ILWAAD ELMAN OO U SAMEYSAY XAFLAD LAMA FILAAN AH | KHADAR KEYOOW | MUQDISHO IYO MAANTA

Музыка

Copyright Protected By Y3A Films!
Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
Follow us on social media:
/ y3a_films
vm.tiktok.com/ZM8778exp/
/ moade2020
Need a ride to the Doctor's appointment?
www.usacaretrans.com
Fly Cheap
www.isavetravels.com
Download App:
play.google.com/store/apps/de...

Пікірлер: 813

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE4 жыл бұрын

    Munaasabad Qaali ah , Soo dhowayn Qurux Badan, Dhallinyaro Qaramaysan iyo Fannaan Qaran Khadar oo laga maydhay Qarbooshkii Xabsiga itoobiya...thank you Elwad iyo Hooyo Fartuun .. ✌️Muqdisho Caddeey🇸🇴

  • @faadumocali7756

    @faadumocali7756

    4 жыл бұрын

    Abdi askari walal jira💙

  • @m.sharif382

    @m.sharif382

    3 жыл бұрын

    Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe mahadsanid huray usoco

  • @m.sharif382

    @m.sharif382

    3 жыл бұрын

    @@faadumocali7756 sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe

  • @s24soomaalitv

    @s24soomaalitv

    3 жыл бұрын

    Subscribe inoosaara

  • @fatimathegamer5671
    @fatimathegamer56714 жыл бұрын

    I love her she so positive just like her father and sister may Allah grant them jannah I pray Allah to protect you sis💪🏽💪🏽

  • @ib4471

    @ib4471

    3 жыл бұрын

    I love you guys like

  • @m.sharif382

    @m.sharif382

    3 жыл бұрын

    Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe 1

  • @m.sharif382

    @m.sharif382

    3 жыл бұрын

    @@ib4471 sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe

  • @liibandaahir7278
    @liibandaahir72784 жыл бұрын

    vediogaan waxaa ka muuqato qiiro wadanimo 😭😭😭ilaahow wadankena nabad nooga dhig yaa allah somali hdee is raaci lahyd wadamo badan baa nagu riyon lhaa ilhow wadankena noo soo celi nabadisa somali quluubteda alle isku furo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @ausanqueen364

    @ausanqueen364

    4 жыл бұрын

    Amiin yarabi allah dalka no hagajiyo

  • @xadiyojamac8801

    @xadiyojamac8801

    4 жыл бұрын

    Qadka

  • @SOlO0099

    @SOlO0099

    4 жыл бұрын

    Liiban Daahir Amen

  • @hamsearab1084

    @hamsearab1084

    4 жыл бұрын

    😢😢😢😢😢😢 allow wadankeena nbd nooga dhig yaa rabi

  • @sacdiyoxassan4574

    @sacdiyoxassan4574

    4 жыл бұрын

    Amiiin yaaa rabiiii

  • @ruweydatiktokchannel8687
    @ruweydatiktokchannel86874 жыл бұрын

    Dhamaan soomaalida gaar ahaana reer Elman iyo xildhibaanada 😭 waa anigoo ah hooyo jecel dalkeeda iyo dadkeedaba I love ❤️ somaali!!!

  • @abdiabdi6872

    @abdiabdi6872

    4 жыл бұрын

    Masha Allah hoyo wanu kujecel nahay

  • @arwaloveaadancade9092

    @arwaloveaadancade9092

    4 жыл бұрын

    Mee too xabibti

  • @maalikoizze5112

    @maalikoizze5112

    4 жыл бұрын

    Amin Yaaaarbi wllllhi Waaan ilmeeyay 😭😭😭😭

  • @abuukarofficial7603
    @abuukarofficial76034 жыл бұрын

    Xdaa Comment keyga aqriso Hooyada janada Allah Like ta dhac kuzii 👌✌😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abuukarofficial7603

    @abuukarofficial7603

    4 жыл бұрын

    Allah geeyo Amiin Amiin Amiin

  • @feisalahmed5588

    @feisalahmed5588

    4 жыл бұрын

    Amin

  • @abuukarofficial7603

    @abuukarofficial7603

    4 жыл бұрын

    @@feisalahmed5588 mhdsand wllo

  • @wiilboqortoyodee1700

    @wiilboqortoyodee1700

    4 жыл бұрын

    Masha alla h

  • @wiilboqortoyodee1700

    @wiilboqortoyodee1700

    4 жыл бұрын

    XDA qadar keyow taagerto like ta dhac kusiii

  • @ilwaadquruxonofficiol7216
    @ilwaadquruxonofficiol72164 жыл бұрын

    Dadkeygiii REER #MuqDiSha idn jeceliya #LIKE Hadaad Ciyaal xamar tahy....💋💋❤❤❤❤❤🙏🙏

  • @alaskabreezy4623

    @alaskabreezy4623

    4 жыл бұрын

    Diyar ♥️🇸🇴💯💯

  • @bishaarojeele5192

    @bishaarojeele5192

    4 жыл бұрын

    Waw masha allh

  • @bishaarojeele5192

    @bishaarojeele5192

    4 жыл бұрын

    Waa fanaan qaran

  • @bishaarojeele5192

    @bishaarojeele5192

    4 жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤👌

  • @mmj01nice69

    @mmj01nice69

    4 жыл бұрын

    Like kaliya igama mudnid iLwaad 🔥😘

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed41174 жыл бұрын

    Inta mugadisho jecl like isaar wll hadaa soo boqatay

  • @mudahikosman4379

    @mudahikosman4379

    4 жыл бұрын

    Me dhiigaygaa uquurqa

  • @maria.safarow7619

    @maria.safarow7619

    4 жыл бұрын

    Me zaid u jclhy wlhi wana u xiswy❤😥

  • @najaxnalkaofficial6532

    @najaxnalkaofficial6532

    4 жыл бұрын

    Like raadis miyaa ka tahy shucyb kkkk

  • @myqueenhabonkaahiye4517

    @myqueenhabonkaahiye4517

    4 жыл бұрын

    Masha allaah muqdisho cadey my dhiiga uxiisay wlh viva muqdisho cadey ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️✔️✔️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯

  • @ilhanali7907

    @ilhanali7907

    4 жыл бұрын

    shucayb mohamed 😂😂😂😂 adigu so rer Galkacayo ma tihid sh.gagac Nio

  • @mouniramounabella2388
    @mouniramounabella23884 жыл бұрын

    Reer Djibouti hadaan nahay we love mugdisho caadey

  • @zahracismaan7312

    @zahracismaan7312

    4 жыл бұрын

    Sidii kle

  • @nadifasiad5456

    @nadifasiad5456

    4 жыл бұрын

    We love hii walaal Djibouti

  • @Bigaax1

    @Bigaax1

    4 жыл бұрын

    We love maxaa lagu dhahaa djbouti

  • @shukrideeriye774

    @shukrideeriye774

    4 жыл бұрын

    We love you walalheey reer jabouti dhal boqortooyo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💞💞💞💞💞💞💓💕💕💓💓

  • @ikraaam1202

    @ikraaam1202

    4 жыл бұрын

    D jabuuti meel aan jclhy Allow ikas inaan mar un tago💋💜❤

  • @muniiromohamed8122
    @muniiromohamed81224 жыл бұрын

    Wallhi aniga hees madhageesto lakin quf muqdisho cadey markaan maqlo waan qiirodaa allaw noodhaaf soomaliyo cadeey hanoolato ilove somaaliya

  • @Bigaax1

    @Bigaax1

    4 жыл бұрын

    Hada maxaa dhageysanoosaa

  • @eglandheyman1192

    @eglandheyman1192

    4 жыл бұрын

    Muniiro Mohamed o hada Meeshan sheikh umul miyaa ka wacdinayo🤔🙄

  • @saynabbintulula2790

    @saynabbintulula2790

    4 жыл бұрын

    Mash Allah Abyo

  • @isxaaqcumar7402

    @isxaaqcumar7402

    4 жыл бұрын

    Maxa uff keenay hadaad somali jeceshay nacala carab ku taale

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet12064 жыл бұрын

    somalia ha noolato ree muqdisho dad qalbi saafiya leH cuqdad ka dheertaaHy Love from Boorama ❤🙏

  • @bandhigmedia8731
    @bandhigmedia87314 жыл бұрын

    Ciyaal xamar inta jecel Like isra

  • @HamzaHaaji
    @HamzaHaaji4 жыл бұрын

    Ilwaad wa gabar howl kara khadarna wa fanankena aan jecelnahay marna walalken ilwad and khadar 👫proud of you❤❤🙏🙏

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed83244 жыл бұрын

    Mashaaalah ani reer Djibouti ayan ahay wlhi lakin farxade zaida ayan daremaya walaladey reer Xamar oo wakhti iska qadanaya iyo keeyow oo xoriyadisi dib uhelay allow xamar cadey casimadena nabad nooga dhige ❤❤❤ Xamar magalada adunka ugu jeclahay inshallah wane so boqane dhawan

  • @caishacuud1140

    @caishacuud1140

    4 жыл бұрын

    Abdirahmaan Mohammed so dhawaw abowe muqdisho wa magaldad wa sidi djabout u jecel nahay baad u jeceshan filaaaaaaa.anigama Djibouti inana malin uun cagaha dhiga waliba heey labta gelsho walalhayga rer jabuuti insha allh

  • @safiaali1728

    @safiaali1728

    4 жыл бұрын

    Muqdisha wa magaladadi ku so dhawow

  • @abdourahmanmohamed8324

    @abdourahmanmohamed8324

    4 жыл бұрын

    @@caishacuud1140 anaga wane jecel nahay Xamar cadey wa casimadena inshallah malin wa midowena allow nabad noga dhige anagu ma uqdadeysanihin wllo qali

  • @cuntomacaanchannel3606

    @cuntomacaanchannel3606

    4 жыл бұрын

    Insha allah wallo sodhawaw mugadisho wa casimadii soomali ween 5ta somali baleh

  • @halimomaxamad1995

    @halimomaxamad1995

    4 жыл бұрын

    waankula hay lkim xar ayaan daganahay

  • @HamzaHaaji
    @HamzaHaaji4 жыл бұрын

    Elman family wa familyga u huray naftoda iyo maalkoda waliba waxe kayimaden Canada o nolosha taalo cid walbo ogtahay waxeyna imaden wadankodi hoyo 9 march 1996 waxa lagu dilay muqdisha abahod Elman Ahmed Ali AUN sanadki laso dhafayay daba yaaqadisi waxa ladilay almas elman o ah gabadhisi ayadana AUN Iiman elman ayadana waxey ka tirsantahay ciidanka xoga dalka somaliyeed ilwadna wa aragtan o waxey madax katahay Hay'adda Elman peace marka aan u duceyno in ilaah amansado familygan sharafta leh🤲🤲🤲🤲🤲

  • @somcastudio2899
    @somcastudio28994 жыл бұрын

    Ilwad elman hadaan arko wallhi waan ooyaa waayo waxa ka maqan garabkeeda elmaas elman 😓🌎😭😭😭😭😭😭😭Allow janada ugu deeq almaas elman 😓😓😓😓😓😓wabaa 😓😭 I aaamusiya

  • @museymaoffical6927

    @museymaoffical6927

    4 жыл бұрын

    Aaaaaamin ayada iyo maxamud cali Axmed elman Allah ha unaxariisto

  • @mariyoqueen358

    @mariyoqueen358

    4 жыл бұрын

    Somca Studio allah whi gbdhii dhimnteysy ani tanaa umaleenayeh oh allaha unaxaristo dhmn muslimka oodhan

  • @caydaruusyare9458

    @caydaruusyare9458

    4 жыл бұрын

    Aamin

  • @anisaali7317

    @anisaali7317

    4 жыл бұрын

    Aamin aamin 😭😭😭

  • @zamzammohamed7923

    @zamzammohamed7923

    4 жыл бұрын

    Ameen

  • @golhyeshire9657
    @golhyeshire96574 жыл бұрын

    Shaqsi fanaan ah oo an isla way neen inuu yahay qadar keenyow liik isaara 🙏🙏 walaalayaal

  • @abdiothman9875
    @abdiothman98754 жыл бұрын

    Ilwaad waa gabar qalbi mcn leh qof walba wuxu ka aqrisan kara wajikeyda farxada kamuuqato allow kudhowr gabar wax bdn og love you too much from germany🙏🙏🙏

  • @maankagaming
    @maankagaming4 жыл бұрын

    😭😭Minute quraa ka maqnaan karaa Keeyow really nin lawada jecelhy fankiisa 👌 Y3A keep going legend👏

  • @wadanisomali5911
    @wadanisomali59114 жыл бұрын

    Jcylka u qabto xbbena muxamad scw scw scw scraeb I igu qbo

  • @ikranabdirashidhassan505

    @ikranabdirashidhassan505

    4 жыл бұрын

    @@isxaaqcumar7402 subahaanalah nacaladih kuguh dhacday 😡😡 ka xiishod nabigah scw wax bila imaan ah bad thye😡

  • @isxaaqcumar7402

    @isxaaqcumar7402

    4 жыл бұрын

    ikran Abdirashidhassan nacdasha carabtu samaysatay ani igu dhici mayso ee ya somalidu yaysan kugu dhicin

  • @hoo3976

    @hoo3976

    4 жыл бұрын

    Scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw

  • @hoo3976

    @hoo3976

    4 жыл бұрын

    Fadlan ilah kabaq nabiiga cayniin ilah hakuso hadeeyo

  • @ikranabdirashidhassan505

    @ikranabdirashidhassan505

    4 жыл бұрын

    @@isxaaqcumar7402 iilhy ulabo oo nabiga afkah ka dhig

  • @omarabdulahi3661
    @omarabdulahi36614 жыл бұрын

    Qoriga dhig qalinka qado waxay aheed orahda baba ilman ilahay ha unaxariste he was hero

  • @nahaaldiamond7786
    @nahaaldiamond77864 жыл бұрын

    😥Muqdisho frxadeda wa ilmeya alaw dhbta ka hay mgaladidiyey❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

  • @nuunetube9471
    @nuunetube94714 жыл бұрын

    Inta khadar keyow taageerto like iii saara

  • @hamkam4383
    @hamkam43834 жыл бұрын

    Ilman sister your changing lives. I am crying while I am watching this flog I can not thank you ilman and khader keeyow somalia ha noolaato.

  • @sumayoabdullahi5695
    @sumayoabdullahi56954 жыл бұрын

    muqdisho cadey Ani casimadayda aan jeclahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayaandheeman7788
    @ayaandheeman77884 жыл бұрын

    Khadar keyaw fanan kena xush mad ayad naga mudan tahy mel wlpo aan jogno fanankena ❤🙏🙏🙏 Muqdisho janadi dunida allaw sidan u jclahy nabad ula jclaw 🤲❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋💋🌹🌹🌹 From canada🇨🇦🇨🇦🙏

  • @adnaanmohe1290

    @adnaanmohe1290

    4 жыл бұрын

    Canada ana uso socda e iso dhaway ayaan 🙏

  • @zackvaandhe090

    @zackvaandhe090

    4 жыл бұрын

    Casimada umada somaliYeed Vanaanka Umada somaliYeed Muqdisho iLhaow dhipka noga duL qaad oo walaaLaHa somaliYeed midee ❤💯❤ from Lascanod somaLiYa 🇸🇴❤

  • @ayaandheeman7788

    @ayaandheeman7788

    4 жыл бұрын

    @@zackvaandhe090 Amin Amin 🇸🇴💪🤲❤🔥

  • @ayaandheeman7788

    @ayaandheeman7788

    4 жыл бұрын

    @@adnaanmohe1290 Ok apowe u well come nabad ku imaw si nabd iyo cfimd ahana ugu nolaw I.a🤲🙏

  • @ilwaddayib4636
    @ilwaddayib46364 жыл бұрын

    I love you mugdisho cadey wan idinku qarwa haven io malin ano idinla joga ilahow hay diliin ano cagta sariin mugdisho cadey😥🤲from hargeisa🤗

  • @husseinkaskeeyofficial4316

    @husseinkaskeeyofficial4316

    4 жыл бұрын

    Xilli walba my sister gcmo furan🔥❤

  • @asmanasab3027

    @asmanasab3027

    4 жыл бұрын

    Waxan idinka sosalamaya jamuriyada somaliland hanbalyo reer muqdisho wlashenena alle hownaxaristo qof qimalay shayde

  • @safaofficials609

    @safaofficials609

    4 жыл бұрын

    Mash alllh illhy ha dayo wlken khadr kiywa

  • @safaofficials609

    @safaofficials609

    4 жыл бұрын

    💖💖💖💖💖💖💖

  • @safaofficials609

    @safaofficials609

    4 жыл бұрын

    😥😥😥😥😥😥😥

  • @waladudacwa8911
    @waladudacwa89114 жыл бұрын

    Allow Muqdisho Nabad Ka Dhig Wlhi Wan Jecelahay Inan Arko Walaaladay O Faraxsan🥰❤

  • @laanimedia5426

    @laanimedia5426

    4 жыл бұрын

    War waxey mogdisho Nabad uheli l.dahay waxee tahay waa macaasida iyo Hesaha iyo munkarka lagusameenayo

  • @laanimedia5426

    @laanimedia5426

    4 жыл бұрын

    Marka sxb tan farxad maahan ilaahayna waa ucareesanyahy

  • @waladudacwa8911

    @waladudacwa8911

    4 жыл бұрын

    Waa run pro lkn aduunka maanta ma meel anay macasi ka dhicin ba jirta

  • @waladudacwa8911

    @waladudacwa8911

    4 жыл бұрын

    Inoo wada ducee inuu ilaahay inaso wada hadeeyo yaguun mahe. si gaarana yaga ugu ducee inuu ilaahay dhibatada kadul qaado

  • @shamsaismail7904

    @shamsaismail7904

    4 жыл бұрын

    Amiin

  • @farxiyonuur2977
    @farxiyonuur29774 жыл бұрын

    Masha allah wlhi marka joga talkaga hoyo wax kaga farxad badan ma jirto🤗👍

  • @bsnznnsnsnsnborowoficial6806

    @bsnznnsnsnsnborowoficial6806

    4 жыл бұрын

    haaaa

  • @fardowsamohamedadam5284

    @fardowsamohamedadam5284

    4 жыл бұрын

    9o99

  • @abdinaasirmohamud5432
    @abdinaasirmohamud54324 жыл бұрын

    Waaw Gabdho Xijaaban Baa Ii muuqda ManshallaH Hablaheena Alle Ha Dhawro DhammaantooD

  • @hamkam4383
    @hamkam43834 жыл бұрын

    What an example for all of us . Ilmad I love you like my own sister thank you what your doing for our country.ilaahay ha ku dhowro.

  • @gulledendo4572
    @gulledendo45724 жыл бұрын

    Love You Somalia Guul Dalkeena Like Iguu Qabta Ilmadeerayl🇸🇴🇸🇱♥️

  • @abdisalambarqadle1310
    @abdisalambarqadle13104 жыл бұрын

    Ilwaad iyo iimaan waa gabdho qalbi furan Almaas allaha unaxaristo😥

  • @nedraabdishakuur7492

    @nedraabdishakuur7492

    4 жыл бұрын

    Amiiin

  • @mumtaazhasan5655

    @mumtaazhasan5655

    4 жыл бұрын

    Marwalbo nolasha dambe ayaa qalisan aniskudayno nolashan gaban in ankuwaynin nolasha dambe ee waliged waresa insha alah (dhalasho+dhimasho+ nolal waliged ah)mansha alah alah hanagu gulesiyo taas insha alah)(amiin)amiin)

  • @sacdiyoxassan4574

    @sacdiyoxassan4574

    4 жыл бұрын

    Amiiiin

  • @nimcanoffset6259

    @nimcanoffset6259

    3 жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👈🏻😜🤲

  • @bellafarah2573
    @bellafarah25734 жыл бұрын

    Muuqalka mrkn daawaday wxn is arky anigo ilin farxadeed iga socoto ilaahow farxada u siyaadi dadkeyga ❤🙏🇸🇴

  • @farhanabdiciise5869
    @farhanabdiciise58694 жыл бұрын

    Khader hdd ii aarkeyzo like isaar adiiga oo khader ah like iisar

  • @omarw5124

    @omarw5124

    4 жыл бұрын

    dhaaley team channel 😂😂😂 mid iska dhigaa mA ogolid hye dadbaad bahasha hoos dhigtay ninyahaw

  • @farhanabdiciise5869

    @farhanabdiciise5869

    4 жыл бұрын

    @@omarw5124 wxs ma jiiran ee hadlka ha dawoolin bro soo daay sii fcn ii fhnsii

  • @omarw5124

    @omarw5124

    4 жыл бұрын

    @@farhanabdiciise5869 WD FAHANTAY BRO KPG

  • @ayaanbeelacumar3234
    @ayaanbeelacumar32344 жыл бұрын

    Mashallah wax walba oo kudhaca dad iska faraxsan reer muqdisha ilaahaw cadowga ka qabo iyo xaasidiinta 🤲❤❤🌎

  • @shawtyshawty2885
    @shawtyshawty28854 жыл бұрын

    This made me so happy wallahi love my people from the buttom of my heart🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭🥺🙏🏽❤️❤️❤️

  • @kamal4795
    @kamal47954 жыл бұрын

    6:45 he made her day ♥♥

  • @beinghuman1430

    @beinghuman1430

    4 жыл бұрын

    She is so lucky wlh

  • @mohaaahmed1201
    @mohaaahmed12014 жыл бұрын

    Elmaan waxey ubahantahy farxaaad Somalia please gabada hala Garabqabto we love you elmaaan ❤

  • @apdalaahmedomerr1694
    @apdalaahmedomerr16944 жыл бұрын

    Muqdisho waaN jeceLHy WlHi iLaahoow farxadaa uziYaadi oo cadowga ka qabo from hargeisa

  • @martisoor8576
    @martisoor85764 жыл бұрын

    Muqdisho cadey 😍😍😍 Khadar Keeyow fanan aan ku faano 😍 y3a keep up the good work sxb.

  • @idilnur2211
    @idilnur22114 жыл бұрын

    Ilaahow cadaw ka qabo o ilaahow nabad kadhig xamar kolay aniga o yar aya layga so barakiciyay reer xamar qabiil maleh ilahow xafid wiilkas iyo elman iyo intii somalinimo kujirta

  • @haaskeyproduction2744

    @haaskeyproduction2744

    4 жыл бұрын

    Nosoo dhawoow marwalbo qofkasto oo somali ah waa jecelnahay walaashey

  • @idilnur2211

    @idilnur2211

    4 жыл бұрын

    Ibrahim Production thanks 🙏 walal

  • @harunhashi5365
    @harunhashi53654 жыл бұрын

    Inta Ilwaad cayaarteeda ka heshay Like😀👌

  • @qowmiyadasomalida3282
    @qowmiyadasomalida32824 жыл бұрын

    Reer hargaysa dhalada hadaad tahay ood jeceshahay in lamidoobo like

  • @ubahnurhusein6181

    @ubahnurhusein6181

    4 жыл бұрын

    Ani reer hargeysa ma ahi reer muqdisho ahey lkn waan jeclahey hargesa viva somaliland

  • @khalidashli4400

    @khalidashli4400

    4 жыл бұрын

    Midow waxn ahayn maydan haynba

  • @abdirahmanmohamud2950
    @abdirahmanmohamud29504 жыл бұрын

    I love Elman Family 🇸🇴💯

  • @osmanmohamedshimali4394
    @osmanmohamedshimali43944 жыл бұрын

    Ree Elman waaa dad hormarka dowladnimada jecel idman ilwaad !{Elmaas Elman } Allah Ya raxma khadar keeyow fanaan wayn Guulaysta dhamaaan

  • @abdinasirabuukarguutaale2902
    @abdinasirabuukarguutaale29024 жыл бұрын

    Elwad elmi allaha xafido aqoon uma lihi idinkaga mid aan ahey waa qof wanaagsan qofkii wanaagsan ma qarsamo waa qofta keeyow ilaahey ka sokoow heer garsiiyeey waxana dhalay elman allaha yaraxama 💖💖💖🙏🙏🙏🙏🙏

  • @nedraabdishakuur7492

    @nedraabdishakuur7492

    4 жыл бұрын

    Alle ha unaxaristo aderkey mcn 😥😥

  • @abdinasirabuukarguutaale2902

    @abdinasirabuukarguutaale2902

    4 жыл бұрын

    @@nedraabdishakuur7492 aamin abaayo aniga waa abtigey cml

  • @maria.safarow7619

    @maria.safarow7619

    4 жыл бұрын

    Iyada neh wala diley😥😥😥😥

  • @Princess-ij6eg

    @Princess-ij6eg

    4 жыл бұрын

    Maria. Safarow yaa Allah gorme😭

  • @abdinasirabuukarguutaale2902

    @abdinasirabuukarguutaale2902

    4 жыл бұрын

    @@maria.safarow7619 ayada ma ahan waa walsheed ka weyn abaayo

  • @maxamud_ozil
    @maxamud_ozil4 жыл бұрын

    Muqdisho inaY soo saartaY Dad taalant leH Yaa igu raacsan from hargeisa

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan94554 жыл бұрын

    alhamdulilaah apwe khadar love you marhadaad cadaawgiii Somalia kasoo baxsatay

  • @ibraahinmuusedhimbiil2732
    @ibraahinmuusedhimbiil27324 жыл бұрын

    Keeyow noolow fanan Mira🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @munashire1150
    @munashire11504 жыл бұрын

    Walahi waa ilmeeyay qadar dad jecel uu haystaa Allah sharfo mamo faltuun iyo ilwaad iyo dhamaan elmanpeace

  • @hodoali1307

    @hodoali1307

    4 жыл бұрын

    Sidoo kle Abyo 😭😭😭😭😭😭

  • @reymaz8
    @reymaz84 жыл бұрын

    Fananka kaliya ee aan qabno hda nhy rer muqdisho Mi keyow😙❤

  • @caishacuud1140

    @caishacuud1140

    4 жыл бұрын

    Kuwa badanaaan qabaaan ee ha xaqirin walaldaaa kale

  • @xananali2159

    @xananali2159

    4 жыл бұрын

    Caisha Cuud Run waayo Caisha😀

  • @hayadeoubeiche2595
    @hayadeoubeiche25954 жыл бұрын

    Xoriyadiisa uu dib u helay fanaan kenyo waanu soo dhawaynayna . Aad ayaan u taageera fankiisa anigu ........REER XAMAR .. salaan sare ayaan idiin soo dirayaa ....VIVA SOMALIA . From Dickhil ( Djibouti)

  • @sahromuhammed5342
    @sahromuhammed53424 жыл бұрын

    I am support All of you labadiinaba wa idin tageera Ilwad and keyow 😟❣️❣️❣️❣️ god bleesed everywhere😭

  • @suadsiman7443
    @suadsiman74434 жыл бұрын

    Heybad waxed kuledahay dhulkada hooyo fanankena qaalika allaha nokadayo❤👏🙋‍♀️ Ilwad levely sister

  • @mosr4400
    @mosr44004 жыл бұрын

    Gabadha wlh masha allh waaye keeyow sxp legend fanaan qaran🔥💖

  • @kunaguero7313
    @kunaguero73134 жыл бұрын

    Wad mahadsantihin Rer Elman Allah haidin hafidho. I love Xamar cadey🇸🇴

  • @mohamedkarama5891
    @mohamedkarama58914 жыл бұрын

    I dont call him Keyow...I call him Wadanni Guy. Keep it up bro

  • @moali6857
    @moali68574 жыл бұрын

    Waa ii farxad ii aan arko dhalinta Soomaaliyeed ee Muqdisho oo waqti wanaagsan iyo jawi farxad leh ku jira ilaahay sida ha ugu wado oo qarax tacsida iyo murugoda ha ka hayo aamiin dhaha hadaad farxada shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan reer Muqdisho jeceshihiin somaali ha israacdo haa burco ayaan ku dhashay 4 jirna anoo ah ba la iga qaxay dulcad teendho yin ku yaala van kusoo barbaaray takfi ii cuntay qamadi iyo misir UNHCR bixin jirtayna dabcan kayuu waan u galay laakiin waxaas oo dhan waxaa ka muhiimsan midnimada Soomaaliyeed iyo u bad keena oo nabad hela oo aduunka la jaan qaada nimcada dalkooda ku duugan na lasoo baxa oo munafacaadsada yaa inta igu raacsan

  • @masnoibrahim3046

    @masnoibrahim3046

    4 жыл бұрын

    wll kulamid ayan ahay wan jeclahay wllhyga Somalia in ay farxad kudhamestan inta kadhiman noloshoda farxad iguwara wllhyga qali

  • @masnoibrahim3046

    @masnoibrahim3046

    4 жыл бұрын

    adna wankaga mahadcalinaa intad wllha jeceshahay oo ad wanagoda karalinaysid waxan rajenaa balayodhan alle haka ilaliyo wll qali M.a igadheh wllo is jecel 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤗🤗🤗🤗🤗🤞🤞🤞🤞🤞🤞👑👑👑👑😍😍😍😍😍 waxan nahnay dadka udhinta axqdarada lkn insha Allah marwalaga bixidonaa kher niyada ushega wllhtga

  • @sharifaibrahim6659

    @sharifaibrahim6659

    4 жыл бұрын

    Amiin

  • @zaadaamhusseingelle5312

    @zaadaamhusseingelle5312

    4 жыл бұрын

    Aamin yarabi aamin

  • @xikmaabdulaahi380

    @xikmaabdulaahi380

    4 жыл бұрын

    aaamiiin yaa rabi

  • @leyloabdullahi8044
    @leyloabdullahi80444 жыл бұрын

    Anigu muqdisho wxn daganhy mudo 8 sano ilaa hadana ma arag khadar keeyow wxna u ahay tageero number one markey noqotana waan arki doona i.a✋✋

  • @darishore814

    @darishore814

    4 жыл бұрын

    Leylo degmadee ka dagan tahay suprise laguugu tusaa

  • @leyloabdullahi8044

    @leyloabdullahi8044

    4 жыл бұрын

    @@darishore814 yaqshid wll gaar ahaan xaafada coca cola

  • @reymaz8

    @reymaz8

    4 жыл бұрын

    Ani malin dhawed molka ku arkay wx iga fujiya waa la wyy mba fileyn😢

  • @juweriahashi4515

    @juweriahashi4515

    4 жыл бұрын

    Ani xata 4sanno Joga wlina man arag asi iyo nimcaan inan arko jecla wlhi😭😭

  • @leyloabdullahi8044

    @leyloabdullahi8044

    4 жыл бұрын

    @@reymaz8 😂😂i.a intaan arkin iyagana way arkayaan aniga 5 year aan tageero u ahay kwrn hee

  • @museymaoffical6927
    @museymaoffical69274 жыл бұрын

    Masha Allah mamo fartun iyo ilwad iyo iiman tariqdaa idin xusi inasha Allah sidha aabihin walashin ey uxustay

  • @caraalecabdi739
    @caraalecabdi7394 жыл бұрын

    Ta yare fariidaa waan ka helayba,firfircooni badan iyo farxad baa ka muuqata . Elman family jiroo joogaa

  • @alisaahmed7718
    @alisaahmed77184 жыл бұрын

    Muqdisho cady ilahow hay diliN anon arkiN💕 we Love Somalia💕💯 rer muqdisho idin Jeclahy 😢💕💋💋💪💪💪

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw4 жыл бұрын

    Reeer Elman Cali Axmed Waa Qoys Dhan Oo Qaranka soomaliyeed Dhib Weyn u soo Gaartey Guuleysta walasheey Fartuun Iyo gabdhaha Aan abtigood Ahay Geesiyal in Aad Tihiin ayaad Aduunka Iyo Soomali Tusteeen Wa Abtigiin m Gamadiid

  • @maskaawih4554
    @maskaawih45544 жыл бұрын

    Fanaan soMaliyEtt Khattar Keeey0w Keep Going Legend🤚❤

  • @salmaanyareyahyedhaqane9663
    @salmaanyareyahyedhaqane96634 жыл бұрын

    M,a keyow fanan soomaliyed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @safiaahmedofficial4506
    @safiaahmedofficial45064 жыл бұрын

    Gabadhii Elman elektaroonik VIVA Elman Elektroonik janadii (RAbi) hageeyo waxad isoo xasusisey xafadii Yaaqshiid gar ahan Elman Elektaronig tii ugu horeysey ee fagax

  • @yufamoha779

    @yufamoha779

    4 жыл бұрын

    Wadaniyada isma qariso elmen electronics nalalka wadooyinka iyo bilacda magaalada ka qeyb qaatay siyaad barre aun joogo Haddana ciyaalka elmen aun ayaa naf iyo waqti u huraya wadankooda qofka marka halganka daacad ka tahay caruurtiisa ka dhaxasho Inta qiimaha badan ee sida xaqdarada lagu dilay aun 😭😭😭😭😭

  • @museymaoffical6927

    @museymaoffical6927

    4 жыл бұрын

    Aaaaaamin

  • @bilaadali3289

    @bilaadali3289

    4 жыл бұрын

    Masha allah kalaas iyo fagax

  • @bilaadali3289

    @bilaadali3289

    4 жыл бұрын

    Aamiin allaha unaxriisto anigaa ku wallaal waayay

  • @suweydaquruuxqarankasomali8200

    @suweydaquruuxqarankasomali8200

    4 жыл бұрын

    Amiin

  • @mohamedahmed3063
    @mohamedahmed30634 жыл бұрын

    Reer elman Allah dhowro aduun iyo aaqiro aamiin 🤲🤲🤲🤲

  • @aniilahassa2538
    @aniilahassa25384 жыл бұрын

    😭😭😭😭❤❤❤ dadkeygi iyo walalkey Keyoow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hibat waxa ku ledahay dulkaga hooyo wlhi💯 ❤❤❤❤

  • @foziali8493
    @foziali84934 жыл бұрын

    My only Somali legend From Australia 🙏😂

  • @jowlemedia9707
    @jowlemedia97074 жыл бұрын

    Inta muqdisho jecel like ha lay saaro

  • @cabdalecabdi8964
    @cabdalecabdi89644 жыл бұрын

    Mnsh allah all haku dhowar sister somali dhab ah ayaa tihiin dhamatin

  • @khaliifaskar1396
    @khaliifaskar13964 жыл бұрын

    Nolasha dalkeda ku qanacsatahay elwad elman wlshay illhy haku xifdiyo walashana allah u naxariisto😥😥😥😥😥

  • @zahrozuzu7858
    @zahrozuzu78584 жыл бұрын

    Anaka ku jcel keeyow wx wlpa notahy hda rer mugdisho nhy❤🇸🇴🇸🇴 m.a ilwad elman gbr qali fcn alow kudhowr❤

  • @ikran3498
    @ikran34984 жыл бұрын

    Alla maxan u xisay muqdishadeyda 🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @MohamedKaraama10
    @MohamedKaraama104 жыл бұрын

    Ilwaad qof qalbi wanagsan masha allah farxada ka muuqata allow usiyaadi

  • @hiboxasan4264
    @hiboxasan42644 жыл бұрын

    Ifka lagu yahy wll marka maqlay Wa naxay wlhi almas aya xasusty Ayadana o kiyali aye bixisy iny Oyni rabta u maley lkn nasib wng Hosheydy si wadaty Almas aqoon uma lihi lkn wa Ka naxy si qof an aqano o kle Rabi rali ka noqoy wll Rer elman wa fmly an isk jclhy❤

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy53564 жыл бұрын

    My muqdisho 😭😭😭❣❣❣❣❣

  • @seidlamer2161
    @seidlamer21614 жыл бұрын

    Khadar keyow muqdisho legend weeye. Ilwad si wacan bay uso dhaweysay xaqiiq. 🇸🇴🇨🇦✌🏾.

  • @shamsoqueen488
    @shamsoqueen4884 жыл бұрын

    Waa qiirodaay videogan markan arkee😢😢 walaasheen ilaaheey hau naxaristo💔

  • @mohamedhudumey2242
    @mohamedhudumey22424 жыл бұрын

    khadar keeyow wa shakhsi fiican sxp Keep going nolow waxan ka so salamaya Garoowe

  • @HassanHassan-sf5xd
    @HassanHassan-sf5xd4 жыл бұрын

    Ina Ilman mashallah ,macalinkay ayaan soo hasuustay ilaahow una Hariiso ( honorable engineer Ilman rest in peace, may almighty allah rewards u for all u have done for your broken nation. we are forever grateful and your great name will be remembered in Somalia forever

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed43084 жыл бұрын

    Welee waa runtiis habad waxa kuledahay dhulkaga hoyo maantay ayaba dhacday sharafta lagu so dhowayay mugdisho never give up👍👍👍👍

  • @mohamedabdiabdullahi6982
    @mohamedabdiabdullahi69824 жыл бұрын

    Amaizing vedio wlh wan ku frxy khdar io ilwad sida ay bulshadod ugu dhax jiran allaha nbda no siyadiyo somalia🇸🇴 one love

  • @yousra52
    @yousra524 жыл бұрын

    Masha allh muqdisho cadey dadkeygii sidaa u faraxsanaada waligiin xamar cdy cadowgaa ma ciil baxo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Mu5lis
    @Mu5lis4 жыл бұрын

    Those words are beyond translation. This shows the richness of our literature.

  • @fadumohussein1276
    @fadumohussein12764 жыл бұрын

    Mashaa Allaha Reer muqdisho adaan idiin sallaamay

  • @Taayofficial
    @Taayofficial4 жыл бұрын

    Alla yacizak Keeyow koley Somalia wa kasbatee addunkoo idil ban sugayaa iney kuu sacabtumaan 1day I.A #IlwaadKeeyow ❤❤❤🙏

  • @liibaansheekh4136
    @liibaansheekh41364 жыл бұрын

    Khadr keeyow wlhi wan ku tagar wll qali waa fananka kaliya oo an tagaaro u ahyo wlhi waxen ku tagaraya siiduu dakisaa u jacleyhy walala mcne guulayso

  • @runiyobeen12
    @runiyobeen124 жыл бұрын

    I love ilwaad elman she is very tiredless person full of life girl mashallah may Allah protect you

  • @muniirtlozame625
    @muniirtlozame6254 жыл бұрын

    Khadar keeyow keep on legend

  • @shafieebrahim3246
    @shafieebrahim32464 жыл бұрын

    Fanaaan aan amisanahay baa tahay wlal khadar keep Goooooing Bro🙋‍♂️🙋‍♂️❤❤

  • @najlamahaed9152
    @najlamahaed91524 жыл бұрын

    Ilahay qalbiga ha udajiyo ilwaad iyo hoyadeed wayo muqdisho abaheed iyo waleesheed bay ku wayday walina way kusii faraxsantahay😭😭😭😭😭😭

  • @hamseizhqi6997
    @hamseizhqi69974 жыл бұрын

    Wllhi gabdha wuu ka farxiyay wll keyow cimamamadada maaqan waxan ku hesto keep going fanaankena qaranka😍😍🤞

  • @mohaanbakayoka4127
    @mohaanbakayoka41274 жыл бұрын

    Heesta MiYaan Kamara muQdisho cadeY waxaa dhagaysaty anoo kamaQan lkn m.a waa kunolnhY we love Oll my somalia

  • @bakarbinucali9774
    @bakarbinucali97744 жыл бұрын

    Masha alh my bro khader Keyow welcome to dulkada hooyo

  • @mohabebx5932
    @mohabebx59324 жыл бұрын

    ILWAD ELMAN MUCH RESPECT ABAYO 💟💟

  • @liibaanhirsi1004
    @liibaanhirsi10044 жыл бұрын

    Masha allah gabdhaha reer muqdisho waa gabdho asturan oo xishoodku ku weyn yahay

  • @diyaayoungtiger1709
    @diyaayoungtiger17094 жыл бұрын

    masha allah keep going pro keeyow

  • @madiinaumumohamed1749
    @madiinaumumohamed17494 жыл бұрын

    Mansha allaah wiilka kasbaday shacabka muqdisho cadeey Alla haku shower keeyoow

  • @coolkidder7388
    @coolkidder73884 жыл бұрын

    Man i miss my people, aloow intaanan dhiman mar muqdisho idhex istaaji wadankayga hooyona Amaan iyo horumar iisii💉❤️

Келесі