BULSHADA CUSUB

BULSHADA CUSUB

BULASHADA CUSUB WAA CHANNEL AAD KA HELEYSID AQOON,WAXBARASHO,FAHANKA GUUD
SIDA UU U SHAQEEYO CAALAMKA SIYAASAD AHAAN DHAQAALE IYO WALIBA DHAQAN AHAAAN
BULSHADA CUSUB WAXA UU ISKU DAYAYAYAA IN UU IDIIN SOO GUDBIYO MACLUUMAAD SAX AH ,TIFAFTIRAN
OO KA BOGAN DOONTAAN KANA HELI DOONTAAN,
#cilmiiyoaqoon#somalipeople#dhaqan dhaqaale iyo sizyaasad

Пікірлер

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq11 сағат бұрын

    Gabooye= midgaan+ tumaal+ yibir. Midgaan= madhibaan+ muusa dheriyo. reer mudug midgaan oo dhan waxay u yaqaanaan madhibaan, ma dhibaan waa jilib ka mid ah midgaha isla markaan ah gabooye.

  • @cabdimaxamed-ve4pp
    @cabdimaxamed-ve4pp2 күн бұрын

    Rabi ha unaxariisto sacadu wa 2..2 habenimo 20 7 2024 gaadh ayan saranahy j somaliland ilahay dhamantod ha u naxariisto

  • @xamsecali6231
    @xamsecali62313 күн бұрын

    Codadkani ma aha qalinle iyo saado Ninki Waa Kooshin yare gabadhana garan maayo

  • @aliyussuf1584
    @aliyussuf15843 күн бұрын

    Allah ha u naxariisto labaduba

  • @abdirashidguled6697
    @abdirashidguled66973 күн бұрын

    Cigaal no 1 daauud 2 s qaasim 3

  • @user-fe8rt6gk4r
    @user-fe8rt6gk4r3 күн бұрын

    Jiimi

  • @farahahmedabdi6161
    @farahahmedabdi61615 күн бұрын

    Bra

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari7 күн бұрын

    Waxaa cajiib ah sida farshaxanimada leh ee Abwaanka midhaha sameeyey uu u falkiyey erayada heeskan midna ogoow ruux kastaa hees wa uu samayn karaa balse waxaa lagu kala tegayaa waa sida xarragada leh ee midhaha laysku sudho si ruuxa markaas dhegaysanaya ay xasuus gooniya maankiisa ugu reebto, waxaan qiyaasayaa in midhaha heeskan uu leeyahay Allaha janeeye, Abwaan Maxamed Cali Kaariye oo kamid ahaa ragga looga haray suugaan samaynta Inkasta oo codka gabadha heeska qaadaysaana ay bishay oo galkeedii iyo meel ka sarraysaba ay gaadhsiisey, sidoo kale laxanka qudhiisa oo aan ka dhicin isna waxaa ku ladhay Siciid Maxamed Cali (Xarawo). Aun, Saado Cali Warsame waxa ay heeskani ku luuqeysay 16/08/1976.

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek10 күн бұрын

    Cabdi baadil was gabooye.aad Baan ugaranayaa.ceebna ma aha ilaah baana ka dhigay

  • @abtidonciise
    @abtidonciise11 күн бұрын

    ale ha uu naxaristo

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim936612 күн бұрын

    Canab diiriye may dhiman way noshahay hargeisa ayey joogtaa mise waa canab kale

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi813912 күн бұрын

    Dee sawirkani ma aha ahu muuse Ismaciile miyaydan khajilayn

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac821114 күн бұрын

    Beerlula waa hg cayr abwaan faarax shuriye awoowe u ah abahedna waa sargaal wana ree baladweyne hadana sweden ku nool beenta iska daa nio

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe14 күн бұрын

    Lagu farxeey bal YawayE Familyy Reero

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe14 күн бұрын

    BalYawayE, Ya Soo dhawoow QatraaayqaranEEy cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey shamsoooy cadceed murwodumaroo fariidad soo imaw badanbadan boholyaw lasoo koobin Ya Cadceeddumaroo murwodumaroo

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe14 күн бұрын

    Nonseseseseseses cantrobaqash blokedbloked

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe14 күн бұрын

    Familyyyyyy REEro waitan QatraaayqaranEEy cadayyareey dagan fariidad murwodumaroo RiyaQEy lagufarxeeeey shamsoooy cadceed SiraadEEy

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d15 күн бұрын

    Beenta jooji.cabdiqadir juba wa hawiye.shoolina waa jareer

  • @user-pi3ot8lo9e
    @user-pi3ot8lo9e15 күн бұрын

    Xasan aadan iyo hibo nuura iyo khadra daahir aya hees wada qaada sidaa ulasoco

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan522315 күн бұрын

    Maxaa micno kuugu jira fadeexadda Ummadda SOOMAALIYEED iyo fannaaniinta.

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg15 күн бұрын

    Jubba kooxdii guulwadayaasha ee halgan ayuu ahaa intadaan youtub keenin iska soo hubi

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac821115 күн бұрын

    Cumar dhuule

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh821115 күн бұрын

    beentaada Cabdulqaadir Juba kama soojeedo Mareexaan ee wuxuu kasoojeedaa ajuuraan

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh821115 күн бұрын

    Cabdulqaadir Juba qabiilkiisa waa ajuuraan

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse400715 күн бұрын

    Wad hadal badantahy

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman177015 күн бұрын

    Jaw taasaa wareera

  • @abdiasishaybe3237
    @abdiasishaybe323715 күн бұрын

    Beenta dadka ka daa Faynuus Caruur way dhashayee

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari16 күн бұрын

    Bal waalidan eega

  • @abdikhadarmahadale4708
    @abdikhadarmahadale470817 күн бұрын

    Alaha unaxariisto abwaan abdi bashiir indho buur iyo majaajileeste nuur jeete iyo macalin fanaan mahamed mooge liibaan fanaan ahmed inshaar abdi olol

  • @AbdulqadirLyli-cx5ul
    @AbdulqadirLyli-cx5ul17 күн бұрын

    Weey diidey Saada Cali ineey la noolaato .Ismaaciil Qalinle sabab aaney fannaaniintu sheegin Waxana la sheegayo Muuse Ismaaciil qalinle ayaa fanka ku soo daray, sida ninkani sheegayo waxba kama jiraan. Siciid Saalax wuxuu ka tirsanaa Kooxda Danan ee wasaaradda waxbarashada, muuse & Waaberi & Heegan oo Boliska oo. Muuse Ismaaciil ka tirsanaa @

  • @CadeGude
    @CadeGude17 күн бұрын

    War taariikhda khaladka kadaaya Mindi kuma dilin 6nin oo aan caruur😂ahayn Mindi malagu dilikaraa? Xabad baa lagu diley 6 na ma ahayne waaka badnaayeen Markii hore 8 ayay ahaayeen Kadib ayuu goor galaba meel Kahelay wadaad weyseysanaya Oo reerkii walaalkii ladiley ah Markaasuu inta qoriga soo rogtey Wuxuu dhahay Sideedii horaan Saluut kuqabee Kan aan ku sifaysto soodhlaha Soodhle waa qoriga Waana arinta keentay in jacaylka Isaga iyo shankaroon uxasiliwaayey Suugaan badana ka tiriyey Dhaqtarka jacaylka waa sax Ragu laayey waa reerkiisa sax Qisada in dilkaa kadanbeyey wwliba heesta belaayo waa sax Walaalkii bile buu ahaa sax Kadib ayuu somalia soo galay Sida taariikhdu we rist Abwaanada goor kafuul ka looga Danbeeya ayuu ahaa iyo jacaylkaba Magacani waa naanyatayda ma ahi ninka somalidu utaqaan Ee Dhaqanka ah ee reer hargeysa Ciidankuu galay markuu somali yimi Abwaan ada badan Koofi halkaasay layimaadeen Kaariye Sangub Xasan genet Tukaale Cisman asakari Lama dhamaynkaro

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg17 күн бұрын

    Shiikhaal shiikhaal soo diley

  • @museweston1303
    @museweston130320 күн бұрын

    Cigaal kaban kiisu waa siiqad gooniya siduu kabank u tumo waa style gooniya

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk21 күн бұрын

    WAXA UU AFKIISA KU AMAANAY FANAANTII ILMA MOOGE EE UU ISLAHA GAADH😅😅

  • @sayidka6911
    @sayidka691121 күн бұрын

    Iska hadloow imisa gabar oo caana oo uusan la heesin baa jira? Binti cumar gacal Kinsi xaaji aaden Iyo tobanaan kale Xitaa maryan mursal ma xasuusto inuu la heesay; haddii aad adigu xasuusato nala wadaag.

  • @abshirali313
    @abshirali31321 күн бұрын

    AUN labadaba

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari21 күн бұрын

    Absolutely

  • @w410921
    @w41092122 күн бұрын

    Markay Fan noqoto yaa gaadhaya kuwa ka soo jeeda gabooyaha. Somalida oo dhan baa taa og

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r23 күн бұрын

    Sheekooy Ku Nacay 🖕Sheeko Xariir 🖕.Waa Su Aalee Lixda Nin Ee Somaaligaa Ninkii Dilay Maxaa UU Itoobiyaanka Ama Cadowgiisa Uga Xoroobin Waa Su Aale? Mida Kale Ma Waxaan Rabnaan Isu Sheegnaa Waa Su Aal?

  • @CadeGude
    @CadeGude17 күн бұрын

    Walaal waa jirtey Waa taariikh 9 bay ahaayeen

  • @CadeGude
    @CadeGude17 күн бұрын

    Sideed buu markii hore diley Kadibna oday waayeela😂oo meel Kuweyseysanaya ayuu helay goor Galana Wuxuu dhahay Sideedii❤horaan Saluug ku qabee Kan aan ku sifaysto soodhlaha Saasay sagaal 9 kunoqdeen Wuuna soo baxaaday somalia Ayuu askari ka qortay Arinka jacaylka isaga iyo shankaroona waa aababata ayuu uxasili waayey oo sadex goor Is fureen Laba isku noqdeen Maraadexaadkii weeye markay Igu noqo Wuxuu dhahay markan waxay Joogtaa adiga😂iyo diinta Heesta cigaal qaado dhegeyso Wayska maagayaan Way mala awaalaan Isagoo midkeliyay Toban magac😂uyeelaan Maantay lataahaan Berina wuuka😂maydhmaa Jacayl maaha kaasiye Marmarsiinyo kale iyo Muraadaysi weeyeen Waa hees mucjiso ah Wixii aad garanweydi anagaa Kaa qancinaya Korodhsi taariikhda

  • @user-ww5bv8ph6i
    @user-ww5bv8ph6i23 күн бұрын

    1:10

  • @museahmed5097
    @museahmed509723 күн бұрын

    Cabdullahi xarago si doo kale

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali133323 күн бұрын

    ❤❤❤❤

  • @SayidSadaad-np7zb
    @SayidSadaad-np7zb23 күн бұрын

    Cadcadkii iyo banaadirigii wanaaggii daaroodku siiyay xejin waayey sidashiikhaasha marking gabdhahoodii lala Tebay e la adoonsaday guryihii iyo xoolihii laga qaaday naagahoodii iyo wiilashoodiiba la wasay Bay qasab cider panay ahayn ku sheeganayaan welibana kuwii intaa ku sameeyey annagana kibirkii Bay xejin waayeen xiligayagii xamerey meeday dee meeday waa taas taad doonayseene nuuga

  • @mohamedalisadik3232
    @mohamedalisadik323224 күн бұрын

    Istaafurullaah ma heesaheedaa samaawaadka iyo shimbiraha laga maqlay

  • @warismohamud8888
    @warismohamud888824 күн бұрын

    Waryaa sulfa in laguu cadeeyo uma baahnid, laakiin cumarshooli, waa nin saleelaan ah oo faaraxrooble ah, faaraxrooble ugaasnimadii markii laga qaadetey ayuu soo caroodey oo Marko yimid , dhasiisuna marka ilaa walaweeyn jilib, jamaame ayey degan yihiin, hadaad faahfaahin u baahantahayna waa laguu hayaa.

  • @AxmedCaliciise
    @AxmedCaliciise24 күн бұрын

    ❤❤❤ gaboyo

  • @AxmedCaliciise
    @AxmedCaliciise24 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @cambaroali7733
    @cambaroali773324 күн бұрын

    Waa madhibaan Cidna ma dhibaan Waa dad wanaagsan

  • @CaliEbraahin
    @CaliEbraahin25 күн бұрын

    Dauuf

  • @hersiseed9871
    @hersiseed987125 күн бұрын

    Taatiikhda ha qaldin ruwaayadaa waxaa sameeyey ibrahim cirro suge oo hada ku nool canada ottawa