No video

MUUQAALKII UGU DAMBEEYAY!! l SAGOOTIS! l MAHADSANID MASAR! l

#Ayub_Sakiin
MUUQAALKAYGII UGU DAMBEEYAY!!
NALA SAAXIIB HALKAN KU QABO SUBSCRIBE:
/ @ayubyusufsakiin
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Пікірлер: 1 000

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin4 жыл бұрын

    Asalamu Alaykum Xidigaha Channelka..sidee tihiin? Waxaan idin rajaynaa marwalba Guul iyo Farxad. Noloshu waa kolba meel, maantana waxaan bilaabayaa Nolol Cusub iyo Dal Cusub! Waxaana idin ka codsanayaa in aynu isku soo duceyno oona is-cafino. Ku mahadsanidiin maalmihii quruxda badnaa ee aynu soo wada qaadanay. Goor dhow ayaan ku arki doonaa-Alle idinkii- Mahadsanidiin.

  • @apdullahijabiye71

    @apdullahijabiye71

    4 жыл бұрын

    Wcs macalin meshad usocotid ilahay haku nabad geeyo lkn hanaga so dahin wanku xisi don naa anakoo bdn

  • @cafimadchennalweigloss3384

    @cafimadchennalweigloss3384

    4 жыл бұрын

    Ilaaah nabad ku gu geeyo inshaa alllah

  • @mohmedmohmoud6421

    @mohmedmohmoud6421

    4 жыл бұрын

    Macalinkygi. Sxpka nolosha Alla haku nabad geyo,

  • @ibrahimmahamoud5224

    @ibrahimmahamoud5224

    4 жыл бұрын

    macalin meesha aad u socoto alla ha ku nabad geeyo safar nabadeed ilaahay ha kaaga dhigo aamiin aamiin

  • @amaaraaragsan4784

    @amaaraaragsan4784

    4 жыл бұрын

    Masha allh my teacher kega nolosha rabi weeyne haku xifdiyo aduun iyo aakhiraba safarkaaga iyo meshaad usocotaba kheer allha kaga dhigo runtii waxaad thy qofka kaliya oon markaan arko video yadiisa kufarxo sababto ah waxaad thy dhiira galiyeheeyga nolosha waxaan kugu abaal kudana magaranaayo maclin ee rabi weeyne janadiisa firdoows aclaa hakugu bishareeyo Wax walbood jcshahayna rabi haku siiyo safar kheer qabo mclin mhdsnd

  • @mariamahusseinmohamed9855
    @mariamahusseinmohamed98554 жыл бұрын

    Masha allah Safar ka allah ku fududeeyo Ayuub Yusuf Sakiin Saaxibka Nolosha Noolow oo guleyso if iyo aakhiraba .

  • @maryanxasan9186

    @maryanxasan9186

    4 жыл бұрын

    Asc mahadasanid sidiokale

  • @maahirmohamed6341
    @maahirmohamed63414 жыл бұрын

    Runtii ustaad markaad tiri muuqaalkii ugu dambeeyay waxan Mooday inaad KZread oo dhan joojisay lkn wan farxay madama aad wali nala joogtid. Allaha kuu fududeeyo safarkaaga, meelwalbo ood tagtidna Allaha ku barakeeyo🌹

  • @maftuhadaud6815

    @maftuhadaud6815

    4 жыл бұрын

    Ahmed Mohamed wlhi haa alx hadana haduu ustaadku inala sii joogayo

  • @nasteexamaxamed5327
    @nasteexamaxamed53274 жыл бұрын

    *Maasha Allah Ustaad AYUB YUSUF SAKIIN LaTaLiYaHA BuLsHaDa SOoMaAlIYeD BiG ReSpEcT MaCaLiN aadban ugu faraxsanhy **#Guusha** aad gartay*

  • @qeysyare155
    @qeysyare1554 жыл бұрын

    Masha allah ustad ayub yusuf horay u soco brother qof kasto oo ku fiirsado wuu kugu farxayaa

  • @Zaynmo
    @Zaynmo4 жыл бұрын

    Masha allah ustad ayub alle hakugu nabad yelo melkasta oo ad tagto❤

  • @khaaliahmed5088
    @khaaliahmed50884 жыл бұрын

    Safar salama Ayuub mesha aad u socoto allah kaga dhigo meel qer qabita matanitadan waxan rabiga ugaga bariyayaa samirki Nabi Ayub in uu Alle ku arsaqo insha Allah walal safar salama

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman13084 жыл бұрын

    Maasha allaah macalin qiimo badan oo qaaliya ayatahay meeshaas tagtaba kala kulan waxad ku faraxdo Shukrran

  • @healthyandnutritionhealth5284
    @healthyandnutritionhealth52844 жыл бұрын

    M.A Ustaad Ayuub Allaha ku xifdiyo Meel wlbaa jogtay👏👏 Adigaa mudan Teacher

  • @muhiyaddensheikgedi4641
    @muhiyaddensheikgedi46414 жыл бұрын

    Msha allh♥️wll ayuub♥️wxan ku rajeyn nolol quruxbadan adiga io matantaada insha allh wanan ku sugeyna adiga io nolosha cusub wadanka cusub iyo studio cusub🌹🌹hadu alle weyn idmo🌹

  • @fadomomahamed7556
    @fadomomahamed75564 жыл бұрын

    Maasha alaah ayuub sakiin waxaan kuu rajrynayaa nolol qurux badan farxad badan inaa laqaadato xaaskaaga iyo caruurtaada duca hareeraha kui dhignay wanagaagi iyo waanadaadi kuwii kudhaqmo alaha naga dhigo hormar wacan horay uaoco walalkeey nolol fiican ayaa kurajeyna meeshaad nunida katagto alaha kuugu amaansado 😍😍😍😍

  • @ilhangelle6101
    @ilhangelle61014 жыл бұрын

    Jazakumalahu kheey rabi haka awal mariyo sida aad iyo ino dhiragalisay ama ad nabartay nolosha wajiyasheda shukran ya ustadii safar salma

  • @Xamsesmart
    @Xamsesmart4 жыл бұрын

    Xageed noga baxsanysaa wllkeen yousufow nala joog please we need you

  • @shafaarmoha9479

    @shafaarmoha9479

    4 жыл бұрын

    Canaduu aaday 😂😂

  • @AhmedHussein-br3vi
    @AhmedHussein-br3vi4 жыл бұрын

    Can't wait to see there!

  • @zahraabdd6365
    @zahraabdd63654 жыл бұрын

    Ma sha allaah tabarakaAllaah!!! Guul guul iyo hore u socod baan kuu rajeynayaa adiga iyo reerkada barakeysan walaal

  • @moktarmk4988
    @moktarmk49884 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaadkeyga hoyana allah unaxariiso Aamin Aamin

  • @rosserossey5969
    @rosserossey59694 жыл бұрын

    Masha Allah am happy for you coach my Allah bless you where ever you go amen

  • @xaqdhowrmediagroup9485

    @xaqdhowrmediagroup9485

    4 жыл бұрын

    Mashaa wll ayuub runtii waxad tahay qof an wax badan ka fa'iday runtii mar walba rul modal ayay iitahay wax yala badan oo ad iitilmantay ayan guul ku garay safar salama wll nabad ilahay hakugu geeyo halkad doonayso bye wll wanu ku sugayna inshaa allah

  • @fardusahashi8416
    @fardusahashi84164 жыл бұрын

    Mansha allah quul iyo gobanimo wll nagu qali ah alle haku xiftiyo adi iyo ehelkagaba safar salaama

  • @ahmedcilmicali2370
    @ahmedcilmicali23704 жыл бұрын

    Mahad sanid macalinkeyga qaaliga ahow .wa runtada ustadi guusha wa bilow allaha ha inagu saacido sidi aan ku gaari laheyn hadaf yadeena amiin .adna waxan ku rajeyna in ilahey si nabad ah kugu geeyo halka uu yahay safarkaga ,laqabsato noloshas,isfahantaan dadkaas cusub,nolosha ay kuso dhaweeso,thank you again my dear teacher ❤ ❤ ❤ 👏🏻👏🏻👏🏻🖐🖐🖐🖐🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohaazaasa8409
    @mohaazaasa84094 жыл бұрын

    Walaal AYUUB yuusuf waxa ku rajeynaa safar wanagsan rajo wanagsan guul waarta

  • @user-xk9po8sb2p
    @user-xk9po8sb2p4 жыл бұрын

    Noloshaada inta ka hadhay kii farxa ee aan murugo arkin alle ha kaa dhigo madaxa korkiisaad ii saaran ty markasta alle ha ku barakeeyo 😍😍😍😘😚

  • @muhammadsalah8197
    @muhammadsalah81974 жыл бұрын

    Mansha Allah Shakhsi Sharaf Baddan ayub sakiin runtii nolosha Casharo Iyo Waayo aragnimo Baddan Baan kaa fiiadnay waxaan Rajaynayaa Inaad halkaa nooga sii wadid Safarkaaga safar khayr leh nolosha Rabbi kuguma xumeeyo wax ku dhibbana Kuma tuso Mahadsanid

  • @aminoali9878

    @aminoali9878

    4 жыл бұрын

    manshaaa alaah wllkay safarkaaga ilhy ha kuu fududeeyo

  • @raxmaruun6367
    @raxmaruun63674 жыл бұрын

    Macalinkeena meel walbe aad joogti Allah haku amaansado mar walbe mahada Allah ka sokoow adiga leh. Waa mahadsanthy ustaad sida hagar la'aanta aad wax inoogu qabato mar walbe guul ku rajaynaaaa

  • @ukhtifariha3304
    @ukhtifariha33044 жыл бұрын

    Mashallah ayuub mela tagtaba guul ban kuu rajaynaynaa iyo horumar wacan

  • @HargalTv
    @HargalTv4 жыл бұрын

    Safar salaama aabbaha dhalinyara soomaaliyeed & dhiirigeliyaha Dhalinta Ayuub Yuusuf Sakiin Nabad ku tag halkaad u socoto❤❤👌✋

  • @ubahadam2225
    @ubahadam22254 жыл бұрын

    Masha allah gulayso wllo ayub wll oo keliya noma tehide waxad kle oo notahay lataliyaha nolosha gulayso markasta wllo.

  • @ibraahimdoob-baje7594
    @ibraahimdoob-baje75944 жыл бұрын

    Qof wax ku siiya waxaad aragtaa wax badan lkn qof wax kuu sheegga waxaad aragtaa wax yar.Ayuub macallin aan bil kaliya i odhan mushaharkeen bilaa mushaharna goor kasta wax iigu dhigi jiray Alle hakugu guuleeyo labada daaroodba.

  • @kaafiyashbashiir1685
    @kaafiyashbashiir16854 жыл бұрын

    Masha allah ustad safar salama alle muradkaga oo qeer qabo haku sahlo shukran ayuub Yuusuf

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi64734 жыл бұрын

    Masha Allah tabarakallah

  • @alfaanchefmmj8684
    @alfaanchefmmj86844 жыл бұрын

    ManshaAllah my dear teacher❤️❤️❤️

  • @cismangurey5733
    @cismangurey57334 жыл бұрын

    Ustaad ayuub ilaahay hakugu nabad yeelo meelkasta oo aad caalamka ka tagto ilaahay haku nabad geeyo wadanka cusub guulayso weligaa mudane

  • @osmanshiremahamed992
    @osmanshiremahamed9924 жыл бұрын

    M,a ayuub Yusuf sakiin adaa mudan guul wacan ayaan kuleeyayahay

  • @shukrimaxamuud7568
    @shukrimaxamuud75684 жыл бұрын

    Masha'allah allaha kunabad geyo macalinkeyga nolosha 🙏🙏🙏🙏🙏🖐🖐

  • @ibrosanaaji7764
    @ibrosanaaji77644 жыл бұрын

    Masha Allah wll qof wanagsan batahy

  • @deeqomaxam3d454
    @deeqomaxam3d4544 жыл бұрын

    Mahadsanid wll safarsalama ale hakugugeyo meeshad u socoto guulayso marwalba

  • @waligadacadahow4888
    @waligadacadahow48884 жыл бұрын

    Masha allah ustadkena adiga mudan mahada mahadsanid mar walba waxa tahay shaqsiga kaliya e mar walbo ka fikira sidu inogu so gud bin laha wax walbo ina anfacaya shugran ustad

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen87274 жыл бұрын

    Wxn kuu jeclahay ilaahay dartii wxnan kaaga mahad celinya dhiiri galinta aad nasiiso mar walba mahadsanid👏👏

  • @user-me4nu3qv2f
    @user-me4nu3qv2f4 жыл бұрын

    اخونا ايوب يوسف سكين راح نشتاق لك يا احلى استاذ نتمنى لك سفر السلامه والله انا بحبك😢

  • @nastehoahmed5295
    @nastehoahmed52954 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin noloshayda wax badan ayaad kabadashay. alle hakuugu abaalgudo janadiisa quruxda badan. Waan naxay markaan arkay sagootis. Waxaan isdhahay macalin ayuub KZread muujoojiyey. Macalin safar salaama

  • @rahmaawil2096
    @rahmaawil20964 жыл бұрын

    Safar salaama macalinkaygii qaaligayow, Allaha kula garab galo aakhiro iyo aduunba libaan waan ku jecelnnahay xidiga dhiirigalinta ayaa tahay guyaal badan guulayso

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed12544 жыл бұрын

    Ustaad Ayuub macalinka nolosha ilaahay Raali haka noqdo sidaad inoo raali galiso safar kheir qaba rabbi hakaaga dhigo insha alh mar ayaan wada kulmi doona haduu Alle idmo

  • @sadiaamin6391
    @sadiaamin63914 жыл бұрын

    Safar salaama mclinkeyga meesha aad tagto Allaah hakaaga dhigo meel dadka jooga hooyo iyo aabo oo kale ayku noqdan Cirka iyo Dhulkuba haku dhalaan Aamiin yaa allaah 🌹🌹🌹🥀🥀🥀🥀

  • @hibocadey4646

    @hibocadey4646

    4 жыл бұрын

    Intuuu uso scda abyo

  • @sadiaamin6391

    @sadiaamin6391

    4 жыл бұрын

    ام الخير عثمان عبد ma aqan Xabiibti

  • @suhaibfantasticboy9786
    @suhaibfantasticboy97864 жыл бұрын

    Masha'allah bye wllo

  • @husseinkaskeeyofficial4316
    @husseinkaskeeyofficial43164 жыл бұрын

    Msha allah ustaad safar qeyr badan ayaaanu ku rajeyneynaaa dhamanaaaatena

  • @ayuubdaahir803
    @ayuubdaahir8034 жыл бұрын

    Insha Allah Ayuub waanku sugin😣

  • @kalmadwanaagsan8788
    @kalmadwanaagsan87884 жыл бұрын

    Walaaleheyga 970 si maraya 30kaas ii dhamaystira jazaakumalahu Qeyr Walalkeyga ayuub yusuf jazalakah qeyr safar salaama

  • @yaziinfatoshle4606
    @yaziinfatoshle46064 жыл бұрын

    Mahadsanid aduuu wll

  • @munaabdulaziiz3066
    @munaabdulaziiz30664 жыл бұрын

    Ayuub walal video yadada dhiirigalintaada iyo casharadaadaba waa kuwo wax badan noloshayda ku saabsan Mahadsanid Ayuub rabbi hakuu fuduudeyo safarkaaga Mahadsanid mar walba Bare Ayuub!

  • @hamdaahmed5720
    @hamdaahmed57204 жыл бұрын

    ❤meel walboo aad tagto waxaan kuu rajeya nolol farxad leh inshAllah❤✌

  • @rahma-wo5gl
    @rahma-wo5gl4 жыл бұрын

    Meeshaa tagtaba abshir cimri dheer iyo cibaado suuban walaal waqti dheer ayaan ku xirnaa casharadaada kheeraan dhamaana allaaha kusiiyo

  • @munamohamed4410
    @munamohamed44104 жыл бұрын

    Masha allah hambalyo walal inshaa allaah Alle haku nabad geeyo halkaad u socoto allane haku barakeeyo noloshaada cusub.

  • @saafially2547
    @saafially25474 жыл бұрын

    Masha allah alle haku xifdiyo halka tagto runtii waxa noo tahay saxiib in badan aan ka faaidnay Mahadsanid

  • @ibtisanbilal1832
    @ibtisanbilal18324 жыл бұрын

    Mansha allah ayuub ilaahay hortada iyo gadashada ha dhigo kheyr badan oo aad ku faraxdo waan ku ducaynaya wllkeyga aan aad ujecelnahay

  • @sacdiyaahmed6432
    @sacdiyaahmed64324 жыл бұрын

    سفر جميل انشاءالله ياأستاد

  • @kotharinahaji2565
    @kotharinahaji25654 жыл бұрын

    walahi marka curadkada arke muqalki ugu danbeye wa naxay walahi telkeyga adilee vedio yadada igu jiran allaha ku xafido ustadii markaa aqriska ka cajiso adaa ku dawada then nashadban noqda alxamdulilah thanks Allah then thanks teacher

  • @abdiladifaden6470
    @abdiladifaden64704 жыл бұрын

    Adaa mudnaanta iska leh marwalba Macalinka , dhirigaliyaha dhakinyaradda ,. Jazakallah alle muraadkaaga haku fudeydiyo. Waanu ku xiisi doona Macalinka guusha ,.

  • @idirizaaden4477
    @idirizaaden44774 жыл бұрын

    Ilove you so much for your help and support you

  • @Nashwaax
    @Nashwaax4 жыл бұрын

    Mudnaanta adigaa is ka leh ustaad shaqsi aan Alle dartii u jeclahay wax badan ayaa kaa faa'iday Alle hakaa ajar siiyo isku soo noqod wanagsan nabad tag meesha u socotid Alle hakuu barakeyo cilmiga iyo cimriga

  • @nawalqurux4321
    @nawalqurux43214 жыл бұрын

    Usataad am proud of u alle garabkaga ha galo mar walbo iyo meel kasta guusheena waa guusha aad adiga nabartay oo nagu dhira galisay guuul walbo gaarno waa guushada ustaaad

  • @khairhesho.m6056
    @khairhesho.m60564 жыл бұрын

    Weligaa ha is tagin guusha adiga aya iska leh👌👌 ustaad ayuub allaha safarka ku sahlo waxa ku rajena Nolol qurux badn.

  • @maankaabchannel6364
    @maankaabchannel63644 жыл бұрын

    Mahadsanid wllo qli, duruustaad bixiso buugdhan ayaan usamaysteyba Alle weyne hakaa abaalmariyo adigana maalinta laqatanyahay ee laqaawanyahay Ayub 🔥 🔥🔥❣❣❣❣🙏🙏 from Somaliland.

  • @rajoficanfilonolasha6761
    @rajoficanfilonolasha67614 жыл бұрын

    Masha allah Ustaad Ayuub macalaynkyga Nolasha Mesha Tagtaba Alle hakugu nabad galiyo Safar salaama Macalin

  • @hamzediezel1450
    @hamzediezel14504 жыл бұрын

    Ayoup youzf Zafar khayr leh allha ha kaaaga dhigo encha alh

  • @ilhanibrahim3882
    @ilhanibrahim38824 жыл бұрын

    masha allah marwalbo.waxaan.kurajey naya guul.anan.dhamaad laheen wll mcn

  • @hadiyacraxman1421
    @hadiyacraxman14214 жыл бұрын

    Alle hakuu sakhiro oo hakugu nabad galiyo meel kastod tagto oo alle hakaa Nabad galiyo sharka jooga khayirka ku dhex jirana haku siiyo safar khayir qaba adigiyo qoskagaba alle Haydin xafido

  • @wilkariyada2748
    @wilkariyada27484 жыл бұрын

    Masha allaha macalin ayuub allah kusamadgeeyo runtii waxabada ayaa kaafaa idesanay

  • @cilmicaddesoomaalaawi7560
    @cilmicaddesoomaalaawi75604 жыл бұрын

    Safar salama ustad ayuub yusuf sakin alle hku nabad geeyo. Wdna ku mhdsnthy dhisidda iyo dhiirigelintada wngsn👍🙋

  • @mahdilove7736
    @mahdilove77364 жыл бұрын

    mashalah alle ha ku xiftiyo mar walba ayuub

  • @almadaniproduction2804
    @almadaniproduction28044 жыл бұрын

    Amiin waalidiinteena inta dhimaatay allaha unaxariisto inta nool nh allaha siiyo cimri dheer iyo cibaado suuban 🤲🤲

  • @hormuudchannel3275
    @hormuudchannel32754 жыл бұрын

    Masha allah ayuub yusuf sakiin farxada iyo guusha allaha ku siyaadsho hore u soco nololasha kuma ciisho ilaahey dartiis ayaa ku jclhy macalin❤❤❤

  • @huseenabdirashiid8386
    @huseenabdirashiid83864 жыл бұрын

    Inbadan ayaan ku najaxay muxaadarooyinkaaga Ustaad guul ayaan kuu rajaynayaa.

  • @idiljamac821
    @idiljamac8214 жыл бұрын

    Mansh allah Ayuub mahadsanid Alle ha ku fududeeyo safarkaaga

  • @c.raxiinc.laahijanaay6604
    @c.raxiinc.laahijanaay66044 жыл бұрын

    Masha allh teacher Abaal weyn baynu kaaga haynaaa Aawintaadii quruxda badnayd.

  • @nemahmohammedsaeed2297
    @nemahmohammedsaeed22974 жыл бұрын

    Safar salaama wllo guul insha allah

  • @drssamirosmanmohamed1025
    @drssamirosmanmohamed10254 жыл бұрын

    masha aalaah allaha kugu xafido ustad meel walboo dunida katagto walhi vidiowyadada aadaa ujeclahay waliga waan dhagaysan jiray m.a waxbadane waa kafaiiday shukran

  • @abukarcali7351
    @abukarcali73514 жыл бұрын

    M.a mahadsanid ustaad yusuf safar salaama

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan34384 жыл бұрын

    MashaAllah ustaad Rabbi hakuxifdiyo aamen , run ahaantii chanelka aduunka ugu jclhy wayo waxan kafaiday waxkasta oo nolasha day kusabsan 🙏💯

  • @maxamedxasan7977
    @maxamedxasan79774 жыл бұрын

    Masha allah mahadsanid alle haku barakeeyo

  • @sakariyeabuurka9100
    @sakariyeabuurka91004 жыл бұрын

    Safer khayer qabay Allah haka dhigo my teacher ayub

  • @aminamohamed7806
    @aminamohamed78064 жыл бұрын

    Ayuubow wad iga nixisay muqalkii igu danbeyay markaad tiri safar salama wallaalkeen qaaliga ahoow nabad iyo naxariis ban kurajeynaya akhiriyo aduunba illaahay matantadana ha isku kiin xifdiyo aaamiiiiiin yarabi

  • @zeinabmohamud7773
    @zeinabmohamud77734 жыл бұрын

    Mahadsanid sidookale inkastoo bilaaw aanan kula bilaabin 🙏. Allaha kaa abaal mariyo.

  • @nimcocabdi3833
    @nimcocabdi38334 жыл бұрын

    Nabad ku tag insha allaah ayub guul na gadh mar walba iyo meel wlba wll

  • @adanshekhbilow394
    @adanshekhbilow3944 жыл бұрын

    Mansha allah szb ayuub ilahay hakugu xidfiyo mesha cusub ee aad uguri badalay ilahay haga dhigo wadan kheyrqabo ilahayna hakugu xidfiyo Ayuub dhiiragalintada waa inoo muhiim wll walina waan kaasugeynaa melkasta oo aad tagtid lasoco

  • @naima1045
    @naima10454 жыл бұрын

    Masha allah hambalyo ustaaad alle haku rumeeeyo riyadaada iyo dhamaan riyoyinkeeena hore usoco

  • @ayoush3734
    @ayoush37344 жыл бұрын

    Alle arimahaaga hakuu fududeeyo ayuub yuusuf sakiin. Waxbadan ayaan kaa faaidnay 🖊🙋

  • @xafsasaed8745
    @xafsasaed87454 жыл бұрын

    Masha Allah illahy ha kuu xifdiyo safarkana ha kuu fududeeyo ustaad.

  • @najmanuura1733
    @najmanuura17334 жыл бұрын

    Mashaa Allah Macalinka nolasha Alle ha ku nabad geeyo aad ayaan ugu faraxsanahay guusha aad gaadhay 🌹🌹

  • @saacidboy9021
    @saacidboy90214 жыл бұрын

    Alah hakugu dayo safarka waxansugayna sonaqadkaga Alah haku fududeyo safarka Macalin

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi77234 жыл бұрын

    maasha allha guul ustaad

  • @hiboibrahim5484
    @hiboibrahim54844 жыл бұрын

    masha Allah Ayuub Yousuf sakin may dear Teacher waxd tay maclin aan ka fa,iday wxn laso kobi karayn waxn halkan ka ga cabiray inad tay mackinkayga igu markasta heli kari wxn kuleyey Guulayso oo noqo mid hakdoor aha melkasto joogtid Alle haku barakeyo wanan Ku Ahmablyeynaya nolosha Cusub halaka nioga siiwad

  • @rayaanaxmed4716
    @rayaanaxmed47164 жыл бұрын

    Ayub yusuf waxaa tahay walaal nagu qaaliya oo aan ka baran barahaas. Wll waxan ku leeyahy safarka Allha kuu fududeeyo waxaan kuu rajaynayaa guul mar walba

  • @daganabdirahmandaganabdira1460
    @daganabdirahmandaganabdira14604 жыл бұрын

    Safar salamal ustaadkena nool qurxoon iyo guul ayaan kurajaynayaaaaa marwalbaba

  • @bilanomar9989
    @bilanomar99894 жыл бұрын

    Noo sheeg meeshaa aaday ee xaaskaaga quruxda badan ku noo shahay👑

  • @Kamalkamal12347
    @Kamalkamal123474 жыл бұрын

    Masha allh ayuup wxpdn ban ka faaidnay wxpdn safar khayrqapa allaha ku fududeeeyo

  • @abdiazizhssn9074
    @abdiazizhssn90744 жыл бұрын

    Ustad mahadsanid safar salaamo

  • @kulanyare8803
    @kulanyare88034 жыл бұрын

    Safar salaama macalin hubaal waxa thy qof ku.dayasho.mudan alle haku sharfo intaa nooshahayna cis iyo sharf ku noolow ayuub yusuf sakin waxbadan bay noo tareen figradahaga qaliga ah alle haka jaaso.mariyo wllo

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd81034 жыл бұрын

    Safar salama waalal keen ayuub. Allah haku xifdiyo waxad notahay. Walal iyo tawabare nololed. Thanks 🙏

  • @abdikafiabijimale4123
    @abdikafiabijimale41234 жыл бұрын

    Safar salaama ustaad nolol qurux badan ayaan kuu rajeynaa mahadsanid macalinka nolosha iyo dhiiragalinta

  • @fartuunsaleeban1580
    @fartuunsaleeban15804 жыл бұрын

    Mashallah guul ban kuleeyah wllkey

  • @xafsaaxmedmaxamed3440
    @xafsaaxmedmaxamed34404 жыл бұрын

    Wallhi marka aan akhriyay muuqalki udanbeeyay sagootis waxan mooday ina iska daynaysi youtube ka oo dhan guulayso macalinkena ayub yusuf sakiin alle janada haku geeyo