RAGGII GUURSADAY OO QABAY MAGOOL AHN.

Пікірлер: 57

  • @fardowsahassan9491
    @fardowsahassan94912 ай бұрын

    Dhaaman alle haa u naxaristo Laakin tarikh saxa maa hayisid 1 u baa kaa saxah waa galal alle ha u naxaristo amin yaa rabi

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218Ай бұрын

    Alle ha u naxariisto jano fardowso alle ha ku casuumo

  • @khadram3457
    @khadram34572 ай бұрын

    Taarikhda been ha ka sheegin ee soo sax dhamaan marxuuminta allah ha u naxariisto

  • @jamaali8116
    @jamaali8116Ай бұрын

    Ha ilaawin ninkii ugu horeeyey ee guursaday abwaan yusuf xaji adan

  • @mohamedalisadik3232
    @mohamedalisadik323223 күн бұрын

    Istaafurullaah ma heesaheedaa samaawaadka iyo shimbiraha laga maqlay

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын

    Cismaan maxamed cabdikarim gacanlaw Ilaahay ha u naxariisto

  • @JaamacMaxamed-yo7kj
    @JaamacMaxamed-yo7kj2 ай бұрын

    Ilahay ha unaxariisto xaliimo

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827Ай бұрын

    ILAAHEY HA JECLAADO OO HA U NAXARIISTO XALIIMO SHARAF XALIIMO KHALIIF MAGOOL ILAAHEY JANATUL FARDOWSA HA GEEYO WAXAY AHAYD NASAB NASAB DHALAY OO GOB AH ILAAHEY XALIIMO KHALIIF MA CADAABO AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Жыл бұрын

    Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️

  • @maxamedcsalaan8928
    @maxamedcsalaan8928Ай бұрын

    Sarkaalka wuxuu ahaa reer xamar dadka shaashida layiraah waxaana laoranjirey maxamed xaaji

  • @saedasheikh5618
    @saedasheikh5618Ай бұрын

    ILLAAHAY WEYN HA U NAXARIISTO ÀAMIIN

  • @fe8445
    @fe84452 ай бұрын

    Allah haw naxariisto.

  • @adarkahin3533
    @adarkahin3533Ай бұрын

    Ma guursan Cisman .

  • @darmaanhireey9989
    @darmaanhireey9989 Жыл бұрын

    Allaha u naxariisto

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827Ай бұрын

    WAXAAN AAD U SALAAMAYA MARWO SEYNAB GENERAL MAXAMED NUUR GALAAL WE LOVE YOU EVER SEYNAB ❤️ ❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedilkacase7179
    @maxamedilkacase7179 Жыл бұрын

    Cismaan maxamed Cabdikariin (Cismaan Gacanlow) weeyi. Ma aha sida aad ugu dhawaaqday.

  • @JaamacMaxamed-yo7kj
    @JaamacMaxamed-yo7kj2 ай бұрын

    Muxamad axmad culuc aya ka mid aha radii gursaday magool

  • @mustafeaxmed8807
    @mustafeaxmed8807 Жыл бұрын

    Hiba nuura fanaan ma guursatau

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827Ай бұрын

    MAXAMED NUUR GALAAL ILAAHEY HA U NAXARIISTO WUXUU AHAA GEESI JECEL QARANKA SOMALILAND ABAAL BADAN AYAANU U HEYNAA HALYEY GENERAL MAXAMED NUUR GALAAL WUXUU DHALAY QU,EEN SEYNAB GENERAL MAXAMED NUUR GALAAL OO AH SAAXIIB JECEL QARANKA SOMALILAND SEYNAB GENERAL MAXAMED NUUR GALAAL NOOLOW NOOLOW WE LOVE YOU SO MUCH FOR EVER ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yusufismail8470
    @yusufismail84702 ай бұрын

    Warkaagu maxuma iyo kahadalka magool waxaanse layaabay in codka iyo heesaha magool samaawaadka laga maqlo الله يهديك ويسامحك

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996Ай бұрын

    Hadaad ogaan laheyd wixii ay abudhabi ka sameysey maad sheegshwegteen

  • @ayanelmi7218

    @ayanelmi7218

    Ай бұрын

    Waad waalatay

  • @QadraAbdi-fo5fp
    @QadraAbdi-fo5fp2 ай бұрын

    Sirkaalka kale oo gursaday xalliima khalliif wuxuu ahaa gaashaanle sare cawad mansuur

  • @user-lh7jf2ly4s
    @user-lh7jf2ly4s Жыл бұрын

    🎉

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot2 ай бұрын

    niyow sawika ninka sarkaalka ah waa maxamed abshir haamaan talihii police ka somaliyeed 1960 ilaa 1968 kii

  • @user-sp6yu2rd2m
    @user-sp6yu2rd2m Жыл бұрын

    Asc xagee Laga helaa shaatiyadan

  • @user-mo3ik6rn4p
    @user-mo3ik6rn4p Жыл бұрын

    2:11

  • @mohamedosman-qz7ln
    @mohamedosman-qz7ln11 ай бұрын

    Waa been cismaan .m cabdikariin ma guursan magool

  • @abdulkadirali5553
    @abdulkadirali55532 ай бұрын

    Waxaan u malaynayaa waa qiyaas waxaad sheegeysid ?

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335Ай бұрын

    Tariiqda qayaas magasho ee waxee u bahantahay xoog ogaa l please don't mislead the beautiful Historical the queen of vocalist 💖

  • @bulshadacusub

    @bulshadacusub

    Ай бұрын

    HA ISKA HADLIN WAA XOG RASMI AH EE ADIGA SIDEE KU OGAATAY AY QIYAAS TAHAY.BAR AMA BARO ADEER.

  • @user-bx8db3jk7f
    @user-bx8db3jk7fАй бұрын

    Fanka

  • @Alihassan-ld3vb
    @Alihassan-ld3vb Жыл бұрын

    Ma guursan Cusman Magool. Iska hubso.

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal7422 ай бұрын

    KAN IN BEENTA ILLAAHAY NECEBYAHAY OO CADAABKA LAGU GALO MA OGA MIYAA DADKA HADA NOOL MA WA AAD U MALAYNAYSAA IN AY WADA CARUUR YIHIIM DADKAA RAG SAAXIIBO IYO ASXAAB GAARA AY AHAAYEENBAA KU DHAGAYSANAYA OO KULA YAABAN. BEENAALOOW

  • @wehelsameinacawaale3429
    @wehelsameinacawaale34292 ай бұрын

    MAGOOL WAXAY KU BIIRTEY FANKA, 1958DII HARGEYSA , KANA MID NOQOTEY, KOOXDII ( WALAALO-HARGEYSA) OSMAN MAXAMED ABDIKARIIM ( GACANLOW), WAY WADA HEESEEN IN BADAN, MASE HUBO INAY ISGUURSADEEN DHALINYARANIMADOODII. MAGOOL WAXA U BIXIYEY CALI SUGULE, OO HEESO BADAN U DHIIBEY.

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariyaАй бұрын

    Allaha unaxariisto

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136Ай бұрын

    Warkagu waa been magool muguursan cismaan lakiin magool iyo saynab xaaji cali baxsan isgaa kenya hargaysa Magool muda dheer waxaa qabay Cawad Canbar Nasiib oo ah asalkisu yahy Eritrea 🇪🇷 kuna dhashay Moqdisha somali dhashay kasaa qabay

  • @axmedcabdi1680
    @axmedcabdi1680 Жыл бұрын

    War dad dhintay iskadaaya

  • @bulshadacusub

    @bulshadacusub

    Жыл бұрын

    Dadkaan waaa Public Figure wax xumaan ahna lagama sheegin ee adigu ra yigaaga dhiibo ama iska aamus

  • @mohamedyare1917

    @mohamedyare1917

    Жыл бұрын

    @@bulshadacusub waa caynkaa

  • @fuaadmohumed9146

    @fuaadmohumed9146

    Жыл бұрын

    ​@@bulshadacusubwalaal mala huba inay isguursadeen magool iyo cisman gacanlow

  • @bulshadacusub

    @bulshadacusub

    Жыл бұрын

    @@fuaadmohumed9146 Haa Xaaskiisa bay ahayd sxb

  • @jamaadnuura10

    @jamaadnuura10

    4 ай бұрын

    Beenta jooji baa lagu yidhi Allah ha u naxariistee haday public figure ahaayeen yaa adiga kuu fasaxay Inaad been noloshooda ka sheegto ood aad dad dhintay views kaga raadsato ama public figure ha ahaadaan ama hayska daayaane. Isku xishood waxyow

  • @sayidmahmud6093
    @sayidmahmud6093Ай бұрын

    Adiga iyo ayafaba dinbi iyo naxli ayaad u kordhisay.. Wax Allle ka careeysiiya ayaad ku amaantay....

  • @bulshadacusub

    @bulshadacusub

    Ай бұрын

    Taariikh uun baan sheegnay.Waa maxay waxa qaldan

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo73152 ай бұрын

    MAGOOL SUMCAD KAMA TEGIN USC WAATEEY UHEESEEYSEYIUADOO LAHAYG DAAROODKA GOWRACA HALK SADO CALI DIIDEY INEEY DAAROOD UHEESTO SAHRO AXMADNA SNM DIIDEY INEY UHÈSTO

  • @felisabdi3794

    @felisabdi3794

    2 ай бұрын

    Soomali oo dhan baa jabhadeyseye maxaa iyada keliya ku tusey!!!!

  • @fatumaahmed4718

    @fatumaahmed4718

    2 ай бұрын

    Ship dee goof diintey miid hakasheegin😅

  • @ayanelmi7218

    @ayanelmi7218

    Ай бұрын

    Magool rajiimkii beey ka soo hor jeeday wax daarood la yiraah ma jurin siyaad bare beey eryaneeysay

  • @maxamedbashiir6155
    @maxamedbashiir6155Ай бұрын

    Waxaa soomaalida kusoo badanaya dad kasheeya taariikh aanay aqoon ulahayn oo malah awaalah oo been abuura xataa kuwo nool hada ninkani wuxuu akhrinaayo waa been cad qofku waa inuu sheegay meesha uu kasoo xigtey iyo falaw raadinaya ayuu sheegayaa been cad

  • @bulshadacusub

    @bulshadacusub

    Ай бұрын

    Ama talo keen ahaw ama talo ku noolow,taa wax la macno ah ama bulshada wax u soo gudbi ama iska aamus,taas waxaa la macno baaritaan dheer ka dib baan soi gudbinay arrinkaan,ama talo keen ahaw ama talo raac ahaw. Su'aal:imise jeer ayaan isticmaalay ereyga(ama)?

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d2 ай бұрын

    Aunaxaristo abwaanidi

  • @HasanJamac
    @HasanJamac7 ай бұрын

    Cismaan cabdi karin gacanlo maguursan magool ee beenta kadaa dadka

  • @user-qu7ez2np3w
    @user-qu7ez2np3w2 ай бұрын

    Beenaale cismaan maxamed ma guursan magool

  • @afrahhussein3136

    @afrahhussein3136

    Ай бұрын

    Cismaan dumarku gursady wa 2 isaaq bay ahayeen

  • @badriahussein8291
    @badriahussein82912 ай бұрын

    Beenta jooji Maxamed Abshir ma guur San ee sawirka ka qaad meesha

Келесі