NIN IYO NAAG IS FURAY OO HADANA ISLA NOOL🙄 iyo Sheekoyin badan

Qisooyinka-Qurbaha Dumarka Somalida iyo dhibaatooyinka ay qabaan

Пікірлер: 158

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla81334 ай бұрын

    Caadi waaye maskaxda caruurta bay ilaalinayaan.❤

  • @sacdaayaan262
    @sacdaayaan26211 ай бұрын

    Calaamo illaaahy hakaifiyo dad cebaha muslimiinta raac raaca

  • @farda_2715

    @farda_2715

    11 ай бұрын

    Amiin walaalo waa dad xun

  • @umuridwaan8815
    @umuridwaan881511 ай бұрын

    Sheekoyinka noo soo badi ❤❤❤ Waa kuu xiisnee😂

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf454511 ай бұрын

    Mashaa Allah rabi haku xifdiyo walal Caaliya Shariif walaashay qaali, we missed your story. Tan faraantika anagu waan iska xiranaa gabar, marwo iyo mid aan laqabinba. Reer kaas wada dagan ayakoon isqabin way qaldanyahiin waa xaaran dhaqankaas xaga diinta Islamka. .caruurta in been loosheego ma ahan hadhow markay ogaadaan ayay ciishoon doonaan. Nacabna ayku abuuri doontaa. that is true/ fact . enjoy your vacation , I wish you and your family a lot of happiness, health, prosperity, and long life. xabiibti inshaa Allah. ❤🎉❤🎉❤🎉💫👋👋❤️🥰👑💯⚘️👋

  • @miskiissak5824
    @miskiissak582411 ай бұрын

    Qoyska aad waramayso xaaladooda hoos ahaan Allah baaka warqaba ma ogin wax badan, laakiin waxay ilatahay in naagtu codsatay furiinka hadii uu ninku yahay waa uuguuri lahaa waa arkay dhowr qoys oo sidas ah naagahana furiinka dalbaday.

  • @fotballontop
    @fotballontop11 ай бұрын

    Walaal ilaahay ka baq, dadka sirtooda iyo ceebtooda ha soo bandhigin. Ilaahay wuxuu yidhi qofkii ceeb astura ilaahay baa ceebtiisa astura. Dadka ha fadeexadin walaal. Arrinkaas aad isaga ilaali walaal ,aniga waa IgA waano walaal.

  • @hodanahmed1329

    @hodanahmed1329

    11 ай бұрын

  • @fs292

    @fs292

    10 ай бұрын

    Waxa youtube yacayaa sir ma aha walaalo,

  • @ZuZuDahabo

    @ZuZuDahabo

    8 ай бұрын

    Cidna magac dooda may sheegin ee se iyaga uun baa is og markaa hadii ay daawadaan kolayba waxay Caaliyi rajaynaysaa inay taladeeda qaataan

  • @fatimaahmed4226
    @fatimaahmed422611 ай бұрын

    Subxaanallh waa xaaraan nin iyo naag aan is qabin ma wada joogi karaan bismillaah ilmaha waa loo sheegaa waxna Kama dhibayso

  • @user-et5ij2hr9r
    @user-et5ij2hr9r11 ай бұрын

    Subhanallah waa xaraan waxs ma ficna Ilahy haka baqdaan

  • @umaamina1885
    @umaamina188511 ай бұрын

    Maxay iskugu sabri waayen ilmaha daraadod kuwas waa lunsan yihin ilmana isulama joogane waa kuwa qariban wax walba ilaahey raali galintisa ka horeysa waa ku salamay caaliyo qurux enjoy your holiday xabiibti❤❤

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe634610 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤ maashaalaa Maashaalaa Alle baarig quruxey waad heli nifiican

  • @faaraxjaamac9924
    @faaraxjaamac992411 ай бұрын

    mansha allah wad soo qurux badnaatayba maalmahad maqanyde xagad soo gashay wll

  • @xasnahassan4332
    @xasnahassan433211 ай бұрын

    Abaayo wan ka helay gabar fiican ayaa tahay seen kula soo xiriira 😊😊😊😊😊

  • @user-hh6yu1wu4x
    @user-hh6yu1wu4x11 ай бұрын

    Masha Allah my beautiful aliya waan kuuxisay walukuwaayey ❤❤❤❤❤❤

  • @Shamis_shamis
    @Shamis_shamis11 ай бұрын

    Ilaahow nin aan nacay xitaa ha iga hor keenin bisinkee.

  • @fowsiyofarax6316
    @fowsiyofarax631611 ай бұрын

    Masha Allah waa sheeko yaab ah

  • @foozia426
    @foozia42611 ай бұрын

    Maasha allaah ❤ salaan gobeed ❤❤

  • @asmaomar7605
    @asmaomar760511 ай бұрын

    Yes walaahi waa suaal wanaagsan Anba waan yaabay

  • @katardo
    @katardo11 ай бұрын

    Quruxley waan kuu xisnay ,team djibouti weeyan

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal15611 ай бұрын

    Masha Allah sister ❤❤🎉

  • @jamileosman4132
    @jamileosman413211 ай бұрын

    Asc aabayey ayanta waa ku waayey nabadlee ma jirtoo quruxdan iyo reer magaladan igaarki ka tagey alaha soo hanuuniyo hanuun kugu xiisay ❤

  • @salwoabdullahhi518
    @salwoabdullahhi51811 ай бұрын

    Asc masha allah abaayo nacnaca noo qari quruxey

  • @abdisharif8315
    @abdisharif831511 ай бұрын

    Caaliya shariif the world is free

  • @nassirjama3686
    @nassirjama368611 ай бұрын

    Qalanjo,mansha Allaah,Allaah haku xafido 🎊 have nice day

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9ypАй бұрын

    Waa.sax

  • @iqraiqroos7818
    @iqraiqroos78188 ай бұрын

    Barasho wanagsan waan ku bartay single mother in aa tahay,laakiin weli go'aan kama gaarin in aan isa soo maqiiqo

  • @sharifanoor3367
    @sharifanoor33676 ай бұрын

    Well come back

  • @abdiukur207
    @abdiukur20711 ай бұрын

    Waa khatar. See. Is Ku cafinayaan

  • @aminamohamed330
    @aminamohamed33011 ай бұрын

    Habo mcn shekadii ivf ka kusabsaneed ayadoo fahfahsan noso dhamestir fadlan

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar771311 ай бұрын

    Wan dhownahay walal qaali ❤

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama212311 ай бұрын

    Asc caaliya shariif. Time for shopping

  • @Muxmux238
    @Muxmux2387 ай бұрын

    We love you sister

  • @hafsajamamuse5518
    @hafsajamamuse551811 ай бұрын

    Aniga kuwa badan aqaana oo isla Nool oo kale Tagay waa shuqul reer Galbeedka

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow921711 ай бұрын

    Masha allha

  • @bulxanguuni4659
    @bulxanguuni465911 ай бұрын

    Qoftan waa buskus dumar meel aan ka doono ayaa waayay hdii aan heli horay yaa ka mehersanlahaa

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr11 ай бұрын

    Taasu Waa adiga naag kale maaha Habar beri hore masertay

  • @abdijama1984
    @abdijama198411 ай бұрын

    Walal reer jowhar maa aheed caaliyo shiikh ibraahin

  • @piixez7425
    @piixez742511 ай бұрын

    Masha alaah habo waankusalaamey labarkaaka mahayo ecowac hadaa jogto dubey

  • @saidoaligd7486
    @saidoaligd748611 ай бұрын

    Waaba xaaraan ilaaheyna raali kama aho

  • @hanefa283
    @hanefa28311 ай бұрын

    ISLAANTAAS OOHIN ALLAH DEJIYO WAA HOOYO LACIILAY MISKIIN AH

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey11 ай бұрын

    Welcome back 🙏

  • @kadanali-oc6qp
    @kadanali-oc6qp11 ай бұрын

    Asc caaliyadaydii Waan ku salaamay quruxeey alxamdulillaah calaasalaamatak. Illaahay ha ku soo aruuriyo Ma illaa qardhaa mise halkanbaa loo adeeg aaday.

  • @Caaliyasharif

    @Caaliyasharif

    11 ай бұрын

    Amiin abaayo mahadsanid 🥰🥰

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane448811 ай бұрын

    Asc. Waan kuu xiisney,ee sida ka daa meesha oo soo badi sheekooyinka.

  • @yasminali6363
    @yasminali636310 ай бұрын

    Thank you Aaliyah ❤❤

  • @dr.fatimamohamed6429
    @dr.fatimamohamed642911 ай бұрын

    Waa Qalad nin ku furey inu guriga kula joogo

  • @safiakabail561
    @safiakabail56111 ай бұрын

    Caaliya sheekada noo soo badi

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan540311 ай бұрын

    Midakale Anaga muslin bananahy faraanti mahaguurka 👸👸👸👸👸💯💯🤣🤣caaleyo keep going sister

  • @kadijaali4753
    @kadijaali475311 ай бұрын

    Subxanal Allaah

  • @xamdacali4644
    @xamdacali464411 ай бұрын

    Asc mamo quruxy

  • @Caaliyasharif

    @Caaliyasharif

    11 ай бұрын

    Wms habo qaali🥰

  • @idristhebestboy
    @idristhebestboy11 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ mashala

  • @hodanegeh8956
    @hodanegeh895611 ай бұрын

    Subxaanallah Walciyaadu Billaah

  • @rahmaaalisalad594
    @rahmaaalisalad59411 ай бұрын

    Subxanallah marnaba kama yeelen😮😮

  • @cigaalyare8114
    @cigaalyare811411 ай бұрын

    Caaliya is funny 😂

  • @najma649
    @najma64911 ай бұрын

    wax fiican maha

  • @Anna_ib
    @Anna_ib11 ай бұрын

    Habo miss u 😢❤

  • @fatimaahmed4226
    @fatimaahmed422611 ай бұрын

    Subxaanallh waa xaaraan

  • @safiakabail561
    @safiakabail56111 ай бұрын

    Caliya sheeq ibraahim from jowhar buray miyaa

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah266511 ай бұрын

    Waa run qof xanuunsan oo baabur wada waa yaab

  • @ayaanmaxamuud6413
    @ayaanmaxamuud641311 ай бұрын

    Dad aan isqabin oo guri kuwada nool wa aakhiro saban wll

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama212311 ай бұрын

    You are so beautiful. Xabibti. Dhuulma dhaceesiide

  • @deeqdeeq59
    @deeqdeeq5911 ай бұрын

    Waa runtaa Waanba arkay Dambi ineytahan Ushegay Oo ninka iskadiirto

  • @mimimankin111
    @mimimankin11111 ай бұрын

    Caliyo timaha yara qarso

  • @raqiyoabdille823
    @raqiyoabdille82311 ай бұрын

    Caaliyo guul

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal15611 ай бұрын

    Subxaanalah 😭😭

  • @saidoosman3063
    @saidoosman306311 ай бұрын

    Waa dhibato way ila jogaya waa ceeb iyo diin la aan

  • @user-et5ij2hr9r
    @user-et5ij2hr9r11 ай бұрын

    Asc ku xisnay habaryar 😊

  • @raqad4642
    @raqad464211 ай бұрын

    Ninkii marwadan quruxda badan kartid a leh masha allah nadaafada kamuuqato katagay isaga qasaaray it’s his loss abaayo horey usoco❤ sheekooyinkaaga wan jeclahay ino so gal islaamaha la furey oo in laqabo iska dhiga so jaf kalaooni daradooda hani gabadhan stress ka haaya wa wadi kartaa gaari habeenkii wa inay daawada qaadato maalintii she will be okay 😂balse daawadii bay diiday ninkey ku qafiiftay xabadas

  • @Caaliyasharif

    @Caaliyasharif

    11 ай бұрын

    Mahadsanid carfoon badan🥰🥰

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud961711 ай бұрын

    Salaadaaa lama aqbalaayo ayayaay yiraahden culumada nin kaa ajanib ah hadaad u ogolaato in uu guriga kula dago ama aad qol ka kiraaysato tanina waa la mid

  • @sahruja5777
    @sahruja577711 ай бұрын

    Subxaanalaah

  • @fadumoali4700
    @fadumoali470011 ай бұрын

    Caaliya ladhahaa runa ka ma gambato masha'allah 😂

  • @ayaanmaxamuud6413
    @ayaanmaxamuud641311 ай бұрын

    Caaliyo wllow wa lagu waaye hada arimo badan oo socda kama soo hadal wa ku sugaynaa

  • @ayubdhagacade8854
    @ayubdhagacade885411 ай бұрын

    Kkk diiniyan maba banaana ajnabi buu ka yahay wana ka xijaabnaysa

  • @The-flash_real
    @The-flash_real11 ай бұрын

    Waxas sheeko cusub waaye reer isfuray oo isla nool waan aqaan waane dad culuma ah oo diinleh walahi ma fahmin dhaqankas waxaan ku iri maad isku noqotaan 3 daxdi dalqo waanaga dhamatay kulaha hadab kalataga kala dagimeyno waan yaabay wax kasta somali waad ku arkee

  • @asmaomar7605
    @asmaomar760511 ай бұрын

    Wadaado uma baahna caaliyaay Hadiii furiin dhaco waxuu lamid yahay ragaa kale adoo nin ajaanib kaa ah soo xaraystay ayuunbay lamid tahay xaqiiqdase Allaa og iyo siday wax ujiraan

  • @hashimabdi8366
    @hashimabdi836611 ай бұрын

    Caaliyo maanta anigaa igu shidaysaa aniga ninkeeyga i furi la joogaa guri banaanka shiiftaa yaa is xoogaayo

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed361511 ай бұрын

    Wcs UAE baad jogaa maxaa cusub sodaa muqalka

  • @abdifataax4305
    @abdifataax430511 ай бұрын

    Wax xun waye

  • @kadijaali4753
    @kadijaali475311 ай бұрын

    Ma xanunsano Dr la geyey wayna shaqaysa gari way wada la socda sharciga.

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed616611 ай бұрын

    💕👍

  • @zual7457
    @zual745711 ай бұрын

    Taas sax maahan wax fiicana maahan,xishoodkii god baa lagu riday, runtii waa wax laga xishoodo,Diin ahaana Sax maahan in ilmaha waxaas oo kale lagu koriyo Acuudubillahi

  • @ifrahibrahim216
    @ifrahibrahim21611 ай бұрын

    They thought he had Alzheimer or dementia because people with that disease lose memory

  • @tonyausten2168
    @tonyausten216811 ай бұрын

    Habo America we are FREE 😅

  • @Caaliyasharif

    @Caaliyasharif

    11 ай бұрын

    hhhhh waa meel waalan dee

  • @mahad5151
    @mahad515111 ай бұрын

    Asc

  • @AbdirashidJamac-uq4ro
    @AbdirashidJamac-uq4roАй бұрын

    Ana maxaan keena ma far gal manaad musllin

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad362411 ай бұрын

    Caailya maqaxida cayarata kada baye ❤❤

  • @Caaliyasharif

    @Caaliyasharif

    11 ай бұрын

    😂😂😂😂 ❤🎉

  • @xasnahassan4332
    @xasnahassan433211 ай бұрын

    Waa xaraan nin ku qabin inaa la nolaato bananka ha kala maran

  • @saidoosman3063
    @saidoosman306311 ай бұрын

    Abayo waa arin an layabay wiil ayaa iga xanunsaday marka waxan wacay pol iska waxan iri wiiilkan waa xanunsan yahay marka. Wuxuu rabaa inuu gariga kaxeyo macquulna maha wayo safe maha icawiya wuxu igu yiri sii gariga furihiisa markas ayan iri sidee u siiyaa naftisa iyo biladmiga wuxu ku yahay halis waxay dheheen marku wax dilo naso wac marka abayo waa dhibatada galada lagu arkay

  • @miskiissak5824
    @miskiissak582411 ай бұрын

    Maraykan dadku wuu shaqeystsa. Sifudud loogama qaado driver license. Daawadiisa lasiiyaa wuuna wadan karaa hadii aan dhaqtarku u arag in ay qatar kutahay nafteeda ama tan bulshada.

  • @Dheemanluul903
    @Dheemanluul90311 ай бұрын

    Waa yaab ar somaliyaa wax kasta waa nookeeneen 😂

  • @sharafhanduleh8116
    @sharafhanduleh811611 ай бұрын

    Caliya maxaa ku dhacey ma albaabkii sterskaa soo galaysaa maxaa isu asturi waydey khamaarku isagoo markii hore iska yaraa baa hadana sii qaawisey

  • @abdirahmanhassan2550
    @abdirahmanhassan255011 ай бұрын

    Kkk single mother ins tahay manta le ogaaday

  • @niema5404
    @niema540411 ай бұрын

    Farantigan ninkii keenaa katagay caaliya umadeena maaha😂😂😂

  • @Hodaneey
    @Hodaneey11 ай бұрын

    ❤❤salaam wll wan ku xiisay wariya bbc ba magacisa wax ku jiray jug so dhacay adana Marmar uun bad Magie soo dhacdaa 😅😅😮

  • @Caaliyasharif

    @Caaliyasharif

    11 ай бұрын

    😅😅😅😅😅😅 Alla waan xasuusta Bashka Jug soo dhacay

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow389211 ай бұрын

    Wax fiican maaha xatee diiniyan waa qalad weyn dembi xun waaye

  • @farhiaadeed2227
    @farhiaadeed222711 ай бұрын

    If the marriage is over there’s no nothing no friendship it’s like I have never meet you

  • @omarhussein3425

    @omarhussein3425

    7 ай бұрын

    That is only if no kids but with kids you stuck together for ever even after divorce 😢

  • @sunshineseaandvitamind8620

    @sunshineseaandvitamind8620

    Ай бұрын

    What do you mean 'its like I've never met you'? If you have kids you have no choice but to be civil and cooperate to co parent your children. Stop being selfish.

  • @fartunfarah6447
    @fartunfarah644711 ай бұрын

    In America you are free unless you break the law. Even if your own mother reports you to authority,they will not listen.

  • @niyasan5241
    @niyasan524111 ай бұрын

    America qof kasta xuquuq ayuu leyaahag inlaa uu qofkaas dambi galo.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka262311 ай бұрын

    Ree Dubai Caliya haday so noqoto iyadoo kaligeeda wad ceebaysan tihiin kkk soo habeeya gabadha waa gabadh dagan

  • @najma649
    @najma64911 ай бұрын

    diinhaan mabanaana

  • @yasminhussein8657

    @yasminhussein8657

    11 ай бұрын

    Sin sin baar aad den adigu sin sin baar tag adoon tii cali yuufu batahay

  • @shshss1192
    @shshss119211 ай бұрын

    Wa xaraan labo kala tagay inay isla joogan lkn hadii ciddo ku jirto wa ok bcs hadi isu tagaan way inu rajactu dhahy cml lkn hadi ciddada dhamaato ajnabi bu ka yhy oo meher cusub laazim waaye allow sahal

  • @naimaali1294
    @naimaali129411 ай бұрын

    Subxaanalaah, adigu miyaanry kuula muuqan talking about other people business iyo weliba kugu xan ????????