Waxi aan ku qaldanaa inta aan xaaska aha iyo waxi aan wanaajiyay

Пікірлер: 146

  • @seinabjama4979
    @seinabjama4979 Жыл бұрын

    Abaayo wax aad ku qaldanayd ma jirto ee wax kasta oo aad samaysay waa sax

  • @Iman2359
    @Iman2359 Жыл бұрын

    gabar kasta o nafteda iyo ninkeda iyo caruurteda ka fakarto hormar cafimad iyo nolol cafimaad leh sameysato hada adiga wad guleysa tay Abayo ❤❤

  • @fatuuhussein3617
    @fatuuhussein3617 Жыл бұрын

    Wllshy Talo fican bad nasiisay Thnkz hno

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 Жыл бұрын

    Umu khalad waan kuslaamay mida telefon ka horta waa kusaxneet maxa yelay hadu baritaan iyo daba gal tiro badaan hada sameyso buuq tiro badan ayaa jiri laha Aniga odeygeyga telefonkiisa mabariin waligey gurkeyga waa dhowor iyo toban sano lakiin shiilin an arursaday matuso waka qarsada raga haiskasinina lacagahiina wixina hesta crurta markey koran ayaa lagu shaqeysanaa inshallah! nin amiin malahaan abayayalow isku batnada

  • @nimcoabdi8822

    @nimcoabdi8822

    Жыл бұрын

    Side uga qarsata plz no sheeg bank miya ku shubatay

  • @umumascuud3307

    @umumascuud3307

    Жыл бұрын

    @@nimcoabdi8822 abaayo saa rabtid u qarso waxaaga in ay gooni kuu yihiin ogeysii

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    Жыл бұрын

    Fre o naftada hadad ku amintay hadana nin amim maleh maxay tahay dabcan shilinkaga ada leh sharciga islamka lakin qof adan aminsanayn la nolo wa din iyo damir xumo

  • @nimcoabdi8822

    @nimcoabdi8822

    Жыл бұрын

    @@hodanc6255 Abaayo Hada maxa la samaynaya nin oo dhan ayan Aamin lahayn marka reerkaga hayso lkn nin somali Ha aaminin anything can happen

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    Жыл бұрын

    @@nimcoabdi8822 firi nin ha aminin hadana la nolow wa khiyano wa din daro iyo damir xumo naftadi bad ku amintay si dacada ula nolow ama ka tag lakin diniyan lacagtada ada iska leh mel goni wad dhigan karta aniga dhowr gur ba iga xumaday. Kkkk hada wala waynaday adunku wa imtixan jano mahan

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 Жыл бұрын

    Gabdhow markaad guursatan hal dhaqaale ama hal Bank yeesha waayo ninka hadii aad bishii wixii soogalo uu la kaliyoobo gurigana aad waqti siiso sida markuu joogo inaadan hawsha udirsan adeega sida balamaha caruurta waqti badan bey ragu heystaan

  • @marwo_8031

    @marwo_8031

    Жыл бұрын

    Isaga waajib aya saran nagta inu biilo. Guriga inta badan qarashkisa bixi aya lagu dhaha. Adna wax yar ka caawi inta kalan Bank gaar ah lagu aruursada. Hadu aroosayo lacagtisa ha ku arooso. Lakin waxan ka yabay dumarka lacagtay so shaqeyan isku dabaro amba dawlada lacag ka so qaato. Oo ninki qabayna shaqaynayo lacagtisina ku dhaha meel dhigu. Waxasi guur maha. Wa an kugu raxaysto, ilmo i dhal, lacagna an kugu aruursado. 😣

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud2437 Жыл бұрын

    Masha allh wlshey qaali runtii marna waan qoslay marna waan qiirooday Wll mcn ha is ciil kaambin labada jeer ba wax wanaagsan ayaad samaysay OO aan qof walba samayn karin annagana wax badan baan kaa faaidnay mahadsanid wll guulayso allah ha kula jiro❤️🌹🙏

  • @kaltumjama6989
    @kaltumjama6989 Жыл бұрын

    Umu Khalid ducayso markasta waayo Allah wuu aqbalaa qofka ladulmiyay ducadiisa horena usoco allaah macak!!!!

  • @LakshaDeirwa
    @LakshaDeirwa Жыл бұрын

    Anagii single ka ahayn oo 30ka madaxa la sii galaya ban waxan ku duceysanaa qof inogu wanaagsan sidan gabadhan oo kale, nina wax kasta inta ay siiday oo bu ka dhaqaajiyey wlhi waa cajiib dee

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 Жыл бұрын

    Daacad Aad aheyd ee ma qaldaneyn, runta waa fiicantahay ee Haka shallaayin in Aad sheegatay waxa Aad rabtay. Wuxuu balanqaaday inuusan kula guursan kamana soo bixin Marka waa qaain. Daacadi ma hungowdo!

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 Жыл бұрын

    Xbbti"" dhibaatadaa ka soo martay Ninkaas Abaalaawaha ah" please ku iloow" Ubadkaaga""ilaah ku siiyey"" Allaha ku Xafidee""Mansha Allah!!

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 Жыл бұрын

    Maasha Allaah ❤ walaasheey qof wanaagsan oo qalbi fiican ayaa tahay daacadnimadaada ku guuleysaneysaa,Reerkaaga Daacadnimo ayaad ku dhaqaneysay Alle ayaa kaa abaal marinaayo,GUULEYSO ❤

  • @asliegal2683
    @asliegal2683 Жыл бұрын

    Umu Khalid, lesson learnt! Personally, I am against making husband your saving account. I hope Somali women learn from your experience and others and stop asking them keep the family saving. If anyone will keep that saving has to be the woman period.

  • @ftshmh4761

    @ftshmh4761

    Жыл бұрын

    Me!!! Paid off my car and bought a house right after he left 😂😂😂😂 i swear to GOD! It was his worst nightmare! For the record, he wants to come back now and I refused 😂

  • @mariamabdullah2126

    @mariamabdullah2126

    Жыл бұрын

    I agree 100%

  • @asliegal2683

    @asliegal2683

    Жыл бұрын

    @@ftshmh4761 good for you sister, you go girl!

  • @nimcoabdi8822

    @nimcoabdi8822

    Жыл бұрын

    @@ftshmh4761 wow you win

  • @ftshmh4761

    @ftshmh4761

    Жыл бұрын

    @@nimcoabdi8822 thanks sister!

  • @seidoali8686
    @seidoali8686 Жыл бұрын

    Masha allah abayo

  • @saediyoyalahow3352
    @saediyoyalahow3352 Жыл бұрын

    Mashaallah tabarakallah

  • @naimaenow7060
    @naimaenow7060 Жыл бұрын

    Ascw.Maasha Alaah.Abaayo Alaah ku Barakeeyo 🤲🤲🤲

  • @anabfarah2327
    @anabfarah2327 Жыл бұрын

    Maashaa allaaha abaayo

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын

    You are a good woman ,wax yar un baa qalddamay e odayga soo celi. I7 yrs waa wakhti ilmaha fiiri e odayga soo celi. Qalad qalad laguma saxo.

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 Жыл бұрын

    Maasha allah, horuumar wanaagsan insha allah

  • @seinabjama4979
    @seinabjama4979 Жыл бұрын

    Masha allah mcnto

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 Жыл бұрын

    Good for you hun!

  • @marianhussein8300
    @marianhussein8300 Жыл бұрын

    Masha Allaah

  • @umusumaya8186
    @umusumaya8186 Жыл бұрын

    Maashalh.abayo.quruxay..hore.usoco

  • @muminochanel5191
    @muminochanel5191 Жыл бұрын

    Manshallah walaashay khaladaadka aad gashay qaar kalaa hada kujiro oo inshallah hada kawantobidona. Keep going ❤❤❤

  • @sahramohamoud6163
    @sahramohamoud6163 Жыл бұрын

    Asc abaayo maashalaah Allah haku xafido adiga iyo caruurtada aamiin yaa Rabi abaayo waad guleysatay xamdiga badi Allah waxii kuso maray ha ujoojinin ee ku dadaal hormarkaga qofkii ugu horeysay matihid kasoo qaad ineynaan waxba dhicin nolashaada hore uwado

  • @kanzaamsterdam2868
    @kanzaamsterdam2868 Жыл бұрын

    U do good wal.l but dont regret. We know somalise lady are en onest .u r de winner somali Waay ku jecelyihin keep going girl

  • @luulmohamed7472
    @luulmohamed7472 Жыл бұрын

    Abayo guurku wa calaf cidna lagama reebi Karo ayad quranba ayad ka hortimid lkn hhaku mashquulin nolasha dhabta wa inad kor isuqaado no mashquul

  • @warsan123
    @warsan123 Жыл бұрын

    Asc umu Khalid thanks sis Lakiin ragga walee naaga iyo macaanka more Loo muujiyo waa uga daraa ee Gabdhow ha ku daalina walahi

  • @warsan123

    @warsan123

    Жыл бұрын

    Cafwan eragaas wanaaga

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 Жыл бұрын

    Masha allah gulayso walalo

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 Жыл бұрын

    masha allaah waahooyo qaali ah

  • @maslah345
    @maslah345 Жыл бұрын

    Sis waxaad ogataa qaf qaf ma qiyaamo ee naftiisuu qayaamaa waayo nabsigu gadaal danbe ayuu kasoo baxayaa ogow taa sis

  • @umkhalid9175

    @umkhalid9175

    Жыл бұрын

    Sax Thanks

  • @faisasuleman4975
    @faisasuleman4975 Жыл бұрын

    Mashallaha

  • @nasteehomahamed1112
    @nasteehomahamed1112 Жыл бұрын

    Mansha allah horay usoco abayo

  • @sugaalosidhin
    @sugaalosidhin Жыл бұрын

    Xbbti zamaankaan kuwa 4ta xaaas leh ayaaa ayaa naago kale si shukaansado Sido kale dumarka qaar ayaaba xaasidnimo ujecel raga xaaslayasha ah

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 Жыл бұрын

    Abaayo waa ku salaamay abaayo waxaa dhehday wax qalday sheegaya wax qaladay maleh daacad aheed qofka qalad sameeye waa kan qofka la noolay qayaamay wax jirto wax qalad iyo dhib u aragto ilaahey faraj kheyr qabi ku furaayo ah waxaana dhici karto inaa qif wanaagsan daacad aheed ninkaasna ku maqkmin oo ilaahey meel ka wanaagsan ku wado ducada muraadka aqriso layla tuko mustaqbal ku faraxdo waa heleysa waana kula jeclahay waxaan kale waa nagu wada dhaceen kaliga maaha waligey meel kuma qorin qofna kalama hadal ilaahey kala hadla kheyr ku gaaray alhamdulilaah thank you sister

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 Жыл бұрын

    Waa run itobiya ana joogay waa doqomo dumarkana waay dulaystaan yaaab

  • @madeysalim6551
    @madeysalim6551 Жыл бұрын

    mashalaha uqti qof daacad ah ayaa ahayd ilaahay ayaa kaa ga gargaaraa ilaahay idinkis waad ka raysandoontaa uqti waxaad jeceshay ilaahay ha ku siiyo

  • @maslah345
    @maslah345 Жыл бұрын

    Hore usoco sis waligaa gadaal hafiirinin

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z Жыл бұрын

    Wasruntaaa abaasyo guuleeeydo

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 Жыл бұрын

    Masha allaah waa dadaashay laakiin nin waa wax kasta ka filo ilmaha allaha kula koriyo abaayo ❤

  • @ummu3116
    @ummu3116 Жыл бұрын

    horay u soco abaayo daa cad ma hun gowdo

  • @saraali8581
    @saraali8581 Жыл бұрын

    Waa runtaa yes

  • @fatushey8006
    @fatushey8006 Жыл бұрын

    We love you habo umu khalid❤️

  • @umkhalid9175

    @umkhalid9175

    Жыл бұрын

    Thank you!

  • @hoyomacaan3882
    @hoyomacaan3882 Жыл бұрын

    Garab kaag allaah ha galo qaali

  • @safiyoxaaji8671
    @safiyoxaaji8671 Жыл бұрын

    Asc habo mcn aad ayaad u mahadsantahay nolashaada wax badan ayaan ka bartay thank you

  • @Ramlo275
    @Ramlo275 Жыл бұрын

    Thanks mcney

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 Жыл бұрын

    Abaayo qalad ma lihid qaladkaga maanta ayaa saxday nin soomaali xaalkiisa waaye ninkaas taqtarkiisa aad aheyd hadaad ka sii sheekeyso waad soo xasuusaneysa xumaantiisa iyo samaantiisa aniga ahaan haka sheekeynin program kale sameyso ilmahaga allaha kula koriyo

  • @hamdichannel100
    @hamdichannel100 Жыл бұрын

    Guulayso abaayo

  • @sahuurroble1303
    @sahuurroble1303 Жыл бұрын

    Abaayo umu khalid maasha allaah dhaqamadaada waa dhaqamo fiican laaakin abaayo rageena soomaalida waxey ka helaan gabar aan aad ugu roonaan oo cadaadiso hada uroonato niyada wuxuu iskaleryahay naagtan wey kyu jajabantahe tukale raadi marka abaayo nin waligaa aad hauguroonaan wuu kugu jizaaraa

  • @safaluul7338
    @safaluul7338 Жыл бұрын

    Alle khayr hakugu badalo

  • @anabhassanchanal4880
    @anabhassanchanal4880 Жыл бұрын

    Walaahi waad u dadaashay kadib kibir baa ka batay

  • @fahima6666
    @fahima6666 Жыл бұрын

    Sax Walaahi l love u are story cunugta Dana ilaah raxma soo jano ha siiyo xawiibti♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤣

  • @ummu3116
    @ummu3116 Жыл бұрын

    gabdhow nin il kula jooga midna iskaga ilaaliya

  • @sucaadcali5758
    @sucaadcali5758 Жыл бұрын

    Welcome qaali

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 Жыл бұрын

    Adiga Abaayoo qof laqabi karo matihid, Inuu naag raadiyo xaqbuu uleeyayahay, sobobtoo ah hada saad u hadlayso ayaa laga garanayaa

  • @umkhalid9175

    @umkhalid9175

    Жыл бұрын

    Aniga 17 years ayaan xaas ahaa furiinkana anaa dalbaday ✌🏾

  • @fatumahusseinibrahim6109
    @fatumahusseinibrahim6109 Жыл бұрын

    Mnshllh

  • @surayaabdi7014
    @surayaabdi7014 Жыл бұрын

    Ninaa kibrisay baa noo shegeysaa habo ninkan adaa beerta galiyay

  • @hoyomacaan3882
    @hoyomacaan3882 Жыл бұрын

    💖

  • @yasminabdi3003
    @yasminabdi3003 Жыл бұрын

    Nin amaala male ilaa mad allaaha unaxariitay mooye laakiin waxaa xaqaaga kajari doona allaaha asgana waa la qiyaani doona inshaallaah laakiin gabdhaha waa inya iska ilaaliyan nimanka qiyaanada badan

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 Жыл бұрын

    Walaal macaanto qaladkaad sheegtay midka weeyn ayaad gashay waayo waxad guurastey nin aan geeliinu isladaaqin oo aadan mel oowkayimid heli karin waayo ninka markii aadan isku meelka imaanin sirtiisa ma helikarti.

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada Жыл бұрын

    #umu #khaalid masha allah tabarakallah sowjo raaliyo ah ayaatahay sida ugu dadaashay ninkaada marwalba ugu fikiri jirtay allaha ku xafido reer magaal ayaana tahay lakin laqdabada ma fiicno caruurtisana inuu ka dhexbaxo mafiicno xiisaa haayo anaa nin ah oo la dareemaayo haduu caqli leeyahay waa kuu soo hoyana kuna xaal marinaaa hadee wax nii harsanyihiin sheekooyinkada oo dhan masha allah wax layaab ah oo ku hadashay majiro

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 Жыл бұрын

    Wanaag qofki sameya wanaag buhela mar na khasari mayso wll gulaayso❤

  • @safiyadirsche3782

    @safiyadirsche3782

    Жыл бұрын

    Walaalshay waxii ku dhaafay ha u walalin nin Somalië waa taqaan hadii uu tago awalba waa bixi lahaa adigana naftaad ka fakir sisters 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @layaansamiix6592
    @layaansamiix6592 Жыл бұрын

    Kkkk ileen nin ka adaa naagta tusay hadaa. Barafuun qaali ah ugadi jirtay

  • @Hungry-lion
    @Hungry-lion Жыл бұрын

    Awal baad sax sanayd

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf6823 Жыл бұрын

    Abayo adunyadu waba iska sidaas nina lama amino wa run taas Ben ma ahan ilaaheey ilmahaga hakula koriyo hana kugu anfaco adigana tada le kabaxday sikastaba kaalintada wad kaso baxday hadana hortada kheyr allaha dhigo

  • @AmunOsman845
    @AmunOsman845 Жыл бұрын

    May wshy qadar lamo bajinkaro marka haysku qomamayn marna😍

  • @umusumaya8186
    @umusumaya8186 Жыл бұрын

    Abaayo.anba.saasaa.laiiqiyaamay

  • @Kaafiya_25

    @Kaafiya_25

    Жыл бұрын

    😢

  • @umacabdirisaq6399
    @umacabdirisaq6399 Жыл бұрын

    Asc abayo intee kala so xiriiraa

  • @xabiibamaxamed8519
    @xabiibamaxamed8519 Жыл бұрын

    Asc mcnt maryama from muna

  • @lakiliibaan3167
    @lakiliibaan3167 Жыл бұрын

    Ninka sobadhig sawirkisa iyo magaciisa oo sadexan

  • @ugbadm6075
    @ugbadm6075 Жыл бұрын

    1.How much Support ayaad uu maleenesa in ee reer hooyadis ku siiyan inuu katago? madama aad tiri telephone kale uu ku qarsanjiray guriga hooyadis. 2. Ma uu maleenesa dhibka gurkaga inuu reer hooyadis kaga soo bilowday? Video nooga soo jabab if you can. Thanks 😊

  • @naimaenow7060
    @naimaenow7060 Жыл бұрын

    Ascw.Baadiyaha Itoopiya Kkkkkkkkkkkk

  • @umuayman6814
    @umuayman6814 Жыл бұрын

    Nin inta Marka u sameso bu gibraa naag kale bu raadsada ee dumarow sidaa bari u niyad jabin muhimada sii ilmahaga iyo naftada hadi kale wax mala yacni media laso farisane

  • @fatximaxamedsaidjamac9037
    @fatximaxamedsaidjamac9037 Жыл бұрын

    inatasi qaladama aha wasaxa waxanagasan weye inadadadashid shaqadana guriga wadhaqanakeeni

  • @safaluul7338
    @safaluul7338 Жыл бұрын

    Nin meel ucadahay meeli kamadow abaayo maskaxdisa maqan sikasta qof ka wax usii hadana haday maskaxdisu maqantay waxba kugu falimayo

  • @khadijodon1503
    @khadijodon1503 Жыл бұрын

    Abayo mcn ilaah baa kuu gargaaray alx hadaa maanta gacantiisa hoos fadhin ilaah baa kakaaftoonsanthy alx

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 Жыл бұрын

    Jah dhulka nagu jaftay umu khalidey hadanahay reer kililka 5 lakiin kusoco sitoos ah 💖 😄 🤣 wan kugu samreyna maxayelay walgu xumryayay ninkas gabdhii bunanacsiayay farahow waji malihiit

  • @saynabjimcale

    @saynabjimcale

    Жыл бұрын

    😅😅😅 Baadiyo inlagu dhasho reer baadiyo laguma noqdo magaalo in lagu dhashana reer magaal laguma noqdo Qofku meeshow ku dhasho asagu madooran lkn waxow dooran karaa qof wax tarleh inuu noqdo Soomaalidu baadiyaha qalad bay ka aaminsanyihin xitaa cay bay umaleeyaan hhhh

  • @umkhalid9175

    @umkhalid9175

    Жыл бұрын

    Idinma necbi hal qof baa i xumeeyay ❤

  • @sadiks.9871
    @sadiks.9871 Жыл бұрын

    Walaal ilaah hakuu fududeeyo. Laakin waxaan layaabay, nin intaas oo ilmaa kaa dhalay wanaag malahayn miyaa? Wanaagaaga uun baa ka hadashay.

  • @hafsoomar

    @hafsoomar

    Жыл бұрын

    nafteda kahadlaysaa hada asgi kashekaynmayso

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 Жыл бұрын

    Qofaka hadaad kala tagataan waa lasaka ilooba waayo waxaba ma taaraso inaad ka hadashaid isaka ilaawa dumaraho waa kala tagateen micano ma samayanaysi isaka daayaha nin aad kala taga teen🤐

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 Жыл бұрын

    Wll mad khal daynayn ee isaga khayin ahaa

  • @zazafreefire6727

    @zazafreefire6727

    Жыл бұрын

    Mashallah Mashallah Mashallah ❤♥

  • @ayaanabdi9538
    @ayaanabdi9538 Жыл бұрын

    I love you xabiibti always strong woman all man's married to available kkkkkk

  • @farhiaaden5790
    @farhiaaden5790 Жыл бұрын

    Asc walashey horta ninka ladaba galo waaku qimo dheceysa balsa gabdha somaliyed nimanka guryaha haka shaqeyan ilmaha hageyo iskuulka iyo dugsiga iyo melkasto oo ciyaalka loo wadayo

  • @abdirizakbashirwarsame255
    @abdirizakbashirwarsame255 Жыл бұрын

    Haddaad isla joogeen 17years waxyar ayaa idin haray inaad qomameeso ma ahan waqti fiican ayaad laqaaday ciil umaqabtid ee ha is ciil kaambinin walaasheey

  • @cuntocunissomalimukbang3858
    @cuntocunissomalimukbang3858 Жыл бұрын

    Aniga mid 7 sano iqaba sidaas ah hada telephone 📞 kiisa uma dhawan karo ♦️ sandki udambeyay ayu waxas keenay anigana wanka xirtay telkeyga 😢laba isqabo oohadane waxan nahay telephone kooda midna furi karin midka kale 😂

  • @nuranura2265

    @nuranura2265

    Жыл бұрын

    Iskuday inaad kaligaa banaaga aado marki kuweydiyo shopping aaday dheh. Shaqo maka hadlayo isbadal badan waad arkee

  • @cuntocunissomalimukbang3858

    @cuntocunissomalimukbang3858

    Жыл бұрын

    @@nuranura2265 maseer kiisa waa saaid I can’t even go with my friends

  • @nuranura2265

    @nuranura2265

    Жыл бұрын

    @@cuntocunissomalimukbang3858 his jealousy is all a lie he just wants to keep you. If he is not sharing his details do what's best for you

  • @nuranura2265

    @nuranura2265

    Жыл бұрын

    @@ayaanlelove3975 nin iyo naag waxkasto isla leeyihiin gabarta hadihin saas wey saxantahay

  • @cuntocunissomalimukbang3858

    @cuntocunissomalimukbang3858

    Жыл бұрын

    @@nuranura2265 i don’t know but he said I trust you and you have to Magaranayo what I do lkn waxu leyahy if I want naag kale maxan adiga bes kula jooga you can’t control a man 👨 iam so confusing

  • @munamahmud8224
    @munamahmud8224 Жыл бұрын

    aniga waxan aminsanahay guurkina bur burkisa waxa u sabab ah walidkisa iyo walashiisa mahayelay hadi ayada ya dhihileheed waxan wa ka jogsanlaha hadi la dhihi laha hoy ilma kujogto meeshan qurbo waaye

  • @sheikhisxaaq526

    @sheikhisxaaq526

    Жыл бұрын

    Masha alaa

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 Жыл бұрын

    Raga waa qaaimiin

  • @ramlayuusuf7536
    @ramlayuusuf7536 Жыл бұрын

    2 person cannot be number 1 that’s why myself is number 1😂😂😂😂

  • @lulahmed1880
    @lulahmed1880 Жыл бұрын

    Asc abaayo aniga waxaa ila habon I aad ka bodo waxaas maxaa jiro macna ma sameyneso arinti la soo dhafay hora u soc mida kale ilmaha isku mid ma aha mid baa abo aad u jecel marka ilmaha maskaxda ka kori adigana allha rax manka ha kula koriyo hana kuu xafid hadaad dacad ahed kuma qasareysid sida aad samesay waa mid aad u ficn maxa wis wis ku galshay jawi dagan ayaad ku jirtay

  • @cibaadosuuban7037
    @cibaadosuuban7037 Жыл бұрын

    Anigu waxaan ku odhanlahaa waxba KZread kuu Tati maayo waaagu waashaa ee plz iskadaa

  • @umkhalid9175

    @umkhalid9175

    Жыл бұрын

    Adiga intaadan dad la talin wax mustaqbal ah maleedahay

  • @caaliyocawil5283
    @caaliyocawil5283 Жыл бұрын

    Abyo ninka Nagta Kula shukan sada selagu ogada kaso hadal bal adaa lagula gursade

  • @Jaouvn
    @Jaouvn Жыл бұрын

    Ogoowo waxaajira kuwa ka imaad mudisho kastuumoyina diyonadataha iyo labiala labaraye huuno ooayagana kama darna asaga

  • @umkhalid9175

    @umkhalid9175

    Жыл бұрын

    So . Maxaa iga galay 😂😂😂

  • @Sarah-oi6gk
    @Sarah-oi6gk Жыл бұрын

    Ninntell gadisanaayo waa tuug

  • @abdillahimire2095

    @abdillahimire2095

    Жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkkk wallaahay waan.qoslay

  • @hodanahmed1329

    @hodanahmed1329

    Жыл бұрын

    @@abdillahimire2095 walalhi kaygaa ku arakay tel gadis iyo naago shukasi ana daacad ayaa ahay

  • @hodanahmed1329

    @hodanahmed1329

    Жыл бұрын

    Waligaa daacad ayaa la iska ahadaa