XASAN CALI KHEYRE"MAJIRO ASKAR KA TIRSAN CIIDAMADA OO AAN MUSHAAR QAADAN

Radio Kulmiye KNN Waa Idaacad Dhex Dhexaad ah oo aad Ka Heli Karto Wararka Maqal, Muuqaal iyo Qoraalba leh Sidoo kale Barnaamijyo tayeeysan.
Kala Soco:- radiokulmiye.com/
!!Kulmiye Kulama Jirto Kaamana Jirto!!

Пікірлер: 110

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv96115 жыл бұрын

    Dadku inay waalan yihiin somalidaan kuwa ku oranaya wax kufilan ciidanku maqaato taas Waa lawada ogyhy lkn intii yarayd ee looqoon deeyey ayuu kahadlaya raysal wasaaruhu guulayso mudane khayre

  • @beeniofficial1913

    @beeniofficial1913

    5 жыл бұрын

    Lipaaaaaaaaax AAA tahey sxb hadal laqadenkaro Bad kuhadashey

  • @yasmiinaa4146
    @yasmiinaa41465 жыл бұрын

    ماشاء.الله.جزاك.الله.👍👍👍👍

  • @amalabdifatah6738
    @amalabdifatah67385 жыл бұрын

    Somali walee qofkii madax unoqdaa gacan galay illaahay ha idin guuleeyo Somali weji ma lehe madaxdeena aan ciseyno bil ixsaanik

  • @somaliguys3614
    @somaliguys36145 жыл бұрын

    r.wasaare xasan ali khyre waa ninka kaliyee hadalkiisa ka helo siduu u miisaamanynhy ....he is prisedent of somalia

  • @hassanabdullahi3481

    @hassanabdullahi3481

    4 жыл бұрын

    M.a

  • @qubqac9913
    @qubqac99135 жыл бұрын

    ciidanka qaranka inaay musharadooda bixiyaan shacabka soomaaliyeed, miyaanan ahayn guul wayn?

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur44305 жыл бұрын

    warkaas waa cadyahay, waxaan filayaa diiwaan galintii baa la daahaday ciidanka aan mushaarka la siin.

  • @abdiselamhajinur4863
    @abdiselamhajinur48635 жыл бұрын

    Allahu Akbar maa shaa Allah soomaaliyeey beenta iska daaya Ani aad iyo aad ayaan oogu qancay haday beenitii tahay Dee Soo cadeeya askari ladiwaangaliyay oo aan mushaar qaadan waa maxay isbaaroole magaca umda baabiinaya

  • @barliinxasan2022

    @barliinxasan2022

    5 жыл бұрын

    Adiga ma cadeyn kartaa in ciidanka mushaar LA siiyo Ninkaan filimada hindiga badsaday ayaa igu hiilinee

  • @artangoohe5776
    @artangoohe57765 жыл бұрын

    dhab ahaantii waa raysal wasaare qaran

  • @beeniofficial1913

    @beeniofficial1913

    5 жыл бұрын

    Saax lipaaaax

  • @carabwiilboqortooyo2541
    @carabwiilboqortooyo25415 жыл бұрын

    Raisul wasaaraha warkiisa cad yahay

  • @abdihamidshawiir439
    @abdihamidshawiir4395 жыл бұрын

    Hada waxa uu leeyahy ciidanka mushaar wan usoo dhiibay balse dhaxda ayaa laga baxshaa Kaamaa aqrisan $100 askari waxba uma tarto

  • @dalmarslam9100

    @dalmarslam9100

    5 жыл бұрын

    100$ ee dowlad soomaliyeed bixiso maanta waa hormar IYO kiraamo..nacasyahow..

  • @abdirahmanali2082

    @abdirahmanali2082

    5 жыл бұрын

    Ixtiram madaxdada waa wajib dimeed

  • @yaxyeshawiir3013

    @yaxyeshawiir3013

    4 жыл бұрын

    @@abdirahmanali2082 Kutaab miyaa madaxda maxaaa

  • @cashmoney4151
    @cashmoney41515 жыл бұрын

    Askarteena Mushaarka lasiiyo ma aaminaada aduunyada ayaan ku raadineenaa mise Nabada wadankeena??

  • @xaqdarowaran8822
    @xaqdarowaran88225 жыл бұрын

    from Djibouti vive nabad iyo Nolol lakin Sarakiisha ciidan ilaa la xidh xidho somaliya ma degayso walahi

  • @maansaawiaxmedcali158
    @maansaawiaxmedcali1585 жыл бұрын

    Maansha allaah

  • @koryalmedia5394
    @koryalmedia53945 жыл бұрын

    Kulmiye lulama jirto kamana jirto wa qalad hadinan dowlada tagerin argagixisada ayad tageraysan x!m:g

  • @jicrii4948
    @jicrii49483 жыл бұрын

    ok 👍

  • @maxamedmuuse5026
    @maxamedmuuse50265 жыл бұрын

    R.wazare keep going

  • @zahramohamed2138
    @zahramohamed21385 жыл бұрын

    maasha allh nin culus waaye ilaahay hadaysto

  • @maxamaddaahir7559
    @maxamaddaahir75595 жыл бұрын

    Dhimatada naheysa wa anagoon aminsaneyn xukumadetna waxa qalad ah askari shaqadiisa qabsan uu mushaar ka qato DF AMA DIIFAACO DANAHA HAYADO AMA SHIRKADA GAAR AH IYO SHAQIYAAL AAN LO IGMAN

  • @yasmiinaa4146
    @yasmiinaa41465 жыл бұрын

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @haashimcabdi9446
    @haashimcabdi94464 жыл бұрын

    Badbaadadii soomaaliya iyo burburkii itoobiya

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi80705 жыл бұрын

    Masha allah tabaarakalah waxan Ku faraxsanahay inaan helo war cad oo xaqiiq ah waa rutaa war cad aan mugdi lahayn ha is diiwaan geliyaan qolyaha media ka hadlaayo oo leh 6 iyo 5bil mushaar mahelin ayaa gardaran waayo dowladaba uma diiwaan gashna warer iyo murug bayba na geliyeen ilaa aan masej u diray somaliwayn 5$raaciya biilka aan u dirno family si ciidamada mushar looga dhigo ileyn been unbaa socoto yaabka yaabkiis sikaron rabi hana siiyo amin yaarabi

  • @caliculinhochanel5445
    @caliculinhochanel54454 жыл бұрын

    Waa hadal yaqaan

  • @hasanmashaallh2154
    @hasanmashaallh2154 Жыл бұрын

    Allha unaxrsto engr yariisow

  • @maxamadjimcaale301
    @maxamadjimcaale3014 жыл бұрын

    Kip going to xassan cali khayre

  • @daadirelmi4717
    @daadirelmi47175 жыл бұрын

    Kkkkkkkkk, balaayo hor leh.....!! Haddaba ciidamada kabaxay keydmooyinkii lagu ogaa ama yaan lagu ogaan xaggeey fifaacaan oo xaggee laga diiwaan geliyey, mar haddii Kheyre leeyahay askari mishaar aan qaadan ma JIRTI/MA JIDHO, MA LAHAN, HABA KAYYYYAAAAABIN AYUU TAAGANYAHAY....

  • @mohamudmohamed954
    @mohamudmohamed9545 жыл бұрын

    Ciidamadii MAHAD SALAAD iyo 30 JIR 30 milyan haysta oo furumaha dagaalka ka soo baxay

  • @almahasat470
    @almahasat4703 жыл бұрын

    ومن يهن الله فماله من مكرم

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.2115 жыл бұрын

    Flim Hindi ah. Waan seexday.

  • @muusehaarun7000
    @muusehaarun70005 жыл бұрын

    masha allah mudane ilag haku garab galo

  • @cabdulahicabdisalan7990
    @cabdulahicabdisalan79904 жыл бұрын

    Cabdulahi the world cup of tea with a

  • @zakariyezarcad2579
    @zakariyezarcad25795 жыл бұрын

    Waxaana lagu leeyahay wa raisulwasare leh aniga igu imada lacagta ciidanka ma moda lacag u asagu leyahay inu sinayo

  • @kassimalasrar
    @kassimalasrar5 жыл бұрын

    waa la ogyahay mishaarka inaad bixisaan mishaarka

  • @chugrijama7139
    @chugrijama71395 жыл бұрын

    May God bless our Great Country of Somalia and Weaken Harder Our Enemies Dear Almighty God please Help Unite Somalis With Power, Health And Happiness Except Muse Bixi's Group Dahabshiil Mucaarad Traitors Damujadiid Mooriyaans Traitors Alshabaab , Danleey Dabadhilifs And Hadhgumeeysi Aamiin Aamiin

  • @sagalsagal852
    @sagalsagal8525 жыл бұрын

    Qowga maqashi waxna ha u qabanin ayu latagan yahay meesha tiiro been ah o waxb kamajiran ah e so dho dhoben aye layimaden maslaxa adunki wax sinjirey ayaga iska cershey balse canshorta gobalka banaadir lacgta laga keeno taas aya kabadan cidenka ina adeeryalow koxdan lix jcleysig mey iskadayan sidu kuwardiyen intad xolihisa xadeysid liban adduunyo iyo mid aaqiro ba alle imasiyo.

  • @qaran3751

    @qaran3751

    Жыл бұрын

    2023 la maraya kwrn maalinta commentigan bixineysay iyo hada makala duwano 😂😂😂

  • @mcnncm1318
    @mcnncm13185 жыл бұрын

    Waar ninka iska hadle waar kooxda nabar iyo naxdin sowta hotelada wada jiifta mida kale kooxda ciidanka u sheegayo in la diiwaan galiyey waa qorshe ciidan oo isaga farmaajo u gaar ah ciidamadii kale wuu kale waxa halkaa ka cad in qabiilo gaar ah ciidamo laga qortey qaar laga dul guuray

  • @sofiaabdulle6061
    @sofiaabdulle60615 жыл бұрын

    Mashruucii cayrta sax reysal wasaare

  • @efsuuntvchannel4703
    @efsuuntvchannel47035 жыл бұрын

    horay ba losoconaya. no retreat no surrender. #khefar heavyweights

  • @ciiltirestudio4047
    @ciiltirestudio40475 жыл бұрын

    Dad dhaqalesan lcg lgu daldaly mel Isugu keenay war bax cidan ma taqanidee

  • @mohayarehassan3843
    @mohayarehassan38435 жыл бұрын

    Waa in layslaxisabtamaa

  • @teamcanaad5579
    @teamcanaad55795 жыл бұрын

    Halyaay qaran wlh nabadaa inosoo carfeesa ee soomaliyey aan dulqaadano

  • @Hardyironman
    @Hardyironman5 жыл бұрын

    Guuleadayn miyaa kuwa meesha fadhiya

  • @zakariyezarcad2579
    @zakariyezarcad25795 жыл бұрын

    Bakh bakhle

  • @ahmedmursal1927
    @ahmedmursal19275 жыл бұрын

    Cashurtii shacabka laga qaday miya lagu dilaya malin walbo askar ka tirsan cidanka dowlada aya mel hebel shacab ku dilay faaido no ma ah ee waxkale la imada

  • @liibancartanxusen1070
    @liibancartanxusen10705 жыл бұрын

    Askariga somaliyeed waa muhiim inuu xaqiisa helo askari baahan oo gurigiisaba aan dab lagu shidan Askari kiro lagu leeyahy Askari ciyaalkiisii baahan yihin lagana rabo lacagtii iskuulka tii malcaamada sido kalana ay jiraan duruufo qoyska askariga somaliyeed hystaa waxba ma difaaci karaan cadawna lama diriri karaan Askariga somaliyeed waa kan ugu liita uguna hooseeya shaqaalaha dawlada waana kuw ugu mushaharka yar. 100$ buj askarigu qaataa waxbana uqaban mayso Bal ufiirso askarigu hawshuu hayaa waa tii ugu cuslayd hbeen iyo maalina cadawgaa gumaadaya oo dhiigooda la daadiyaa hadana 100$ buu marna qaata mararka qaarkoodna boqolkaas ma helaan oo waa la caaglaystaa..

  • @hodonhussien8722
    @hodonhussien87225 жыл бұрын

    Iska dahal baa ku dhacay illow nacafi wax aan la rumeneyn baa bulsho lala soo dhex istakaa

  • @khadarabdullahi1562
    @khadarabdullahi15625 жыл бұрын

    Melatariga mushaar lama siiyo😢😢

  • @naimamohamedadan576
    @naimamohamedadan5765 жыл бұрын

    Sacab meelo racsanyahay iyo meelo usocda la aqonin ayaba dilay dadkii

  • @samaalechannel2993
    @samaalechannel29935 жыл бұрын

    Subscribe ii saara saaxiibayaalow , Mahadsanidiin

  • @carabwiilboqortooyo2541
    @carabwiilboqortooyo25415 жыл бұрын

    Ra isul wasaaraha somalia

  • @kingdahir8527
    @kingdahir85275 жыл бұрын

    Madaxweynaha mustaqbalka qayre waaye

  • @umrumr7437
    @umrumr74375 жыл бұрын

    Canshurta sanad inlagu xiro sida sakadka shaqadana shabaab siisan dhudhumow waa lagu dalbartaa waa walaalihin warabo hasin hadaba waa lees yaqaana xaqa diinta xaqa wadanka ood qaadid iyo jiidid waa isla guri geenti maxaa yeelay soomali nimada qaali inagaba wadan ahaan dad ahan kudhiranahay iyago afaqon tilmaantod kusoconaa jidadka wasac nimadod dhismahod iyo kalsoo nida dhababka ka dhiman madaxduna wey iskukalsonan jees waa kabaxaya

  • @abdirashedrigan4756
    @abdirashedrigan47565 жыл бұрын

    Askariga waa in latayeeya si uu noqdo mid daryeela dalkiisa hooyo. Lagama aqbalayo muu diwaan gashaynayn askari adiga kaso horeyey ama askari ahaa markad adiguba Askariga ahayd oo biga fadhiya.

  • @adansarman9794
    @adansarman97945 жыл бұрын

    Ciidan musheer lasiinin waxba madifaaci karaayo yaanan been la isku sheegin

  • @johnjordon8947
    @johnjordon89475 жыл бұрын

    Habargidir iyo Abgaal Bililiqadii ayay rabaan

  • @ogasali3921
    @ogasali39215 жыл бұрын

    Cali dheera soo qabta

  • @mohacishqi7342
    @mohacishqi73424 жыл бұрын

    Waacad yahay warku raysal wasaaraha dalka

  • @cabdiwalisabriye8519
    @cabdiwalisabriye85195 жыл бұрын

    Yay cidan uyihin waa dowlad didki e mirahay gurtaan halasiiyo

  • @mrcmt9973
    @mrcmt99735 жыл бұрын

    Raisul wasaaare khyre ninka kaliya eee aaan khudbdiisa ka helo mudne nolow

  • @cashmoney4151
    @cashmoney41515 жыл бұрын

    Khayr Malaha Xiligi Farmajo la doortay wuu halmamay Janaayo maaha waaa Febraayo Xiligi farmaajo la doorte

  • @wejdaanaabdurahman3506

    @wejdaanaabdurahman3506

    5 жыл бұрын

    Xiligi farmajo la doortay kama hadayo ee hadalka fahan Dawlada farmajo waxa la dortay February lkn mushaarka January illaa December 2017 way wada bixisay

  • @ayaanlemusechannel506
    @ayaanlemusechannel5065 жыл бұрын

    Dhibka dhan waa sarakisha

  • @abdirahmanmumin5926
    @abdirahmanmumin59265 жыл бұрын

    Aftahanimo aan howl qabad lahayn

  • @sammie1163
    @sammie11634 жыл бұрын

    Ninkii sidaas u hadlayey maxaa ku dhacey. Maamulgobaleedyadii ayaa shirqooley. Wuxuuna ku waayey xilkiisii.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm13185 жыл бұрын

    Farmaajo iyo khayre ma waxay ciidamadii dufaaca ka dhigeen murursade iyo mareexaan waa maxay ceebta uu wado

  • @4yare182

    @4yare182

    4 жыл бұрын

    Dadkaaga dhinac ka raac

  • @fartuuncali5210
    @fartuuncali52105 жыл бұрын

    Sax wayo

  • @kingcc8941
    @kingcc89415 жыл бұрын

    Ppppp maant waxkale

  • @ifrahosman8262
    @ifrahosman82625 жыл бұрын

    khayrelaawe muddo 2 sanno wuxuu ku faanaa 100 doolar ayaa bixiyaa maxay gooysaa 100 doolar imisa ayay qaataan asaga iyo mooge iyo xilibaanada hoteelada ku qayilaayo waxaas waa ceeb askarta waa in 500 doolar lasiiyaa

  • @qubqac9913
    @qubqac99135 жыл бұрын

    khayroow, dadkani waxay u baahan yihiin XOOG in lagu maquuniyo, hadal waxba kuma laha

  • @marshaal9099

    @marshaal9099

    4 жыл бұрын

    Afweynaa ayaa xoog villa soomaaliya ku fadhin lahaay abid waa kuma qofka xoog kursi ku fadhiisan lahaay ee ku riyoonaya qarnigaan

  • @qaadiryarow1350
    @qaadiryarow13505 жыл бұрын

    Ar been badna rw ma ciyaal dugsi uu la hadlay ilahiyo nadhaafi ninkan beenta badnaa muxuu isu xiiqinaya beentiisa waaye

  • @cabdiwalisabriye8519
    @cabdiwalisabriye85195 жыл бұрын

    Wa maleshiyo beled lacag lomahayo bada biya kacaba ha idunku taagnato

  • @salahjebril
    @salahjebril5 жыл бұрын

    Nin jilaa ah wax ka sugeyna

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto74835 жыл бұрын

    nlow

  • @Somfox1
    @Somfox15 жыл бұрын

    Waa in aan soo celinaa Sharaftii iyo Awoodi qarankii Somaliyed , waad ogtihin cadow shisheeye ayaa Somaliya dhinac walba ka xiga , xataa carab ku dar .. waa in dadkeenu gacmaha is qabsadaa oo Somalinimo iyo iska wax u qabso ku shaqaynaa .. wayihii hore iyo sharaftii kzread.info/dash/bejne/d5Zkw5VqhcLTXdI.html

  • @sacdiyamustaqbal5939
    @sacdiyamustaqbal59394 жыл бұрын

    Soomaaliya dib u laaban mayso

  • @ciisaxayaate8870
    @ciisaxayaate88705 жыл бұрын

    Askariga somaliyed la ma siyo xuqauku filan benta dowlada

  • @asagure7593
    @asagure75935 жыл бұрын

    BEENI RAAD MALEH

  • @drhassannasiib2742
    @drhassannasiib27425 жыл бұрын

    Faataale ilaa goormaa wadi beenta iyo istooxaarinta 2yrs is enough been aan waxba ka soo bixin iyo qeylo aan waxba tarin

  • @abdullahiayoub5631
    @abdullahiayoub56315 жыл бұрын

    Uma eka nin la.hadlaaayo Rag la siman waxaad moodhaa macalin dugsi Oo ilmo bartay Ganbiska Dugsiga la hadlaaayo

  • @kuuskaas4742
    @kuuskaas47425 жыл бұрын

    Shaqo naag inaadeyrtey darteed la igu siiyo ma qaateen. Waa ceeb dhaqan somali maahan.

  • @MudaneSooyaal

    @MudaneSooyaal

    5 жыл бұрын

    Xaarka iskasoo dhaq adeer ninkaan Soomaaliya qorshuhuu dejiyo ayaa lagu hagaa tii Alle kasokoow. Wadanka iyo dadka ayuuna u shaqeeyaa ee ruux uma shaqeeyo yaa dabbaal.

  • @osmanlegend6402
    @osmanlegend64025 жыл бұрын

    Ma matalo nin masuul ninkan

  • @mohayare9174
    @mohayare91745 жыл бұрын

    Nin waxoo rabo iska sheegay uma xumid down down dhac dhac

  • @ABDULABDUL-uj4ke
    @ABDULABDUL-uj4ke5 жыл бұрын

    Filimkii agni ninkii daawaday kheyre inuu agni iska dhigaa wuu dareemi karaa soo gacmaha u fiiq fiiqaa isku warwareejinaa ma filim baa jilnaa

  • @adelosman6378
    @adelosman63785 жыл бұрын

    Ma qaladpa in tazi la izku zhego 🤣🤣 haaa kuwa leh ciyal fodo ahan jiren

  • @abshirbashir2915
    @abshirbashir29155 жыл бұрын

    War isku xishood oociidanka xaqiisa sii kheyr laawe

  • @mahadahmedali8259
    @mahadahmedali82595 жыл бұрын

    Kheyre hindiguu badsaday sisuu u jilaayo beenta mala ila arkay asxaabta inta ila aragtay like isaara

  • @mohamedismailmohamed71
    @mohamedismailmohamed715 жыл бұрын

    Ninkan Ciidanka Cabanaya u hanjabaya maxaa ka khaldan; haddii ay jirto inuu lacag la cunay dadkii cunay wax ka qabo , Ninkan Daacad uma muuqdo waxaana ka muuqda kibir iyo isla wayni , aniga ilama fiicna hadalada noocaas ahi , iskuma xidhna kaantaroolka nidaamka maamul iyo cabashada Ciidanku

  • @barliinxasan2022
    @barliinxasan20225 жыл бұрын

    Waligey ma arkin dowlad ka been badan Been iyo wax qabad LA aan ayey isku darsadeen Allow wadankaan adaa u maqan

  • @abrahammussa4658
    @abrahammussa46585 жыл бұрын

    Body language kiisa iyo hadalkiisa marka la eego 99% waa been cad iyo af-tahanimo

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever4843 жыл бұрын

    Beenaale qadaadweyn 😂😂 Been lagu gaadhi maayo🥵

  • @liibancartanxusen1070
    @liibancartanxusen10705 жыл бұрын

    Askariga somaliyeed waa muhiim inuu xaqiisa helo askari baahan oo gurigiisaba aan dab lagu shidan Askari kiro lagu leeyahy Askari ciyaalkiisii baahan yihin lagana rabo lacagtii iskuulka tii malcaamada sido kalana ay jiraan duruufo qoyska askariga somaliyeed hystaa waxba ma difaaci karaan cadawna lama diriri karaan Askariga somaliyeed waa kan ugu liita uguna hooseeya shaqaalaha dawlada waana kuw ugu mushaharka yar. 100$ buj askarigu qaataa waxbana uqaban mayso Bal ufiirso askarigu hawshuu hayaa waa tii ugu cuslayd hbeen iyo maalina cadawgaa gumaadaya oo dhiigooda la daadiyaa hadana 100$ buu marna qaata mararka qaarkoodna boqolkaas ma helaan oo waa la caaglaystaa..

  • @ciisaxayaate8870
    @ciisaxayaate88705 жыл бұрын

    Askariga somaliyed la ma siyo xuqauku filan benta dowlada

  • @abukaromar8760

    @abukaromar8760

    5 жыл бұрын

    Adaaa been loo ah waxaad na u hadleeysaa qabiil dartiis ogoow waad dhiman doontaaa waana lugu su aali doonaaa wax walba afkaaga kasoo baxa.