PRANK: ADNA KAGA AARSADAY OO AAN UGU XANAAJIYAY

Пікірлер: 410

  • @amiraqurux
    @amiraqurux3 жыл бұрын

    video gaan soo daawo kzread.info/dash/bejne/kaCilNeBYtzgcZs.html

  • @saciidcilmi137

    @saciidcilmi137

    3 жыл бұрын

    Video kee waaye

  • @SANTIKUMI1

    @SANTIKUMI1

    3 жыл бұрын

    Haye

  • @fadumohassan1670

    @fadumohassan1670

    3 жыл бұрын

    See kufireniso kisto wee yabtaay😂😂

  • @saleebansallo3173

    @saleebansallo3173

    3 жыл бұрын

    Hhhhh wlhi waxan ay ina leeyiin waa prank mid runa inanu jirin hal mara la arki la ahaa ayako bila garbasaara markasta wala hagoogana ayako guriga jooga beenta naga daaya ilahay ka cabsasa🤣🤣🤣🤣

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet3 жыл бұрын

    Halkan ma Joogaan dadkii jeclaa xabiibkeena mohamed scw like iisaara 😭

  • @myruuneydarus2037

    @myruuneydarus2037

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @queennaaju4618

    @queennaaju4618

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @saadaqck6531

    @saadaqck6531

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @fadumanoor4467

    @fadumanoor4467

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @halimaabdiltif5484

    @halimaabdiltif5484

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @aishahamza8258
    @aishahamza82583 жыл бұрын

    Aweey dedka jacayl nabi.gena mohamad scw❤

  • @halimaabdiltif5484

    @halimaabdiltif5484

    3 жыл бұрын

    scw scw scw

  • @ahmedmohamed-rz9tj

    @ahmedmohamed-rz9tj

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @xaliimoibtisam7466

    @xaliimoibtisam7466

    3 жыл бұрын

    Scw scw

  • @nimasahal8599

    @nimasahal8599

    3 жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @monaraabi9411

    @monaraabi9411

    3 жыл бұрын

    Scw scw

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab123 жыл бұрын

    Adna maskiin wey xanuunsanthy runti allaah haku cafiyo abaayo🥺

  • @xamsuunihenna6230
    @xamsuunihenna62303 жыл бұрын

    Waxan ahay hooyo soomaaliyeed isoo booqda waa iga codsi

  • @munobilan2
    @munobilan23 жыл бұрын

    Adna:Inteee galisay Heeee Amira:Mahaaan galiyay Adna:Mahaaan maxamedaa leheeee 😂😂😂😂😂😂

  • @Bbemom458

    @Bbemom458

    3 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂say u hadlayaan baa qosol ah

  • @naasiriyanuura3922

    @naasiriyanuura3922

    3 жыл бұрын

    Intan ku qoslay 😀

  • @aishamohamed8099

    @aishamohamed8099

    3 жыл бұрын

    Hh mrs kuubi 😂😂😂😜😜

  • @muuminaxirsi9679

    @muuminaxirsi9679

    3 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @muuminaxirsi9679

    @muuminaxirsi9679

    3 жыл бұрын

    Hadal koo kaliya

  • @asiamohammed2124
    @asiamohammed21243 жыл бұрын

    Igula sali xabiibkeena scw plz like ha ila dhaafin🙏

  • @Quen_Filsan_Said

    @Quen_Filsan_Said

    3 жыл бұрын

    Scw

  • @sahroshariif5945

    @sahroshariif5945

    3 жыл бұрын

    Sallaahu calayhi wasallam

  • @farxan887
    @farxan8873 жыл бұрын

    Wllsheyda muslimka ahey iskada waxn waa zhey khatara runtii prank waa dhaqan rer galbeedku isticmalan wana camal zheydaan🙏💟

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab123 жыл бұрын

    Waan suugayy ina ka aarsato adna team amiira ahay ani😂😂❤

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn29323 жыл бұрын

    Cafimaad kiina waa ku farxay guys alaha nii siyaadsho insha allh 🙋‍♀️❤️

  • @hanicabdulahi5140
    @hanicabdulahi51403 жыл бұрын

    Wlhi abyo amiro muqaldan maidhafan qofka ugu hore ahy markasto wlhi❣🥰❤

  • @bintuahmed8445
    @bintuahmed84453 жыл бұрын

    Marka aan maalay prank sidaan usoo cararay leeyaaaa adna Allah cafimaad hakuu siyaadiyo isku filan umo aziim keep going xabbtii ❤

  • @summyaabdikariim5131
    @summyaabdikariim51313 жыл бұрын

    Yess team amira qurux❤️

  • @saciidomuudeey2535
    @saciidomuudeey25353 жыл бұрын

    amir qurux wlh caadimaadkaaga waa ku farxay ilah haku siyaadso inta kalana ilah caafiyo insha allah one love walashey macan 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @geenyomohamed14
    @geenyomohamed143 жыл бұрын

    First comment amiira qurux love you xbbti adna waa ka gashaty adna😀👸♥️ saxaaf usipo waa ku jafaa isku dar kuli😀😀😀

  • @deqaahmedi1338
    @deqaahmedi13383 жыл бұрын

    Kkkkkk maxaa markii amiira qurux baranki lagu sameenaayay dumaashidiis ma eheen miyaa asi lee maa dumaashi eh, 😂 alaha idin caafiyo kuligiina waa idin jeclahay 😘❤️

  • @ibrahimhaad2503
    @ibrahimhaad25033 жыл бұрын

    Amiira qurux keep going 5minute 1k

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah75903 жыл бұрын

    Amira maxa ilkaha uxirate ilkahada wey qorxonayene🙆‍♀️

  • @ifrahhilsan1224
    @ifrahhilsan12243 жыл бұрын

    Walshay manshallah allah ku barkaeyo ❤️❤️ I love you

  • @bintumaxamuud8234
    @bintumaxamuud82343 жыл бұрын

    Adna way xanusanthy 😟 ilahy ha caafiyo mazkiinTa Amiira kadaa prnk iyo wxz mizkinta

  • @amalmuuse8304
    @amalmuuse83043 жыл бұрын

    wwww gabar aan jacelhye hore u soco walasheey cml baa i tahye amiro qaali hoeta ma i ogtaye😂😂😂😂

  • @iqromuqtariqro9260
    @iqromuqtariqro92603 жыл бұрын

    Firsti ayaan noqday manta ilove you❤️‍🔥🥰✨

  • @meyma7790
    @meyma77903 жыл бұрын

    Waa walaashiin meymuun cirro oo idin leh soo boqo channel keyga idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.

  • @rahmoshine7144
    @rahmoshine71443 жыл бұрын

    Adna quruxey ilaahi ha ku caafiyo abayo mcnto

  • @dheeman____qalbi__kaaba1297
    @dheeman____qalbi__kaaba12973 жыл бұрын

    Hadalkooda iga qosli wllhi keep going queen.s🙏🙏🙏

  • @mohamednasserofficial1413
    @mohamednasserofficial14133 жыл бұрын

    Soo joog qofkii laga waayo soo jiifaa laga helaa Amiira si fiican aad u aarsatey Runtii waa ka baxsatey

  • @samiraabdi3534
    @samiraabdi35343 жыл бұрын

    Amiira qurux dariid waa Aarsaney Allaaaaaaaaaah haidn caafiyo dhmntiin

  • @hodanali7453
    @hodanali74533 жыл бұрын

    Aamiin aamiin yaa rabi alle ha idin cafiiyo walala 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @sahraali943
    @sahraali9433 жыл бұрын

    Borsadeey inta lee gishte Adna...maxaa ugaliyee Maxaa kudary🤣🤣🤣

  • @user-pj8ip7so6d
    @user-pj8ip7so6d3 жыл бұрын

    Walaasheyda adno wey kuku dhacday caadi iskadhig😂😂amiira waxey kudhahday iweydii haduu arkay amiro makudhihin maxamed saciido ayaa qaatay lacateydah🤭😂😂😂adno is adkey❤️❤️❤️❤️

  • @jmk7b947
    @jmk7b9473 жыл бұрын

    Caadi waaye kanaa prank la dhahaa reality show caadi eh waaye 😂

  • @zakariyamohammedali3403
    @zakariyamohammedali34033 жыл бұрын

    Abayo maku guursada waku jeclahy

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty3 жыл бұрын

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..

  • @xubilifestyle6729
    @xubilifestyle67293 жыл бұрын

    Illahay haidin cafiyo damantin lkn ina adno oo xanunsan prank kusameyso meehen illahay dadanka idin celiyo ❤❤🥰🥰

  • @umuraage8617
    @umuraage86173 жыл бұрын

    Hadaan team Amira nahnay waa aarsanay like ta ha ila dhaafin hadaad team Amira ka mid tahay.

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx46133 жыл бұрын

    Prank yda ma rumysto lkn anu way thanks for sharing us ☺

  • @saciido1235
    @saciido12352 жыл бұрын

    Waa arsatay amiiro quruux alle ha idin wada cafiyo abaayo mcn ❤️

  • @farhiyofiska3245
    @farhiyofiska32453 жыл бұрын

    masha Allah Amira cadimatihid keep going abayo wadmahadsantahay

  • @kaifaden5886
    @kaifaden58863 жыл бұрын

    Amiira 😂😂😂😂wa aarsaty niman arsan uurka hoyadii ku jiraa ladhahy

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan24323 жыл бұрын

    Adna way ka weyn thy wey ku waabsanee😃😃😃waraa hooy abus edeb malihide la iska dhahaaa😝😄😄😄😅edit comment cod in la duubi karo ma laga dhigo wllyalow😄😄😄cozz war bdn i riixoyo see u hadlaayan wiii wiii wiii😃😃😃

  • @salmamohamud6987

    @salmamohamud6987

    3 жыл бұрын

    Hhhhhh

  • @nastehochanell3391

    @nastehochanell3391

    3 жыл бұрын

    Hhh haa wlhi dad badan codkeena ugu ciil bixi leheeen

  • @ayanahassan2432

    @ayanahassan2432

    3 жыл бұрын

    @@nastehochanell3391 😅😅ha wlhi

  • @salmamohamud6987

    @salmamohamud6987

    3 жыл бұрын

    TechnologyadN Way iska imaan maalin cod replay la isugu galo

  • @ayanahassan2432

    @ayanahassan2432

    3 жыл бұрын

    @@salmamohamud6987 lkn booq ay noqone😅😅😅cod cay mid heesa mid iska cabada😝😃😃😃

  • @nimconimco5077
    @nimconimco50773 жыл бұрын

    Adna masha allaah ixtirame taqana wxatihin wlalo fican farxadkuwda nol allaha idin barakeyo

  • @naciimomaxamed1461
    @naciimomaxamed14613 жыл бұрын

    Sasa laga rabaa ka aarso teem amiira wanba xanaq sanayna lkin wad naga fujisay sasa laga rabaa keep going amiira qurux 🥰🥰🥰 adno adigana iso so adkey

  • @LAYLAOFFICIAL
    @LAYLAOFFICIAL3 жыл бұрын

    Kkkk famali aan jecelahay guulaysta my sisters wad ka aarstay amiira

  • @fatimamohamed7562
    @fatimamohamed75623 жыл бұрын

    Yes team amiira waa arsany 💪🤣adna kula dumashiga waa cebeysay Hhhh

  • @haylaomar5863
    @haylaomar58632 жыл бұрын

    I love your Somali accent ladies ❤❤❤, which part of Somalia are you from?

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle42943 жыл бұрын

    Sry adno way xanuunsantahay illaah haku caafiyo maskiinta

  • @aniitamersi6409
    @aniitamersi64093 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkk adno waa funny wlhy ani waa jiranahy🤣🤣🤣🤣

  • @ismaaciilmarka271
    @ismaaciilmarka2713 жыл бұрын

    Maka.fiicnaatay.xanuunka. My sister Thank you my sister

  • @Amounabdi9442
    @Amounabdi94423 жыл бұрын

    Saa uhadlesan aba ka hely lahjadiina 😂😂

  • @saadiamohamed7699

    @saadiamohamed7699

    2 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @samraanshaamofficial3737
    @samraanshaamofficial37373 жыл бұрын

    Waad ka aarsatay walaahay hore u socda adiga iyo adnaba

  • @queenloveuzain5763
    @queenloveuzain57633 жыл бұрын

    Amiiro abayo inten kaalaso xariiraa 🙏🙏🙏😥

  • @zahrafarax5697
    @zahrafarax56973 жыл бұрын

    Community igu horeyay 😅

  • @hibao9569
    @hibao95693 жыл бұрын

    Amiira naag nool wa iska celisay amiira ani doqon waa weydiin lahay wax badanaa latga gishtay hada the prank waaye real life walaalo san ahaa jiro oo kugu diraayo nonkada

  • @engbirlaqe6507
    @engbirlaqe65073 жыл бұрын

    1mints 1k another level 👏👏

  • @Fariihahaashi
    @Fariihahaashi3 жыл бұрын

    Adna ilaah haku caafiyo abaayo

  • @zakariyaali9909
    @zakariyaali99093 жыл бұрын

    Majar jaraayi waan ku aruuuriyaa kulahaaa ar amiiiraaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing30663 жыл бұрын

    Masha allah😍😍😍❤️❤️👍👍👍👍

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed56123 жыл бұрын

    Amiiro mxaa ku daryna prank ma bilawdyna😁

  • @hayathassan1319
    @hayathassan13193 жыл бұрын

    Hhhh amiira si fiiican usoo aarso yaakheee

  • @nimcocadaawe7957
    @nimcocadaawe79573 жыл бұрын

    Amiira haday caafimaadaba prank lee horay kabilowday 🤣🤣

  • @fadxiyaaxmed7634
    @fadxiyaaxmed76343 жыл бұрын

    Masha allah walalo is hecel allah hykiin daayo

  • @FathimaFathima-ly4cf
    @FathimaFathima-ly4cf3 жыл бұрын

    Masha Allah abayo ilahay haku cafiyo

  • @sihaamaxmed8323
    @sihaamaxmed83233 жыл бұрын

    Adna ilaahey haku cafiyo wlhi she fell sick 😪

  • @cqaadirfatxeberkaan5890
    @cqaadirfatxeberkaan58903 жыл бұрын

    Allaah ha ku caafiyo my sis

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya3 жыл бұрын

    Kkkkkkk amiira waigaqoslisay waakaarsatay adno

  • @nuuracabdi6161
    @nuuracabdi61613 жыл бұрын

    Amiira garbo saar kale maanad haysan horta🤣🤣🤣🙄

  • @maryanabdisalan1274
    @maryanabdisalan12743 жыл бұрын

    Mehaaneti maxamedaa iska leh ar adnaa 😂😂😂😂

  • @Dheemanluula2311
    @Dheemanluula23113 жыл бұрын

    amiira waad aarsatay lkn muuqaalka bilawgiisa sida u taahbtaahaysaambaa iga qoslisay😂😂😂😂😂

  • @farxiyajamac9926
    @farxiyajamac99262 жыл бұрын

    Allhy cafimad adn mxn🤲✌️🔥👄💞

  • @aishamaow3531
    @aishamaow35313 жыл бұрын

    mashallh nice prank 👏🏽👏🏽

  • @fatumamohammed4182
    @fatumamohammed41823 жыл бұрын

    Keep going my sister

  • @timxanjacel680
    @timxanjacel6803 жыл бұрын

    Please maxamed sicid prank kusame

  • @user-ey8lx1gi5j
    @user-ey8lx1gi5j9 ай бұрын

    Amiira markale adna prank kusoo sameey please codsi

  • @hayathassan1319
    @hayathassan13193 жыл бұрын

    Allah ha caafiyo adna

  • @jamalmohamed4911
    @jamalmohamed49113 жыл бұрын

    Amiira amiira wlhi waku watah inabo cadi mahane wlhi hospital amad ku adeen 😂😂😂

  • @Malyuunxaashi
    @Malyuunxaashi3 жыл бұрын

    Alxamdullilah hadaa caafimaaden

  • @caashomaxamed1582
    @caashomaxamed15823 жыл бұрын

    Adna say uxanaaqdy maxamed weydi markii la dhahy

  • @ikhyaralimuse9549
    @ikhyaralimuse95493 жыл бұрын

    Amiira isku xishood xishoodkaa kaa tegaye🤣🤣🤣😅😅

  • @caashodheerey4858
    @caashodheerey48583 жыл бұрын

    Adno mac sokor maku dhaha 😂😂😂 amiiro adi ninka ku gobateene🤪🤪🔥🔥🙏🏾

  • @siradm
    @siradm3 жыл бұрын

    M Saciid? yaah asigaba dadka dhibaayee? Ilaahay ha ku caafiyo

  • @user-tz6xd5fo3u
    @user-tz6xd5fo3u7 ай бұрын

    Amiira waan ku tageeray waa kkkk 😊😊😅😅😮😮😢

  • @tacliin123
    @tacliin1233 жыл бұрын

    Walalahayga sharata badan ee somaliyed please 🙏 isoboqda

  • @deeqacabdiqadir7281
    @deeqacabdiqadir72813 жыл бұрын

    Amiira hore u soco mcnto

  • @murtimadadaalo5937
    @murtimadadaalo59373 жыл бұрын

    Yaa amiiro adna oo xanuunsan ayaa prank Ku sameysay bee maxaa kaa qaldanaa waaw caadi ma ahan

  • @amalomar860
    @amalomar8603 жыл бұрын

    Amiira sifican ayaad uga gashatay Adna inta lee dhigay see u dhigta hee Maxamed aabalahee😂😂😂

  • @diricyo943
    @diricyo9433 жыл бұрын

    AMINA QURUX GOT SOME GAMES💪💪

  • @naimaabdullahi133
    @naimaabdullahi1333 жыл бұрын

    Team adna is muujiya 😥

  • @fahimalulu9551
    @fahimalulu95513 жыл бұрын

    Ar amiraa waanoso arti 🤗😄😆

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan63013 жыл бұрын

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 3k igaarsiya

  • @sidracooking5620
    @sidracooking56203 жыл бұрын

    www CA WA Anaa ugu horeeyo

  • @bbyamishbbyamish5102
    @bbyamishbbyamish51023 жыл бұрын

    Nice voice

  • @amirahariir2810
    @amirahariir28103 жыл бұрын

    Alla ma miskin sana dadkani siday u hadlayan Allaw mesha gabadh reer burco ahi may joogto kor horay diran lahad gabadhab

  • @farahabdiqani8066

    @farahabdiqani8066

    3 жыл бұрын

    Kkk haa wlhi anaba laha hdn tas ahan laha hawadan ku duban laha😂

  • @codshini7249

    @codshini7249

    3 жыл бұрын

    Hahahah xitaa reer mudug may ahaato

  • @shukricadeey6307

    @shukricadeey6307

    3 жыл бұрын

    Ani ragga reer burco maba fahmi dumarkana masaasaa

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel48883 жыл бұрын

    Adna ano dawanayo uu isoo dacay waan soo orday

  • @naagadag4493
    @naagadag44933 жыл бұрын

    Amiira wee xanuunsan tahay maskiinta kaqaleeee😔🤦‍♀️

  • @aminaamisha2670
    @aminaamisha26703 жыл бұрын

    Amira qurux is back

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial7333 жыл бұрын

    Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi subescrib 🙏😂❤

  • @safiyoabdulahi8676
    @safiyoabdulahi86763 жыл бұрын

    Adna:intee gelisey hee Amiira: mahaan geliye Adna mehaan maxameda leh Hhh wllhi wey iga qosliyeen

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro3 жыл бұрын

    BARASHADA CARABI KALO SOCDA BARTAN MEELKASTO JOOGTAAN.

  • @umumohamed2399
    @umumohamed23993 жыл бұрын

    Caafimaad allaha idin siiyo

  • @najmadiamond2452
    @najmadiamond24523 жыл бұрын

    Ee inte gali se heee🤭😂😂