PRANK ADNA AAN NAADIYA KA XADAY SORRY ADNA😭

Пікірлер: 259

  • @ruunmohammed9637
    @ruunmohammed96372 жыл бұрын

    Walal ilmaha kadaya . Loma sadiyo wax xun .thanks waa iga talo

  • @nasrachannel2167

    @nasrachannel2167

    2 жыл бұрын

    Waa run wll

  • @maysocabdirashid5712
    @maysocabdirashid57122 жыл бұрын

    Waah amira mixnaad miraan thy ilmo maa laku kaftama 😢🥺🥺 xanun weyn wllhy

  • @faizocumar7689

    @faizocumar7689

    2 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @xamsuunihenna6230
    @xamsuunihenna62302 жыл бұрын

    Waxan ahay hooyo soomaaliyeed isoo booqda waa iga codsi

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel12 жыл бұрын

    Casho quruxbadan ban so dhigay Soo dawada gabdh iyo wiilba thanks

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial7332 жыл бұрын

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏😢

  • @Aisha-uf8ey
    @Aisha-uf8ey2 жыл бұрын

    10:30 😂😂😂Yaaa watay hadana

  • @mustaqimmuxudiin7772
    @mustaqimmuxudiin77722 жыл бұрын

    Aziim kajaranthy amira xanunka wad arkee

  • @queenshaadiya6525
    @queenshaadiya65252 жыл бұрын

    Naadiya ayada oo yar na saxaaf ayaa xaday iminkana amiira hhh miskiin😂

  • @albahussein5115
    @albahussein51152 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭 Oohin baa iga Timi Wlhi Axeeey Amiiro inkaar Tahay iga Tag😭

  • @aragsanmohaa6327
    @aragsanmohaa63272 жыл бұрын

    Amira Marki Hadoow Azim laga xaado hanosoo ooyin yaah Adna Afaraheeda kabax waa lagugu kari waaye😂😂.

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig2 жыл бұрын

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @murtimadadaalo5937
    @murtimadadaalo59372 жыл бұрын

    Admaaba saan noogalooyo caadi matihid keep going

  • @samiramohamed9392
    @samiramohamed93922 жыл бұрын

    Mashaallaah nadiya laakin hoyada wad ka nixiseen

  • @SaquudiAhmed
    @SaquudiAhmed2 жыл бұрын

    Saa u oynaayay cawa wan fuuray walhi hooyan ahy wn dareemi kara xanunka adna😭😭😭😭😭

  • @rahmakiin8001

    @rahmakiin8001

    2 жыл бұрын

    Maxaa kaa oohinsiyay abayo 🙄

  • @munohaashim2679

    @munohaashim2679

    2 жыл бұрын

    @@rahmakiin8001 🤣🤣🤣beentiyo khiyalagiy la oydey

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji68212 жыл бұрын

    Wac Aabyo amiir san hajeli markale 😭😭 xabti hor usoco ❤❤

  • @adnafans2305
    @adnafans23052 жыл бұрын

    Team amiira hada nahay wax ma cafino keep going xbbti❤😂

  • @queenyaxlaamnuur2534
    @queenyaxlaamnuur25342 жыл бұрын

    10:29 qosl iyo oohina isku daray😄😄😄😄😄

  • @princessabyaniitamoha7120
    @princessabyaniitamoha71202 жыл бұрын

    Sorry adna😭

  • @idilabdullahi5134
    @idilabdullahi51342 жыл бұрын

    Masha alaha abaayo asiim canahee sisaa

  • @ayannaqurux5831
    @ayannaqurux58312 жыл бұрын

    Nadia wee iska soo bexee 🤣🤣 maskiinta adna waa ka oysiise

  • @munaali6610
    @munaali66102 жыл бұрын

    Ala beerka ilama kaftan mey galana 😅😅😅😅waku wata niyeyw gar iyo gardaraba

  • @axlaamtahliil7793
    @axlaamtahliil77932 жыл бұрын

    Wow hampalyo 250k happy♥️♥️❤❤❤❤❤😪😫

  • @katraquen6684
    @katraquen66842 жыл бұрын

    Gabar yar xataa rer xamar habartaa bay leeyihiin yaab war hoyada dheh aamiira😂😂😂

  • @sahraahmed6435
    @sahraahmed64352 жыл бұрын

    Subxana laah lahey kacabso hooyo waaye adigaba marabtid insaas lagu yeelo

  • @xafsoinaxasan2920
    @xafsoinaxasan29202 жыл бұрын

    Ala amiira qurux san maxa ugugale ilen hooyo waa tahaye ee waxan danbo hasameyni

  • @nastehojama9456
    @nastehojama94562 жыл бұрын

    Way ku jirta manta adna ma iyaduunba prank samaysa 😜prank really ah bad Waliba samaysay

  • @deeqoali4252
    @deeqoali42522 жыл бұрын

    Asim markii lagaa wataa caloosha adkayso🤣🤣🤣

  • @xaliimashariifcalawi9346
    @xaliimashariifcalawi93462 жыл бұрын

    Ooh 😯 sorry 😞😞 adno maskiin 😭😭

  • @khadejah1238
    @khadejah12382 жыл бұрын

    Yes amiira saan noogaso aar marwaliba sorry adna hhhhhhh💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh2 жыл бұрын

    😂😂😂😂naaga wadatay aa manooli wllhi😂😂😂😂

  • @Faraxzan1234

    @Faraxzan1234

    2 жыл бұрын

    😅😅😅

  • @shamsimaxamed116
    @shamsimaxamed1162 жыл бұрын

    ayyyy amira paraki qatar ku samesi adna lkn adna wadna xanun ku dhaey maskita

  • @adnasiciid6553
    @adnasiciid65532 жыл бұрын

    Niman aarsan uurka habartiis buu ku jiraa😂😂😂😂yes amiira💪

  • @dumarkaabachannel161
    @dumarkaabachannel1612 жыл бұрын

    Ax hoyo sas haw galin amiira wlhi wadnaha i xanunay yaa allah

  • @naslixasan1853
    @naslixasan18532 жыл бұрын

    Amira adna waa in ee adna ka arsada walibo asim laga xada

  • @Livekudhigle13
    @Livekudhigle132 жыл бұрын

    Maskiin🥺🥺🥺🤣🤣🤣🙌

  • @abdirahimosmanhussein7919
    @abdirahimosmanhussein79192 жыл бұрын

    Waxaan ookle mafiicna waa idinla tix raaci karaa ilmaha yaa idinla qaadan sidan cml niila xadi karaaaa

  • @craxmaanyoolax2070
    @craxmaanyoolax20702 жыл бұрын

    Amaa kilodaa laga baxsade lee kulahaa wlh wa qoslee😅😅😅

  • @leyloabdulahi4250
    @leyloabdulahi42502 жыл бұрын

    Amiira cadi mahaan walhi dhog dhogsho ataahe kumalaho

  • @fosiyofilsaan432
    @fosiyofilsaan4322 жыл бұрын

    Amiraa wlh waad igaa qoslidaay

  • @sumiyamahamed846
    @sumiyamahamed8462 жыл бұрын

    Ax maxad sas ugu samaysay amiira wll wa hooyo 😭😭😭😭

  • @fatumaissack3781
    @fatumaissack37812 жыл бұрын

    Haha maskiiin maxaa saan uga gashay

  • @haliimocabdi9448
    @haliimocabdi94482 жыл бұрын

    Ilmo laguma kaftmo Amiira adba ilmo dhashay naxriis dara maxay thy😥

  • @nafisakuboqrayaabe9811
    @nafisakuboqrayaabe98112 жыл бұрын

    Ax wlhi ilin aa iga imaaday Sorry adno😢😢😢 Amiiro saan ma fiicno

  • @farihau6191
    @farihau61912 жыл бұрын

    😬😬🤣🤣😂😂😂amiiro dhip miran batahy wle

  • @aynesh563
    @aynesh5632 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂ma nooli dhib badana amiro

  • @rukiawarsame4794
    @rukiawarsame47942 жыл бұрын

    Prank leyslaogyahay iga dheh Naag ilmo kamaqanyihin san cml umahadloyso naag shekeynoyso oo gurigeda kortay oo garireyn hoyo ilmo kamaqanyihin kor iyo bari uordi lahed hadal tabar umahayseen

  • @xafsoinaxasan2920
    @xafsoinaxasan29202 жыл бұрын

    Adna waa la ooye wallhi markii dhahday naga wadatay sorry Adna I'm 😥amiiro xasid aya noqotay waa kabaxa teemkada hada rali galin kabixin amiira

  • @lajecleeychannel590
    @lajecleeychannel5902 жыл бұрын

    Sorry adna wankula ooyay😭😭

  • @wardaxasan8100
    @wardaxasan81002 жыл бұрын

    Ay amiiraa wlh waa iga qoslisay

  • @hanifahamud4698
    @hanifahamud46982 жыл бұрын

    Waaka aarsaty mlintii asiim lgaa xadaayi weli waa unaxriisaty nahida ina kso xadid eheed aniga ilmo qris wn jclhy mamoyin bdn ka qayliisiyay 😜😜

  • @mariyamaxed429
    @mariyamaxed4292 жыл бұрын

    Wall sidan kadaya wa hooye 😭😭

  • @abbasbana4070
    @abbasbana40702 жыл бұрын

    Amiira qurux wa ku salàmey tel ka

  • @queen1045
    @queen10452 жыл бұрын

    Masha allah family ❤💯🥰😍👸

  • @munaaden9549

    @munaaden9549

    2 жыл бұрын

    Waxaas oo kale ciyaar maaha

  • @makoislaw
    @makoislaw2 жыл бұрын

    Miskiin sorry adna xubi amiira kill amaa laga baxsaday aaa

  • @xubilifestyle6729
    @xubilifestyle67292 жыл бұрын

    Miskiin sorry xabibti adna cadey amiiro qurux san maficantahay 😭😭😭😭😭😭😭

  • @rahmoadam5978
    @rahmoadam59782 жыл бұрын

    Istaqfurulah Istaqfurulah waxan kaftan ma,ahan xumaan ha saadsanini

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett53502 жыл бұрын

    Mnsh Allah wlalahy hore usoco hno qli

  • @abdimalikbakal6685
    @abdimalikbakal66852 жыл бұрын

    Hhhh waaa karaaa se😜😝😝

  • @asmiinaasma3851
    @asmiinaasma38512 жыл бұрын

    Amiiro kkkkk walaley mxaa kawada

  • @sumayoabdirixin2182
    @sumayoabdirixin21822 жыл бұрын

    Amiira qurux raali galin kabixi video gaan inta igu raacday 👍

  • @ayanidil7919
    @ayanidil79192 жыл бұрын

    Adna saaan kadaaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ayaan8621
    @ayaan86212 жыл бұрын

    Alla amiiiro dhibadanaa wlh mar waa oyey mar waa qoslay 🤣🤣🤣🤣🤣 hhhhhhhhh

  • @suheybaismail4814
    @suheybaismail48142 жыл бұрын

    Amiiraa umaaa deenaa maaa ahn

  • @hafsocaddey2762
    @hafsocaddey27622 жыл бұрын

    😢😢😢😢😢miskiin adna sorry😥😥😥

  • @nasteexocabdi9427
    @nasteexocabdi94272 жыл бұрын

    Kkkk naagtaas meeshee aaday wasoo qabanenaa tuug lee asi isqabanaayo amira ugu imow 😂😂😂

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein74432 жыл бұрын

    Adna miskiiney dhanka carruurta haka soo marinina please😭😥

  • @boqortoyotube5065
    @boqortoyotube50652 жыл бұрын

    Amiira cwa mar wan qoslay marna wanba ka naxay😂😂🤔

  • @saalocabdulqadirmahamed7066
    @saalocabdulqadirmahamed70662 жыл бұрын

    Xadoow nadiya mar uu saxaaf xado iyo mar aa adi xadid hhh

  • @dhaymanluul6723
    @dhaymanluul67232 жыл бұрын

    Ar amiira hhhhhhh adna hanaga dhibin yaqey hhhhhhhhh😂😂😂

  • @sadiaaliummuaalaa6338
    @sadiaaliummuaalaa63382 жыл бұрын

    Subxaanallaah war ilmaha waxaan kadaaya oo Alle kacabsada, Maxey thay waxaa sameynoysiin

  • @faysasiciid847
    @faysasiciid8472 жыл бұрын

    Ax alla amiiray calool adagidaa

  • @dheemaney7670
    @dheemaney76702 жыл бұрын

    Amiira mad ka joogtid waad taqaanaa Adna wyna maskx bdnthy prank masxkaxdada ka wyn kugu sameyn doonta so fiirsada🤣😂

  • @SANTIKUMI1
    @SANTIKUMI12 жыл бұрын

    M,a m,a m,a, wlhi abaayo wadnaha dilaaciday wlhi adna wadalkeeda markaan maqley waan ooyey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @amaallafoole2277
    @amaallafoole22772 жыл бұрын

    Kkkkkkkkk walahi prank qosola adna sorry xppt

  • @hiboqurux1236
    @hiboqurux12362 жыл бұрын

    Xasidsanida walal

  • @haboonabdilahi1883
    @haboonabdilahi18832 жыл бұрын

    Wlhi qosol berka icasadey😂😂😂

  • @zamzamgedi8297
    @zamzamgedi82972 жыл бұрын

    Amira lajiraa keep going😄😄🥰🥰❤❤❤😁😁😂

  • @jihanjeylani3976
    @jihanjeylani39762 жыл бұрын

    Maskiin wllhi hwo mcn worry 🤣🤣🤣🤣

  • @safiyosiman8995
    @safiyosiman89952 жыл бұрын

    Sorry adna xubi 😥

  • @aqlibadansidiiwalidkeed8777
    @aqlibadansidiiwalidkeed87772 жыл бұрын

    Amiiray wllo halken kala soo xidhidha bilis wllo wllo malaysi xaledan raba kawaraysto fadlan ma him bay itahay 😍😍😍

  • @sagalmaxamed227
    @sagalmaxamed2272 жыл бұрын

    Waxaaan parank mahan iska dhaaaf

  • @rahmoabdi6667
    @rahmoabdi66672 жыл бұрын

    Asim iyada kaxad

  • @homeh3455
    @homeh34552 жыл бұрын

    Amira af somaligeedu uu adagyahay Adna ayaa af soomaligeedu waa jilicsan yahay

  • @umumohamed2399
    @umumohamed23992 жыл бұрын

    Amiira maxaa saan ilma prank magalan

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan68722 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭hooyo sidaas looma galo xaasid baad tahay

  • @zamzamkhadar9421

    @zamzamkhadar9421

    Жыл бұрын

    Doqon maxaa kaagalay

  • @naimaabdirahman3728
    @naimaabdirahman37282 жыл бұрын

    Waxasan ugu necebahy caruurta lama qariyo

  • @zamzamabdishakur4911
    @zamzamabdishakur49112 жыл бұрын

    Amiro waan kuwataah 🤣🤣🤣😅😅🤣😂

  • @ikranabdiyusuf1222
    @ikranabdiyusuf12222 жыл бұрын

    Amiiro musiibo lugo leh tahay dhibleey

  • @farhiyayu7279
    @farhiyayu72792 жыл бұрын

    Amira qurux walashaa yeey kanixiin wey kaweynatahay waa hooyada labaad ee ilmaha udaa

  • @ashohassan8401
    @ashohassan84012 жыл бұрын

    Amiira caade ma tihid

  • @umuabdirahman4430
    @umuabdirahman44302 жыл бұрын

    Wa wax la isku ogyahy 😂😂side u hadlayan lagagarana

  • @mohamedcade9578

    @mohamedcade9578

    2 жыл бұрын

    Cabtooy maa thy😂😂😂

  • @mohamedcade9578

    @mohamedcade9578

    2 жыл бұрын

    Waad ujeeda nagta in ay hadlooso

  • @sucaadsamaara4315

    @sucaadsamaara4315

    2 жыл бұрын

    Intisar Osman Been maaha

  • @umuabdirahman4430

    @umuabdirahman4430

    2 жыл бұрын

    @@mohamedcade9578 hadey hadlosa side qof cunug mey u hadlosa 🙄koley ani hoyo ahay hadi dhacdo san Cml Sidan uma hadleyn

  • @rukiawarsame4794

    @rukiawarsame4794

    2 жыл бұрын

    Ma’aragtay naag naxsan oo ilmo kamaqanyihin umaeko maba hadli karteen gariir dartis hooyo ilmo kamaqanyihin naag gurigeda kortay waaye oo cadi uhadleyso 😂

  • @AliizaAliiza-ee5wy
    @AliizaAliiza-ee5wy2 жыл бұрын

    Abyo ilmaha leeska xadaayo joojiya

  • @siradm
    @siradm2 жыл бұрын

    Amey ku dhacday aa? acuudubillaahi maxaad saas Beerka u goynee? adi in saas lugu yeelo ma rabtaa? cunugaaga biyo ku dhacay lagu dhihi? wax kale sameeya ciyaalka daaya

  • @saciido1235
    @saciido12352 жыл бұрын

    Amira quruux abaayo ilmaha kadaya prank inad iskugu samaysan wayo qalbigu waa murayad hadu jabo waa bas Naxdinta wax kasta ayaaa ka iman karo bilis mar dabe ilmaha ha iska xadina sorry adna 😭😭😭😭😭😭😭

  • @krmstudiozpoliceofficer
    @krmstudiozpoliceofficer2 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣 Sorry 😞

  • @faraxapdirahman4078
    @faraxapdirahman40782 жыл бұрын

    Amiiray kasoo qaad bal yadoo Asiim lagaa qaato maxaad dareemilayd wax Aanad jeclayn inlagu sameeyo haku samayn hooyo kale oo kula mida hadaanad hooyo Ahayn wuxuunbay Ahaan lahyd lkn hooyo Ayaad tahy dareenka hooyo nimadana Waad dareemaysa hooyo ilmaheeda dheel dheel ma galo kawrn haday Naxdin dhiman lahydba Adoo hooya Ah hadaad hooyo kale dareemi wayday dareenkedu sidi Noqonayo haday cunug teeda waydo waa Nasiib daro wllhy sorry Adna 🥺

  • @hoodoayaan5163
    @hoodoayaan51632 жыл бұрын

    Amiiray mar Dambe Ha Samaynin Waxaas

  • @ugaasosaid1879
    @ugaasosaid18792 жыл бұрын

    Sorry adna amiira adkaysi lahaw

  • @naciimo2631
    @naciimo26312 жыл бұрын

    gaban yalasocayin adinka adgahden sameye🤔🤔

  • @drsmuxdarosaidali8413
    @drsmuxdarosaidali84132 жыл бұрын

    Sorry adna xubi

Келесі