PRANK || AMIIRA TAN AAN KU DHIGAY WALIGEED MA ILAAWI DOONTO || TAXANE PART 1

Ойын-сауық

Пікірлер: 194

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel Жыл бұрын

    Guys subscribe igu saara apaayo plz kzread.info/dash/bejne/dKiVxM2ak6u1caw.html

  • @abdirahimsalman8699

    @abdirahimsalman8699

    Жыл бұрын

    ABAYO QALI II SHARE GAREY VIDEO GA WAA CODSI 😍

  • @abdikariin161

    @abdikariin161

    Жыл бұрын

    😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Жыл бұрын

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan..:

  • @user-tz6xd5fo3u
    @user-tz6xd5fo3u8 ай бұрын

    Amiira waxa laabimeyso eey khiyaneybeysaa qofta Amiira fanny weeye kkk😢😮😅😊

  • @queennajwaat5624
    @queennajwaat5624 Жыл бұрын

    Inta mrkey prank aragty soo cararty like 👍 dhac ku sii 😂😂❤🥀

  • @xaliimaibraahim3462
    @xaliimaibraahim3462 Жыл бұрын

    Alla saan uqoslaaye deriska iga yaabeeen caawa Amiira mid maaha say dharka uduuduubtay iiga daran🤣🤣🤣🤣

  • @rihaamhassan7161
    @rihaamhassan7161 Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣Amiira waa ani cml howl naceeb dharka sidey u laab laabeysaa kahelay keep going 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zuzu592
    @zuzu592 Жыл бұрын

    wlhi waan raftay😂😂😂😂😂 intee dhahday hadana laaalaab ayey ku gurtay🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂wayyyyyy amiiiraay😂😂😂

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Жыл бұрын

    Amiira qurux miskinta sanboor warerinayo wllh miskinta ilahay ha ha ka cafiyo adna prank 😆🤣

  • @Ayan-th5qz
    @Ayan-th5qz Жыл бұрын

    Prank siidaan uugu xiisnaay 🤣🤣🤣😂

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 Жыл бұрын

    THE BEST PERSON EVER THE MOST KNOWLEDGE ABLE AND THE MOST SHINE ALL CHEATED PROPHET MOHAMMED SCW SCW ❤️💯

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza1671 Жыл бұрын

    Prank waa iska jacelshay ❤😂😂keep going adna ❤❤❤😂😂

  • @riyaamuzamil9606
    @riyaamuzamil9606 Жыл бұрын

    Amiiro HooL necbaa😂😂😂 Bisinka Bannka lee rbtaa kwrn😂😂

  • @yaasmiinclaahi321
    @yaasmiinclaahi321 Жыл бұрын

    Alla amiiroy waxba ku helay 😂😂😂😂😭

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Жыл бұрын

    Keep going adna funyy tahy😂😂✌ amiira howl neceb sanaaa😂 aday ku taal .

  • @iqra11rok43

    @iqra11rok43

    Жыл бұрын

    Howl neceeb ma,ahan waa ujeedaan samboorka inuu haayo

  • @aaminaindho3742

    @aaminaindho3742

    Жыл бұрын

    @@iqra11rok43 adi maxa ku haya😏😏

  • @ahlaamupdyrahiin
    @ahlaamupdyrahiin Жыл бұрын

    Mrna alaab ku dhaqo umada mrna dhar ku laalaabo😂😂😂ani waka qeyliyey mago Adno

  • @xurmoqowdhan7126
    @xurmoqowdhan7126 Жыл бұрын

    Amira umadena maaha sey wax u laalabtey😂😂😂 Keep going adna ❤️🙏

  • @naciimo2631
    @naciimo2631 Жыл бұрын

    Amiira abaayo tiish qabso xabasoodo mari sanka kali malintoo kuku koco sanborka kanin xitaa maubaheesid xabasoo dada wekulu shahay atkeeso wafic nahee Insh allh ❤

  • @queentima6146

    @queentima6146

    Жыл бұрын

    Abayo anaa sanboor xun qba saa u joogo igu kacaa xabd sawdana wn marsada wxnana igama badalaan 🥺

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 Жыл бұрын

    Barank waaliya waaye adna walaasha mohoo maxaa sas ugelee walashey adna guul adna chanal 800k ayan idin rajeynaa

  • @hanidagan6033
    @hanidagan6033 Жыл бұрын

    😄😄😄😄😄😁😁😆😆🤣 ar sida u jecelahy prankiydan adna dhiplay weeyi

  • @nacimoomarsarmole8379
    @nacimoomarsarmole8379 Жыл бұрын

    Alla wlhi amiira Wan jeclhy ilhow cafimad siii ❤

  • @jawaahirhassan4290
    @jawaahirhassan4290 Жыл бұрын

    prank ceyda kusoo sameey baylis dhanka wiilash🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abyanahmed5909

    @abyanahmed5909

    Жыл бұрын

    Hahahahahahh wallahi waa ika qoslisay ceyda kuso sameey kulaha dhanka wiilasha

  • @hibaaq.axmad.cali.3030
    @hibaaq.axmad.cali.3030 Жыл бұрын

    Abaayo qof ki ugu horeeyay ee kudaawada A S C iga qaad salaanta

  • @mumtaazmuhiidiin5407
    @mumtaazmuhiidiin5407 Жыл бұрын

    Maxaa weeyeH dharkaan bisinkee badatyyy team amiira waa aarsaneynaa🥺😂😂😂😂😂

  • @safiyoqoorgaab8648
    @safiyoqoorgaab8648 Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂amiiro imtixaan caadi matihid dharka shulug lee isku siisay

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Жыл бұрын

    Ifrx kulhaa dhrkaa gaagb mrka xirnthyna dhadheer😂 Ani dhr mlalbi kro mrkaa dhaqo wlashy uwcaa ii lalb cml illhow wll la’aan hna dhgin aamin❤😊

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Жыл бұрын

    wlhi amiira waa anookle aduunka dhar kadhaqo oo la laalaabo ugu necbahy😂😂

  • @__xa781
    @__xa781 Жыл бұрын

    😅😅😅😅😅😅manooli adna imtixaansanaa dharkley ugu so gurteybo

  • @zamaanmohammad4621
    @zamaanmohammad4621 Жыл бұрын

    😂😂😂😂oo adna intaa dhar yaa kulaabi doono

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 Жыл бұрын

    Amiira prank in lagu sameyo jecliyaa😂😂😂

  • @user-xz1kp9sz6x
    @user-xz1kp9sz6x8 ай бұрын

    Adna gabarta dhib kadhaaf San boor baa hayee😢😢😂😂😂❤❤❤

  • @munomusemunomuse7917
    @munomusemunomuse7917 Жыл бұрын

    Amiira sidee udhahdy prank mxa waye prank oo sidee ah macnaha ayan kahelaybo😄😅

  • @cabdiwasac8084
    @cabdiwasac8084 Жыл бұрын

    A.a adna dhibadana horay usoco wlashey ani prnkiga adna wnjeclahaywllhi soobadinoo

  • @iqrahassan1
    @iqrahassan1 Жыл бұрын

    walashy wankuwata hore usoco 🥰❤️

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 Жыл бұрын

    Amiiro sanborkaga marka maqlay kaygiibaba igu kici gaaray ala necbiya tabcana noqda ilahy hanaga caafiyo intii laxanusan

  • @mohamedabdinoor5979
    @mohamedabdinoor5979 Жыл бұрын

    Prank ku soo samee ilyaaz yare ✅✅

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Жыл бұрын

    Ala amira to ma aha dharka la alab lagu dhahy sidisa kuri kuriday 😂😂😂😂😂

  • @lipanyareofficial7549
    @lipanyareofficial7549 Жыл бұрын

    Wilasha kusoo samey prankigan 😂😂

  • @qalihasan8410
    @qalihasan8410 Жыл бұрын

    Amira dharka sifican ulalab camerad ba kugu socote 😂😂😂

  • @hindiyaisaakmohamed3851
    @hindiyaisaakmohamed3851 Жыл бұрын

    inta jecel pran kigii clm 20021 aysameynaayeen ooo badnaaa inta ila aragtey saas cml inuu yahay llike saar hee ha iga xaasdineee

  • @zamiyobashiir2237
    @zamiyobashiir2237 Жыл бұрын

    Adnoy dhib bdanida hppti wllhi amiro lajmad wye wey ka iska dhicisey🤣😂

  • @nafisanalka8045
    @nafisanalka8045 Жыл бұрын

    Amiiro in prank lagu sameya wa raba part2 yaqy

  • @hafsaabdullahimohamud6625
    @hafsaabdullahimohamud6625 Жыл бұрын

    wlhi san uqoslayy wan furay amira dharka sas maa lolalaba😂😂

  • @fadumosayidcali8661
    @fadumosayidcali8661 Жыл бұрын

    wllhy adno ma prank ga sidaa umacaan baa 5 gabdhood ku sameyse tiinaa kaltuun kaafiya amino atariisho baadiyo hablahoodhan mid dhulka la jarto ukeen plz

  • @sahraxaaji5442
    @sahraxaaji5442 Жыл бұрын

    Alla ani wa furay amiiro qayanoley🤣 Waji malaha wareeg le rabta

  • @no-vx1qc
    @no-vx1qc Жыл бұрын

    Labadiinaba waad dhaarateen siidee waxyeleeysan magac allah ciyar ma ahan is ka ilaaliya

  • @hamsehussein6891
    @hamsehussein6891 Жыл бұрын

    Hhhh microphone qorta lagu xidhay iyo prank ismalaha somaliyey naga soo qurxiya waxa hhhh

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Wallaahi Adna Jarab Aa Tahay,🤣 Naag Gaaban I Aqlli hhhhhh kkkkk Allaha Nii Xafido YARABBI 😘😘😘😘 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Alloow Noo Caafi Amiira Cadeey YARABBI 🤲kkkkkk Wallaahi Adna Sympathique Aa II Noqotay🤝🤲 Masha"Allah, Macha"Allah 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘🤲🤞✌️👍👍👍👍👍👍👍👍😍😍😍🤩🤩🤩🤩

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Жыл бұрын

    Ar amiira 😂😂😂 we u guus guustay wlh 😂😂😂😂😂

  • @maryanhassan233
    @maryanhassan233 Жыл бұрын

    Adnaa alaab noqow wheel hddne dhar laablaabo waana yaabiseee

  • @fardowsahassan1809
    @fardowsahassan1809 Жыл бұрын

    Amirooy wxi ku helaan la yaabe😂😂😂😂😭

  • @cabdiwasac8084
    @cabdiwasac8084 Жыл бұрын

    Mss funny afna hotay usoco walashey qali

  • @Abdikariimsheikhali2333
    @Abdikariimsheikhali2333 Жыл бұрын

    from glkcyo adna qosol bada amiira waxva ma laa labin

  • @nawalinakorio0192
    @nawalinakorio0192 Жыл бұрын

    Amira wixii kuhela layabay 😂😂😂

  • @leylomahamed6877
    @leylomahamed6877 Жыл бұрын

    Alla cawa qosol iguma harin😁😁😁

  • @asmabashiir428
    @asmabashiir428 Жыл бұрын

    😂😂😂😂ar amira wlhi qusul aye igu dishi

  • @FatmaMohamed-jq1fj
    @FatmaMohamed-jq1fj Жыл бұрын

    Saborka marku iku gacsan yahy ciil iqabto hadalka daadka xita waa i dhiba amiira dabecada qabtaba miskin adno ka arso hhhhhh

  • @qadiijoqurux704
    @qadiijoqurux704 Жыл бұрын

    Adnoy shaqeesa hee dharka adaa soo dal dalee gabadhana waa kaxanaajisay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nuraomar5757
    @nuraomar5757 Жыл бұрын

    Alla. Berka. Amiiri. Umadeena Maha. Dharki wabay ku gurtay shandada tiyo lalabin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Ka gadhsi bay is tidhi Wlhi

  • @samarasamara1070
    @samarasamara1070 Жыл бұрын

    Amira qosolka iga dhameysay hhhhhhhh dharka sidaad u lalabeyso ka helay 2023 so baxay u maleynaa Adna dhibley gbdha sanboorka ku kicisay

  • @-zahraabdalla969
    @-zahraabdalla969 Жыл бұрын

    Wallaahi maskiin waaye amiira sanboor anoo igukacsan 4maalin. Sariirta makasokacaayo soori,😭😭😭

  • @cabaasbinucabaasadan2435
    @cabaasbinucabaasadan2435 Жыл бұрын

    Amiira duuf baa ka da,aya 😂 Adna dadka dhibka ka daay 😂

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Жыл бұрын

    Ar adigaa adna wlh qosolka adunka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @leyloleylo8371
    @leyloleylo8371 Жыл бұрын

    Hhhh amiiro cadi ma ahan wllhi fani

  • @fatumamahamud1085
    @fatumamahamud1085 Жыл бұрын

    Abti liban muxu yiri naagaha caatadaa heeee hhhhhhhh

  • @aaminaabdikaadir583
    @aaminaabdikaadir583 Жыл бұрын

    Amiiro wixii ku helaan la yaabay🤣🤣

  • @Sumayawan
    @Sumayawan Жыл бұрын

    Walalheyga Somaliyeed. Allah dardiisa iku soo booqda. Waa hooyo Somaliyeed idin leh. ALLAH HA IDIN SHARFO. Subscribe iku caawiya. Aduunga walalo laku yahay. 😢 🙏

  • @haniali1384
    @haniali1384 Жыл бұрын

    Pink gabdha so celisay m.a ta wiilasha ku xiji kkkkk

  • @munshidhamzaassomaliy8409
    @munshidhamzaassomaliy8409 Жыл бұрын

    It was just like a movie 🎥

  • @nasriinapea6862
    @nasriinapea6862 Жыл бұрын

    Kuwa kle soo socdo sugi la'ahay wlhi qosolkii iga dhamaday adna macalimada prank🤣🤣🤣🤣

  • @ayanali7857
    @ayanali7857 Жыл бұрын

    Amiraaa nocaaa maaa tahay 🥺

  • @maryanmaxamed5449
    @maryanmaxamed5449 Жыл бұрын

    Ifrax kulaha dharkan gagabka maxa waye😂🤣

  • @somalisocialmedia1
    @somalisocialmedia1 Жыл бұрын

    TEAM ADNA ISOO RAACA 👋🏻🥰

  • @juweriyojuujuu8154
    @juweriyojuujuu8154 Жыл бұрын

    kuwa kale noosoo daa Dhaqso Gabdha kale🥺

  • @rahmasayit6851
    @rahmasayit6851 Жыл бұрын

    Amiiira hawl naceeeb😅😅😅

  • @swtdonyachanell4351
    @swtdonyachanell4351 Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣ala amira qusul igudishi 😁😁

  • @luulmaxamed6285
    @luulmaxamed6285 Жыл бұрын

    Lkn abayo sana shaqo makugu ahoo tacaba ma ahanoo

  • @khayriyahabdialikhayriyah3180
    @khayriyahabdialikhayriyah3180 Жыл бұрын

    Wlley adna adi dharkaga gaagaabmaxa wyh kkkk

  • @ayaanjamac3879
    @ayaanjamac3879 Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 amiro xariif waaye 😂😂

  • @prettyrihaam3252
    @prettyrihaam3252 Жыл бұрын

    Alaaa manooli adnooy Sanaa funny Tahay 😂😂😭

  • @najmahassan9466
    @najmahassan9466 Жыл бұрын

    Prank oo Mxa waaye😂😂😂😂😂😂

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza1671 Жыл бұрын

    Ala amiira baxo jaceyl 😂😂😂😂😂😂

  • @aminaoziil3494
    @aminaoziil3494 Жыл бұрын

    Team adna ismujiya 😂

  • @mankamuu9506

    @mankamuu9506

    Жыл бұрын

    Amira dacadey, iga qoslisay wllho

  • @aminaoziil3494

    @aminaoziil3494

    Жыл бұрын

    @@mankamuu9506 😂

  • @umuhmicraaj3369
    @umuhmicraaj3369 Жыл бұрын

    Xaasidsanaa amiira

  • @fatumabashir50
    @fatumabashir50 Жыл бұрын

    Amiira ani cml wye sanbooor isku mid kanahaay nosoduceyaa inta sanboorka kudib qabto inuu allah kacaafiyo

  • @naciimajamaal6125

    @naciimajamaal6125

    Жыл бұрын

    Wll sanboorku waa caafimaad

  • @iqroxirsi
    @iqroxirsi Жыл бұрын

    Saxaaf prank ku samey adno

  • @maryanhassan233
    @maryanhassan233 Жыл бұрын

    Khiyaano badanaa amiira kuwii hore iido laablaabin ku aruurineysay kuwa Kalle loogu so daray

  • @Deganaasho
    @Deganaasho Жыл бұрын

    Maalin Waxaan Rajeey Nayaa Inaan Noqdo KZreadr Fiican Aydad Ku Dhageeys Taan Hadaan Helo Dad Igu Xiran In Shaa Allah.💯🔔🔔

  • @hamdahanan5744

    @hamdahanan5744

    Жыл бұрын

    Wad helayza wllo

  • @Miskiin111

    @Miskiin111

    Жыл бұрын

    waa iga haysaa

  • @kaafiyaaragsanxaaji2179
    @kaafiyaaragsanxaaji2179 Жыл бұрын

    Barnaamijkani wuxuu soo saaraa qof walba dadnimadiisa qof dhanoo dhar laalaab la yidhi baa duuduubaysa dadkana balaayay iskaga dhigtaa toloow yaa keeda u laalaaba yaa gurigeeda camera qarsoon noogu xidha toloow 😂😂😂😂

  • @hafsaali8615

    @hafsaali8615

    Жыл бұрын

    Dharkeygo wasaqa wan lab labta wlh kan dadow adunka unecbhy wlh amiro ani cml waaye😂😂😂😂

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 Жыл бұрын

    Amira qosol igu dishay 😂😂

  • @fardowsahassan1809
    @fardowsahassan1809 Жыл бұрын

    Wxan cmla igu soconq😂😂😂😭

  • @maryaqurux
    @maryaqurux Жыл бұрын

    Laa soo dhaoqoso qeebta kle

  • @khadroabdi6507
    @khadroabdi6507 Жыл бұрын

    Adna caadi mahan dhipley🤣🤣🤣

  • @deeqamaxamuud4331
    @deeqamaxamuud4331 Жыл бұрын

    Mohemed wafti miyaa😂

  • @mohamedhulbale4404
    @mohamedhulbale4404 Жыл бұрын

    Wara fiiri maskinta kada dibta

  • @cashocuud7660
    @cashocuud7660 Жыл бұрын

    Ben badana wxn Miya prank eh

  • @maxamuudxuseen5294
    @maxamuudxuseen5294 Жыл бұрын

    Walhi qosolka ayaa iga dhamaday cawa

  • @nasirismail2576
    @nasirismail2576 Жыл бұрын

    Ala amira ani la waye 😂😂🤣🤣🤣

  • @Rudwaanmaxamed11
    @Rudwaanmaxamed11 Жыл бұрын

    Amiira waa lagu shaqeeyay

  • @manchesterunitedchannel7215
    @manchesterunitedchannel7215 Жыл бұрын

    Aaway dadkii nabiga jeclaa

  • @kokobulle653
    @kokobulle653 Жыл бұрын

    Wiilsha ka soo same

Келесі