No video

SHEEKH MUSTAFA AYAA LA WAYDIIYAY MOWLIIDKA IN LA XUSI KARO?

Пікірлер: 444

  • @mohamedcaatif6757
    @mohamedcaatif67574 жыл бұрын

    MASHAALLAH SHEEKH MUSTAFA ALLAH HABARAKEEYO WAA SHIIKHA KALIYA AAN JECLAHY KUNA KALSONAHEY ILAHOW CIMRI BARAKEYSAN SII SHEIKH MUSTAFA WAA SHIIKHA KALIYA AANAN SIYAASADA IYO ADUUNYADA KU MASHQUULIN SIDE CULUMADA QAARKOD

  • @Bepatient866

    @Bepatient866

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkk ma baadari baa sheekhu maxay tahay aduun iyo siyaasad kuma mashquulo Sheekha maadan amaanin ee waad aflagaadaysay

  • @zackboy2418

    @zackboy2418

    3 жыл бұрын

    @@Bepatient866 🤣🤣🤣

  • @muhammadmuse8840
    @muhammadmuse88404 жыл бұрын

    Mashalah sheikh Mustafa ilaahay ha xifdiyo waa muumin dhab ah

  • @ilyas9555

    @ilyas9555

    4 жыл бұрын

    sidaas ha dhihin islaamnimo u qir laakiin mumin inuu noqdo waa la jecelnahay, laakiin taas rabi kalaiya ayaa og, xitaa sheekha ma oga.

  • @wacdichannel2098
    @wacdichannel20984 жыл бұрын

    masha allah wlhi shekh mustafa isagoon cidna u gafin buu jawaabta saxdaa bixiyay!

  • @abdullahihasan4362

    @abdullahihasan4362

    4 жыл бұрын

    Pppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppp

  • @somalimuslimtv2139

    @somalimuslimtv2139

    3 жыл бұрын

    Noosheeg jwaabta uu bixiyay

  • @kaaficabdirixmanaadan6054

    @kaaficabdirixmanaadan6054

    3 жыл бұрын

    haaa fikirkisa iyo intuu cilmiga ka gadhy le ka hadlay zx lkin in taaa wa lisla dhafay shekhow 🤗🤗

  • @sureyaabdi5968

    @sureyaabdi5968

    2 жыл бұрын

    MashaAllah sax wlhi

  • @eng.husseinahmed

    @eng.husseinahmed

    2 жыл бұрын

    @@somalimuslimtv2139 Daliil cad meel ay ku qorantahay maan arag bal adiga noo keen wllo

  • @liibaanabdi77
    @liibaanabdi774 жыл бұрын

    Mashaa allaah. Sheekh mustafe waa nin wacdigiisa diinigaa si aad uwanaagsan oo xeeldheer dadka ugu sheego. Wadaadka xasaan ladhaho oo yutuubka lagusooyaacshay wuxuu sheegayo. Sheekh mustafe ayaa kacilmi badan kanahadal wacan.

  • @muxumedxasan4974

    @muxumedxasan4974

    4 жыл бұрын

    Axmaq inaa tahay yaa kuwaydiyay keebaa fican orodo wax baro cmal an ahayn malihid ( wadada fadhiisee faduuli )

  • @moenlighted7681

    @moenlighted7681

    4 жыл бұрын

    Wadaadada ha isla tartansiin. Diintay fidinayaan labadooda.

  • @jokejoker4752

    @jokejoker4752

    4 жыл бұрын

    Liibaan Abdi xasaaani waa khaawarij waana sal dhiga al shabaab

  • @moenlighted7681

    @moenlighted7681

    4 жыл бұрын

    @@jokejoker4752 khawaarij maaha soo baro khawaarij waxay yihiin.

  • @moenlighted7681

    @moenlighted7681

    4 жыл бұрын

    @@jokejoker4752 kzread.info/dash/bejne/X3iqmpKBpJq8nKg.html

  • @alinuurosman6125
    @alinuurosman61254 жыл бұрын

    Allah akbar This sheikh made us proud manshallah sheikh mustafa Alle ku barakeyo

  • @WEHELCHANNEL
    @WEHELCHANNEL5 жыл бұрын

    kan ka hoos hadlaya ciil ayaa iga haya sheekha hadalka in uu u daayo ayay ahayd masha allah allah ha xafido sheekh *MUSTAFE* ❤️

  • @quudkaquluubta1821

    @quudkaquluubta1821

    4 жыл бұрын

    Waxa ka aamu yaa idhaa

  • @jamjamike6405

    @jamjamike6405

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂 runtaa

  • @Abu-Miski

    @Abu-Miski

    4 жыл бұрын

    Tiraduu ka qalday xitaaa

  • @seekguidanceb4its2late85

    @seekguidanceb4its2late85

    4 жыл бұрын

    War tartiiba. Carada dadka lagulasooboodayo mexeey tahay? Xumaan mauusan sheegine? Si dagan buu ooga warqaaday sheekha.

  • @abdihalimyusufmohamed8903

    @abdihalimyusufmohamed8903

    4 жыл бұрын

    anigana waaban jeclaaday ninkaas aad caynaysid

  • @caish3987
    @caish39873 жыл бұрын

    Cajiib 12 rabicul awal isniin maaha miyaa. Hadana khilaafba ka jira . Cilmi weeeeyn ba ii kordhay anan ka ogaan goobaha waxbarashada intaa oo muxadarona wan dhageystay. Masha Allah❤. Su asha Ah 12ka rabiicul Awal bay xusaan rasulka scw dadka qaar waxan dhihi lahaa malinkasta xusa Rasuullka. Isniinta sooma oo Saliga badsada lkn wax usan sameyn nabiga csw iyo khulaafa'u rashidiinta walal haisku xiijin.❤. Nebiga scw wuxu dhahay waxa idinkaga tagay sunadeyda iyo sunada khulafaa u rashidinta[cumar binu khada ,Abubakaru sidiiq cuthmaan binu cafaan ,Iyo cali bin abii dalib] R.C

  • @axmedcynte8723
    @axmedcynte87234 жыл бұрын

    Masha Allah sheikh mustafe cimri dheer iyo cibaado suuban ayaan Ilaahey kuu weydinay

  • @cabdicade1920
    @cabdicade19204 жыл бұрын

    Masha allah sheikh mustafa xaaji ismaciil culumada islaamka oo dhan waa jeclahay si qaas ah sheikh mustafa ayaa u jeclahay

  • @AxmedSaalaxProduction
    @AxmedSaalaxProduction4 жыл бұрын

    Ninka Soomaalida ugu Aftahansan weeye Sh Mustafe Xaaji ❣🌹

  • @mustafeabdullahisaid8512

    @mustafeabdullahisaid8512

    3 жыл бұрын

    Axᴍᴇᴅ Sᴀᴀʟᴀx Pʀᴏᴅᴜᴄᴛɪᴏɴ mahubtaaaa

  • @99educationalcenter.97

    @99educationalcenter.97

    3 жыл бұрын

    Waa beenaale beenaale dhaafay ah, ee yaa loogu dayanaa Salaadda TAHAJUDKA jameecada lagu dukto ee RAMADAANKA 10ka danbo. Yaana soo bilaabay?

  • @fahmaabdi1923

    @fahmaabdi1923

    3 жыл бұрын

    @@99educationalcenter.97 maxaa kala jedana 😇🙄🥺

  • @abdulkarimmuse4021

    @abdulkarimmuse4021

    2 жыл бұрын

    @@99educationalcenter.97 😏😏😏😏😏😏😏😏

  • @mohamedabdulle8047
    @mohamedabdulle80473 жыл бұрын

    awal waxaan aaminsana mawliidku inuu jiro, balse shiikh mustafe cid ka danbaysa oo aan waydiinayo ma jirto haduu yiri ma jirana mawliid, waa run ma jiro

  • @somalimuslimtv2139

    @somalimuslimtv2139

    3 жыл бұрын

    😁😁 wlhi hada ayaad luntay

  • @inaclaahi3526

    @inaclaahi3526

    3 жыл бұрын

    Waxaaba qalad ah sheekh Mustafe in aad ku daba faysho. Diintu qawaacid ayey bixisaa ee qawaacida raac sheekh Mustafe ha raacine, sababta aan midaas kuu leeyahay ayaa ah qof nool fitno aamin loogama aha, Ee hadii Aad cid ku dayanayso Fatwadoodana Qaadanayso Dadkii horeeyey Ee dhintay fatwadooda ku dhag. Qawaacidaas waxa ka mida wax kasta oo uu nabigu scw iyo saxaabadu sameeyeen inaad raacdo, wixii aanay samayna in aad ka dheeraato, walow cida ay doontaa ha tidhaahdee. Markaas mawliidka qaacidadaas hoos geeyuun, nabigu scw ma sameeyey mise ma samayn?!. Natiijo aad ku qanacdo ayaa kuusoo bixi doontaa!

  • @a.m5892

    @a.m5892

    3 жыл бұрын

    @@inaclaahi3526 adigoo qawaacid raac dhaheeysid maxaad adiga uraaci waaysay nabiga hadyigiisa oo aad shiicada wadadooda uraaceeysaa

  • @inaclaahi3526

    @inaclaahi3526

    3 жыл бұрын

    @@a.m5892 Subxaanalh Walaal Ilaahay Ka Cabso Oo Beenta Jooji Ilaahay ayaad Hor Tagaysaaye. Qawaacida Shareecada Ayaa Lagaga soo Baxay!. Shiico-Qadhmuunta Iyo Suufiyada qabuuriyiinta Ah Bari ayaan Ka Ahay!. Layguma haleeyo Ilaahay Ayaan Sharkooda Ka Magan Galay

  • @Caawiyetech

    @Caawiyetech

    Ай бұрын

    😊​@@inaclaahi3526

  • @WashDC
    @WashDC4 жыл бұрын

    Birthday party waa dhaqan western ah in nabigeena scw loo sameeyo ma haboona ninka jecel nabiga scw sunnadiisa ha raaco

  • @iqramohammed4812

    @iqramohammed4812

    4 жыл бұрын

    Rasheed M waa runtaaa 👌👍👍👍

  • @abukarali2966

    @abukarali2966

    4 жыл бұрын

    Rasheed M cawligaaga reer galbeed ma dhaafsana. Ku sano kahor baa mowlidka lasamsynayay mana jirin reer galbeed xadaatad leh. Culimada 99.99 percent way taageersanyihiin mowliidka. Ninkaan sheeko xariiro ayuu u sheegayaa dad isaga kaliya information ka hela inta kalana ka dhago xiran.

  • @khaliifshiikh2289

    @khaliifshiikh2289

    4 жыл бұрын

    Qof ma diidno waxaa loo yaqaan بدعة مستحبة

  • @shaunherbert7186

    @shaunherbert7186

    4 жыл бұрын

    Go get on the list" i heard they are looking for more suicide bombers" anyone who doesn't like mowlid is a ticking time bomb" literally.

  • @abdullahiahmed5903

    @abdullahiahmed5903

    4 жыл бұрын

    *saxiiiiiiiiiiiix*

  • @mohdahmed8481
    @mohdahmed84814 жыл бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آل وصحبه أجمعين اللهم عز السلإم والمسلمين اللهم إصلاح بلاد والبلاد مسلمين يا رب العالمين

  • @Vibez_K
    @Vibez_K4 жыл бұрын

    His English is top notch! May Allah keep him firm and us on the deen

  • @akramportal.8831

    @akramportal.8831

    3 жыл бұрын

    😹😹😹

  • @noordiinhussein5639
    @noordiinhussein56394 жыл бұрын

    Asxaabeey nabbi muxamed csw iyo asxaabtiisii oo abuu bakar ugu horeeyo wax ayna sameynin umaleyn maayo in sameyntooda ajar laga helaayo ee yaan waqti lagu lumin

  • @mamchannel8059

    @mamchannel8059

    4 жыл бұрын

    Walaal ha odhan sidaas nabi maxamed ma uusan qaadan jirin surwaal iyo asxaabtiisa oo ma aysan sameyn sidaa anagana waan sameynay oo miyaa danbownay anaga?

  • @ibnumuxammad5592

    @ibnumuxammad5592

    4 жыл бұрын

    Lakin anaga sarwalka umaxiraneino inaan ajir kahelnoh

  • @deeqoahmed1771

    @deeqoahmed1771

    4 жыл бұрын

    @@mamchannel8059 surweelku waa dhar cowrada lagu asturo laakiin maaha aayat lagusoo kordhinaayo diinta laakiin mowliidka waa wax diin laga dhigaayo illaahey diintiisana waa dhameystiran tahey uma baahna in wax lagusoo kordhiyo nabiga scw wuxuu yiri qofkii sameeyo camal aan aniga iga sugnaan waalagu celin ogow wax walba oo lasameynaayo oo kasugnaan nabiga scw waa camal qasaarey ogowna waa isku mid mowliidka iyo Christmas ka ay gaalada usameyso nabi ciise cs

  • @Bepatient866

    @Bepatient866

    4 жыл бұрын

    @@mamchannel8059 ajar lagama helayo ayaa lagu yiri ee laguma dhihin waa lagu danbaabayaaa sideedaba wax kasta oo uusan ajar ku jirin khasab maaha in lagu danbaabayo

  • @mokhtaryahya6528

    @mokhtaryahya6528

    4 жыл бұрын

    xaqiiq sxp runta ka hadashay

  • @dr.adamfiqhi1361
    @dr.adamfiqhi13613 жыл бұрын

    ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥ ♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥

  • @sawdosiman1367

    @sawdosiman1367

    2 жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DrNeeri
    @DrNeeri4 жыл бұрын

    masha allah ilaah ha ku barakeeyo oo cimriga ku dheereyo sheekh musfate si fcn ayaa u sharaxday, muxaadarada siirada nabiga csw wa wada dhagaystay

  • @maxamuudmaxamed5061
    @maxamuudmaxamed50614 жыл бұрын

    Mnsha allaah sh.mustafe x. Haruun illaahay haku barakeeyo.

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed17714 жыл бұрын

    Jzklh kheyran sh Mustafa baarakallaah fiikum ummada soomaaliyeed waxaa halaagey iney culumada caayaan madaxdooda caayaan kitaabka illaahey iyo sunnadii nabiga scw waxaan kusugneyn iney dhaqan kadhigteen oo raaci waayeen wadadii nabiga scw waxey diin kadhigteen odayaal aan cilmiga diinta sifiican ugareyn waxey dhahaan iney raacaan waxey dhahaan markii ladhoho tukada anaga maka ayaa kutukanaa xasbunallaahu wanicmal wakiil illaahow hanaga dhigin kuwa dhaqan kadhigta waxaan nabiga scw kasugnaan yaa arxama raaximiin

  • @salimshariff6277
    @salimshariff62773 жыл бұрын

    Mashaallah may Allah's rewards upon you

  • @manallonemanallone4961
    @manallonemanallone49614 жыл бұрын

    Macnaha howl shiico waaye gartay shanta laga tagay halbaa la qaatay waan maqlay si ka badan ma sameyn karo intuu sameyay aloow nagu sug amiin

  • @ayaanleyaasiinmaxamed8563
    @ayaanleyaasiinmaxamed85634 жыл бұрын

    MasH AllH Alle Haku XafiDo Sheekh MustafE

  • @muhumedali8443
    @muhumedali84434 жыл бұрын

    Subaxanallah, ilahayow Wxan diin aheyn diin ha nooga dhigin ilaahay ha xifdiya sheik mustafa, wlahi waa caalim, mida kale dhaqan gaalo soo asaastey ooy una dabaal dagayaan ayey rag badan u maleynayaan iney diinta ka mid tahy. 👉war waxu hadey diin yahiin maxey gaalo u taageertey ooy ula dabaal dagi ma dan baa ugu jirta goormeey gaalo dan muslim katalinayaan, ilaahay baaba quraankiisa ku sheegey in dhagartooda in la iska ilaaliya ooynan kaa raali noqoneynin ilaa aad diintooda ka raacdid اللهم وفقنا لما تحب وترضي ~ اءمين Walaahu aclam ✍Muhumed ali

  • @abdarazakahmed9217

    @abdarazakahmed9217

    4 жыл бұрын

    Muhumed Ali adiga waxaa tahy Kuwa Seef la bood ka hadeey gaalo wax soo aas aastay waxeey soo aas aastay in islaam ka masaajidka lagu dhax dilo ilaaheey ne looga dhawaado in wixii kaa duwan ba qoorta laga jaro waa taas wax gaalo soo aas aastay ha iska dhigin nin shiiq mustafa taageersan oo ku raacsan shiiqa cidne ma durin ama wax Kama sheegin waa dhowrsaday waana is ilaaliyay sidaas ne ilaaheey ayaa raali ka ah tan kale dad marka xuk mineyso waxaa lagu xuk miyaa waxa eey sameynayaan dadkaan mowluud ka dhigo maalin kasto waa ku saliyaan Nabi hadane sida shiiqa noo sheegay maalin ayey u dabaal degaan In uu dhatay si gaara u weyneeyaan si kastaba goobta laguma zineesto dadkane laguma bireeyo xitaa hadii eey naqato denbi maba ahane ma na qaneyso kabaair

  • @muhumedali8443

    @muhumedali8443

    4 жыл бұрын

    wll wax fahan marka hore oo diintu baro sheyga sunada ah iyo sheyga bidcada kala baro. Ha ka mid noqonin kuwa la iska hogaamiyo oo sidanaa saxan bas loo dhiibey deetana dhinac iyo dhinac aan fiirin karin. 👉Hadaad tahy qof wax bartey kutubta kulaabo Research samee, taarikhda islaamka si aad u ogaato xaqiiqda jirta iyo mowliidku halkuu kasoo bilowdey. 👉 Suasha xigta ma taqaana saxaabadu markey weydiiyeen rasuulka scw: Yaa rasuululaahi ilahey waxuu na amrey inaan kugu salino, ee sideen kuugu salinaa, xadiith kaa aniga scw maxuu ku jawaabey? Sali ceynkee ayuu saxabadiisa faray nabiga anagana aan ugu salino? 👉 nabiga sidee loo weyneyni markeynu eegno quraanka kariimka iyo axaadiithta saxiixa ah? 👉 ilaahey quraankiisa waxuu ku yiri { Fas'aluu ahla dikri in kuntum laa taclamuun } ✍Gaba gabada iyo gunaanadkeyga waxaa weeye qof kasta oo muslim ilaahey aan ka cabsano, xisbi diimaadkana ha la iska jira ilaahey quraankiisa waxuu ku leeyahay { Kulu xizbin bimaa ladeyhim farixuun }, hadaad tiraahdo xisbi hebel baan ku taageeri wax sunihii iyo diintii khilaafsan iyaga iyo adigaba waad isla halaagsanteen. Nabigu csw waxuu yuri: { Ninkii igu been abuurta oo wax aanan dhihin nabigaa yari dhaha ha ogaado meshuu fariisanaya waa naar } mxaa nabi muxammed scw waxuu sameynin oo uu shaqo kulaheeyn umada diin Loga dhigi, ikhwaanii ilaahey aan ka baqno. Walaahu aclam ✍ Muhumed Ali

  • @adoonkiiilaahey3006

    @adoonkiiilaahey3006

    4 жыл бұрын

    Caamiyow mowliidka maa gaalo tgertaa been bdanaa kwrn diinta intay ugu taala maxamed c/wahaab oo mufsid ah in laxuso faasiqa weyn

  • @badmaceyeofficial8950

    @badmaceyeofficial8950

    4 жыл бұрын

    Somali diin hishiis kuma ah oo dowladnimo hishiis kuma ah oo nin iyo naag is qaba heshiis kuma ah oo wax wada lahaansho heshiis kuma ah waa isku cadow intee idinka aadnaa

  • @adoonkiiilaahey3006

    @adoonkiiilaahey3006

    4 жыл бұрын

    @@badmaceyeofficial8950 Wll diinta rabi cidna looga heebeysan maayo ninkii shareecada islaamka wax khilaafsan layimaado waala lala hadli waana laga qaban baadilka diinta siyaasad iyo qabiil maah oo inta lagu heshiiyo hdana la isku af fahmi waayo anagu diinta waan udhiman cidii baneysata dhiiga muminiinta waala jihaadi gaaladana waxba madhaaman

  • @caish3987
    @caish39873 жыл бұрын

    Allahu Akbar waa nimco wlh . Xilli kasta xaalad walba oran karnaa. اللّهم صل وسلم علیٰ نبينا محمد ❤

  • @ahmedzaahid5786
    @ahmedzaahid57864 жыл бұрын

    Qaar badanbaa halkan ka caayaya sheekh Mustafe oo ah faylasuufyada islaamka, gaar ahaanna ummadda soomaaliyeed. Ma keenayaan caddaymo diineed, waxa leeyihiin; sheekh hebel baa banneeyey! Oo hadduu banneeyey, muxuu Ku banneeyey?! Ilaahay raali hakaa ahaado sheekhanaa.

  • @guledabdi4646
    @guledabdi46464 жыл бұрын

    runta intlasheegaa yay kacadhaysiisaa waa beenta sheegta inxaqa lasheegana yaa kacadhoodaa inta baadilka wada hadalku waa dhanyahay ninkii hadlayaa hayska hadlo

  • @SaalixaMaxamuud
    @SaalixaMaxamuud4 ай бұрын

    Wa bidco ayu yidhi sheku cimrigaga allaha dhereyo taqwadana allaha ku siyadiyo

  • @mustafemubarak3758
    @mustafemubarak37584 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل الله يحفظك ويرعاك من كل سوء

  • @fadumoibrahinfadumoibrahin1889

    @fadumoibrahinfadumoibrahin1889

    3 жыл бұрын

    Masha allah

  • @abdikarimali3144
    @abdikarimali31444 жыл бұрын

    Hafidullah Sheikh Mustafa Haji Ismail Haruun ilahay SWT haku xafido Waa bad cilmi aduun iyo cilmi diinba Allahu Akbar

  • @hamseabdiali5045
    @hamseabdiali50453 жыл бұрын

    Masha allah Ilahay swt kuu doono ayuu xikmada siiya Sheekh alle jano fardowsa hakugu baal mario.💯💯

  • @qararolaasalaychannel5766
    @qararolaasalaychannel57664 жыл бұрын

    Jazakalah sheikh nimankii xajka ayaanu dhuusomareeb keenaynaa yiri ayaan lakarayn

  • @ahmedyariisow4456
    @ahmedyariisow44564 жыл бұрын

    Masha ALLAH

  • @aaminaabdinasir9364
    @aaminaabdinasir93644 жыл бұрын

    Sh.musdafe Maasha Allaah si caqliyeesan Ayuu uga jawaabay

  • @abuumuscabalansarry8411

    @abuumuscabalansarry8411

    4 жыл бұрын

    Aamina Abdinasir si cilmiyeysan oo caqliyeysan ayuu uga jibaabey

  • @naemamohamednaema2455
    @naemamohamednaema24553 жыл бұрын

    للهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @fdact3dfqwrcxqaxgji7
    @fdact3dfqwrcxqaxgji73 жыл бұрын

    Sh mustafe waa sheekha ugu aqoonyahansan soomalida caalamka aad iyo aad baan utaageeraa allahabarakeeyee

  • @faarahhassan5733
    @faarahhassan57334 жыл бұрын

    Masha allah sheikh mustafa warkiisa waa cadyahay illaah habarakeyo

  • @idrisarab3783
    @idrisarab37835 жыл бұрын

    Ma sha allah

  • @kalithmouse3546
    @kalithmouse3546 Жыл бұрын

    Sheekh mustafe ilaahaY ha ku jeclaado ❤️‍🔥🤲🥺

  • @mawliidrooblecali3221
    @mawliidrooblecali32214 жыл бұрын

    Shekh mustafe alle haku xifdiyo mowliidku wabidce halayskaga tago walalayal

  • @Fayad-Moalimo
    @Fayad-Moalimo4 жыл бұрын

    Msha Allah

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed8544 жыл бұрын

    Masha Allah tabarakalah

  • @mohamedbaki2327
    @mohamedbaki23272 жыл бұрын

    Mash allllah alllah haku barakeeyo Shiikh

  • @abdiqaniali5722
    @abdiqaniali57223 жыл бұрын

    Asc Jazaka allaah sh.mustafe si allaah kacabsi Ku jirto ayuu u abaarey Culumada kale iyo caamadane waxaan leeyahay si Allah kacabsi Ku Jirto aan u hadalno . Rag iska dhicin iyo Allaah kacabsi meel mawada galaan Masa,lada sida

  • @Mohamedhassan-cs8oh
    @Mohamedhassan-cs8oh4 жыл бұрын

    Scw

  • @aliosmanabdulkadir1569
    @aliosmanabdulkadir15694 жыл бұрын

    Fadlan waxaan sheekha weediin lahaa waxaad dhahday mawliidka waa bidco Bal sheeqa ha inoo sheego meesha laga keenay tawxiidka oo sadex loo qeebiyo nabiga masheegin sadex tawxiid asxaabta iyo taabiciinta iyo taabocu taabiciin masheegin Marka soo bidco maahan iyo caqiido xumo sadexda tawxiid Hala ogolaado tawxiidka in laqeebiyo ineena asal leheen maaadaama nabiga scw uu sheegin

  • @deeqoahmed1771

    @deeqoahmed1771

    4 жыл бұрын

    Sadexda towxiid aad sheegeyso maxey tahey towxiidka waa hal waxaa yeeshaa sifiican usoo baro unasoo faham kitaabka towxiidka waxaa moodaa wax dad iska qoreen waxa kuqoran oodhan waa aayaatka quraanka iyo xadiistii nabiga scw suufiyada waxey kitaabka towxiidka uneceb yihiin wax kale maaha wuxuu kahadlaa shirkiga ayagana shirkiga ayey jecel yihiin

  • @bisharhassan4044

    @bisharhassan4044

    4 жыл бұрын

    @@deeqoahmed1771 exactly

  • @jokejoker4752

    @jokejoker4752

    4 жыл бұрын

    khawaarij iyo wahaabi waa kuwa diidan weyneynta nabiga

  • @hassandahir5179
    @hassandahir51792 жыл бұрын

    أن أصل عمل المولد الذي هو اجتماع الناس وقراءة ما تيسر من القرآن ورواية الأخبار الواردة في مبدأ أمر النبي صلى الله عليه وسلم وما وقع في مولده من الآيات ثم يمد لهم سماط يأكلونه وينصرفون من غير زيادة على ذلك هو من البدع الحسنة التي يثاب عليها صاحبها لما فيه من تعظيم قدر النبي صلى الله عليه وسلم وإظهار الفرح والاستبشار بمولده الشريف

  • @halimaalawi3044
    @halimaalawi30442 жыл бұрын

    اللهم صل على محمد وال محمد وسلم تسليما كثيرا

  • @mohammedmursal9828
    @mohammedmursal98284 жыл бұрын

    Maasha Allah shekhuna

  • @saabirilyaas2266
    @saabirilyaas22664 жыл бұрын

    Asc wallahi shiiqa warkisa waa cad yahay

  • @fatimamaandeeq1200
    @fatimamaandeeq1200 Жыл бұрын

    اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد ❤

  • @husseinishaaqmohammed5943
    @husseinishaaqmohammed59434 жыл бұрын

    alle ha inoo xafido sheekhena

  • @user-tl8qq3co2l
    @user-tl8qq3co2l12 күн бұрын

    M.allh sheekh Mustafe

  • @abdullahimoahmedsh1772
    @abdullahimoahmedsh17724 жыл бұрын

    Nabiga noo masheegin isagana maxusin🌹❤🤫🤫🤫🤫

  • @somalimuslimtv2139

    @somalimuslimtv2139

    3 жыл бұрын

    Nabigu hal umad oo musliin ah ayuu katagay lkn kamuu tagin firqooyin iyo wahaabiyo

  • @khadarweedhsame7550
    @khadarweedhsame75504 жыл бұрын

    sh mustafe Allah xifdiyo

  • @OmarAli-qg6fy

    @OmarAli-qg6fy

    4 жыл бұрын

    M.a sheekh mustafa allaha kuxafido

  • @fayzahaxmett8493
    @fayzahaxmett84932 жыл бұрын

    حَدَّثَنَا الْحَكَمُ بْنُ نَافِعٍ، أَخْبَرَنَا شُعَيْبٌ، عَنِ الزُّهْرِيِّ، قَالَ أَخْبَرَنِي عُرْوَةُ بْنُ الزُّبَيْرِ، أَنَّ زَيْنَبَ ابْنَةَ أَبِي سَلَمَةَ، أَخْبَرَتْهُ أَنَّ أُمَّ حَبِيبَةَ بِنْتَ أَبِي سُفْيَانَ أَخْبَرَتْهَا أَنَّهَا، قَالَتْ يَا رَسُولَ اللَّهِ انْكِحْ أُخْتِي بِنْتَ أَبِي سُفْيَانَ فَقَالَ ‏"‏ أَوَتُحِبِّينَ ذَلِكَ ‏"‏‏.‏ فَقُلْتُ نَعَمْ، لَسْتُ لَكَ بِمُخْلِيَةٍ، وَأَحَبُّ مَنْ شَارَكَنِي فِي خَيْرٍ أُخْتِي‏.‏ فَقَالَ النَّبِيُّ صلى الله عليه وسلم ‏"‏ إِنَّ ذَلِكَ لاَ يَحِلُّ لِي ‏"‏‏.‏ قُلْتُ فَإِنَّا نُحَدَّثُ أَنَّكَ تُرِيدُ أَنْ تَنْكِحَ بِنْتَ أَبِي سَلَمَةَ‏.‏ قَالَ ‏"‏ بِنْتَ أُمِّ سَلَمَةَ ‏"‏‏.‏ قُلْتُ نَعَمْ‏.‏ فَقَالَ ‏"‏ لَوْ أَنَّهَا لَمْ تَكُنْ رَبِيبَتِي فِي حَجْرِي مَا حَلَّتْ لِي إِنَّهَا لاَبْنَةُ أَخِي مِنَ الرَّضَاعَةِ، أَرْضَعَتْنِي وَأَبَا سَلَمَةَ ثُوَيْبَةُ فَلاَ تَعْرِضْنَ عَلَىَّ بَنَاتِكُنَّ وَلاَ أَخَوَاتِكُنَّ ‏"‏‏.‏ قَالَ عُرْوَةُ وَثُوَيْبَةُ مَوْلاَةٌ لأَبِي لَهَبٍ كَانَ أَبُو لَهَبٍ أَعْتَقَهَا فَأَرْضَعَتِ النَّبِيَّ صلى الله عليه وسلم فَلَمَّا مَاتَ أَبُو لَهَبٍ أُرِيَهُ بَعْضُ أَهْلِهِ بِشَرِّ حِيبَةٍ قَالَ لَهُ مَاذَا لَقِيتَ قَالَ أَبُو لَهَبٍ لَمْ أَلْقَ بَعْدَكُمْ غَيْرَ أَنِّي سُقِيتُ فِي هَذِهِ بِعَتَاقَتِي ثُوَيْبَةَ‏.‏ حَدَّثَنَا الْحَكَمُ بْنُ نَافِعٍ، أَخْبَرَنَا شُعَيْبٌ، عَنِ الزُّهْرِيِّ، قَالَ أَخْبَرَنِي عُرْوَةُ بْنُ الزُّبَيْرِ، أَنَّ زَيْنَبَ ابْنَةَ أَبِي سَلَمَةَ، أَخْبَرَتْهُ أَنَّ أُمَّ حَبِيبَةَ بِنْتَ أَبِي سُفْيَانَ أَخْبَرَتْهَا أَنَّهَا، قَالَتْ يَا رَسُولَ اللَّهِ انْكِحْ أُخْتِي بِنْتَ أَبِي سُفْيَانَ فَقَالَ ‏"‏ أَوَتُحِبِّينَ ذَلِكَ ‏"‏‏.‏ فَقُلْتُ نَعَمْ، لَسْتُ لَكَ بِمُخْلِيَةٍ، وَأَحَبُّ مَنْ شَارَكَنِي فِي خَيْرٍ أُخْتِي‏.‏ فَقَالَ النَّبِيُّ صلى الله عليه وسلم ‏"‏ إِنَّ ذَلِكَ لاَ يَحِلُّ لِي ‏"‏‏.‏ قُلْتُ فَإِنَّا نُحَدَّثُ أَنَّكَ تُرِيدُ أَنْ تَنْكِحَ بِنْتَ أَبِي سَلَمَةَ‏.‏ قَالَ ‏"‏ بِنْتَ أُمِّ سَلَمَةَ ‏"‏‏.‏ قُلْتُ نَعَمْ‏.‏ فَقَالَ ‏"‏ لَوْ أَنَّهَا لَمْ تَكُنْ رَبِيبَتِي فِي حَجْرِي مَا حَلَّتْ لِي إِنَّهَا لاَبْنَةُ أَخِي مِنَ الرَّضَاعَةِ، أَرْضَعَتْنِي وَأَبَا سَلَمَةَ ثُوَيْبَةُ فَلاَ تَعْرِضْنَ عَلَىَّ بَنَاتِكُنَّ وَلاَ أَخَوَاتِكُنَّ ‏"‏‏.‏ قَالَ عُرْوَةُ وَثُوَيْبَةُ مَوْلاَةٌ لأَبِي لَهَبٍ كَانَ أَبُو لَهَبٍ أَعْتَقَهَا فَأَرْضَعَتِ النَّبِيَّ صلى الله عليه وسلم فَلَمَّا مَاتَ أَبُو لَهَبٍ أُرِيَهُ بَعْضُ أَهْلِهِ بِشَرِّ حِيبَةٍ قَالَ لَهُ مَاذَا لَقِيتَ قَالَ أَبُو لَهَبٍ لَمْ أَلْقَ بَعْدَكُمْ غَيْرَ أَنِّي سُقِيتُ فِي هَذِهِ بِعَتَاقَتِي ثُوَيْبَةَ‏.‏ bintu Abu Sufyaan) waxaan ku idhi: "Rasuulkii Allow guurso walaashay, ina Abuu Sufyaan". Nabigu (scw) waxa uu yidhi ma ka helaysaa taas? Waxaan ugu jawaabay haa xataa hadda ma ihi xaaskaada oo kaliya waxaana jeclahay in walaashay ay wanaagga ila qaybsato. Nabigu (scw) waxa uu yidhi “laakin taasi aniga ima xalaala”. Waxaan ku idhi, waxaan maqalnay inaad doonayso inaad guursato gabadhii Abuu Salama, wuxuu yidhi: (Waxaad u jeeddaa) inanta Ummu Salama?, waxaan ku idhi: "Haa" wuxuu yidhi: "Xitaa hadday iyadu ahayn aniga. ina-adeer, waxay ii noqon lahayd sharci inaan guursado maadaama ay tahay abti aan korsaday. Aniga iyo Abu Salama waxa na nuugay Thuwaiba. Ee ha ii soo bandhigin gabdhahaaga iyo gabdhaha walaalahaa ah.” Curwa waxa laga wariyay: Thuwaiba waxay ahayd addoontii Abuu Lahb ee la xoreeyay ee uu ka gooyay, kadibna ay nuugtay Nabiga, markii uu dhintay Abuu Lahb, waxay ahayd mid ka mid ah addoontii Abuu Lahb. Ehelkiisii ​​ayaa riyo ku arkay isagoo xaalad xun ku sugan, markaasay weyddiiyeen: “Maxaad la kulantay?” Abuu Lahb wuxuu yiri: “Wax nasasho ah ma helin tan iyo markii aan kaa tagay, waxaan ka ahayn in biyo laygu siiyay biyo aan ka cabbo. (meel bannaan oo u dhaxaysa suulka iyo faraha kale) taasina waa sababta oo ah wax-ka-qab

  • @abuhassan9552
    @abuhassan95524 жыл бұрын

    Mashaallah

  • @khadarhasan458
    @khadarhasan4582 жыл бұрын

    Mnsha allah sheikh mustafe alle haku barakeeyo

  • @cabdiraxmaanfaaraxcali3141
    @cabdiraxmaanfaaraxcali31412 жыл бұрын

    scw mahadsanid sheekh mustafa

  • @mohayare9764
    @mohayare97642 жыл бұрын

    اللهم صل علي محمد

  • @Bepatient866
    @Bepatient8664 жыл бұрын

    Mawliidku waa happy birthday Alla Inta fahantay fariidsanaa Ma anaa nabigaygii udgoonaa u dhiga happy birthday sidii kiristanka oo kale Gaalo waxay dheheen CRISTMAS DAY anaguna waxaan niri MOWLIID DAY Miyaa la hilmaamay inuu nabigu yiri KHILAAFA YUHUUD IYO NASAARO(KIRISTAAN) قال تعالى((قل هل ننبئكم بالاخسرين اعمالا●الذين ضل سعيهم في الحياة الدنيا وهم يحسبون انهم يحسنون صنعا. KII FAHMAY FARIID.

  • @mohacadeofficial5032

    @mohacadeofficial5032

    11 ай бұрын

    Allah haku barakeyo

  • @cabdilaahimaxamed7406
    @cabdilaahimaxamed74064 жыл бұрын

    Mawliidka uu leeyahay yaan laga qayygalina saxsanyahay ale haka abaal mariyo lkn culumada qaybaan yiri halasameyo beentii culumada tiri hacadeeyo sh mustafe culumadu hore iyo kuwa dambe waydiidanayeen bidco gaalnima lahayeen ale utowbadkeen dheh sh mustafe

  • @mohametahmet2154

    @mohametahmet2154

    3 жыл бұрын

    Culumada ugu caansan ee bannaysay waxa kamida suyuudi

  • @mahadahmed3012
    @mahadahmed30122 жыл бұрын

    Masha allaah Shiiq mustafe Allaha xifdiyo Dhamaan culimada allaha xafido Anaga kuwii cilmiga kadhaxla allaha nagadhigo

  • @idrismohamoud1823
    @idrismohamoud18234 жыл бұрын

    #4:15

  • @ahmedyassin7702
    @ahmedyassin77024 жыл бұрын

    Ilaahay hadalkaaga inuu kuqabto sokamacabsi qabtid qofka weynenta nabiga mucaaradaayo. Alle kabaq walaal maalin ayaa inagadambesa culus

  • @islaqabwaynchenal2456

    @islaqabwaynchenal2456

    4 жыл бұрын

    Sxb malahan diinta sheekh mustafa wax cusub na lama imaan adiga se hadaa jaceshahy nabigeena scw soo raadi meel uu ku amaray ama uu ku sameeyey ee naftaada halaaga ka ilaal so shiikha na ka daa hadal adeega

  • @kowtharmaxamed8421

    @kowtharmaxamed8421

    4 жыл бұрын

    Adi ilahay kacabso oo culimada waanadooda maqal wax ay shiico keentay ha udoodine

  • @islaqabwaynchenal2456

    @islaqabwaynchenal2456

    4 жыл бұрын

    @@kowtharmaxamed8421 haa wllo ilaah dhamaanteena nasoo hanuuniyo aamiin qolodaan ma rabaan barashada diinta islaam ka sanadkii maalin un bay shicir habee kii ku dhafraan aan meelna lagu sheegin

  • @AhmedAli-kl5jx

    @AhmedAli-kl5jx

    4 жыл бұрын

    Sh. Maalin walbaba ha la xuso ayuu yiri nabiga 1. Marka maalinta mawliidka muxuu ku diiday..2 wuxuu sheegay 12 rabiicul awal inay tahay maalinta la isku raacsan yahay ugu badnaan. Sanadkana maba loo baahnaba. Illaa bil unbaa la xusaa . 3 wuxuu qiray in la wayneeyo nabiga waqti kasta.qofkii diiday wayneenta abigana uu ku gaaloobayo. So what rong with this day. Maalintaan mawliidka layiraahdo maxay tahay daliilka gaarka ah oo oo uu raadinayo. Wayneentii nabiga qofka kaligiisa waxaa ka khayr ijmaaca muslimiinta waxayna ku imaanaysaa maalin inay kulmaan waxaana lagu aadiyay maalintii siiraha culumada ugu badnaan ay isku raacayn inay tahay maalintii nabigeenu csws uu dhashay sida uu qirayaba.marka daliilka kale loo kamaqan.muxuu yahay.

  • @osmanshorts7443

    @osmanshorts7443

    4 жыл бұрын

    @@AhmedAli-kl5jx waynaynta nabiga scw ma in maalin sanadka kamida xaflado la qabsadaa , mise waa in sunadiisa la raaco waqti kasta iyo malinkasta ?

  • @kakacade6985
    @kakacade69852 жыл бұрын

    Jazakumullah kheyran sh mustafa

  • @KAABE_SHOW
    @KAABE_SHOW2 жыл бұрын

    Mansh allah. ilahay hakaa ajir siiyo ❤

  • @abdikarim4386
    @abdikarim43862 жыл бұрын

    One thing people don’t understand is … they don’t just do it on his birthday … they do it every day and they do it widely every Friday night … it’s just people highlighting the birthday … they love the prophet and they praise him every single day

  • @salahabdi7889

    @salahabdi7889

    2 жыл бұрын

    Islam doesn’t need to be added something from your pocket neither be reduced ( الْيَوْمَ أَكْمَلْتُ لَكُمْ دِينَكُمْ وَأَتْمَمْتُ عَلَيْكُمْ نِعْمَتِي وَرَضِيتُ لَكُمُ الْإِسْلَامَ دِينًا.. ) This day, I have perfected your religion for you, and have completed My favor upon you, and have approved for you as a religion, Submission.

  • @salahabdi7889

    @salahabdi7889

    2 жыл бұрын

    Who told you to do on Friday?

  • @a.razaqahamed8459
    @a.razaqahamed84594 жыл бұрын

    أراك فقدت ما تجوزه به كما فقدت ما تحرمه وتذكر جواز تعظيمه صلى الله عليه وسلم في كل الأيام فهلا ذكرت نصا ينهينا عن تعظيمه يوم مولده صلى الله عليه وسلم ويذكرنا أنه ليس كأيام السنة، وهل تعلم أن المحتفلين بالمولد هم الأكثرون تعظيما له صلى الله عليه وسلم في باقي أيام السنة عن هؤلاء المنكرين، فمنهم من يصلي عليه كل يوم ألف مرات ومنهم من يصلي عليه ألفين إلى عشرات الآلاف في اليوم وحده وهؤلاء المنكرون لا ورد لهم من الصلاة عليه صلى الله عليه وسلم ويجبهونك بالإنكار عند يوم مولده صلى الله عليه وسلم. والله يهدي من يشاء إلى صراط مستقيم.

  • @mohamadosmaankuulofarxadaw389
    @mohamadosmaankuulofarxadaw3894 жыл бұрын

    Masha allah

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay83609 күн бұрын

    Nin kasta oo xuska swcws nabi muxamad diidan calaamadaha lagu yaqaano waa dood badan yahay waa.xiiqsan yahay hadba meel ayuu.ku boodayaa, in taas mawliidka swcws nabi muxamad ayuu diidan yahay, haba yaraatee. maalin kasta iyo waqti kasta waa la xusayaa bisha mowliid oo dhana waa la xusi, ee taa ha la ogaado

  • @calicabdiqadir4048
    @calicabdiqadir40482 жыл бұрын

    Allaha ku xafido sheekh Mustafa

  • @Husaynhassen
    @Husaynhassen2 жыл бұрын

    Sidhibyar buu sheekhu u sheegay bidcada mowliidka xafidakaAllah

  • @hassandahir5179
    @hassandahir51792 жыл бұрын

    Imam Jalal ud din Suyuti (Rahimuhullah) the Mujaddad (reviver) of 9th century writes: أن أصل عمل المولد الذي هو اجتماع الناس وقراءة ما تيسر من القرآن ورواية الأخبار الواردة في مبدأ أمر النبي صلى الله عليه وسلم وما وقع في مولده من الآيات ثم يمد لهم سماط يأكلونه وينصرفون من غير زيادة على ذلك هو من البدع الحسنة التي يثاب عليها صاحبها لما فيه من تعظيم قدر النبي صلى الله عليه وسلم وإظهار الفرح والاستبشار بمولده الشريف

  • @baramabaro4590
    @baramabaro45902 жыл бұрын

    Maasha allah mustafa

  • @bffs_uni9372
    @bffs_uni93724 жыл бұрын

    Dadka mawliidka sameeya waxay u badanyihiin ahlu mirqaanka iyo siyaasiiinta ...

  • @mxmedabdirasak3579

    @mxmedabdirasak3579

    4 жыл бұрын

    subxaana laah !!!! waa layaab !!! ma culimaadii waaweynayd ee ka mid ahaayeen IBNU XAJAR CASQLAANI IYO JALAALU DIIN A SUYUUDI mayaa ahlu marqaan Ku tilmaanta??!!! subxaana laah!!!

  • @bffs_uni9372

    @bffs_uni9372

    4 жыл бұрын

    @@mxmedabdirasak3579 Walaal nabi maxamed asxaatisi tabiciyiint ahaa mawliid may u sameen ee xagee laga keenay..?

  • @abdideckhersi5392

    @abdideckhersi5392

    4 жыл бұрын

    Walal ha danbaaabin

  • @mohacadeofficial5032

    @mohacadeofficial5032

    11 ай бұрын

    ​@@mxmedabdirasak3579wey yihiin hadey eheen mxey dariiqa nabiga ugarab mareen

  • @cabdifataaxnuuxramadle801
    @cabdifataaxnuuxramadle8014 жыл бұрын

    Maanshaa allah sheekh mustafe

  • @cabdifataaxnuuxramadle801

    @cabdifataaxnuuxramadle801

    4 жыл бұрын

    Cilmiga allah hakuu barakeeyo

  • @yoonisibraahiimcabdullaahi1452
    @yoonisibraahiimcabdullaahi1452 Жыл бұрын

    Masha allaah jizakallaahu qeyr

  • @kiinqurux922
    @kiinqurux9222 жыл бұрын

    Masha allah tabarikallah allah masali allah maxamed

  • @Channel-vk2pg
    @Channel-vk2pg4 жыл бұрын

    Masha alah

  • @ahmedalimohaa260
    @ahmedalimohaa2602 жыл бұрын

    M.a

  • @nasrayusuf5350
    @nasrayusuf53504 жыл бұрын

    Illaahoow sheekhaan cimri noosii aniga leeyga yeelaayo somali ayaan madax oga dhigan lahaa cilmina wuu leeyahay dulqaad iyo caqlina wuu leeyahay

  • @sevenscounty409
    @sevenscounty4094 жыл бұрын

    Brilliant sh. Mashaallah

  • @abdallasaabir712
    @abdallasaabir7123 жыл бұрын

    Masha Allah jazaka Allah khayran

  • @abdalatilabsade1696
    @abdalatilabsade16963 жыл бұрын

    Nabiga in la xuso waa wajib Mowlidka nih waa sax Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @SaalixaMaxamuud

    @SaalixaMaxamuud

    4 ай бұрын

    War wa bidco dhagayso

  • @islaqabwaynchenal2456
    @islaqabwaynchenal24564 жыл бұрын

    Soomali horey waxay u tiri nin dhumaya dhaayo malahan waayo waxaad aragtaa maanta waxa sheeganaya in uu yahay moowluud cibaado loogu dhawaado nabigeena scw intooda badan markaad caqligaaga kaga shaqay siiso waxaa u badan dad aan diinta islaamka aqoon u laheen oo na rabin ay bartaan magaca un ka haysta magaca islaam ka dantooda na ku fushanaya oo aan diin iyo islaam nimo wax ka reebaynin baa habeen dhan canbuulo iyo hilib iyo bariis lagu sugaa

  • @mohacadeofficial5032

    @mohacadeofficial5032

    11 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @somalishorts5798
    @somalishorts57984 жыл бұрын

    Nabiga ma jeceshahay? Hal maalin kaliya ha amaanin maalin kasta ku sali oo markaa adkaarta aqrineysay boqol sida u aqrisid kuwa kale nabi amaantane ku dar 100 jeer ku celceli Sallallaahu Caleyhi Wasallam

  • @risk-taker1154
    @risk-taker1154 Жыл бұрын

    Salalaahu caleyhi wasalam ❤️

  • @zudaanxalane4020
    @zudaanxalane40204 жыл бұрын

    حفظك الله

  • @mukhtarmaxamud5968
    @mukhtarmaxamud59684 жыл бұрын

    maasha alah shekhunaa

  • @farhansalad8437
    @farhansalad84373 жыл бұрын

    Mashaa alaah alaaha ku xifdiyo

  • @jabuutisatejabuutisate7089
    @jabuutisatejabuutisate70894 жыл бұрын

    scw

  • @shaaficiabdicali
    @shaaficiabdicali Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @abohamid8159
    @abohamid81595 жыл бұрын

    👍ماشااااء الله الله يحفظك ويدخلك الجنة

  • @abdikadirnuur4353
    @abdikadirnuur43534 жыл бұрын

    masha allh allh ka abaal mariyo

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel649610 ай бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا داءمان اللهم اغفر لنا ذنوبنا وارحمنا ورزقنا واهديناء واعفينا واعف عناء وزدن علم وخيرا وسعة ورزقنا بحسني ختمة برحمتك يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم اللهم امين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @hamdaaabdi588
    @hamdaaabdi5883 жыл бұрын

    M.a may Allah bless you

  • @cqaadirjaamac4897
    @cqaadirjaamac48974 ай бұрын

    m.sh.❤❤❤❤

  • @abuukardhaay9948
    @abuukardhaay99484 жыл бұрын

    Maalin walbana waa la wayneeynayaa sanad kiina waa laysugu imaanaya markaasbaa laga sheekaynayaa siiradii swcs nabiga swcs khayrbaana ku jira gaaladana waa u hoog iyo kuwa swcs nabi diidkaa

  • @mohacadeofficial5032

    @mohacadeofficial5032

    11 ай бұрын

    Sanadkii in laweyneyo xagee ku qorontahay

  • @mohayare9764
    @mohayare97642 жыл бұрын

    احمد ياحبيبي يارسول الله

  • @abdikarimyasin674
    @abdikarimyasin6743 жыл бұрын

    Si buuxda Ayaan uqaatay mas,aladan jawaabteeda baraka laah sheikh mustafe

Келесі