Sh. Cabdi Xayi Official

Sh. Cabdi Xayi Official

Пікірлер

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh12 сағат бұрын

    HADDUU MAGAC MUSLIM WATO OO AAN ANIGUNA AHAY MUSLIM OO AANU WADAAGNO SOMALINIMO MISNA UU IGULA KACO XASUUQ IYO ABAADIN OO GAALO XABASHI AH AAN KA HELO MAGAN GALYO ANOO KA CARARAYA XUKUN SOMALI AH MAXAA XAL AH??????!!!! GEESIGII XAAJI FARAX NUUR WUXUU KU TIX GABAY AH KU YIDHI: “NIMANYOW KALA QUUSANEE QOMA LA’AADA” IMINKA ANAGA WAXAA NOO WALAAL AH XABASHIGII AFWEYNE OO NA XASUUQAYA NA SIIYEY MAGAN GALYADA EE DADKA REER SOMALILAND INTII KA SOO HADHAY XASUUQII BADBAADIYEY EE SII TAAKULAYNTA EE ILLAA MAANTA NALA AH JOOGA TAAKULAYNTA!!!!!! XASAN SHEEKH WUXUU KU DHAWAAQAY INUU SOO WEERARAYO SOMALILAND ISAGA OO WATA MAARI IYO TURKI ISAGA OO DOONAYA DHAMAYSTIRO SIYASADDII MALCUUNKII AFWEYNE EE AHAYD DUQAYNTA IYO BURBURINTA SOMALILAND.

  • @RaaxoAbdullahi-n6u
    @RaaxoAbdullahi-n6u17 сағат бұрын

    Maasha,aalah

  • @XuseenMaxamed-sb4op
    @XuseenMaxamed-sb4op21 сағат бұрын

    Shiikhow.turkid.kadhiciya.boobka.turigabadiina.badacas.mahoyadin.baa.idinsiisay.

  • @XuseenMaxamed-sb4op
    @XuseenMaxamed-sb4op21 сағат бұрын

    Shaikh.somaali.waxba.kamadhexeso.goorma.na.dhaxashe.maxaa.runta.uga.leexaneysa.dhulking.haidindeeqo.

  • @ismailhagisaeedabdi
    @ismailhagisaeedabdiКүн бұрын

    Islaamkaa guusha leh inshalah

  • @user-mp3ui8ov3d
    @user-mp3ui8ov3dКүн бұрын

    Sheekh waadigii sida tooska somaliland u attack imikana tuu xasan rabaa waa aniguu ethopia aan kusiiyee muuse diid siintii waa xageegii badeenuu iib maahaa iyo qayladii mudaharaadkii mee xaqa waa xaq ka kuu xiga iyo ka kaa fogba inaad xaqa u sheegto

  • @fadumozabdul9314
    @fadumozabdul9314Күн бұрын

    Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar. Afka kuma go'o halganka sii wad. ❤❤❤

  • @fadumozabdul9314
    @fadumozabdul9314Күн бұрын

    Ilaahow dadkayaga boggooda burcad isku mari. Ilaahow khilaafka dhexdood ah kasaar Oo cadawga ku tashanaya tus. Raggayagii Raggoodii Ilaahow noogu soo celi.

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rzКүн бұрын

    Mashaa allah sh abdi xayi alle hakubarakeyoo❤❤❤❤❤❤

  • @faadumaadan1019
    @faadumaadan1019Күн бұрын

    Masha allh xafido laah

  • @LightningFx-fv8ji
    @LightningFx-fv8jiКүн бұрын

    Bada iyo dhulka iyo dad kii ayaa lawada qadanaa yaa sheikh. Somalia gumesigii aya kaqaday Ethiopia dhulka iyo dad ka marka Ethiopia way ku qasbantahy waxa kamaqan in ay so ceshato walal Dhulka waa dhulka hawasha

  • @KhaderXasan-os7zh
    @KhaderXasan-os7zhКүн бұрын

    Somalay hadan runta iskusheegno somalilan inagaa ciilnay 34 sano ayay cidlataagantahay mantana inaga kukalifnay inay badooda iibsadaan waana waxoodii xorbay uleeyihiin woxooda inaga haan ictiraafno hadaan dhulsomaliyeed ilaalinayno

  • @zakariaademmohamed9593
    @zakariaademmohamed9593Күн бұрын

    Aad iyo aad waa sidda sheegtay sheekh Abdixayi

  • @user-pr9gz3ln5i
    @user-pr9gz3ln5iКүн бұрын

    How do you see

  • @user-pr9gz3ln5i
    @user-pr9gz3ln5iКүн бұрын

    Hwjei

  • @user-hs6ro6so6n
    @user-hs6ro6so6n2 күн бұрын

    Ma Iddiin kaa Leh Badda Tiina Ka Shaqeysta TU Dalka Kale Leeyahay Waxaan Saxeexayaa Waa Caqli Xumada Reer Somaliya , Somaliland Etoobiya Ayey Ka Raacaysaa Xaasidiin Ayaa Tihiin

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen14142 күн бұрын

    Aad oo weyn brother sheekh Abdi xayi dadka somaaliyeed qabiil ayaa halkaa dhigay subxaana laah

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w2 күн бұрын

    Wacdigaan halagaarsiiyo dadkiina awooda u leh mw xasan sheekh iyo ,fiqi dhulk ay iibinaayiihiin waa meeshii kacbada laga weerari lahaa,ha ogaadaan,sheekhyo ku sheegii waqooyi galbeedna waxay noqdeen dameer kutubo ku rar.mid hadlaa oo muuse biixi u sheegaa waxoow ilaah baray ma jiro,waliba ayagoo og cilmiga in biri laweydi doona,waxay ka cabsadeen xerigii muuse biixi,laakiin cadaabkii ala wey ka baqi waayeen.

  • @amareto5772
    @amareto57722 күн бұрын

    I wish Sheekha in Soomaali maqli lahayd. Soomaali waa kala go-go'ee. Calaamatal al-Matar fii al-saxaab. Roob inuu soo socdo, daruurtaa laga gartaa..

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad13532 күн бұрын

    waa sax dadyahow dowlada ma bixin karto taako bad ama beri ah hadii tan ay dhacdana waana itoobiyaanaynaa

  • @user-abtol45
    @user-abtol452 күн бұрын

    Dhalinyarada waa ineey odayaashan calidhere iyo xasan sheikh ninkii nabad qaadan waayo ineey la dagalan. Nabada shabab iyo dawlada aan u kacno. 30 sano somali iscuneeso baan ku jirnaa

  • @Lagubaray
    @Lagubaray2 күн бұрын

    Goormaa xaaga diinta lagaheeshiinaya maase laga heeshiinkara, dad ba towxiid iyo shiirki Iskiwaata oo hadana Sidaa oog, madaxweynihii oo madaxweeynayashii laashiirayana meel saar?som inaanay heshiin baay kuheeshiisaay,

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali86922 күн бұрын

    Ardu Laahi wasaca xaasidnimo carabi Buugta inoogu soo qortay ayuu akhriyayaa sheekhu,kitaabka Quraanka waa caalami maaha mid cid gaarii leedahay Furqaana waa Kutubtii ilaahay oo dhan waa Furqaan Towraad baa ahayd furqaan sheekh Quraanka run ka sheeg.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm13182 күн бұрын

    Badda ma hooyadaaba leh qadaadweyn mooryaan isbaaro argagixiso

  • @gigachad9879
    @gigachad98792 күн бұрын

    Munaafaq Munaafaq kale jirin

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad67852 күн бұрын

    Shiikha Allaha Xifdiyo Aduun iyo aaqiro Aamin Aamin Aamin ❤❤❤❤

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad67852 күн бұрын

    Somaliyey badeena Dalkeena iyo dadkeena iyo diinteena Cadowga ka qabta Jahwareerka ka Duceesta Allaah ka Cabsada oo Isdabo qabo Somaliyey 😢😢

  • @AbdilahiMohamoud
    @AbdilahiMohamoudКүн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Togdheer
    @Togdheer2 күн бұрын

    Tuug tuug dhalay oo dawlad u yaqaan dhulka soomaaliyeed inta ay xukumaan hawiye.

  • @amnoali8348
    @amnoali83482 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂Somaliland is not Somalia

  • @MaxamedahmedMaxamed-oq7cs
    @MaxamedahmedMaxamed-oq7cs2 күн бұрын

    Sheekh iyo sharifba miyad ka xumaten arinta bada

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh85142 күн бұрын

    Allaah Yahfidakum, Waa Sax. Allaah hanoo Xafido dalka dadka iyo Diintaba Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allaah. Shukran Jazaakallaahu kheyran.

  • @ayaanmahamed270
    @ayaanmahamed2702 күн бұрын

    Asc waasax tako mabixinkaraan madaxda soomaliyeed dhulka iyo bada soomaaliya

  • @saja9892
    @saja98922 күн бұрын

    Sheekhow munaafaqiintaan shisheeyaha naftirkiisaa soo dirsaday inay dadkaan iyo dalkaan baabi’iyaan ee ilaahay kuwo ka qaye badan noogu badelo shayaadiintaan cajuusyada ah iyagana allaha naga qabto

  • @FeysalAbdrizak
    @FeysalAbdrizak2 күн бұрын

    asc culamada waa iney dadka ugu baaqaan jihaan war xal ma ahan

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid53302 күн бұрын

    Somali iyaga ayaa isugu wacan dhibtaa

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid94192 күн бұрын

    niimankah Somaliyed iinaysan niiman aahan eh gaashatiiyahiin baah caadaday caman kuukalah oordysa saay waadankoodah uudhicih laahayen uunah daagih laahayen duufkuuh baxah meel aad joogtanbah. Meelxuunbaad naadhiigten

  • @jamacadan2200
    @jamacadan22002 күн бұрын

    Waa sax shiekh badeena beec ma'aho itopia umaheyno waxba ineyna masiinin cid siinikartana malaha itopia hadi eyrab boob iyo dhac kama yeeleyno kaso noqda ankara tukeya iyo lakulanka itopia waa ino dagaal waxba harebanina .

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla81332 күн бұрын

    Diinta aan iskudaweyno insha,Allah 18 da gobol hal Malin halagubalamo in albaqra la,aqriyo todobo bari iskuxigta insha,Allah.❤

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial31912 күн бұрын

    Masha Allah sheikh cabduxayi🤗❤️

  • @abdullahimahamud2487
    @abdullahimahamud24872 күн бұрын

    shiikha hadalkiisa wuu cadyahay wlhi kuwo wax garta alle hanaga dhigo

  • @ZuZhaw-ve7qv
    @ZuZhaw-ve7qv2 күн бұрын

    Dowlada iyo shisheeyaha dalkeena jooga waliba. Xaradda xalane aan ku banaanbaxno oo dalka aan ka saarno shisheeyaha cadowga Horta sual miyan ka liidana wadamada jaarka ee dalkooda shisheeyaha ka saarey soomaaliyeey bal markan naf aan isku yeelno oo dalkeena aan badbaadsano maantey ugu dhowdahay qabyalada meel aan iska dhigno ileen waxaan khasaaro ahayn faido ma lahan dalka aan Wada ilashano oo aan dhisano

  • @rahmaosman7946
    @rahmaosman79462 күн бұрын

    Sheeqow arintaan bada aad oga hadal culumadana waa in ay qeeb ka noqoto

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril58992 күн бұрын

    Sheekh alle ha ku barakeeyo

  • @Greatnorth483
    @Greatnorth4832 күн бұрын

    Fadlan somaliyeey aan dagaalano dowlad masuul eh maheysanee aan difaacno dalkeena..

  • @saidamursal7085
    @saidamursal70852 күн бұрын

    Asc wr wb shiiqow kisalaami Shiiq cabdi xayi soomaaliya wexey u baahan tahay quraan guri walbo waa in quraan la faraa insha Allah

  • @user-lk3jk7rm2o
    @user-lk3jk7rm2o2 күн бұрын

    Ha iska qaylin ee soo bax safka hore aadnee sheekh

  • @user-lk3jk7rm2o
    @user-lk3jk7rm2o2 күн бұрын

    Waar yaadhaheen maymaygan maxa waalay ma karbaashkiibu u baahday

  • @mohammedabdirashid7053
    @mohammedabdirashid70532 күн бұрын

    Waan xanaaqa somali liidananteda markan arko faqashta waana sii habaara

  • @abdihassan7856
    @abdihassan78562 күн бұрын

    Masha allah thanks inbadan 🎉🎉 sheekhoow

  • @user-pt6xc3hp8u
    @user-pt6xc3hp8u2 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo21432 күн бұрын

    Sax sax waa in an somali galbeed soceliya waa in an dhahna

  • @kaahacadeey1943
    @kaahacadeey19432 күн бұрын

    Somaliyey. Badeena beec ma aha. Somaliyey midooba intuusan waqtiga idinku dhamaan✔️.. Dhalin yada na wadanimo aa la idinka rabaa🇸🇴💙🇸🇴