Khudbadda Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre iyo waxqabadka xukuumada

Khudbadda Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre iyo waxqabadka xukuumada

Пікірлер: 100

  • @mohacade9948
    @mohacade99485 жыл бұрын

    Somalya inta kufanto like isara

  • @suweydaomar7731
    @suweydaomar77316 жыл бұрын

    wllhy ilahay ban ku dhaartaye khayre hadalkisa iyo waxqabadkiisu way muuqdaan guul raiisulwasaare

  • @fartaqurux4897
    @fartaqurux48976 жыл бұрын

    Umada aad beey idiin sugeysay after 27years alxamduliaah inaan dowladaan haysano waa in la taageeraa soomaaliyeey maanteey ugu dhawdahay rajadii somalia

  • @alimuhumed8461
    @alimuhumed84616 жыл бұрын

    Somalia ha guuleysato, Somalia ha isracdo cadowgana ha jabo. Guuleysta insha Allah.

  • @apdihakimchess4870
    @apdihakimchess48705 жыл бұрын

    Mnshllh xafidulah madax dena allow shaqada culus u fududee wlhy wa dhiban yihin

  • @taloiyotarbiyo
    @taloiyotarbiyo6 жыл бұрын

    khayre waa khiyaar soo baxoo qiimo lagu deeqay waa nin aan qabiil iyo aqoon qolo beel toona waa nin uu qalbigu waynyahoo qaadir soo diraye dhalinyow waxbaan kuu khabriye maqal oraahdayda qiilkakale marharin iyo inaan been qayaxan sheegno qabiilsaytabaa taladii qabsaday maanta qori maysid waxba layma qaymayn aniga maanta qorimaysid odayaal qarmuunbaa xukuma dalkii maanta qorimaysid war hoo kakaca oo qabsada maantaa talo qumoontahaye. M I Kadiye

  • @mohamedjordan3232
    @mohamedjordan32326 жыл бұрын

    Khayrow Anaa wadanka dhiiga u shubayee Hargaisa joigaaye inader Ciidanka Qaranka Igu Dar wlhi Waa Iga Dhab

  • @lulalasow2972
    @lulalasow29726 жыл бұрын

    Ilaahey haku xafido Kheyrow. Arimaha aad sharxeyso shacabka caadiga ah ma fahmikaraan, inta uu wadankan u afduuban yahayna ma rabaan isbedelka aad wado.

  • @maxamedgeeseyofficial99

    @maxamedgeeseyofficial99

    4 жыл бұрын

    M.a

  • @ruunsaid9861
    @ruunsaid98614 жыл бұрын

    Mashallaaa guulyso mudane raysal wasaare inshaallaa adoo nabada noo soo laabo iadam alle

  • @Cabdiciid12345
    @Cabdiciid123456 жыл бұрын

    maanshalaah masuulsare alle haku xafido walee waa nin culus hooyadiibaa wiildhashay

  • @farxaanyare9707
    @farxaanyare97075 жыл бұрын

    😍😍💋😭Allah aya nosoodiry kheyre madaale nolow Guuul nabad iyo nolol Guuul Guuul💙💪💪💪💪💪💪

  • @Sagalahm2000
    @Sagalahm20006 жыл бұрын

    Geesi guuleysta intad noshihin wan idinkufanynaa from puntland

  • @cumarsaleebaan2809
    @cumarsaleebaan28095 жыл бұрын

    Anigoo udhashay somaliland dhageystaa khudbadaha khyre ka zaar wadanka shabaab iyo nabad diidka alle haku garab galee

  • @korneabdi6425
    @korneabdi64256 жыл бұрын

    Wllhy ninkani waa Aftahan Alle hakudhawro

  • @IsbarIT
    @IsbarIT6 жыл бұрын

    alle haku sharfo mudane

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi6 жыл бұрын

    Khayrow khayr qabe qaadiraa nookaasoo diree naqumi

  • @xurriyo16

    @xurriyo16

    5 жыл бұрын

    Naqumi ma adhi ba la qumin

  • @maryansheikh2085

    @maryansheikh2085

    5 жыл бұрын

    Xili dheer kadip waxan ku qoslay na qumi

  • @baal-dahabtv7398

    @baal-dahabtv7398

    4 жыл бұрын

    @@maryansheikh2085 si.kalay u yaqanan reer muqdisho na qumi 😂

  • @abwaanshucaybosman8132
    @abwaanshucaybosman81325 жыл бұрын

    Mnsha AllaH lipaax qaran Ayaad tahay wllo

  • @Yahyejadha
    @Yahyejadha5 жыл бұрын

    Hadal yaqan somaliyed

  • @qraaqore6663
    @qraaqore66636 жыл бұрын

    Asc Caawa reisal wasaaraha shacabka runta ayuu u sheegey Waxay ku guuleysanayaan daacad nimada

  • @ahmedjanaale2713
    @ahmedjanaale27136 жыл бұрын

    mnsha alaaah khayre wlle raysal wasaare dhabaa tahy ilaahy khayr haku siiyo soomaalia israacdo

  • @nuurdiinshiekh2882
    @nuurdiinshiekh28826 жыл бұрын

    run ahaantii kheyre waa nin karti leh oo dalkiisa iyo dadkiisa jecel

  • @maxamedgeeseyofficial99

    @maxamedgeeseyofficial99

    4 жыл бұрын

    M.a

  • @ahmeddayib8121
    @ahmeddayib81216 жыл бұрын

    khayre waa ninka umada badali karaa macha allah

  • @qubqac9913
    @qubqac99136 жыл бұрын

    free Kismanyo

  • @bishaarmohamed5551
    @bishaarmohamed55516 жыл бұрын

    khayr guul bn ku rajynaya raysal ware qaran

  • @garadadde4771
    @garadadde47715 жыл бұрын

    Man sha Allah kheyrow inaaaa madaxwayne noqotaan rabnaaa

  • @mohamuudbarshi6367
    @mohamuudbarshi63676 жыл бұрын

    Masha Allah allow inoda

  • @kamaal4540
    @kamaal45405 жыл бұрын

    Kheere cadwgaaga ha jabo

  • @warsamewaberi3084
    @warsamewaberi30846 жыл бұрын

    Anoo ah wiil reer jabuuti ah aad iyo aad baan uugu qushuucay ra'iisal wasaare khayre figradihiisa shaqada uu Somalia u hayo iyo waliba aftahan nimadiisa. U dambayn somali waxaan ku bogaadinayaa maanta ayaad masuuliyiid heeshene isgarab taaga oo lashaweeya. Viva Somalia viva republic of Djibouti

  • @omarnuh
    @omarnuh6 жыл бұрын

    Mansha Allah Kheyre & Farmajo Alle ayaa Umadda usoo diray.18:55pm.su.28jan.18.nl.

  • @faatimaziciid2613
    @faatimaziciid26134 жыл бұрын

    Dar alee qalpigaan kaajeclhy dalka daawadiisow😭❤

  • @alisuldan235
    @alisuldan2356 жыл бұрын

    MaaShaAllaah guuleyso madaxwene Kheyre

  • @ayahanolashachannel545
    @ayahanolashachannel5456 жыл бұрын

    wlhi RW somaliya ugu daacadka ah waaye kheyre Kheyrow hambalyo

  • @huudhamdi6619
    @huudhamdi66193 жыл бұрын

    M, Allah prime minister of Somalia nice speech

  • @MoliddaudAbdule-ek8vh
    @MoliddaudAbdule-ek8vh Жыл бұрын

    Madax weenaha mustaqbalka

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    Waa yar tahay. 30 milyan . Intii kale yaa la siiyey

  • @superfun1819
    @superfun18194 жыл бұрын

    Libaax

  • @leylawadani4761
    @leylawadani47615 жыл бұрын

    0:38 waxaan layaabey laba kheyre miyaa mise aniga umaleeya Midna wuu hadlaya midna wuu fadhiyaa

  • @Abdikey00

    @Abdikey00

    5 жыл бұрын

    Hhhhh clipka ayaa editing lagu sameeyay

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    XOOLAHA ISLAAMEED DHAAF. CANSHUURTII DALKA KA ARUURISEEN MEELEY AADEEN LAMA YAQAAN. HORTA IDINKA BAXA. HAA. . ADAA BILAABEY ISBAARADA

  • @Aftoohmedia10
    @Aftoohmedia102 ай бұрын

    Wlhi dawladaa farmajo ayaa inoogu dhawayd dawladnimo

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    YAA BILAABEY LAALUUSHKA

  • @maxamadmaxamud5059
    @maxamadmaxamud50593 жыл бұрын

    Ciimrikisu hajiro

  • @cabdulaahiaadan8664
    @cabdulaahiaadan86646 жыл бұрын

    daacad alle nosoodiray baad thy oo daabad ah oo fiican

  • @sahnuuni1
    @sahnuuni16 жыл бұрын

    ganacsatada shabaab ayaga ayaa kaa xun taas waxaa dareemi kara qofkii dadka tago

  • @aminaali8023

    @aminaali8023

    6 жыл бұрын

    mansha Allah illahay hanookadayo khara ayaa tah inshallah guulesta

  • @hakimibinmoha2362
    @hakimibinmoha23625 жыл бұрын

    Waxa uu ka hadlaayo waa wax jiro waa sax ah cid ka hor tagi karta ama beeney kartane malahan waana wax jiro qofkii aan raali ka aheyn ineey soomli midow fo fadlan ha iska aamuso yuuna hadlin waxan nahay dad walala ah waxan nahay dad is dhalay illaah ha laga cab sado ninkii wax xun sameyo illaahey ayaa u jeedo maalin aan maanta aheeyn ayaa lagu soo qabo doonaa ee la soco ha u maleeyn in meeshan kaliya aad ku dhuumo karto jawaab wacan dadka islaamka ah

  • @fali4527
    @fali45275 жыл бұрын

    Kkkkk

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    KALIGAA MIYAA IS AMAANEYSAA. JINNI MIYAAD QABTAA

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    WaX FIICAN MIYASD SHEEGEYSAA

  • @farxaanyare9707

    @farxaanyare9707

    5 жыл бұрын

    Via nabad iyo nolol

  • @saedahmed7153
    @saedahmed71536 жыл бұрын

    Geesi Alle haku xafido khayraw Nabad iyo Nolol

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    Isticmaal xoog. Wixiid ka heshiin aad leedihiin

  • @mohamedhassan6392
    @mohamedhassan63923 жыл бұрын

    O

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    Yey ku maqan tahay lacagtaas

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    Waa BEEN LACAGTII WAAD XADEEN . SOMALIYA NABAD AYEY AHEED INTII IDINKU IMAANONA

  • @hassanfarey9341
    @hassanfarey93415 жыл бұрын

    w

  • @ak.0-010
    @ak.0-0103 жыл бұрын

    cidii kkula xisabtameyso iyo waxad ku dagatay muhim bey noo aheed sah suuq maadow sir dalbsdho hoossd tarxillkki qalbi dhagax xiritanki cabdi maxamed iskadabbawareg kaatiir muu ixnaa cabdi cabiid

  • @aliyqodax
    @aliyqodax6 жыл бұрын

    Waa markii ugu horaysay Waa markii ugu horaysay Waa markii ugu horaysay ...................................... Erayga Sanadahan badan caanka ah

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    ILAAHEY WUU KU MAQLAYAA. BEENTA DHAAFA

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    Maya horta bax

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    Qabyaalada adigaa bilaabey

  • @zeynabahmed9972
    @zeynabahmed99726 жыл бұрын

    Dalkan dal ku ma gobol banaadir oo kaliyaa aaway 17

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    Maxaa ciidanka u tirineysaa. Dadkaaga kaliya ayaa saraakiil ah

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    YAA BEENTA LAGA GADAA

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    Xoog miyaad ku joogee

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    Qabiilkee loo dhiibayaa

  • @a.shakouraidiid8609
    @a.shakouraidiid86095 жыл бұрын

    Ninkan Ya Dhagaysanayba😂

  • @geenyadamadow7562

    @geenyadamadow7562

    4 жыл бұрын

    Yaa u sacaba tumaayo hdii aan la dhageysanen aqli isku yeel xoola yhow 🙏🤔🙏

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    2017 ilaa hadda car sheeg 1 CISBITAAL AAD SAMEYSEEN. MASAAKIINTA BEEN HA U SHEEGIN

  • @rukiakuchiki2090
    @rukiakuchiki20906 жыл бұрын

    Naago kursi kuguma heyn karaan ee ha isdaalinin

  • @abdullahiayanle955

    @abdullahiayanle955

    6 жыл бұрын

    Wallee kheyrow libaax ayaad tahay. Kuwa muuqa rageed leh asii hadaad sireysa u daymooto naas abtiyoowga leh. Warkoodu faanka foodleyda halna inuusan ka duwaneen cadaatay.

  • @abdullahiayanle955

    @abdullahiayanle955

    6 жыл бұрын

    Yaayaa xey tahay foodleyda waramee. Kheyre aaway imboow umadda adya alla ma qaade farmaajaheena howshiina wata

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    Beenta dhaaf . Orod iska bax

  • @wanaagjacel8880
    @wanaagjacel88806 жыл бұрын

    Waa Laguu Jeclaa, waa lagu soo dhaweeyey. Laakiin adaa isku ciyaartey. sharcigii jabisey, Somalinamadii ku dheelay, sidii maamul goboleedyada ayaa muwaadin somali ah u dhiibtey Ethiopia. waqti gaaban buu ku dhiman. Umadaan Ilaah ha u sahlo hogaamiye wanaagan.

  • @abdullahiayanle955

    @abdullahiayanle955

    6 жыл бұрын

    wanaag jacel tanya ebid waa lagugu faanaa kheyr qabaa tahay kheyroow

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    Been waaye. Jooji beenta. Dadkaaga kaliya ayaa ciidan ah

  • @nasirhaji5607
    @nasirhaji56076 жыл бұрын

    hadal bes waxkale majiro

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    HORTA ADIGA BAX

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    BEENTA JOOJI

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    BEEN HEYSU SHEEGINA ILAAHEY KA CABSO . WALAOW JOOJI BEENTA. AWOODA WADANKA ILAAHEY AYAA HAAYAA.

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    Waa beentaa . YAAD KA CAQLI BADAN TAHAY

  • @4yare182

    @4yare182

    4 жыл бұрын

    Waraa is baaradii miyaad u xiistay

  • @gedefletv6049

    @gedefletv6049

    3 жыл бұрын

    @@4yare182 raysal wasaaraha yaan la caayin haduu isbaaro joogi jiray aqoontaa ma yeesheen

  • @mustafmohamed2562
    @mustafmohamed25626 жыл бұрын

    Awooda wadanka waxa heesto qab qable iyo beenlow adiga camal

  • @rukiakuchiki2090
    @rukiakuchiki20906 жыл бұрын

    Aan ku dhagaysane faankaga horta maxad soo baratay shahaado ma haysataa aqoonyahan ma tahay mase waa xoogsanee,

  • @papaqanjeeychannel3062

    @papaqanjeeychannel3062

    6 жыл бұрын

    Rukia Kuchiki kkkkkkkk sida nuucaaga loo wasuu soo bartay wuxuuna sitaa shahaadada lagu laayo dulmiilayaasha iyo kuwa xaaraanta lagu soo koriyay

  • @abdiodaqane8210

    @abdiodaqane8210

    4 жыл бұрын

    Am from Kenya and I really believe that what ever this man is saying is correct after I read all the coment

  • @suweydaomar7731
    @suweydaomar77316 жыл бұрын

    wllhy ilahay ban ku dhaartaye khayre hadalkisa iyo waxqabadkiisu way muuqdaan guul raiisulwasaare

  • @bishaarmohamed5551
    @bishaarmohamed55516 жыл бұрын

    khayr guul bn ku rajynaya raysal ware qaran

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv5 жыл бұрын

    OROD CISBITAALO U SAMEEY

Келесі