Maseerkeyga - part- 2 - Iyo halki uu kudanbeeyay ex . Minyaro maxan ka aminsanahay

Пікірлер: 215

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 Жыл бұрын

    UMU-KHALID Masha'alaah qurux ayaa kaa muuqato iyo firficoni saayid ah, ilaahay hakuu siyaadiyo.korso walaal ciyaalkaadda cidna haka yeelin in ay ku niyo jabiyaan wax kaa maqan majiraan.sirtaadana qarso,sheekaddaada waxaan dhagaystay in waxaad ku samayn doonto aad sheegtay laakiin dhib maleh hadda cid waxkaa qaadi karra maleh hor usoco ayaan ku leeyahay.guul ayaan kuu rajaynayaa saacad kasta iyo xili kasta.

  • @sahramohamed1402
    @sahramohamed1402 Жыл бұрын

    Masha allah hablaha somali kartida waa lagu yaqaanaa allaha idiin xafido adiga & caruurtaa

  • @umkhalid9175

    @umkhalid9175

    Жыл бұрын

    Amiin walal Adna sidoo kale

  • @fatushey8006
    @fatushey8006 Жыл бұрын

    Habo aan u kacno gabdho 100k ka bdn garsiino plz😭🥺❤️

  • @ikranquruxchannel9540

    @ikranquruxchannel9540

    Жыл бұрын

    Walal isoo booqo chanelkeyga Allah daartis

  • @onabeat6352
    @onabeat6352 Жыл бұрын

    Walaalo waxa aad rabto inaad sameyso hasheegin. Arimahaaga sirhakuu ahaadan. Haddaad doontana iska cafi waad kusii badhaadheysaa. Cafisku waa aargoosiga ugu wanaagsan. Allah ACLAM WABILLAAHI TOWFIIQ.

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 Жыл бұрын

    Wax’s ad ku samaynayaid hashegin abaayo qarso qorshahaga insha allah

  • @ramaas360
    @ramaas360 Жыл бұрын

    Hooyo qurux bdn oo ad adag ayatahay mansha allh cdwgaga allh kaqbto

  • @edilhassan7542
    @edilhassan7542 Жыл бұрын

    Abaayo qorshayaaashaada ha sheegin waayo uu ogaan. Allaha kula koriyo ubadka. Guulayso dear.

  • @s.rooorme3190
    @s.rooorme3190 Жыл бұрын

    Masha alaaah qurux ayaa kaa muqata abaayo nolashada horey u wado icaruurtada iyo adigaba alha idin xifdiyo

  • @Safa.Z
    @Safa.Z Жыл бұрын

    Mashallah! Keep doing what you’re doing 👏🏽👏🏽

  • @maslah345
    @maslah345 Жыл бұрын

    MAA SHAA ALLAH WAXAA TAHAY GABAR QURUXBADAN HORE USOCO SIS

  • @Minaa_Abdalle
    @Minaa_Abdalle Жыл бұрын

    Wlhi abyo geesiyad ayaa tahay mashaallah, illhy owlaadaada,noloshaada iyo dhamaan family gaaga hakuu barakeeeyo mcnto guuul wacan ayaaan kuu rajeynaayaaa❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰😍🥰

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Жыл бұрын

    Bravo sister thanks 🙏❤️❤️❤️🌷

  • @munashafat2709
    @munashafat2709 Жыл бұрын

    Waa sax raga waliba kuwa somalida waa raga aanan ilmo kala jecleen o waa laguursadaa unbey maqleen cawaan waaye badigood waxaasna waxaa ugu wacan waa dad anan wax soo baran o aqoon ku filan maheestaan wawada duleestayaal Well done abayo adigana❤

  • @ahmedkulowabdi821

    @ahmedkulowabdi821

    Жыл бұрын

    Waxba nooma reebin walaasheey hhhhh

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 Жыл бұрын

    Horey u soco

  • @malyunmalyun4388
    @malyunmalyun4388 Жыл бұрын

    Gull abaayo qali hore u soco nin kalana gurso suu usii mareyso oo ilmo kala dhaal hu jojinin

  • @salmina5393
    @salmina5393 Жыл бұрын

    Maa shaa Allah sis, move forward

  • @basrabasher2278
    @basrabasher2278 Жыл бұрын

    Masha Allah abaayo, horey usoco ilmahaga labada gacmood ku qabso fasaxa idiinku soo horaya ee schoolkana ilmaha iyo Adigaba dalka kabaxa oo dalxiis aada hawo soo qaata

  • @dekaahmedsaid1830
    @dekaahmedsaid1830 Жыл бұрын

    Masha Allah shekadada wan kaa hela inan ku dhegeysto wax badan ayan kaa fa'ìdey shukran wll qaali geesiyad ayad tahay.

  • @umkhalid9175

    @umkhalid9175

    Жыл бұрын

    Waa mahadsantahay walal ❤❤❤❤

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 Жыл бұрын

    Masha allaah guuleyso abaayo ilmaha allaha kula koriyo 🤲❤

  • @yalibana6172
    @yalibana6172 Жыл бұрын

    Asc Um Khalid & family Allah ku Xafido

  • @sahuurroble1303
    @sahuurroble1303 Жыл бұрын

    Abaayo ilaahey guul aadku faraxdo oo ku waaarto hakusiiyo laakin nin soomaaliyed aaminad waxba kumalahan njn soomaali naagti kadeedo unbaa ka reysay

  • @khalidabdule2983
    @khalidabdule2983 Жыл бұрын

    U r so smart sweet sister I like it strong woman likes u ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Жыл бұрын

    Sister family ninka waaba kuwa ugu xun 🌸🌚

  • @saediyoyalahow3352
    @saediyoyalahow3352 Жыл бұрын

    Mashaallah tabarakallah you’re very smart

  • @boqoraddareersheekh6857
    @boqoraddareersheekh6857 Жыл бұрын

    Mash alah ❤abyo wal wal iyo wal bahaar asigaa kudanbeen doono adi caruurta ilah hanixado ❤

  • @Iman2359
    @Iman2359 Жыл бұрын

    Guuleyso abayo adi iyo caruurtada ilahey ha idin xafido Aqli iyo karti a ka muqdo❤❤

  • @khadraalihussein7914
    @khadraalihussein7914 Жыл бұрын

    Maansha allah fariid ❤

  • @boushraboushra9695
    @boushraboushra9695 Жыл бұрын

    Masha Allah tabarakallah allahyaxfidukum abaayo

  • @AmunOsman845
    @AmunOsman845 Жыл бұрын

    Hore u soco wlshy tana Iska dhaaf

  • @sadomohamud7007
    @sadomohamud7007 Жыл бұрын

    Manshaa allah alle hakuu kaalmeeyo

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 Жыл бұрын

    Masha allah Ha u jojin cidna

  • @hoyomacaan3882
    @hoyomacaan3882 Жыл бұрын

    Qaali hore u soco😘

  • @dunjahassan5819
    @dunjahassan5819 Жыл бұрын

    Habe geber yar A thay quraxbaden nin fican Ayat hele InshaAlaah duniyo xasan macow

  • @faadumofaysal6325
    @faadumofaysal6325 Жыл бұрын

    abaayo gabar kudayasho mudan baa tahay Illaahay haku barakeeyo

  • @halimaabdiaziz6834
    @halimaabdiaziz6834 Жыл бұрын

    Mashaalaa quruxsana❤

  • @halimamohamed6036
    @halimamohamed6036 Жыл бұрын

    Strong woman MashaAllah ❤ keep going❤

  • @axlaamhoyadeed1080
    @axlaamhoyadeed1080 Жыл бұрын

    Masha.allh illhay hoyoyinkena haguuleyo Guusha markasto hooyo uunba iskaleh

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Жыл бұрын

    Abayo macanto guuleso

  • @haniqanichannel7027
    @haniqanichannel7027 Жыл бұрын

    My sister waxan maqlo minyaro ayan ugu necebahay

  • @mulkiabdullahi8367

    @mulkiabdullahi8367

    Жыл бұрын

    aniga xata qumayada

  • @haniqanichannel7027

    @haniqanichannel7027

    Жыл бұрын

    @@mulkiabdullahi8367 🥰🥰🥰😘

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Жыл бұрын

    Wll allah caruurtaada haku koriyo oo haku xafido nabsigu waa cajiib marka waxba qorshahaaga ha iska sheegin

  • @sharifaabuu5528
    @sharifaabuu5528 Жыл бұрын

    Mashalah walhi sisharafleh aa subject uka hadashay caqliga alaha kusiyadiyo

  • @aayah5210
    @aayah5210 Жыл бұрын

    Strong mam

  • @zazafreefire6727
    @zazafreefire6727 Жыл бұрын

    Mashallah Mashallah Mashallah ❤♥💖😍💕

  • @deqaabdullahijama8984
    @deqaabdullahijama8984 Жыл бұрын

    Fariid baa tahay laandheerad❤

  • @normallifeinsomalia9751
    @normallifeinsomalia9751 Жыл бұрын

    Masha allh

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada Жыл бұрын

    24:17 masha allah lacagta ha iibadato oo ha iigu aruurto markaasaa shaqo ka qabanaaa naag nool ayaatahay

  • @sahrocisman953
    @sahrocisman953 Жыл бұрын

    Manshllh wlshy guulayso qurux iyo sharaf iyo karaamo ka muqata laguma moodo in lagula guursaday hooyo adag o geesiyada tahay ogow ex kagii ada ka guulaystat

  • @barbtastic5891
    @barbtastic5891 Жыл бұрын

    Mashallah you look so beautiful 😍 ❤️❤️❤️sis keep going

  • @ahmedhersi4778
    @ahmedhersi4778 Жыл бұрын

    Masha allaah ❤️ ♥️ 💖 😍

  • @dunjahassan5819

    @dunjahassan5819

    Жыл бұрын

    Alaha kuxafido horey usoco nin herbadiyo Ah Ayu Ahaa habe

  • @suheyba7469
    @suheyba7469 Жыл бұрын

    Wan ku salamay walashay. Horta

  • @umucaashamaxamad9536
    @umucaashamaxamad9536 Жыл бұрын

    Inaad dheda xiraty balse ilmuhu aabay rabaan 🥰🥰🥰🌹🌹

  • @umkhalid9175

    @umkhalid9175

    Жыл бұрын

    Kkkkk balse anan abahood rabin 😂😂😂😂

  • @maslah345
    @maslah345 Жыл бұрын

    Kanoolid wixii kugu dhacay hore usoco waligaa dib hafiirinin

  • @maryanghelle3052
    @maryanghelle3052 Жыл бұрын

    Wcs wr wb salan kadib abyo ilah qalbiga alle ha ku qabojiyo caruurtana alle ha kula koriyo manta asaga qasaray ilmaha ayad manta ku ildogsanayso ayuu mel cidla oga tagay intasna uu so korinayay waa qof ged abuurtay markuu mira dhalay katagay kuwa u dhalyo kuwan kama wanagsano ee ilah haku xafido dhaman umada na ale ha u xafido amin

  • @abyanshiekh6867
    @abyanshiekh6867 Жыл бұрын

    Manshallaah 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰

  • @hoodanismacil6393
    @hoodanismacil6393 Жыл бұрын

    Nafsigii uu galay wuu heli inshallah

  • @naimajama2214
    @naimajama2214 Жыл бұрын

    Masha allaah karti Illaahey Waa kusiiyey

  • @ikranquruxchannel9540

    @ikranquruxchannel9540

    Жыл бұрын

    Walal isoo booqo chanelkeygaAllah daartis

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 Жыл бұрын

    walaal hora usoco hooyo dadaalaysa baa tahay ninkii Naag raaca ee awlaadiisa dayaca asagaa aduunka ceebaysan aakhiran xisaab u taal caruurtaada korso iyagaa kuu abaal gudin wayna ogyihii sida hooyadood loola dhaqmay

  • @ikranquruxchannel9540

    @ikranquruxchannel9540

    Жыл бұрын

    Walal iso booqo chanelkeyga Allah daartis

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z Жыл бұрын

    Yaaa alaaah salaada xataa quraxeeey alaha kuxafido❤

  • @fahima6666
    @fahima6666 Жыл бұрын

    Like like si fiican ayad yeeshay daanyeer waaye axsan ha u sameyn in anigey dhiiga u karat lain Like iyo Ka badan u walantaa♥️♥️♥️♥️🤲🏻🤲🏻

  • @lulali6059
    @lulali6059 Жыл бұрын

    MaashaAllah sister, Allaha kula garab galo ciyaalkaada. Nin somali naagta haduu furu ciyaalka na waa uu furey Marka ciyaalkada korso bari adiga ayey ku anfacayan.

  • @gullbarwaaqo9594
    @gullbarwaaqo9594 Жыл бұрын

    mansha allah geesiyada haweenka somaliyeed

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla Жыл бұрын

    Naagaha qaar waxay moodaan ninku naagta hore markuu caayo oo iyada xiisanayo inuu iyada beri ka xiiso dhici karo sidaa iyo si ka badan buu ku samaynayaa haduu caruurtii hore ee uu yaraanta dhalay makula tahay kuwuu doqnimo kudhalay koriniya beri markuukhaadhka daalo buu kaaga cararayaa gabadhi horena caruurtii waa kortsay wayka raysatay way garab taagan yihiin sigaa qasaaray waxaa naagta yar waa khasaartay caruurteeda walaalohood beri way mudanayaan dulimagay ka gasho iyaduu ku soo noqonayaan xasbi allaah wanicmal wakiil fiikum nimanka somaaliyeed caqli daranaa

  • @naagnool4127

    @naagnool4127

    Жыл бұрын

    Nin naagtiisa hore xumeeyay mid uu wanaajina majirto wlhi sababto ah Nimanka xaaska weyn ayeey markasta qiimeyaan xitee iyada hadey maseyrto waa caadi lkin minayro hadey maseerto warba u yaal

  • @shukribaabe

    @shukribaabe

    2 ай бұрын

    Sax

  • @halimaisse6884
    @halimaisse6884 Жыл бұрын

    Wllo kuma aqoono laakiin aniga rayigayga waxan kugula talin lahaa arimahaaga in aad asturato oodan banaanka keenin because waa arin family

  • @jannah3447

    @jannah3447

    Жыл бұрын

    Maxa udayanaysa hadi arin family tahay

  • @sahra7553
    @sahra7553 Жыл бұрын

    💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗

  • @aminamohamed4921
    @aminamohamed4921 Жыл бұрын

    Abaayo ninkaagii høre nagtii ilmo maudhashey sanadkee ayey arintaan kugu dhacdey abayo waku dawada noosoo badi ilmahana alaha kula koriyo

  • @Jibril-md7vu

    @Jibril-md7vu

    Жыл бұрын

    Maxaa ka faaidee waqtigaaga Ma ogtahay maanta qiimaha uu leeyahay wall

  • @lulxirsi6787

    @lulxirsi6787

    Жыл бұрын

    Haa way sheegtsy video ga dhameeyso. Waxay Tiri Habaryar Ayaa loo dhalay uurna was loo leeyahay . No More Naag Track la raaceysa . Track layaasha Qaatay Allaha hanuuniyo Qaayaano badanaa oo Aqri xumaa.

  • @umucaashamaxamad9536
    @umucaashamaxamad9536 Жыл бұрын

    Asc abaayo manisha Allah tabaaraka alaah abaayo horay usoco abaayo ani waa Layla guursaday asagoon awoodin aadbaan xumaaday aln waan samraay waayo waba mahaysto caruurtuna ma iishaqaynin marka waxaan doorbiday inaan usamro marka waan kuugu hanbalyaynayaa

  • @jamilomohamednur7254

    @jamilomohamednur7254

    Жыл бұрын

    Qalbiga alla hakuu qabuujiyo caruur tada usamir niin faa ido maa lah ku korso caruurtaada usamir

  • @nimcoabdi8822
    @nimcoabdi8822 Жыл бұрын

    Umu Khalid 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 Жыл бұрын

    Xabiibti seetahay

  • @sadiyomahamud8111
    @sadiyomahamud8111 Жыл бұрын

    😢😢😢

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 Жыл бұрын

    Naagaha ninmak reerahaleh guursada wayhabaaranyihiin minyaro wayhabaarantahay naago riqiusa waaye

  • @umumascuud3307

    @umumascuud3307

    Жыл бұрын

    maxaaa habaaray iska hdlku ma fcna 2 la noqdaa 3 iyo 4 la noqdaa naag walba na meeshuu Alle u qadaro bey galeysaa wx na isma dheera lkn mar walba dulmiga mamnuuc ah

  • @zaharaodawa8881
    @zaharaodawa8881 Жыл бұрын

    Abaayo soo diyaarso sheeka aadka hadlaysid si aadan ogabixin topic adigoo raali ah😍😍😍

  • @axlaamhoyadeed1080

    @axlaamhoyadeed1080

    Жыл бұрын

    Hada sheekadeda wa toosned Masha.allh intaklena wa iska saxmee camerada ay kucusubtahay waye

  • @sahrohussen8663
    @sahrohussen8663 Жыл бұрын

    Walaalo nolasoo dhaqso qisoyinka waxbaan kafaa iday runtii

  • @sucaadcali5758
    @sucaadcali5758 Жыл бұрын

    Walaaleey ninka lacagta ilma hadhiibo isagoo wixii la ogaa sameeyay hadana lacag la'aan yuu kuugu darin cuquubo allaha kuridee doqonka hadii kale ceebeey oo magiciisa iyo sawirkiisa soo dhig istarog haku dhecee hooyo karti badan ilahoow ku xafid

  • @aishamohamedmahamud7271
    @aishamohamedmahamud7271 Жыл бұрын

    Asc sheekadii aaway ayantaan umu khalif

  • @hanefa283
    @hanefa283 Жыл бұрын

    MINYARO MUSIIBO WAAYE

  • @halimoahmed4294
    @halimoahmed4294 Жыл бұрын

    abaayo waligaa ninkaas asxaan ha u samayn,somaliya ayay gabdhaha ku dulaystaan ayay barteen

  • @sabiraadoontiin3776
    @sabiraadoontiin3776 Жыл бұрын

    🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹♥️

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 Жыл бұрын

    Sister I know it takes to heal and it’s good to vent. But don’t go far and spend your time on a man who left and his minyaro. Move on and erase all from your heart and mind. I know it’s hard but trust Allah.

  • @marianosman9469

    @marianosman9469

    Жыл бұрын

    She’s not sharing to spite him and her or to cry over him but rather to share her insights with women on how to deal with such issues and that in these type of issues your feelings are not irrelevant. I hope your not team shut up and deal with it! I love that she is part of this change in letting women embrace how they feel rather than be hushed so men can continue to screw women over.

  • @blueblue5427

    @blueblue5427

    Жыл бұрын

    @@marianosman9469 These issues have been part of humanity since day one. Her story story didn’t start with her not will it end with her. Let’s not focus on my feelings or if it’s “relevant” or “irrelevant” Issues with Some women especially Some somali women is. They help, give and build men who are complete losers. Give them children but when he marries all of a sudden they want to be an advocate for women dealing with issues like this. It’s a misplaced and dishonest. Yes. I do support our sisters to vent. Tell their stories and get help. What I don’t support is hypocrisy. Many of the women will cry and wanna share so that other women can take heed simply because they failed at their marriages it has nothing to do with helping other women. Let’s fear Allah here .

  • @blueblue5427

    @blueblue5427

    Жыл бұрын

    @@marianosman9469 PS. I don’t do the shut up and stay quite thing. But I don’t do is double standards and hypocrisy. If your man is a loser and you have been 50/50 with him. If your man wasn’t the honest one while you were married please don’t be out here talking shit when he found another chick to transfer his losernimo. Say Alhumdulliah and peace out and build yourself. Change yourself first so you don’t end up like that again not advise on how to deal with Maseer. Shit advise Married on how to not live with a loser and give him kids. More married women are in need than divorced ones.

  • @farhiaibrahim1050
    @farhiaibrahim1050 Жыл бұрын

    Abaayo adigaa qayir ku danbaynaayo cibaadada ku dadaal kana aamus caruurtaada ilaahay ha kuu xafido

  • @ugbadm6075

    @ugbadm6075

    Жыл бұрын

    Her topic was on point

  • @AmunOsman845
    @AmunOsman845 Жыл бұрын

    ❤❤❤🎉

  • @ubahalielmi4931
    @ubahalielmi4931 Жыл бұрын

    Taasi yadaaba dhib qabta haday ilalinayso oo guri ku jiro naa minyarooy nin laga soo lastay oo gabadhini ka soo dharagtay ubadna isu dhaleen oo hambo ah weeye ninku niyada u sheeg 😂😂😂

  • @sadiyomahamud8111
    @sadiyomahamud8111 Жыл бұрын

    Abayo ilahey hakudhibdhamo ragena wacadaw ga ilmohoda 😢

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 Жыл бұрын

    Ilahi hakuxafido walal adiga iyo carurtaada . Gabadhaaas waxbo ku ma dhimin. Ayada naa Ilahi hakuxafido

  • @Beingme541

    @Beingme541

    Жыл бұрын

    What about if she enjoying hard times of her being neglected even kids and the love he had fr her not for hs family

  • @blueblue5427

    @blueblue5427

    Жыл бұрын

    @@Beingme541 if she is enjoying Allah will punish her . That’s why I advise all the sisters never to forget Allah

  • @marianosman9469
    @marianosman9469 Жыл бұрын

    I know you well MashaAllah. I’ve always heard karma is a bitch and his defined it in so many ways. Guleeyso. May Allah swt reward you for your patience and thank you for sharing your insights to this because it gives hope to others on how to deal with such traumatic experiences. Subhanallah! You win in the end because these kids are your blessing and May Allah swt continue to bless you. 🥰

  • @seinabjama4979
    @seinabjama4979 Жыл бұрын

    Asc abaay numberkaga noo qor qisoyin ayaan kuu dhiibanaynaa

  • @latifah008
    @latifah008 Жыл бұрын

    It’s enough marka, iska dhaaf ninkaas abaayo ee Allah ku daa. Don’t use your energy on him. Ciyaalkaga iyo naftaada ku mashquul abaayo. Intan ka badan waa danbi wallahi, qalbigaaga Allah hakuu qaboojiyo xabiibti

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 Жыл бұрын

    Ninkas koley nin cadii mahaan saan filayo lakiin waxu donaba hanoqdee adiga dhaxda u xiro carurtada latuura latuuksadaa farah somali waa farah lee

  • @lulahmed1880
    @lulahmed1880 Жыл бұрын

    Asc macaanto wax aad ugu ronaheysay ayaab herkan garsiyay horay u soco iska ilab hooyo fican ayaaa tahay farikana ma jogti

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 Жыл бұрын

    Umu khalid horay u soco minyaro aqlaq xun waye nin nag qabo inay aroosto wali caytamayso xaski ka horeyey xaynayso na adna bari laga tagaa.

  • @latifah008
    @latifah008 Жыл бұрын

    Don’t be mad on the other woman waxa qaladka sameeyay waa ninka. Dumarka markasto naagta kale ayay qaladka saaran. Wxaa laga yabaa inay waxba ka ogeyn inoo xaas leeyahay

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 Жыл бұрын

    Asckm

  • @FoFo_2330
    @FoFo_2330 Жыл бұрын

    🤙🤙🤙🤙🤙🤙

  • @hibosuleibanumar1097
    @hibosuleibanumar1097 Жыл бұрын

    Wala huba inu somuteysanyo caruurtada

  • @rahmaaki2
    @rahmaaki2 Жыл бұрын

    Asc walashay waxn kugula talina hadalkisa in adiska dhafto waayo makalay goaaysin waligin

  • @MubYus
    @MubYus Жыл бұрын

    Naaag masayrasn waa naaag waaaaala.

  • @umkhalid9175

    @umkhalid9175

    Жыл бұрын

    Hooyo daa camal 😂😂

  • @fadumowarsame8084
    @fadumowarsame8084 Жыл бұрын

    Waa nacas kaas naagtaasa nolosha karidi doonta. Adna ha u turin

  • @saajidcade231
    @saajidcade231 Жыл бұрын

    Eee abaayo ma is fashilinooow heee oo hada ma la iska kaa ilaaalinaayoo maxaa sameyneesaaa

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Жыл бұрын

    Waxan talo kusiin lahaa dadka kala tagay inay joojiyaan sheekooyinkii hore. Haweenkaa u badan inay kashekeeyaan. Caruurtiina u daneeya hawenow. Gabadhaada ama wiilkaaga wayn way dhibaysaa hooyo manta dhan kashekaynaysa aabahood Khalad ka uu kagalay ilma hiisa isagay ka daba iman

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 Жыл бұрын

    Laahowla walaaquwata Ilaabilaah from truck to motels to a cell back to truck then to motels only to end up at he’s mama’s in he’s sisters bedroom am I the only one feeling secondhand embarrassment for the other woman..?

  • @saediyoyalahow3352
    @saediyoyalahow3352 Жыл бұрын

    Xaqee lagaa galey waa soobaxaa

Келесі