PRANK || MURUGO IYO OOHIN ISKU BEDELAY IYO HOOYO OO ADNA KA AARSATAY || AMIRA ADKEYSI YEELO

Ғылым және технология

Пікірлер: 1 100

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel2 жыл бұрын

    Muqaalkaan soo daawo 😂😂 kzread.info/dash/bejne/X4SryryYeKvJp8Y.html

  • @lakiaxmed6945

    @lakiaxmed6945

    2 жыл бұрын

    Wlhi hooyo lajamd waye saslaga raba inaad marwalba aarsato horayusoco👌🙏🙏🙏

  • @lakiaxmed6945

    @lakiaxmed6945

    2 жыл бұрын

    Isaso adkee adna walagu hele🤣🤣

  • @axlaamcumaraxlaamcumar6258

    @axlaamcumaraxlaamcumar6258

    2 жыл бұрын

    Sorry adna😭😭😭😭😭😭

  • @umusuleym9441

    @umusuleym9441

    2 жыл бұрын

    Ano og ine prank thy wa oyee hooyo caadi matihid wlhi

  • @umufadmiina9490

    @umufadmiina9490

    2 жыл бұрын

    Adno waa ku salaamay waalaahi caawo waa iga ooy siisay walaahi run ayaan u ooyay aloow idhaaf adno iyo family keeda 100 qof aamiin dhahaan

  • @ismaip1
    @ismaip12 жыл бұрын

    Dunida masoo marin qof la mid ah Nabi mohamed ﷺ ❤🙏

  • @qanciyeyare6891

    @qanciyeyare6891

    2 жыл бұрын

    Scw ❤️ scw ❤️ scw

  • @halimamursal283

    @halimamursal283

    2 жыл бұрын

    scw ♥️ ♥️ scw ♥️ scw scw scw

  • @AliMohamed-xx6rn

    @AliMohamed-xx6rn

    2 жыл бұрын

    صلي الله عليه وسلم

  • @yaasmiincabdirahman6587

    @yaasmiincabdirahman6587

    2 жыл бұрын

    Salalaahu caley wasalam 🥰

  • @ilhaanmohamed4928

    @ilhaanmohamed4928

    2 жыл бұрын

    Scw

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan68722 жыл бұрын

    Adna macsokor maku dhihi karo lakiin hooyo ineey aarsato waa rabey🤣🤣🤣😍😍😍

  • @naciimomaxamud5532
    @naciimomaxamud55322 жыл бұрын

    team hooyo macaan wa wadiweeysay walaahi prank horo usoco hooyo allaah ku caafiyo

  • @amalsaedali4623

    @amalsaedali4623

    2 жыл бұрын

    team hooyo macan🥰🥰🥰🥰

  • @xurmoqowdhan7126
    @xurmoqowdhan71262 жыл бұрын

    Anigoo og inuu prank yahay ayaa hadana oohinta joojin wayey markey tidhi adna hooyo adi ma I dhalin miyaa 😭😭😭😭hooyo wanagzana Wan uso duceyneyna hooyo Illahay cimri dheer iyo cafimad haku siiyo 🤲😔♥️

  • @assiimabdullahimohamed2507

    @assiimabdullahimohamed2507

    Жыл бұрын

    Ax adno hooyodaada kuu nool oo prank kuu suubinayaso alxm ha xumaado ama ha fiicnado

  • @kynaanyare1195
    @kynaanyare11952 жыл бұрын

    Hooyo mcn haka aarsan adno abyo codsigey iitixgeliya Alle hano cafiyo HOOYO aamin 🤲🤲

  • @yaacqubmursal3686
    @yaacqubmursal36862 жыл бұрын

    tiim hooyo macn ♡♡ Alah ku cafiyo waa ku jaclahy hooyo ♥♥

  • @Sacdia_siman
    @Sacdia_siman2 жыл бұрын

    Maama calwiyo cimri dheer iyo caafimaad allaha siiyo wey ka aarsatay wlhi ar adna adi ma idhalin maxa maxamed waa is ku egnahay kulahaa😂😂😂😂 Amiira igu daran kista aan isla joognay aad iskugu ekateen kulahaa 😂😂😂😂 mama calwiyo waa kuwataa allaha ku barakeeyo jiro joog sanado badan

  • @mataanmataanmatan9217
    @mataanmataanmatan92172 жыл бұрын

    Inta markay aragtay adna Prank soo carartay like ❤❤❤❤

  • @duniyomumin2715
    @duniyomumin27152 жыл бұрын

    Adna abyo haka aarsanin hooyo ee waxaad u badashaa amiira hooyo waxba hakusameynin pelce ayadaa xanuunsan 😭😭 abyo kaleexo hooyo abyo ee waxaad kasoo oysiisaa amiira lkn kaleexo hooyo calwiya waan jacelnahaye hooyo mcn i love you caafimaad ilahey hakusiiyo xanuunka kuhaayo ilahey hakaadulqaado midkii kucaafimaatid ilaahey hakaaga dhigo Aamiin Aamin🤲🤲🤲🤲🤲 hooyo ilahey hakusiiyo cimri dheer iyo cibaado suuban ❤️❤️❤️

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan68722 жыл бұрын

    Hooyo macaan Allah cafimaad ka hakuu siyaadsho waaku jeclahay hooyo ❤👑

  • @bilanbarkhad7619
    @bilanbarkhad76192 жыл бұрын

    Adna wa la ilmeeyay 😭 adi ma idhalan 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @qaaliquman.official696
    @qaaliquman.official6962 жыл бұрын

    Wllhi anaba indhahega illin ku soo istaktay adne seey noqotay maskiinta 🥺😂😂😂

  • @iqrahassan1448
    @iqrahassan14482 жыл бұрын

    Allow hoyadaan Familkan haka dhax bixinin🥺🙏

  • @fadumodhugad3296
    @fadumodhugad32962 жыл бұрын

    walaahi waa oyey markay tiri hooyo adi ma idhalin miyaa❤🎉

  • @ummhaneen7401

    @ummhaneen7401

    2 жыл бұрын

    Ani xitaaa Yaa rabi Anigoo fiirsanin inta hore ay so hormariyeen uga oyseesay

  • @aaminadaacad3976
    @aaminadaacad39762 жыл бұрын

    😭 runtii wan kula ilmeyey adnaay hooyo aniga ma idhalino ku lahaa🤣

  • @samiramohamed8717

    @samiramohamed8717

    2 жыл бұрын

    Haa wlhi ilinta ayaa iska Celin waaye

  • @maryanmohamedjimale4135
    @maryanmohamedjimale41352 жыл бұрын

    Mamada fani waaye runtii adna prank waa ka arsaday 🤣🤣🤣

  • @maqsuudaynte9947
    @maqsuudaynte99472 жыл бұрын

    Hooyo allha ku xafidu cimer dheere best prank maaamo alwiyo wa ika oosiiysey wlhi ❤❤❤❤ love you mama mcn

  • @halimacadye389

    @halimacadye389

    Жыл бұрын

    😥😥😥😥

  • @hodanabdirahman9334
    @hodanabdirahman93342 жыл бұрын

    Maansha alaah hooyo macaan alaha ku caafiyo adna prank maanta maama wey kaa raysay 🥰🥰

  • @guushanoloshaofficial574
    @guushanoloshaofficial5742 жыл бұрын

    Masha Allah maama Waa ka gashatay adna 🥰

  • @khabibtheeagle1007
    @khabibtheeagle10072 жыл бұрын

    Mashallah the best prank keep going my sister and one love to you hooyo mcn 🥰✌️

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro61132 жыл бұрын

    Sorry adna mami maxa saan wlhi wanla ooyay mami ilahey haino kaa caafiyo ❤🙏

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin12 жыл бұрын

    😅😅 adnaay waakaa raasay maama CALWIYA masha allaah ilaaheey caafimaad dhamestiran a kusiiyo maama calwiya adnaay magoow bes kadheh maama caliwiya markale a oga sameynin prank😅

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar40102 жыл бұрын

    Masha allaa hooyo calwiyo adna waka aar satay mama xabiibti illaah cafimat iyo cimri dher ilaahey haku siiyo insha allaa hooyo calwiyo ❤❤❤🥰🥰🥰

  • @saabiriinbashiir6969
    @saabiriinbashiir69692 жыл бұрын

    Masha'allah wlhi hoyo mcn prnk ficn samesay hora usoco😂❤

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry2 жыл бұрын

    I’start crying when I see the beginning of this prank is the best sorry 😢 😭Adna 🥰🥰🥰

  • @user-vu7zl3ts5v

    @user-vu7zl3ts5v

    2 жыл бұрын

    ي قلبي انا مسكين حرام عليك 🤔😥

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali3032 жыл бұрын

    Aamiin yaa rabi, scw scw scw scw scw scw scw. Waa mahadsan tahay Mammo. Waa qoslay prank-ga quruxda badan hhh.

  • @xaawaczamad1283
    @xaawaczamad12832 жыл бұрын

    M.a Allah ku siyadiyo cafimad ka mamo mcn 🤲🥺❤

  • @haawayuusuf205
    @haawayuusuf2052 жыл бұрын

    hooyo mcn mash Allah Allah ku caafiyo adika iyo caruur taada farxad iku nolaada hoyo caafi maad taam ah Allah ku siiyo maamao calwiyo💞💞💞

  • @baldoos-manaxe
    @baldoos-manaxe2 жыл бұрын

    Best prank ever Mashallah

  • @hawoalimohamed9273
    @hawoalimohamed92732 жыл бұрын

    Masha Alaah waa qoslay walhi mamada fani waaye🤣🤣🤣 ilahey cafimadka haguu siyadiyo maamo calwiyo

  • @shamsabdi9345
    @shamsabdi93452 жыл бұрын

    Msha Allah tabaraka, Allah Allah ha kuu siyaadiyo mama cafimaadka

  • @fartuunmuhudiin642
    @fartuunmuhudiin6422 жыл бұрын

    Adna amiira nooga soo aar team Adna💯❤

  • @qalbilula8101
    @qalbilula81012 жыл бұрын

    Hooyo mcn illah cafimadtam ha siiyo😘❤

  • @bidhaanahmed5225
    @bidhaanahmed52252 жыл бұрын

    Oha sorry adna🥺intad oyday sister lakin iney hooyo arsato saa urabaya🤣😂

  • @hawajebreel163
    @hawajebreel163 Жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم في الدنيا والآخرة اخوني منومين

  • @murayomohamud2070
    @murayomohamud20702 жыл бұрын

    Weli si fcn ma ugu wadin prank 🤣 😂 illaa ay ka furto ohin waku wadi laheden prank 😂

  • @nimcoahmedmohamed9511
    @nimcoahmedmohamed95112 жыл бұрын

    Maamo macaan alle ha ku caafiyo insha allaah bagaad ka aarsatay adna ❤🥰🥰

  • @hafsahassan3984
    @hafsahassan39842 жыл бұрын

    Amira: mawa no eko bee Adno: maxamed aa u ekahay Me; 😂

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood51922 жыл бұрын

    Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Insha Allah🙏🥰💜

  • @duniyaismail4540
    @duniyaismail45402 жыл бұрын

    Mash Allah beautiful family nice One on you. Adna

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse29592 жыл бұрын

    Maasha Allaah hooyo macaan Alx 🥰🥰🥰🥰🥰😁😁😁😁😁🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣💘💘💘💘💘

  • @amaalahmed3887
    @amaalahmed38872 жыл бұрын

    Mansha allaah 💯♥ maamo calwiyo wey arsatay allaaha ku caafiyo maamo whe love you 😍 family 👪 quruxbadan

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi98042 жыл бұрын

    Amiin Yaaaa Allaah masha Allaah thanks hooyo Mcn 🥰🥰🥰🥰🙏

  • @user-pj8ip7so6d
    @user-pj8ip7so6d2 жыл бұрын

    ماشاء الله رب يحفظكم ماما رب يحفضك 😊❤️❤️

  • @naimamohammed2008
    @naimamohammed20082 жыл бұрын

    Maama calwiya inay amiir sayid u ek ahy Qaasatan afka inay oga ek tahay ismuujiya inta ila qabta 😍💯💉❤

  • @farhiyakassay5999
    @farhiyakassay59992 жыл бұрын

    Sorry adna I cried too adwisa keep going mcnto ❤️💜💜

  • @zu7729
    @zu77292 жыл бұрын

    Amira Xaasid Gaab & Dheera Kala Nahay 😳😂 Team Aayo Calwiya Of Course ❤️

  • @aminoibrahim8991
    @aminoibrahim89912 жыл бұрын

    adna macsokor😂😂😂 hooyo mcn allaha haku caafiyo aamin aamin yaarabi🤲🤲🤲🤲

  • @zooyasamatargoodluck8323
    @zooyasamatargoodluck83232 жыл бұрын

    masha allh hooyo cafimad taam allaha ku siiyo

  • @adoontaalle4225
    @adoontaalle42252 жыл бұрын

    Mansha allah mamo mcn allah ha barakeey adna waa kugu dhacday manta 😂😂

  • @fadumomohamed4747
    @fadumomohamed47472 жыл бұрын

    Masha Allah hoooyo Mcn faraxad iiigu noloow. Waaa hoooyo boqorad ah Alle ha ku xafiido hooyo Mcn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @caliyocaliyo3439
    @caliyocaliyo34392 жыл бұрын

    Mamada cadi ma ahan walhi waxasa ka prank ah 😂😂

  • @macalincali8199
    @macalincali81992 жыл бұрын

    Adna hayeey hhhhhh hooyo macaan sharafaa leedahay alle hanoodaayo

  • @ashaomar6719
    @ashaomar67192 жыл бұрын

    Team hooyo macaan aan nahay always hooyo waa calool jilcan tahay waa wadi weysay. Ameen yaa Rabb kulligeynaba 🤲🤲🤲

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan89612 жыл бұрын

    Waan la.ooyay masha allah Allaha iskukiin xiftiyo amiiiiiin yaa rabbi insha allah caafimaad sareecan ah

  • @fatxiabdalla4371
    @fatxiabdalla43712 жыл бұрын

    Alla saa u sugaaye adna reply isoo gal love you mama hadan dawana 🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @fatxiabdalla4371
    @fatxiabdalla43712 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣 alla adna mac sonkor sorry maa ba sugeysaa Hooyo amiira ku soo samee ♥️

  • @maryanabdi6251

    @maryanabdi6251

    2 жыл бұрын

    😅😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maryanabdi6251

    @maryanabdi6251

    2 жыл бұрын

    🤲🤲

  • @aliyaahmed7907
    @aliyaahmed79072 жыл бұрын

    Allaha ku siyaadiyo cafimaadka maamo tiim hoyo❤

  • @qadarmuqtaarofficial1454
    @qadarmuqtaarofficial14542 жыл бұрын

    Mommy Another level waaye😂😂😂

  • @safiyoxajio3984
    @safiyoxajio39842 жыл бұрын

    Sorry Adna😭😭😭😭😭😭

  • @asaldhalad9711
    @asaldhalad97112 жыл бұрын

    Masha Allah sorry adna😭

  • @ifarahabdirahman2670
    @ifarahabdirahman26702 жыл бұрын

    Wlhi Waan ooyay ani ma idhalin marky dhahday subxannallah keep going ♥️♥️

  • @ikranabdille7203
    @ikranabdille72032 жыл бұрын

    Hooyo mcan Allah ku siyadiyo cafimadka 😍

  • @ahmedcumarsubow4590
    @ahmedcumarsubow45902 жыл бұрын

    Mama calwiya prank may kubartay gabadhaada Amiira qaali

  • @ismahanmohamedikar9395
    @ismahanmohamedikar9395 Жыл бұрын

    Masha Allah 😂😂 mum is the best 🥰

  • @aaminaabshir796
    @aaminaabshir7962 жыл бұрын

    mansha allh family quruxbadan mama ilahay hakudayo

  • @yacquub_mohamed
    @yacquub_mohamed2 жыл бұрын

    Walal albab kasta oo ka xiran allah ha ku furo murugadan farxad ha kuku badalo culeys kasto idiin heysto allah idinka dulqaado 10k subscribe iisara xabibiyaal ❤🥰🙏

  • @myruuneydarus2037
    @myruuneydarus20372 жыл бұрын

    adna walaga gashtey nima aarsan uurka hoyadisa masha alah mama calwiyo allah no deesto cafimad iyo cimri dheer allah no siyo mama love you🥰🥰

  • @mudaneqeys8284

    @mudaneqeys8284

    2 жыл бұрын

    😄😄😄😄😄

  • @rayaanaxmed8470
    @rayaanaxmed84702 жыл бұрын

    🤣🤣 amiiro sas maxaa oogu galee adno srooy adno amiiro iyo mamada wey ku tash teeeen ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @qaaliqurux9297
    @qaaliqurux92972 жыл бұрын

    Masha Allah hooyo mcn❤️😍♥️❤️

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed42902 жыл бұрын

    MashaAllah maamada Ilahey cafimaat qab

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax2 жыл бұрын

    Mash Allah wllo yooyo

  • @foziyomaxamed1358
    @foziyomaxamed13582 жыл бұрын

    wllhi anaaba iskunaxay 😆maamada allaha nookaa caafiyo yutubka asa kubahan adi uma baahnid 😆🤣🤣🤣

  • @anisaqueen2105
    @anisaqueen21052 жыл бұрын

    Oh my God I'm crying I feel like my mom she told me like that so I can't stop crying even 😭😭😭😓 sorry sis

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi94162 жыл бұрын

    Kkkkkk congratulation mama , I m from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🎉🎉💓💯💯😅😅

  • @ikranmohmd5149
    @ikranmohmd51492 жыл бұрын

    Mamadu wa funy🤣🤣sorry adna🥺

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood51922 жыл бұрын

    Mashaa Allah💜🥰🙏

  • @queensomali5463
    @queensomali54632 жыл бұрын

    😂😂😂Mnshllh Team Adna💪Wa Nalaga oohisiyay😥

  • @shukriiman6196
    @shukriiman61962 жыл бұрын

    mama calwiyo i love you allaah kuu siyaadiyo caafimaadka

  • @samsamcali8329
    @samsamcali83292 жыл бұрын

    Masha allah allow hooyo mcn noo day

  • @saaracadeey8866
    @saaracadeey88662 жыл бұрын

    Walaley fadhiiso shandaqiiqo aaba ku oydee ma joogtidoo team maamo calwiyo guul waa iska qoslay wlhi dhibcihii waalaga tirsaday abaaa🤣🤣

  • @farxiyocumar1976
    @farxiyocumar19762 жыл бұрын

    Maasha allaah mamo caafimaadka ale ha kuu daa idiyo

  • @aaminocali811
    @aaminocali8112 жыл бұрын

    Adna 🥺🥺wllhi waan kula ooyay

  • @tiktokcomments8339
    @tiktokcomments83392 жыл бұрын

    HOYO MACAAN MANSHAALLAH PRANK SIFICAN AYAA UKENTAY♥️♥️👏LAKIN RUXII DHABKA SHIDAY AYEY CASHIR UYALAA HAYEY AMIRAY🤣🤣🤣🤣TEAM SAXAAF SEEXTODI AYAA AFKA LAGASHAY🤣🤣🤣😢😢😢😢😤ADKEYSI YEELO

  • @nabiilaibrahim4351
    @nabiilaibrahim43512 жыл бұрын

    I'm team hooyo calwiyo prank Inaba caadi aheyn maaami alle haku xifdyo alle haku cafyo maaami

  • @rodaaden5990
    @rodaaden59902 жыл бұрын

    Maamo calwiyo. Best. Prank. Ever cimri.dheer iyo. Cafimaad Allah kusiiyo

  • @macalincali8199
    @macalincali81992 жыл бұрын

    Hooyo maasha Allah waaye😂😂😂😂😂

  • @abshirmohamed3527

    @abshirmohamed3527

    2 жыл бұрын

    Mamada fariid alaha cfmd wara hasiyo adna say ufadhiya kayabiyeen 😂😂😂🤣

  • @faadumoshareeey9712
    @faadumoshareeey97122 жыл бұрын

    team mama ducada hoyo allaha ino aqbalo aamin adana qosol iga kentay iyo oohin 😭😭😂

  • @SANTIKUMI1
    @SANTIKUMI12 жыл бұрын

    Yes hooyo adna haye seedareemee xagee mareysaa wabaa kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣, #hooyo,amira and adna salaaman.

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka76972 жыл бұрын

    Masha Allah tabarak hooyo macan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @azizomohamedhassan4966
    @azizomohamedhassan49662 жыл бұрын

    My Queen adna mxa sas loyeelay😢💐😍

  • @sahromudey6415
    @sahromudey64152 жыл бұрын

    Mama calwiya waa aarsanee ninan aarsan uurka hooyadii ayaa la yiri

  • @shamsadii
    @shamsadii2 жыл бұрын

    Allaah haku caafiyo hooyo, sorry adna waa ka naxay runtii kkk

  • @sowdaabdullahi5987
    @sowdaabdullahi59872 жыл бұрын

    Allah ku siyadiyo mama calwiya ❤

  • @munasamatar7340
    @munasamatar73402 жыл бұрын

    😁😁😁 i love you hooyo

  • @dhowrsan.1
    @dhowrsan.12 жыл бұрын

    Team hooyo mcn 🤱 🥰😍😘

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed98812 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhhhhhh adna waxaa laga keeney kac fariiso walaahi adna waa baariyad Hooyo macaan allow idin deyso Maashaallaah

  • @guledibrahim2128
    @guledibrahim21282 жыл бұрын

    Masha allha to your mom Adna 🙏🏽❤️

  • @amalamal3511
    @amalamal35112 жыл бұрын

    wlhi iLin iga imadaY ilheY hoYoNkena noo Xfido😭😭♥

Келесі