No video

PRANK || HOOYO DHARKAADA AYAA ….. IYO HOOYO OO XANAAG FURKA TUURATAY SORRY MAMII

Пікірлер: 265

  • @dheelitiran2008
    @dheelitiran2008 Жыл бұрын

    Maama calwiya dar alle isaga jeclhy❤️ marwal wee iga qoslisaa waa funny😂😂 m.a allaha inoo xafido🤲🥰

  • @UmuQaale-mb5rl

    @UmuQaale-mb5rl

    Жыл бұрын

    Maama calwiya dar alle waan jeclhy Adna xooyo xadhiwiin

  • @AbduqadirMohamed-qy8hh

    @AbduqadirMohamed-qy8hh

    Жыл бұрын

    Maama xalwiye

  • @MEERa_Abdallah
    @MEERa_Abdallah Жыл бұрын

    Family dartod KZreadka u soo galo ❤❤lknn malmahn sumayo ma la ,arkin maxaa. Ku dhacy😢❤

  • @sucaadosubeyr9005
    @sucaadosubeyr9005 Жыл бұрын

    Wallhi maamada wan iska jeclahay Allah iin daayo😘😍👸

  • @Kokoo-27
    @Kokoo-27 Жыл бұрын

    The pest person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhamed SCW❤❤

  • @naimamusa5023
    @naimamusa5023 Жыл бұрын

    😂😂😂😂 the most funniest mom in the world Masha Allah 😂😂

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Жыл бұрын

    Mom kaftan iyo jacal ay kuu qabaan ayay prank kuugu sameeyeen raali noqo Waa ku tuugaa ❤❤❤❤

  • @HuubiMohamed
    @HuubiMohamed Жыл бұрын

    Mom calwiya is not easy wlh hoyo mcn cimri dheer iyo cafimad kheir qaba kurajenaa Adna hoyo calwiya igusalam abyo mcn❤

  • @sahro1072
    @sahro1072 Жыл бұрын

    Adna abayo qosolka ka daa video ka waxabo lakama maqlaayo qosolka aad saartay

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Жыл бұрын

    Maama calwiya waaku heesanaa😂😂😂 kareenkaada bax baxso aala dhahay😂😂 wlh funny

  • @naagadag4493
    @naagadag4493 Жыл бұрын

    From somali waa iga qosliseen wllhi cida inay soo kacaan kusigtay 01:42 soo jeeda kaligay😂😂adna umad maha😂😂😂

  • @Kokobulleit5
    @Kokobulleit5 Жыл бұрын

    Waraa adna carwada maamo calwiyo kaleexo maka kaftantee 😂😂😂😂😂 Fanny dharkana canada ii ah calwiyo is not easy 😂😂😂😂

  • @user-yh2rf5do6b
    @user-yh2rf5do6b Жыл бұрын

    Maamada is not easy wllhi 😂😂😂😂

  • @nafisafarah7
    @nafisafarah7 Жыл бұрын

    Mom so funny 😂😂😂😂

  • @umu251
    @umu251 Жыл бұрын

    😭😭😭yaa si muslimnimo ah ilaahey dartiis ah igu caawinay oo 2 bil kiradis leyga raba garb igu siinay ilaahey haii gar gaaro wlhi bilhi waxan sameyo ma aqaan alxmdu lillh bes

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Жыл бұрын

    Ilaahay ha kuu daayo gabadhaada iyo wiilashaadaba Walaali waan ku jaclahay mom Hooyo Ayaan kaa dhigtaa Ilaahay ha daayo amin yaa rabil caalameen

  • @rahmamhassan8302
    @rahmamhassan8302 Жыл бұрын

    Kkkkk😂😂😂😂dharkey Canada 🇨🇦 ii ah runteed waaye walahi maama calwiya rageeda waaye😂😂😂😂😂😂

  • @nasromuqtaar-gt7qv
    @nasromuqtaar-gt7qv Жыл бұрын

    Alla wan furay wlhi maama calwiya allah ku dhowro mom🥰🤣🤣😂

  • @faisaliibaan1630
    @faisaliibaan1630 Жыл бұрын

    Maamada is not easy❤m,a😊❤❤

  • @fatima-5726
    @fatima-5726 Жыл бұрын

    Mamada dhar keda u so dhigateen adi adna plz dhibka ka daaya mom calwiyo waan jeclahy funny waye❤

  • @Razanhussein8960
    @Razanhussein8960 Жыл бұрын

    Dharkaa Canada ii ah waa runteed❤😂😂

  • @NuraMusa2278

    @NuraMusa2278

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @faizamohamedabdi2847

    @faizamohamedabdi2847

    Жыл бұрын

    Haa wallahi waarunteed waaykusugtay

  • @SaynabXasan-jb7wr
    @SaynabXasan-jb7wr10 ай бұрын

    😂😂the most funniest mom in the🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Kidslover_1
    @Kidslover_1 Жыл бұрын

    Maamo ani idemi 2024 kusina I aamin 😂

  • @ziidkazaki
    @ziidkazaki9 ай бұрын

    Mama calwiya ilaaho cimrigada hakudeereyo😅😅😅😅

  • @qwinnasrinabae5584
    @qwinnasrinabae5584 Жыл бұрын

    Wlhi qosol igumaxarin 😂 wa sidhi ayeydey cml iskumid yihin so funny 😂😂😂🙈

  • @siciidaabdirasaq8256
    @siciidaabdirasaq8256 Жыл бұрын

    😂😂 hh waraa dharkayga iisaar meesha 😅 hooyooyinka somalida isku mid waaye ayagoo dhan mayee aabe wuxuu iyiri kulahaa😂😂😂

  • @nawalnalka2594
    @nawalnalka2594 Жыл бұрын

    I love this family from uk😮❤

  • @zuzanali5962
    @zuzanali5962 Жыл бұрын

    mowliidkaa gashahee kulahaa ar maamadaa so funy waaye 😅😂

  • @abdirahimdahirmalin6728
    @abdirahimdahirmalin6728 Жыл бұрын

    Wlhi waa qoslay maamada waa update lafta waa la qaadan karaa kulahaa😂

  • @nasteexacumarnasteexacumar5799

    @nasteexacumarnasteexacumar5799

    Жыл бұрын

    Kkkkk

  • @nasteexacumarnasteexacumar5799

    @nasteexacumarnasteexacumar5799

    Жыл бұрын

    Ani adna aad ugu qslay gargo anaa dhibaayo iyo 50 So mari 5 bil Ku dhiib hhhhh

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Жыл бұрын

    Mamada prankiga adna ku warerisay 😂😅

  • @Catiifo-gl4en
    @Catiifo-gl4en Жыл бұрын

    Dharkeyga 🇨🇦 ii ah maamada isn't easy 😂😂😂😂

  • @queenhafso7613
    @queenhafso7613 Жыл бұрын

    Hhhhh walhi hoyadan waa hoyadey oo biyo is Mari nin

  • @hendersonjordan9541
    @hendersonjordan9541 Жыл бұрын

    Mom is so funny Wlhi OMG 😂 😂😂 Kulaha Anile Gagadhahayo Hooyo isn't easy 😂

  • @updirahmanmahad9384
    @updirahmanmahad9384 Жыл бұрын

    hhhhhhh dhibadana adna hadana hooyo maykawadiwayday carwada hooyo kuwaltay wlhi xarbowaye hooyo😂😂

  • @hamdaamerica12
    @hamdaamerica12 Жыл бұрын

    Mamada is not easy 😂dharkyga Canada ii ah

  • @AymanYp-go5wl
    @AymanYp-go5wl Жыл бұрын

    Prank intan fiirsanayay kii igu qosolka badnaa hooyo calwiyo funny waye kulahaa suufi lagu qasa kadibna cab😄😄😄 allow cimriga udherey mama calwiyo 🤲🤲🤲🥰

  • @MalyunManka-bm1jc
    @MalyunManka-bm1jc Жыл бұрын

    Wlhi mama calwi we iga quslisay alla berka qusul badnaa mama calwi Allaha ku xafido 😂😂😂❤❤❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Жыл бұрын

    Ala adna.maryaha funyy ka dhigatay 😂😂😂sorry maamo🙏

  • @ayuuzhppe99
    @ayuuzhppe99 Жыл бұрын

    Mama calwiyo isn't easy wllhi she's so funny

  • @monam7931
    @monam7931 Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂Hooyo calawiya dharkeeda maad u daysa hooy adan MA jogtid 😅😅

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j Жыл бұрын

    Adna henah waan ku salamey mamah calwiyah xisabtadah madhunto xamar xisab waa yehay Markih sodhibtoh basadah alodirah dharkanah runtad waayeh mamah calwiyah ilahaay haxafidoh cafimad nah alaah siyo mamadah amiin

  • @idilisse8366
    @idilisse8366 Жыл бұрын

    Hhhh duqdu fariid waaye waxaan dhiibayo malahan bay taagantahay

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Жыл бұрын

    Ilaa mowliidkaa gashaneey❤😂😂😂😂 dharbaaxin aan kaaga bixi haa inta😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Istaqfurullah😅😅😅😅😅🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @xamdixasan7017
    @xamdixasan7017 Жыл бұрын

    Kkkk ar mamada mayee baba keendhahay aaaaa😂😂😂 😂mamada fany socdo waye ilahay ha kuxifdiyo hbo calwiyo❤

  • @user-zr3tm1fs8s
    @user-zr3tm1fs8s Жыл бұрын

    Mayee mawliidka ay xiranee😂😂😂Mamada dhibka kadhaafa

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 Жыл бұрын

    Mamada iyo dharkan dhib le isku qaban adna dhibka dhaaf 😂😂😂😂

  • @nasteexacumarnasteexacumar5799

    @nasteexacumarnasteexacumar5799

    Жыл бұрын

    Kkkkk

  • @asmaali9940
    @asmaali9940 Жыл бұрын

    Mamada dharkeeda baa canada 🇨🇦 u eh halaga leexdo adnooy😂❤

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 Жыл бұрын

    😂😂😂 mama calwiyo waa hooyadey oo mesha taagan

  • @quendeeqsanofficial2162
    @quendeeqsanofficial2162 Жыл бұрын

    Kaalay adi aruurso 😂😂😂😂 Amiira qac aaka yeertay 😂😂😂😂😂

  • @naciimanaciima-ck6vo
    @naciimanaciima-ck6vo Жыл бұрын

    Mom calwiya cimri dheer ii caafimaad allh aku siiyo

  • @abdullahimohamud2897
    @abdullahimohamud2897 Жыл бұрын

    Kkkkkkkk hooyo waa funny hadalkeeda ayaaba qosol ah Allah inoo daayo hooyodinkeena

  • @ikramsahal-ze8cl
    @ikramsahal-ze8cl Жыл бұрын

    Darkana canada iah kulaha mamatha😂😂

  • @Yourfavouritechef37
    @Yourfavouritechef37 Жыл бұрын

    Masha allh maama tukaaan halooo furo❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Жыл бұрын

    Dharkaan aa canada I eh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊Illahoow habaryar noo xafid yarabi ❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤲🤲🤲🤲🤲 Hoyadeey ayaan soo xusuustay ayada ii Hoyadeey isku luqad waaye❤ suufiyaan kuu qasaa cabitaan cmall u cab❤❤❤❤ Ar adna waa jarab wallaahi 😂 ar saan u fuuray ❤❤ Ani waanba jecelahay mama calwiya,❤ Salam Sare hooyo macaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen83455 ай бұрын

    Mamo calwiyo wlh funny waaye qosolka iga dhamesay dhaarkaan canada ii ah aniga

  • @NasroShire-ff3gu
    @NasroShire-ff3gu Жыл бұрын

    Adna prank kaan dharga lku xayey siinayo naga daaya caadi xayeysiinta usameyaa anaga idinka caqli badan naher 😊😂😅

  • @anfac559

    @anfac559

    Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 Жыл бұрын

    Wllhi maamo calwiya waan jeclahay masha.allaah Allaah ha noo xifdiyo aamin aamin

  • @user-ge1ve9jy2g
    @user-ge1ve9jy2g5 ай бұрын

    Maamo ilhy ha ku xafido 👸🏻🤲

  • @zaiabdi7558
    @zaiabdi7558 Жыл бұрын

    Hooyo iyo dharkeeda maa daysaan Adnow 😂😂😂😂

  • @maqdisapdirahman2521
    @maqdisapdirahman2521 Жыл бұрын

    Adna maamada mar kle prang hakusameynina❤😊

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 Жыл бұрын

    Hooyo mcn waa funny wllhy wey iga qoslisey ❤😂😂

  • @SacdiyoFaarax-hc9le

    @SacdiyoFaarax-hc9le

    Жыл бұрын

    🤘❤️👍😅😅😅

  • @ina_dahir
    @ina_dahir Жыл бұрын

    Dharkeya Canada I eh wlh dacad uqoslay 😂😂😂😂

  • @nishabea424
    @nishabea424 Жыл бұрын

    MashaAllah my fmly loves you all best prank hooyo mcn love you ❤❤❤

  • @nasteexacumarnasteexacumar5799

    @nasteexacumarnasteexacumar5799

    Жыл бұрын

    Adnaa ka daran hhhh waku ciidee balan waaye haka warwarin hhhhh

  • @zeinabarsidirie7463
    @zeinabarsidirie7463 Жыл бұрын

    Masha allah hoyo mcn sasa karaba iska celi adna 🧕🥰

  • @caashobashiir6695
    @caashobashiir6695 Жыл бұрын

    Maya aabe waxas yiri kulahaa mama calwiyo ala beerka😂😂😂😂😂adno seebay qosolka isugu celinaysaa😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Жыл бұрын

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan

  • @maryanmaxamed3376
    @maryanmaxamed3376 Жыл бұрын

    Mamada ❤waa qatar wllh 😂

  • @najimamohamed9095
    @najimamohamed9095 Жыл бұрын

    Adna dhibadana mom calwiya dharkeda maad iska dhaftidoo hh😂

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 Жыл бұрын

    Walaahi dhor sano saan uma qoslin 3 mar baan ku ceshtay maamo calwiyo dharkeeda waa funny kkkk

  • @amaalmohamed1559
    @amaalmohamed1559 Жыл бұрын

    Prank haddee ka xanaqday week hal malin hanoo soo fadhiisato 😂😂

  • @abdulaxmed1143
    @abdulaxmed1143Ай бұрын

    Mama calwiya ilahay hakudesdo🥰🥰

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 Жыл бұрын

    Kkkk funny mama calwiye 😂adna Mamatha prank kadaf walaley

  • @mumtaazqaali2631
    @mumtaazqaali2631 Жыл бұрын

    😂😂😂😂 hooyo calwiya qosol igu dishay

  • @CumarCali-jy9yw
    @CumarCali-jy9yw9 ай бұрын

    m.a 😢sidoo kale waalahi wey iga qoslisaa🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @queenalmaz3534
    @queenalmaz3534 Жыл бұрын

    Mom is so funny😂

  • @fardowsahassan1809
    @fardowsahassan1809 Жыл бұрын

    Hoyo calwiye isn't easy wlhi😂😂😂😂😂dharkaas hoyo kama kaftanto😅😅😅ayaga canada u ah😂😂😂wlhi mamada wa jclhy ❤

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen83455 ай бұрын

    Creamkaga dhiidhiib Abayo soco Adna

  • @munaali6200
    @munaali6200 Жыл бұрын

    Mayee abe waxaas yiri kulaha 😂

  • @maysuunomar980
    @maysuunomar980 Жыл бұрын

    Xaafadaha markaad aadeyso camera daadana waad wataa halugu soo buriyo 😂😂😂😂😊

  • @RuqiyoAlixuseen
    @RuqiyoAlixuseen11 ай бұрын

    Wlhi si daacad u qosly😂😂😂 hoyo mcn

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Жыл бұрын

    Aslam alaykum mom calwi raali noqo anaga ku tuugayno Mom macaan We love you mom ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @haliimoahamed9857
    @haliimoahamed9857 Жыл бұрын

    Adoo raliya dharka mesha saar😂😂😂😂

  • @Prencess5183
    @Prencess5183 Жыл бұрын

    Adno adoo raali ah dharka meshis saar😂😂😂

  • @AdnaChannel

    @AdnaChannel

    Жыл бұрын

    😂😂

  • @zaaqhero6045

    @zaaqhero6045

    Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @asmaqaalichannl251
    @asmaqaalichannl251 Жыл бұрын

    hooyo isnt easy❤😂😂

  • @caisharizaq9017
    @caisharizaq9017 Жыл бұрын

    Sidan uqoslaayey wan fuuray miyaa side udhahday iiga daran maama calwiyo wan iska jeclahay adno dhibka iiga dhaaf from xamar weyne idinkaso salamaya😅😅😂😂😂😂😂😂😊😊😊❤❤❤

  • @muscabxayoow4268
    @muscabxayoow4268 Жыл бұрын

    Waraa dharkee ii saar waraa😂😂😂😂😂😂

  • @user-nd9sr3en5f
    @user-nd9sr3en5f Жыл бұрын

    Warya dharkey isara wara😂😂❤

  • @user-gu9ul4ck5y
    @user-gu9ul4ck5y3 ай бұрын

    Walaa shey adna horay u soco

  • @Kidslover_1
    @Kidslover_1 Жыл бұрын

    Cabitaan ahaan u cab 😂😂

  • @SeynabibrahimAli
    @SeynabibrahimAli Жыл бұрын

    Mayee abe waxas yari😄😄😄

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 Жыл бұрын

    Adno hoyo,dhipka kadaya yaqay

  • @cabdiraxmaanaxmed9664
    @cabdiraxmaanaxmed9664 Жыл бұрын

    Hooyo mcn waa ku jeclahay🤣🤣🤣

  • @Zuhur634
    @Zuhur634 Жыл бұрын

    Momo is every thing 🥰❤

  • @ruqiyocumar6983
    @ruqiyocumar6983 Жыл бұрын

    Adna hoyo kada ciyarta 😂😂

  • @halimaadanhalimaadan6515
    @halimaadanhalimaadan6515 Жыл бұрын

    I'm number 10😂😂😂😂

  • @amranupdirahman3772
    @amranupdirahman3772 Жыл бұрын

    dharxaasho yaa lagugu bixinine ma joogtidoo😂😂😂adno

  • @samraanAli8122
    @samraanAli8122 Жыл бұрын

    Moma funny weeYe wlahi 😅😅

  • @aniisa___cabdilaahianiisa_3834
    @aniisa___cabdilaahianiisa_3834 Жыл бұрын

    Ala wan saxday adnaay saan uqoslaayey😂😂😊

  • @amalabdinor4437
    @amalabdinor4437 Жыл бұрын

    𝑨𝒅𝒏𝒐 karen kada wa dhi dhibta somahn suufi lagu qasa cab😂😂😂😂😂

  • @ZakiyaNasrudin
    @ZakiyaNasrudin Жыл бұрын

    Ani dharkas Wa raba 🥺inte Kala xeriira maamada

  • @LailoHussein-fp1ry
    @LailoHussein-fp1ry Жыл бұрын

    Hooyo so funny 😂😂❤