ADNA IYO AMIRA OO LA OOYEY MARKI HOOYADOOD SI KADIS AH SAXAAF UGU KEENAY MALAYSIA || BALANTII ||

Ғылым және технология

Пікірлер: 1 000

  • @AmirSayid
    @AmirSayid2 жыл бұрын

    😢

  • @fatkabowy3495

    @fatkabowy3495

    2 жыл бұрын

    Amiir sxpow Halke ka dhcdey

  • @jabbavicofficiall4610

    @jabbavicofficiall4610

    2 жыл бұрын

    Amiir lagand 😓

  • @s.n.r7302

    @s.n.r7302

    2 жыл бұрын

    Maxaa kugu dhacay sxp soo moqo

  • @maryanmoha4803

    @maryanmoha4803

    2 жыл бұрын

    Sorry amiir i.a maalinkaga soo dhow 😪💞

  • @xabiibocabdullahi9027

    @xabiibocabdullahi9027

    2 жыл бұрын

    maazha allaah

  • @abshiracadey9364
    @abshiracadey93642 жыл бұрын

    Anba Oyee Kwrm😭😭 Waliba Iyado Hoooyadeey Ilaa Joogto Omg Ilhow Hooyooyiinkeena Cimrogooda Raaji ♥️♥️♥️🤲🏻

  • @hamdimohamedahmed2763

    @hamdimohamedahmed2763

    2 жыл бұрын

    Wlhi kula mid ani xtaa waa oyay anoo hoyadey lajoogo mamoyinkena Alaha noo xifdiyo

  • @Rummancadeey678

    @Rummancadeey678

    2 жыл бұрын

    masha allaah

  • @amranashali9168
    @amranashali91682 жыл бұрын

    Alhamdulilah my mum is next to me but wlhi when I watch this vedio tears 😢 😭 come from my eyes...May Allah grant to jannah all our mothers 👨‍🍼 🥺🥰❤❤❤❤

  • @nazmaafarah301

    @nazmaafarah301

    2 жыл бұрын

    Anbo wlhi am the same ilin iguu istagte😭

  • @amranashali9168

    @amranashali9168

    2 жыл бұрын

    @@nazmaafarah301 sorry walal 🥰❤

  • @sadiohagi6370

    @sadiohagi6370

    2 жыл бұрын

    Aamiin yaarabi

  • @madeymohamed1288

    @madeymohamed1288

    2 жыл бұрын

    Amiin

  • @hamdiabdullahi1
    @hamdiabdullahi12 жыл бұрын

    Wlllhi Nin Nin Dhafay Markii Ladhahayo Waa Kan Oo Kle masha Allah Alle xajigaga hakuu deysto wlshei ADNA❤❤❤❤❤❤❤

  • @simplymum5029

    @simplymum5029

    2 жыл бұрын

    Aamiin yaarabi ilaahoow isu daa oo farxadaas dhexdooda taal u barakeey

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon32542 жыл бұрын

    maashaa allaah farxad farxad dhaaftay hooyo hooyo iisoo caraftay alloow hooyaday macaan dib iila kulmi adna iyo hooyadeed kulun qurux badan mashaaa allaah

  • @amuunmohamed6438

    @amuunmohamed6438

    2 жыл бұрын

    Ayaan gobdoon❤😘 xppti waa la kulmysaaa inshallah❤

  • @sadrisimaan3277

    @sadrisimaan3277

    2 жыл бұрын

    Aamin abyo allha nalakulansiiyo hoyo macn wan uxiisay wllh

  • @niifnadiifo8010

    @niifnadiifo8010

    2 жыл бұрын

    Insha alhaa ayan xbbti wad la kulmi hoyo

  • @indhauron7326

    @indhauron7326

    2 жыл бұрын

    Mansha Allah abyo hoyo qofki ka foog le daremi karo alle nabad hakugu geyo xbbty

  • @saynabcadey2627

    @saynabcadey2627

    2 жыл бұрын

    Aamin xbbti ayaan

  • @farxiyasvalogs
    @farxiyasvalogs2 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto inta hooyadood dhimatay noo soo duceeya iyo aabahood. Intay u nooshahay allaha u xifdiyo

  • @nasrimohamed5563

    @nasrimohamed5563

    2 жыл бұрын

    Amiiiiiiiiiiin 🤲

  • @samiirasuulay5769

    @samiirasuulay5769

    2 жыл бұрын

    Amiiin abaayo

  • @farxiyasvalogs

    @farxiyasvalogs

    2 жыл бұрын

    Jazaakumu allah abaayo

  • @zuzuuabdi1476

    @zuzuuabdi1476

    2 жыл бұрын

    Aamiin wllo

  • @haniaybakar9477

    @haniaybakar9477

    2 жыл бұрын

    Aamiiin

  • @ruqiaali5181
    @ruqiaali51812 жыл бұрын

    Hooyaday ayaa iga dhimatay Ramadan iigu soo duceya Haa Somali ❤️intey u nooshahayna ha ogadaan inay hoyo tahay qaali 💕

  • @queenfatma9598
    @queenfatma95982 жыл бұрын

    MashaAllah adna quruxey I really cried and I was deeply emotioned bcz my mother is far away from me 🤕say Alxamdullilah bcz you mother is next to you 💯I wish you and your family a long life 💯Eid MUBARAK TO YOU AND YOUR FAMILY

  • @makoislaw
    @makoislaw2 жыл бұрын

    Wlhi waa farxad tii ugu quruxda badneyd hooyo macaan iyo maalin Eid allahu akibar allow hooyo macaan noo xafid 💟 🥰

  • @aweysmaxamedamiin6462

    @aweysmaxamedamiin6462

    2 жыл бұрын

    Allaahu Akbar Allaaahu Akbar Allaaahu Akbar Dhmmntnb Allaaahuma Aaaameeen Yaaarab

  • @hodanabdirahman807
    @hodanabdirahman8072 жыл бұрын

    Maansha alaah fadxad ku noolaada family qurux badan saxaaf waa wiil baari ah ilaahay haydin xifdiyo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi32962 жыл бұрын

    Saxaaf sida hooyadiis oo kle ayuu Hug usiiyy markasa dheheesin gabadheeda ayuu dilaaaa 💞😘 soomaliyeey ka fiirsada...🥰🥰

  • @sumayocabdi1157
    @sumayocabdi11572 жыл бұрын

    Waxaa Soo Xasuustay Maalinti Amiira qurux la Ooynaysay Hooyo Ayaan Rabaa inaa Aado, Masha Allah Allha isku Kiin daayo Hooyo Waxaa Ku leeyahy Ilmo ququrux bdan Oo Baariyaala Ayaa soo Saartay 🥰🥰 Wiil Karti io Naxariis Bdna Sodoh U tahay Masha Allah ❤

  • @loveumom2746

    @loveumom2746

    2 жыл бұрын

    Wh ani xataa malinkaas soo xasuusty😭😭

  • @nastehasheikh8454

    @nastehasheikh8454

    2 жыл бұрын

    True

  • @MascuudOmarOfficial
    @MascuudOmarOfficial2 жыл бұрын

    Masha'Allah mabruuuk aad iyo aad aan ugu farxay 🥰🎉 Hooyo la aanteeda abaar waaye ❤️❤️❤️

  • @umumascuud8093

    @umumascuud8093

    2 жыл бұрын

    Mascud maxamad oficial

  • @ashanimo2584
    @ashanimo25842 жыл бұрын

    Mashallah May Allah bless you for making your family happy

  • @anabnur2179
    @anabnur21792 жыл бұрын

    Masha Allah Xafidullah best surprise ever Saxaafi You're a blessing child Amazing human 😍😍❤️❤️❤️❤️🤗🤗😘😘🙏🙏🙏🙏😘🤗🤗❤️❤️😍😍😍❤️🤗🤗😘🙏🙏🙏🙏😘😘😘😘🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😘😘😘😘😘🤗🤗❤️😍😍😍😍😍😍😍😍❤️❤️💓💓❤️😍😍😍😍❤️❤️🤗🤗😍🥰💖💖🥰💕🏡🤗💰💓🥰🙏🙏🙏🙏🙏❤️

  • @maryamabdallah9616
    @maryamabdallah96162 жыл бұрын

    Masha Allah faxad kaween hooyomcn majirto I'm so happy for yall guys to see your own mother❤WE LOVE YOUU💜

  • @irkushrihad6290
    @irkushrihad62902 жыл бұрын

    Wow Masha allah farxad waaye 🥰Masha allah beautiful family ❤️

  • @queenasli5422
    @queenasli54222 жыл бұрын

    M.a intaa hoyadood noshahay Allah cimri dheer u siiyo intee ka dhinteenah Allah u naxaristo ciidi ugu horeesee hooyo iyo aabo aana heysaan Allah idiin naxaristo hooyo mcn si gara kugu xiisay cidaan cidlo bdn baa dareemayaa lkn ima so noqoneyso 😭😭😭😭😭

  • @taqwamedia1369

    @taqwamedia1369

    2 жыл бұрын

    Allah ha unaxariisto

  • @shukriiman6196
    @shukriiman61962 жыл бұрын

    maashaa allaah wallaahi aniga xataa waa ooyay saxaaf waa ka farxisay adigana waxaa ku faraxdo allaah ku siiyo adnauduceey maxamed

  • @-zahraabdalla969
    @-zahraabdalla9692 жыл бұрын

    ماشاء الله عليكم كل عام وانتم بالف خير وصحة وسلامة الحمد لله على السلامة مام علويه سنبوس

  • @Upuotur968
    @Upuotur9682 жыл бұрын

    Masha Allah ragumasinee saxaaf waa nin waxgarad ah guuleyso wllkey waan jeclahay raga xaaskoda wanaajiya farxad kunolada inbadan ❤❤❤❤❤

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v2 жыл бұрын

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله الف الحمدالله علي سلامه نورتي ميليسه

  • @sultanahb.sultan4086
    @sultanahb.sultan40862 жыл бұрын

    Masha allah Ilahay haydin daayo maamadiin Aniga inta ila midka ah Ee hooyadood dhimatayna rabbi ha u naxariisto waan tabay Hooyo jacaylkaagi habtaadi magacii wanaagsanaa Ee aad markasta igu yeedhi jirtay raxmad waasica rabbi qabriga hakugu siiyo boqoraydaydiyey😭😭😭

  • @Bintuxaji629

    @Bintuxaji629

    2 жыл бұрын

    AMIIN amiin ya rabi

  • @dhamaysdumar7147

    @dhamaysdumar7147

    2 жыл бұрын

    Ilaahay ha u naxariisto dhmn hooyoyinken sidayda inta hooyo la,aan soo kortay naxariisti hooyo iyo korimadeedi ma soo arag😭😭😭😭😭😭

  • @najmanashad2948

    @najmanashad2948

    2 жыл бұрын

    @@dhamaysdumar7147 😭😭😭Kula mida ahay nolashaydi ma arkin hooyo alah kunaxarisyo🤲🤲😭😭

  • @najmomuusexuseen7401

    @najmomuusexuseen7401

    2 жыл бұрын

    Aaaamiin yarabi abyo mcn

  • @dhamaysdumar7147

    @dhamaysdumar7147

    2 жыл бұрын

    @@najmanashad2948 😭😭😭😭😭 ilahay ha unaxariisto hooyoyinken abyo 🙏 Saan u joogo baan is cuqdadeya wlha nolol bilaa hooya waa xanuun😩

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic2 жыл бұрын

    Alle mashaAllaah farxada la ooyay walahi mashaAllaah inti hooyo u nool alle ha u daayo amiin yarabi eidmubarak xbbty hambalyo 600k

  • @hoodobuuxane8680
    @hoodobuuxane86802 жыл бұрын

    Masha Allah dhamaan Hooyoyin keen Alle ha xiftiyo Saxaaf waa qof qaaliya nin wanaagsan adna aad ayay u nasiib badan tahay hanpalyo Adna gabadh kasta waxan illahay iga rajaynayaa in ay hesho Saxaaf oo kale salan sare Adna iyo Saxaaf from Boorama caday ciid mubark 😍😍💕💕

  • @soumysmiofficiel6313
    @soumysmiofficiel63132 жыл бұрын

    Mashaallah malachi waan ooyey farxad darteed ilaahay hakaaga farxiyo sidaad xaaskaaga uga farxineyso ilaahay wax xun inima tuso aamiin🤲🤲 walaal ❤❤🎆🎉✨🎉🎆🎊❤❤from Djibouti

  • @ifraaxbashiirkitchen4421
    @ifraaxbashiirkitchen44212 жыл бұрын

    Masha alaah hooyo macaan waanku farxay idiin timid farxadiina alaha idiin siyaadiyo aqwaan adna eid mubaarak ❤️❤️❤️

  • @siradm
    @siradm2 жыл бұрын

    Maasha Allah, mabruuk hadiyad ka qaalissan ma jirto maasha Allah. Iigu soo duceeya hooyadey inuu ilaahay naarta ka xoreeyo

  • @Forever-li8nl
    @Forever-li8nl2 жыл бұрын

    Best Eid gift ever😘💕

  • @qadromuxudiin6805
    @qadromuxudiin68052 жыл бұрын

    Heestan markan maqlay wllhi wan ooyaaa hooyo mcn Allow kuunaxariiso 😥😥😥😥l💕💕💕💋💋

  • @sabirinamaxamed1985
    @sabirinamaxamed19852 жыл бұрын

    Mummy aad ayey uqurbadan yhy m.a Allah idin xafido dhamantiina wll❤❤❤

  • @sabrinasomali2897
    @sabrinasomali28972 жыл бұрын

    Masha Allah suprise kan ugu wacnaa wllhi hooyo Aragtideda wax walpo dunida yaaalo weeka qalisanthy🥺😭😭❤️❤️❤️

  • @samiyaahmed7779
    @samiyaahmed77792 жыл бұрын

    MashaAllah walai saxaaf waa qof wanagsan ilahey xaidin siyadiyo faraxada abaayo best family 👪 ❤️ 💖 ♥️ 💕 💙 👪

  • @mohamedabdi2664
    @mohamedabdi26642 жыл бұрын

    mnshalah beautiful family wish you eid fitri in advance

  • @warasamemohamed8278
    @warasamemohamed82782 жыл бұрын

    Wallhi saxaaf waada dhaafatay Nin ee waxadatahay nin iyo badhan Wallo adiga allha kaa farxiyo Aniga waaban ooyaya wallhi ee Adan iyo amiira. Waxan leeyahay Congratulations 🥳 congratulations Adan waxada gaadhaya adan 600 oo Subscribe congratulations 🎉 congratulations 🎉 ❤️🌺❤️🌺❤️🌺❤️🌺❤️🌹🌹🌹🌹

  • @amazinganimalsvideos3097
    @amazinganimalsvideos30972 жыл бұрын

    mnsha allaah inta hooyo jecel love saara aan aragno inta hooyo jecel

  • @hfsaabdi9077
    @hfsaabdi90772 жыл бұрын

    600k congratulation 🎊👏🙌🏽Adna mcnto We wait 1m insha Allah ❤ Saxaf mahadsanid abowe sida uga farxisey with my family🦋🌸

  • @amalomar860
    @amalomar8602 жыл бұрын

    Masha allah best surprise ever well done Saxaf

  • @ashaomar6719
    @ashaomar67192 жыл бұрын

    Maasha Allah they're all beautiful 😍 the mother has a natural color no makeup no chemicals 💖

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed54022 жыл бұрын

    Tomorrow is eid and dont have anythingto celebrate bless help us adna iyo saxaaf mashaallah

  • @sihaamabdihakim3727
    @sihaamabdihakim37272 жыл бұрын

    Mansha allah family qurux bdn isha bini adamka ilahay haa idinka qabto

  • @istarmohamed5874
    @istarmohamed58742 жыл бұрын

    Inta ilmaysay o hooyadod u xiistay aniga cml 😭😭🥺🥺

  • @Samawadechannel
    @Samawadechannel2 жыл бұрын

    Masha allah masha allah family aad u qurxoon alle haydin xafido farxad ku ciida❤👏👏

  • @Walasha25
    @Walasha252 жыл бұрын

    Mansh’Allah hooyooyibkeen meel walby jogan Alaha xifdiyo cimriga Alaha u dhereyo cafimad Alaha siiyo iyo cibaado subn inta hoyoyinkood dhinteen Alaha u naxariisto hoygoda jano Alaha o dhigo ❤️ hoyaday macaan 5 sano m arag waxbarasho ayan uga so maqanahy Alaha I dhowro Hóoyo iyo aabe iyada I ah cimriga alaha ku dhereyo

  • @princessleyla6282

    @princessleyla6282

    2 жыл бұрын

    amiin yarabi hooyo mcn 8 yers ka maqna wa isku imanay hada safar gaban iga jirta allow na kulmi mar labad hooyo la anted abaar waaye walhi

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan30842 жыл бұрын

    Mash allah tabakallah ❤️❤️❤️

  • @nimcushfarah4069
    @nimcushfarah40692 жыл бұрын

    Masha allah ilin baa iga timaaday hooyo Mcn allaha noo daayo 🥺❤️🤲

  • @badramohamed5410
    @badramohamed54102 жыл бұрын

    Masha allah ADNA IYO AMIIRA RIYADIINA ILAHAY AYAA IDIN RUMEYAY ALX CIID IGU FARXAD BADANED AYAA CIIDI DOONTAAAN INSHA ALLAH EID MIBARAK DAD AAN JECLAHAY

  • @maymunali8408
    @maymunali84082 жыл бұрын

    Mashallah what a wonderfull suprise may Allah protect your family from evil eye

  • @shamsociise478
    @shamsociise4782 жыл бұрын

    m.a family qurux badan allaha idin barakeeyo adna io amiira saxaf balanta yaan loga bixin 😁😁

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani2 жыл бұрын

    Maasha allaah family qurux bdn allaah ha idin xafido aaduun iyo aakhiiro dhamantiina aamiin yaa allaah

  • @ikranabdille7203
    @ikranabdille72032 жыл бұрын

    Masha Allah hooyo mcan Allah ku xafido Ciid Mubarak 🥰🥰🥰😍😍😍😍💋💋🌹🌹🌹❤❤🎆🎆🎆❤❤❤❤❤

  • @anigawaaye7933
    @anigawaaye79332 жыл бұрын

    MaashaAllaah Adna iyo Amiira maanan ogayn inay walaalo yihiin. Best surprise, qofki hooyadii kafogtahay uun baa dareemi karo.

  • @zainabhassan4266
    @zainabhassan42662 жыл бұрын

    Eid mubaarak all families

  • @naziamoalim1682
    @naziamoalim16822 жыл бұрын

    Farxadaan cml ayaan rajeyna habeen kasta ku seexdaa inaa malin un arko hooyadey mcn 🤕 Inshallah nabad allah nagu gaarsiyo

  • @xilkasbeauty5853
    @xilkasbeauty58532 жыл бұрын

    Mashaa allaah illahey haidin barakeyo waa iska ilmeye sidii anaan ani hoyadey lakulmay CML wlh hoyo waa qaali allaha nooxifdiyo intii dhimatana allaha unaxatisto

  • @sohaniimaxmed6355
    @sohaniimaxmed63552 жыл бұрын

    Mansha allh allaha isku kiin daayo ani hooyaday 15 sano ma arak allaha nabad isku kaayo keeno💯💯😭😭❤

  • @samiraabdi3534
    @samiraabdi35342 жыл бұрын

    Mash Allaaaaaaaah Saxaaaf siciid wlhy waa wiil wangzn Allaaaaaaah ha ku shrfo bro Hooyo mcn Allaaaaaaah ha idndayo😍🤲💚

  • @aminaahmed8897

    @aminaahmed8897

    2 жыл бұрын

    Mashlh aniga hooyaday mcn Kuma caqli yaysan waxay dhimaty anoo 2sano jira hooyoyinka markan arko waan ooyaa lakiin madayacmin ayeeyday mcn ikrsaty llgu soo duceeya hooyady mcn

  • @nadamoha4309
    @nadamoha43092 жыл бұрын

    Mancha Allah to gather for ever😭❤️❤️❤️❤️❤️

  • @iskufilansomali6400
    @iskufilansomali64002 жыл бұрын

    MashAllah Ciid Mubarak Mabaruk 💕🎁hooyo Macan Allah Kudhoor

  • @ifraaxcabdi692
    @ifraaxcabdi6922 жыл бұрын

    M.a intii Muslim ah hooyooyinka Alle u xifdiyo mama intii hooyinkood u noolyahiin Allha u xifdiyo waa sanareys la yaab ah oo farxad badan waaye

  • @shukriali444
    @shukriali4442 жыл бұрын

    Masha allaah abaayo ilahey ha idin xafdiyo dhammaatiin ❤🥰

  • @halimaibrahim4861
    @halimaibrahim48612 жыл бұрын

    Asc sister you have very lovely husband mashallah keep him nicely and look after him but I didn't like the prank you did to other day it was disrespect prank don't do to him kind of that prank any more in front of the guests I wish I could have a husband like him I wish you the best guys and I love you eid mubarak ❤

  • @umufatuma7472
    @umufatuma74722 жыл бұрын

    Mahamed saciid waa abaaha labaad ee reerkan masha Allah Allaha in xifdiyo dhamantiin

  • @stronglady7424
    @stronglady74242 жыл бұрын

    Masha allah family qurux badan ilaahy haidin xifdiyo Saxaaf saad uga farxisay gabdhaha iyo hoyadod allaha kaga farxiyo

  • @musdhafyare9647
    @musdhafyare96472 жыл бұрын

    Ciid mubarak كلا عام وانتم بخير🌙💞💜

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah7582 жыл бұрын

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️farxada aduunka waa markaad hooyadaa oo mudo ka maqneyd dib ilaah idin kulmiyo😍😍😍congratulations for 600k adna Quruxyaalka quruxdii dhashay waa taa👌🥰💟♥️

  • @goatvideos9817
    @goatvideos98172 жыл бұрын

    😭😭😭qalbiga ka dareemay wa iidki ugu horaysey aan la iideen hooyadey mcn ilhow anago cafimaad qabna dib no kulmi🙏

  • @deeqoali4252
    @deeqoali42522 жыл бұрын

    Aniga inaan ahyo kle ayaan ufarxay wlhi mashaallh farxad waarto😘❤❤

  • @hawomohamed8216
    @hawomohamed82162 жыл бұрын

    Amiir qurux ayeey u egtahay maasha Allah tabarka Allah beautiful family 👪 ❤️ 💖 ♥️ 💕 💙

  • @هنادي-12
    @هنادي-122 жыл бұрын

    Masha Allah farxad ku ciida ciid wangsan kulu caam wa antum biqer sanad kan sanadkisa alle ha na gu garsiyo bash bash iyo Barwaqo dhamantena 🤲❤️❤️❤️❤️

  • @saadiasiman6793
    @saadiasiman67932 жыл бұрын

    Ma sha Allah,Farxad aan lakhiyaasi Karin,farxad darteed idhin lailmeeye Amira iyo Adna,Allah haidhin xafidho hooyo mcn,Idhin Taageera Adna From Garisso Kenya.

  • @zabiyacadey-k2j
    @zabiyacadey-k2j2 жыл бұрын

    Masha allaah dumashiigeey ha la oo fiiyo balantiisii waan oogseen 2diinaba the best surprise💯💋😍💕

  • @nimohassan9174
    @nimohassan91742 жыл бұрын

    Machala Machala good job my brother

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim14732 жыл бұрын

    Masha Allaah abayo Hooyo waa naxariis aduunyo wlhi Allaha noxafido Hooyoyinkeena ❤️♥️💓

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud34012 жыл бұрын

    maashaa allaah hooyo ncn waa la keenay Eid mubarak dhamaantii

  • @user-qg5xk8cl6c
    @user-qg5xk8cl6c2 жыл бұрын

    We can't wait 600k 👏😩❤

  • @linkitube2824
    @linkitube28242 жыл бұрын

    Eid wanaagsan adniina hooyooy meel walbo oo hooyooyinkena joogaan Allow janadii fardowso geli hooyooyinkeena...

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz4212 жыл бұрын

    Ayy masha allaha ma beautiful mummy hooyo mcn welcome to Malaysia wllhi farxad laqiyasi kariin hambalyo hooyo sister adna and her family love you 🤲😭😭🥰💯💯💯💯♥️♥️🍰🌹🎂🇹🇷👌

  • @fahima6186
    @fahima61862 жыл бұрын

    Masha Allh eid mubarak habo enjoy with your mama👍

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax2 жыл бұрын

    Mash Allah wllo ❤💖

  • @queenamla4673
    @queenamla46732 жыл бұрын

    Saxaf waligabo manta wax fcn sameyse😂😂😂😂🙈m allah

  • @fatimaaa8140

    @fatimaaa8140

    2 жыл бұрын

    Maalintu dhashay manta ayuuba dhana camal 😂😂

  • @idilabshirodowaa3740
    @idilabshirodowaa37402 жыл бұрын

    masha Allah waa wax lagu farxo hooyo mcn adna iyo amiira aduceeya wuu idinka farxiyay saxaaf thanks

  • @rawihassan8615
    @rawihassan86152 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭🥰🥰 farxadiina farxadeena waaye allaha isku Kiin xafido aduun iyo aaqiro happy eid Mubarak 💋❤️

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah60942 жыл бұрын

    EID MUBARAK 💡✋🌙🌃☕. Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed23152 жыл бұрын

    Ma sha Allah tabaarakallh Congratulation Hooyo macaan farxadaa wan sugay naay. Saxaaf Hero . He’s smart , ViVa ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼😀😀😀😀😀😀😀😀😀👑👑👑👑👑👑👑 iliinta barkiin ta baay iqoy saay. I’m happy for mama. Hooyo macaan Allah ha ku xifdiyo amiin amiin. Saxaaf Allaaya Cisaag Cimrag dawiil. I will see my family one day 😀😀😀🌹❤️❤️❤️🌹🌹🌹👍👍👍👍🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼 in sha Allah.Allah ha ku xifdiyo amiin amiin 🇩🇯🇺🇸Saxaaf keep going brother🌹🌹🌹🌹👑👑👑👑👍👍👍🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼❤️😀❤️❤️❤️❤️

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed56122 жыл бұрын

    Www m.a hamplyo wllhi wa idinla farxey ciid muprik team adno cidan cideda kle illhy nbad iyo cfimaad hnagu gaarsiyo 😰❤🙏 1k kadhimn 600k subscribers anyway hamplyo❤👏

  • @munisha163
    @munisha1632 жыл бұрын

    Masha Allah walahi waa inan wanaagsan saxaf qofka aduunka uguqalisan aduunka ayuu sabarees ugadhigay oo ah hooyo mcn. Ilahow intii hooyo mcn unooshahay cimri dheer iyo cibaado suuban usii intii kadhimatayna unaxariiso. Amiin yaarabi

  • @smartsankavic1017
    @smartsankavic10172 жыл бұрын

    Best suprise ever I have seen ❤️❤️ keep going families

  • @lailafarahibrahim9976
    @lailafarahibrahim99762 жыл бұрын

    Masha Allah❤️❤️❤️🌹🌺

  • @hodanxuseenchannel9203
    @hodanxuseenchannel92032 жыл бұрын

    M.a wlhi farxad ayaa la ooyey xasuusna waadna galiseen m.a Ilaahey waalidintena Janada Allah haka waraabiyo Inta islaam umada nabi muhhamed ah wllkei maxamed saciid saxaaf waadka baxsatay wxad ooga dhigtay suprise qurux bdan m.a Ilaahey hakaa abaal mariyo😭❤️❤️❤️

  • @sucdiomer9960
    @sucdiomer99602 жыл бұрын

    Wiilkan walhi waa boqol wiil u dhigma alaha xafido aaamin

  • @caaishocabdullaahi787
    @caaishocabdullaahi7872 жыл бұрын

    M.a family qurux badan Alaha idin siyadiyo farxadina wa farxadena ciid mubarak

  • @aragsan2798
    @aragsan27982 жыл бұрын

    Masha allaha famil qurux badan 😍😍🥰🥰🥰🥰

  • @dahabisak8383
    @dahabisak83832 жыл бұрын

    Maashaa Allaah walaahi Saxaaf waa baari Allaha idiin xifdiyo Aamiin

  • @fathihaji8353
    @fathihaji83532 жыл бұрын

    Allah masha allaah wlhi aad baan uqiiroday waligey comet manan soo qorin allah ku dhafo abyo

  • @user-pj8ip7so6d
    @user-pj8ip7so6d2 жыл бұрын

    ماشاء الله رب يحفظكم يارب انت كفوووو ياصخاف👍❤️👍❤️

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi98042 жыл бұрын

    Masha Allaah Welcome. Hooyo Mcn 🥰🥰🥰🥰😭😭😭😭😭

  • @muizaahmed3363
    @muizaahmed33632 жыл бұрын

    Maashaallaah allaah yaxfadkum and congratulations sahf You did it Maashaallaah

  • @fadumakabdi2791
    @fadumakabdi27912 жыл бұрын

    Maansha allah wallahi saxaaf ballanti a ka qaaday wa ka so bax day nin rag ah a tahay adna hadda hoyaded u kentay Illaha ha idin ka dhigo kuwi isku waara o jaceylkoda jiro awladana allaha idin xafido farxad ku noolada walligin aqirana jannada allaha idin ku kulmiyo 🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @xaliimocali7346
    @xaliimocali73462 жыл бұрын

    Ayyy mxaa ka qurux bdn 😭❤

Келесі