahay waxay tahay siyaasiga dantiisuu wataa shicibkana durbaan qabyaalad ladhoho ayey tumaan oo ay umada ku kala geeyaan

  • @Ifraax-nn3gl

    @Ifraax-nn3gl

    3 ай бұрын

    Wllhi mitaas aa been eheen😢😢😢

  • @Ifraax-nn3gl

    @Ifraax-nn3gl

    3 ай бұрын

    Dowlad wxa dhisa dimiyanah waa shacab wadankeena gacanteena ku burinay😢annaga ayaaba wax isku ogeleen goorma ayaan hormar gaarnaa.

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar58952 ай бұрын

    Sheq sudais ilahay qeer hasiyo aamiin yaarabi ducadana allaha noo aqbalo

  • @mustaphmohamud8596
    @mustaphmohamud85963 ай бұрын

    Wa sax ducadisa shekha ilahay hanatuso kheyradka ilahay wadankena kujiro lkin ina tuugsano wa sharaf dhac

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf73953 ай бұрын

    Sheikh Dulmi Diid Ninkan Waa Ugafay Umada Somaliyed Ma Anagoo Sucudi Tugsaneyno Uu Arkay Waa Sheydan Sheikh Maha

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah57463 ай бұрын

    DHULKEENU WAA QANI, MADAX DEENA AYAA KEENTAY IN NALA CAAYO, IAGAA TUUGSADA DHaULKaEENA OO KHEY RAAD LATICAYA, U CAROODA MADAXDIINA SOOMAALIYEY, aIYAGAA IDIN CAAYEY NOT SH, SUDEYSI. WAKHTIGAAN XAADIRKA AH SOOMAALi IN AY XANAAQDO XAQ UMALEH SH SUDEYSi KELIYA NAMA CAAYIN, ALL OVER THE WORL AYAA KU CAAYANAYA. EVEV EATEOPIANKA WADANKAAGA JOGA WLIBA ASKRI KUNOOL WADDAN AkAAGA OO CUNA KHEYRAT KAAGA MARKU WADAN KISA TAGO KELIYA HELA DAAFI. AYAA KU YIRi ANIGA LA, AN TEY MANOOLAAN KARTID one single minute.

  • @tj-mi2ix

    @tj-mi2ix

    2 ай бұрын

    Madaxdu ma kaligood Bay god ka soo baxeen waxay ka yimaadeen shacab xun oo qabyaalada iyo xaasidnimo ku hoogay

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman37463 ай бұрын

    Wadan aan gaajo soo marin ma jirto Sheekh Sacuudiga mar baan sadaqada looga diri jiray Soomaaliya

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h3 ай бұрын

    Waa runtii waan gaajoonaynaa anagaana iskuguwacan

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal1563 ай бұрын

    Shiikh Somaliya waxa kasto oo ladoh ayagaa is ku keenay waxa naragaadiyay qabiil iyo dowlad la aan Allaha u gar gaaro wadan keena iyo dad keena😢😢🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @dahirmax6281
    @dahirmax62813 ай бұрын

    Shiikhow haday shacabku dhergaan sideen dadka qabiil ugu hogaamineynaa???

  • @user-fp3is7ix2n
    @user-fp3is7ix2n3 ай бұрын

    Shekadaada waan fahanay xasan shiekh aya sacuudi jiro caay aya Madaxweynaha Soomaaliya kala jeedaa alle ka cabso

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud74163 ай бұрын

    Dal qania iyo dad gaajo ah oo aan hayn wadadi dalka ay u intifaacsan lahaayeen baan noqonay.

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei83183 ай бұрын

    Absolutely sh/eeqa waa runatii wayo hoganaka Somaliyed waxahayo waa tuuugo

  • @umaamina1885
    @umaamina18852 ай бұрын

    Duco iyo habaar midna uguma baahnin magacena ma noo dhaafi karan sudeysna siyasadi aya qorta lo galiyay

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq2 ай бұрын

    Goorma Ducadi lagadhigay dhibaato? Subxaanallah Ducada shiiqa Allaha noo Aqbalo, asagana khayr Allaha Siiyo, amiiin amiiin🤲

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche37823 ай бұрын

    Aniga isku gaysanay dhibaatada shiiq waa runtii 🇸🇴😇

  • @user-pb8ms9pk2v
    @user-pb8ms9pk2v2 ай бұрын

    Dee runtood weeyaan ku soo ridaay caday inoo noqotay taa miyaa muran galinaysa

  • @user-np3mv3cv4v
    @user-np3mv3cv4v2 ай бұрын

    Sheekhu waa runtii

  • @adammohamed5339
    @adammohamed53393 ай бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @shukrimohamud9402
    @shukrimohamud94022 ай бұрын

    Somali wax ka faan badan maleh aduunka Somalida waa dhulka ugu baahi badan Umada baahi xabad iyo cudur qabiil dhameyey. Sheekh Allah dambi giisa ha dhaafoh

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o3 ай бұрын

    Bilaashey u xanzaqayaanee ayagaba tuugsanaayee hada ayey tuugsi u joogaanee faan badaninaa

  • @hawal1287
    @hawal12873 ай бұрын

    xata hadii nala caayo waan u qalanna, waayo somali hadaan nahay xoolaha waan ka liidana

  • @cabdisalaam6848
    @cabdisalaam68483 ай бұрын

    Somalidu waxa lagu sheegay waa sax, ama aan diidno ama aan yeelo. Waxaan leenahay dhul hodan ah iyo dad faqri ah. hadaan dhulka qodan lahayna faqriga waan ka bixi lahayn waanan karnaa

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed39372 ай бұрын

    Brother be realistic Soomaaliya 9 years ago the country was not that safe and we were in a difficult situation, people were poor and could barely afford their daily meals, iyo Al youth oo umada dhibaayeen. Sheikhaas ducadiisa from Makah ilaahay wuu noo aqbalay Alhamdulilah. Be positive brother. Yaa rabi 🤲 unite ✊❤️Soomaalida aamiin.

  • @Daljirka-Dahsoon

    @Daljirka-Dahsoon

    2 ай бұрын

    Af Soomaali baro walaale.

  • @medovepenman
    @medovepenman2 ай бұрын

    Namu caayinbe waa uu noo duceeyay allaha no aqbalo ducadas sheikha. Ilahow ugargar umada somaliyeed goormay cay noqotay. Midakale wax indhaha laga qabsankaroba maha in somali qawantahay cagagantahay gaajonayso . Allow no gargar ada deeqsiya

  • @basramohamed1223
    @basramohamed12233 ай бұрын

    🎉

  • @user-sz9ch1yd7v
    @user-sz9ch1yd7v3 ай бұрын

    Wlh waa run qabil qabyalaad kajoo

  • @sheikhabdirisaaqali1045
    @sheikhabdirisaaqali10452 ай бұрын

    Sheikh waah runtiis

  • @nasteexomaxamud5297
    @nasteexomaxamud52973 ай бұрын

    Duco waan u Bahanahay dadkeena qaar Farabadan Ayaan waxba heysan

  • @husseinahmedhalane2629
    @husseinahmedhalane26293 ай бұрын

    Waxaad kusoobeegtay

  • @dahirali5436
    @dahirali54363 ай бұрын

    Walaalow dulmidiidow duco qof diidan ma jiree qabyaalad ayaa ku hoos jirto oo waxaa la diidayaa maxaa ducada iyo dowladi somalia oo xaramka jooga marka inta diidan waa qabyaalad

  • @NasNasra-vo4ye
    @NasNasra-vo4ye3 ай бұрын

    Waa waagii majaacada ka jirtay

  • @user-fp3is7ix2n
    @user-fp3is7ix2n3 ай бұрын

    Shiiq aya ku maleenaayay lakin xumaantaada waa fahanay anagoo jameeca ah jaaw jaaw

  • @ummuisra6721
    @ummuisra67212 ай бұрын

    Sheekhu waa runtii balsr tuugsigii masaakiinta cidna wax kuma siisee xasan socdaal baa tuugsi ku wareeriyey adduunka

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b2 ай бұрын

    Waa runtii

  • @alfardoows
    @alfardoows2 ай бұрын

    Somali xitaa ducaddii ma ka murmayaan? SubxaanAllaah, khilaaf iyo dhibaato uun baa loo bartay.

  • @abdihirsikunane2510
    @abdihirsikunane25103 ай бұрын

    Waa qabiil waxa

  • @salmanyare9243
    @salmanyare92433 ай бұрын

    Sudeysi Gaza haa uu duceeyo yuhuda na haa habaro markas ayan ducadan aqbaleyna

  • @abdihirsikunane2510
    @abdihirsikunane25103 ай бұрын

    Wax wanaagsan ayaa lagu duceeyaa

  • @user-wx4ol3qx8e
    @user-wx4ol3qx8e2 ай бұрын

    Asc culimada halaga wareego fatlan

  • @saharwafa7539
    @saharwafa75392 ай бұрын

    Soomaali runta ma ogola oo ducadaba qiimaheeda ma yaqaanaan miyaa! Aamiin meeshay dhihi lahaayeen ayey eedeen ku jiraan. Wadaadka ka fuqa wuu noo duceyey allaha noo aqbalo ducadiisa waa ramadaan.

  • @adanomar-px8fy
    @adanomar-px8fy2 ай бұрын

    Wx la antu ceb malahan lkn Tala xumada dhibato weyn ah ee madaxdena allow xaqa tus

  • @user-mt4dq6se3t
    @user-mt4dq6se3t3 ай бұрын

    Maraykanka yiri aduunka dawlada ugu saraysa baan nahay dad badan oobadan qashinka ayay kagurtaan wax ama derbiyada ayay jiifaan ,sawirada la soo bandhigana madax baa ku baahaysta si ay Jebkoodaugu shubtaanalle hanaga qabto kuwa🤲

  • @abdihirsikunane2510
    @abdihirsikunane25103 ай бұрын

    Sheekh muu noogu duceeyo in Alle qalbigeena isku soo dumo po dhul taajir ah ayaa Alle nasiiyee marks uu lee yahay waa cagacadyihiin way qaawan yihiin ,markii ay san hays an baasiinka lahayn sadaqo ayaaan siin jirnay . Waxa na dilay qabiilba

  • @hanaabdi198
    @hanaabdi1982 ай бұрын

    Qabiika iyo qabyalada aya halkaaa na dhigay allow hogamiyaal wangsan no soo sar aamin dhaha

  • @dahabomohamed6718
    @dahabomohamed67183 ай бұрын

    Adoo qaawan hadaad is bandhito caan qawanaan baad ku noqaysaa

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud74163 ай бұрын

    Ducada hore waa 2011 kii abaartiii ka dhacday

  • @blackpanther8219
    @blackpanther82193 ай бұрын

    We are poor and we need to make dua and now people don't want dua because they are not poor there is 17 to 18 million people in Somalia so not all are poor but some are and May Allah accept Sheihk Sudais dua for the poor somali people in the street while you are at work or school or even university even America there are Homeless people known poor🇸🇴🤲🏽🇸🇴

  • @Daljirka-Dahsoon

    @Daljirka-Dahsoon

    2 ай бұрын

    Afsomali baro walaal

  • @Maxamuud-lm9sq
    @Maxamuud-lm9sq3 ай бұрын

    Free gigjiga🇸🇴

  • @abdallamaxamad

    @abdallamaxamad

    3 ай бұрын

    Free garisa 🇸🇴

  • @sqynz7592
    @sqynz75923 ай бұрын

    Shiikhow dad iskuduban ayaa wax qabsado umadeenna xaqa Allah ha tuso

  • @KingZzGg
    @KingZzGg2 ай бұрын

    Aaaammmmmiiiiiiiinn

  • @user-mt3ph4nn9z
    @user-mt3ph4nn9z3 ай бұрын

    Sheekh wallahi waa been kuwa fiidyoga ayaa u dajiya nidaamkan tasking shay waa oromo sheekh really waa run dad gaajoonayaa waa buux lkn sidaa sax maaha

Келесі