AMAL BUURO & MALYUUN ROOBLE

Пікірлер: 119

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal1562 ай бұрын

    Masha Allah ❤

  • @libaax-cq4wk
    @libaax-cq4wk3 ай бұрын

    Ma'Sha'Allah walaal, qof sharf, dhaqan,iyo Diin leh batahey hablihii somaliyed o qiimaha lahaa ayaa tahey Alxamdulilaah Allah hagu dhuuro❤

  • @ifrahaden3782
    @ifrahaden37823 ай бұрын

    Balaayaa tiktok so dajisata alxamdulilaah in aana haysan war waxa iska tuura waa fasahaad kii aduunkan tiktok waa fidnadii masiixudajaal oo kale 😢😢😢😢😢

  • @user-ye7jx2pn2z

    @user-ye7jx2pn2z

    3 ай бұрын

    Kulamid ahay magalo meel xun weeye

  • @Zusan15

    @Zusan15

    3 ай бұрын

    2019 ayaan arkay iguna fabaysay dadku waxa fiican bay iga dhiigen lakiin waxan ku nacay ilamahyg iyo naftydaba wuu iga mashqulinaya waan iska dhafy walhi

  • @nasroamiin5557
    @nasroamiin55573 ай бұрын

    Abayo somali nin iyo nagba qasaro ayey kusugan yihiin waxeyba modaan iney aqiro jirin eysan dhiman donin waligod ilaah nama jojiyo aqiro mesha maxkamada ilahey kuqadayo alla namn farisiyo. Wakusalamaya xabibtii.❤❤❤

  • @mohammedkoriohaji-vh1sq
    @mohammedkoriohaji-vh1sq3 ай бұрын

    Aaliya shariif Ramadan Mubarak jigjiga Ogadenya

  • @ikranfaiz3737
    @ikranfaiz37373 ай бұрын

    Ramadan🌙⭐️ mubaarak Caliya ❤❤

  • @Degmodeqa
    @Degmodeqa3 ай бұрын

    Hakasoo hadline inagadaa Caaliya waa ramadaane 😂😂.

  • @fayecooking
    @fayecooking3 ай бұрын

    Waa bil Ramadan Iska jooji waa bil cibaado ❤

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z3 ай бұрын

    We ❤ you inaadeer ❤❤❤ from Daarood SSC

  • @Hodaneey
    @Hodaneey3 ай бұрын

    Salam walal aad ban ku salamaya ❤❤ Ramadan Mubarak amiin yaa rab idilkenba. Rabi ha so hanuuniyo dadka walal eaa lagu akhiro seegayaa alxamdulillah maba daawado tiktok

  • @IAM_ASMA
    @IAM_ASMA3 ай бұрын

    Walaal caaliyo aqlaaq xumada TIKTOK waan kula arkay.alaha na xafido dhamaan

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD3 ай бұрын

    Subxanallah ilaahoow ilmaha badbaadi hooyooyinkii intay isku jeedaan caruurtiibaa ka hoos baxay Rabadaan kariim caaliya iyo asxaabteeda

  • @jamilayusuf9521

    @jamilayusuf9521

    3 ай бұрын

    U R right 😂

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad36243 ай бұрын

    Subaxanalah ilahow qatumada nohagaji waa waqatigi nabigu scw ♥️ noshegay waa calamadihi qiyamaha xishodki iyo aqalaqadi baa babaya

  • @samirr546
    @samirr5463 ай бұрын

    Ramadan mubaarak Ina shariif

  • @fahima6186
    @fahima61863 ай бұрын

    رمضان مبارك ☪️ sister dambigooda iska daa adiga cibaada daada yeeysan kaa burin🙌🏼👍

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed36153 ай бұрын

    Wcs miss caaliya sharif kheyr baan kura jey nayaa warka sodaa dhamaan adiga iyo somali uk wan idin salaamayaa alle haku barakeyo wll like iga qabo bye

  • @ju4965
    @ju49653 ай бұрын

    Masha Allah

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah54883 ай бұрын

    Mash Allaah❤

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama21233 ай бұрын

    Ramadan kariim sister. Ali shariif

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie20433 ай бұрын

    Xasbiya allahu wa nicmal wakiil. Allahu manajeynaa bikuli shari. Illahow ceebaheena astur adduun iyo aakhiraba. Allah kacabsigii dadka qaar waa ilaaween.

  • @noraadan8963
    @noraadan89633 ай бұрын

    Mashallah Wllo Caliya Inan Wanagsan Ayad tahay ❤

  • @safiyoasan
    @safiyoasan3 ай бұрын

    Thanks sister noo Soo uruuri I London

  • @yurub5288
    @yurub52883 ай бұрын

    Mashalla Allah ilahay haku xafido iyagana ilahay ha soo hadeeyo waa in lahelo qof wacan oo waniya dadka si days Ah sida Adoo kale ❤❤❤👍

  • @mulkisaid8385
    @mulkisaid83853 ай бұрын

    Ramadan mubaarak habo waku salamay

  • @halimohellos8943
    @halimohellos89433 ай бұрын

    Let’s go Sharafey we need the scoop

  • @ahmdadn9165

    @ahmdadn9165

    3 ай бұрын

    24hrs xan miyaad rabtaa in aad ku shirkowdaan

  • @MohamedHassan-jq8gu
    @MohamedHassan-jq8gu3 ай бұрын

    Ramadan Mubarak...Qof wanaagsan baad u egtahay ee haka raadin views xumaan ka sheekeyn & wax aan dadka & adigaba qiimo kugu soo kordhineyn...itaqilaah ukhtaah...

  • @foozia426
    @foozia4263 ай бұрын

    Caaliya codkaaga sifiican loo maqlimayo ❤

  • @Hodaneey
    @Hodaneey3 ай бұрын

    😢😢😢 subaxna Allah rabaw awlaada u gargaar 😭😭💔💔 dadkani way ka tageen ibnu Adamnimadii iblays ba rartay 🥺🥺

  • @ayanqayuur7885
    @ayanqayuur78853 ай бұрын

    Ramadan Karim

  • @fatuushvlogs4305
    @fatuushvlogs43053 ай бұрын

    Run badnidaa dadki dagaalki Somalia soo arkay waa waalan yihiin kuba badan oo waalan oo dagaalki soo maray bn uk 🇬🇧 ku arkay

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar96203 ай бұрын

    Maashallaah caaliya sisharafleh oodhaxdhaxaada baad uga hadashay

  • @user-gp9oq4sd5q
    @user-gp9oq4sd5q3 ай бұрын

    Amin inshallah shugran walashay qali

  • @sweetrollin
    @sweetrollin3 ай бұрын

    Amiin

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed1813 ай бұрын

    Ramadaan Mubarak

  • @ladanq5197
    @ladanq51973 ай бұрын

    Adigu Allah ka baq Santa waa mamnyuc caaliyo

  • @faya786
    @faya7863 ай бұрын

    Malyuun ma 22 jir baa u joogo ?

  • @somalistar8261
    @somalistar82613 ай бұрын

    Naagtaas olmaha caaysay waa in la xiraa malyuunaay naagahaan waa in la xiraa malyuun ilmahii baay afagta garaaysay

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye23323 ай бұрын

    Walaal gacaliso Caaliya salan sare kadib aad iyo aad baad mahadsantahay anrinta aad kahadashay caawo waa arin mihiim ah qatarna ku ah Arimaha Bulshada gaar ahaan dhaqankeena suuban iyo Diinteena sharafta leh hadii aan laga hadlina waa nasiib daro ween. Walaal gacaliso Ilaahay ajar iyo xasanaad ha kaasiiyo ee u siiwad

  • @dirie1000
    @dirie10003 ай бұрын

    Caaliya Salaan sare ina adeer , waa lagu waayey , Ramadaan Kariim .

  • @fahima6186
    @fahima61863 ай бұрын

    Ilmahaaga oo adigoo hadallo noocaqs ah ku hadlaaya ilmahaagii ku daawadaan 😢😢😢SUBXANLLH 😢😢teeda kale malyuun gabadha laleeyahay soo ma aha gabadhii Sharma Booy❓ gabar yar baan moodaayay😊

  • @user-nt5sz6dg2r
    @user-nt5sz6dg2r3 ай бұрын

    Amal buuro ayaa ladhaha wll schoolka ayn isku class aheyn waliged sidasey uwaalneyd wll

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman12283 ай бұрын

    Subxanallah istaqfurulla 😮

  • @ladanq5197
    @ladanq51973 ай бұрын

    Abaayo Adigu ilaahay ka baq Waa soon

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q3 ай бұрын

    Caaliya sharaf wl qaali Ramadan Mubarak ban ku leeyahay. Caaliyay beryahan wan ka maqnaa mediaha lakin shalay waxan arkay mucjiso Anka yaabay markaasan is iri caliya talaw maka hadashay Waa qisada safiya iyo wiilkii maraykan maxamed dauud..

  • @fadumoshiikh2210
    @fadumoshiikh22103 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waa yaab subxanalahaa

  • @samirasahra1747
    @samirasahra17473 ай бұрын

    AMIIN.AMiiN.AMiiN.AMiiN

  • @samataraabdullahi623
    @samataraabdullahi6233 ай бұрын

    Waa run sheeg caaliya kuwaa waa in aad ku xidhaa system ka ay ku basbiiyeen somalida

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim85133 ай бұрын

    MAXAD KAA SOOMYSA KUWAS AKAARKAGA LAA SIINYE MAD ISK DHAFTADA

  • @fartunjama4040
    @fartunjama40403 ай бұрын

    Waxa iga yaabiyay aniga qolol kaas oon qayrba lagu heenin kuwa inta soo galo duco usoo raadsada ii duceeya walalayaalow baad maqlin meesha ay ducada kadalbanayaan ba waa meel hoogtay😂

  • @shukriali9113
    @shukriali91133 ай бұрын

    Dhilo waye Malyun walaan . Muqater ayaaa yiirii cunguu garac waaye run waaye.

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot3 ай бұрын

    caqligii. oo qof ah caliya shiriif laandheere jecliyee indertay from buuhoodle iyo gobolka doolo

  • @fowziasheekibrahim8998
    @fowziasheekibrahim89983 ай бұрын

    Bisinka wllo ilahay ha soo hadeeyo

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi33933 ай бұрын

    Maa la dacweeyo xabsiyee ku gali karaan inay minors sawirkooda isticmaalaan ama qof sawirkiisa without their consent waxay sameenayaan waa emotional and verbal abuse? Halagu dacweeyo child and adult vulnerable protection services?

  • @nassirjama3686
    @nassirjama36863 ай бұрын

    Beautiful woman

  • @Caaliyasharif

    @Caaliyasharif

    3 ай бұрын

    😊

  • @safahussen8381
    @safahussen83813 ай бұрын

    Wales dhariyaaa😂😂😂 maxkamadmuysa

  • @sagalosman1083
    @sagalosman10833 ай бұрын

    Waaxay wiil 22 jir ah oo la haayo ? Bisinka

  • @Xigma_
    @Xigma_3 ай бұрын

    Qurbaha jogitankisa wlhy to me wa challenge study work, orod naftada even waqti be ka rabta bisinka wa nago mentally illness haysta may be we never no😂

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf12103 ай бұрын

    Ramadan Mubarak Caliya 💖💖

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi17043 ай бұрын

    Ramadan kariim Tarawixdada xooga saaro😅

  • @deeqoadan7439
    @deeqoadan74393 ай бұрын

    Llahxawlla walaa khuwataa 😢😢

  • @_Khaalid
    @_Khaalid3 ай бұрын

    Ii wad sheekada maqnaantaadii baa saameyn igu yeelataye jah 😂😂😂

  • @safiyocisman1447
    @safiyocisman14473 ай бұрын

    Asc caaliya quruxey bilcibado waaye ee dib nog dhig si aan cibaada daada kaaga xuman

  • @fertunali1007
    @fertunali10073 ай бұрын

    Somaalidii habaar baa kudhacay ragiina wadankii waa ka degi layahay dumarkiina waa kuwaas xumantooda iyo aqli xumidooda qolalka iska so furanaya si eey isku cayaan oo isku daba guraan.ilmihiina wey heysan layihiin oo wey dayecen

  • @bamiiman8891
    @bamiiman88913 ай бұрын

    Tiktok balaaya ka socota

  • @football_hub1
    @football_hub13 ай бұрын

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @ubahali2129
    @ubahali21293 ай бұрын

    ❤❤❤ ❤I

  • @roodanuur461
    @roodanuur4613 ай бұрын

    Xaagay joogan waaba shaarkidaro Europa inaad ilmo istici maashid

  • @mulkisaid8385
    @mulkisaid83853 ай бұрын

    Iskada habo yey toobadad kaqadan iyo xasanadkaga

  • @AliAli-ih9sw
    @AliAli-ih9sw3 ай бұрын

    Caaliya,waakusalaamay

  • @Caaliyasharif

    @Caaliyasharif

    3 ай бұрын

    Waan kaa qaaday wallo

  • @abdallekhalif3334
    @abdallekhalif33343 ай бұрын

    What's upkaga ma Isiinkartaa

  • @ilhan6838
    @ilhan68383 ай бұрын

    Hayey hadey kuso karbashayaan

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo213 ай бұрын

    Oo Adi hadaa wax u sheegoysid ma si private ah ula xiriirtid hada ma Caynoosa mise waxba u shegoysa what is this sick joke😂😂

  • @somalistar8261
    @somalistar82613 ай бұрын

    Naagahaan tik toga joogo rsbsdaanla baay caaytamaan

  • @samirr546
    @samirr5463 ай бұрын

    Luqada ha baranina dheh amay af kale ku soo hadlaan iyaga oo sidan u khariban!!!

  • @kubra8

    @kubra8

    3 ай бұрын

    Good idea waxba yaanay luqad nagu baran e halgaa hanojiren, waayo caruur waawayn o social media kujira nojoga.

  • @user-ee1hk3ff6l
    @user-ee1hk3ff6l3 ай бұрын

    Caaliyay ano qalan o umul ah ban ku daawanaya

  • @Caaliyasharif

    @Caaliyasharif

    3 ай бұрын

    Umushii is xambaarata Alla ha kaa dhigo xbbti qaali🥰🥰

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed49843 ай бұрын

    If this is TikTok ilaahow ha I gelin , shartooda umada Alle haka qabto

  • @saaam6896
    @saaam68963 ай бұрын

    Amal waa inanyar walahi Lkn waa wax walan dadka garanayaanu nahay waa dadkii 1992 dhashay aniga Joogey dhalashadeedi

  • @ashalul565
    @ashalul5653 ай бұрын

    Dadkaan aaaway dadkii dhalay ehel iyo qaraabo, ilaahow ceebtayada astur.

  • @fadumonor868
    @fadumonor8683 ай бұрын

    Is Ramadan take a break from gossiping please

  • @Aminaali680

    @Aminaali680

    3 ай бұрын

    SubhanAllah Yes I agree 😢

  • @user-hu9ul4tr5u

    @user-hu9ul4tr5u

    3 ай бұрын

    GOOD ADVICE FROM U 😊

  • @sahraabdullahi7417
    @sahraabdullahi74173 ай бұрын

    Arinta tiktok ka haysata somalida iyo dhaqan xumida taala waxay u baahan tahay wacyi galin xoogle

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed71133 ай бұрын

    Adiga taada ka hadal xanbey ku tahey

  • @mruun3542
    @mruun35423 ай бұрын

    War jecli 0.50 ay Ii tahay 😂😂😂

  • @Caaliyasharif

    @Caaliyasharif

    3 ай бұрын

    😂😂😂😂❤

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya40483 ай бұрын

    22 ilmo ma aha!

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi32633 ай бұрын

    QOFKASTO DHAQANKISA GURIGODI BU KALA YIMIID WAA WAASAQ UFFFFFF DHEH

  • @furqanabidnoor6603
    @furqanabidnoor66033 ай бұрын

    Mussiba

  • @cazo639

    @cazo639

    3 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂 nag jini hadaa argto gabar jini eey ahaan jirtay😂😂😂😂 Ben ma aha yaah

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi32633 ай бұрын

    KAGA DARANE KULIGOD WAA 30 JIRO 30 HAAL QAADO 😂😂😂😂😂😂

  • @Maria28832

    @Maria28832

    3 ай бұрын

    Kuwa eouroba iyo amerika ilmo dhalay isma yareyn karaan oo dada caruurta kashifeysa habartii cunugeeda 20 Jir yahay ma dhihi karto 30 aan jiira

  • @mariamsidi3263

    @mariamsidi3263

    3 ай бұрын

    @@Maria28832 SAMIIYEY MA ILA ARAGTEY KKKKKKKK

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah68923 ай бұрын

    Taraxwiixda maka ka imadaa labadas kaso hadlaa😂😂 maxa danbigoda kugu watay waba so cibadeysate

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed92253 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂what a sick joke

  • @KawsarAhmeth
    @KawsarAhmeth3 ай бұрын

    Huuno amaal khax iyo gaajo may arag 35 jir reer somaliland ah muuu dhibaton

  • @pihcx2596
    @pihcx25963 ай бұрын

    Waay ku suugen. Kuwas. Baan laa jirnah. Waa goob. Ayad. Aqon lahen

  • @abdikafiosman607
    @abdikafiosman6073 ай бұрын

    Sadex maalin ka hor seen u arkin yaah

  • @Caaliyasharif

    @Caaliyasharif

    3 ай бұрын

    Ramadan Mubaarak Abdikafi walaalkey

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah36973 ай бұрын

    Naagta malyuun rooble la dhaho waa naag aad iyo aad u dhaqan xun oo aan cidna nabad gelin

  • @cazo639

    @cazo639

    3 ай бұрын

    Af xumo iyo af adki😂😂😂😂

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho84953 ай бұрын

    Naagta xunta malyuun walaahi waa lagu sugey markey baraha bulshada ay soo galeesey mareexaan ayadoo caayeeso ayey soo gashey 😂😂😂 mac ayey ku tahay sida loogaley 😂😂

  • @ahlanahmed8860

    @ahlanahmed8860

    3 ай бұрын

    Mareexan waxa sabab u ahaa ninka mukhtaar oo naagtiisa malyuun kasheekeyn jiray

  • @runkahadasho8495

    @runkahadasho8495

    3 ай бұрын

    @@ahlanahmed8860 muqtaar kahor bey caanjirtey waxay kusoo Caan baxdey mareexaan iyo farmaajo

  • @ubahguled96
    @ubahguled963 ай бұрын

    Yaab adiga ya ku yiri ka hadaal business iyo.wixii is magaaya

  • @abdibasid7161
    @abdibasid71613 ай бұрын

    Caaliyo Aniga Hada Waxa Aad Sheegeysid Ma Aanan Ogeyn Waxan Ku Qasbanahay Inaan Raadiyo Hadda ileen Adaa Ii Sheegee Wixi Dembi Ah Oo Meeshaas Iga Soo Gaara Qayb Wayn Baad Ka Tahay Teeda Kale Bisha Soon Keliya Naga Jooji Sheekadan Waa La Yirida Ah Bilaha Kale Wixii Dembi Ah Waan Kula Qaybsaneynaane kkk

  • @cazo639

    @cazo639

    3 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂 wax barta waa war fcn hdal qimo bdan bal inta loo tarjuma naag fced tarjuman uwadane meey college students ayada tkto malyuun mafiyo😂😂😂😂😂

  • @KhanYunis7

    @KhanYunis7

    3 ай бұрын

    Oo hada ayadu wxay ka sheekaysy mxay qalad ah oy ku ledahy wax dhcay unbu so tabisaye Mida kale wxd ba ledahy naga dhaaf dambiga hadsne wnsii radinayaa bd ledahy bal Adigu dhan isugu baydh😂😂

  • @pihcx2596
    @pihcx25963 ай бұрын

    Malyun. Waa shibo. Dhaqdah. Oo wacalo heysato. Waa dhilo aqlaq daran

  • @tonyausten2168
    @tonyausten21683 ай бұрын

    Habo yes talk about Mohamed Daud and Safiyo! Hot topic!

  • @adoontiialle8270

    @adoontiialle8270

    20 күн бұрын

    Who are they?

  • @nimoadam3508
    @nimoadam35083 ай бұрын

    What about you women you too

Келесі