PRANK || AMIRA KAGA OOYSIIYAY SORRY AMIIRA 😭

Пікірлер: 1 500

  • @ahiraa1438
    @ahiraa14382 жыл бұрын

    Amiira maskiin team amira is mujiya waa arsanena😔🥺

  • @ifraaxifka9164

    @ifraaxifka9164

    2 жыл бұрын

    Kasow arso amiiro wlhi wn kaxanaqday

  • @foosibraahimfaatuushfaatuu9501

    @foosibraahimfaatuushfaatuu9501

    2 жыл бұрын

    😅😅😅🤲

  • @queenyasrah1234

    @queenyasrah1234

    2 жыл бұрын

    Amiiro waa miskiin wllhi adno amiiro raali gali

  • @mariyamaxed429

    @mariyamaxed429

    2 жыл бұрын

    Wallahi wa waxa xun waxan baranki mahn iska daya washa ku imadey inat gawr kale uso kaxesati waxas hkula hatline uf

  • @user-co3qm6gu7p

    @user-co3qm6gu7p

    8 ай бұрын

    Team amiira waa arsahena walahi

  • @haniali6680
    @haniali66802 жыл бұрын

    😭😭😭miskiin gurigega cidla iskaga noqona marke dhahday waa calool xumaday wlh

  • @shukriali4073

    @shukriali4073

    2 жыл бұрын

    Wanba la oyay aniga

  • @haniali6680

    @haniali6680

    2 жыл бұрын

    @@shukriali4073 Abyo wlhi aniga cadi ayaa u ooyey markeba oysay saas cml maficna guriga iga duminesa kaga so dumay marke dhahday inkasto prank iska tahay lkn qalbigeda aad bu ujabay amiira 😭😭

  • @najmaesse3827

    @najmaesse3827

    2 жыл бұрын

    Ilhy ku dharty wan ilmayey😭😭😭😭

  • @simwaansiman3356

    @simwaansiman3356

    2 жыл бұрын

    😭😭😭😭

  • @hodanhappy3098

    @hodanhappy3098

    2 жыл бұрын

    Ax anba Wlhi 🥺🥺🥺

  • @khadramohamed3221
    @khadramohamed32212 жыл бұрын

    Sorry amiira qurux 😭😭waan ku baryaa adna dareen ka walsha lacag haku iibsan amiiraaay allaah zawj saalixa iyo awlaad badan hakugu arsaaqo🤲

  • @qamarabdi7200

    @qamarabdi7200

    2 жыл бұрын

    Amiin

  • @ayanabdullahi1006

    @ayanabdullahi1006

    7 ай бұрын

    Amiin

  • @ferihasayit
    @ferihasayit2 жыл бұрын

    Allah🥺😢 adno waakuu carooday prank xanuun ah waayeh kan wlaahi amiira waa qalpi jilicsantahay☹️🥺

  • @duniyocali2062

    @duniyocali2062

    2 жыл бұрын

    Haa walahi

  • @Farxiyaaaaa

    @Farxiyaaaaa

    3 ай бұрын

    2024😂

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed24182 жыл бұрын

    Ayada waxe rabto ha I dhahdo xushmada meesha gaartey fiiri🥰❤💯 wllnimo

  • @manaalfarah4222

    @manaalfarah4222

    2 жыл бұрын

    Adana inay iyaduna darento laraba walashed xanunkeda waxas cml laguma kaftamo 😏

  • @deqomohamudahmed2418

    @deqomohamudahmed2418

    2 жыл бұрын

    @@manaalfarah4222 haaa xbbti lkn Mar waliba we xushmenesaa wlh wll waye raali noqo kufilan

  • @fathiqurux6904

    @fathiqurux6904

    2 жыл бұрын

    Amira wllshed said u qasarineh xqqdi m.a

  • @sawdayusuf4150

    @sawdayusuf4150

    2 жыл бұрын

    Mash allah waay shishmaynsa

  • @user-lp7mb5ww7i

    @user-lp7mb5ww7i

    5 ай бұрын

    mxa ka gle adi 😂@@manaalfarah4222

  • @bintusuldanabdi3842
    @bintusuldanabdi38422 жыл бұрын

    Mudul gubtay mudul gubtay kama naxo waa eray culus walashaana dhaawac bu ku noqonaya plz sorry abayo amiray😭😭😭😭

  • @naimamohamed7344

    @naimamohamed7344

    2 жыл бұрын

    Wax fican masameyn manta wlhi qalbiga idhaqaqay amira guriga kadumay Ma ida iska dumasay qadar ku qacay wlhi 😢😢😢😢😢😢

  • @aishocabdikarin6238

    @aishocabdikarin6238

    2 жыл бұрын

    haa wlh 💔😷😓😓

  • @ayaanabdi4438

    @ayaanabdi4438

    2 жыл бұрын

    Ax sorry 😞 mudul dumay kama naxo erga waaa mid naxdin mudan Wali markuu gurigeed dumay waxay dareentay Alla og waxay dareentay maalintaa

  • @nastedave9842
    @nastedave98422 жыл бұрын

    Rabiggi Amiira iyo baba Asim calafkooda Soo afjaray inuu gurigaaga kataliyo ha ilaawin adnoy. Cakku Amiira miyaa loo maahmaahay 😭😭😭 waxaan maqli jiray waranka ama eebada ninkii kugu dhuftay waxaa ka sii daran kan kugu dhaqdhaqaajiyo

  • @user-ko1mi5px8s

    @user-ko1mi5px8s

    22 күн бұрын

    😥💔

  • @ugbaadqurux8403
    @ugbaadqurux84032 жыл бұрын

    Wlhi adna saan ma umalynenin Hadalkas amiiro lagu dhahy wligayd boog bay ku ahanysa ma ilawyso Wana la ilmeyay waxn prank maaha waa qalbi jab wlhi 😭😭😭

  • @salmacdy1873
    @salmacdy18732 жыл бұрын

    11:06 ilhow rabyow amiro wahel sii😰😢 miskinta wlhi wan ilmeyy waxey dhday gurigeyga waxa ugu sotgay cidla cidladeyd iiron allah miskin adn amiro qalbigeda ino ilali yaqay😔😔

  • @faizamohamedabdi2847

    @faizamohamedabdi2847

    2 жыл бұрын

    😭😭😭😭

  • @ilwaadqurux8281

    @ilwaadqurux8281

    2 жыл бұрын

    Amiin abayo wlh ilinta goor ee iso dhaftay ma aqaan 😭

  • @queendekaaxmed5293

    @queendekaaxmed5293

    2 жыл бұрын

    Aamiin yaa rabi wehel Mar walba ilaliya qalbigeda

  • @sahramuminali5293

    @sahramuminali5293

    2 жыл бұрын

    @@ilwaadqurux8281 Ani xitaa ma ogi wxa u oyay

  • @faizamohamedabdi2847
    @faizamohamedabdi28472 жыл бұрын

    Jilitaankaada manaqaanee miskiinta qalbiga u ilaali😭😭😭

  • @drhd1043

    @drhd1043

    2 жыл бұрын

    Hhhhhh

  • @maqdisqasim8825

    @maqdisqasim8825

    2 жыл бұрын

    Amiiro mission walaasheey macan sorri

  • @engmohamedabdalla7704
    @engmohamedabdalla77042 жыл бұрын

    Ceeb weeyan waxaas adna raali galin ka bixi hadalka gabarta kale ku dhahday waa qalbi xanuun 😳🥲

  • @naimahassan385
    @naimahassan3852 жыл бұрын

    Amira quruxey adna arsaqada mel xun ka kagashay wan ka xumahay inay sidas ku gu samayso😭😭😭😭

  • @najaahmohamed4094
    @najaahmohamed40942 жыл бұрын

    Amiira maskiin wlhi Way ilmeesey dhaawaceda Qod Qoden🥺🥺🥺🥺🥺😥😥😥😥

  • @hafsabdullahi3769

    @hafsabdullahi3769

    2 жыл бұрын

    Amjjra Sorry Abaaayo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @nasriinapea752

    @nasriinapea752

    2 жыл бұрын

    Qof jacel mlhn inuu reerkiisa dumo dhahdy

  • @rahmamhassan8302

    @rahmamhassan8302

    2 жыл бұрын

    Absolutely

  • @simancdy9620
    @simancdy96202 жыл бұрын

    Amira hadalkas qalbigu kataabatay😭 sorry walasha manaxdo

  • @israaxuseen9015
    @israaxuseen90152 жыл бұрын

    Adano abyo hadalkaa dhahesid amoo nabsi kugunoqdaa maxaa uledahay walashaa mudul dumay kamanaxo mudul dhisan hadalkaas waa laqwi 😭😭😭

  • @sadiafarah1651

    @sadiafarah1651

    2 жыл бұрын

    walaashay waxaas see u dhday qalbaddaa i jabtay 😭😭

  • @manaalfarah4222
    @manaalfarah42222 жыл бұрын

    Amira she’s hurt so much i can feel her pain wlhi 😢🤦🏼‍♀️so please that isn’t funny don’t hurt someone is feeling like that 😪

  • @kawsarqueen5308
    @kawsarqueen53082 жыл бұрын

    Gabdha qalbiga haka jabinin xanuun hore ayi is ilwsisiay BA xasuusinaysan💔🥲

  • @ifrahahmedwarsame8523

    @ifrahahmedwarsame8523

    2 жыл бұрын

    Adna walaashaa inta jeer aaad ka nixisay lama soo koobi karo jooji

  • @ifrahahmedwarsame8523

    @ifrahahmedwarsame8523

    2 жыл бұрын

    Wlh waa xanuun walaashaa in aad dhahdo modul dumay mudulka kama dhaxo wax xun waaye habar yar waaye xushmee maskiin waaye amiiro jooji calaf waligaa qof lama soo xasuusiyo walaashaa

  • @loveyourselffirst7560

    @loveyourselffirst7560

    2 жыл бұрын

    @@ifrahahmedwarsame8523 sax abayo somalidu hadalka kama firsato wey iska dhahaan lee lkn hal eray ayaa qof dhan qalbi jabin karo wlhi ilaali qalbiga walaalka markasta 😭

  • @hafsinaofficial2071

    @hafsinaofficial2071

    2 жыл бұрын

    @@loveyourselffirst7560 😭

  • @abdulqaadir487

    @abdulqaadir487

    2 жыл бұрын

    Wlhi ani xitaa wan ka naxay

  • @queennaima5916
    @queennaima59162 жыл бұрын

    Adnaay arzaaqada meel tan ka khyr bdn allaha kaa siiyo.

  • @fatimaaden5278

    @fatimaaden5278

    2 жыл бұрын

    Amiin

  • @hamsahassan5788

    @hamsahassan5788

    2 жыл бұрын

    Aamiin hadaad adi gurigaaga kuu dhisan yahay. Maaha inaad gabadha qalbigeeda dhaawacdid. Waxaas kaftan ma galaan. Irsaaqda awalba meel xun baad ka raadinaysay. Caawaad ka sii dartay.

  • @ilhaamahmed8507
    @ilhaamahmed85072 жыл бұрын

    Prank gan wllhy waa qalad ma fiicna hadalo qofka qalbigiisa dhaawacaya In lagu dhaho sorry amiiro Adna abyo prnk cml mardanbe hku sameen😧🙏

  • @brokenheart-nh3js
    @brokenheart-nh3js2 жыл бұрын

    Adna waa xoolo caadiya naa walasha qalbigeeda ilaali😭😭👑Amiira qalbigeeda ayaad dhawici kataabty

  • @faadumojaamac7291
    @faadumojaamac72912 жыл бұрын

    😭😭😭wllhy amiira Waan la ooyay hadal aan qalbiga uroonayn ayaa dhahdeen Adna raaligalin usamee Ammira😭😭😭

  • @zaro3938
    @zaro39382 жыл бұрын

    This is not done you guys made her cry I'm feeling so bad for her😭😭

  • @najaxcqaadir1028
    @najaxcqaadir10282 жыл бұрын

    Masha allah waxaanka heley sidey adna uga aamusneyd naagtana ugu jawaabaysey wllnimo taas hakaa ahaato amase hayska dayso ilcadow rabi haydinka xijaabo 🤲🤲🤲.

  • @kawtherataash945
    @kawtherataash9452 жыл бұрын

    qof jecel gurigiisa inu dumo ma jiro bay tiri Adna xaq uma lihid boogaheda inad milix ku shubto amiira, sorry sister😥

  • @fadumodualle7268
    @fadumodualle72682 жыл бұрын

    Oh calosha I hurtay wlhi 😭😭😭 abayo adna iyo inanta murayada weyle waa i naad raali galin aan ku qanacno aad soo samaysa iyo amira wax ay ku faraxdo

  • @queenfahmish8823
    @queenfahmish88232 жыл бұрын

    Sorry amiro quruh😭adnoy Amira idaf dar Allah Ayan ujeclaheee Asimkey hoyathis💕

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji68212 жыл бұрын

    Sorry amiir 😭😭keep going adan cadey ❤❤❤

  • @quruxbadan1750
    @quruxbadan17502 жыл бұрын

    Weligeey qof commnt xun uma qorin lkn adnoy unsubscribe qaado amiiro darteed wxad prank ooga dhigto maa wayde gbdha maskiinta ah why guurkeedi calafka kahiiliyay uga maree oo niyad jab uxasuusinee💔😢🥺sorry amiira

  • @Caqlibadan

    @Caqlibadan

    2 жыл бұрын

    Wlhi aniga xitaa xanuunkaas waanladareemay waanan 😢 weyba dhacdee waxaanan jeclaanlahaa iney kasaarto videogaan!

  • @user-hj7vz8gk8r

    @user-hj7vz8gk8r

    Ай бұрын

    Istaqfurullah maxa qalbi jab iyk waxans keen labada qof haday is fahmi wayaan way kala tagayaan ilahayba baneeyay marka xaja loo qastiyaay qaraar male markaad kurigaaga ka tagayso kolayba kof walba wax uunba ku kalifa hadi la kala tago hado qof kalmad ku yira maad kaa oynee waxasi waa wali ee adna iska dhafa hadu niin kaa tagay ilahay kama tagiin beer jileexa iska dhafa dumaroow waa waxa inaa wada walay

  • @hamdohaadi1995
    @hamdohaadi19952 жыл бұрын

    Kaas parangi ma ahan adna wlhi qalbigaa ixanuunay

  • @amira1438
    @amira14382 жыл бұрын

    Waxasi prank ma ahan walasha qaliged ilali walaley amira waa maskin walbo wax kale adigo dhaha lagu qaday iyada qadar alle ku dhacay way aad hadalkasi udhaheysa mararka qaar hadalka waa laga firsada iska hadal loma hadlo walaley waa maxey gurigada sodumisay wlhi ciil aba iqabtay war qalbiga gabarta ilali. 😭😭😭😭xanun badana gurigeyga cidlada iska adaa aye dhahday ax wlhi wa kula oye amira qurux adna waa bila damir qalbi adeeg uf

  • @nazteexomohamed5287

    @nazteexomohamed5287

    2 жыл бұрын

    Sorry amiira.waan la ilmeeyay wlhei 😭😭😭😭😭😭

  • @naciimaqalanjodumarka9233

    @naciimaqalanjodumarka9233

    2 жыл бұрын

    Sax wlhy wan la ilmeeyey 😭😭😭

  • @shukrimohamoud5693

    @shukrimohamoud5693

    2 жыл бұрын

    Mayaba ufirso nagtan marke imato amiro wax qabdaran lagula hadla parank hore waxa jire ladhahe aniro Ada adna ilmaha kaso ride

  • @bahjamahamad3006
    @bahjamahamad30062 жыл бұрын

    Adna hadalada qaar inlaga fiirsado quman qalbiga ayaad ka jabisay😭😭

  • @fardowsamohamoud5337
    @fardowsamohamoud53372 жыл бұрын

    😭😭😭😭wallhi caloshaa ixurty gurigyga cidlada ii fcn dhaxdey xadal qalbiga taabanayo runti maficno saan cml adnoy waxan prank ma ahn wallhi sorry amiiroy😭😭😭😭

  • @jihanjeylani3976
    @jihanjeylani39762 жыл бұрын

    Lkn hadalada aad ku hadashen mafiicno gurigeda dumi ilahey u qory hawo✔

  • @nasraahmed6550
    @nasraahmed65502 жыл бұрын

    Adna walaasha sidaas loma galo xaraam caleyk

  • @ayanahmed8109

    @ayanahmed8109

    2 жыл бұрын

    Adna walaasha sidaas loma galo xaraam caleyk suxanala

  • @iqramacalincali4539
    @iqramacalincali45392 жыл бұрын

    irsaqada melxun ayaa karadinosa ee walasha qalbigeda ilaali waa ikatalo

  • @deeqocabdisalaam1789
    @deeqocabdisalaam17892 жыл бұрын

    Oh sorry abayo amiira Adno waalsha qalbigeeda dhowr Sorry 😭😭😭😭😭 wllhi hadalada qaar💔💔 ey dhaheyso qalbiga ayyaaan ka oyay 😭😭💔💔💔💔💔 naagta xunta dulmi lee mesha ufadhisaa hadalada ugu xanuunka badnaa ayyada ayaaa dhaheysay 😭😭 abayo adno wax fiican ma adan samey walshaa oo wehel akatada kaso radisay ayaaa sas ugashay😭😭💔 sorry amira

  • @caaishaxuseen5479
    @caaishaxuseen54792 жыл бұрын

    Team amiira qurux waa inaan aarsanaa adnoooy😄

  • @axlam
    @axlam2 жыл бұрын

    Amiira miskiin wye wlhii marka ay ooysay wn la ooyay wlhiii 😭😭🦋⚘🥰👍

  • @drhd1043

    @drhd1043

    2 жыл бұрын

    Wlhi dheh

  • @Admiregemar
    @Admiregemar2 жыл бұрын

    Adno niyadaada wixii ku jirey ayaad ka hadashy 😭 kn prnk maaha

  • @rahmamhassan8302
    @rahmamhassan83022 жыл бұрын

    Oh omg heartbreak 💔 waaye wlhi sorry Amiira qof jecel malahan reerkisa inuu dumo walhi gabadha xanun ay somartay kaftan ha uga dhigin yaaqay Adna

  • @nacimomaxamed1334
    @nacimomaxamed13342 жыл бұрын

    Waaa qalad wxaas gabadha saas haugalin wllhi qalbigaa ixanuunay markaa dhahdeen mudul dumay mudul dhisan kama noxo I am sorry amiiradyda

  • @fahimasayid4135
    @fahimasayid41352 жыл бұрын

    Waxas waa laga fiican yahay qofka waxyaabaha sida dhabtaa utaabanayah laguma dhaho runtii

  • @maryanruun4720

    @maryanruun4720

    2 жыл бұрын

    Of Course

  • @adontiialle2748
    @adontiialle27482 жыл бұрын

    Waan ilmeyaay wlhi ax ax qalbiga ixanunay 😭😭😭😭

  • @zainabsuhaanii5709
    @zainabsuhaanii57092 жыл бұрын

    😩😩😩😩 wlhi waan ooyay sorry amira 👸❤ adnooy joog gaby 😅

  • @nimciizhfaraxzan8940
    @nimciizhfaraxzan89402 жыл бұрын

    Lkn adna doqon weyo walashed ayey nag ku ordhahee gurigaga dumay makedaa duminee calaf ayaa dhamaday

  • @hajiyo7708

    @hajiyo7708

    2 жыл бұрын

    Meel kasto lacag ayay u gale ayamahn aya views Ka Ku yaraday uuf

  • @nasramuuze2541
    @nasramuuze25412 жыл бұрын

    Maahmaahdaad usoo qaadtey boog bay ku noqoneysaa kadaa wll

  • @aishocabdikarin6238
    @aishocabdikarin62382 жыл бұрын

    ereyada qaar kaftan xita qofka looma dhaho sorry amira 💔😷

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v2 жыл бұрын

    حرام عليكم اميره مسكين

  • @asmagabeyre4781
    @asmagabeyre47812 жыл бұрын

    First❤ team amiira so arsanena i.a💯👸🏻🍀

  • @sucaadoshariif1422
    @sucaadoshariif14222 жыл бұрын

    wax yalaha qar prank magalan ee qalbiga kadhawacday amiira intaa falin kafiirso adna

  • @aminamukhtar3293
    @aminamukhtar32932 жыл бұрын

    How can you say such things to your siz

  • @suldanasusu8846
    @suldanasusu88462 жыл бұрын

    "Wixii calooshada ku jiro ka hadashe" Sorry wlhi 😢 awalba qof fuucsan caqli bartiis ma lahen Uffff.

  • @Maanka_320
    @Maanka_3202 жыл бұрын

    Alla Waxa prank ma aha Qalbiga I xanunay 😭

  • @deeqocabdisalaam1789

    @deeqocabdisalaam1789

    2 жыл бұрын

    😭😭😭💔

  • @khaliyamohamed3914
    @khaliyamohamed39142 жыл бұрын

    Adna waxad tahay qof amira booska hooyaded ugu jiro manta wax yabahan oo kale inad ku sameyso mahan oo qalbigeda dhawacayo

  • @aragsancabdi292
    @aragsancabdi2922 жыл бұрын

    Amiiro hadaan ahaan lahaa meeshada kugu tumi lahaa sorry Amiira Ilahay calafkaad nolosha inta ka dhiman isku dhamaysan lahaydeen Ha kuu soo dajiyo insha Allah

  • @haidaroali8201
    @haidaroali82012 жыл бұрын

    You made her cry I feel so sad 🥺🥺🥺

  • @salmacdy1873
    @salmacdy18732 жыл бұрын

    10:35 mxa u oynee kulha adno wlhi ilnta waceshan wy amiro miskint🥲🥲🥲wlh miskin Wye ereyga ee kagubtay wlh waxa Wye guriga dumay keyga mxa u dumine waxas prnki xta mala dhaho 😔😔😔

  • @Fardus-Mohamed
    @Fardus-Mohamed2 жыл бұрын

    Waxan oo kleh prank mha adna noocan maad ahyd😔

  • @nasrohappynasrohappy4433
    @nasrohappynasrohappy44332 жыл бұрын

    Uf doqon wllsheda ayey horteyda naag kucayneysaha sorry wllhi aniga ayapa xanaqeypa Bogti ayey dhimisey waxas prank ma noqodo😦🙁😢😢😭

  • @zuuzan1abdisemadali672
    @zuuzan1abdisemadali6722 жыл бұрын

    Adnaay prank waa caadi lkn erayga amiira ka xanaaqdey waxa weeye mudul dhisan mudul dunsan kama naxa taabaa ceyba wll haodhan Amiira waa inanteyna oo inan bey ino heysa ASim yare❤️🙏

  • @naimaawil7286
    @naimaawil72862 жыл бұрын

    Mansh Allh amiira waa qof ixtiram bdn adna aad iyo aad bay u ixtiramtay iyo xanaqsan🥺❤

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal2 жыл бұрын

    Adnoooy mxn kudhaha wlhi caadi ayn u ooye adna wad qaldantay wlhi sorry amiiiro apyo lkn walasha mcn wye iska cafi amiroy 😭😭😭

  • @abdidirirdirir1541
    @abdidirirdirir15412 жыл бұрын

    Nolshad hadaa prnki samaynysid qofka wax qlbigii tawanay ha ku samay tas mcnheed ma ahan inaad adiga ninkad hysto wlhi waa kligeed xnuun far badan way so argty wlhi amiro sorry wllhi wxn prnki mahee 💔💔😭😭😭

  • @queentoma2158
    @queentoma21582 жыл бұрын

    Waxa qaar prank magalo sorry amiira 💔💔😭😭

  • @thebosslady8000
    @thebosslady80002 жыл бұрын

    Naa wxn prank mahan balayo gaabni bdn adigo kale oo nin caabud ah maha amira kartida qofka marki la arko aya laga arkaaa isku xishoow naa amiiro naagta xunta garaac qaniisada ah

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin12 жыл бұрын

    Maskiin caloshaa iga hurisay amiira 😢

  • @JoyaKMA
    @JoyaKMA2 жыл бұрын

    Naaah that lady went below the belt. Her divorce should have never been brought up. It’s dhoolm even it’s a prank

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya16122 жыл бұрын

    Sorry amiir inkastoo prank yahay hadana waan la ooyay 😭😭😭

  • @omarkhadiira8826
    @omarkhadiira88262 жыл бұрын

    Amiira maheen in aad sas dhahdan Mudul gubtay mudul dumay kama naxo eraygas waa dhawicin karaa sorry 😞 Amiira

  • @salmacdy1873

    @salmacdy1873

    2 жыл бұрын

    Haaa wlh wxey u oysayba wa ereygas

  • @Malyuunxaashi

    @Malyuunxaashi

    2 жыл бұрын

    💔😿qalbi xNuun wye

  • @safiyacabdi8970

    @safiyacabdi8970

    2 жыл бұрын

    Adn ma xad gabadh isdugashay mikita wax sokale laguma kaftamo

  • @fardosahassan4917
    @fardosahassan49172 жыл бұрын

    Sorry Amira xanuun hore gabadha ilowda so xasusisen😞😓

  • @hoodoabdi3201
    @hoodoabdi32012 жыл бұрын

    Sroy Amira wn ka xumahy Adna nagta inay ku tidha erayada caynkasa 😭😭😭

  • @Malyuunxaashi
    @Malyuunxaashi2 жыл бұрын

    Ani ma jeclaa inuu gurigeyga uu dumo ee dhhday wlhi maskiinta 😭😭😭😭😭💔💔 adna saanaa

  • @nazteexomohamed5287

    @nazteexomohamed5287

    2 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭

  • @halimaabdi9939

    @halimaabdi9939

    2 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭qof jecel mlhn gurigiisa inu dumo wlhi aniga so arkay xanuunkas

  • @nasriinmaxamed755
    @nasriinmaxamed7552 жыл бұрын

    Sorry wllshy Amiira kula ilmeeyay😭

  • @mahamudcawil8153
    @mahamudcawil81532 жыл бұрын

    Alla masaakiinda mxaa prank uga sameesay wllhi waan ka xomahy walaashay amiira 😭😭😭

  • @sihaamaxmed8323
    @sihaamaxmed83232 жыл бұрын

    Amiira maskiin wlhi 😭😭😭😭😭

  • @ismahaanyaasiin7317
    @ismahaanyaasiin73172 жыл бұрын

    Wlhi waan ilmeyay qof qalpiga ka dhawacan sidan lama yeelo yaa allah 😭😭

  • @munomankachannel7035
    @munomankachannel70352 жыл бұрын

    Amiira markey oysay wlh iliin ayan isku celin wayay adna intaas madaxaga allaah ka shuwo sacan oo xili hawen ayaad iliin naga kente😰😰😰😰

  • @aishocabdikarin6238

    @aishocabdikarin6238

    2 жыл бұрын

    sido kle wlh prank wligey maka ooyin lkn waa qlad wxan 💔😷😷😓

  • @munomankachannel7035

    @munomankachannel7035

    2 жыл бұрын

    @@aishocabdikarin6238 waa qaladkii ugu weena awiid

  • @nurtoadam1972
    @nurtoadam19722 жыл бұрын

    Adna abyo in walashaa ka oohiso maa jeceshahay wlhi qalbiga ixnunay prank sameey lkni wax nolasha qaaska tabaneeso ldhaaf please iyada cidlo guriga ku ah 😣🥲sorry amiira

  • @ayanlediriye9369
    @ayanlediriye93692 жыл бұрын

    Wlh gabadhan wa qof qalbi wanagsan waxan neh ina prank ukaga dhigtid meysan eheyn adoo oog xalade kusuganthy😔😔😔🥺🥺 Amiira wlh wa qof adag hore usoco wlzhe ilhy kuma tuuso wax kudhiba adiga iyo asam❤️

  • @hafsocaddey2762
    @hafsocaddey27622 жыл бұрын

    Amiira caadi ma ahan wlhi sagal leeba ku indho cadeenosaa wlhi caloosha ihurtay miskiin amiira asiim abihiis allah isku kii so celiyo😢😢

  • @makoislaw
    @makoislaw2 жыл бұрын

    Oh walahi ooyin ayaa iga imaaday miskiin amiira sorry xabibti

  • @drsnaimahussein8109
    @drsnaimahussein81092 жыл бұрын

    😂😂😂😂 kan prank ma ahan adna gawadha ayadaa qalbi jaban ee kadaa wax yabaha qaar waan in ad rali galin sii saa

  • @muwadah5671
    @muwadah56712 жыл бұрын

    Uffff adno waxaaas waa heart break wayay

  • @SomalidocumentryTV
    @SomalidocumentryTV2 жыл бұрын

    Adno markaan Prank saa u waday doqonimo kula galay' subxanallah walasha nolosheda qaaska iyo nabarada inaa ka taabatid wa qalad naag u shukamisay wa la garty' Sorry damiir la'aan ayuu kaa dhigay youtube' gurigaaga dumisay' mudul dhisan'mudul dumay kama.naxo' 😥😥😥 heerkaas aya walasha u dhaawacday Views dartiis ogow walaal garabkaga jogo lama helo inta walaal laheyn ayaa xanuunkaas daremi karto

  • @caashocumar3587
    @caashocumar35872 жыл бұрын

    Al adano gabdh kadaa wlhy waa kanxay😭

  • @bad_boy_abdalla4589
    @bad_boy_abdalla45892 жыл бұрын

    Xaasid adna

  • @suuualpiii5089
    @suuualpiii50892 жыл бұрын

    Oh sorry 😔 Amiira qurux Adna adigneh markaaga adkeeso camen soon prank adna😊

  • @Hamdi-Xarago
    @Hamdi-Xarago2 жыл бұрын

    Amiira qurux ha loo daayo 👏👏👌👌❤️❤️

  • @sacdiaabdulahimahamud6790
    @sacdiaabdulahimahamud67902 жыл бұрын

    Plz plz illah ayn idinku dhariyay Amiiro yaa laka ooysiin mideeda kale waa hooyo qalan ka dhaafa dhibka yaa la dhibin wlhi blhi tlhi markey dhahdy cidladee ayaa I roneyd wn ilmeeyay Amiiro waxaa thy strong women gorso wiilkaada yar asiga ayaa ku anfici doono wn ku jeclahay wllsheydi mcneyd Amiiro qurux Illah ha idin dhowro adiga iyo wiilka aan habar yarta u ahy

  • @falisshire6890
    @falisshire68902 жыл бұрын

    Amira maskin hore kaosay😭 kana baxday ani cml waye maba icelinkari hadi ben laiga shego😆

  • @nasriinapea752
    @nasriinapea7522 жыл бұрын

    Wlhi wa ilmeyay 😭😭😭😭😭😭

  • @samaahirhassanabdlla1345
    @samaahirhassanabdlla13452 жыл бұрын

    😥😥wlh Amiira waa qof qalbi nadiif ah mr kle ya sidan lugu sameynin😓

  • @rahmocasayr4587
    @rahmocasayr45872 жыл бұрын

    sorry Amiira qaaliyey wllahi waan kula ooyey😭😭😭

  • @fardowsacali
    @fardowsacali2 жыл бұрын

    Cadowgeeda ujibisay walashaa uf waxaas arsaaq xalaal ah ma ahan e wax isku fal prank prank kulahaa

  • @simanyarey496
    @simanyarey4962 жыл бұрын

    Wlhi wn oyay waayo waa run qof jecel ma jiro in uu gurikiisa dumo sorry amiira 😢

  • @hawadhiblawe6964
    @hawadhiblawe69642 жыл бұрын

    Sorry 😞 Amiira waa iga ooysisey wlhiqq

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman12282 жыл бұрын

    Istafurulah kaas prank ma galo Adna hena ceeb wax kale keen martdaba igu daran tan marti mahan shaydhan 🤣🙏👍

  • @abdulqaadir487
    @abdulqaadir4872 жыл бұрын

    Maskiin wlhi waan ooye markey amiiro oyse 🥺😭😭lkn adna hadalada qaar iska ilaali wah walasha qalbikeda ilaali wah

  • @samiiramaxamed3704
    @samiiramaxamed37042 жыл бұрын

    Ooh wan qirody wllahi sorry amiira adna ka fiirso wxaad ku hadlaysid😂😂😂💯

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph5702 жыл бұрын

    Next amiira wku sugyna 🙏❤️