PRANK HAFSA ZONE AAN KU SAMEEYAY GURIGA IIGA TAGTAY SORRY😭

Пікірлер: 167

  • @hamseosmanny7811
    @hamseosmanny7811 Жыл бұрын

    Nebiga ku saliya scw❤️

  • @xamdaqueen3706

    @xamdaqueen3706

    Жыл бұрын

    scw scw scw

  • @taysirali365
    @taysirali365 Жыл бұрын

    War prank lagaraye xatta maxanaqayso Wallhi xafsa way dabecad fii cantahay😮😮😮

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw ❤

  • @salmoburhaan881

    @salmoburhaan881

    11 ай бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله الطيبين الطاهرين ❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Жыл бұрын

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 💞🥰🕋

  • @aslibilaal96

    @aslibilaal96

    Жыл бұрын

    scw

  • @Salma-z3z

    @Salma-z3z

    7 ай бұрын

    Scw😢😊

  • @badramohamed5410
    @badramohamed5410 Жыл бұрын

    Masha allah amiira aad u tageera iyada iyo familygayda vediogoda dhan ima dhaafo wax kasto ee soo dhigan wan dawadaa ilaa xita qoyskayga ee bartaaan haye ma dawanaysid miyaaa Amiraa iyo Adna ee ii dhahaan .markaa adigana inaaa sida Amiira iyo Adna ku ahy inaa ku noqdaaa rajaynaa Hormar wacan sis ❤❤

  • @Haykal5
    @Haykal5 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️

  • @apdirizakadem8054

    @apdirizakadem8054

    Жыл бұрын

    Scw

  • @salmoburhaan881

    @salmoburhaan881

    11 ай бұрын

    عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله❤❤❤❤

  • @quruxqaali3494
    @quruxqaali3494 Жыл бұрын

    Alaa tan maskin wye prank ha ku sameynin😂

  • @MohamedAdam0
    @MohamedAdam0 Жыл бұрын

    Bismillah Allah ayay usugnaatay mahad dhamaanteed walal waxa aan jeclahay inan kula wadaago habka ugu wanagsan oo lagu xifdin karo Kitaabka Allah sw ( Quraanka Kariimka) Walalka /walasha aan jeclahay nasiib wanaag ayay iitahay inaad aqrinayso hagahaan hadii aad raacdid aad liibanaysid aniga iyo adigana aan ajir kawada heli doono inshaaAllah waxa jiro 3 qaab oo aad u xifdin kartid Quraanka kariimka si aad ufahanto jadwalkaan hoos kuxusan waxaa muhiim ah in aad kitaab Quraanka kariimka ah Gacanta kuhaysatid; Qorshe Degdeg ; 4bil ( waxa uu aad u anfacayaa dadka quraanka ka kacsanyahay ama aad ugu dadaalo aqrintiisa Qorshe dhexdheaad ; 8bil ( waxa uu anfacaya qof walba oo quraanka kitaabka ka aqrin kara balse anan xifdisaneyn suurado ) Qorshe Qunyar socod 1sano (qorshahan waxa uu anfacayaa dadka carabka culus ama kitaabka Alle kuyar adagyahay aqrintiisa Qorshe degdeg 4bil maalinti waxa aad xifdin 2 maqro (5bog oo kitaabka quraanka kariimka ) taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin biishiina waxa ad kuxifdin 7 juz iy bar (7 juz iyo xizib) labadii di bil waxaad ku xifdisay 15 juz labadi bil kalana waxa aad kuxifdisay 15juz quraanka kariimka idilna waxa aad kuxifdin 4bil hadii uu Allah kula garab galo habkaan malahan waqti muraajaco (revision ) waxa kasoo bixi karo qof dadaal badan ama quraanka waxbadan kayaqaan Qorshe dhexdhexaad 8 bil maalinti waxa aad xifdin 2maqro(5Bog) taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin 25 maalin waxa aad kuxifdin 5 juz 5 ta maalin ee bisha ka dhiman waxa aad ku muraajacayn (revise) 5ti juz ee aad bishaa xifdisay quraanka dhan waxa aad kudhamayn 6 bil (6bil*5Juz bishiiba) = 30juz 2 da bil ee kuu hartay waxa aad kumuraajacayn quraanka oo idil. Qorshe qunyar socde : 1 sano maalintii waxa aad xifdin 2 bog 25 maalin waxa aad kuxifdin 2juz iyo bar ( 2.5juz) 5ta maalin ee hartay waxa aad kumuraajacayn 2.5juz ee aad xifdisay sanadkii waxa aad kuxifdin 30ka Juz Ee Quraanka kariimka qof waliba heerka uu kataaganyahay xifdinta Quraanka kariimka asaga ayaa garanaayo sidaas darteed waxa aad dooran dontaa habka ku anfacaayo kuguna haboon haduu Allah Kuu idmaayo halkee baad ka bilaabi xifdinta quraanka kariimka qof waliba marka uu gaaro guul yar waxa uu helayaa dhiiri galin uu kugaaro guulo tii hore kasii waweyn hadaba quraanka haka bilaabin meelaha kugu adag ama suuradaha dhaadheer ee aadan aqoon habkan ayaan filaya inu yahay midka ugu haboon xifdinta Quraanka Kariimka kubilow 15ka juz ee hoose kubilow 5ta juz ee u hooseeysa (juz 26-juz30 . kabilaw Surah Axqaaf hoos usoco) hoos u wad oo dhameey 5ta juz waxa aad heleysaa dhiir galin marka aad xifdisid 5 juz 5ta juz ee ka koreysa ku xiji (juz 21-juz25 . kabilaw surah Jathiyah kor usoco ilaa surah ankabut) waxa aad heleysaa dhiiri galin marka aad xifdisid 10juz ee uhooseeya Quraanka Waxaa ku harsan 5 juz ( juz 16-juz20 . kabilaw surah al kahf ilaa surah ankabut) Hadii aad raacdid qorshaha 8bil 15 juz waxa aad kuxifdin 3 bil oo kaliya (bishiina waxa aad xifdin 5juz) hada waxa kuu harsan 15juz ee kore waxa aad ku bilabaysa ( juz 1 -juz 5 . kabilaw surah baqarah ilaa surah al nisaa) kabood 5ta juz dhexe ubood 5ta juz ee uhoseeyso 15juz ee kore : juz 11-juz15( kabilow surah al kahf ilaa surah Tawbah) kor usii soco 5ta juz ee xigta juz 6-juz10 ( kabilow suurah Tawbah ilaa surah Al Nisaa) maxaa kaa caawin kara inaad xifdisid quraanka kariimka akhrista oo aad joogteyso in aadan caajsiin ama dib dhigan hal musxaf isticmaal oo aad sifiican ula qabsan doonto dhegeyso quraanka kariimka MP3 ama MP4(badi dhageysiga quraanka xiliga xafada ama goobta shaqo) casharka mesha uu kumarayo dhagayso oo kucelceli lahaw hal sheikh oo aad dhagaystao sheikh codkiisa aad ladhacday ama kala dhigdhigaayo quraanka aan kuceliyo hal kitaab isticmaal hal sheikhna dhagayso (taas waxa ay kaacaawin xasuusta ) isku day inaad samaysatid saxib kula xifdiyo quraanka (saxibka waxa uu kaa dhagaysan quraanka haben /malin kasta waxa uuna kugula subcin quraanka habeen/malin kasta.NB: Dadka aan isku magalada kunolnahay aniga aya diyaar u ah ina unoqdo saxib xaga Quraanka) duceyso : salaad walba kadib kuduceyso in Allah kuu fududeeyo xifdinta quraankisa sujuuda , qunuutka iyo marka janis heshaba kuduceyso in Allah kula garab galo xifdinta Qurankisa karimka waqtiga ugu wanagsan ee la xifdiyo quraanka kariimka salaada subax kadib ilaa laga gaarayo 11ka subaxnimo 4ta galabnimo ilaa laga gaarayo 8da habeenimo halkee baad ku aqrin Quraanka kariimka telkaaga kushubo quran mushaf (bogaga mushafka telkaaga wa in ay lamid yihiin bogaga kitaabka aad isticmaasho , hadii kale waa kukala warareysaa masjidka ku aqri quraanka bus / train /socodka ku aqri quraanka, (arinkaaan aya ah arin aad isoo jiitay wa waqti aad dano kale soo gudan rabto quraankina aad kudartay qorshaha goobaha nasashada ku aqri quraanka guriga aad degantahay ku aqri quraanka marki aad guda gasho aqriska ama xifdiska iska xir aalada internet ka ka feejignow in lagu mashquuliyo ha daalin ilaa aad gaarto hamigaag kala qaybi boga aad xifdinaysid , adiga oo aanan bog xifdin haka gudbin qaado waqti yar oo nasasho sacad kadib biyo (mineral water) waa ay ficantahay in ay ku agyaalan ma ka maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka waxa aad uga maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka in aad joogteyso kutukashada quraanka kariimka xiliga habeenki inti aad xifdisay maanta kutuko cawa ama laba haben kadib kutuko Quraanka labada shay ee ugu muhiimsan Xifdinta Quraanka Subac(waxa aad ubaahantahay saxib /asxaab kugula subciyo quraanka) Tahajudka (in aad kutukato quraanka haben walba) waxyalaha larabo in aad ka dheeraato indhahaaga ka dabool xumaanta (haku eegin xubnaha cawrada ah rag ama dumar) heesaha ha dhagaysan (hadii aad dhagaysan jirtay quraankana aad bilowdid ayada ayaa iska joogsami , Quraanka isaga ayaa zuuliyo xumaanta) carabkaaga ilaali (dadka ha xamanin wax xun dadka haku dhihin waqtigaaga ha dayicin Nagu so bir si an kherka uwada fafino wll kzread.info/dash/bejne/mHiWy9l9oKbgZZM.html +254791716678 What's aapka Aya Nagala so xarir karta walalaha kherka jecel Mahad sanidin Qur anka an Ku dadalno I n

  • @KING_11878
    @KING_11878 Жыл бұрын

    The Best Person Ever The Most Knowledgeable And Most Shine al Created Prophet muhammad صلى الله عليه وسلم♥️♥️♥️🕋

  • @zamiya4380

    @zamiya4380

    Жыл бұрын

    Hhhhhh

  • @zuuzuuu7736
    @zuuzuuu7736 Жыл бұрын

    xafsa masha allh waan kahela qof qurux badn dagan cajiba msha allh ❤️❤️❤️

  • @cabdinasirmadiachannel8288
    @cabdinasirmadiachannel8288 Жыл бұрын

    Wllhi wan daawan waaye sorry sister hafsa zone wllhi calosha iga hurisey 😭😭😭

  • @arisaqakadirmuse7556
    @arisaqakadirmuse7556 Жыл бұрын

    The best youtube of Somalia 🇸🇴

  • @ladanabdirashid2522
    @ladanabdirashid2522 Жыл бұрын

    Mashaallah tabarakallah amusnaanta iyo dulqaaad aya kumaqan hafsa allaha niisiyadiyo hami wallba ledihin inshaallah

  • @dheemaney7670
    @dheemaney7670 Жыл бұрын

    Amiira gbdha KZreadeda marwlpa link uso saaar plz dhaqsa ha gaarta 100k🥰

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Жыл бұрын

    Masha allaa amiira adigaa wlh qosolka adunka 😂😂😂😂👍

  • @ady426
    @ady426 Жыл бұрын

    Yarey amiro hafso miskin wye prang ka day😂

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Жыл бұрын

    Yaaa khatraaaayfaraxsaney naaagdumaaar ama ka khayrbadsn woow ka ah lama helaayo mashaaaaaalah fariidadtan faceeda ka roon .iyaaaaaaaah👋

  • @Quran_karem21
    @Quran_karem21 Жыл бұрын

    Dadkan leh gabadha Si xun u kashay war prank walba Waa laysla soo balamaa goormee wax braneysaan

  • @sowdosiman2276
    @sowdosiman2276 Жыл бұрын

    Amiira qurux abayo macan wan kusalaamey

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Жыл бұрын

    Hhhh sorry xafso prankgii aad sundus ku smesey le lgaa arayey!😂

  • @faadumomahmuud8376
    @faadumomahmuud8376 Жыл бұрын

    Gabadhan wllh takeraa uahy lkn sixunaa ukshay sorry xafso

  • @mohamedahmed7746
    @mohamedahmed7746 Жыл бұрын

    Amiira cadeey horay usoco abaaayo

  • @monalizalovemadrid9594
    @monalizalovemadrid9594 Жыл бұрын

    Sorry qaaali luula hafsa zone Aamira marti in lagu noqdo ma istahishid gabadhaena maxaa sas ugu gashy😰💔 hafsow so arso adigo sa arsan ha ka so tagin Amira qurux🧕🤔

  • @ahmedmohamed6839
    @ahmedmohamed6839 Жыл бұрын

    Keep going my sister amiira😞🤴sorry hafsa

  • @manalabbas2885
    @manalabbas2885 Жыл бұрын

    Maashaa Allah habsa cool girl 👍🥰

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan Жыл бұрын

    Keep going sis

  • @sayidcj5999
    @sayidcj5999 Жыл бұрын

    Alla hafsa miskiim😊😍

  • @lukeadan3806
    @lukeadan3806 Жыл бұрын

    Hafzooy naagtii aarsato alaah kaa dhigo kk

  • @dekaabdi2536
    @dekaabdi2536 Жыл бұрын

    Amiraa gabdha maskin waye dhaaf adiga iyo adnaa qofkasto cusub mxa prank le ola daba kacdaan

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Жыл бұрын

    Kan prank ma aha dulqa ku daawanoya😂😂😂😂😂xafso rufiyan

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 Жыл бұрын

    Srry wllshey mcn hafsa zone meshan waa prank wllhi srry 😭😭😭♥️🥰🥰🥰

  • @SANTIKUMI1
    @SANTIKUMI1 Жыл бұрын

    OMG gambasho run ah (true prank), #hafsa maskiin iney tahay wlhi wey ka muqataa #masha_allah, micnaha maskiin (qof daacad ah) #amira 🧜‍♀️🧜‍♀️🧜‍♀️🤟🤟🤟.

  • @ayaaniitabbe9622
    @ayaaniitabbe9622 Жыл бұрын

    Cunugtaan waa maskiin 😥😥 wallhi

  • @nnololchannel3209
    @nnololchannel3209 Жыл бұрын

    TEAM AMIRA QURUX SALAAM

  • @naimayg2895
    @naimayg2895 Жыл бұрын

    xafsa walaga aray prank ki ay ku samynysid madaxey 😂🤣😅

  • @Beautybrand2
    @Beautybrand2 Жыл бұрын

    Amira ka daa gabdh please 🥺🙈

  • @naimoibrahim7454
    @naimoibrahim7454 Жыл бұрын

    Sundus miya usoo aryay amiiray😂😂

  • @saabirmaxamed4589
    @saabirmaxamed4589 Жыл бұрын

    Asc amiira seetahy apyo xalkaka kawaran abayo leef ayaan kuuku sheega yaa aniika neeh caniimo maraabo itaa haazto ileehey karp haa iiku ziiyo amiin maraka abyo waan kaa heely waa aad waliipo iila iisowac jacelka luukuu sheega kalsuuni iyo waqdii abyo bileiz alaso xariir

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 Жыл бұрын

    Amiira gabadhaan miskiin waaye gurigaaga ay joogtaa ka xishoo

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 Жыл бұрын

    Xafsa sorry 😞

  • @sihaamahmed1442
    @sihaamahmed1442 Жыл бұрын

    Sorry hafsa 😍

  • @baby-dance24
    @baby-dance24 Жыл бұрын

    Asxapta Amiro qurux isoo raca

  • @dheemaney7670
    @dheemaney7670 Жыл бұрын

    Xafsa so aarso meel saar amiira🥰

  • @sihaamabdishakuurali4142
    @sihaamabdishakuurali4142 Жыл бұрын

    Zorry hamza wllhy waa lagagashty eee zoo arzo🥲🥰😅

  • @raxmoruun723
    @raxmoruun723 Жыл бұрын

    Hadaana kugu dirin hafso😭😂

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic Жыл бұрын

    Hafso dulqaadki oo qof ah mashaAllaah

  • @hermajesty1753
    @hermajesty1753 Жыл бұрын

    Wlhi hadihin eeyahe🙄

  • @tufaahofficial4878
    @tufaahofficial4878 Жыл бұрын

    Kan amira pranki mahane wan kugu qadanay 😂

  • @siman_mohamad

    @siman_mohamad

    Жыл бұрын

    Maxa Kala kenay labdodba way Isla socden suqa laga wada imaday 😂😂

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    Жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/aJdm07Kqod27e8o.html iso boqo please ado mahadsan please

  • @ahmednaasir3354
    @ahmednaasir3354 Жыл бұрын

    Qofkii ugu hor dawaday wax kale Prank hadan maqlo amar ilahay waan iskaso ordaa

  • @ibraosman8226
    @ibraosman8226 Жыл бұрын

    Team hafsa zone marnaba no hoos waa argoosanaynaa

  • @iglanabdi3750
    @iglanabdi3750 Жыл бұрын

    Next Arimaheena so qabo

  • @hani8826
    @hani8826 Жыл бұрын

    Amiira saaxiibtaa maxad oga nixisay. 🤣🤣🤣🔥

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 Жыл бұрын

    Sheekadii maanofaay Soo xasuustey,

  • @Salma-z3z
    @Salma-z3z7 ай бұрын

    Sorry 😢hafsa

  • @maryansiidali2933
    @maryansiidali2933 Жыл бұрын

    Aniga aya u horeyo

  • @quruxdumar8556
    @quruxdumar8556 Жыл бұрын

    Amiira waa hadal barataye Hafsa Maskiin waye kalexo😒

  • @munomacalin8536
    @munomacalin8536 Жыл бұрын

    Xafsa sorry😔

  • @queensabirin6895
    @queensabirin6895 Жыл бұрын

    Amiiro maxa kawada hee 🤣☝️ wlhi anaba xanaqay hahahaha 🤣😹

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Жыл бұрын

    Good job 👍

  • @nazriita
    @nazriita Жыл бұрын

    Xafsa wllhi waa gabar dulaqaad badan ilaa iyo xad Masha allh ❤waa qof qrux iyo dagnaan iyo dabeecad intaba la isku dary Masha allh🥰

  • @amiiroqunyr1154
    @amiiroqunyr1154 Жыл бұрын

    Amira qurux wn ku slmy apyo

  • @engrabiic
    @engrabiic Жыл бұрын

    Raali gelin baan kaaga fadhinaa team Hafsa zone

  • @user-jg3ht8iu4t
    @user-jg3ht8iu4t Жыл бұрын

    Waji malihid quruxey wlhi zona qofta kaliya aan kor kailashano

  • @sawdayusuf4150
    @sawdayusuf4150 Жыл бұрын

    Amiin qurx

  • @somalipoi1215
    @somalipoi1215 Жыл бұрын

    Si xun aa u gashsy gabadha wlhi best prank

  • @shuuriye6371
    @shuuriye6371 Жыл бұрын

    Amiira sxb waan ku taageeraa ee iika xishood indertay waaye wllhy inderty dhaba waaye iika xishood hadii kle flowda kaa la laabanaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aaminocali3450

    @aaminocali3450

    Жыл бұрын

    Hhhh bisinkoo Maxaa

  • @khadarqeyz519
    @khadarqeyz519 Жыл бұрын

    H&M waaba isku raacdeNe mxaa qaldaN vlog so duubteN walipa adinko dharkaaN wato se wx u jiraaN prankigaN la isla ogyahY naga daa ina ader miiray 🤷‍♂️

  • @hibamahamod326
    @hibamahamod326 Жыл бұрын

    Hah sorry sister

  • @naciimomaxamed6548
    @naciimomaxamed6548 Жыл бұрын

    Ax alla gawdhas waan jeclhy maxaa saas uyeshe

  • @nastexomaxamad3450
    @nastexomaxamad3450 Жыл бұрын

    Amiiro hfso maskiin wa prank danbo hku sameen😫😫😭

  • @omarshariif1342
    @omarshariif1342 Жыл бұрын

    Hafsa fadhiga idily😄😄😃

  • @yasmiinxasan1211
    @yasmiinxasan1211 Жыл бұрын

    Sorry hafsa queen

  • @bbyamishbbyamish5102
    @bbyamishbbyamish5102 Жыл бұрын

    Very sorry

  • @waalicad5733
    @waalicad5733 Жыл бұрын

    Hafsa maskin wye😭🥺🥺

  • @dhaymanshariif7977
    @dhaymanshariif7977 Жыл бұрын

    I love hafsa

  • @ummuazimofficial
    @ummuazimofficial Жыл бұрын

    Caloshe ihurisay wlh wa jeclhy gabadha kaqaley yarey amira

  • @SahroSaciid-dh6ue
    @SahroSaciid-dh6ue5 ай бұрын

    Sorr hafsa

  • @MohamadMohamad-kv8vv
    @MohamadMohamad-kv8vv Жыл бұрын

    Raali gelin u samee maskiin

  • @Hoodo121
    @Hoodo121 Жыл бұрын

    Wllo plz isoo bookhda

  • @abuudiabdi6493
    @abuudiabdi6493 Жыл бұрын

    SaaS ma fiicna amiiray xita haday prank thy raali gali

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 Жыл бұрын

    Hafsa daan waa maskiin Anni hada maskin ann yaha...hafsa daan wey qurusanyihin

  • @hodancisman2164
    @hodancisman2164 Жыл бұрын

    Congratulations 400k sis

  • @nimcaanyare9800
    @nimcaanyare9800 Жыл бұрын

    Waan iska daawan hayeeh koley anigoo og waxaan beenta ah😂😂

  • @aaminocali3450

    @aaminocali3450

    Жыл бұрын

    Hhhhhh iska daawo

  • @amalyussuf4673
    @amalyussuf4673 Жыл бұрын

    Hagsa so arso 🤣🤣

  • @zeylicimohamed8154
    @zeylicimohamed8154 Жыл бұрын

    Amiiro adi iyo hafza wada jir asad kuso smeya prnk

  • @jinn-ol8fc7rs1w
    @jinn-ol8fc7rs1w Жыл бұрын

    😮💜💜😊

  • @jamiilaabdallah6910
    @jamiilaabdallah6910 Жыл бұрын

    Abaayo waxan rabaa in aan gm galo waana qalanahay bil baa ii dhamaatay hada ee adaa lugu qalee ma caadi baa tolow ii soo jwb abaayo iyo qofkii kale ii sheegi Kara fadlan

  • @dheemaney7670

    @dheemaney7670

    Жыл бұрын

    My maya abaya 3 bil kdb aad naftaada ha ciqaabin

  • @carabadiiyaa526
    @carabadiiyaa526 Жыл бұрын

    Rufiyana ahay🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @yuusufciise9616
    @yuusufciise9616 Жыл бұрын

    Sory Hafzo Amiira Mcn Wa Niyadjab Sidani💔💔

  • @osamaomar4937
    @osamaomar4937 Жыл бұрын

    Miis kin waye

  • @SahroSaciid-dh6ue
    @SahroSaciid-dh6ue5 ай бұрын

    Koko kusamey

  • @nejjmajama6614
    @nejjmajama6614 Жыл бұрын

    Reeer xamaraaaa inay sheekeydanayaanbad mooda reer waqooyi beri horaaan faraha indhaha daf isisiin lahayn 😂😂😂

  • @NuzeybaMlih
    @NuzeybaMlih Жыл бұрын

    Amiira waji malahan🤨

  • @caaqilkareallyofficial1099
    @caaqilkareallyofficial1099 Жыл бұрын

    Rali galin usameey

  • @mamiinamcnto3735
    @mamiinamcnto3735 Жыл бұрын

    Amiira gabadheena dulqadka kadhameese bis dheh

  • @sahrosiidcali9638
    @sahrosiidcali9638 Жыл бұрын

    Frist one

  • @anhaarmahammed4977
    @anhaarmahammed4977 Жыл бұрын

    Illahow kan haduu prank aan lisla igoyn yahay maxaa isku habaara🤣🤣🤣🤣

  • @haredayunis1022

    @haredayunis1022

    Жыл бұрын

    Wankujeclhy haishawarin😂😂

  • @anhaarmahammed4977

    @anhaarmahammed4977

    Жыл бұрын

    @@haredayunis1022 haye 😂😂😂

  • @dowsapdi9886

    @dowsapdi9886

    Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣

  • @haniahmet2407
    @haniahmet2407 Жыл бұрын

    Abayo Malaysia 🇲🇾 inaan imaado rabaa Meeqa lagu imaan karaa plz iiso jawaab 😫

  • @kingmoha8874

    @kingmoha8874

    Жыл бұрын

    Waan iman kartaa sister 10dollar bes

  • @amranmohaz9372
    @amranmohaz9372 Жыл бұрын

    Sorry hafso zoon adiga nah markaga arso

  • @fowziamohamed6847
    @fowziamohamed6847 Жыл бұрын

    Hafso yaa la dhibin maskiin waye Ciyaarta ka daaya