WAAN CIDLOODAY MARKE BAXEEN 😭 SAFAR SALAAMA WAA IDIN XIISI DONAA

Пікірлер: 569

  • @suhraahmed9625
    @suhraahmed96252 жыл бұрын

    xaqiq markay ka tagayin walasha iyo ilmaheda wa xanun aniga laba mar ayan cidlo daremay sanadkii 2011 markey walashey iga weyn iga tagay & sanadki2019 ayado canug wadato ey no timid markey naga tagayene cidlo ayan daremay labada marba ohinta wan ceshan wayay😭😭 allow ii amaana yeel abyo iyo canugedaba qofkii garabkiisa uu ka safraa dardmi karo xanunkaas 😭😭

  • @abdifataahomar3411
    @abdifataahomar34118 ай бұрын

    Every time I see amiira crying I cry too😭🫀❤️

  • @kayaabdul4915
    @kayaabdul49152 жыл бұрын

    1:41 mashalah waxa hadlaya ma asim yaraa

  • @CITYTOUR25
    @CITYTOUR252 жыл бұрын

    Dadka qalbiyada wanaagsan dunida wey ku dhibayihin. Hadii la ooynaayo ayaga aya ooyo hadi la samrayana ayaga aya samro 😭😭😭

  • @rihamkhalifomarrihamkhalif7388

    @rihamkhalifomarrihamkhalif7388

    2 жыл бұрын

    soo maaha🥺

  • @CITYTOUR25

    @CITYTOUR25

    2 жыл бұрын

    @@rihamkhalifomarrihamkhalif7388 haa wlh waan u fiirsadey

  • @queenjiija7380

    @queenjiija7380

    2 жыл бұрын

    Haaa walhi beentada ma ahan

  • @adoontiialle1485

    @adoontiialle1485

    2 жыл бұрын

    Haa walahi Alle ayaa nool maqan

  • @sumauo4745

    @sumauo4745

    2 жыл бұрын

    Abyo waa laga baxa dhipra io murugada niyada qeyr u sheeg

  • @ashraflimited129
    @ashraflimited1297 ай бұрын

    Every time I see amira crying I cry too😭🫀❤

  • @fartacabdulahi7326
    @fartacabdulahi73262 жыл бұрын

    Inta ila aragtay inay prank tahy soroora Lankawi maa usocotiihin hee Amiira 🤣🤣🤣

  • @bossofficial983
    @bossofficial9832 жыл бұрын

    Prank cad waaye inta ila aragtay👍

  • @najmadiamond2452

    @najmadiamond2452

    2 жыл бұрын

    😁😁😂

  • @nihaalhassan8968

    @nihaalhassan8968

    2 жыл бұрын

    Haa miss prank iga dheh

  • @aliyafarah9644

    @aliyafarah9644

    2 жыл бұрын

    Prnk maaha cadibey utgeen

  • @farxiyamaxamediwrn5783

    @farxiyamaxamediwrn5783

    2 жыл бұрын

    War 3

  • @farxiyamaxamediwrn5783

    @farxiyamaxamediwrn5783

    2 жыл бұрын

    8o

  • @saafiabdalla4563
    @saafiabdalla45632 жыл бұрын

    Masha Allah asiim allaha ku xafido hapo xsheekadada wa nagu socota noo wad

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig2 жыл бұрын

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💕💕💕💕💕💕

  • @farhiaali5107
    @farhiaali51072 жыл бұрын

    Maasha alaah abaayo safar salaama

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel12 жыл бұрын

    Ilahay haku wehliyo qali tankale buskud qunbe iyo galey an ka sameyay ban so dhigay Soo dawada gabdho

  • @nana7sain408
    @nana7sain4082 жыл бұрын

    Wlhi calosha I hurtey😭 alle haidin kulansiyo markale adinko nabad qabo faraxsan🙏💕💕💕

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking2 жыл бұрын

    Wlhi run oo ilmeyay amira calosha iga hurisay wad is arkeysan insha allah 🤲

  • @axlam
    @axlam2 жыл бұрын

    Amiira caloosha iga hurisay wlhii wn ooyey😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mxasan8343

    @mxasan8343

    2 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭sorry

  • @um-yy3im
    @um-yy3im2 жыл бұрын

    Yaa allaah 😥😢anaa ooyay walahi wexey ila noqotay adna iney ani iga dageysoo kale amiira xabiibti alle ha idiin xifdiiyo 💕

  • @maaidocali5921
    @maaidocali59212 жыл бұрын

    Soo lbta inigoo nbd ah insha allah guul abyo amiira

  • @hoodoaliadam2222
    @hoodoaliadam22222 жыл бұрын

    Mansha Allah beautiful kids

  • @rabiaabukar5091
    @rabiaabukar50912 жыл бұрын

    First viewer mashallah keep going wlshy

  • @sihaamjabril5504
    @sihaamjabril55042 жыл бұрын

    Nadio waa is ka jecelahay wlhi mash Allah she so funny ❤❤❤❤

  • @siciidaabdirasaq8256
    @siciidaabdirasaq82562 жыл бұрын

    Ilaahay nabad haku geeyo meeshay Rabaan wx dhiban alaah ma tuso idinkan. Allh idin. Xifdiyo 🤲🤲🥰🥰🥰🥰

  • @Proud_momof2
    @Proud_momof22 жыл бұрын

    Masha allaah wlhi inaad wll gabar ah kula dhalato waa nasiib anigu mshsysto wll gabar ah allaah ha isku kiin daayo ❤️

  • @fardowsamohamed5660

    @fardowsamohamed5660

    2 жыл бұрын

    Ani makuunoqdaa abayo 🥺

  • @user-qg5we5hi6b
    @user-qg5we5hi6b2 жыл бұрын

    يا حبيبتة. يا اميرا الله يعينك ياعمري 😌

  • @amolmahmd4783

    @amolmahmd4783

    2 жыл бұрын

    هي ادنه وين راحت؟

  • @aliyafarah9644
    @aliyafarah96442 жыл бұрын

    😭😭waxa kaliyo ugu xnunka badan markii lagaatagyo 😭😭wan ilmeeye Amba wllhi izka Samir Amiirooy ilhey hakuxifdiyee byo

  • @hafsaabdulkadir6909
    @hafsaabdulkadir69092 жыл бұрын

    Sheekada asiim wa nagu socotaa🤣🤣🤣

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 Жыл бұрын

    Adna iyo famligeeda Alleh ha nabad geeyo amiira quruxeey adna waad bixi doontaa inasha allah ee amus 😢🥺

  • @nacimomaxamed1334
    @nacimomaxamed13342 жыл бұрын

    Alla nadia iga qoslisay wllhi ilxun allha kahaayo habo mcn

  • @aliyaaabdirizak2185
    @aliyaaabdirizak21852 жыл бұрын

    MashaAllah ilahey nabad hanikulmisiyo markale Adna iyo Saxaaf iyo carurta safar salaama 😩💙

  • @raqad4642

    @raqad4642

    2 жыл бұрын

    Halkee u safreeen adna iyo caruurteeda iyo odeygeeda maalin kasta safar been ah bay ino so galiyaan mana dhoofaan

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan2 жыл бұрын

    Safar salama🤦‍♂️❤❤💕💕 idinkoo nabad qabo allaha idin kulmiyo❤❤❤

  • @maanocusman9451
    @maanocusman94512 жыл бұрын

    Adaayo amira marwalba waa quruxe tahaya haohin macana badaane waan ku jecelahy😗😗😗😍😍😍😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗

  • @masuudali3171
    @masuudali31712 жыл бұрын

    Maasha alaah tabaraka laah rabi ha idiin xafido abaayo adna iyo wllky saxaf safar salama

  • @ayaan8621
    @ayaan86212 жыл бұрын

    Amiira quruxeey waa kula oyey wlh wa kula daremay cidlada 😥😥😥😥😥😭😭😭

  • @rayaanruuxi1400
    @rayaanruuxi14002 жыл бұрын

    Safar Kherqaba i.a My Family Calosha ihurtay wllhi😭😭Amiira

  • @farhiamohamedabdi4293
    @farhiamohamedabdi42932 жыл бұрын

    Wlhi waan ilmeyay abayo mxaa ogahrty adna iyo carurteda calosha ihurisee amira qurux 🥰🥰🥰

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman12282 жыл бұрын

    Manshallah 😍 safar salama 🥰✌

  • @caaliyoadoontaallekusoow2872
    @caaliyoadoontaallekusoow28722 жыл бұрын

    Ma.sh.allah wll Allah hakubarakeyo abayo

  • @simanaliali335
    @simanaliali3352 жыл бұрын

    Family is jacel Allah inku simo samaya kukuluma

  • @Ifrah89
    @Ifrah892 жыл бұрын

    Waan ku laha oyay runti sida isugo macasalamaysen is very sad. waxan kaa helay siday u bexen ee saxaf borsada u waday nolosho way ficanthay marko aboho hugaminayo❤️❤️

  • @umufatmaabdullah9533

    @umufatmaabdullah9533

    2 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @amiiraabdiqadir2728
    @amiiraabdiqadir27282 жыл бұрын

    m.a habo kudayasho mudan amira alle dhamaantiid ha in xafiido

  • @FathimaFathima-ly4cf
    @FathimaFathima-ly4cf2 жыл бұрын

    😭😭😭😢waan kaxumahay

  • @Hani_MAX
    @Hani_MAX2 жыл бұрын

    Abaayo holiday amey usocdaan .weysoonoqonaayaan ayagoonabad eh inshallah. Safar salaama

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed48832 жыл бұрын

    Walahi wan ooyi Abyo calosha Adkeyso inshaa Allaahu

  • @maryamajimcaale7859
    @maryamajimcaale78592 жыл бұрын

    Abaayo mcn caloosha xiro😭😭🥺🥺✊

  • @basmahachi3545
    @basmahachi35452 жыл бұрын

    masha Aallh abaayo adan love you xabiibati kujeclahy dhamantiin wan lov

  • @fardowsahassan1809
    @fardowsahassan18092 жыл бұрын

    Ani wxas dhan uma jeedi shekada asiim yara igu socdo❤😂😂

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji68212 жыл бұрын

    Walahi 😭😭😭 qof walalo tihin hadan isla soceshaten marko ka safrayo walahi xanun waye ilahey nabad iyo cafimat haku geeyo insha Allah Aamiin Yaa rabi 🤲🤲🤲❤❤❤❤❤

  • @amiisharagsan6246

    @amiisharagsan6246

    2 жыл бұрын

    Haa wlhi waa runta

  • @muhiimaadan5763
    @muhiimaadan57632 жыл бұрын

    Adana nanda alaah hakugu geeyo wallo amiir wan kujecelhy

  • @farhiahashi3136
    @farhiahashi31367 ай бұрын

    Adi wa dheerthy akhwan borso gali meysid😂😂😂

  • @luulkeyf2483
    @luulkeyf24832 жыл бұрын

    Wlhy calosha ihurtey abyo amira wlhy wn kula oyey😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @amiraadem2780
    @amiraadem27802 жыл бұрын

    Amira illaahey haku xafdiyo

  • @hamdamalaboofficail5907
    @hamdamalaboofficail59072 жыл бұрын

    Zafar khyr qaba alle hawnaga dhigo mcnto♥️

  • @shamsomohamed2946
    @shamsomohamed29462 жыл бұрын

    Maaya waan kula jooga inta aan nolahaay caloosha ayaa iga horesaay walaalhi matkaa a

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe56292 жыл бұрын

    Safar salaama Inshaa Allaah

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman2622 жыл бұрын

    Anaa usoo horeeyay maanta 😀

  • @lielaosman8710
    @lielaosman87102 жыл бұрын

    Amiiro waan oyaay wlhi 😭😭😭😭😭😭

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater72112 жыл бұрын

    Oh! That's so sad😭 Amira qurux be strong abaayo mcn insha Allah wad is arki dontan❤ Walashey adna iyo familka dhamaan waxaan leyahay safar kheyr leh insha Allah❤❤❤

  • @halimamohamed5242
    @halimamohamed52422 жыл бұрын

    Soo emotional😥😥

  • @simanali973

    @simanali973

    2 жыл бұрын

    Qchdudisaar op sididod

  • @abumiski
    @abumiski2 жыл бұрын

    😭😩 amiira xabibti calosha igahurtay waan ilmeeyay runtii intey usafreen adna

  • @ruuneyruun7996
    @ruuneyruun79962 жыл бұрын

    😭😭😭wn kula oye abyo anaga kula jogno intee adee

  • @bisharmohamed-bl8by
    @bisharmohamed-bl8by Жыл бұрын

    Safar salamo abayo adi iyo carurtada iyo xajigada alle hani xifdiyo😭😭😭😭😭😭

  • @Kingmoha2749
    @Kingmoha27495 ай бұрын

    Amira qurux Farxadaada ayaa kawayn muruugadaa ilove amira qurux ❤❤❤❤

  • @fadumaabdulaahi5220
    @fadumaabdulaahi52202 жыл бұрын

    Allah nabda geeyo mesha usocodan xage ka aaden

  • @shukriisaaq4015
    @shukriisaaq40152 жыл бұрын

    Alle adinkoo nawad qawa hani geyo mesha usocotin alleneh adinkoo nawad qawa hani so. Sama nawad naqo insha allah ❤️❤️❤️😘

  • @manaalahmed3195
    @manaalahmed31952 жыл бұрын

    Waana diroomoyaa inaa anagu cayaraysaan keep going

  • @leylosuufi2774
    @leylosuufi27742 жыл бұрын

    Amira abaayo caloosha ayaa iga hurisay wallahiwalaashaado baxeyso waa oynee

  • @amira1438
    @amira14382 жыл бұрын

    Wlhi anigaba oye ax amira waa ka xumahay inaa kala dheratan labadina walalo lkn hadi la nolyahy malin un wad midoweysan mar labad insha alh abayo iyaganeh meshey u socdan nabad ha ku tagan insha alh

  • @ifraaxnuur6622
    @ifraaxnuur66222 жыл бұрын

    Wlh amiira waan ooye walaashaa xagee kaa aadeen

  • @ahmedjr5259
    @ahmedjr52592 жыл бұрын

    Safe journey kheyr qabo I.a insha-allah 🤲😭

  • @jamilacadi4
    @jamilacadi42 жыл бұрын

    Mashallah 😍safar💖salaam

  • @zuleeqaziman3317
    @zuleeqaziman33172 жыл бұрын

    Waan ilmeyay wlhi ax maxad uga dheerateen amira 😥😥😥

  • @nasranuur9271
    @nasranuur92712 жыл бұрын

    Waa prank Amiira waa Safar Been🤣🤣✌

  • @farxiyonur697
    @farxiyonur6972 жыл бұрын

    Walhi xanun waye 😭😭

  • @omarabdi9879
    @omarabdi98792 жыл бұрын

    Mansha Allah ilahey nabad hayogogiyo

  • @HALLAASIMEDIA
    @HALLAASIMEDIA2 жыл бұрын

    Sorry wallo we r with u 😘

  • @shamsuhuseen8421
    @shamsuhuseen84212 жыл бұрын

    Nabad Allah haku geeyo safar salaama

  • @Nuwenajj
    @Nuwenajj5 ай бұрын

    Amira qurux 800 coming soon

  • @yasmiinyasiin5148
    @yasmiinyasiin51482 жыл бұрын

    Sry amiira qurux love you dadkaga ku jecel

  • @fosiyomaxamedali9286
    @fosiyomaxamedali92862 жыл бұрын

    Mash allhaa safar zalmA

  • @aishaoud9768
    @aishaoud97682 жыл бұрын

    xagee adeen adna iyo familkeeda allh hanabdgeeyo

  • @sososa1588
    @sososa15882 жыл бұрын

    Masha allah safar salama

  • @khadromohammed1727
    @khadromohammed17272 жыл бұрын

    Ma soo noqonayaan miyaa 😥😥😥ani odayga cidla iiga tagay wlhi waa xanuun

  • @fatmina.qalbiisaafi7003
    @fatmina.qalbiisaafi70032 жыл бұрын

    I’m really sorry sorry my sister Amirah Qurux Insha allah u will be fine we here Insha allah my beautiful sister amirax and Adna I know it’s very saddened for this but really sorry 😢 Insha allah she back to ur really we hear I’m crying 😭 crying 😭 wallahi I’m sorry 😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 we love you

  • @yasminkulmiyechanali6864
    @yasminkulmiyechanali68642 жыл бұрын

    Helo cida xage adan maba ugayni 😢 safar salama ilahay hurtina iyo gadashenaba qayar hadhego ✌️✋ bay bay

  • @kaltounxaaxi657
    @kaltounxaaxi6572 жыл бұрын

    Wllhi ilays yar wa shaxariii mnchAllh wn ku wta Alle ha ku barkeyo hbo

  • @fardowsamohamoud5337
    @fardowsamohamoud53372 жыл бұрын

    Amiira abyo intee ubaxeen calosha naga hurty😭😭

  • @queenofqueens6438
    @queenofqueens64382 жыл бұрын

    Amira calosha ihurisy wllhi wan oyay😥😥 xageey adeyn adna iyo famillygeda

  • @muhammedadem5968
    @muhammedadem59682 жыл бұрын

    Masha allah

  • @user-qb9ns1fc2w
    @user-qb9ns1fc2w5 ай бұрын

    Kusaliya nabigeena muhammed ❤❤❤❤❤صلى الله عليه وسلم

  • @ruqiyoabuukar7060
    @ruqiyoabuukar70602 жыл бұрын

    Amiiro xagey aadeen abayo adna saxaaf ilmahooda

  • @muniitaahmad4525
    @muniitaahmad45252 жыл бұрын

    😭sorry mcntoo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @SaaraBilan
    @SaaraBilan9 күн бұрын

    Amiiro maleeshiya meekusonoqonaay noososheek❤ abaayo

  • @faaizamuumin5622
    @faaizamuumin56222 жыл бұрын

    amiira acloosha ayaa iga horisey walahi waan ooyey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @barwaqofarsgax7644
    @barwaqofarsgax76442 жыл бұрын

    Abayo intaha ayaa usoctan wan qironay runti anagaa xataa wan onay safar salamo adnaa 😭😭

  • @qalicabdiabukarqalicabdi7565
    @qalicabdiabukarqalicabdi75652 жыл бұрын

    Masha allah safar salaama🤗🤗🤗🤗

  • @ifraahdagan2897
    @ifraahdagan28972 жыл бұрын

    allha nabad geeyo 🥺safar oo dhan murug waye wlhi

  • @naagnool1416
    @naagnool14162 жыл бұрын

    Safar markaan maqlo walaalahey maalinkee iga safrayeen ayaan so xasuustaa shucuur xanuun leh waaye😭😭😭🥺 lkn Alx waa iska aduunyo oo dib ayaa loo kulmi doonaa i.a illahaw nabad nuskeen kulmi

  • @user-qy4jg2ot1e
    @user-qy4jg2ot1e2 жыл бұрын

    asaxabta inaa safro aan rawaa culeesaana igasaaran plz ii sooduceeya inuu ilahay ii fududeeyo safarka

  • @fatuushmirechanel1234

    @fatuushmirechanel1234

    2 жыл бұрын

    Alaha ku caafiyo abayo 🥰🥰 insha alah

  • @fadumoismaciil2467
    @fadumoismaciil24672 жыл бұрын

    Keep going from amiraa qurux one love ❤️

  • @craxmaanmustafa529

    @craxmaanmustafa529

    Жыл бұрын

    Hhhhhhhhh

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz4212 жыл бұрын

    Wllhi calosha iga hurutey wllshey mcn amira qurux mummy allaha haku nabad geeyo mesha ujodo I.a malin xanun badaan waaye srry amira😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @warasamemohamed8278
    @warasamemohamed82782 жыл бұрын

    Sorry sorry amiira caday Aniga ayaba is celin waynaya 😭😭😭😭😭 ooyintayadii wallhi Walshay macaan kaligaa matihid Aniga oo dhan ayaa kula joogana Ee iyagana allha u fudaydiyo safarakooda Allhuma amiin amiin yaa rab

  • @yoins129
    @yoins1292 жыл бұрын

    AMIIR QUURUX ABAYO ANAGA GUULA JOGANO HA OYIIN AMUSA😭😭😭😭😭😭😭😭😭

Келесі