PRANK HOOYO CALWIYA OO CALAACASHAY SIDAAN MA FILANEEN IN LAGU SAMEENAYO || SORRY HOOYO

Ойын-сауық

Пікірлер: 616

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 Жыл бұрын

    SAAN UQOSLAAYAY WAA FUURAY MAMADA MARKII HORE KUDAR KUDAR LAHAYD LACAG LA,AAN LAGAAGA QAADANAA MARKII LADHAHAY TAARIIQAY IDINKU DHIGTAY😂😂😂😂😂

  • @AyaanUmumahir-wu6dm

    @AyaanUmumahir-wu6dm

    Жыл бұрын

    Hhhhhh

  • @zaynababdinasirali1408

    @zaynababdinasirali1408

    Жыл бұрын

    Kkkkkk

  • @nasteexomuqtaar843

    @nasteexomuqtaar843

    Жыл бұрын

    hhh😂😂 whi daacad uqosley ayaan goobdon waan kusalamey

  • @fanimohamedali3740

    @fanimohamedali3740

    Жыл бұрын

    Waaa fuuray Mamada caadi malahan MashaAllah

  • @JaamaatHisi

    @JaamaatHisi

    Жыл бұрын

    Nb n oh b has 😮😅😢 8:45

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 Жыл бұрын

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soracdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤍🤍✨✨✨

  • @AbdulqadirShekidon-vn4hn
    @AbdulqadirShekidon-vn4hn Жыл бұрын

    Shaqul maakuleeyahay shala maantadaanaa imaaday 😂😂 aboostaa tihiin😅 Hooyo calwiyo is not easy 😂😂😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Жыл бұрын

    Caawa qosol iguma hadhin maamo calwiyo waaba funyy 😂😂😂ala mid ma tihid adna maamada dhibta ka dhaaf 😢😊😂

  • @jaaizaandthehthnow8000
    @jaaizaandthehthnow8000 Жыл бұрын

    MASHA ALLAAH HOOYO CALWIYO WAAN KU SALAME ❤ AMIIRA IYO ADNO IDINKANA FANIYA TIHIIN ❤

  • @user-du9en7mi7o
    @user-du9en7mi7o Жыл бұрын

    Hhhhhhhhhh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Allah hooyo mcn illhey cumari dheer iyo cafimad haku siiyo

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 Жыл бұрын

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah. Qosol dartiis waa guuray. I love❤ Mamma Caawiyo ❤.

  • @ayuuzhppe99
    @ayuuzhppe99 Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣wllhi adno kilyaha ikaray Runtii maamo calwiyo is not easy 🤣🤣🤣🤣

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 Жыл бұрын

    Alla hooyo mcn wlhi waa laga qeyli siiyay m.a allow noda hooyo waa janada dunida intii naga dhimatayne unaxariiso yaa rabi ❤️ 🥰🤲

  • @fartuunabdulemaxamuud3445
    @fartuunabdulemaxamuud3445 Жыл бұрын

    😅😅😅😅 masha allaah. Hooyo. Macan. Maladhibo Adna iyo Amiir. Hooyo yaaladhubin

  • @barlinomar2736
    @barlinomar2736 Жыл бұрын

    Wllhi saan u qosley 😂😂 hooyo allah cimri dheer hakusiiyo❤❤

  • @Iman-321
    @Iman-321 Жыл бұрын

    Mamada cafimaadkeda shaki kalise 😂😂😂adnooy wajii malihid see u naxdey lee mama calwiye caadi😂mahn qosol u dhimo rabe

  • @haniali1384
    @haniali1384 Жыл бұрын

    Adna caadi maaha hooyadaa xitaa wa ka yaabiye hhh Maamada pankiga keep going❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Жыл бұрын

    Manshalah😍adna hooyo calwiyo maxaa uga nixinaysa halahas hadiyad ka badan 😅😂😅

  • @ayubcharityfoundation8151
    @ayubcharityfoundation8151 Жыл бұрын

    Masha Allah warada hooyo dhibka kadaa wlh wan fuuray adna dhibley hooyo Mcn wad kanixisen

  • @abdihakimmohamedfarah8108
    @abdihakimmohamedfarah8108 Жыл бұрын

    Ani ma hadiyadad halahaan ku dhiwaa 😂😂😂 so funny mommy

  • @sihaamsaciid6997
    @sihaamsaciid6997 Жыл бұрын

    Shout out miya m.a ❤ilahey haunarakeyo I.a❤

  • @caashosuleymancabdulahi7601
    @caashosuleymancabdulahi7601 Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 hooyo mcn allha janada keeyo walalhi fuuny waye hooyo wan ku jecelahy

  • @Salma-ld5se
    @Salma-ld5se5 ай бұрын

    Adna channel videogan mnta dawaday qosolaaa udhiman gaadhay mamda funny waaye allaha inoo xafido

  • @samraanAli8122
    @samraanAli8122 Жыл бұрын

    Alla Ma Nooli HooYo calwiYo said baY iga Qosol siisaY Runtii Allah daaYo Maamo 🤣🤣 Hoo Birtaan dhan qaado ugee kulahaa 😂😂

  • @user-ef8sl8eu1h
    @user-ef8sl8eu1h Жыл бұрын

    Hhhhhhhhh mama quruxey allow ku xifdi adi iyo owlaadaada maama saan u fuuray ala og waxaad tahay mama faraxad 🥰🥰🥰

  • @habiibayuusuf490
    @habiibayuusuf490 Жыл бұрын

    Maamo calwiyo waa iga qoslisi wlhi war sokora sheegte caleen xitaa haku darin kulahaa😁😁😁❤✌

  • @ashamohammed3745
    @ashamohammed3745 Жыл бұрын

    She is acting same like my grandmother 😂

  • @iqronuur5029

    @iqronuur5029

    Жыл бұрын

    😅😅😅

  • @safiyaali1004

    @safiyaali1004

    Жыл бұрын

    awse and a very efficient service to lll and the other half of them is a great place for a few friends in London and the family and suarez and the family no cxs😘😘😘

  • @iqrobashir8892
    @iqrobashir8892 Жыл бұрын

    Wlhi qosolmahanee waa fuuri mamo calwiyo hooyadey cml u hdleesi abootaa tahay wlhi 😍

  • @fatmina.qalbiisaafi7003
    @fatmina.qalbiisaafi7003 Жыл бұрын

    Walhi bilahi talahi so 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂funny Masha allah Masha Allah mama alwiyah and her daughter’s Adna and amirax ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤I can’t stop to 😂😂😂😂😂love you so much

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 Жыл бұрын

    MASHA😂qosolka aduunka wey adna iyo saxaaf mashaallaha mashaallah ❤ 😍 ♥

  • @farhiafarhan9730
    @farhiafarhan9730 Жыл бұрын

    Allhayo caawa qosol ma iku harin wallhi qosolka ayaa ika dhamaaday mama calawiyo allha kudhaafo❤

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen83454 ай бұрын

    Hooo birta dhan qaad ugeey adna wlh mamo calwiyo funny qosolka iga dhameysay ilin iga imaday sa uqoslaaye

  • @IfraxAliabukar-if9tx
    @IfraxAliabukar-if9tx Жыл бұрын

    Cimrigega san ma uqoslin fani walahi hooyo calwiyo 😂😂😂😂😂hhhhhhhhhhh

  • @user-fs3pq7nz2t
    @user-fs3pq7nz2t Жыл бұрын

    masha allaah hooyo calwiyo waan jeclhy shactiroley waaye

  • @ayanahmednur5773
    @ayanahmednur577310 ай бұрын

    walahi xasus ha i galisen aniga iyo walashey hoyo dhar gadi jirtay san u gali jirnay cawa xasuus aa galay abayo adno hoyo alle cumriged ha u dhereyo ❤❤

  • @ahsanisakmohamed4846
    @ahsanisakmohamed4846 Жыл бұрын

    Alla qosol igula harin Alla hoyo calawi ilahow janada KU geeey aadbaan kuu jeclahahyo

  • @bbyamishbbyamish5102
    @bbyamishbbyamish5102 Жыл бұрын

    M.a love you mum may Allah blessed u more very funny Mather ❤❤❤❤❤

  • @abdullahimohamud2897
    @abdullahimohamud2897 Жыл бұрын

    Kkkkkkkkkk wllhi waxey isoo.xasusiyay ayeeyadee Allah unaxariistee

  • @asiilosiidow2413
    @asiilosiidow2413 Жыл бұрын

    Saa uqaslaayaya waa fuuri walle waa prankigii ugu qosolka badnaa ebed aan fiirsado

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Жыл бұрын

    Hoyo max udhibesa mskin walhi Mami dacd waye o deqsiah waye mashaallha

  • @sahramohamudali663
    @sahramohamudali663 Жыл бұрын

    Maamo calwiyo waa iga qoslisay wlh adna iyo amiiro wey u tashten maamo fani ah waye hooyadey so xasuustay ❤❤❤🙏🥰💪🥰

  • @shukriaxmedaxmef8467
    @shukriaxmedaxmef8467 Жыл бұрын

    Wlhi qosol iguma harin maamada funny waye aamira birta dhan qaad ladhahay😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @fardowsahassan1809
    @fardowsahassan1809 Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂manoli ar hoyo calwiye waji malaha😂😂hoyo isn't easy

  • @caziizahassan4867
    @caziizahassan4867 Жыл бұрын

    Adna abaaayo maxamed iyo Ridwan ku soo sameey prank pleases pls codsi😊❤

  • @Zuhur634
    @Zuhur634 Жыл бұрын

    Wow adna henna part 2 amiira qurux

  • @timirodeeqxuseen4238
    @timirodeeqxuseen4238 Жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkk hoyo macan ❤️ ilhow kuxafid amiin amiin amiin 🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @CabdiqafaarBaabu-kb7qy
    @CabdiqafaarBaabu-kb7qy Жыл бұрын

    Caraway saan uqoslaayaay wan fury wlhi ❤❤❤ prt2😂😂😂😂

  • @fosguudow7683
    @fosguudow7683 Жыл бұрын

    nabadaa ugu socon lahyd markaas gamfuurkan ka jabin lahaay kulahaa maamada so funny wlhi m.a😂😂😂

  • @axyaaanaaji3063
    @axyaaanaaji3063 Жыл бұрын

    Alla beerka saa hayday tahay meel ma usocdo kulahaa maaama calwiya😂😂😂😂😂😂😂

  • @nasraabukar3319
    @nasraabukar3319 Жыл бұрын

    Wlhi waa cawa qosol iguma harin maamo calwiyo fani weeye

  • @MMm-oe2pl
    @MMm-oe2pl Жыл бұрын

    This is the most hilarious Somali Prank thus far! . I just watched while waiting my flight in Chicago O’Hare International Airport. I couldn’t stop laughing. 😂😂😂 Smart Mother, Maashaa Allaah Hay! How much was the Total $. Are you able to ship them to Minnesota. I want to purchase them for my mom Inshaa Allaah

  • @bayloodduuliye3410
    @bayloodduuliye3410 Жыл бұрын

    Wllahi hooyo waa funney saan uqoslaaye ilin aya ikaimaaday kulaha meel umasocdi hhhh maama inolow

  • @nadarcadey7484
    @nadarcadey7484 Жыл бұрын

    😂😂 alla qosol badanaa amiira katabaanka dhanaa loo saariye😅

  • @ashahenna9390
    @ashahenna9390 Жыл бұрын

    Ceebtaadaa Ka arkeeysayee dharkaan Ma ii Susurti😂😂😂😂😂😂

  • @raxmiita8r384
    @raxmiita8r384 Жыл бұрын

    Alla hooyo ma noli calen xitaa haku darin AA barnk Mar kan maqlo dharka so turty 😂😂😂

  • @user-vv1tj5pm7o
    @user-vv1tj5pm7o Жыл бұрын

    Hooyo faniy waaye alehaaku xafido maamo❤❤❤

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂allah beerka mama caliya wey ka waalen wlhi ma nooli i love mama caaliya❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Amiisusac
    @Amiisusac Жыл бұрын

    Wahli wan furay qosl ka Adunka😅😅😅 mama masah allah

  • @AyaanAbdinuur
    @AyaanAbdinuur Жыл бұрын

    Anbo mayeeli laheyn xoolahaada dheel dheel ha lagu cuno ani camal wye wllhi hooyo calwiyo 😂😂😂😂😂😅😅😅

  • @caaliyoaadan4717
    @caaliyoaadan4717 Жыл бұрын

    Allah mandolin saan uqoslaayey wan fuuray wlh 😅😅😅😅😅😅

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Жыл бұрын

    Aslam alaykum mom calwi Adna iyo amira Caloosha I xanuuntay Adna ilaahay ha kuu naxariisto 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Hooyo sorry I love you guys ❤

  • @zahroabuukar8585
    @zahroabuukar8585 Жыл бұрын

    Maash allh hooyo waa hooyo illhy ha dhafo

  • @caishaabdullahiaddow1214
    @caishaabdullahiaddow1214 Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣 alla waa fuuray intaan mahadiyo kudhiiba isasaar waxayga😁😁

  • @maxedabshirxiis6155
    @maxedabshirxiis6155 Жыл бұрын

    Masha alah alaha idin xafido aamiin aamiin

  • @user-hn1yo9lk9r
    @user-hn1yo9lk9r3 ай бұрын

    Hhh 😂😂😂😂😂Wlhi. San qosli Adna Maxa jiro wllo Mamada kadhaf no Waxan Maficno Wa igatalo 😢sorry hooyo. Mcn

  • @sowdaahmed6917
    @sowdaahmed6917 Жыл бұрын

    😅😅qosolka lasarey oo nockale eeh mxwye he 😢 kadhafa noh videoga watar wye

  • @fartuncawil642
    @fartuncawil642 Жыл бұрын

    Mamao calwiyo waa hoiyaday oo kale horay kaxanaaqaysaa😂😂😂😂😂😂

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 Жыл бұрын

    Ala San uqoslay wlhi wan furay ar kuwana wlhi hoyo fani waye😂😊

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 Жыл бұрын

    Kkkkk funny prank abyo lakiin hooyo mardamba prank akusameynin

  • @-zahraabdalla969
    @-zahraabdalla969 Жыл бұрын

    Asc walaasha wanafurisay mama calwiya sabusi cadi maaha runteda waye 😂😂😂😂

  • @shamsomohamedomar
    @shamsomohamedomar Жыл бұрын

    🤣nabad maku socan laheden kulahan gafura jabayo🤣mamada wa wata m.a

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen83454 ай бұрын

    Mamo calwi funny waaye wlh halahaan hadiyad ma ku dhiiba e dhahday wlh

  • @Ayan-th5qz
    @Ayan-th5qz Жыл бұрын

    Alla sideey uu dha heeysaay uugu daar haal maar boodaay mama aal wiiyo 😂😂😂🤣🤣🤣

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Жыл бұрын

    😂😂🎉😂😂😂😂😂walhi feraha ixnunay Mami waidika resay

  • @maryanhassan233
    @maryanhassan233 Жыл бұрын

    Ooyin oo cibaaado aheyn aan ku daaly caawa qoslka iga dhameysay maamo calwiyo waxaas kaa baranki ah adna iyo amiira thank you khanjaha ixanuunay saa u.qoslaayy

  • @hamdiabdillahiali1247
    @hamdiabdillahiali1247 Жыл бұрын

    😂😂😂😂 alla adnaa mom kadaa dhibko😢😢😢😢

  • @updirahmanmahad9384
    @updirahmanmahad9384 Жыл бұрын

    mnsh allllh wlhi hooyo wa libaxad isdulsar labadodaba mamo nolllwo

  • @aminaali75
    @aminaali75 Жыл бұрын

    Adna waa inaa dharka hooyo ugadaa yacni lacagta sii cabaayada 58 ah ha xirato lacagtana kabixi😍😘🥰🥰

  • @roodoabdi7517
    @roodoabdi7517 Жыл бұрын

    Wlhi mamo Calwiyo waa funny 😅😅😂😂😂

  • @asmaqaalichannl251
    @asmaqaalichannl251 Жыл бұрын

    😂😂😂😂allh manooli waa fuuray anaaba haaye melkale maxaa looga doonaa😅😅😅😅😅

  • @Hana-ii7rd
    @Hana-ii7rd Жыл бұрын

    Hhhhhhhh hoyo way kukacday kal io laaba uqoslay amira iyada nah midkale waye dharka dhane horay ulaso oroday

  • @dr.smunishaliabdi3112
    @dr.smunishaliabdi3112 Жыл бұрын

    Alh hoyade caml waaye 🤣🤣🤣 amlin horesan sameye ha iqasarin

  • @mmmkk2344
    @mmmkk2344 Жыл бұрын

    Saan uqos laayay waan furay walaahi maamo calawi waa qaraaxo soco to maamada daacada nimada ayaa ku Dan Bay so 😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AminAli-ok5zv
    @AminAli-ok5zv Жыл бұрын

    Mashallah san uqoslee ufurey 😂😂😂😂 mama calwiyo allah haku xafido Adna amira mamada ka dhaafa dhibka 😂😂😂❤❤❤

  • @jiijoyusuf6447
    @jiijoyusuf6447 Жыл бұрын

    Allaah caloosha ixaanuntay adno ayaadeey haku ciyaarin😅😅😅😅

  • @foosxuseen4287
    @foosxuseen4287 Жыл бұрын

    Adnoy😂hoyo digamarkad gadeysid weykugu aruruneysay Markey ayada noqotay jini maqabaa kulaha😂😂😂😂wlhi Kal iyo laab an uqoslay😅😅😅😅

  • @cabdulaahiyare8007
    @cabdulaahiyare8007 Жыл бұрын

    Maamada weyiga qoslisay maama waakuwataa😂😂😂👍

  • @nimcoofficial9819
    @nimcoofficial9819 Жыл бұрын

    Wlhi saa uqoslye waa daly wlhi hooyo calwiyo shaly mantan leepa imady ka bixi wayse Wlhi waa fury sorry mama 🤣🤣🤣🤣

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen834527 күн бұрын

    Videogan prank 3 mar ku ceshtay qosolka iga dhamaday wlh mamada funny waay

  • @faduminabdiraxman4028
    @faduminabdiraxman4028 Жыл бұрын

    Hhhhhh wlh waan ooye saan u qoslay Hooyo soo xasuustay nayaa xoolaheyga waji haku saeeysan lee dhahay jiray hhhhhhh

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi2871 Жыл бұрын

    Wlh waan furay san uqoslayey adna cadi matihid😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maariacaday1640
    @maariacaday1640 Жыл бұрын

    Warjcli prank markaan maqlay waan soo orday😂❤

  • @maariacaday1640

    @maariacaday1640

    Жыл бұрын

    @@cabdiraxmaanmustafa adi yaa kula hadlay mcn badaney 🤌😂😭

  • @looklovely5174

    @looklovely5174

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @ubaxabdi6287
    @ubaxabdi6287 Жыл бұрын

    Maamo calwiyo qosol waaye wlhi hhhh😂😂😂😂

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 Жыл бұрын

    Alle ha idin siyaadiyo farxada.

  • @cadeycaliadan5728
    @cadeycaliadan5728 Жыл бұрын

    Adno jiliinka ku fiicacantahay 😂😂😂

  • @naciimanaciima-ck6vo
    @naciimanaciima-ck6vo Жыл бұрын

    Allh saan uqoslaayi waa daali mom calwiya allh aku xfido

  • @aminamaxamud415
    @aminamaxamud415 Жыл бұрын

    Wlly adnaay wlhi biyo cabayee ayaan ku saxday. Haha qosol u fuuray.

  • @nafisafarah7
    @nafisafarah7 Жыл бұрын

    Mama calwiyo is not easy 😂😂😂 ala ma nolie🤣🤣🤣

  • @hafsabashir-nj8od
    @hafsabashir-nj8od Жыл бұрын

    Qosol iguma harin wlhi adna lacgta dhiib warka dhaaf😂😂😂

  • @amira1438
    @amira1438 Жыл бұрын

    😂😂😂 mamada ganacsigeda maba loso dhigtay 😂😂 ka cesho mama kuwani ye ku xalufinin

  • @mmushtiiabdi813
    @mmushtiiabdi813 Жыл бұрын

    Maama Calwiyo waji malahan wllhi 😂😂😂😂😂😂

  • @asturabdusaid3966
    @asturabdusaid3966 Жыл бұрын

    Adna umadeen ma tihid prank yadaada cadi ma aha wlhi😂😂😂😂

  • @zeinabcabdullahimaxamed3881
    @zeinabcabdullahimaxamed3881 Жыл бұрын

    Kkkk prank kan ka qosol bdn ma arkin wphi mam calwiya caadi mhn ganfurka leska dhufan lahaa kulahaa

  • @naciimaapdi1110
    @naciimaapdi1110 Жыл бұрын

    Wlhi saan uqoslayey daalay😂😂😂😂

Келесі