Salaad Cali Jeele oo ka hadlay Al-shabaab iyo arimo kale"eebow gaalnimo wax ka danbeeyo majiro?

Пікірлер: 5

  • @crashiidmaxamed83
    @crashiidmaxamed83 Жыл бұрын

    Walahi ninkan safiir wax ka weyn buu u qalmaa wadani dhaba ilaahay haku sharfo weli qof muwaadina qurba joog wadankii cashuur ku celiya kalamuu hadlin lkn waa dariiq aad furtey

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Жыл бұрын

    Vêtu funny walaahi waa runtii alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Жыл бұрын

    Waa doqonka qudha ee aan jeclahay inaan dhagaysato very funny noolow mujahid Salaad

  • @samowade1300
    @samowade1300 Жыл бұрын

    1:45