Qisada heesta maxay dantu ciishay wiil faadumo axmed dhimbiil Iyo c/nuur alaale

Музыка

#han_irmaan #channel #subscribe #share #comment #like #abwaan #heesta #fanka #fanaan #qisada #qaaci #qaraam #suugaan #community_tab #fatuma #ahmad #ahmed #cabdi #nuur #alaala #suugaan
Qisada Heesta Maxay Dantu Ciishay Wiil Faadumo Axmed Dhimbiil Iyo C/Nuur Allaale
• Qisada heesta maxay da...

Пікірлер: 45

  • @bashenuur
    @bashenuur9 күн бұрын

    Run weekend murtida heesta cidii doonta ha qaado ama alifto

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic15062 ай бұрын

    Hestani wa un ku celiis markeeda hore waxa Wada qaada Med aden dugsiiye iyo Alaha u naxariisto faadumo axmed dhimbiil oui midhihii abwaankii wayna alaa wayne Ibrahim suleymaan Ibrahim gadhe alaha u naxariisto

  • @abdourachidIlyas
    @abdourachidIlyas13 күн бұрын

    Laakiin qaacigan dib ayay u qaadeen C/nuur Allaale iyo Faadumo Axmed

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof24832 ай бұрын

    Aun legendry dugsiiye baa qaada sdoo kle aun M Mooge.

  • @yasminali3269
    @yasminali3269Ай бұрын

    Allah swt ha u naxariisto dhamaan tood gaar shan abwaan ibraahim gadhle

  • @madaxtooyotv2076
    @madaxtooyotv2076 Жыл бұрын

    Qisada heestan waa markii iigu horeysay ee aan maqlo ilaa xad waa hees nuxurkeedu qoto dheeryahay ahn.abwaan ibraahim

  • @amranahmed6782
    @amranahmed67822 ай бұрын

    Allah ha u naxariisto. Abwaan qaaliya ayuu ahaa.

  • @user-hr9xw5gs9k
    @user-hr9xw5gs9k2 ай бұрын

    Taariikhdaa been Ha ka sheegiin mahaa Cabdi Nuur

  • @khadarabdirahmanyacquub5620
    @khadarabdirahmanyacquub562016 күн бұрын

    Waa Maxamed Aadan Dugsiiye ee ma aha Cabdinuur Alaale.

  • @cismaanjaamac1940
    @cismaanjaamac19403 ай бұрын

    Walee waa abwaan runa waxuu ka hadlayaa waa gumaysigii faransiiska ahaa walaalayaaloow xagay ju danbeeyeen ragaasi

  • @bartabarahaonline3255
    @bartabarahaonline3255 Жыл бұрын

    Ahn abwaan Ibraahim Gadhle wuxuu ahaa abwaan inooga tegay suugaan qiimo badan

  • @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    Жыл бұрын

    Haa Ahn wuxuu ahaa foolaadkii fanka soomaalida

  • @CarabShiikh

    @CarabShiikh

    Жыл бұрын

    @@HAN-IRMAAN_CHANNEL ibrahim gadhle aun hal abuur sugaan cudoon buu ahaa lkn ma aha inaad halkaaso dhan gaadhsiiso amaanta iyo runtu waa kala labo fanka somalida rag cajiiba oo badan waa soomareen

  • @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    Жыл бұрын

    Mahadsanid wll lkn hal uu lahaa ban ka sheegnay

  • @CarabShiikh

    @CarabShiikh

    11 ай бұрын

    @@HAN-IRMAAN_CHANNEL mahadsanid huuno

  • @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    11 ай бұрын

    Adiga mudan

  • @AdanmaxamedAdanmaxamed
    @AdanmaxamedAdanmaxamed23 күн бұрын

    2:24 2:26 2:27 2:27 2:28

  • @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    23 күн бұрын

    Thanks more than I can't say you bro.

  • @waissofficial5209
    @waissofficial52094 ай бұрын

    Sxb originales hesta waa maxamad adan iyo fatuma axmed ee iska soo saax keyd radio jabuuti ay ku jirtaa

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail91578 ай бұрын

    Hees xigmad xanbaarsan.❤ Maxa dayr cad geel hababo dib jiray oo cunay dugaago. Ninki lahaana daydayaa.❤

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura103 ай бұрын

    Maansha Allah guulayso heesihii iyo murtidii baa lagu murmayaa bagaad taarikhda sheegtay. Abwaan kii waynaa Ibrahim Gadhleh Allah naxariis waasaca ha siiyo

  • @mohamedmireabdulle2578
    @mohamedmireabdulle2578 Жыл бұрын

    Heestan fanaanin badan ayaa qaaday oo kamid yahay Mohamed mooge Aun

  • @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    Жыл бұрын

    Haaa waxa kale oo Ahn.faadumo A.Dhimbiil la qaaday Maxamed Aadan Dugsiiye.Mahadsanid

  • @JAABIRONLINE
    @JAABIRONLINE Жыл бұрын

    Wow heesta maxay dantu ciishay wiil

  • @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    Жыл бұрын

    Dulqaad iyo deeq lahaa dadkuna doqon moodayaa.....

  • @aymanpoi1610
    @aymanpoi16108 ай бұрын

    Wakhtigu wuu isdaba socdaa adoo daganaa abaar marbuu dirir kuu da'ayoo xareed ku dabaalataa❤

  • @abdourachidIlyas
    @abdourachidIlyas13 күн бұрын

    ASC heestan waxaa ku qaaday maxamed Aadan dugsiiye iyo faadumo Axmed Dhinbiil

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi30362 ай бұрын

    AUN abwaan gadhle ❤ iyo fadumo axmed

  • @salahmiguil8802
    @salahmiguil88022 ай бұрын

    Mohamed aden dugsiyw iyo fadouma ahmed aun

  • @user-um6hy6mc5c
    @user-um6hy6mc5c2 ай бұрын

    أللهم غفر لهم وارحمهم برحمتك يا أرحم الراحمين ☝️ أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه إلى يوم الدين❤❤❤

  • @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    2 ай бұрын

    Scw Aamiin insha allaah wll Mahadsanid

  • @abdirazakhoussein5385
    @abdirazakhoussein53852 ай бұрын

    ❤❤❤👍👍👍👍🤲

  • @SaidAli-kq2pz

    @SaidAli-kq2pz

    2 ай бұрын

  • @MaxamuudCali-mt1xo
    @MaxamuudCali-mt1xo2 ай бұрын

    Maxamuud calli

  • @daljirkadahsoontv8682
    @daljirkadahsoontv8682Ай бұрын

    Maxamed Aadan dugsiye deh ayaa qada

  • @cabdilaahiqalinle2437
    @cabdilaahiqalinle243710 күн бұрын

    Maxed mooge ayaa qaadijirey c,/nuur waa mar dambe iska hubso

  • @a.mm.6742
    @a.mm.67422 ай бұрын

    Asalama alaykum Jaalayaal gabadha yar ee laga sameeyey heeskan waxa dhalay nin habar baryounis ah oo muusa care ah hooyadeedna waxay ahayd nigiris

  • @JAABIRONLINE
    @JAABIRONLINE Жыл бұрын

    Runtii wa hees xikmad xambaarsan

  • @jabiyestudio1545
    @jabiyestudio154510 күн бұрын

    HEES MAXAA DEERCAD GEEL HALAABO WAXAA WADA QAADA MAHAMED ADEN DUGSIIYE IYO FADUMO AXMED DHINBIIL '' MAYA '' ABDINUUR ALAALE

  • @CarabShiikh
    @CarabShiikh Жыл бұрын

    heestan waxaa orginaalkii qaaday aun maxamad dugsiiye iyo faadumo a dhimbiil aun ery ibraahim gadhle

  • @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    @HAN-IRMAAN_CHANNEL

    Жыл бұрын

    Mahadsanid si sax ah ayaad u sheegty

  • @a.mm.6742
    @a.mm.67422 ай бұрын

    Waxa dhibka ku haysey wooweheed aabe Islam uu qabey

  • @ibrahimalidideh6391
    @ibrahimalidideh63912 ай бұрын

    Heesta waxaa kuluqeeyn jiray originalkeeda Maxamed Aden Dugsiiye iyo Faduma Ahmed dhimbiil.

  • @cabdikeniisman6964
    @cabdikeniisman69642 ай бұрын

    Tariikh da been yawn laga sheegin Maxamad mooge codkiisa lama badalikaro Waxaa la hayaa iyadoo catalase ah oo magaciisii ku qoran yahay

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray8472 ай бұрын

    viking *(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

Келесі