HOOYO CALWIYO JAWAAB LAGA WADA NAXAY || DAREEN QIIRO LEH || QALBIGEEDA !!!!!!!!!!!!!!!!

Ойын-сауық

Пікірлер: 576

  • @nastexoabdirahman7624
    @nastexoabdirahman7624 Жыл бұрын

    1. Hoyo waa lama huran 😢 2. Carurta wa lama huran😫 3 ninka hadu jogo io hadi kale wa iaku mid 😊4. Nafteyda hadan wayo waxan waye nolasheyda oo dhan nafteyda neh waxa iga muhim san tan hoyadey io tan carurteyda🥺❤️ intada ugu baxay 😊

  • @zemzemibrahim4620

    @zemzemibrahim4620

    Жыл бұрын

    Adigaleeb jawab ISA siiyey naftayda waxaa IGA muhiimsan tan hooyaday iyo tan ilmahayga

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Жыл бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤🕋🥺

  • @abdifatah7080

    @abdifatah7080

    Жыл бұрын

    Wexey kuficneyn in saxaaf iyo adna eey sotashtaan

  • @mnviepapa2003

    @mnviepapa2003

    Жыл бұрын

    Naya horta qoralgaga maxaad usaxiladahey uuf intan wx soqorin ufirso war waxan danbabtey eeg anakan danbi nagalisey intan aqriney commetigeyga

  • @caynixasan3540

    @caynixasan3540

    Жыл бұрын

    Scw scw🥰😇

  • @ubahmohamed97

    @ubahmohamed97

    Жыл бұрын

    Caleyhi salatu wasalam ❤❤❤❤❤

  • @hiboabdimaxamed9432

    @hiboabdimaxamed9432

    Жыл бұрын

    @@mnviepapa2003 hoyo ku racsanah🥰

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Ku Sali Nabi Mohamed Scw❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubaxabdifitaaxcaagane3246

    @ubaxabdifitaaxcaagane3246

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw

  • @sahantoosan9083

    @sahantoosan9083

    Жыл бұрын

    @@ubaxabdifitaaxcaagane3246 Allaha Ku barakeeyo walal qaali Mahadsanid

  • @sacdiyoali2665

    @sacdiyoali2665

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 Жыл бұрын

    Fadma aad ayay ufiirsi badan tahay masha allah tabarakalah hambalyo su aasha waxay ahayd Adna ayay ujecesha hay saxaaf qoralka iyo macnahu ismaleh hadku macnay naysid

  • @munayusuf3352
    @munayusuf3352 Жыл бұрын

    Ninkeeda❌ Nafteeda✅ Ilmaheeda✅ Hooyaded✅ Yaa igu raacsan😁😁

  • @queengirl1306

    @queengirl1306

    Жыл бұрын

    ANI

  • @boqoradainaali3311

    @boqoradainaali3311

    Жыл бұрын

    Ani🦋🥰🤣

  • @sacdiyosiman374

    @sacdiyosiman374

    Жыл бұрын

    Anig

  • @hawoabdi6288

    @hawoabdi6288

    Жыл бұрын

    Me

  • @naciimanaciima3787

    @naciimanaciima3787

    Жыл бұрын

    Aniga

  • @tushleeyy
    @tushleeyy Жыл бұрын

    Aniga waxan u codeyn laha 1. Adna hooyadeed ✅ 2. Adna ilmaheeda ✅ 3. Adna ninkeeda ❌😂 4. Adna nafteeda ✅ Sorry dumashi 🥺🙏❤️

  • @filimchannel4

    @filimchannel4

    Жыл бұрын

    same

  • @queenalmaz3534

    @queenalmaz3534

    Жыл бұрын

    Same wllhi🤣🤣

  • @hafsahqalby8181
    @hafsahqalby8181 Жыл бұрын

    Ma shaa Allah fathma is such a clever girl. She understood the question. Ani xta adna nafteda kasari lahay wayo ayaga dhaan aye nafsadeda uu huri kadhaa,. 🥰😩. She loves 3 more than her soul

  • @sumayoxassanaxmed220

    @sumayoxassanaxmed220

    Жыл бұрын

    @Daariq

  • @ruweydocdey5446

    @ruweydocdey5446

    Жыл бұрын

    Masha allaah

  • @fatumaabdi2462

    @fatumaabdi2462

    Жыл бұрын

    Waa qaldan tahay waryaa

  • @iqlaasomar436
    @iqlaasomar436 Жыл бұрын

    Family qurux badan saxaaf rer magaal waye gabdhihi xataa waa ka farxiyay dumashi lama oran karo waa walal fican waa sayi ku dayasho mudan

  • @izthahil8133
    @izthahil8133 Жыл бұрын

    1,Hooyo waa lama huraan 👸🏻🫂❤️💯✅ 2,caruurtuna waa lama huraan ✅ 3,ninka haduu joogo iyo hadii kle waa izku mid ❎ 4,Nafteyda hadaan wayo wxn weyy nolshydoo dhan ✅

  • @najahahmet2266

    @najahahmet2266

    Жыл бұрын

    Really good 👍👌

  • @abdirahimsalman8699

    @abdirahimsalman8699

    Жыл бұрын

    @@najahahmet2266 PLEASE

  • @abdirahimsalman8699

    @abdirahimsalman8699

    Жыл бұрын

    SUBSCRIBE IISAARA 👍

  • @sawdarooble4493
    @sawdarooble4493 Жыл бұрын

    Farxad aan dhamaad lahayn ayaan idiin rajeeyay❤wada jira abidkiin🤲😍

  • @faizamohamedabdi2847
    @faizamohamedabdi2847 Жыл бұрын

    Oh maashaa Allah waan ilmeeyay wallahi gabadha marka aay gabadha tire hooyo ineyguuleysataan rajeynayaa😭😭😭🥰👌🙏👏

  • @suadmohamed1928
    @suadmohamed1928 Жыл бұрын

    Miina aqli badan iyo maam Calwiyo ayaa guuleystey

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Жыл бұрын

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤

  • @sumeyyamukhtar
    @sumeyyamukhtar Жыл бұрын

    Sax sax sax faduma Runta ayeey saartey

  • @caaishoxasan5974
    @caaishoxasan5974 Жыл бұрын

    Fatma iyo mama calwiyo guuleysto ✅

  • @fatxifatxi9471
    @fatxifatxi9471 Жыл бұрын

    Hooyodey✅ Ilamheyd✅ Ninkeyda❌ Nafateyda ✅ Sorr dumashii 😰🙏

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Жыл бұрын

    Faatma hadiyad qaaliya sii🙏🙏🙏 wlh faatma waa aqli miiran mashaa alah ماشاء الله waa sax hooyada nafteeda waxaa uga muhiimsan #hooyadeed #ilmaheeda #ninkeeda🙏🙏

  • @canabcabdullahi4401

    @canabcabdullahi4401

    Жыл бұрын

    Sax ilaahy aqligeeda ha u barakeeyo faatma

  • @hodanmuuse8602
    @hodanmuuse8602 Жыл бұрын

    Guulaystaha waa Adna faatma iyo mamo calwiye✅️

  • @BeYourSelf-zy3zz
    @BeYourSelf-zy3zz Жыл бұрын

    Masha Aalla famil qurux badan Allahayow il xasid iyo il xunba ka qabo.

  • @queennafta_uroonali8722
    @queennafta_uroonali8722 Жыл бұрын

    Adna Hooyadeed ✅ Ilmaheeda✅ Ninkeeda✅ Nafteda❎ Sawabtana waxe tahay adna markasto nafteda waxe ka jaceshahay hooyadeed ilmaheda iyo ninkeeda Su aasha kuma qorno qof dil ee Waxay tahay sheeg adna waxa ey jeceshahay

  • @queen7307

    @queen7307

    Жыл бұрын

    Nin naftada lagajeclana majire amus walaley

  • @hamdaabdi8857

    @hamdaabdi8857

    Жыл бұрын

    saas weeye

  • @Sweet-yn7ft

    @Sweet-yn7ft

    Жыл бұрын

    @@queen7307 kuwaan wye kuwa hadhoow streeska isku rido nin ka tagi karo ama kula gursan karo wllhi inaan nolosheyda ka hormari karin

  • @queennafta_uroonali8722

    @queennafta_uroonali8722

    Жыл бұрын

    @@queen7307 nin kaliya uma ahan waa iyada nafteda iyo waliba ilmaheeda abahood naftedana we ka jeceshahy asgana si la mid eh gabdho qaraarka joojiya

  • @ladiifoahmed5612

    @ladiifoahmed5612

    Жыл бұрын

    @@queen7307 😂😂😂

  • @milaanomilaano2047
    @milaanomilaano2047 Жыл бұрын

    Ani xitaa miina raacay waayo ninkey waan jeclahay ❤️sababtu wa nafteyda ka jaclahay ninkeyga

  • @caaishoxasan5974
    @caaishoxasan5974 Жыл бұрын

    Saxaaf dhimasho kama hadlin adne maxe ugu jeceshahy dhahday so fatima iyo maamada saxan 🎉

  • @canabcabdullahi4401
    @canabcabdullahi4401 Жыл бұрын

    Faatma aqlileey walh maasha allh waa saas

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan Жыл бұрын

    Masha'allah beautiful family 👪

  • @selmabella3998
    @selmabella3998 Жыл бұрын

    Fadma iyo mama alwiyo weey guleysteen

  • @fadumoaxmed7537
    @fadumoaxmed7537 Жыл бұрын

    Anig wax racsanahy faatama iyo mam calwiyo ❤

  • @hidaayoxasan4880
    @hidaayoxasan4880 Жыл бұрын

    Adna nafteeda maanta waa hoooyadeed caruurteeda iyo ilmaheeda 🥰❤

  • @Sweet-yn7ft
    @Sweet-yn7ft Жыл бұрын

    Nafta hdadan jeclen wax ma jeclan kartid ninka hawada halagu cuno 😂😂😂

  • @lailaaadan3427
    @lailaaadan3427 Жыл бұрын

    Faatima iyo maamo calwiyo ayaa guuleystay

  • @habonofficial8531
    @habonofficial8531 Жыл бұрын

    Rabi rali ha idinka noqdo ciimri dheer oo cibada lehna ha idinsiyo

  • @hibomaxamed9451
    @hibomaxamed9451 Жыл бұрын

    cimraan iyo amiira iyo inanta kle waa khalad wxaana sax ah hooyo iyo fadumo

  • @sayiddaud4
    @sayiddaud4 Жыл бұрын

    Msha Allah beautiful family 👪Allah yaxfidkum 😘🙏💖 I have respect full 🥰😘🙏

  • @falisshiikhdoon3017
    @falisshiikhdoon3017 Жыл бұрын

    Adana figradayda waan racsanahay because hooyo lama heloh ciyalnah lama Hilkaro saxafana waa lama huraan naftada waad ujarikartaa soo ma ahan adaan nasiib wacan waxa rajiinaya ina comantugayaka la sooqato Adan 1m inshalaha

  • @qadiijo2083
    @qadiijo2083 Жыл бұрын

    1:adna hooyadeda ✅️. 2:adna ilmaheeda ✅️. 3:adna ninkeeda ❎️. 4:ADNA nafteeda ✅️. Fii amaanillaah good fimly ilahay ha idin xafido dhamantiina 🥰🤩🩵💫

  • @garaadsame_
    @garaadsame_ Жыл бұрын

    Waxa saxan maama calwiya adna iho fadma sababtoo ah qof kasta wuxu naftiisa u huri karaa waalidkis ilmihiisa iyo lamaanihiisa sadexdaas halis kasta waad u geli karta waana u geeriyoon kartaa iyaga badbaadintooda

  • @nimcomuxumed5530
    @nimcomuxumed5530 Жыл бұрын

    Macha Allah fatmiina waa qof aqli badan oo fiiro dheer 💕 hooyo waa qli wlhi naftedii ayey ka sartay mesha sababtu waa hooyo markasta waxay dhashay ayey nafteda ka jeceshahay

  • @maryanhassan6335

    @maryanhassan6335

    Жыл бұрын

    Absolutely

  • @hodanabdi2508
    @hodanabdi2508 Жыл бұрын

    Team amiira ayaan ahy guuleystaha waa amiiro🤣

  • @yuuyohkevin2144
    @yuuyohkevin2144 Жыл бұрын

    Best couple 💑 and Best family 👪 nololshu haydin wacnAdo 🤲

  • @hodanaxmed8169
    @hodanaxmed8169 Жыл бұрын

    MaashaAllaah tabaraka Allaah Royal family

  • @kawsarcraxmaan6470
    @kawsarcraxmaan6470 Жыл бұрын

    Miina Wllkeey ayaan Siin Lahaa , Gabadh Caqli badan waaye wllhi 🥰🥰

  • @ladiifoahmed5612

    @ladiifoahmed5612

    Жыл бұрын

    Wba lqbaye😂

  • @fatinamahadahmed2904
    @fatinamahadahmed2904 Жыл бұрын

    Saxaaf anagaba na waashey wlaalkey... fatma caqli masha allh ku dhaan allha dhawro

  • @rammlasalah736
    @rammlasalah736 Жыл бұрын

    Barnaamishku wxuu ahaa adna sadexda wax ee ay aduunka ugu jeceshahay in aad sheegtid waana 3 ay fatma sheegtay nafteeda 3daa qofna way uhuri kartaa❤️

  • @nasriamoh8536
    @nasriamoh8536 Жыл бұрын

    Fatma wada caqli waaye mansha allah

  • @zaamabdi1531
    @zaamabdi1531 Жыл бұрын

    Masha allah famil ka maseeray ilahey isha cadwga ha idin kahayo ana ilahey hasiyo family wilka nolosha lawadagi dono sidan cml ii ahado ya rabbi🥺🤲

  • @suldaansacaytuunofficial9923
    @suldaansacaytuunofficial9923 Жыл бұрын

    Kusali nabigeena Muhammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @yasmindiriye8263

    @yasmindiriye8263

    Жыл бұрын

    Scw

  • @devil66898

    @devil66898

    Жыл бұрын

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Жыл бұрын

    Asc walalehey channelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allaah idinsiiyo inshaa Allaah🥰🤲💜

  • @hidayomahamed2236
    @hidayomahamed2236 Жыл бұрын

    masha allaha fimil qurux badan ayaa tihin allaha idiin xafido dhamantin

  • @DugsiyeMedia
    @DugsiyeMedia Жыл бұрын

    Wlhi jirtaa idubaaxay Hooyo waa nxariis Allow ku Naxariiso Hooyo macan

  • @farhiaahmed5328
    @farhiaahmed5328 Жыл бұрын

    Masha Allah so beautiful family

  • @rahmaaliomar6137
    @rahmaaliomar6137 Жыл бұрын

    Mnsha Allah qoysfarxasan markasta alle haydin siyadyo

  • @najmoomar
    @najmoomar Жыл бұрын

    www waa barnamij qurux badan keep going family qurux badan❤💯😍

  • @maalikibnumaalikmaalik6329
    @maalikibnumaalikmaalik6329 Жыл бұрын

    Mashallah adna diyaar ayee utahay nafteeda inay u hurto reerkeed waxaas ayaa jacayl LAGAA dhahaa🥹🫶

  • @fathihussain5317
    @fathihussain5317 Жыл бұрын

    Adana hooyadeed❤️ Adana ilamaheeda❤️ Adana nafteesa❤️ Adna ninkeeda💔

  • @saabiriinsiciid4226
    @saabiriinsiciid4226 Жыл бұрын

    Ani waxan leeyahay waxa saxan mamada iyo gabadha Zababtoo ah lama dhihin nafteeda way waayaysaa lkn waxa laga hadlayay waxay ahayd jacayl qofkastana naftiisa wuu jecelyahay hadi hoyo iyo naftada yaa jeceshahay lagu dhaho waxad leedahay hoyo marka mad dhihin naftada wad wayaysa so that is my opinion cidi ila qabta like ta dhac kusii bye

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 Жыл бұрын

    Masha allah family qurux badan cimri dheer iyo cibaado suuban

  • @najmasaleban2421
    @najmasaleban2421 Жыл бұрын

    Mansh allha family quroxoon Lkn amiira iyo mataanteeda hooyo macaan qaylada way dhibaysaa kadaay

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 Жыл бұрын

    Maasha allah qoys quruxbadan allaha idin xifdiyo

  • @fardowsamohamoud5337
    @fardowsamohamoud5337 Жыл бұрын

    Allh idin ziyaadiyo farxada wax lo dhigo laheyn runtii m.a

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 Жыл бұрын

    MASHA Allaha it's beautiful ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @safiyaabdalla6922
    @safiyaabdalla6922 Жыл бұрын

    Hore u soco Adna ayada istuurtey hooyo iyo Ninkeeda iyo ilmaheeda lama tuuri karo wey ku saxan tahey 🥰🥰🥰🥰

  • @qadra.hena.channel8587

    @qadra.hena.channel8587

    Жыл бұрын

    Abyo subscribe Isaar waa.codsi please 🙏

  • @afiarte8318
    @afiarte83187 ай бұрын

    maamada wey salaamantahay iyo dhamaantiin

  • @asmakhadar3935
    @asmakhadar3935 Жыл бұрын

    mnshallah family qurux badan❤️❤️❤️

  • @ibtihajcali7620
    @ibtihajcali7620 Жыл бұрын

    Adno hooyo amiira iyo suusuu mardanbo dhaxdooda hagalinin dhaga ayeey ka jabiyeen miskiinta Dhamaantiin farxad waarto allaah ha idinsiiyo Mom calwiya love you ❤❤wlhi waa maamo qalbi wanaagsan allaah haka waraabiyo janato firdoowsal aclaaaaaa

  • @Sahra__________908

    @Sahra__________908

    Жыл бұрын

    Ma ogthy hooyo ilma heed hadee wen yihiin ama yar yihiin ineesan daree min dhawaa qodo 😢😢😢💔

  • @maxamuudali2882
    @maxamuudali2882 Жыл бұрын

    Family qurux badn masha Allah ❤🥰

  • @sawdodahir9223
    @sawdodahir9223 Жыл бұрын

    Mashallh Saafow waxan jeclan lahaa in aad noso samasaan filin family ah❤❤❤🙏🙏

  • @rahmoruun1
    @rahmoruun1 Жыл бұрын

    Nolosha idinma ciisho abid aad baan idiin tageraa 💞♥️❣️😍✌️♥️💞💯❣️💯

  • @xaliimoismaaciil7052
    @xaliimoismaaciil7052 Жыл бұрын

    guulestaha waa fadma iyo hooyo

  • @ayanibrahim71
    @ayanibrahim71 Жыл бұрын

    Wlaahi saxaaf waa nin caaqil ah waa kuu raacsanhy jawaabtaada Maasha Allah ducasanaye inaa tahay taas cadeeyso

  • @user-kt5sm5rv3s
    @user-kt5sm5rv3s7 ай бұрын

    Wllhi faatma caqli leey waye m.a wayoo adno nafteeda waa huri kartaaa Waaa yoo hooyo mcn lagama dhamo caruurtana sdkle Ninkedana weey jeclahaY sababtana intaas nafteda waa uhuri kartaaaa m.a abyo faatmo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najmomohamuud7790
    @najmomohamuud7790 Жыл бұрын

    masha allah beati full famil gulaysta aduun iyo aakhiro❤❤❤

  • @juweeriyajano9303
    @juweeriyajano9303 Жыл бұрын

    Inanta yar aad bay u aqliga badan fadna mansha Allah

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Жыл бұрын

    Masha allaa familiy qux badan ilaahey ha idin xafido insha allaa adna xabiibti 👍🥰💖

  • @dayiboahmed7511
    @dayiboahmed7511 Жыл бұрын

    guulaysta saxda ah wa.amiira intasaxaftiri halaturo

  • @hodanali7453
    @hodanali7453 Жыл бұрын

    Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ hooyo mcn guuley soo

  • @mulkihassan43
    @mulkihassan43 Жыл бұрын

    Masha alllh allah idin makala fogeeyo hooyo asaska farxada jacaylka 😢

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 Жыл бұрын

    Mashallah adna, mina iyo mama aya sax ah

  • @faadumocaday8144
    @faadumocaday8144 Жыл бұрын

    Mashasha Allaah

  • @omarali2282
    @omarali2282 Жыл бұрын

    Mama Calwiya sharaf baad muddan tahay allaha kugu abaal Mariyo Jannada

  • @sacdiyoahmed5560
    @sacdiyoahmed5560 Жыл бұрын

    adna hadii mesha laga saaro jaceel mba jiraayo markaas ayadaba maqane ani mesha waxan kasari lahaa saxaaf inta igu raacsan liketa

  • @queen7307

    @queen7307

    Жыл бұрын

    Sax wlhi intaba hadii weysa dib umaheleyso lkn walahela kara

  • @queen7307

    @queen7307

    Жыл бұрын

    Nin

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 Жыл бұрын

    1 adan hoooyadi mcn ❤ 2 adan nafteda 3 adan ilmaheda waxan cirka u diri laha adan ninkeda × wayo nin waxa weeyn maha sidasa ban ucodeyi

  • @favdwagjabiir8509
    @favdwagjabiir8509 Жыл бұрын

    Can you please let me know if you have any further information on the same

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Жыл бұрын

    Royal family's keeps goings another's levels questions 💯💪🌹

  • @aaminaali7404

    @aaminaali7404

    Жыл бұрын

    Hooyo mcn ✅✅✅✅✅

  • @aliismalmuse5034
    @aliismalmuse5034 Жыл бұрын

    wxn qaldi lahaa adna nafteeda sababto ah naftii adna ma wayneyso - ujeedo calashan jacylka ay u qabto nafteeda wxaa uga wayn jacaylka ay u qabto sidasna wxn ku racsanahy HOOYO MCN iyo FADNA WLLSHY

  • @hibomaxamed9451
    @hibomaxamed9451 Жыл бұрын

    nabi maxamed scw markii ku yidhi cumar waan ku jacelahy nabi Allow wana ka jacelahy naftyda lkin nabi maxamed scw wxa uu ku yidhi iimanku kuma galin hdiinaad naftda iga jacelayn markaa ayaa uu ku jawaapay naftydana waan ka jacelahay

  • @nastehagooh1126
    @nastehagooh1126 Жыл бұрын

    waraa kuwaan tol maahee Subxaana'Allaah wiilka waa isu raacdeen walahi dumaashiyaal fiican maahidin

  • @xamdiabdullahi224

    @xamdiabdullahi224

    Жыл бұрын

    Ani ahaan wee ila saxanyihin wlshey nafteeda wax iiga muhiimsan mleh maanta hadde wlshey nafteeda weeyso isaga wuu iska daneeysana marka waxaa nafteeda ku darsaayo mleh

  • @najmoomar2573
    @najmoomar2573 Жыл бұрын

    Really hooyo mcn waa lama huran❤💯

  • @djpapa3444
    @djpapa3444 Жыл бұрын

    Ana idin kala saaraya waxa guulestay waa hooyo calwiyo iyo miino sida saxda wayo naftooday uhuraysa waayo wa jeceshahay😢

  • @Yasin.Hassan.Mohamed
    @Yasin.Hassan.Mohamed Жыл бұрын

    Muhadu waa inaad tihiin family isku faraxsan oo sxb wada ah masha Aalh kalsonina isku wada qaba Alaha idin barakeeyo runtii saxaaf waa wiil ay dhashay mama calwiyo ee ma Aha adna ninkeda oo kaliya sabbtuna waa sida Aad happy isugu wada tihin zaadakalaah

  • @Naruura4

    @Naruura4

    Жыл бұрын

    Masha allah

  • @abdullahiabdihassan1617
    @abdullahiabdihassan1617 Жыл бұрын

    Waaaaaaaw waaaaaw waaaaaw waaaaw mashaa allah MINA MINA MINA MINA wayka IQ ficantahay intaan hooyo iyo adno ka ahaun Mashaa allah

  • @wllmaanka9251
    @wllmaanka9251 Жыл бұрын

    Hooyo mcn Allh Haku xafido

  • @cawalemohaa7497
    @cawalemohaa7497 Жыл бұрын

    Wow wan kahelney nosobathiya prt 2

  • @janno4217
    @janno4217 Жыл бұрын

    Amiira marku ninka ku qabay so adigi didi jiray kala dooro ninkaga iyo hoyada 😅maka baqaysay 😂

  • @ismacilmaxamed827
    @ismacilmaxamed827 Жыл бұрын

    Family farxad badan ala yacisk 🥰

  • @abdul-norabdullahimohamed5927
    @abdul-norabdullahimohamed5927 Жыл бұрын

    Hehe wlhi gamekan cabsi cabsi anaa cabsanoyaa oo ciyaarta ku jirin🤣🤣

  • @ikraamahmed4399
    @ikraamahmed4399 Жыл бұрын

    Wlhi wn kahely family qurax bdn lakin amiir funny wye wlhi wan wata 😂😂😂

  • @sahroali249
    @sahroali249 Жыл бұрын

    Mash allh family qurux badan allha idin xafido

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Жыл бұрын

    Masha allha tabarikllha my family hor usocdad ❤❤❤❤

  • @ummu3342
    @ummu3342 Жыл бұрын

    Mohamed caruur waaye wllhi ilmaha kulaha🤣🤣

  • @zuuzuuu7736
    @zuuzuuu7736 Жыл бұрын

    msha allh famly qurux badn

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 Жыл бұрын

    Masha allaah Hambalayo mamo

Келесі