Qisada Heesta Webiyo isu Ooman Xaliimo khaliif Magool

Музыка

#han_irmaan #channel #subscribe #like #comment #community_tab #qisada #heesta #fanaan #fanka #abwaan #heesobilaamusicah #heescusub #song #songs #lyrics #lyricvideo #qisooyin #qisas #qisooyinka #husein #khartoum #sudan #tuto #tutitu
#abwaan #fanaan #fanka #maandeeq #axmed #kaah #cabdi #heesta #maandeeq #heescusub #heesobilaamusicah #hargeisa #hargaysa #somali #somaliland #somalilanders #somalia #october #may #qaraam #qaraami #qaaci #song #songs
Qisada Heesta Webiyo isu Ooman Xaliimo khaliif Magool
• Qisada Heesta Webiyo i...

Пікірлер: 18

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120Ай бұрын

    Hhhhhhhhh hhhhhhhhh hhh Tanzania miyuu so jibaaxaa !! Best geography teacher, hhhhh !!

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman35682 ай бұрын

    Allah ha u naxariisto waxaan ugu jeclaa heestiisii gabagaba dhulkeenuu habaynkay gilgiletee gudigii heshii kole tawladii sare taladay ku gaadheen ---gobanimada waa loo go'aa godka aakhiro iyo iillkaa loo gallaa gawracata _________!

  • @user-xk5ez9ch3e
    @user-xk5ez9ch3e Жыл бұрын

    Awoowgey Xusen Aw Farah Iyo Magool Alle Ha U Naxariisto

  • @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    Жыл бұрын

    Aamiin alle ha u wada naxariisto labadoodaba

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood95562 ай бұрын

    Ereyada sulub cumar weeye saan filayo

  • @JAABIRONLINE
    @JAABIRONLINE Жыл бұрын

    Wabiyo isu ooman

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389Ай бұрын

    Sideey kula tahay

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f2 ай бұрын

    Waxba kama jiraan waxaa Oo dhan inuu sameyay xusen iyo inat magool qaaday ba ka run ah

  • @puresomalilander6951

    @puresomalilander6951

    2 ай бұрын

    Hadaa yaa sameeyey

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight1232 ай бұрын

    Waxaan. Xasuusata. Jacaalkii. Igu. Hooreyey. Marku. Igu. Nacaay. Jacaalkii. Sabaaba. Laan. Marakii. U. Igateegey. Oo. Inacaay. Ahaan. Dhageesan Jiiray. Muudo. Aada. Udheer. Baakadsbasay. Weeliina. Qalabigaaga. Kama. Giin

  • @JAABIRONLINE
    @JAABIRONLINE Жыл бұрын

    Nice song

  • @ismailali4339
    @ismailali43392 ай бұрын

    Waxaad taqaano umada u soo gudbi, webiga nile wuxu maraa shan wadan oo keliya Uganda, South Sudan, Ethiopia, Sudan iyo Egypt.

  • @sadiiqharett1791

    @sadiiqharett1791

    Ай бұрын

    9 wadan buu mara wabiga Nile

  • @ismailali4339

    @ismailali4339

    Ай бұрын

    @@sadiiqharett1791 fariid bal noo sheeg 9 ka wadan ee uu maro webiga Nile

  • @maqademaqade7361
    @maqademaqade736110 ай бұрын

    Sc adeer horta Abwaanku webiga muu arag.mana uu tegin. Wuu inaga hooseeyaa.balse sida uu Ilhaanta Alle u siiyay buu heestaa ku sammeeyay.Alle ha u naxariistee. Mid kalena Tanzania iyo wreanda webigu ma maro. Wax akhri baro. Ku darsoo Khartoum waa saddex laakiin labaad xustay.baxri iyo umm dirmaan...tii 3aad ma aanad xusin Waa Khartoum diyuum Allaa khayr og

  • @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    10 ай бұрын

    Mahadsanid sixitaan xeel dheer baad samaysay soo dhawoow mahadsanid wll

  • @mhassan0163

    @mhassan0163

    7 ай бұрын

    wax badan buu sheegay, qof hadal yidhi mawada dhihin, kamana wada tegin bay Somalidu tidhaa, annagu intayada caafimaadka qabtaa waxaan leenahay wiilka hadlaya mahadsanid qudha, xaggeed brush ula daba-gashay, cajjiib

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray8472 ай бұрын

    viking *(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

Келесі