Sh C/Xayi oo fariin culus u diray dadka diidan xuska Nabi Muxamed NNKH ..

Sh C/Xayi oo fariin culus u diray dadka diidan xuska Nabi Muxamed NNKH "Qofaan Nabiga Jeclaan Muslinba maaha"
adlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

Пікірлер: 245

  • @user-xo6vw2fl1f
    @user-xo6vw2fl1f9 ай бұрын

    ينبغي لكل مسلم ان يحب النبي صلى الله عليه وسلم ويكثر الصلاة عليه ولاينسى في ذكره طرفة عين ولا يخصص في ذكرالنبي صلى الله عليه وسلم فى العام يوما واحدا فقط هذا لاينبغى لكن نذكره كل دقيقة وكل ساعة وكل يوم وكل شهر حياتنا كلها حب النبي صلى الله عليه وسلم وفرحة بمولوده اما ذكره يوما واحدا فى العام حاشالله

  • @jiijoqueen1075

    @jiijoqueen1075

    9 ай бұрын

    Illaaheey hagu sharfo oo ku cizeeyo alx dheh alle kufahansiye diinta alx yarabi inta bidcada aminsan rabi ha hanuunsho

  • @ururhaji8644

    @ururhaji8644

    8 ай бұрын

    Baraka ALLAHU fiika wafii cilmika

  • @user-id3mp4wn4j
    @user-id3mp4wn4j9 ай бұрын

    Xiliga kale maa laga sheekeeyo nabiga scw sheekhow , tan kle saxaabada oo naga fadli badan naga aragti iyo cilmi badan maba aysan xusine side anaga uxusna , in labarto siirada nabiga iyo xusid wakala labo ....

  • @abukardhaay8360

    @abukardhaay8360

    9 ай бұрын

    Swcws waa la xusi waa laga sheekeeyn marwalba pyo sanad kasta pyo bil kasta, ee iska dhazf madax adeeyga

  • @saaradahi6675

    @saaradahi6675

    9 ай бұрын

    Bidco weeyaan. Xoolo qolow, waxii Allah magaciisa kasoo hara.

  • @AdamXuseen

    @AdamXuseen

    9 ай бұрын

    ​@@saaradahi6675allaha ku soo hanuuniyo ambiyada oodhan hala xuso ayaa lagu sheegay quranka noo sheeg sababta aad uga reebtay rasuulkeena in la xuso ee la weeyneeyo

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali91779 ай бұрын

    Sheekh cabdi xayyi waan ku jeclahay wallaahi ilaahay hakaa raalli noqdo. Aamiin aamiin

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan19609 ай бұрын

    Absolutely true! But Sheikh CabdiXayi did not discuss whether it is wrong or right how Somali Sufis celebrate Mawlid al-Nabawi. You didn’t talk about if it is shirk or bid’ah. You didn’t talk about those who singing, dancing and gathering in large crowds and wasting time. Your speech was more like to make peace between Sufi and Salafi. I need to hear clear evidence which group is right and which group is wrong? Allaha ku xifdiyo laakiin xaqa cadeey

  • @MohamedJimcaale-jh4mp

    @MohamedJimcaale-jh4mp

    9 ай бұрын

    Caqa waa cadyahy sheikha ficil ayuu kudaray❤❤❤

  • @fowsiyaabdulaziz8094
    @fowsiyaabdulaziz80949 ай бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا. جزاك الله خيرا وبارك الله فيك.

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan65559 ай бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 allaw ku dhawr allaw ku dhawr ❤ scw❤

  • @AliMohamed-jh1tl
    @AliMohamed-jh1tl9 ай бұрын

    Masha Allah sh cabdi xayi allaha ku barakeyo insha Allah ❤

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool23539 ай бұрын

    Xuska nabi muxamed salallahu calayhi wasalam intii dib lioso noleeyay ayynu helnay roobkii iyo raxmadii ilahay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @bashirnoor8636

    @bashirnoor8636

    9 ай бұрын

  • @najibmohamedisse7487
    @najibmohamedisse74879 ай бұрын

    Sheekh Ummada Bidco ha u jideeyn intaad Rag iska dhiciska ku jirto Sallamu Callaykum

  • @abdirahmanahmed7403
    @abdirahmanahmed74039 ай бұрын

    Allahuma sali calaaa muxamed . (SCW) Walaal ma in dumar ka iyo dadka dhan is dhex ordaaan ooo xoolo la qalo ka diiday midasi shekhow . Nabiga malintiii odhan wan kusaliyaaaa Ilahay danbigeena Ha dhafo .

  • @user-fo8ee7ms2f

    @user-fo8ee7ms2f

    9 ай бұрын

    Soomalidu waxay tiraahdaa Hashu haday maqaarka diidayso ilo daldaloolay ka daydaa wakhtigii Nabiga scw sow ma ogid in Halmasjid lagu wada tukan jiray qaybta hore oo Raga ah iyo qaybta danbe oo dumarka ah waxaad diidan tahay Ka run sheeg had hadba geed fooda ha saarin

  • @abdirahmanbarre3905
    @abdirahmanbarre39059 ай бұрын

    Xuska nabigeena scw in la dhigo inta ka xun umada alaha ka qabto aamin

  • @wmdghdgg1234

    @wmdghdgg1234

    9 ай бұрын

    Inta ka xun waa khawaarij shabaab muslimta isku qarxiyo waa fikir aad iyo aad u qaldan dhaqankeeda suuban waa maxabatul nabi waa waajib ❤

  • @abdirahmanbarre3905

    @abdirahmanbarre3905

    9 ай бұрын

    @@wmdghdgg1234 waa sidaa sheegtay waa ogahay inta ka xun xuska nabigena scw iney yihiin wahaabiyo qawaarij bidco takfiir shabaab kuli waa isku mid Umada alaha ka qabto

  • @abdirahmanbarre3905

    @abdirahmanbarre3905

    9 ай бұрын

    @@abdulahi814 waahaabi an cilmi lehen lama hadlo

  • @wmdghdgg1234

    @wmdghdgg1234

    9 ай бұрын

    @@abdulahi814 hada ayaan ku soo qabaneeynaa khawaarij is qarxis taageersan ayaa tahay meesha aad joogaa waa ku ognahay shabab ayaa tahay wax yar I sug inan ku xiro ayaad arki doonta inta Adan is qarxin 😡

  • @SSTV5080
    @SSTV50809 ай бұрын

    Allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ carabkaaga allow ha gooyn

  • @asadhamud9294
    @asadhamud92949 ай бұрын

    Mansha allaah sheekh cabdi xayi jazaakallaah khayr

  • @nasroali2077
    @nasroali20779 ай бұрын

    احسنت شيخ عبد الحي بارك الله فيك واحسن الله اليك اللهم صل علي محمد وال محمد كما صليت علي ابراهيم وال ابراهيم وبارك علي محمد وال محمد كما باركت علي ابراهيم وال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد 🙏

  • @Ruqaya-yh4ln
    @Ruqaya-yh4ln9 ай бұрын

    Inta mowliidka dhigta ee dadka u qurxinaysa Allaah ugu baqa bidcada Iyo waxan diinteena suuban aan ku soo aroorin Rasulkeena u samayn iyo saxaabada ee ka jooga qiyaamaha Allaah waa idin weydiina ,qof walba intaan xisaabta kuugu imaan is xisaabi

  • @user-ov2wz5eh9u

    @user-ov2wz5eh9u

    9 ай бұрын

    Bidco adaa ah baraka Beesho

  • @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip
    @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip9 ай бұрын

    mansha allah sheikh csbdi xayi

  • @axmedkhadar4791
    @axmedkhadar47919 ай бұрын

    Waa kuwaa culimadii saxda ahayd eenu naqaanay Alle haku xafido sheekh

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed39789 ай бұрын

    اللهم صلى على هحمد وعلى ٱل محمد❤❤❤❤

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub24329 ай бұрын

    Ustaaad Yurub aanga ku nook nahay Rag aw Sheikh umal iyo Mohamed irdiis ku jiraan Aaan Qaati ja joognaaa Xataaa dad Mowliidka Digahaaye ayay Qasayaan بارك الله فيك ياستاذ الفضيله شيخ عبد الحي ✅✅✅

  • @AdamXuseen

    @AdamXuseen

    9 ай бұрын

    Qof walbo oo diidan in laweeyneeyo rasuulka scw yuusan shaki kaa gelin waa qawaarij ha uga shakinin

  • @kaliforce7130
    @kaliforce71307 ай бұрын

    MashaAllah ❤

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra75419 ай бұрын

    الله مصلي على محمد و على آله و صحبه وسلم

  • @mrcade7848
    @mrcade78489 ай бұрын

    اللهم صلي على محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا

  • @mohamedabdi8852

    @mohamedabdi8852

    9 ай бұрын

    Scw

  • @mukhtarmuhumed1304
    @mukhtarmuhumed13049 ай бұрын

    Mashalh shek jasakalahu khyr

  • @jabaluhud2021-qr5cq
    @jabaluhud2021-qr5cq9 ай бұрын

    Sheekha ixtiraama runtuu sheegayaa Mowlid ka waxa diidan culimo yar oo sucuudi ah lacagtii ay hayeen bey Ku faafiyeen Mabda oodii qaldanaa alaha so hanuuniyo kuwa diidan in Laga sheekeyo dhalashada rasuulkeena scw

  • @user-mk1gp2cw7o

    @user-mk1gp2cw7o

    9 ай бұрын

    I laga sheekeyo siradiisa madiidanee in badar lagu cunoo dad aan a wooding ayaa xataa lacaglaga qaadaa iyo digri sanadkiina marlee maloodabaaldagaa markastaan kasheekeyneynaw

  • @wmdghdgg1234

    @wmdghdgg1234

    9 ай бұрын

    ⁠ badarka Koow adigaa ah oo cunaayo , mowliidka. Dadka diidan waa khawaarij =shabab +wahaabiya = sacuudiga timir laga soo siiyay khilaaf number 1 ilaah hanaga qabto fikirkaa waa kan ay qabuuraha ku soo faagaan is qarxis😢

  • @user-zc3ll4zn5p

    @user-zc3ll4zn5p

    9 ай бұрын

    Adiga aminsan mowliid iyo in badar lacuna ogoow cunadaa in ay tahay xaraam laguna weydiin dona qiyamaha ilaah haku hanuniyo

  • @user-wv8yo1fj9y

    @user-wv8yo1fj9y

    9 ай бұрын

    ​@@user-mk1gp2cw7o war ilaahay ka baq tan waa aduunyoo waa laga tagayaaye halkee ku aragtay xoolo la soo xoogay ama dadkii lahaa qasab looga qaaday dadku ayagaaba nin wuxu awoodo ku darsado meshana iqlaas baa looyimid

  • @qaassimahmed3871

    @qaassimahmed3871

    9 ай бұрын

    War wahaabiya yaysan idin daalin shayaadiin waaye soomaaliya inta wahaabiya joogaan dhib kama baxyso

  • @abdirizackhussein4738
    @abdirizackhussein47388 ай бұрын

    Allahuma sali cala nabiyina mohamed salahu cayehi wasalim

  • @asadhamud9294
    @asadhamud92949 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @____Cumar____
    @____Cumar____9 ай бұрын

    صل الله عليه وسلم ❤

  • @munahassan880
    @munahassan8809 ай бұрын

    Kheer allaha kusiiyo yaa shiikhunaa dadkeenana quluubtooda allaha mideeyo tafaraaruqa allaha naga saaro

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor89859 ай бұрын

    Allahu akibar KUSALIYA RASULKENA SUBAN ❤ salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim ❤

  • @Lulu-kp7ef
    @Lulu-kp7ef9 ай бұрын

    Mashaa Allah. Barakallahu fiikum yaa Sheikh.

  • @bashirnoor8636
    @bashirnoor86369 ай бұрын

    Maashallah sheikh cabdi Alle hakubarakeyo Ona kuxafida Wlhi xaqiiqda ayad tabate

  • @osmanali611
    @osmanali6119 ай бұрын

    من احدث في امرنا ماليس منه فهو رد

  • @mohamedmuhumed9171

    @mohamedmuhumed9171

    9 ай бұрын

    ما منطوق هدا الحديث يا اخي

  • @Haaruunyare-oh9pp
    @Haaruunyare-oh9pp9 ай бұрын

    Allahu akbar salallahu calehi wasalim

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed79209 ай бұрын

    Jazaaka allah kheyran shiikh

  • @nasroali2077
    @nasroali20779 ай бұрын

    اللهم صل علي محمد وال محمد

  • @HassanAbdikadir-ke2xb
    @HassanAbdikadir-ke2xb9 ай бұрын

    Sh waqtii walboo nabigena wan jecelnahy eee bisha mowlidka kali hakusorbn❤

  • @zahrahareed8775
    @zahrahareed87759 ай бұрын

    Mash Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤️❣️🥰👍💯🌃🕋🕌

  • @arrabow13
    @arrabow139 ай бұрын

    Sheekh bulshaawi alle ha xifdiyo

  • @aminahashim8767
    @aminahashim87679 ай бұрын

    كان النبي محمد صلى الله عليه وسلم يصوم يوم مولده❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hz8ig5go1w
    @user-hz8ig5go1w9 ай бұрын

    Shiikh Baarakallahu Fiika Lkin Waa Gaftay Alle Ulaabo

  • @batuulasaid6921
    @batuulasaid69219 ай бұрын

    ❤❤❤اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcomaxamed7538
    @nimcomaxamed75389 ай бұрын

    M a qof diinta yaqano oo fahamsan maba diidayo nabigeena scw اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib75589 ай бұрын

    مدد مدد يا رسول الله اشفع لنا يو م القيا مه.

  • @somalione6095
    @somalione60959 ай бұрын

    Jidka toosan allaha nagu hanuuniyo 🤲🏻🤲🏻

  • @abdihassan8244
    @abdihassan82449 ай бұрын

    MANSHALLAAH TABARAKALLAAH SHEEKH ABDI XAYE ILLAAHAY BAA KU FILAN AMAANTISA NABIGEENA SCW ILLAAHAY BAA KAFIYEY NIN IYO KOOX DIIDAY WAX AAY U DHIMI KARTO MAJIRTO NABIGEENA SCW SCW SCW MAWLIIDKA NABIGEENA AAD BAANU U WEYNAYNAYNA INSHALLAAH SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW AAN WEYNAYNO DHALASHADA SUBANAHEENA XABIIBKENA NABIGEENA RASUULKEENA JACAAYLKIISA IYO FARXADIISA AAN WEYNAYNAYNO INSHALLAAH jaskalaah sheekh cabdi xaye run baad ka hadashay manshallaah tabarakallaah muxubada nabigeena SCW SCW SCW illahayaaw nagu arsaaq allaahu maa aamiina yaarabal calamiina

  • @user-mw6xy9ki4v
    @user-mw6xy9ki4v9 ай бұрын

    jisaaikum khayr

  • @ju4965
    @ju49655 ай бұрын

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe9 ай бұрын

    Sheikhow taariikhda Rasuulka scw kuma koobna bil ama usbuuc ama maalin ee bidca ha uqiilbixinin

  • @abdullahiahmedfarah1310
    @abdullahiahmedfarah13109 ай бұрын

    JAZAKA ALLAAHU KHAYR MAASHAA ALLAAH SCW SCW SCW SCW SCW

  • @arrabow13
    @arrabow139 ай бұрын

    Maansha Allah jezaakuma laahu sheekha dhalanyadarada

  • @abeliever6823
    @abeliever68239 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم اللهم صل على محمد وعلى ال محمد وصحبه وسلم

  • @AbuYUSUF-zc4nx
    @AbuYUSUF-zc4nx9 ай бұрын

    Alle hakubarakeeyo sheikh c/xayd runtaan kugu jecelnay

  • @nasroali2077
    @nasroali20779 ай бұрын

    بارك الله فيك يا شيخ عبد الحي

  • @user-yv2nu7jx8l
    @user-yv2nu7jx8l9 ай бұрын

    Sheekhow nebiga waan jecelahay calayhi salaatu wasalaam idinku dadka bidco ha ugu yeerina ALLE na kabaq oo waxan nebiga iyo asxaabtii jidaynin dadka ha ugu yeerin

  • @abdullahijelle9420
    @abdullahijelle94209 ай бұрын

    Barakallhu fiika

  • @madcade5686
    @madcade56869 ай бұрын

    Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bakiinabayle6137
    @bakiinabayle61379 ай бұрын

    عليه افضل الصلاة والسلام

  • @fardowsaxmed184
    @fardowsaxmed1849 ай бұрын

    Scw scw jasaakallaah khayr

  • @osmanali611
    @osmanali6119 ай бұрын

    صام يوم مولده فصم ان كنت محبا

  • @mohamedabdirahman5609
    @mohamedabdirahman56099 ай бұрын

    SALLALLAHU CALAIHI WASALIM

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah879 ай бұрын

    Allaahu Akbar.

  • @wardimaxamed
    @wardimaxamed9 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @saidhashi2856
    @saidhashi28569 ай бұрын

    Wax Nabi Muxammad c.s.w iyo Saxaabadiisa aysan samayn qiil maloo helaayo. #Nabiga hala rumeeyo, dhaqankiisa halagu daydo, hala jeclaado, halagu saliyo, Lakiin #HappyBirthday waa No No.

  • @MohamedabdikadirAli-ee4zk
    @MohamedabdikadirAli-ee4zk9 ай бұрын

    MashaAllah ilaaheey carabkaada bir iyo boog Ha kaahaayo inda dhunsana hakusoohanuuniyo

  • @dahabboy6685
    @dahabboy66859 ай бұрын

    Masha lah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedmoha251
    @ahmedmoha2519 ай бұрын

    Maasha allah❤

  • @mohamedmuhumed9171
    @mohamedmuhumed91719 ай бұрын

    M.a

  • @yussufmoxa8794
    @yussufmoxa87949 ай бұрын

    M.a❤❤❤❤❤

  • @asadhamud9294
    @asadhamud92949 ай бұрын

    Allaah Akbar ❤

  • @MA-ke8kf
    @MA-ke8kf9 ай бұрын

    Mashaa allah❤

  • @Logical1-zs8zk
    @Logical1-zs8zk9 ай бұрын

    Sheikh laakiin mowliidka hadii la isu oo siiro la akhriyo ma ku eko. Waad ogtahay waxyaalaha kale ee la sameeyo. Allah ku barakeeyo.

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed77629 ай бұрын

    Maashaa allaaaaaaah Csw csw csw

  • @user-bq4ov3qw8c
    @user-bq4ov3qw8c9 ай бұрын

    Scw scw scw

  • @queenshanana3233
    @queenshanana32339 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @deeqo1223
    @deeqo12239 ай бұрын

    Mashanallah wan dabaal dageeyna dhalashada xabiibkeyna

  • @jamaacatulkheyr5567
    @jamaacatulkheyr55679 ай бұрын

    Alhamdullilah

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed79209 ай бұрын

    Maashaa allah

  • @abdihassan8244
    @abdihassan82449 ай бұрын

    Manshallaah tabarakallaah

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool23539 ай бұрын

    Salallahu calayhi wasalam ❤❤❤

  • @user-uy4zb5gf6v
    @user-uy4zb5gf6v9 ай бұрын

    Masha Allah

  • @AbdirahmanOmar-ds8oi
    @AbdirahmanOmar-ds8oi9 ай бұрын

    صلي ألله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-fj5go3uh2x
    @user-fj5go3uh2x9 ай бұрын

    Alaahu akbar sh cabdi xayi asher alpha siy

  • @mohameddeeq8078
    @mohameddeeq80789 ай бұрын

    Scw scw scw ❤❤❤❤

  • @abdiarera3209
    @abdiarera32099 ай бұрын

    Salalahu caleyhi wasalam ❤️ ❤

  • @abuumarwan3922
    @abuumarwan39229 ай бұрын

    Masha allh

  • @roodacismaan952
    @roodacismaan9529 ай бұрын

    الهم.صل.على.سيد نا محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين صل الله عليه وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا مرحبا مليون مره ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiwalimuhamaddahircaptai880

    @abdiwalimuhamaddahircaptai880

    9 ай бұрын

    1:47

  • @YaasinMaxamud
    @YaasinMaxamud9 ай бұрын

    Maznsha alah maansha alah maansha alah

  • @MohmedCiise
    @MohmedCiise9 ай бұрын

    Masha alh❤❤❤

  • @jamamaalim4079

    @jamamaalim4079

    9 ай бұрын

    Mashalah

  • @cumaraxmed-cf3qx
    @cumaraxmed-cf3qx9 ай бұрын

    maasha allaah

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad799 ай бұрын

    Afka ala kaama gooyo jahil wax mayaqano dadkuu bafiyeya dhalashada nabigena ilahey noo kenay calosha haka baqeen صلى الله علبه وسلم❤

  • @user-ic5ym5gw2u
    @user-ic5ym5gw2u9 ай бұрын

    Mashaa alah

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed34429 ай бұрын

    Ellahay hakadhigo kuwo wacdiga fahma

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac17249 ай бұрын

    Scw

  • @dagandumar829
    @dagandumar8299 ай бұрын

    Scw scw scw ❤❤

  • @mohamedabdirahman5609
    @mohamedabdirahman56099 ай бұрын

    ALLAHU AKBAR

  • @geeleahmed6506
    @geeleahmed65069 ай бұрын

    Scw scw scw scw

  • @muhiimidiris164
    @muhiimidiris1649 ай бұрын

    Scw scw

  • @AlishAhmed-ye4fv
    @AlishAhmed-ye4fv9 ай бұрын

    Scw Scw Scw

  • @MohamedJimcaale-jh4mp
    @MohamedJimcaale-jh4mp9 ай бұрын

    Umal xoodhihi rabaa markaan sh abdi rashiid qaari waaba Yiri sh abdi xayi nin funny moo dhihirabaa😅😅😅😅

  • @MukhtaarRiyaale-rg8fh
    @MukhtaarRiyaale-rg8fh9 ай бұрын

    Asc shiikh cabdi xayi

Келесі