AMIRA OO LA OYSAY SURPRISE-KA SAXAAF & HOOYO OO LA QIIROOTAY || STRONG WOMAN ||

Ғылым және технология

Пікірлер: 924

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet2 жыл бұрын

    Hadi aad u jeedo Magaca Allah love saar الله ❤

  • @samsamxasan8685

    @samsamxasan8685

    2 жыл бұрын

    ❤❤❤❤

  • @queenzahra532

    @queenzahra532

    2 жыл бұрын

    ❤️❤️❤️❤️😒

  • @nasroxasan455

    @nasroxasan455

    2 жыл бұрын

    ❤❤❤❤

  • @nasroxasan455

    @nasroxasan455

    2 жыл бұрын

    M.a allahu akbar

  • @ubaaxgeesay8646

    @ubaaxgeesay8646

    2 жыл бұрын

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan67822 жыл бұрын

    13:00 aadbn u jecelahay wiilasha xaaskay qabaan hooyadeed ka dhigta hooyadii oo kle🧡

  • @feisalabdulahi9114
    @feisalabdulahi91142 жыл бұрын

    Best man in the world prophet Mohamed sc

  • @haniaden3830

    @haniaden3830

    2 жыл бұрын

    Scw scw Scw 🥰

  • @umucazam964

    @umucazam964

    2 жыл бұрын

    Sallaahu caleeyhi wasalam

  • @user-gq2vj3yj4d

    @user-gq2vj3yj4d

    Ай бұрын

    Scw scw scw❤

  • @sudimohamed3769
    @sudimohamed37692 жыл бұрын

    Dumaashi fiican masha Allah. Congrats, Amira ❤

  • @Fatma_Aly

    @Fatma_Aly

    2 жыл бұрын

    Maasha alaah anaacooyey walaah

  • @user-cg2rg4ej5w

    @user-cg2rg4ej5w

    7 ай бұрын

    Quran

  • @mohamudxidig4130
    @mohamudxidig41302 жыл бұрын

    Masha allah tabarakalah sifiican ayad iskugu nureysan saxaaf walal nolol macan ayad kujirtaa minyara kuguma ogi digsi karkarayo dhaxda haka galin adnaa kugu ogahay , waa iga talolee Walalkey allaha ku sharfo amira wadka farxisay isku dubnada waligiin

  • @FaraxfaniAadan

    @FaraxfaniAadan

    2 ай бұрын

    🎉🎉🎉

  • @keefugaso7187
    @keefugaso71872 жыл бұрын

    Marka uu nin wngsn ku qabo kaligaa kama farxinaayo xitaa familkaaga walalahaa walidkaaga io macalaa asxaabta adna saxaaf alle haidiin daayo isku cimri dhameesta wlh ani xataa waa ilmeyay hambalyo amiira 🥺❤🙏

  • @suadahmed8063
    @suadahmed80632 жыл бұрын

    Congratulation👌 it was really emotional thanks Saxaf for ur efforts Amira lacagta iskuday in aad safe gareeysato oo bank kiga dhigato si ay maalin kuu anfacdo ama aad wax ugu qabsato shoppingka badana iska yareey maxa yeelay qurbo ayaa jogtaa cunug wad hesataa la,cagta business kufuro ama guri kugado waa iga talo love from Uk😊❤💛

  • @myruuneydarus2037
    @myruuneydarus20372 жыл бұрын

    masha allah amiira wey faraxdey runti farxada alah idin siyaadiyo amiin yarabi🥰🥰

  • @farhiaabdi7197

    @farhiaabdi7197

    2 жыл бұрын

    Masha allha saxafa wa nin karti badn mahsa allha

  • @abdikadir156

    @abdikadir156

    2 жыл бұрын

    Maaasha allaah walaahi lafar xay amiira allaha iku kiin daayo dhamaantiin

  • @kalthuundaahir256
    @kalthuundaahir2562 жыл бұрын

    Zaxaaf saa amiira uga farxisay alaha kaaga farxiyo🙏 anaaba ilin iga imaatay🥺

  • @faadumoMaxamuud-xz5uj
    @faadumoMaxamuud-xz5ujАй бұрын

    Dadka daawadoona 2024❤

  • @BintiShiiq

    @BintiShiiq

    Ай бұрын

    Maasha shaalaah. Fidiyowgaan waxaan arkay 2024. 6/26/ amiiro 1m Markey gaartay kadib. Abaayo Howard wacan

  • @zaaraabdikariim

    @zaaraabdikariim

    Ай бұрын

    Waa ikanaa waxaan daawanayaa jun/30/2024 sunday😅😂❤

  • @user-vh6ws3ci4r
    @user-vh6ws3ci4r7 ай бұрын

    Wlhi ani anoo 2023 dawday wlhi waa oyay saxaf qof wngsan m.a wx kale igama ousiin amiiro markan dhibkey ku jirtay ogaa sasa la oyaya wlhi ❤❤❤ilaha ha kaa farxiyo saxaaf

  • @zeynuhassan5604
    @zeynuhassan56047 ай бұрын

    Walhi ano 2024daawanya 😢

  • @rahmaahmed542

    @rahmaahmed542

    Ай бұрын

    Aniguba😢😂

  • @SacdiyoSharafbadan-oe6vp

    @SacdiyoSharafbadan-oe6vp

    Ай бұрын

    ​@@rahmaahmed542 sem 😂

  • @hiboahmed6548
    @hiboahmed65482 жыл бұрын

    Masha Allah walahi amiira wanla ooyey saxaaf sidad uga farxisay boqoradeni yared Allah hakaaga farxiyo mahadsanid kunjeer saxaaf

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan2 жыл бұрын

    😢😢 I really cried with her ( Amiira) waa Young beautiful Innocent Person, Wlhi Manshallaha illahay idin ka ma laqmiyo Saxaf! Isha binadam kana allaha duwo…..! Adna ayuu u noqday Noqday Abo, Walaal, saxiib Iyo Zowj kadibna Family dhaman wuxuu u noqday Walaal dhab ah lagu tilmaami karo Dumashi…….Allaha karaameeyo…. Reerkiisa ha ugu xifdiyo……Waa qof Qimaha Dumar ka Iyo Waliid ka yaqana…. Wixii Nolol baa ku Noleeya!!!!!!! Manshallaha Tabarakallaha!!!!! Aniga Malin aad manta oga Baahi badan tahay allaha ka Farxiyo……! Sidad gabadhas yar ee walasha ah ugu istagtay Allaha baahida ha ugu istaago……..!!!! Wlhi Amiira kulkuleelkeeda waa dacadnimo, karti Illahay waxan uga mid kheyr qaba oo fahama oo diin Iyo Akhlaaq leh inuu siiyo wilkeeda u la koriyo isaga nasiib badan oo heysta Family tan arkay…….!!!!! Manshallaha! Walaalkeen I don’t have nothing to say except…..May allaha in reward in janah….. wlhi Waan jeclahay Wilka Gabdha Iyo xasaskooda U naxarista oo Caring ka Iyo attention ay ka mudanyihin siiya 👍👌🙏👏👏👏👏👏100%%%%%%%%%👌👌👌

  • @faaizaluul9493
    @faaizaluul94932 жыл бұрын

    Masha'allah saxaafoow intaa ka farxisay in ka badan allah kaa farxiyo Amiira qof ilaahay ku xiran waaye runtii ilaahay ayaa ducadeeda u aqbalay hambalyo sis❤

  • @ilhaanmohamed1252
    @ilhaanmohamed12522 жыл бұрын

    Wan oyey mana aqaaani zbbta aan ilinta u ceshan waayy any wey congratulations 🥳 amiiira ♥️🥺

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen80672 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 masha Allah abaayo amiira quraxeey waan kula farxay walaahi saxaaf jazaakalahu khayr

  • @shukrimohamud3397
    @shukrimohamud33972 жыл бұрын

    Mamada waxey dhahday labadan gabdhod adiga ayn kugu ogahy waaw waxey aragtay inuu farxadoda kataliyo marwalpa ma allah garabkina waye allah idinkama qaado 🥰🥰

  • @najmoyusuf1433
    @najmoyusuf1433Ай бұрын

    Maanta nh watana 1M beey Gartay 😢❤hoor mar wacan Amiira 2024 baanku Dawanaya❤😊saxaf Dumashi fcn waaye Mashaallah

  • @youssoufosman5
    @youssoufosman52 жыл бұрын

    Saxaafow sida gabadha uga farxisay ilahay a kaga farxiyo

  • @Saylacc
    @Saylacc2 жыл бұрын

    Adnaaaaay Hoooyada iyo ninkaga Allah ha ku daaayo I just love your family ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @laylaxasan
    @laylaxasan2 жыл бұрын

    Saxaaf masha allah wa nin fiican reerka gabadhooda u qabo uwanaajinaayo wa geesi ilaahey haydin xafido adnaay ilaali

  • @inaabdi7487
    @inaabdi74872 жыл бұрын

    Saxaaf alle haka farxiyo abowe saad walasha ugu farxisey Adna abayo nin fiican aa ku qabo alle ha isku kiin xifdiyo yaa rabbi 🙏🙏🙏👌👌👌👌

  • @abdinasirmohamed7020
    @abdinasirmohamed70202 жыл бұрын

    Sida uga farxidey allaah kaaga farxiyo wllkey mohamed saciid saxaaf

  • @hamdahaaji8257
    @hamdahaaji82572 жыл бұрын

    Mashallah dumashi wanagsan alaha ku barakeeyo Amira qurux farxadada allaha ku siyaadiyo

  • @cabdi-qeyrtube122

    @cabdi-qeyrtube122

    2 жыл бұрын

    Walashey Qaali Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 😍

  • @basrabadi9329
    @basrabadi93292 жыл бұрын

    MashaAllah saxaf well done my brother may Allah reward you in a way that your never expected. 👍🏾👏👏👏👏

  • @basrobulle9094

    @basrobulle9094

    2 жыл бұрын

    Samideyda

  • @asmobintuabdirahmaan9769

    @asmobintuabdirahmaan9769

    Жыл бұрын

    Masha allah

  • @xamdixubbicali5327
    @xamdixubbicali53272 жыл бұрын

    Masha amiira qurux hambalyo wllhi farxdda waa farxdeena saxaaf oo sabab u ahaa farxadad manta ilaahey haka farxiyo asigna qofkii amiira nooga farxiyey wuu naga farxiyey wllhi amiira waa qof aan aad u jeclahy hormarkeda waliba aan uduceyo mahadsanid saxaaf ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xilkascismaan7963
    @xilkascismaan79632 жыл бұрын

    Xaqiiiq lama hello dadka Nuucaan saxaaaf And His Family noolada in abadan❤❤

  • @muhiyadiin9262
    @muhiyadiin92622 жыл бұрын

    ma sha allah family qurux badan wada noolada oo nabad ku waara 🙏🥰

  • @user-rh9kp4jm2e

    @user-rh9kp4jm2e

    2 ай бұрын

    😊😊😊😊😢😢❤

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi87012 жыл бұрын

    War Amiira waxas dhan lacag jecel miyaa kkkkkkkkk wallahi waa u qalanta intaa iyo inkabadan . Hambalyo Amiira . Saxaaf adigana kheyr Allaha ku siiyo

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni16672 жыл бұрын

    Masha Allaha tabarakallah saxaaf waa dumshi wanaagsan Mar uu hooyadood iyo walaalkood ayagoo ogeeyn u keena iyo Amiira uu cawa ka farxiyay uuna caawiyay Congratulations Aamira Adna iyo saxaaf Allaha isku kiin barakeeya farxad kuwada noolada waligiin Aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🥰🥰🥰❤️❤️❤️

  • @suhuromar6988
    @suhuromar69882 жыл бұрын

    MashAllah congratulation Amiira

  • @safiyadeeq5509
    @safiyadeeq55092 жыл бұрын

    Saad Amiira uga farxisay wll saxaf rabbi hakaga farxiyo maalinta banka qiyaamo lataagan yahay Aaamiin aaamiin yaa allaah

  • @lailaabukr8797
    @lailaabukr87972 жыл бұрын

    masha allah ilaahay xaasidka iyo sheydaankaba ilaahay ha idin ka xijaabo ilxun iyo iyo xaasidka ilaahay ha idin ka qabta family qurux badan oo barakeysan ay ilaahay idinka dhigay oo duceysan ilaahay ha idin siyaadsho

  • @monerahashi2970
    @monerahashi29702 жыл бұрын

    Masha allh family qurux badan oo dhaqan iyo ixtiram leh allh ha idin barakeyo

  • @rahmoadan9723
    @rahmoadan97232 жыл бұрын

    wow beautiful family masha Allah

  • @asmobintuabdirahmaan9769

    @asmobintuabdirahmaan9769

    Жыл бұрын

    Masha allah abaayo dumashi Fican

  • @mohailmi3591
    @mohailmi35912 жыл бұрын

    wllhi bilaahi tolahi waan ilmeyey wayo wanaga maxamad sicid saxaf sxb qali wlhi inta qof wng subiyo weyka muqata wiil sodoh dii dumashidi sedigi iyo xaaskisa oo sida isugu farax san wlhi manta wa inaku yar yihiin m.a m.a m. a rabi ha kuu siyaadsho abaha yue tube

  • @aminahalane6623
    @aminahalane66232 жыл бұрын

    Maxamed saciid hadad aamira deena kafarxisay anakana waad naga farxisay mashaa allaah

  • @sabrinaali3174
    @sabrinaali31742 жыл бұрын

    Masha Allah magac mohamed we naxaris badanyihin ana huba alle ha Odin shower family qurux bdn ish cala dumashi

  • @sophiaali6941
    @sophiaali69412 жыл бұрын

    Maansha allah saxaaaf waa wiil gobo ilaahay dhib kuma tuso wllo reerkaagana saas ugu wacno raga soomaaliyeed ayaa role model utahay we love you wllo keep going

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v2 жыл бұрын

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله يسعدك ويحفظك وخليك دوم فرحان كل ايامك

  • @waanowaxsheegchannel235
    @waanowaxsheegchannel2352 жыл бұрын

    Mash alaah wllo wan Ku jeclahay ilaahy hakuu xifdiyo meelkasta aad joogtid 🥰🥰🥰

  • @samirahabi3393
    @samirahabi33932 жыл бұрын

    Masha Allah saxaaf Allah haka farxiyo Amiira sidad uga farxisay Waa qof wanagsan saxaaaf Amiira wa qof qalibi wacan oo Allah taqan waana maskiin ladulmiyay Allah haku garabgalo walashay mcn

  • @maryancabdinasir4314
    @maryancabdinasir43142 жыл бұрын

    Masha allah mahadsanid Saxaaf amir congratulations mcnteyda farxada badan ayan ku rajena allah waxku dhibo kuma tuso family qurux bdn aya tiihiin masha allah 💖 😊 ❤ 💕 Adna sidkle adigane congratulations 🎊 👏 💐 🥳 💖

  • @rihaamqarbe7920
    @rihaamqarbe79202 жыл бұрын

    Mashalah amiira

  • @cabdi-qeyrtube122

    @cabdi-qeyrtube122

    2 жыл бұрын

    Walashey Qaali Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 😍

  • @fadxiabdi458

    @fadxiabdi458

    Жыл бұрын

    1

  • @hodanmaxamedofficial8477
    @hodanmaxamedofficial84772 жыл бұрын

    Saxaf ilhay hakafarxiyo markast wah kafarxisay Amir famil Qurux badan manshalah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤👑

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo49022 жыл бұрын

    Amiira saxaaf dumashiga maha e waa seediga mashalllah hambalyo hambalyo amira ❤❤❤🤴🤴

  • @dekaosman7483

    @dekaosman7483

    2 жыл бұрын

    Wa dumashi raga sedi isku ah

  • @marwaqalanjo4902

    @marwaqalanjo4902

    2 жыл бұрын

    @@dekaosman7483 o waxan ku wadiyi wllshay ninkedu sido dumashig unoqda horta dumashi waxa laga jeda waaa waxa la dumali marka ninkaga wllki ba dumashi ku noqon kara lakin wllshay nin kedu waa seediga

  • @ahmedcumarsubow4590
    @ahmedcumarsubow45902 жыл бұрын

    Dumaashidiiba hadey saas iskugu faraxsan yihiin xaaska kawarama

  • @marianali9559
    @marianali95592 жыл бұрын

    Bismillaah Maasha Allaah Amiira hooyadeed sidey u timid wey cayishey wax yar wejiga

  • @naciimasaalim823
    @naciimasaalim8232 жыл бұрын

    Mansha alaah family qurux badan ale ha isku kiin barkeeyo💯♥️💞❤️

  • @xafsaxuseen3557
    @xafsaxuseen35572 жыл бұрын

    Wllhi farxad la oyaay amira wanu kula faraxnay abayo saxaf wad mahadsantay ilahay ha ka abal mariyo😍🥰

  • @heartheart9867
    @heartheart98672 жыл бұрын

    Mashallah amira dumaashigeed allaha u barakeeyo asaga iyo ilmaha adna henna

  • @zeefarida
    @zeefarida2 жыл бұрын

    Masha Allah, walal qaliya #Saxaaf👏🏽👏🏽. Hambalyo Amira qurux🎉🎉🎉🥳

  • @urejimohamud8282
    @urejimohamud82822 жыл бұрын

    Maashallah zaxaaf waxaa tahey inan aan la quuri kari Allah ha ku xafido adiga iyo faamilkaagaa oo dhan waxaad tahey nin liil leh oo wanaagsan. Allah is iyo afba ha kaa Haayo aamiin.

  • @shukriiman6196
    @shukriiman61962 жыл бұрын

    maashaa allaah walaal qaaliyaa tahay waxaad ku faraxdo allaah ku siiyo aamiin

  • @iqramohamedhassan2928
    @iqramohamedhassan29282 жыл бұрын

    Masha allah saxaf ajar allah ka siiyo amiro farxada ka farxisy

  • @hoodoayaansacad1153
    @hoodoayaansacad11532 жыл бұрын

    MaashaAllH Tabaraka AllH Saxaf Waad ka Farxisay Amiira sida aad uga Farxisay ilaaahay Ha kaga Farxiyo🥰❤Family Aan jecelahaa Tiin MashaAllH 💞

  • @kamayare
    @kamayare2 жыл бұрын

    masha allaah farxadiina waa farxadeena keep goin my family wallaahi daacad idin jcl hay qufki bili.aadam kafarxiyo asaga illaah kafarxiyo saxaaf wax aankutilmamo ma.aqan allaah inoodayo my brother 😍😍😍👍👍😍😍👍👍😍😍✌😍😍👍👍👀👀👀💬💬💬💬💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕hampalyo my family. Bay bay 🙈🙈🙈🙈💥🌟✨🙏👍

  • @deeqodagan7932
    @deeqodagan79322 жыл бұрын

    Masha allh maxamad allh kama qado rerkada wayo majiro ninka ficn wlhi ani xita waan la ilmeyay adine allh ka farxiyo adun iyo aaqiro 🤲🤲🤲🤲Thank you so much my dear brother saxaaf

  • @fatumaosman2410
    @fatumaosman24102 жыл бұрын

    Mashaa allaah farxadeeda ayaan lailmeyay amiira guuleyso marwalba saxaaf iyo adnana sida aad uga farxiseen alle haidinkaga farxiyo

  • @aminaali8887
    @aminaali88872 жыл бұрын

    Masha Allah congratulations 🎊 amira qurux mohamed saxaf may Allah bless you

  • @luulyalahow3163
    @luulyalahow31632 жыл бұрын

    Maasha Allaah hambalyo qeyr Allaha kusiiyo Saxaaf

  • @ridwaancalisalaad4329
    @ridwaancalisalaad43292 жыл бұрын

    Anaaba farxd la ooy wlh saad igu farxisay allaha kaga farxiyo intaanba waxaa laga helaa qof wanaagzan❤️❤️❤️

  • @xayatiqurux5369
    @xayatiqurux53692 жыл бұрын

    Mansha allah alle hanibarake family quruxbadan

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan44652 жыл бұрын

    Masha alah ilah ha idin barakeyo rer an kufano aya tihin ilah wax xun ma idin tuso wan kufaraxsanahau farxada amiiro ad ayan uga farxay masha alah

  • @anisaqueen2105
    @anisaqueen21052 жыл бұрын

    Masha Allah I am so happy♥️😭❤

  • @quenzuhayromoha5721
    @quenzuhayromoha57212 жыл бұрын

    Farxad ayan wlhi la ilmeeyay m. A adna io saxaf alle haydin ka farxiyo amiira wan kula farxsanahy manta 💓💝🤲

  • @sabnacabdullahi7511
    @sabnacabdullahi75112 жыл бұрын

    Masha allah family quruxbadan ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcoabdi3718
    @nimcoabdi37182 жыл бұрын

    Mansh allah saxaf siduu kagaa farxiiyey alle hawga farxiiyo🤲

  • @aliyafarah987
    @aliyafarah9872 жыл бұрын

    Amiira farxadeeda saa uqoslayey ilinba igatimi Ayyy❤❤❤

  • @fadumosahro8628
    @fadumosahro86282 жыл бұрын

    Masha Allah mxamed ilaahay Isha biniaadamka hakaa xijaabo walalkey🤲🤲🤲🤲🤲seen ufarxayleee anaa iskumaleyay amiira

  • @QUEEN_XERALE
    @QUEEN_XERALE2 жыл бұрын

    Masha alah congratulations 🎊 amira sister 💖 adunka waxa ugu qalisan qofka wax kaste ku ah qofkasna wa asaxaf wuna ku dadalaya wlhi mahdsnid kun jer asaxaf brother iyo adna sister ❤❤❤❤❤

  • @maandeeqabdi8570
    @maandeeqabdi85702 жыл бұрын

    Masha Allah Amiira Qaali Farxadaadi Waku Farxay 👏❤️❤️❤️

  • @hamdiabdullahi1
    @hamdiabdullahi12 жыл бұрын

    Masha Allah Wllhi Kun Karoon❤❤❤ Alle Ha idiin Dhowro Dhamantiin🤲❤❤

  • @rahmoahmed7180
    @rahmoahmed71802 жыл бұрын

    Mashaa allh dunida weey ku yaryihiin saxaaf cml qof uwanaagsan allah ku xafido walaal

  • @aniizaadem1203
    @aniizaadem12032 жыл бұрын

    Mash allha family qurux badan aya tihin ilhy hyni dhafo 🍂♥️❤♥️

  • @deymanfarha2128
    @deymanfarha21282 жыл бұрын

    Masha Allah ❤️❤️❤️

  • @simanaliali335
    @simanaliali3352 жыл бұрын

    Mash allah saxafa waa mahadsantahay sida ugu garab istaagtay amiro

  • @faizahassan3824
    @faizahassan38242 жыл бұрын

    Maashaa’allah dumaashi ku deyasho mudan sida aad amira iyo hooyadeed iyo walaasheed uga farxisay Allaha kaa farxiyo Aamiin yaa Allah

  • @ifraaxcabdi692
    @ifraaxcabdi6922 жыл бұрын

    M.a farxad jogta ayaan idin rajeynaa dhmn amiira qurux quen of the quens keep going abyo🥰🥰❤💯

  • @user-pj8ip7so6d
    @user-pj8ip7so6d2 жыл бұрын

    فرحه دايمن وابد صحاف شكرا من كل البي ياعمري أمير تستاهل كل الخير😍 مبروك ياقلبي💕 الله يسعدك دنيا وفي الاخير💕 ياصحاف

  • @faizahaji1731

    @faizahaji1731

    2 жыл бұрын

    Ameen

  • @hafsaali1703
    @hafsaali17032 жыл бұрын

    MASHALLAH SAHAF ,GOD BLESS YOU ALWAYS 🙏 ❤ UMEMFURAHISHA SANAA AMIRA QURUX

  • @dhuuxdhimbil4549

    @dhuuxdhimbil4549

    2 жыл бұрын

    horta masha laah saxaf waa ninkarmeed ar saxafoow walal kuladhashay oo kayar majira aan gabar ku darsadee iso sheeg safow

  • @dekaali1543
    @dekaali15432 жыл бұрын

    Masha Allah, ragga ragooda. Adiga camal ma jiro haddii uu jiro na waa adiga Illaah haku xafido my beautiful family.♥️♥️♥️🌹🌹🌹🥰🥰cute

  • @hanamohamed60
    @hanamohamed602 жыл бұрын

    Iam soo happy for you sis saxaf alaha kaa ajaraiiyo adna

  • @abdinasirmohamed7020
    @abdinasirmohamed70202 жыл бұрын

    Allaah isku kiin barakeyo adno iyo dumashideda iyo amira iyo quruxlawga ee dhashay Allaah idin ziyaadiyo farxadiina

  • @cabdi-qeyrtube122

    @cabdi-qeyrtube122

    2 жыл бұрын

    Walashey Qaali Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 😍

  • @abdinasirmohamed7020

    @abdinasirmohamed7020

    2 жыл бұрын

    👍

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood51922 жыл бұрын

    Asc walalahey chanlkeen Soo booq qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah🥰🙏🙏🙏

  • @katraabdi5483
    @katraabdi54832 жыл бұрын

    Masha Allah Amiraa farxadada Waa noo faarxad Abaayo waligaa faraxsanow 💞

  • @asmoahmed5843
    @asmoahmed58432 жыл бұрын

    Maashaa waan kula faraxsan nahay allaha kuu barakeeyo maxamed thank you

  • @hafsoabdullahi9752
    @hafsoabdullahi97522 жыл бұрын

    Maansha Allh😭❤Saxaaaaf👏👏

  • @bisharoali6673

    @bisharoali6673

    2 жыл бұрын

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein51502 жыл бұрын

    Maashallaah good family saas iskugu xirnaada thanks saxaf

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf88032 жыл бұрын

    Masha alah amiira hanbalyo abayo saxaf nolow cimri dheer alaha ku siyo

  • @ayaan8621
    @ayaan86212 жыл бұрын

    Masha allaaah Saxaaf saa amiira qurux uga Farxisay allaha kaaga Farxiyo wlh waa la oyey Ilinta ceshan waayey Masha allaaah Mhd snid ku dhahenaa Amiira qurux farxadeeda darteed

  • @nastehaabdirahmail3304
    @nastehaabdirahmail33042 жыл бұрын

    MashaAllah saxaf nd his family

  • @hodanladiif554
    @hodanladiif5542 жыл бұрын

    Mashallah lam so happy amira qurux hore usoco qaali Mashallah saxaf iyo adno wlhi lama helo wll saas ah iyo dumashi saxaf cml rabiyow kudaa🥰🙏🏽🤲😰

  • @anasisack9282
    @anasisack92822 жыл бұрын

    Masha,Allaha abaayo waa farxad congra Wll saxaaf wuu dadaalay keep going brother

  • @هنادي-12
    @هنادي-122 жыл бұрын

    Mash Allah abayo Allaha ha ku barakeyo kabadana alle ha ka ga so qaado 🤲❤️❤️❤️❤️❤️

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz4212 жыл бұрын

    Masha allaha ma beautiful family woow hambalyo ma sister amira qurux 💯💯💯👌🥰😭😭😭😭😭

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic2 жыл бұрын

    MashaAllaah hambalyo amiira qurux saxaaf khyr ilahey hasiiyo amiin🥰🥰🥰

  • @suaadmohamed5350

    @suaadmohamed5350

    2 жыл бұрын

    MashaAllah🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @jamiilaahmed3621
    @jamiilaahmed36212 жыл бұрын

    Masha Allah saxaf wallal wanaagsan Allha ku sharfo you are good father

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe56292 жыл бұрын

    Maasha Allaah kheyr Allaah ha ku siiyo Saxaaf

Келесі