No video

SIDA LAGU OGAADO GABADHA AAN KU JECLAYN! l 10 Calaamadood oo Cajiib ah! l Fikrad #23

#Ayub_Sakiin
NALA SAAXIIB HALKAN KU QABO SUBSCRIBE:
/ @ayubyusufsakiin
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Пікірлер: 611

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin5 жыл бұрын

    Salamu Alaykum Xidigaha Channelka..Farxad iigu waara marwalba. Hoos nagula wadaaga Ra'yigiina.Haddii aad ka heshid Muuqaalkana ha hilmaamin in aad LIKE saartid oona la WADAAGTID walaalahaaga kale si ay uga faa'ideystaan. Sidoo kale nagala socda Page-keena Facebook:facebook.com/ayubsakiin/ Instagram-ka: ayubyusufsakiin Halkan ku dhufo si aad Channelka KZread-keena ugu xirnaatid: kzread.info/dron/KTUcebdt2hyIDnsOr6qfvg.html Mahadsanidiin!

  • @salmailyaaz5880

    @salmailyaaz5880

    5 жыл бұрын

    ayuubow iminka waxaad wadaba ragaad nagu dirtaaa intu kusoo daawadu ku odhanayaa naa ima jeclid waxaa naga jooji hooy

  • @fatimadegan2303

    @fatimadegan2303

    5 жыл бұрын

    Ayub Yusuf Sakiin runtiii macalin wxyaabahaaas waa kuwo jira lkn qayb anay dhihin ayaaa jira

  • @sahraraasii313

    @sahraraasii313

    5 жыл бұрын

    Ayub wll waxan doonayaa Inaa ka hormaro qof iga kalo kalinta Hdana waadadaalaa Mxaa samayn karaa si aan ugu guleesto Shaqsiyaadka lolanka naga dhaxeya INAA IGA SOO JWPTID RAJAYNAA THANKS wll

  • @xamdaiftin1454

    @xamdaiftin1454

    5 жыл бұрын

    Hhhhh Mahadsanid ustaad waa xaqiiqo jirta calaamadahani 😍

  • @user-lf4ud4kr9f

    @user-lf4ud4kr9f

    5 жыл бұрын

    See kusoo jidn karta qof kaasi jeeda

  • @mohamedabdihakim2948
    @mohamedabdihakim29484 жыл бұрын

    1: Waan Mashquulsanahay 2: waan kugu soo celinayaa (lkn ma jirto soo celin ee way iska kaa diraysa) 3: Hadalka oo laguu soo koobo 4: Mobilka oo aan lagaa qaban (ku tala gal) 5: Hadalo macaan iyo ficilo adag 6:Telephonekeeda oo mar walb Jaam ah (Mashquul ah) 7: Xaaladaada lagaama waraysanayo 8: Mar walba waxay kugu dareemaysaa Caajis 9: waa isku mid hadii aad ka maqan tahay iyo hadii aad joogtid ( Tabid la,aan) 10: wax su,aal ah lagaama waydiinayo hadalkaaga

  • @marizalovemazaa8410
    @marizalovemazaa84105 жыл бұрын

    Ayuub Yuusuf sakiin waa hogaamiyaha dhabta ah e nolosha waa mclin qiimo leH rabi janadiisa hakugu casuumo Ani ahan waxan qabaaa dhamaan wa sax fikradahaan m.a👏👏👏💯

  • @Awaale
    @Awaale4 жыл бұрын

    Ragow si adag u shaqeeya, si adag wax u barta isku daya inaad sameysan lacag waxa jira gabdho badan oo qurxo badan oo sugaya rag lacag leh in uu guursado raggaas ka mid noqda. Nolosha inta adan reer samayn kali nimo ku wangsan hagardanka io loolanka aad ugu jirto halka aad donin in aad garto

  • @saracabdi5020
    @saracabdi50205 жыл бұрын

    Aniga wiil fican igu soo duceye in alle isiyo

  • @Kaafiso345

    @Kaafiso345

    5 жыл бұрын

    Abayo alla ku sahlo insha allah waad heleysaa xabbti

  • @saracabdi5020

    @saracabdi5020

    5 жыл бұрын

    @@user-wt3uq1iw7f miyaa dee siden ku ogaan karaa hhhhhh

  • @dardargeliye2785

    @dardargeliye2785

    5 жыл бұрын

    Wa I Kana Wllo 🙏

  • @howareyoudoing5448

    @howareyoudoing5448

    5 жыл бұрын

    Sara Cabdi Wiil fiican calamadihisa bal nosheeg Wllo?

  • @ameindimaria2263

    @ameindimaria2263

    5 жыл бұрын

    Hadad wiil fcn rabto waxaa Shardiya inaad aduu wanaagsanato marka ilahay wuu kuu rumaynayaa Riyadaada inshalaha

  • @mohamudmohamedmaybe8551
    @mohamudmohamedmaybe85515 жыл бұрын

    From Mogadishu Somalia 🇸🇴

  • @asharafofficial2026

    @asharafofficial2026

    5 жыл бұрын

    Hhhhhhhh jacel majiro loxow marnaba ha aaminin jecel kkkkkkkk

  • @Maandhise
    @Maandhise5 жыл бұрын

    Muqalkaga kahor gabar ayan uga haray intaan 1 wan mashqulsanhy 2 hadalo gaagaaban 3 mobile ku dhageysi Intaas qofka arko wey ku filanthy Runtii qofka ku jeceli mashqulkasta uu yahy waqti kuma waaynayo

  • @mo_abdalla1
    @mo_abdalla15 жыл бұрын

    Soomaaliyeey wllayaal sifiican hala isu jeclaado oo qofkastow dhankaaga ka adkee Waa nolosheenee♥️

  • @raxmacumar7646

    @raxmacumar7646

    3 жыл бұрын

    Sax weyi hadalkagu

  • @mo_abdalla1

    @mo_abdalla1

    3 жыл бұрын

    @@raxmacumar7646 ma itidhi abaayo ❤❤❤💕

  • @cabdulaahixuseen9279
    @cabdulaahixuseen92795 жыл бұрын

    calaamdahan oo dhan waxan ku tilmaami lahaa "calaamdaha qofka aann ku danaynayn" lakiin jacayl waxay ila tahay laba isqabaa isu qaadi kara.

  • @qaaliqurux7536

    @qaaliqurux7536

    4 жыл бұрын

    Walky aniga ayaa sas okaley isdhahayey calamadahan lamadhihi karo jacel lkn waladhihi karaa kumadaneyo qufkaas cml

  • 5 жыл бұрын

    ❤ماشاء الله جزاك الله خيرا ❤ ❤يا اخي بارك الله فيك ❤ ❤إستمر إن شاء الله❤👍

  • @mohamedkobey9716

    @mohamedkobey9716

    5 жыл бұрын

    Mnshllah

  • @youcanwin9425
    @youcanwin94254 жыл бұрын

    Cajiiiib weeye runtii wallahi aniganah ayaa u adeegsada wiilasha...... waanba yabay sida aad utaxday calamadaha aan adeegsado....... Allaah haku xafido macalin ayuub.....wiilashana cashar ayay barten

  • @anisoqaali114
    @anisoqaali1145 жыл бұрын

    Waa muhiim iney wilasha kala ogada qofka jcl iyo midkan jclen waayo qofku hal qalbi ayu leyahy hal qof unbuna jelan karaa wilashow gabadhi aad calamadahan ku aragto kuma jecla ee plz yana ladhibin

  • @saidabdikaremhersi5576

    @saidabdikaremhersi5576

    5 жыл бұрын

    Hhhhhh..wa run miyaa

  • @saidabdikaremhersi5576

    @saidabdikaremhersi5576

    5 жыл бұрын

    Wlaley ani gabadh 4sano la socdaa imaba so wcdo sidee tahay ima tiraahdo anigu uun waca...bal kwrn waana isla soconaa weli cidkle lama hdasho wn oghy wakhtina way isiisa an kula hdlo..ma tirahdo mshqul ahay..wxa kle oo dhn way ka adagtahay.....mrkaa ma xanuun ba gabdhaha ku dhaca toloy.....mxy uga jeeda sida kleba way i waanijisaaye mxa ka hysta wicida..

  • @anisoqaali114

    @anisoqaali114

    5 жыл бұрын

    Shaam shaam. Anigabo sida ayan ahy same to sxbta 🤣 ma waco marku ilaso hadlo waqti wan siya Lkn wuu i aaminsan yahy sidada oo kale ogow wax walibo kalsonida ayaa kawen kalsonida waliga dhis 🌹

  • @mohamoudabdulahi1917

    @mohamoudabdulahi1917

    4 жыл бұрын

    kwrn aniso adigo qoftan ku aragty calamadahan. ka tag hada is dhahdo ay ku dhaheyso wan ku jeclahy maxa iga tage maxa la sameyna 😂😂😂

  • @al-dowxaaqoonside1654

    @al-dowxaaqoonside1654

    4 жыл бұрын

    M.a waad mahad santahay

  • @caaliyaumucabas5308
    @caaliyaumucabas53085 жыл бұрын

    Ragi waxy noqdeen qaar aan muhiim ku ahyn hada in lala sameyo xiriirr yagi ayaba noqday mashquul hadl sokoob 😭😭

  • @Wiyeeryare
    @Wiyeeryare5 жыл бұрын

    Anigaa calaamadahan kala kulmay jacaylkayga, Maanta laga bilaabo goaan baan ka gaadhay, bedel.khayr qaba Insha allah

  • @sofiaaden4999

    @sofiaaden4999

    4 жыл бұрын

    Mr.Wiyeer Yare😂😂

  • @haboonsaleban1470

    @haboonsaleban1470

    4 жыл бұрын

    Insha alh wllo ale bedel khayrqaba hakusiiyo☹

  • @nuurtoabuukar9845

    @nuurtoabuukar9845

    4 жыл бұрын

    Kkkkkk

  • @user-nv1no7xc5o
    @user-nv1no7xc5o4 жыл бұрын

    Waan kugu soo celinayaah hday i dhahdo deedna igu soo celi wayso oo aan sugo wax ka badan 5 hrs block ayaanba saari hdaad igu racsanthy like ii saar👍

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow5 жыл бұрын

    Love you brother Ayub Thanks for sharing your thoughts with us

  • @raaqiyamohamud9331
    @raaqiyamohamud93315 жыл бұрын

    M.a mclinkyga iska jeclhy mrkn arko videogaga oo iiso dhca keep going

  • @maankaabchannel6364

    @maankaabchannel6364

    5 жыл бұрын

    Farxad nooc kale ah dareemaysaa ayuub videoyoyaashiisa markay notificationska kuuguso dhacaan m.a

  • @salmailyaaz5880
    @salmailyaaz58805 жыл бұрын

    wlhi waa run waxaaso dhan inkasto aan hadda kabaxay hawlahaas alhamdulillah marwo noqday hadana wan samayn jiray sidaas

  • @MohamedAhmed-ui7cg

    @MohamedAhmed-ui7cg

    5 жыл бұрын

    Xqiqda aya ka hadashy wllo Hdana ku naso qoyskaga ilhy hku barakeyo

  • @salmailyaaz5880

    @salmailyaaz5880

    5 жыл бұрын

    @@MohamedAhmed-ui7cg amiin wll thnx

  • @zeinabnnur423

    @zeinabnnur423

    5 жыл бұрын

    Wlh wa run huno merci

  • @maankaabchannel6364

    @maankaabchannel6364

    5 жыл бұрын

    Nabsigii wiilashaas kuqabay

  • @halgankanolosha8298

    @halgankanolosha8298

    4 жыл бұрын

    Adigana in lagulugooyo kutalagal

  • @ahmediology
    @ahmediology4 жыл бұрын

    Runtii anigey ihaysata arrintan hada ka hor inan ba ibaratey bacdeen mudo wada hadleyney markabey habben habenada kamida igu tidhi waan ku jeclhay balse anu ma an jeclayn lkn marka xaladeeda eegeybaan ku idhi wayahy sidii qof aan jecelhy anigu u qadarin jirey ayaa anoo ula dhaqmaya sidii nin soo doontey oo jecel sababtuna aan islaha yeyna kaa niyad jabin ayaa ay iyadu igu bilowdey qodobadan aad soo bandhigtey balse anuu marnaba xageyga xuman kama dareensiinayo illa iyadu ay iga tagto mooye

  • @naanimoha3965
    @naanimoha39655 жыл бұрын

    Wax kastoo soo dhigto waa ii faaido ustaad

  • @boqoradawabarijd8540

    @boqoradawabarijd8540

    5 жыл бұрын

    Asc macali wankusalamay wad kumahadsantahay

  • @najaxabdirahmanbidhanqurux1748
    @najaxabdirahmanbidhanqurux17485 жыл бұрын

    Macalinka an wax badan ka bartay Mahadsanid

  • @ayubabdirahman2850
    @ayubabdirahman28505 жыл бұрын

    Qof ayaan calaamadahan uga haray: Waan mashquulsanahay. Hadalo kooban. Waa xaqiiq macalin waxaad nala wadaagtagay. Mahadsanid.

  • @muhiyadiin9624
    @muhiyadiin96245 жыл бұрын

    Wlhy wan la kulmay kalmadaa 1aad intii lakulan fikrada like iisara

  • @somaction728
    @somaction7285 жыл бұрын

    Weligey kuma aan arag sxbteyda waagaan shukaansanaayey ilaa iyo hada oo ay marwadeyda thy aadbeyna ii jeceshahay ana aadbaan u jeclahay intaan ka maqanahayna taleefonkeeda igama dhamaado ALLAH II DHOWRO

  • @ayaandegan3511

    @ayaandegan3511

    5 жыл бұрын

    Mashallh wll ilahy ha isku kiin daysto Anagana rabbi hano sahlo mid wngsan

  • @ciyaarahamedia1893

    @ciyaarahamedia1893

    5 жыл бұрын

    Aamin Allah idin sahlo weliba sida ugu dhaqsiyaha badan

  • @khalidwadani4567
    @khalidwadani45674 жыл бұрын

    Ayub Yusuf Sakiin alle haku barakeeyo masha Allah sida wacan ad wax inoogu faaidaysay.

  • @salmaahmef9830
    @salmaahmef98305 жыл бұрын

    Run weeye ustaad lkn sidee ku dooran kara qof ijecel ana aaan jecelhy

  • @brockinghearter7884

    @brockinghearter7884

    4 жыл бұрын

    Aragtidi koopaad pad ku garanaysaa qofka Aad isku soo baxaysaan dee

  • @m.13mediaproduction40

    @m.13mediaproduction40

    4 жыл бұрын

    ok waad helikartaa

  • @calimahad756

    @calimahad756

    4 жыл бұрын

    wax fudud waaye midaas

  • @nimcoshxuseen8558

    @nimcoshxuseen8558

    3 жыл бұрын

    Hhhhhh taazi horeba lo wayay ziz

  • @qalbiaanwehelkedaheysan5677
    @qalbiaanwehelkedaheysan56775 жыл бұрын

    Intaas maba ihi Mar walba xaadir u ahay lkn yaa ku daremaayo hee oo kuu naxrisanaayo qofkaas inuu saas ii fahma ayaa rajeynaa

  • @najaxbella7959

    @najaxbella7959

    5 жыл бұрын

    Wlhi xpipti benta maha wankula qaba

  • @guledismail4935

    @guledismail4935

    5 жыл бұрын

    Cidii Ku jecel weyku dareemeysaa..

  • @qalbiaanwehelkedaheysan5677

    @qalbiaanwehelkedaheysan5677

    5 жыл бұрын

    @@najaxbella7959 haheey waa run

  • @qalbiaanwehelkedaheysan5677

    @qalbiaanwehelkedaheysan5677

    5 жыл бұрын

    @@guledismail4935 kan ku daremaayo ayaa ugu daran oo kuu naxrisaneenin qofka ku dhawacana waa kan qalbigaada u dhaw

  • @user-wt3uq1iw7f

    @user-wt3uq1iw7f

    5 жыл бұрын

    @@qalbiaanwehelkedaheysan5677 lkn ukhtii haddii inaguna sidaas u dhibanahnay dhibku halkee buu ka jiraa? -anigu waxeey ilatahay, inagu inaan si qaldan wx u dooraneynu ilahay qof inagu habboon doorarnayn

  • @fatimazahraa2180
    @fatimazahraa21805 жыл бұрын

    Video gaan waxan u daartay inaa calamadahaas iska fiiriyo alhmdulilah midna ma lihi sida rajeynaayo daacad ayan u ahay hebelkeyga ❣

  • @salmamoha2965

    @salmamoha2965

    5 жыл бұрын

    Fatima zahraa ma naga hubta 😅😅😅

  • @amiiraarale3121

    @amiiraarale3121

    5 жыл бұрын

    Hhhhhh shaxshax all of them wan leyahay sidas ay tahayna wan jclhy hhhh

  • @iamamillionaireiamamillion4205

    @iamamillionaireiamamillion4205

    4 жыл бұрын

    Gabadh, kasta, Mid bey Daacad utahay, kuwo kalana wey kusameysa malihi hadhihin

  • @iamamillionaireiamamillion4205

    @iamamillionaireiamamillion4205

    4 жыл бұрын

    ma Ninkaad Rabto kaliya kushukaansado, soo kuwo kale kuma soo wacaan intaan lagu Meherinin, Raga waad usimantahay

  • @fatimazahraa2180

    @fatimazahraa2180

    4 жыл бұрын

    Rag uma sini inaa la hadlo raga dhan waa shaqo la'an jaaniskaas aa nin kle ku lug gooynaayo maa wax ku qabsado calaa kuli xaal hal mid baa la hadlaa ama run mood ama beeen wa howl ku taal wll mhdsnd

  • @xaajiyare1438
    @xaajiyare14384 жыл бұрын

    Calaamadahan in mudo ah ayay igu qaadatay inaan udulqaato anoo diidanaa inaanan dag dagin lkn mudo kasto inay sidan tahay markaan arkay calaamadahana igu soo noq noqdeen kadibna waan katashtay alx hada waan iloobay waxay aheydba macalin ayuub sakiin waad kumahad santahay fikradaada saliimka ah

  • @maxamedibraahim9334
    @maxamedibraahim93343 жыл бұрын

    Thanks teacher

  • @hamdahuseen1629
    @hamdahuseen16295 жыл бұрын

    Masha allaah ayub yusuf sakiin aniga ayaab sidan oo kale sameeyay waayo qofka marabin oo waxan ahy ardayd jaamacaded marka ma rabin in uu waqti iga lumiyo lkn wan u sheegijiry

  • @sacdiyaadontiialle5402
    @sacdiyaadontiialle54024 жыл бұрын

    Masha allah jazakallaahu kheyr akhii

  • @abdirahmanmohamed6088
    @abdirahmanmohamed60884 жыл бұрын

    Genelka hormar baa iiga muuqda Horey u soco bro ayub yusuf sakiin ... Wax badan baan kaa bartay ilaahay dambigaaga ha dhaafo. Videos badana waan kaa sugaynaa macalin

  • @abdiwalisaid3712
    @abdiwalisaid37124 жыл бұрын

    10ka calamadod adoo ku arkay ayey dib kajeclankarta wayo jcyl ba labada qof qofbuu kuhoreya kadibna dadal iyo adkesibadan qoftas qalbigeda wadagaysa ee macalin ha oran wilka mesha( kacarar)

  • @fatushbbe689

    @fatushbbe689

    4 жыл бұрын

    Waaa sax wlhi aney iku dhacdy hadne aduunka aa uku jclhy asineh wuu ujeclyhy

  • @abdirazakahmed4692

    @abdirazakahmed4692

    3 жыл бұрын

    Ka carar meesha inta goori goor tahay🤣🤣🤣

  • @axmedalfa766
    @axmedalfa7665 жыл бұрын

    masha allah ayup wa ku mahadsantahey sida wcn aad inoo so bandhigtey video kaan wlhi qodobada dhan waa ku arkey runtii balse waa ka baaran dagey hada ka dip

  • @zaheer1860
    @zaheer18604 жыл бұрын

    Teelka inaa kas udamiyo ayaan dhahaa dablaan buu iga noqday ama qadkaa xiraa markaas ayaan dhahaa qadxumo jirto qofka aadan jecleyn hadalkiisa marabtid 😏lkn kan aad jeceshahay waqti waad u heesaa👌

  • @halimamahamud1995

    @halimamahamud1995

    4 жыл бұрын

    Wlhi isku dabecad nhy kaa u bogi waye saas kusameeya hhhhh

  • @mcaproduction3596

    @mcaproduction3596

    4 жыл бұрын

    Lkn hada kadib iskadaa abaayo hadadanjeclayn kumajecli iskadhig 🙏🙏

  • @aliabdi1566
    @aliabdi15665 жыл бұрын

    Maasha allah jazakalahu khayra wax xaqiiqa ah ayuu sheegayaa oo runa qofkii sidaa ku arkaa ha ka hadho ayaan odhan lahaa amba waayo qof qofka jecel mar walba wuu soo raadiyaa la hadalkiisana wuu usoo xiisooda hadii aan laguu xiisoonayn laguma jecla ee sidaa ula soco

  • @saidabdikaremhersi5576
    @saidabdikaremhersi55765 жыл бұрын

    Aniga taaydu imaba so wacdo ana waca mr wlba...waana iskugu mid hdanan so wicin iyo hdi kaleba....4sano wada soconaa...kwarama bal..

  • @haarinaarilyrics6817

    @haarinaarilyrics6817

    5 жыл бұрын

    Hhhh 4 sanaba Kuma jeclayn iyadu😁😁

  • @faysalelmi2091

    @faysalelmi2091

    3 жыл бұрын

    Hhhh sxb meel cidlaa ku dhagan tahay😂😂

  • @jeonmahir8640
    @jeonmahir86402 жыл бұрын

    Zxib ayup calamadahaka wan ka helay runti i wish you long life

  • @abdirizakisakmohamed3126
    @abdirizakisakmohamed31264 жыл бұрын

    Walaahi Waa 10 calaamadood oo Cajiib ah.. 10 kaan iyo Wax la mid ah waan si gaar ah loo eegaaa.

  • @aminaaxmad8780
    @aminaaxmad87805 жыл бұрын

    Mansha allllh ayuub yusuf sakin nosobadi walal barnamujtan

  • @yasminahmed-wm7cj
    @yasminahmed-wm7cj3 жыл бұрын

    Asc wll waxaad sheegto dhan waa sax jazakallah

  • @njamhzoozoo9994
    @njamhzoozoo99944 жыл бұрын

    ayub yusuf sakiin wllh wn saxii calmadah qofka kuheclhy iyo qofkan kujecliin😍

  • @fathiajama6834
    @fathiajama68345 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad wiilashana hanagu dirin wlaaloow horta anigu nafsadaydan jacayl wax layidhaaba waan ka laayahay yaa igaga darsaday toloow

  • @MaxamedBashow-id1fh
    @MaxamedBashow-id1fh3 ай бұрын

    Ma allah pro thanks 😊

  • @darmaalshow5456
    @darmaalshow54565 жыл бұрын

    Hadii aad jeceshahay in aad barato Cilmiga sheybaarka Afsoomali Fadam kusoo biir Somali Laboratory 👍🙏🏾

  • @amogerfe1681
    @amogerfe16815 жыл бұрын

    ayuub aad baad u mahadsan tahay fikradaha quruxda badan aad nagu so kor dhiso inkasto cawa raga nagu dirte blse aad ayan kaga mahad celinaya 1000 iyo 1 jer jazakallah

  • @waligadacadahow4888
    @waligadacadahow48885 жыл бұрын

    Wcs ustad ayuub wlhi inta ad shegtay o dhan wa sax dumar iyo ragna wey kawada siman yihin thkns wll ayuub

  • @amiirahmostapha8503
    @amiirahmostapha85035 жыл бұрын

    Ayup Yusuf sikiin macalin wax badaN aan ka bartaY oo badalaY nolozhaydii jazaka laahu khayr teacher💯

  • @sucaadaadan3766
    @sucaadaadan37665 жыл бұрын

    Shukran ustaadkeena ayuub markasto barnaamij muhhim nosogudbisaaa

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid2 жыл бұрын

    macalin yusuuf sakiin hora uu soco

  • @saynabxoosh9267
    @saynabxoosh92675 жыл бұрын

    Taasaanbeen ahay thanks brother keep going to your idea

  • @ahmedmoha1068
    @ahmedmoha10685 жыл бұрын

    Msha allh wa cashar wngsn waxayna noqon doonan halbeeg aan isticmlno iyo tricks aad na sisay thnks mcallin waxan ku dari laha mid kle oo ah hdi gabadhu marka aad xooga aduun ah u dhibto ay sficn kula hadasho inta ay ka qoyantahay xogaaga hadhow markay dhamatan ay afka ku taaagto kuma jecle mesha ka carar zxbow

  • @hanadbulshawi6485
    @hanadbulshawi64855 жыл бұрын

    macalin ayuub waxn rabaa gbr wadada mareyso inn saficn u shukansado on lanbrkeda ka qato si wangsna an isu fahno arintasa lga rbaa adigo rali ah ii tixgali arintan sona duub mahdsand

  • @ahmedsafar6044
    @ahmedsafar60442 жыл бұрын

    Haddii aaba video-gaan daawanoysid gbdhaas kuma rabto 😂

  • @hanideeq2847
    @hanideeq28475 жыл бұрын

    Tasi wa idaa oo sarbeban wlhi wn arky qof saas ku samaynaya qofkale marka wxy ka dhigan thy qof wayn tag lama dhahee waxuku taga la tusaa karkan dhahay mxd san ugu galysa qofkan ku jecel wxy igu jawabty su ashas ah waxuku taga la tusa. Marka wa xanuun qof aan ku rabin inaad waqti ku bixiso.

  • @mohamedrashid7117
    @mohamedrashid71175 жыл бұрын

    Xaaji Ayoub.. Soo Gudbintaada Quruxda Badan Waxa Sii Dheer Farsamada Videoga Oo Ah Mid Heerkeeddu Sarreeyo.

  • @mohamedsxboz2395
    @mohamedsxboz23955 жыл бұрын

    Waa qoraalkii igu horeyay oo aan kugu soo diry commmenta Waa xaqiiiq waxaad ka hadashaaa Lkn nabsigu ma gaabiyo U samra wixii wax jeclow hhhhh

  • @zamirbadanmaaida6225

    @zamirbadanmaaida6225

    5 жыл бұрын

    Mohamed Ahmed markaan idin jeclaano misna Daacadd idiin Noqono Idinkuba waaad Nagu Adkaysaan lol

  • @mohamedsxboz2395

    @mohamedsxboz2395

    5 жыл бұрын

    @@zamirbadanmaaida6225 gabdhahoo dhan ma sheegyo wll Midakle hadii labada dhinacba nafsi lakla gallo (Xasuus ayaa lgu Noolnyaa)

  • @zamirbadanmaaida6225

    @zamirbadanmaaida6225

    5 жыл бұрын

    Mohamed Ahmed sax wllky wiilashu mawada xuma kuwo badan oo qiimaha Aaan leenahay Nooqira way jiraan

  • @mohamedsxboz2395

    @mohamedsxboz2395

    5 жыл бұрын

    Ha waa sidaa. Wll khyr ayuu eebe ka dhigi insha allah.

  • @zamirbadanmaaida6225

    @zamirbadanmaaida6225

    5 жыл бұрын

    Mohamed Ahmed Akiid insha Allah wllo

  • @zokeae49960
    @zokeae499605 жыл бұрын

    azc wllo Ayuub yuusuf sakin iwrn. bacda zaln waxan ku weydiinlahaa zual ah. waxa aan doonayey inan jecl pilaapo hda oo gabadh la zheekyzto. hadapa ziden u pilaapa. ?

  • @cabdallaxasan3635
    @cabdallaxasan36352 жыл бұрын

    Macalin soo badi waad na mahad santahay

  • @abdinasirhassan7529
    @abdinasirhassan75292 жыл бұрын

    Good wll. You are educating

  • @xasanabdiadan9679
    @xasanabdiadan96794 жыл бұрын

    M.a teacher yousuf good point

  • @user-ti8jt6cn1w
    @user-ti8jt6cn1w4 жыл бұрын

    Omg ilahow jacaylkayga hatusin vediogan 😂😂😂 mashquul bn ita ahay waxban barta wana shaqeeya

  • @imsomalihero9896

    @imsomalihero9896

    4 жыл бұрын

    Waxaas kalsoonida ka ween wlshy

  • @user-ti8jt6cn1w

    @user-ti8jt6cn1w

    4 жыл бұрын

    Thanks wlo

  • @naciimoahmed3789
    @naciimoahmed37893 жыл бұрын

    My teacher changed my life

  • @ayanluckyy
    @ayanluckyy5 жыл бұрын

    lkn raga waykaduwanyihiin dumarka Dumarka waxay jeclyihiiin in ladaba cararo oolasooraadiyo marwalbo) laakiin raga tan ku adkeeso ookacararto ayayba jecelyihiiin kamana haraan coz raga waxay si adag ku helaan ayay jecelyihiin 4sure

  • @user-ko6eq5gf6v
    @user-ko6eq5gf6v8 ай бұрын

    Thanks

  • @foossheikh8613
    @foossheikh86134 жыл бұрын

    Mr yuusuf tani gabdhaha kaliye kuma koobna ee qof kasta oo naan ladaneyneen ayaa saan loola dhaqma rag iyo dumarna wey ka simanyihin dabecadaas

  • @isxaqabdi4174
    @isxaqabdi41745 жыл бұрын

    Y allllllah mclimu sakiin wlhi 3 calaamad ee ugu horeyso mrkan dhagysty already wan yaabey xaqiq

  • @shiineapow9699
    @shiineapow96993 жыл бұрын

    Mclin gbdhu hadii 3sicin aad isfirisin marksna ay qososho maxn uqadn kara pllz mclin tas ayn kuwrere iga sojwb

  • @abdiqadirosman2211
    @abdiqadirosman22114 жыл бұрын

    Masha allaah ustaad waa cashar aan wax badan kakororsaday thanks

  • @muusecali5538
    @muusecali55385 жыл бұрын

    Ayuub aniga waxan ahay arday dhigta macad waxan nolo sheeda bedelay anigoo iigashay 16 sano kadib Wan is badelay waxan sameystay channel wax kobcin ah Kama arkin Ee maxan sameeyaa

  • @yaasirahmed3557
    @yaasirahmed35575 жыл бұрын

    Ayub Yusuf waa runtaasi afkaaga caano lagu qabay😀😀😀😀😀😀😀 mahadsanid wax badan ayaanka baranaye Alle miisaanka xasanadka hakuugu daro insha allah

  • @umusalahudin4998
    @umusalahudin49985 жыл бұрын

    Runti waa run 10 dhan waayo aniga dumara qofka an jeclahay telkisa waan ilaaliya busy uma ogoli sido kale qofka an dan ka lahayn sualo way an u weydina qofwalbana cido jecelyahay wakhti uma waayo Laakin waxan dhihi laha balan ka baxa aya adunka ugu xun waan kugu soo celina beena ma ficna sido kale qofka ka dareento danayn la,an qiil u samee laakin qalbigada ka ilaasho ha isa siin inbu adanka dadka jecel maba jecladan

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan41045 жыл бұрын

    Asc Intuba waa dhacdaa waxaase jira Gabdho suga ninku in uubilaabo hadalka jacaylka iyo hadalada macaan iyo sidookale raga qaar waan kaahelay ku joojiya hadalka gabadhiina ka suga hadalka iyo jacaylkaba si dag dag ah halkaana waxkadhaca ismaan dhaaf!

  • @hafsohassan9129
    @hafsohassan91295 жыл бұрын

    Masha Allah ilahay ku xifdiyo aakhiro iyo aduun Ayub yusuf sakiin

  • @munahminneapolis1907
    @munahminneapolis19075 жыл бұрын

    🤣😂🤣😂hogayy jawaaano ayaa laso fagay maanta

  • @salmamoha2965

    @salmamoha2965

    5 жыл бұрын

    munah minneapolis ayub Wuu Ina fashiliyey 😅😅😅

  • @mcaproduction3596

    @mcaproduction3596

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkmk haamuney 😁😁😁😁😁

  • @waxgarad3687
    @waxgarad36875 жыл бұрын

    Asc macalin ayuub Aniga waxaan kacabanayaa arimahaan so socda marka talon isii macalin Ugu horayn markii aan damco in aan xiriir layeesho gabar waxaan jeclhay in aan xiriir mustaqbal layeesho gabar diin leh oo wanagsan waxaana mar walba kafiiriyaa astaamaha qofka aan radinayo leeyahay maleedahay gabadhu markaan intaas kahelo Aniga ayaa is badal igu dhacaa oo ah 1:Xiriirka wuxuu iga noqdaa mid walaal tinimo 2: mar walba oo aan xiriirsho waxaan u xiriiirinaya si walaaltinimo 3: xitaa gabadha aan markaa xiriirinayo waxay iso bandhigtaa mustqabalka qofka ay rabto in ay nolal lawadaagto astamihiisa aniguna waan leeyahay astamahaas 4 anigu mar walba oo aan qof Barto walaal tinimo aan u xariiriya MAXAAD IGULA TALINAYSA USTAAD

  • @cumarmukhtar2432

    @cumarmukhtar2432

    Жыл бұрын

    @Ayub Yusuf Sakiin

  • @hamdidahir9753
    @hamdidahir97535 жыл бұрын

    Waryaa calamadahan hadad igu aragto run ha umaleynin in aan kujecleyn malmahan waxbaa IGA si ahee rali noqo .......

  • @g.k3821

    @g.k3821

    5 жыл бұрын

    Hye xppti waxa rabto sameey marka dhasha ka tanasule 🤣🤣

  • @shaniishanii5840
    @shaniishanii58405 жыл бұрын

    Thanks macalin

  • @nimcakhaalid4095
    @nimcakhaalid40955 жыл бұрын

    hhhhh walhi waxan samenjiray baa caw laga hd lay ilahow idanbii dhaf waa xaqii hadalkago AYuub yusuf sakin

  • @ahmeddeeq7377
    @ahmeddeeq73774 жыл бұрын

    Waxaas oo dhan daawadoodu waa lacag, ninka daawadiisana waa inuu gabadhaas shaqada kacabo, kadibna mid kale aad sii raadsatid, nimanka noocaas ah naagu waa jecelyihiin, lkn maskiin daacad ah waqtigaa kalumaaya. Fiiro gaar ah. Dhaqankaas maaha midka saxda ah lkn waa midka ugu badan ee loodhaqmo aduunka maanta jira.

  • @halimamahamud1995

    @halimamahamud1995

    4 жыл бұрын

    Hhh sxby waxas majira hada xabado aeagto dumarka iskumid mahan ani 7 lashegeysanaya 3 aya diray 5 aya lacag kana cunay jirka meysan tabanin naag walba mesh is dhigtaa waye wee jiran raag xun kuso damcayan kuwaas walajara marka lacagta ka xuntii iska daya jirka kii aan lasheegeysto waliga meel ani iyo asiga kaliis kumawada kulmanin maqayada ama guriga banankiisa guursi yaalo carur walalhayda mesha ku dhalayaan agtooda mooye tii aqli leh saas sameynaysa dumaro raag haa unaxiisanin tiii naxriis badan kadaba caraarta lugtaa hosta lugu kilinaaya lacag wanka qaata jirka matabtaan kawaraan hee hhhhh

  • @mohakiinxassancaser6820
    @mohakiinxassancaser68204 жыл бұрын

    Waxas oo dhan qof jaceyl hayo madareemso ileen jecelku wax ma arko oo wax ma maqlo meel umba u muuqata

  • @liibantrable6288
    @liibantrable62884 жыл бұрын

    Macalin ayuub suaal gabdha ku jecel sidee lagu dareemi karaa macalin

  • @cadaawecadaawe7796
    @cadaawecadaawe7796 Жыл бұрын

    Wan ku arkay intas balse eed ban dusha sarta ani ahan iyadana waan raali galiya bal in aan lakala go.in xuman dhankayga katimaday illahow dacadnimada isiyadi 9:10Am maalin isniin ah 2:1:2023

  • @nastehaabdulkadirkhalaf4666
    @nastehaabdulkadirkhalaf46665 жыл бұрын

    Mahadsanid macalinkena waxbadan ayan kabaranay 👌👌👌👌👌👌

  • @sahruujachannel
    @sahruujachannel5 жыл бұрын

    Masha allah wll hormar wacan asxbta iso boqda wll

  • @mudanedhaashane5254
    @mudanedhaashane52544 жыл бұрын

    Walaal AYUUB hal su’aal baan qabaa .Ugu horreyn waxaan Codsanayaa markaad akhrisid suaashayda inaadan dhaafin ee aad iisoo jawaaabtid fadlan xataa isoo waydii emailkayga haddaad jawaabta iigu soo diri kartid. Intaas kadib su’aashaydu waxay udhigantahay sidaan: waxaan Jeclahay gabar ,waxa kaliya ee aan kujeclaaday waa diinteeda iyo akhlaaqdeeda oo kamuuqata (Maashaa Allah), waan laxiriiray waana usheegay inaan rabo inaan lasheekaysto, bilowgii way isoo dhaweysay waan sheekaysanay balse waxaan hadda ogahay inay wiil kale lasheekeysato isagana jeceshahay wayna ila wadaagtay, waxaan ku iri waa mahadsantahay culayskana waa kaa dulqaadayaa, hadda laba asbuuc ah lama hadlin ,xaalkoo sidaas ah hadana waxay iihaysaa qadarin iyo wanaag badan balse anigga dhankayga waan jeclahay si dhab ah, waxaan rabaa maadaama gabadhaasi tahay gabar madax banaan,qofna aan udoonanayn, diintaydu ii diidi mayso inaan dadaal kubixiyo sidaan qalbigeeda kukabsan lahaa, ujeedkayguna waa mustaqbal iyo guri wanaagsan inaan dhiso. qalbigaygu wuxuu si xoogan iigu riixayaa inaan dib uwaco sheekadiina dib ufuro iskuna dayo inaan wakhti laqaato waa intaaso xaalkeedu isbadal kuyimaaadaaaye waxaa taas dheer inaan ahay qof mashquul ah asbuuca, laba maalmood oo fasaxa ah maahane , iyaduna waa sidoo kale isku meelna majoogno, waa aniga qofka wakhtiga kubixinaya arinkaas sidaan kuhirgalin lahaa hadday tahay wicitaan, xilliga aan wada hadlayno anaa hadalka badankiisa qaata waxaasoo dhan dhib uma arko sababtoo ah waan ogahay imay jecla oo way iisheegtay inay wiil kale jeceshahay lana sheekaysato inkastoo aysan ukeyn arin xaqiiqa ah astaamo badan oo aysan suurtagal ii ahayn inaan halkaan kuxusso awgood. hadaba adoo mahadsan walaal ma ila wadaagi kartaa hab wanaagsan oo waafaqsan diinteena iyo dhaqankeennaba oo aan ku kasban karo gabadhaas? Sikooban su’aashu waa; 🩸Gabar aan jeclahay oo iyaduna nin kale jecel isku meelna aynaan joogin sidee ku kasban karaa uguna guuleysan karaa qalbigeeda? Mahadsanid walaal.

  • @marisacillahi1537

    @marisacillahi1537

    2 жыл бұрын

    War ina adeer hal sano kadib see xaal yhy ? Gabadhii maku guulaysatay mise

  • @alikoor
    @alikoor4 жыл бұрын

    Waa fikrado ku haboon in lagu dhiiriyo mid walibaba oo aan dhiiranayn. Aniga ahaana waxaan aaminsanahy qofna ma ka ogaan kartid wuxuu yahay ilaayo uu raali kaaga noqdo wuxuu yahay inaad ogaato!!!!

  • @alisamatar513
    @alisamatar5135 жыл бұрын

    Mahadsanid Yusuf Sakiin 8 calaamadood oo kuwan ka mida Wan hayaa wana ka arkay hablo badan Hada wa fahmay shekadooda Ka cararay

  • @xasanhiil4812

    @xasanhiil4812

    4 жыл бұрын

    Bro aniga hhhhhhhhhg kula nidaana ahy hhhhhh10kaba waan arkey

  • @ansalabdullahi129
    @ansalabdullahi1295 жыл бұрын

    Mahadsanid wll ayuub

  • @maxamedmuxumadmakaraan1802
    @maxamedmuxumadmakaraan18024 жыл бұрын

    Ayuub run ahaantii waad aad kakudubtay miyaa calaamadahii waxbarashada iyo dhiirikelintii imtixaanaadka lagu dhiirigelinjirtay

  • @maryamoxuseen3467
    @maryamoxuseen34674 жыл бұрын

    Haa wllhi iska ilaliya gabdaha nocani ah xita aniga

  • @apdirahmanmousa7417
    @apdirahmanmousa74175 жыл бұрын

    WaR anuu waX ma jeclaado hadi la ijecladeYna illaheyba oG

  • @moofficial7289
    @moofficial72895 жыл бұрын

    Anaa ugu horeeyaa ee 1k waxaa iiga harty 50 igaarziiya zxbyaal Soomaali nimo

  • @lindhalifestyle9952

    @lindhalifestyle9952

    5 жыл бұрын

    Isaar wll plz ana waku sare

  • @koosaaryare8395
    @koosaaryare83953 жыл бұрын

    Wallahi wad icaawisay nio zxp bawdyo rag malinba midbaa qaawane alle hakuugargaaro akhiro iyo aduunba

  • @aloos5249
    @aloos52495 жыл бұрын

    M.a macalin xaqiiq👌

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi615 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin

  • @hafsasuleiman8270
    @hafsasuleiman82702 жыл бұрын

    Thank you that is right

  • @cismangurey5733
    @cismangurey57334 жыл бұрын

    Guulayso walaal qaali ayuub ilaahay gaku sharfo aduun iyo aakhiro

  • @cabdicasiiscabdiqadir7849
    @cabdicasiiscabdiqadir78494 жыл бұрын

    Masha allah macalin ayuub yuusuf sakiin aad ayaaaad umahad santahay

Келесі