Qisada Heesta Dulmiga Caashaqa Ka Daa Axmed Gacayte

Ойын-сауық

#Han_irmaan #channel #subscribe #like #share #comment #qisada #heesta #abwaan #fanka #ruwaayad #riwaayad #fanaan #comment
#community_tab #youtubechannel
#youtube #youtube_somali #youtubeshorts
1) Qisada Heesta Dulmiga Caashaqa Ka Daa Axmed Gacayte
• Qisada Heesta Dulmiga ...
2) Qisada Heesta Gacantu Raaxo darana Aamina C/laahi Xirsi
• Video
3) Qisada Heesta Oomane kalgacal Shamsa Cumar Axmed
• Video
4) Qisada Heesta Tawaawac Shamsa Cumar Axmed
• Video
5) Hees Jayniisa Faadumo Cabdilaahi Kaahin Maandeeq
• Hees Jayniisa Faadumo ...
#Han_irmaan #channel #subscribe #share #like #comment #qisada #heesta #riwaayad #sheeko_cusub #taariikhda_soomaaliya #fanka
6) QISADA JACAYLKII JILAA JAWAAN
• Video
7) Qisada Heesta Haddii Jacayl Sir laga Dhigo Maxamed Mooge
• Video
8) Qisada Heesta Dharaartii Aan Ku Caashaqay Maxamed Mooge
• Video
9) QISADA HEESTA DHOOF CAASHAQ XASAN AADAN SAMATAR || Ereyada MAXAMED CALI KAARIYE
• Video
Like saar muuqaalka sidoo kalena u share Garee Asaxaabtaada #Mahadsanid
Haddii ay tahay markii kuugu horeysay ee aad aragto channelkeenan fadlan SUBSCRIBE saar oo nagu soo biir Insha Allaah Qisooyin iyo Waayo-aragnimo badan ayaad naga faa'iidi doontaa #Mahadsanid

Пікірлер: 31

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa82562 ай бұрын

    Axmed gaceyte laxamiista cajiib ah ayuu ahaa allaha unaxariisto 🤲

  • @BashiirMaxamed-jm4yq
    @BashiirMaxamed-jm4yq13 күн бұрын

    Garxajis waa reerka kaliya ee af & adinba kula dagaalamay siyaad bare

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Жыл бұрын

    Xidiga,xasadka,aflagaadada iyo qabyaaladu waa waxa soomaali faceed ka reebay oo xitaa mawtada ka fakan la,dahay!!Allaha u naxariisto fanaankii weynaa ee axmed gacayte(wallee aakhiro war weyn baa yaala)

  • @IdohassanHassanmahamed-vr4ch
    @IdohassanHassanmahamed-vr4ch3 ай бұрын

    aderkayi axmed yusuf gacayite ale ha unaxaristo 😢😢😢😢😢😢

  • @ahmetcityosman4768
    @ahmetcityosman47683 ай бұрын

    Alleh haw naxariisto ahmet gaceyste geesi buu ahaa oo isaxaaq carre ah

  • @kennedycornermuse3283

    @kennedycornermuse3283

    20 күн бұрын

    Somali o dhan baa daawaneysee nin reer shixisaxaaqa ama reer hargeisa ah baa saxiib kaa filan.😂

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim32 ай бұрын

    Abwaaninti hore khatar sana Axmed bu xata canaanaya inta Hore ahun dawlada kaliya maaha

  • @muhiyadiinabdi3507
    @muhiyadiinabdi350710 ай бұрын

    Fankuba hadii uu qolo Haan lahaa isaaq bu noqon laha raga murtida looga hadhay

  • @IidoSulub
    @IidoSulub3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail915710 ай бұрын

    Two lgend❤

  • @abdibarre8889
    @abdibarre8889 Жыл бұрын

    Labadaba ilaahay Hownaxariisto

  • @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    Жыл бұрын

    Aamiin wllo Insha Allaah

  • @Duuliye17
    @Duuliye176 ай бұрын

    Raga wakii hore runne waa intuu yidhi

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Жыл бұрын

    Rijiga ee bii makofi neentii buuaha qaraxi miyuu badalay waqtiga isbadalka soonka lababiyod sida safarko lale

  • @mahamedisman3653
    @mahamedisman36534 ай бұрын

    Qisada codkaaga kusoo duub sidaas ayuu ku wacan yahay

  • @SafiyaCabdilaahi-yk3di
    @SafiyaCabdilaahi-yk3di Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    Жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 Жыл бұрын

    Ale naxariistii jano haka waraabiyo axmed gacayte danbigiisna ha dhaafo gacanka xaq daran ayaa dishay fg hadi qof dhinatay aad wax ka sheegto kolay aakhiro yuu kaaga horeeya adiga ku caday ilahy hortiisa

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Жыл бұрын

    Isaaq koodii walba dawladii ayuu ka cabanayaa

  • @jarteh3837

    @jarteh3837

    Жыл бұрын

    Waxa soo maraanad ogeeyn dadkii sidii loo galaa nool

  • @amaranas8859

    @amaranas8859

    Жыл бұрын

    Dawalada ka hadalysaa sow maaha tii dulmiga waday

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    Жыл бұрын

    Tariikhada waa xsuyaa dagalakii kowaad baa la xusaa cabsho u taqanaa lakiin wa a taiiikh la soomarey mida kale dawlad kam jirin 1969 1991 somalia ee Askar aan illahey aqoon baa xukumi jirtey somaliya oo xataa quraankii illaheyka hor yami ooo culmo da yar u diley raga iyo dumarka isku dhaxal ma halyaan lakiin illahey markaad armiisa ka hor timado waa ku rogayaa illahey somaliya waxuu rogey markii culmada la laayey ee cid u damqan waydey illaheyn inagau isku keen saliday xukun gaal ah oo afweyene hogaaminyo qabqabyaal dagaal ala shaab iyo kal qaabsanaan illaaa illahey la wayadiiso danbi dhaaf illahey somalida waliba qoalda koonfur wa aku wadaa halaaaga why culmada laguma layn waqooyi waxa lagu laayey xamar koonfur

  • @gedefletv6049

    @gedefletv6049

    Жыл бұрын

    @@abdullahiomarali5241 kuwii yuhuud iyo amxaaro adeegsanayeen ayaad amaanaysaa may hadeer diin ku dhaqmaan kaniisadaha magaalooyinkiina laga hir geliyey iyo gaalada loo sujuudayo iyo xabaalihii ingiriis oo aad usoo ducaysaan iyo rag yiraahda waa is qabnaa ayaa ka danbeeyey ee maad aragtid wasakhyahaw caadifadu dishay ee qabiilku ka guuxayaa

  • @xirsiamaan

    @xirsiamaan

    Жыл бұрын

    oo hadaa ma adaa lagaa caban lahaa iyo qof

  • @siciidadam7310
    @siciidadam7310 Жыл бұрын

    War adeer beenta nagadaaa taariikhda waa la hayaaye Ina gacayte xabagle buu ahaaye Heestana xabagtii iyo darbigii uu jiifay buuu kula hadlayaaye

  • @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    Жыл бұрын

    Adiga u xor ah rabitaanka hab-fahankaaga blse ilaahay u too toobad keen oo dambi dhaaf weydiiso,Axmed Gacaytana muu ahayn qof ku sifaysnaa Dhaqankaa aad ku sheegayso blse dib iskugu noqo oo taariikhdisa soo hel.. F.Gaar ah::: wxn kugula tallinayaa aflagaadadaadu ha ku eekaato qof is-dufaaci karaya oo nool

  • @siciidadam7310

    @siciidadam7310

    Жыл бұрын

    Adeer maanu danbaabine wxuu yhy baanu sheegnay

  • @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    Жыл бұрын

    @@siciidadam7310 Wllo wxii uu aduunka ku ahaaba hadda alle ayuu la hortegay oo kala xisaabtamiye wll adigu U ducoo Oo weligaa intaad ifka joogto naxariiis iyo dambi dhaaf ilaahay u weydii dadka hortaa geeriyoodey.

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    Жыл бұрын

    Anigu maanu ogyen inuu xabgata cabi jirey waa la yadhi anigu dadakaGaeyte w kuma qiimyo waxaalahga yabaa inaan abaaaha hooyada u tagin markuu noolaa hadana af qadhmun baad dadka la soo hor gadshsanysaa ina waxa diley Sangub iyo Ahmed cali cigaal sangub waa inaga hoosaya labaduba waxey ahaayeen ciidmada afweyen lakiin midana abawaan buu ku matali jireye mida heesaa Gacayte labadaba ka sharaf badan waxu ahaa nin reer sheekh isaxaaq ah duriyada

  • @abdisamedmire2955

    @abdisamedmire2955

    8 ай бұрын

    Ilhy u toobad keeen walo ahmed gacayte insaan sharafle buu ahaa

Келесі