"Dowladda si cilmiyeysan wax waa looga sheegi karaa,laakiin Dagaal ayaan ku qaadeynaa Dowladda..."

"Dowladda si cilmiyeysan wax waa looga sheegi karaa,laakiin Dagaal ayaan ku qaadeynaa Dowladda sax ma ahan"

Пікірлер: 4

  • @user-tw7uk5ed5k
    @user-tw7uk5ed5k14 күн бұрын

    Maanshaallah Maanshaallah

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x14 күн бұрын

    Awoowe dadka somaliyeed waxey moodaan in gabdhuhu yihiin dameerka u raran reerkoo dhan islaanta hooyadaa wiilkeeda iyo gabadheeda yeey kala xigsan ee ha ula dhaqanto sinaan hadii kale Wlhy gabdhihiina waa kuwa ugu badan ee aad ka heshaan naxariista wey idika xumaaneysaa ee plz xaqdarada iska ilaaliya Somaliyeey 😢😢😢😢😢😅

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis942014 күн бұрын

    SOMALIA WAXAY KA BAXDAY XADKII ISLAMNIMO KII DOWLADNIMO KII INSAANNIMO WAXAY KU SOO ARUURTAY MADAX IYO CALOOL MAXAAN CUNA MAXAAN CIYAARA. SOMALIA ASHAHAAD HALOO QABTO MAR KALE SIDAN XAQ MAAHA🤸‍♂️

Келесі