Qiso murugo leh😱Minyaro marmar waa Masiibo😪

#QisooyinkaQurbaha

Пікірлер: 200

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed13682 жыл бұрын

    Masha Allah, that is true but our sisters need to marry the brothers legally at the begging that way they cannot sponsor any other woman forever unless he divorced his first wife . The legal marriage has a lot of benefits and it is very easy to do it.

  • @abdikaniahmed3609

    @abdikaniahmed3609

    2 жыл бұрын

    ilaahay baa ninka ubaneeyay 4 haduu aqoodo karo cadaalad sameen karo . Miyaad u diidi kartaa??

  • @hoodoiyonasiib9861

    @hoodoiyonasiib9861

    2 жыл бұрын

    @@abdikaniahmed3609 Oo adigu ma cadaalad baad sheekadan ku maqashay? Ilaahay baa noo baneeyey baad ku orodaan. Maxaa u qarsataan hadaa?. Meel walba caruur ku dayaca. Xayawaanku xitaa ma sameeyo.

  • @Fardowso-wh3jg
    @Fardowso-wh3jgАй бұрын

    Wlhi nabsigu maficna xasbunalaah wanicmal wakiil

  • @ayaanabdi1221
    @ayaanabdi12212 жыл бұрын

    Subxanallah ilahay cafimad dag dag ah u soo dajiyo mida kale caruurta waxkasta oo u ku sameyaay waa abahood waa in ay dhahdo u taga niyada u dhisa kana ducaysta wayo waa walid si kasta ha u xumeeyo Manta sariin bu saranyahay marka xaaskisa ha cafiyo aduun ilahay cafiiska waa jecelyahay ilahoow Ada na cafiya cafiiskana jecel Walahi wan ka naxay 😢

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi18892 жыл бұрын

    Wan kugu racsanahey nin naag kale gursadey waxey la mid tahey adi waa ku nacey joog ama tag😢😢

  • @fooshassan1379
    @fooshassan13792 жыл бұрын

    Way ka roonaan lahaayeen maadaama uu mar ahaa nin wanaagsan oo xaaskiisa iyo caruurtiisa hore jeclaa calool adayga badan ma fiicna waa la kala dhiman karaa caruurta mar kasta in ay Aabahood xiriiriyaan bay ahayd waalid waalid kolay

  • @fowsiyabashir5833
    @fowsiyabashir58332 жыл бұрын

    Xasbiyallahu wa nimacal wakiil wlley mey iska cafiso awlaada cafiya tiraahdo waayo waa waalid aduunka lagu ciqaabay alle isu naxriistuu na yiri xumaan xumaan laguma gudo maalin haduu tuurey maantuu liita cafiskuna waa meeqaam sareeya allena waa jecel yahay kuwa wax cafiya miisaanka laguugu dari wllsheen hadaa aragto fartiiyada waxaan kaa codsan lahaa inaad wllsheen ku dhiiri galiso iney cafiso wuu qibaan yahay oo laga roonado oo aan allaga aar goosan laga yaabe rabi inuu ku inti xaamayo inta kale cfmadka qabta illaahaw gabdhaa io awlaada qalbigooda raxmad u gali yaa rabi 🤲🤲🤲🤲

  • @Muxmux238
    @Muxmux2389 ай бұрын

    Mashallah abaayo walahi waa naxdin iyo ciil😢

  • @Najmahaji
    @Najmahaji2 жыл бұрын

    Cuquba badanaa subxana allah aduun iyo aaqira kala badan waa ilmaheda aabbahood gar iyo garadaraba waa waalid qofka haduu waqtiga kaaga aare lama sii dakeeyo gabadha ha iska saamaxdo caruurta iyo aabbahood isu keen

  • @hawoadan3577
    @hawoadan35772 жыл бұрын

    Subhanallah subhanallah subhanallah walaal qofka dhibkiisa laguma farxo allow naga badbaadi qofkasta wuu xanuunsana karaaa

  • @sahrokhalif6130
    @sahrokhalif61302 жыл бұрын

    Inalilaah wainalilaarajucun adun kan maxa dulmiyalo ale ayaa kajaray ciqabay ee ha iska cafiso ilmahana aabo hood haxiriiriyaan alow nonaxariiso yaa alaah

  • @samsam1calin752
    @samsam1calin7522 жыл бұрын

    Waa runtaa walaashey qaaliya aniga sidaas ayey ila tahay nin isagoo kuu jeedo naag kaa raacay allah aruuriyo

  • @mahad5151
    @mahad51518 ай бұрын

    Jumca mubaaraka

  • @naftanafta5705
    @naftanafta57052 жыл бұрын

    Subxaanallaaah ilhow Hana tusin iska cafi ku dheh manta aduun barina waa aaqiro markasbataba xaq ayuuu ku lee yhy caruuta ha iska cafiyaan waa abahod

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan39962 жыл бұрын

    Waajibkiisa ayaa ilaahay siiyey baga 😢

  • @ayaanmuuse4169
    @ayaanmuuse41692 жыл бұрын

    Msha allah caaliya qurux Alle haku xafido aamiin 💋💋💋💯💯💯❤❤❤

  • @zizizukar1621
    @zizizukar16212 жыл бұрын

    Hebalooow Niinaa,niiinaaa🤣🤣🤣... Walee run baad shegty.gabadha kartida Le waa la cadaaba. Ta niinaysana waa Laga daba rucleeyaa😁😁😁. Lkn ilhy ha caafiyo😔

  • @Caaliyasharif

    @Caaliyasharif

    2 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣 waa dhab

  • @jamilahahmed3652

    @jamilahahmed3652

    2 жыл бұрын

    Waa run abaayo niic leey guraayaan caruurtayda abahood ayaa somaliya ka soo guursaday cunug ayaa loo dhalay markas bay naagtii ayaa soo wacday cunugii shuban ayaa ku dhacay gabartayda ayuu u sheegay isagoo calaacalayo waxay ku dhaday aabo shubanka miyaa lagu soo sawiray😂😂😂😂

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie20432 жыл бұрын

    Mansha allah, Caaliya Qaali allaha ku xafido ina adeer ❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @lailaomar8115
    @lailaomar811511 ай бұрын

    Caliyo wlaahaya aniga dhesha sa waba dhesheda waraka isii doqo. Ta xabada kale meya use kadhesho😂😂😂😂😂😂

  • @sashawwefans6394
    @sashawwefans63942 жыл бұрын

    Cuqubadii baa ka soo baxday always ragu daacad maaha minyarada ayuu raacaa

  • @saraali9768
    @saraali97682 жыл бұрын

    mnsha allah Abaayo wlhi sheekooyinkaaga waan jeclahay hadaanan daawan waxba iga siya Alle ha ku amaansado Aaliya

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen45162 жыл бұрын

    Maashaa allaah wll shariifada guulayso

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur20072 жыл бұрын

    Subxanallah calool xumo badanaa waa qiso qiiro badan Allah ha caafiyo walaalka Dulmiga wax fiican ma ahan

  • @maxamedcali7432
    @maxamedcali743211 ай бұрын

    Subaxanal waxab lagu tusay dadak 😅

  • @umaamina1885
    @umaamina18852 жыл бұрын

    Subxanallaah isago aan dhiman aya adunka lagu tusay ciqaabta danbigii u reerkisa ka galay waxan dhihi lahaa xaaskiisi u dayacay haku dayanin maanta adiga ilaahey dartiisa ugu gar gaar ilmahana xirirya aabihiin kula tali waa qiso xanun badan thanks caaliyo qurux aad ugu xiranahay sheekoyinkad noo so gudbiso 🥰🥰

  • @muhumedmagan
    @muhumedmaganКүн бұрын

    Caaliya, Heedhe wd xibno qurxoontee,!!! Innabtey maku-Caruusaa,!!!?

  • @Sarahmohamed0933
    @Sarahmohamed09332 жыл бұрын

    Subhanallah waxas waa namsi ilahayow na astur. 😭😭😭

  • @maammeee
    @maammeee10 ай бұрын

    Naaguhu waa shar miiran Bal hada tan sheekada soo warinaysa kawarn sidy udhigayso

  • @sharmboy
    @sharmboy2 жыл бұрын

    Allaaha u dooro ninkaasdhiban xaaskiis iyo ilmihiisan inay cafiyaan una arxmaanbaa u roon

  • @nawalabdirisaaq3537
    @nawalabdirisaaq35372 жыл бұрын

    Mnsha Allha hbo wn iska ka jclahy ilahy dartiis ilahy ha ku xifdiyo caliya shariif qof nagu qli ah bad tahy 💖💯💕❤️❤️

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed49842 жыл бұрын

    Subxaanallah subxaanallaah Waa ishii gabadha iyo cadaalad daradii, ilaahay ha shaafiyo.

  • @yasminali5763
    @yasminali57632 жыл бұрын

    Waa kuhastaa sheekada abaayo really it's true nin haduu nag kale kaaguursado macnaheedu waa ama joog ama ama bax choice is yours that's truth ❤👏👏

  • @razmi4568

    @razmi4568

    2 жыл бұрын

    Sax

  • @razmi4568

    @razmi4568

    2 жыл бұрын

    Talo adigee kuu taal ama ku joog ama iska bax waaye

  • @halimaibrahim4471

    @halimaibrahim4471

    2 жыл бұрын

    Haa wlhi sax anigey igu dhacday isbuci laso dhafay wana dhaqanaya rerkeyga alxm waxbo igama haleysno waxan ka codsadayna wan ka helay alxm marka ina rag ama wa u samir ama wa ka samir

  • @nuurahaji9723
    @nuurahaji97232 жыл бұрын

    Waxkasta oo dhacay gabadhu ha cafido hana soo eegen dad muslim ah baynu nahay yaanlaga aarsan ee awlaada ha maslaxdo hasoo eegan

  • @lulgane4654
    @lulgane46542 жыл бұрын

    Subxanalaah. Ilahay ba kudhafiyay kaas culayskiisa.

  • @MohamedHassan-jg1fy
    @MohamedHassan-jg1fy2 жыл бұрын

    Waa runtaa xbbti mhdsaniid❤❤❤❤💋

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan54032 жыл бұрын

    Mashaa allh Mashaa allh keep going thanks sister 🙏

  • @Hooyo309
    @Hooyo3092 жыл бұрын

    Laaxoowla walaaquwata ilaa bilaah. Ilaahay gafkeena iyo geerideena ma kulmiyo. Walaahay waa murugo. Haduusan furin waxay ahayd in ayasan ku dayan oo markuu xanuunsafey ay u tagaan.

  • @zainabmohamed4481
    @zainabmohamed44812 жыл бұрын

    wow welcome back habo

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal1562 жыл бұрын

    Subxanalaha inkaar tii ilmaha ku dhacday😢😭

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka26232 жыл бұрын

    ALLE hacaafiyo . Reerkana u hagaaro

  • @halimoadanadan6954
    @halimoadanadan69542 жыл бұрын

    Armay sixratay nin cariirtisi saaa. Loga jaray. Aniga waxan u arka inuu asaga dhibka ehene NAFTA minyarta ayaa dhibka keentay subxanalah naagaha waxan dhihi lahaa nin naag qabo hadaa ku arosto Haka goon carurtisa adaa ku gale

  • @quenraxma292
    @quenraxma2922 жыл бұрын

    Laaxawla walaa quwata illaa bilaah😭😭

  • @sacdiyoladan414
    @sacdiyoladan4142 жыл бұрын

    Ninka hadiba ad nag ku gashay ha faragalin carurtisa iyo nagtisa

  • @fadumomohamed2407
    @fadumomohamed24072 жыл бұрын

    Masha Allah stories cibro leh

  • @umuminha5995
    @umuminha59952 жыл бұрын

    Minyaroo dhanaa masibo Ah😂😂😂😂😂

  • @fartunabdullah6702

    @fartunabdullah6702

    2 жыл бұрын

    Sax wale waa masiibo subxanallah

  • @jamilahahmed3652

    @jamilahahmed3652

    2 жыл бұрын

    Waaba mas malab bay afka marsadaan musiibo ninkii aan 30 wado joognay ayeey naga jartay

  • @halimoosman9528

    @halimoosman9528

    2 жыл бұрын

    @@jamilahahmed3652😥

  • @naimaabduqadir9906

    @naimaabduqadir9906

    2 жыл бұрын

    @@jamilahahmed3652 wallhi ma Aaaminsani ine iga dumin karto rerka wayo hadanbo ninka maseer u muujin On jaceyl bena tusa ,markas wan sii fadhinaa gurigeyga

  • @karenkare4300

    @karenkare4300

    2 жыл бұрын

    Qaarkood Sixir bay ku qabsadaan Ninka , hada ninkan Reerkiisa gooyey armuuba Sixranaa yaa og ??!!

  • @ayaanfoos1640
    @ayaanfoos16402 жыл бұрын

    Minyaro iyo minwayn hadba waa tii xumaanta udhalatay musiibo hesho

  • @Caaliyasharif

    @Caaliyasharif

    2 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hawocardaf9149
    @hawocardaf91492 жыл бұрын

    Caliyo shafiso so dhacday miyaan cid kale dhagaysan adiga shekoyinkaga jeclahay ♥️

  • @Caaliyasharif

    @Caaliyasharif

    2 жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰

  • @jihanjannah21
    @jihanjannah212 жыл бұрын

    Subhanaallah nimanka somali cadaalad xumaa.

  • @intisaamisak
    @intisaamisak2 жыл бұрын

    Ilahay ha caafiyo musiibo ku dhacday lkn hayska cafiso

  • @hamdimohamud2739
    @hamdimohamud27392 жыл бұрын

    Masha allah Abayoo you ready make me laugh 😂 always

  • @sahrahaji5749
    @sahrahaji57492 жыл бұрын

    Maashaallaah mcnt aad baan kuujecelnahay illaah haku xafido barnaamijkaada aad ayaan uxiiseeyaa like ta waa ladhacaa ninkaan xaqii illaah ayaa kasoosaaray wallaahi aduunka ayaa looga jaray saan hadiilooga jarayo mid walbo oo habeen ilmo dayaco weey fiicnaalaheed

  • @suusancabdiraxman6033
    @suusancabdiraxman60332 жыл бұрын

    Subxanallah 😭😭😭 Allah caafiyo

  • @fardowsogorod3204
    @fardowsogorod32042 жыл бұрын

    Waxaan maqlijiray ninka haduu dumarka ukala eexdo qiyaamaha dhinacbaa qalala kan.aduunkii buu ku.qalalay

  • @esyakitchen
    @esyakitchen2 жыл бұрын

    لا حول ولا قوة إلا بالله İllahow inkaar hanagu ridin qisadan wa in lagu cibro qaato ha iska cafiyaan asga kugihiisa balaayo ku raadsaday

  • @nasro7962
    @nasro79622 жыл бұрын

    Asc caliya cadey 💐💐👑🙋‍♀️

  • @Afnaan181
    @Afnaan1812 жыл бұрын

    Subxanallah dulmigu ma fiicna

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame71202 жыл бұрын

    Asc wrwb walaashay iska cafiyey dheh Alle Ayaa mahad leh

  • @abdisamriye8049
    @abdisamriye80492 жыл бұрын

    Subxana laah nabsigii baa ka soo baxay

  • @fataxosmantaaj2940
    @fataxosmantaaj29402 жыл бұрын

    asc dhamaan umadda somaaliyeed dulmi ma duugmaayo wuu soo daahiraaaa waa tan hadda heysata aloow xaqa na tusi dhamaan teyn sdba waad ju mahadsan tahay tabintaada Akia sh next vedio in shaa akaah good lucky

  • @Caaliyasharif

    @Caaliyasharif

    2 жыл бұрын

    Amiin amiin xaqa Allaah ha tuso Ragga Somaliyeed koley cid noo bedeleysa malahane

  • @fataxosmantaaj2940

    @fataxosmantaaj2940

    2 жыл бұрын

    @@Caaliyasharif thank you 4 ever

  • @haweeyomaxamed4507
    @haweeyomaxamed45072 жыл бұрын

    masha allh wallo❤❤❤

  • @cannavaromoumin9786
    @cannavaromoumin9786 Жыл бұрын

    Je t aime

  • @adoonallah9730
    @adoonallah97302 жыл бұрын

    Subxaanalaah nabsi waa soo dagdagaa

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah68922 жыл бұрын

    Like ta saara liketa saara marka dhahayso an jeclahay😂

  • @naima1614
    @naima16142 жыл бұрын

    Subaxanallha

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi2 жыл бұрын

    Xasbiyallaah dambiga minyaradaa laleh

  • @sahraisaaq7768
    @sahraisaaq77682 жыл бұрын

    Nabaigu waa cajiib allow xaqa nawaafaji

  • @hamdifarah9900
    @hamdifarah99002 жыл бұрын

    subxaanlaah waa xanuun sheekadaan

  • @sharmboy
    @sharmboy2 жыл бұрын

    Xasbunalaah wanicmal wakiil

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal1562 жыл бұрын

    wcl abaayo❤❤💕💕👋🙌🙌🙌❤❤

  • @zuzubrithish1920
    @zuzubrithish19202 жыл бұрын

    Machallah

  • @esyakitchen
    @esyakitchen2 жыл бұрын

    🌹🌹🌹

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi33932 жыл бұрын

    Subxaanallaah. Innaa lillaahi wa innaa ilayhi rraajicuun. Allaha xaqqa na waafajiyo. Abaayo waxaan kugula talin lahaa markaa ka hadlayso arimaha noocaan ku dar hadalkaaga inaa dadka dhibta ku dhacday u naseexayao oo khayrka ku dhiiri galiso waayo Alla unbaan qaldamin biniaadamka waa qaldamaa. Gabadhaas la hadal ha cafiso hana la hadasho ilmaha. Haday caasi ku noqdaan aabahood ayadana berri for sure waa ku caasinayaan. Xanuunka Allaa keenay qaladkana waa halkiisa balse dad Muslimiin, walaalo, ubad isku dhalay oo is qabo ma fiicno inay xaalkaas ku kala joogaan. Waxaa dhici karto in ayadaba berri cuqubadiisa kasoo baxdo waayo asagaba xaqq ayuu ku leyahay oo waa xaaskiisa wali. Haday xanuunka iyo dhibta ku fiirsato Alle waa caadil oo way qabsan kartaa ayada ama ilmaha. Marka waxaa fiican in dulmiga hal meel lagu xiro ee aan lasii wadin. Cafiskana Alle wuu jecel yahay. Midna aan kaa saxo abaayo bulsho wayn ayaa ku daawanayso. Nin kasto oo reer kale yeesho macnaheeda ma aha inuu gabdhi hore nacay. Guurka waa calaf qof baa loo qoray inuu hal guursado, qofna labo, qofna seddax, qof kalana 4. Wanaaga, naxariista iyo jacaylkana waa wax qofka Alla u dhaliyo ee ma ahan wax ku xiran xiiso. Jacaylkana runti wuu baaba'aa siduu Alle noo sheegay laakiin raxmada ayaa waligeed jirto. Waa yar yihiin nimanka dhowr naag guursada oo gabdhihi hore xumeeya mana ku xirno inuu mid kale guursaday oo sidaas ku xiisay laakiin markiisa horuu ahaa qof tiisi horeba wax ku haysan. Please gabdhaha lala qabo ha niyad jabin oo raggoodu u wanaagsan yihiin una naxariista jecelna inay u cadaalad sameeyaan. Addoomada Alle isku mid ma aha. Mahadsanid.

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah34412 жыл бұрын

    masha allah thank you

  • @fadumojama22
    @fadumojama222 жыл бұрын

    Subxan Allah

  • @drsasmahappy5162
    @drsasmahappy51622 жыл бұрын

    Hambalyo habo 10k subscribers

  • @habibamohmud1605
    @habibamohmud1605 Жыл бұрын

    Sorry runtii wa qiso xanuun badan Allaha cafiyo isaga ilmihiiisna kuwii ka roonadaan oo aabahood so salaamaan Allaha ha ka dhigo.

  • @farhiyoali9179
    @farhiyoali91792 жыл бұрын

    Inta badan raga Somaliyeed waa nacasyo

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Жыл бұрын

    Subxaanalh ilaahay baan ka magan galnay

  • @dr.fatimamohamed6429
    @dr.fatimamohamed64292 жыл бұрын

    Caaliya cadeey 👌👌👌

  • @Caaliyasharif

    @Caaliyasharif

    2 жыл бұрын

    🥰🥰🥰

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤ kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah34412 жыл бұрын

    subhanallah subhanallah

  • @khadijaali2562
    @khadijaali25622 жыл бұрын

    Caaliya waan ku salamayey

  • @user-er5eu7gk2u

    @user-er5eu7gk2u

    2 жыл бұрын

    Xasbunallaa alla dulmigu xumaa illahey ayaa ka jarey

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia83342 жыл бұрын

    Caliya i love u siz. Thank u for the good stories u always share with us

  • @ifraaxsiraaji4560
    @ifraaxsiraaji45602 жыл бұрын

    Asc abaayo😘😊

  • @maryankiin4441
    @maryankiin44412 жыл бұрын

    Wall gamcahaaga qarso adoo raaliya

  • @saharwafa7539
    @saharwafa75392 жыл бұрын

    Maasha Allaah.runtaa nmanku waxay jecelyihiin naagta jilacsan naagtaasna aqli ayay isticmaashaa

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    2 жыл бұрын

    Sahra ben caqli mahan wa khiyano wana calamad munafiq

  • @halimaibrahim4471

    @halimaibrahim4471

    2 жыл бұрын

    Sahro nagta jiclacsan maxa ka wada qof sa id u qabow maba ficnee

  • @saharwafa7539

    @saharwafa7539

    2 жыл бұрын

    Naagaha nimankooda wax walba inay qabtaan u daayo oo aan wax ka sheegin hawsha guriga markay qabtaa oo ayadu iska dhigto isaga lee inuu wax walba yaqaan oo uu qabt. Asagu ma helaayo jaanis uu ku wareego oo uu meelaha taagnaado waxuu ka fakaraa gurigii iyo caruurtii ayaa ku sugaayo oo mas'uul ayuu qaadaayaa!.

  • @umusumaya859
    @umusumaya859 Жыл бұрын

    Cuqubada aduunka looga jaray subxanallah 😱😭

  • @faadumojeele9557
    @faadumojeele95572 жыл бұрын

    😍😍😍😍♥️♥️♥️

  • @filsanosman2923
    @filsanosman29232 жыл бұрын

    Illaahey aduunkoo ku ciqaaway Xasbunalaah

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed13292 жыл бұрын

    Mahadsanid caaliya

  • @halimaibrahim8583
    @halimaibrahim85832 жыл бұрын

    Cafwan naagaho dhan maha sidaas

  • @HiboNurra
    @HiboNurra2 жыл бұрын

    Ala walalo miyay if iyo akhiro samaxdo😥 carurta aboohod haka duceystan.

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan95932 жыл бұрын

    سبحان الله

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan32552 жыл бұрын

    Asc habo qaali Minyaro walee waa masiibo alla maxey reero badan dhibaateeyen masiibo haku dhacdee

  • @halimaibrahim4471

    @halimaibrahim4471

    2 жыл бұрын

    Amin abyo aniga hada leyga daba kenay wlhi waxan dhaha illahow sharteda iga qabo aniga ma dulminayee

  • @dhemanduceysan3255

    @dhemanduceysan3255

    2 жыл бұрын

    Wlley iyadaanba ku deyneyn ninkana waxey tirahdo ayuu rumeysan afrika hadey joogto xitaa meel ay kuu soo marto hadey weydo naagtaadaa isoo wacdo ayey leedahay adigoo ogeyn inuu naag qababa shartooda allaha ka qabto umada

  • @halimaibrahim4471

    @halimaibrahim4471

    2 жыл бұрын

    @@dhemanduceysan3255 allah naga qabto abyo wax kalo dhaheyno maleh wixi dhib malegayo allah ku ciliyo ayaga

  • @saidmohamedburale2988
    @saidmohamedburale29882 жыл бұрын

    Subxaanallah Allahu Akbar. Hayska cafiyeen Illaahay dartiis.Maxay u taraysaa haday jaraan khaas ahaan caruurtiisa xaqii waalidnimo ayuu ku leeyahay, inay .Qofka muslinka hadii cafis la waydiisto inuu cafis fidiyaa khayrku ku jiraa.Allaahu Akbar.

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman37462 жыл бұрын

    Masuuliyad uuna qaadi Karin maxaa dul saaray Ilaahay ha caafiyo

  • @wilomohamed3572
    @wilomohamed35722 жыл бұрын

    Saxiiiiiiiiiix

  • @anabhersi25
    @anabhersi252 жыл бұрын

    ASC habo I love ur KZread channel amazing mum I live in UK London habo friends wanted to go Turkey for holiday but they don' knowt where go do u know any places in Turkey

  • @Caaliyasharif

    @Caaliyasharif

    2 жыл бұрын

    Asc habo haddii aad Resort rabid online ka ayaa fiican haddii aad Istanbul rabtid ama Ankara Agent Somalida Ticket ka jara u taga wey idin caawi doonaan

  • @nasro7962
    @nasro79622 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣😂 naagtisa waxanusantaya

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan39962 жыл бұрын

    Dulli dheh, ilaahay nooma jebiyo nin soomali

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed1542 жыл бұрын

    Dulmi awalba meel ma gaarayn kii wax dulmiya ilahay ha jarjaro caaliyoy