No video

SHEIKH MUSTAFA CALI CAANOOD OO KAHADLAY MASAAJIDII LAGU XIRAY GURICEEL.

SII #SHARE GAREEYA MUQAALKA.
AL_TAUHID CHANNEL.

Пікірлер: 475

  • @anisacali2628
    @anisacali26282 жыл бұрын

    allah haku xifdiyo ,shekh musdaf allah haku barakeeyo, rabiyow xaqa na fahansii rabiyow xaqa nagusuk adunka cisi iyo sharaf iyo raali ahaa shahaada naku nooleey aamiin aamiin aamiin islam nimo naku oofso haa rabi aamiin

  • @maryamaruun1068
    @maryamaruun10683 жыл бұрын

    Alaahu yaxfaduka shekh mustafa aduun iyo aqirabo asuufiya almushrikiin illahey haka qabto shartooda umada

  • @WEHLIYE
    @WEHLIYE4 жыл бұрын

    Suuufi waa fashilmeen wax badan beey noo qaadi jireen ... Sheikh c.qaadir jeylaani waaliyoow liraxmaanii.... annagoo 9jir ah oo dugsileey ah allah soo hanuuniyo

  • @zaaanc7008

    @zaaanc7008

    3 жыл бұрын

    hadeey qaadeen ma danbibaa. waliyyoow la raxmaan ma danbiba Mase adaa u diiday wali ilaaheey inuu yahay ileen kalimada waa wali ilaahey ceebna ma leh

  • @AMURIDIH55
    @AMURIDIH553 жыл бұрын

    War subxaana alaah Sheqow ilahey ka baq umada islamka ha gaalenin Adiga ilaah ma tihid mana ogaankartit qofka gaalka ah subxanalah War ilaah ka baq umada ha galeesinin bismilah subxanalahy

  • @abdirahmanali8313
    @abdirahmanali83134 жыл бұрын

    Sh mustafa allow dambigiisa allow dhaaf iyo kan muslimiinta dhamaan allow allow dhaaf wuxuu cadeeyaa markasta xaqa wuxuuna isha karidaa runta

  • @nasruddiincambuulo914
    @nasruddiincambuulo9144 жыл бұрын

    Allaah waxaan ka baryaayaa in uu baabi iyo oo uu halaago oo uu tirtiro #Mushrikiinta joogto #Guriceel iyo #Huurshe iyo #Dhuuso mareeb iyo #Cadaado iyo #cabudwaaq iyo #Gaalkacyo iyo #dhamaan #Gobalada dhaxoo dhan iyo #meelkastoo ay aduunka ka joogaan waxaan allaah ka baryaayaa in uu dhaxdooda isku halaago oo ay ayaga isbaabi iyaan ebar iska dhigaan bi idni allaahi albaarii Allaahumma yaa allaah yarabbi yaaxayu yaaqayuum cuduro iyo musiibooyin Ku siidaa mushrikiinta joogto Guriceel iyo cabudwaaq iyo cadaado iyo huurshe iyo Gaakacyo iyo soomaaliyoo dhan meelkastoo aduunka ay ka joogaan alloow Ku halaag muusoobin aan ka hareeynin iyo cuduro daran oo aan dhamaad lahayn

  • @zaaanc7008

    @zaaanc7008

    4 жыл бұрын

    HOOYADAA IYO AABAHA IYO INTA KULA DHALATAY HABAARKAAS ALLAHA U LEEXIYO OO KUGU NOQAY HABAARKA BI IDNI ALLAHI KARIIM

  • @jamesrodriguez4625

    @jamesrodriguez4625

    3 жыл бұрын

    Cuqdad qabiil miyaa u qabtaa inta deegaan aad sheegtay habar 80jir cml u inkaartay aamu doqonyahow

  • @abdiwaliabdullahguduud6231

    @abdiwaliabdullahguduud6231

    3 жыл бұрын

    Cadaado dad wax fahnsan ayaa joogo masaajido salafi ayaa ka furan lkn inta kale wali jaahiln ayaa dagan

  • @mxmedabdirasak3579

    @mxmedabdirasak3579

    3 жыл бұрын

    War ma dadka Muslimiintaa baad habaareysa illeen meelahaad sheegtey mushrikiina Kuma noolee !!!!

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah20674 жыл бұрын

    Masha allah jazka allah kheyer sheikh mustaafe allah ku barakeeyo

  • @xafsocali9365
    @xafsocali93654 жыл бұрын

    Rabi haku xifdiyo sheeq xaqa Rabi hanagu sugo markaso insha alaah

  • @abdimohamed7175
    @abdimohamed71754 жыл бұрын

    Sheikh Kheyr allaha ku siiyo, sidii cadceed duhur joogto ayad ogu cadeeysey ayatka Quraanka,

  • @ahmedmuhumed6913
    @ahmedmuhumed69133 жыл бұрын

    Runti sheikh illah sw darti ayan kujeclah jazakaalahu kheiran hayakaalah wahafidhakaalah

  • @AMURIDIH55
    @AMURIDIH553 жыл бұрын

    Sheqa Waxu ogyahay qofka naarta galayo iyo qofka kale subxaanalah

  • @sowdahilaac4197
    @sowdahilaac41973 жыл бұрын

    Wllahi xaqa ayd kutaagan tahay shiico waxba kaama qaadeysa Msha Allh Allaha ku xifdiyo

  • @maahirzayin6436
    @maahirzayin64364 жыл бұрын

    شيخ مصطفى على عانود حفظه الله ورعاه

  • @nasruddiincambuulo914

    @nasruddiincambuulo914

    4 жыл бұрын

    شيخ مصطفى عل عانود حفظك الله ورعاك Allaah ha inoo xifdiyo sheekheena sidoo kale dhamaan allaah ha inoo xifdiyo culumada muwaxidiinta oo uu kow kayahay sheekhaa sheekh xassaan xusseen aadam abuu salmaan

  • @nasruddiincambuulo914

    @nasruddiincambuulo914

    4 жыл бұрын

    Maahir zayn saaxiib allaah Ku xifdiyo dhamaan teen allaah ha ina xifdiyo #Shirki iyo #Gaalnimo iyo #nifaaq iyo #rido micnaha inaan diinta ka ridoowno iyo inaan #culumaau suu noqono iyo inaan #ahlu bidac noqonno iyo inaan #daalimiin noqonno allaah ayaan ka MaGan Galnay

  • @naasirjaama603

    @naasirjaama603

    4 жыл бұрын

    @@nasruddiincambuulo914 ma khawariji ayuu ilahay xifdiyayaa waa maya ilahay umada haka qabto

  • @faaiidaaniidaan9982
    @faaiidaaniidaan99824 жыл бұрын

    Khayr alle haku siiyo sheekh musdaf cali caanood, cimrigaa allaha dheereeyo si aad ula dagaalantid shirkiga mushrikiinta iyo kufaarta murji'ada ah anna waa ku la jiraa

  • @AshaJamac
    @AshaJamac3 ай бұрын

    Masajidka ayuu leeyahay qashin qub ayan kadhigaynaa subxaanalaah

  • @MaxamedAxmed-ek1sf
    @MaxamedAxmed-ek1sf11 ай бұрын

    Qofkii mushrikiinta ka barinoqon waayo Muslim maha

  • @maryngood4088
    @maryngood40884 жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله شكرا جزء الله خيرا الله يحفظك بارك الله فيك 👌🤲🌹⚘

  • @hassanyarowodowa4476
    @hassanyarowodowa44764 жыл бұрын

    Jaza ka Allah sheikh mustafa Allah haso hanuniyo intaa wadada xuun hysa ee e lunsan

  • @faadumoshariif8365

    @faadumoshariif8365

    4 жыл бұрын

    أشهد بالله أني أحبك فيه

  • @faadumoshariif8365

    @faadumoshariif8365

    4 жыл бұрын

    كان الله معك

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi85353 жыл бұрын

    Jazaakallaahu kheyr sheekhow, illaahay baan shirki ka magan galnay bal dadka maanta oo xaqii cadaaday qabuuraha ku wareegaysanaya.

  • @aragtidaruntaah8844
    @aragtidaruntaah88443 жыл бұрын

    Walaahi waaaan jaclhy sheekhaan mashaallh Allhu akbrr alhu akbrr

  • @abasalimohamed
    @abasalimohamed4 жыл бұрын

    Allah ayaa og cida wadada sax san haydo waxaana Allah ka baryaa in qofkasta oo baadiyesan uu wadada Saxda ah ku soo celiyo

  • @zaaanc7008

    @zaaanc7008

    4 жыл бұрын

    wahaabiyo diin ma heystaan waa kuwa dadka allahu akbar ayaga oo leh qarxiya waa kuwa dadki dhalay dhaha waa gaaalo waa kuwa hada la taagan kaligeen ayaa muslim ah

  • @wadaadkatv3705

    @wadaadkatv3705

    3 жыл бұрын

    Waar idinku wahaabiyo iyo suufiyo iyo badaa ka baxoo ilaahina u cibaadaysata waxaas yaa idiin dirsaday Soomalidu meel aan loo dirsanbay iska dhexcararysaa Adiga markaad ilaahay hortagtid lagu waydiin maayo ma wahaabiyaad ahayd ma suufi maad ahayd ma sidanaaad ahayd ee maxaad aduunki sahay kala timi ayaa lagu waydiinayaa وَمَا خَلَقْتُ الْجِنَّ وَالْإِنسَ إِلَّا لِيَعْبُدُونِ (56) Intaasa aduunka laydiin keenay Wahaabiya sidan tidhi suufi baa qabuur caabuday hehbelbaa somlia qarxiyay kabax isagay utaalaye 😀😀🙆‍♂️🙆‍♂️

  • @adenismael1805

    @adenismael1805

    3 жыл бұрын

    Qofkii Allaah u la sima waa Ehlo naar quraan kay ku cadahay

  • @halaandwowchanelchanel4710
    @halaandwowchanelchanel47103 жыл бұрын

    walaaal wn kuu saare isaar adna keep going

  • @yonisabdul1706
    @yonisabdul17063 жыл бұрын

    Waa takfiir sh Mustafa cali iyo ardaydiisa wadanka waa in lagaqabtaa

  • @nimcorun1255

    @nimcorun1255

    2 жыл бұрын

    Allh yahdik aqi

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell3 жыл бұрын

    Subhannllah soomalidi diinti rabi mawaxay kadhigeen qabiilkii ookale

  • @allawateosman7653
    @allawateosman76534 жыл бұрын

    حفظك الله شيخنا من كل سوء ومكروه. ولك الصحة والعافية..

  • @wanaaga1156
    @wanaaga11562 жыл бұрын

    Takfiir caanood alle ha kudulleeyo saqajaan yahoow

  • @ib1244

    @ib1244

    13 күн бұрын

    Adaa dulli ah adiga iyo sheekha

  • @momo2k233
    @momo2k2334 жыл бұрын

    ماشاء اللة تبارك الله ربالعالمين

  • @fowziaschannel1202
    @fowziaschannel12024 жыл бұрын

    Allah akbar mizaanka xasanaadka alle haku saaro hana ku xafido

  • @abasalimohamed

    @abasalimohamed

    4 жыл бұрын

    Hada shiikhaan ma sax san yahay

  • @suleymaancali7230

    @suleymaancali7230

    4 жыл бұрын

    Sh.Mustafa Cali Caanood waa saxan yahay xaqa Allaah ayuu u hiilayaa,xaqa ayuu ku taagan yahay,qabuuriyiinta Allah ha u towbad keenaan waayo towbada waxay qofka u furan tahay inta uu qofka uu nool yahay,sidaa darteed qabuuriyiinta Allaah ha u noqdaan.

  • @nasruddiincambuulo914
    @nasruddiincambuulo9144 жыл бұрын

    شيخ مصطفى عل عانود حفظك الله ورعاك

  • @umuhaala4661
    @umuhaala46614 жыл бұрын

    Sheekh jazaakallaahu kheyr allah dardiis ayaan kugu jecelnahay garabkaaga baan dtaaganahay marqaati baan ka nahay in aad na soo gaarsiiyay dacwada

  • @sheekhqayrdoon682

    @sheekhqayrdoon682

    4 жыл бұрын

    Khayr Allah's kusiiyo walaal waaruntaa sheekha xaqa wuu cadeeyay,Allah's sugo oo xafido sheekha.

  • @sheekhqayrdoon682

    @sheekhqayrdoon682

    4 жыл бұрын

    Mashalaah walaal.

  • @zaaanc7008

    @zaaanc7008

    4 жыл бұрын

    Dacwada waaridkaa ayaaa ku gaarsiiyay odaygaan takfiirka gaalada aad Uk la joogta ka caqli fiicaan oo ayaga wa laga badbaada

  • @jaamackaasimkaasim7696

    @jaamackaasimkaasim7696

    4 жыл бұрын

    Alaah haku barakeeyo abaayo ee u caqli celi dumarka inta aad awoodo ajarbaad ka helaysaa dadka ugu badan ee wahaabiya naarta ku guraan waxaa ugu badan dumark iyo caruurta

  • @warsamehamsa9408
    @warsamehamsa94083 жыл бұрын

    Ana muwaxid baan ahay

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon90183 жыл бұрын

    Ilaahow dhagartooda naga qabo oo sunada nabiga iyo towxiidka nagu badbaadi oo culumada salafiyiinta noo badbaadi ilaahow shirkiga iyo mushrikiinta dhagartooda ku koob aamiin yaa rabi

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell3 жыл бұрын

    Allaha akbar sheeq jizakllahum qeer

  • @aadankhayre4155
    @aadankhayre4155 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @guleidmohomed568
    @guleidmohomed5684 жыл бұрын

    Subxanalaah ma masjid bu leyahay waxa laga dhigaya suuli dowladu ninkan ha xidho

  • @wadaadkatv3705

    @wadaadkatv3705

    3 жыл бұрын

    😀😀😀🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🤣🤣masaajid bay suuli uquudheen hada waa meeshi ilaahay ugu jecelaa

  • @kingjacob5542
    @kingjacob55424 жыл бұрын

    Culimada ale hanoo xafido ale kaliyaanu naqanaa nabi Muhammad waarasuulkeena iyo xabiinkeena cidkalena ma anaqan sheekh aways wala baardheere alxamdu lilaah jahligaa Ala naga saaray

  • @laylaahmad9302
    @laylaahmad93024 жыл бұрын

    Jazaakallah qeer sheeq

  • @slimreelss
    @slimreelss3 жыл бұрын

    الشيخ مصطفى حفطك الله ورعاك... ( قد نعلم إنه ليحزنك الذي يقولون فانهم لا يكذبونك ولكن الظالمين بآيات الله يجحدون )

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 Жыл бұрын

    Takfiiri khawaarij ah

  • @sacidacabdule7330
    @sacidacabdule73304 жыл бұрын

    maashaallah

  • @Hakimi_Design
    @Hakimi_Design3 жыл бұрын

    Umadaan waa laqadlay saas daraaded shacabkaaas waaa daska ahlul qibla ah waa muslimiiin

  • @sumayayounis3970
    @sumayayounis39704 жыл бұрын

    Masha allah yaa shiikh allah ha ku xafido insha allah

  • @fadumonuur7299
    @fadumonuur72994 жыл бұрын

    Mush rikiinata Allah hakabagaan oo Allah kaligeesa hacaabudaan

  • @zaaanc7008

    @zaaanc7008

    3 жыл бұрын

    aabaha hooyada suufi ayaa isku guuriyay waana suufiyo ma mushrik ayaa ku dhalay na maskaxda yaan laga xadin jaahilnimo waa inkaar suufi waa dad muslim ah oo allah iyo rasuulkisa yaqaan odaygaan waalan. daawo ayuu u baahan yahay qofkasta gaal ku hayo

  • @abdiqanimohamed6557
    @abdiqanimohamed65574 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @abuazam8647
    @abuazam86474 жыл бұрын

    🛑idinko raali ah sheekha telkiisa isiiya

  • @sheekhqayrdoon682

    @sheekhqayrdoon682

    4 жыл бұрын

    252612544490 whatsupp kala xiriir sheekha.

  • @abuazam8647

    @abuazam8647

    4 жыл бұрын

    @@sheekhqayrdoon682 Jazakallhu kheyran

  • @axmedaamusane8727
    @axmedaamusane87273 жыл бұрын

    ilahay umada haka qabto si dag dag ah

  • @abdulkadirmohamed7524
    @abdulkadirmohamed75242 жыл бұрын

    sheq mustafa ilaah a xafido mushrikintana ilaah xaqa atuso atoba kenano fursad bey weli hestan

  • @abshircabdi4723
    @abshircabdi47233 жыл бұрын

    Wuu qumayahay sheekh caanood

  • @aslirooble1380
    @aslirooble13803 жыл бұрын

    Sheekhani waxuu gaalaysiinayaaa muslimiinta

  • @ibrahimizak5524
    @ibrahimizak55244 жыл бұрын

    jazakumulahu kheyran

  • @ramlobashirhassan687
    @ramlobashirhassan6874 жыл бұрын

    Mashallah sh ilaahay haku barakeeyo dunida iyo aakhiraba ilaahay danbigaaga ha dhaafo oo cimri dheer haku siiyo sida aa towxiidka u bayaamisay oo shirkikana u leexisay sh kheyr ilaahay haku siiyo sida aa daalibul cilmiga u tilmaamtay lkn sh culimada soomaaliyeed intee ku ilaawday

  • @umumustaqiimbintuibrahim9484
    @umumustaqiimbintuibrahim94844 жыл бұрын

    Xafidakallaah yaa sheikh Mustafa cali caanood

  • @maashahmed2134
    @maashahmed21343 жыл бұрын

    M.a Allah hakuxafidho ......

  • @aafixaaji4279
    @aafixaaji42794 жыл бұрын

    Allah hakusoo hanuu niyo

  • @maryamaibrahim1745
    @maryamaibrahim17454 жыл бұрын

    Kuwan yaa uu shayga in aysan kasuleyn dhulka koox xaqa uhilinaya xata hadey burburiyan masajida

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan56744 жыл бұрын

    Waa Runtiis walahi Ragaasi way haleeyeen arinta wax badan bay qaseen. Nimankan Qabuuraha jooga runta in loo sheego weeye maaha in la sasabo oo la soo dhaweysto. Shaqa iskuma lihin isku diinna manihin dad qabri caabudaya oo wax weydiisanaya.

  • @cabdilaahimuxumed5569
    @cabdilaahimuxumed55694 жыл бұрын

    🤚السلام عليكم ورحمه الله وبركاته أجزاء الله خير

  • @fardawsomaxamd657
    @fardawsomaxamd6573 жыл бұрын

    Mashaa allaah

  • @gogovic101
    @gogovic1013 жыл бұрын

    Inlaalilah wa inaa ilahyhi rajihuun

  • @mamacaasho6304
    @mamacaasho63044 жыл бұрын

    Aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi yaarabi yaarabi

  • @abuafnaanmusa5859
    @abuafnaanmusa58594 жыл бұрын

    الله يحفظك من كل سوء ومكروه يا شيخنا الفاضل

  • @ahmedqani2030
    @ahmedqani20304 жыл бұрын

    Sheeekh alle haku xifdiyo

  • @jayjayokacha1461

    @jayjayokacha1461

    4 жыл бұрын

    Aaamnnn

  • @user-rh2dc3tf1l
    @user-rh2dc3tf1l3 жыл бұрын

    Masha allah

  • @aweysmaqtuub6941
    @aweysmaqtuub69414 жыл бұрын

    Sh allah hakuxifdiyo allah d ayaan kuu jaclahay runloow

  • @abul-fadli
    @abul-fadli4 жыл бұрын

    Masajid ow galki Mustafa caanood katala laga furi maayo

  • @abdirahmanahmedismail804
    @abdirahmanahmedismail8043 жыл бұрын

    Qabuuriyiinta Alle hasoo hanuuniyo

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure7583 жыл бұрын

    Wahaabiyada iyo al shabaab soo hal ma ahan

  • @batulaisse2844
    @batulaisse28444 жыл бұрын

    sheekh Maxamed Cabdulaahi wahaab oo Illaahay waa waafijiyey Towxiidka umadana oogu baaqey in ay Illaahay u khaalis yeelaan cibaadada ayeey ceebeynayaan walciyaathu bilaah

  • @zaaanc7008

    @zaaanc7008

    3 жыл бұрын

    ina abdi wahaab kutubka u ka qoray walaalki suleymaan aqri hadad diin taqaaan

  • @kaahoabdule3189
    @kaahoabdule31894 жыл бұрын

    asc wr wb subxanallah ilahow hana fidnayn

  • @abdirasheedwarsame5876
    @abdirasheedwarsame58764 жыл бұрын

    sheekh mustafa allaah ha ku dhowro

  • @suleekhacismaan5696
    @suleekhacismaan56964 жыл бұрын

    Maansha Allaah sheekh mustafe cali khayr allaha ha siiyo qabuuri yiinta dadka Lumiyay allah hakaqabto

  • @sacdiyomaxamed9723
    @sacdiyomaxamed97234 жыл бұрын

    Allahu akbar sheekh ilahay haku xafido

  • @salatsalat8725
    @salatsalat87253 жыл бұрын

    Mansha Allah Seikh waa sax allhu akbar

  • @xassan9740
    @xassan97404 жыл бұрын

    Allah kudaayo xaqa ayaad cadaysaa

  • @abdurizakmunye3181
    @abdurizakmunye31813 жыл бұрын

    اللهم خذ هذا المجرم اخذ عزيز مقتدر. يا عزيز. يا جبار يا منتقم. يا الله

  • @umomar2743

    @umomar2743

    3 жыл бұрын

    عاى من تقصد هذا الشيخ الربانى ام تقصد هذا الصوفي القبوري مبتدع

  • @abdurizakmunye3181

    @abdurizakmunye3181

    3 жыл бұрын

    @@umomar2743 اقصد هذا المجسم. الخوارجي. ومن معه في معتقده

  • @husseinomarahmed9870

    @husseinomarahmed9870

    3 жыл бұрын

    @@abdurizakmunye3181 mushrik miyaad tahay waryaa maxaad u gubatay

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell3 жыл бұрын

    Waa shiico kuwaas subhanllah

  • @smshsmsh5920
    @smshsmsh59204 жыл бұрын

    Maanshaa allaah sheeq caanood qeyr badan allaaha kusiiyo waa mushrikiin ee umada allaaha kaqabto

  • @user-hf6wd9wu8v
    @user-hf6wd9wu8v11 ай бұрын

    Xafidalah

  • @maxamadahmed420
    @maxamadahmed4204 жыл бұрын

    مشاء الله جزاك الله خيرا شيخ

  • @ismaciilmaxamud5572
    @ismaciilmaxamud55724 жыл бұрын

    Masha.allaah alaahu akbar

  • @adamomarmohamed5589
    @adamomarmohamed55894 жыл бұрын

    Nin leh cabdiqaadir ayaa koonka maamula ayaa kuleh wahaabiya diin cusub ayay wadaan ilahy bas halacaabuda waa diin cusub

  • @hanuuniye_media7876

    @hanuuniye_media7876

    4 жыл бұрын

    *✓adeegso= 🌹farsamooyinkaan=🥀 si aad u hanatid= 💯saygaaga=✓qeebta=1!!🥀💐اهلا وسهلا ومرحبا بكم kzread.info/dash/bejne/dmSfqcekp7CwaLg.html kzread.info/dash/bejne/dmSfqcekp7CwaLg.html

  • @hyassin4276

    @hyassin4276

    3 жыл бұрын

    subxanallah , Allah kaliya cabud , shirki weye hadii aad mulkiyada allah aad cid la wadajisid , hadaad du'aysaneysid toos allah u weydiiso , khasab maahan in aad manhajka wahabiga , salfiga , tagthirka, suufi qadatid .5ta waqti tuko tasbiixda badi , raac sunihii Nabi mohamed .iska ilow haku mashquulin 73 firiqo oo ka danbeysay( scw) wbt

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia31244 жыл бұрын

    Wallaahi waa yaab

  • @cabduwaaxidxasancabdiqaadi8510
    @cabduwaaxidxasancabdiqaadi85104 жыл бұрын

    Masha ALLH

  • @abdullahihajj9212
    @abdullahihajj92124 жыл бұрын

    Masha Allah sh musdhafa cli anood. Alow. Hafet

  • @fardusmohamed5499
    @fardusmohamed54993 жыл бұрын

    Sh mustafe waa runtii annigoo tabliiq ah ayaa fahansan waayo xaqiiqdooda ayaan arkay

  • @c.fitaaxcismaan8469
    @c.fitaaxcismaan84693 жыл бұрын

    Qufkii ale maogii cidkale caabudo waa mushrik ale ayaana quraanka ayuukushegay kan dhagaxa caabuda iyo kan jeeylaani caabudo ama sh c/qaadir caabud mushrik waa iskumid

  • @maxamedcali3217
    @maxamedcali32173 жыл бұрын

    Wac

  • @Ahmed-mohamedKaariye
    @Ahmed-mohamedKaariye4 жыл бұрын

    ماشاءالله ياشيخنا بارك الله فيك وجزاك الله خيرا waakasoohorjeedaa shirkiga

  • @ahmadkaysaani9544
    @ahmadkaysaani95444 жыл бұрын

    جزاكم الله خيرا شيخناالحبيب ،❤️❤️❤️❤️

  • @gobeeyexoreeye3018
    @gobeeyexoreeye30184 жыл бұрын

    inaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun kani waa mid halaagsaday oo waraarij ah war qof yahay anigu waxaan ahay nin muslim oo suufi waxa aad sheegaysaah waa been abuur ee shaydaanka wax kuusheegay sharbadanaan

  • @adamomarmohamed5589

    @adamomarmohamed5589

    4 жыл бұрын

    Masaajida musqul ayaan kadhiga ayaa kufri igufilan suufiyada

  • @jaamackaasimkaasim7696

    @jaamackaasimkaasim7696

    4 жыл бұрын

    Taas laguma gaaloobe waxa lagu gaaloobo soo baro

  • @risktaker9119

    @risktaker9119

    4 жыл бұрын

    Jaamac kaasim Kaasim nin haal oo kaliya baa Ilaahey guri giisa la col noqdo. Al suffiya waa qabuuriyiin

  • @naasirjaama603

    @naasirjaama603

    4 жыл бұрын

    @@adamomarmohamed5589 wahabiyadu ku Wii idhan jiray masajida sufiyadu waa kiniisado miyaanay ahay mise waxba kama warhaysid adigu

  • @zaaanc7008

    @zaaanc7008

    4 жыл бұрын

    Nabiga scw sheegay bidcada ineey muslimka gaaleysiiyaaan. marka diinta wahabiyada ayaaba ah takfiir iyo dadka muslim ko la dilo

  • @abdikadirabshir2884
    @abdikadirabshir28843 жыл бұрын

    Kan sheydan waye Fidno Wade ah alshabab waye umadas malinkasto la qarxiyo kama hadlo Wu ku faraxsanyhy

  • @maxamudcabdi4284
    @maxamudcabdi42844 жыл бұрын

    warkan hala xiro wlahi hdiklae waa lawada kubana somaliyay wax mafhantan kani waa qawarij aad ufog inalilahi wa ina ilayhi rajicuun wlahi ilahy diintisi walgu sodulay waa mxay towxidka aad ugu yeeraysid gudaha somaliya aydao kun sano kahor ilahy abayashayn uqaday inay muslim ahadan ilay ka baqa dadka ku racsan wxaw ka hdlayo dadka ahlu towxidka ah in musrikin logu yero wxay tahy qafki myir qabo wu u gran karaa

  • @huseinmukhtaar5742

    @huseinmukhtaar5742

    3 жыл бұрын

    qureesh waxey aaminsanaye inu alle jiro balse sanabyada ay alle usi maraan marka maxay is dhaaaman dadkan rumey alle iyi rasuulkiisa hadda shirki dabalayan

  • @abdirashedbritish8457
    @abdirashedbritish84574 жыл бұрын

    M.a ilaahy ha hanuu niyo

  • @user-vx7qp3mi9x
    @user-vx7qp3mi9x2 ай бұрын

    Ma masaajida ilaahay yaa suuli laga dhigi karaa. Jaahil fowqa jaahil waar ilaahay usoonoqo waxaasaa. Dad sheekh u ah. Waxa masaajida looxidhayo. Waa. Tawxiidka hala jooja. Waaadiin ladagaalan

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix3 жыл бұрын

    Ninkaan may dowladu xirto Wuuba cadeystay takfiirnimadee

  • @salebansuudi9575
    @salebansuudi95754 жыл бұрын

    Wllhi diintayadu waa mid cad madmadowna nagagama jiro lkn dad la qaldaybaa jira.ilaahayow caamada ugargaar.culimadu indhaha maxay isaga tirayaan

  • @AMURIDIH55
    @AMURIDIH553 жыл бұрын

    Shiqa wuba matiloyaa ilah nimo wal ciyaada bilaah

  • @user-ne4tk9rj3s
    @user-ne4tk9rj3s4 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed54554 жыл бұрын

    Suufiyo waano iyo xaq waad diideen ee qaadkiina Iska cuna wale war waa dambeeyaa

  • @jaamackaasimkaasim7696

    @jaamackaasimkaasim7696

    4 жыл бұрын

    Waano suufiyada aa looga baahanyahay ee wahaabiya loogama baahno xaqna waa kitaabka alle ee ma ahan fikirka wahaabiya ee yahuuda wadato ilaahay muslimka u shaqay aw ku yiri ee kuma dhihin yahuud u shaqay

  • @axmedaxmed5455

    @axmedaxmed5455

    4 жыл бұрын

    Jaamac kaasim Kaasim waad Iska hadashay suufiyo alle ha soohanuuniyo khalad bay kujiraan wahaabigu alle oo kaliya caabuda buu leeyahay suufiyana awliyo Marka xaqu wuu cad yahay alle kaliya anagoo cabudna baanu dhiman inshaa alaah

  • @jaamackaasimkaasim7696

    @jaamackaasimkaasim7696

    4 жыл бұрын

    Cibaado mida ugu wayn waa inaad musliminta nabad geliso jeclaato yadawga yahuudana aad kujihaado ood nacdo lakin wahaabiya bil caksi ay wadaan

  • @risktaker9119

    @risktaker9119

    4 жыл бұрын

    Jaamac kaasim Kaasim yuhuda idinka beey idin taageerta micnaheedu yahe in aad isku mabda’ tihiin gaal

  • @naasirjaama603

    @naasirjaama603

    4 жыл бұрын

    taker hhhhhh wahabi iyo yuhuud waa walaalo ilaa hada ayey hishiisyo ku jiraan si islaamka suni iyo shico laysgu diro lkn Allah ayaa arka oo manjuusta wahabiyada qabanaya

  • @isaaqmacallinmuuse6339
    @isaaqmacallinmuuse63394 жыл бұрын

    Shartaada ILAAHAY ayaan Ka magan galnay Takfiir yahaw

Келесі