KHADAR KEEYOW | HEES AMAAN AH U QAADAY DAYAX DALNUURSHE IYO MARWADIISA FARXIYA

Музыка

Copyright Protected By Y3A Films!
Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
Follow us on social media:
/ y3a_films
vm.tiktok.com/ZM8778exp/
/ moade2020
Need a ride to the Doctor's appointment?
www.usacaretrans.com
Fly Cheap
www.isavetravels.com
Download App:
play.google.com/store/apps/de...

Пікірлер: 635

  • @amirhonest4238
    @amirhonest42383 жыл бұрын

    Hodan Yarisey weyba yabantahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣Allaha Kama digo midii fanan noqoto ,Allaha kadigo tii dinteeda ,dalkeeda anfacda 💖💖💖💖🇸🇴🤴

  • @Sheiq-padda

    @Sheiq-padda

    3 жыл бұрын

    Amiin

  • @user-hg3ec1cc7t

    @user-hg3ec1cc7t

    3 жыл бұрын

    amiin yarabi

  • @sahanofficial1556
    @sahanofficial15563 жыл бұрын

    Wlhi marka la eego caalamka waa messi iyo Ronaldo dhirirka sey kala yihiin waan ku faanaa labadooda hadaa ila mid thy like saar ❤❤❤❤❤😘😘😘😘💗💗💗💗💗💗💗

  • @yusufabdirizak6951

    @yusufabdirizak6951

    3 жыл бұрын

    hadanu nahay ree hergisa hoygi fanka khader keeyow wan idinka haynaa lkn dayax inagso badala

  • @sahanofficial1556

    @sahanofficial1556

    3 жыл бұрын

    Nagu qaata dayaxna

  • @abdullaahiyamani9565
    @abdullaahiyamani95653 жыл бұрын

    Funyska Khadar Keeyoow Hadaa tahy Heestana aad daawanysid Like iisaar halkaan

  • @kamacmohamed270

    @kamacmohamed270

    3 жыл бұрын

    Hambalyo ❤️

  • @engziizaofficial3666

    @engziizaofficial3666

    3 жыл бұрын

    Thanks wll khadar keenyow

  • @ttyfgdgdgg753

    @ttyfgdgdgg753

    3 жыл бұрын

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋👌👌👌👌👌🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹✅🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👑👑👑👑👑👑😭🙏🙏🙏🙏🌹🌹🌹😘😘💋💋❤️❤️❤️❤️

  • @sahramahamud2558

    @sahramahamud2558

    3 жыл бұрын

    Dayax iyo farxi wish you ever lasting happiness from UK

  • @warisdhooley1094

    @warisdhooley1094

    3 жыл бұрын

    Yyarl Naa

  • @aminali5491
    @aminali54913 жыл бұрын

    🌙 H A P P Y🌙 N E W🌙 Y E A R 1442H🌙 Caawa Waa Sanadka Cusub ee Islaamka Waana 1-da Muharram 1442H ☪️ Fadlan aan u DUCAYNO 🤲 Muslimiinta Dhammaan, gaar ahaan Soomaali, gaar ahaan Waalidkeena, Walaalaheen, Awlaadeena, Macalimiinteena & Ehelkeena intaba iyo Sidoo Kale Dalkeena Hooyo ee SOMALIA 🇸🇴 🤲 Congratulations🌙 #happy Islamic new year

  • @sabrinaluuna2869

    @sabrinaluuna2869

    3 жыл бұрын

    Congrats too

  • @suleeqosiman2164

    @suleeqosiman2164

    3 жыл бұрын

    Sanad wangsan oo kheyr farxad ah Allaha noga dhigo dhamanten

  • @xasanaden7790

    @xasanaden7790

    3 жыл бұрын

    Masha allh

  • @maryanahmad9275

    @maryanahmad9275

    3 жыл бұрын

    M.a

  • @ismaaciilkingeero758
    @ismaaciilkingeero7583 жыл бұрын

    Masha allh inta ku faraxsan dayax iyo qadar in ay saan ahaadaan like iisaara

  • @aaminabdizdeabduqadir3105

    @aaminabdizdeabduqadir3105

    3 жыл бұрын

    Kkkkkkkk anigu marabo inay saan ahaada

  • @awiljamac4379

    @awiljamac4379

    3 жыл бұрын

    @@aaminabdizdeabduqadir3105 oo maxad kudidaysa walaba walahe

  • @MOmotives
    @MOmotives3 жыл бұрын

    Gabadha music marabteee dugsiga quranka halageyo fadlan👏

  • @MOmotives

    @MOmotives

    3 жыл бұрын

    @@bushraashkir635 adiga aya iga doqosan wayo comentigeyga ayad ku mashqushy cilmiga baron huno

  • @maxamuudxuseen4667

    @maxamuudxuseen4667

    3 жыл бұрын

    Xaqiiq

  • @asiyaahmed5182

    @asiyaahmed5182

    3 жыл бұрын

    @@bushraashkir635 warunta walhi😂 balnaxee keenay

  • @umuomar1782

    @umuomar1782

    3 жыл бұрын

    @@MOmotives sax Somalida runta ma jecelo been been ayee raban

  • @hassanhussein8395

    @hassanhussein8395

    3 жыл бұрын

    @@bushraashkir635 walaahi wll waa runtaa

  • @xamdixarago6497
    @xamdixarago64973 жыл бұрын

    Dayax waa xushmad miiran runtii siduu u qadarinyo khadar hore u soco dayax qalbi saafi waye mnslh

  • @sahanofficial1556
    @sahanofficial15563 жыл бұрын

    Hadaa ila aragtid xishmada dayax uu u muujinaayo khadar like ha ila dhaafin wllkey ❤❤❤❤❤✌✌✌✌✌✌✌

  • @user-xw1wp1yc9z

    @user-xw1wp1yc9z

    3 жыл бұрын

    Wlhi dayax waa gob masha Allah

  • @sahruja5777

    @sahruja5777

    3 жыл бұрын

    Waa wiil iyo abtigiis marka abtigaa marwalba xushmad ayuu mudanyahay

  • @clucosemohamedabdi1897
    @clucosemohamedabdi18973 жыл бұрын

    Ninka raga ahi waa midka xaaskiisa tusa farxad bulshadana u arkaaan in family kiiza farxad zaaid ah ay ka daremaaan nolaaw my boi

  • @Ayaan-wq7qj

    @Ayaan-wq7qj

    3 жыл бұрын

    Walhy ben mahaa ilahy ha iskudayo Ragoo dayax dal nuur she cml noqda her wad garey san ♥️

  • @xamdicumar1644

    @xamdicumar1644

    3 жыл бұрын

    Adne iska soo bareejeey zaki

  • @clzalaanibraahin4976

    @clzalaanibraahin4976

    3 жыл бұрын

    Xaqiiiq anigaa qiray famil somaliyeed oo dulqad iyo karti leh in lag helayo somalida cankaa walib faliga ah wayo waa labo dhankas lag maro hadan ka qad dhiirnan iyo jacayl halkan kuma soo kobi karo dayax iyo farxiya kudaysho mudan tihiin 💪❤🇸🇴

  • @husseinibra4075

    @husseinibra4075

    3 жыл бұрын

    0951721

  • @zakiabdirashid7650

    @zakiabdirashid7650

    3 жыл бұрын

    lkn ma ahan nin banaanada ku shumiyo sax

  • @mohamedgoomey1236
    @mohamedgoomey12363 жыл бұрын

    Khadar iyo dayax oo hal hees isla wada qadeen ma arki karaa malin uun my legends can't wait

  • @lailaibrahim9828

    @lailaibrahim9828

    3 жыл бұрын

    Horeyba uwada qaden

  • @mohamedgoomey1236

    @mohamedgoomey1236

    3 жыл бұрын

    @@lailaibrahim9828 ma arkin bee🤔

  • @ibraahimhasan9477

    @ibraahimhasan9477

    3 жыл бұрын

    laila waa sax heesta 5ta fanaan sacdiyo siman atariisho ka aheed

  • @aliomarsodal9083

    @aliomarsodal9083

    3 жыл бұрын

    Mid kla jirta oo xaawo degan atarisho utahy I.a 2 doda kligod ka sugeyna hdana

  • @ibraahimhasan9477

    @ibraahimhasan9477

    3 жыл бұрын

    @@aliomarsodal9083 labadooda hees kaligood ah saaxiibnimo cml ku soo bixi laheed hore khadar iyo qamar u wada qaadeen heesta saaxiib hees wadani ah laga yaabe

  • @calansidacabdi5334
    @calansidacabdi53343 жыл бұрын

    Dayaxow ilaahey hakuu jeclaado sida aad xaaskaaga u jeceshahay Aamiin yaarabi

  • @aziizinour5713
    @aziizinour57133 жыл бұрын

    inta jiif kudawanaysa like dhac dhac dhac😂👊🏽

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay91943 жыл бұрын

    Qadar keyow Legend jir ee jog fnn Family qrx bdn dayax and his wife and his daughter🥰❤🥰🥰

  • @sahanofficial1556
    @sahanofficial15563 жыл бұрын

    Waxa indhaheyga aan ku arkaayo ma runbaa mise waa riyo wlhi aniga waan kala saari la ahay Khadar oo dayax hees u qaadaayo wlhi maskaxda ka weyn lkn gob is heshay iney yihiin qofka aminsansan like saar ❤❤❤❤✌✌✌✌✌

  • @fardowsamaxamuud1781

    @fardowsamaxamuud1781

    3 жыл бұрын

    Waan ku Saaray pro sahan

  • @ayaanirobe6893

    @ayaanirobe6893

    3 жыл бұрын

    @@fardowsamaxamuud1781 .

  • @samiiramiirullqalbi9054

    @samiiramiirullqalbi9054

    3 жыл бұрын

    Anaaba layaaban waligood mucaarad isku ahaayeenbee

  • @ruzeiramukhtar3033

    @ruzeiramukhtar3033

    3 жыл бұрын

    @@samiiramiirullqalbi9054 mucarad iskuma aha ayaga dad iska xigo fanka hadi laga soo tago laba nina waligode guul ku tar taman qadar io dayax waa ilmo abti io ilmo eedo

  • @nasteexomacalinhibhv4427

    @nasteexomacalinhibhv4427

    3 жыл бұрын

    @@ruzeiramukhtar3033 hayay wexey iskuyihin

  • @walaltigerofficial3568
    @walaltigerofficial35683 жыл бұрын

    Khadarow 90ka hadaa Lamaane le u haysto adi goormee laguu heesa sxpow😂😂😂 like👍

  • @bilicdumar7403

    @bilicdumar7403

    3 жыл бұрын

    🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🗣

  • @abdirahmanlibaan5850

    @abdirahmanlibaan5850

    3 жыл бұрын

    Khadar keeyow lamaane la aan maaha waa kala fog yahiin allaaha isku keeno xaaskiisa iyo caruurtiisa aamin

  • @bilicdumar7403

    @bilicdumar7403

    3 жыл бұрын

    Abdirahman Libaan wale ma xaas bu qaba waligey maba maqliin

  • @mustafabdiaziz7915

    @mustafabdiaziz7915

    3 жыл бұрын

    Sxp ninka carruur ayaa ujoogta mareykanka ee mahan single.

  • @abdihakemhoorri4966
    @abdihakemhoorri49663 жыл бұрын

    HadaYdan sida Hada oo kale Marki hore isu xasidin Horu Mar baad gaadhi la hayden labadunuba Hada Cida ila socoda oo kaliya like isiya👍😍

  • @hassanjelani3646
    @hassanjelani36462 жыл бұрын

    1M coming soon

  • @Mici_libaax
    @Mici_libaax3 жыл бұрын

    Dayax dalnuurshe wlhi waa qalbi xab xab sideeyda oo kale waa qof qalbi xaaran 🥰🥰🙏

  • @inahusein9316
    @inahusein93163 жыл бұрын

    Famliga kaliye la ogyahay Inanay waxoodu jilnin ahayn😍🤴💋

  • @abdulazizelmi2769
    @abdulazizelmi27693 жыл бұрын

    Keyoq keyow keyow yaa naas😩💜💜🇸🇴 best somali singer for last decade 🎵💜💜

  • @yoonkalove7807
    @yoonkalove78073 жыл бұрын

    Inta comintigeyha Aqriso like ha ii sarto walalhey❤️

  • @getmoneyyezma0481

    @getmoneyyezma0481

    3 жыл бұрын

    Maxad ka helaysaa hadii like aad heshid 😄🤷🏽‍♂️🤦🏾‍♂️

  • @muslimchaneel7593
    @muslimchaneel75933 жыл бұрын

    Wlhi waligay like ma Helin anigaana ugu horeeye

  • @fatimah25
    @fatimah253 жыл бұрын

    Khadar keyow honestly waa legend ❤😊

  • @sayyesmarkocadeey3673
    @sayyesmarkocadeey36733 жыл бұрын

    Keeyooow my bro one love man 💞🇸🇴🇸🇴

  • @samiiraindhodeeqa1078

    @samiiraindhodeeqa1078

    3 жыл бұрын

    Hhhh

  • @xasiiyarexasanaxmed1599

    @xasiiyarexasanaxmed1599

    3 жыл бұрын

    Hi welcome

  • @axmedxirsi9019

    @axmedxirsi9019

    3 жыл бұрын

    @@samiiraindhodeeqa1078 l

  • @cabdishakuur7421
    @cabdishakuur74213 жыл бұрын

    Inta khadar keyow tagyerta like I saara ❤️

  • @soudoali5282
    @soudoali52823 жыл бұрын

    Erayadii abtigeey macaan Cumar Baarqab 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 proud of you quruxooow🙌🙌🙌🙌🙌👏👏👏👏👏

  • @abdiwaliaden6244
    @abdiwaliaden62443 жыл бұрын

    Walhi beeen ma ahan nin ka raga ah waa ninka xaaskisa ku fani karo ama faraxad tusi karo ragow hanaqonin kuwa mar walbo edaysan plz xushmad Dumarkeda somaliya m.a ayaga nh alle ha xafido Familkan Qurux badan Maryolay like dhac dhac heee ku siii

  • @madinamaxamed4928
    @madinamaxamed49283 жыл бұрын

    Mash allah masha allah tabarakallah. Am soo happy to see khadar keyow and Dayax dalnuurshe together. Soo happy.

  • @madinamaxamed4928

    @madinamaxamed4928

    3 жыл бұрын

    @Hussein kidin I don't have to proof anything to anyone my brother.

  • @falisdeganfalis1437
    @falisdeganfalis14373 жыл бұрын

    canugta iney xanqsnthy inta ila argty like dhac igu siiya

  • @jamaalfankaofficiall8141
    @jamaalfankaofficiall81413 жыл бұрын

    keyow geesi nasab ah lengend of legendrs

  • @mohamedjubba8639

    @mohamedjubba8639

    3 жыл бұрын

    Keeyow horay usoco sxb

  • @somaking6709
    @somaking67093 жыл бұрын

    👌🏾Qadar is a big legend sxb nool🙏🏿💯❤👊🏿 proud to be🇸🇴 hamdulilah soma from Belgium

  • @cabdilaahicabdiraxmaan1900

    @cabdilaahicabdiraxmaan1900

    2 жыл бұрын

    9999

  • @cabdilaahicabdiraxmaan1900

    @cabdilaahicabdiraxmaan1900

    2 жыл бұрын

    9999

  • @maxamuudqooshe9833
    @maxamuudqooshe98333 жыл бұрын

    The legends dayaxii hirgalay iyo khadar keeyow fanaanin xoreystay muqdisho walle family dayax in lagu daydo ayay mudanyihin farxada aya la darisa runtii farxad iyo reen reen ku noolada aLFaNaaN khadar keyow ,aLfaNaaN dayax dalnuurshe ,farhiabosslady ,hodaN soo barbaar caMo 🖐🥰🥰guys qaLbigan idinka salaaMay 😘💟jecelku ha waaro

  • @Hashimyoga143
    @Hashimyoga1433 жыл бұрын

    Best stayle somalia 2020 wakanaa wlhi video laga sooa ShaQeeyay wlhi 100%🤙✊👑👑💎💎

  • @aliaxmed3640
    @aliaxmed36403 жыл бұрын

    War nin ka wuu naga walayaa tageero qadar keenyo 🙏🤔🤔🤔👌👌

  • @qeylaquute
    @qeylaquute3 жыл бұрын

    Keeyoow Maskiiinka Iskabulonimo Ayuu ku Raagay Qos qurux badab sida Dayax iyi Xaskisa o kale, Mid sifican u fahanto Allaha u Sahlo sidu u firinaayo qoyskan quruxda badab eeg bal Allow Khadar xaas fiican u sahal😥😥😥

  • @exnewhargeysa162
    @exnewhargeysa1623 жыл бұрын

    DaYax ninka madaXa Saro hdaaD raGaniMada wax ka taQaaniD🤔Keyow legend🙏

  • @khalidahmed2298
    @khalidahmed22983 жыл бұрын

    Marka ilaahay Gabadh fican kusiiyo, Raga qayrka ah intaad dhaafto ayad waliba farxad iyo badhaadhe ku noolaanysaa. ”Nin kaa gabadh fcn waligaa ma gaadhid” Horaaa loo idhi.

  • @Baariyow114

    @Baariyow114

    3 жыл бұрын

    Ragina mawada fahman gabadha ufiican inta fahanto ayaba yer ficnanta gabadha nin rageed unba fahma fcnanta xiiladiisa

  • @NourAhmed-ku7wo

    @NourAhmed-ku7wo

    3 жыл бұрын

    Diyaaano doon baa tahy xaaswangsan dooni mayside

  • @bushrabarqad1339

    @bushrabarqad1339

    3 жыл бұрын

    💋💋💋💋💋💋💋💋🖕🖕🖕😝🚶‍♂️🙊🥀🥀♥️♥️♥️♥️

  • @iskaashiofficials4632
    @iskaashiofficials46323 жыл бұрын

    First comment like igu cimamada marwada io amirka hees loqade

  • @maxamedcabdi2709
    @maxamedcabdi27093 жыл бұрын

    Masha allah khdar keeyow nolow sxb laamanaha isjcl ilaahay ha isku daayo dayax dalnuurshe iyo marwdiisa farxiyo iyo gabdhooda farxadooda ilaahy ha idin siyaadiyo

  • @feisalhussein9477
    @feisalhussein94773 жыл бұрын

    This is what we Kenyans want to see

  • @husseinhash
    @husseinhash3 жыл бұрын

    Woow two legends nolada zhpyaaal xiligana ma la so jeda waba yaabeeeh

  • @jamalka_jj

    @jamalka_jj

    3 жыл бұрын

    Zxp 2 kun oo shilling makaa heli karaa

  • @goldenboy8627
    @goldenboy86273 жыл бұрын

    Wow legends on the same stage 🙏🔥✌🇸🇴

  • @muhsimdhoof7335
    @muhsimdhoof73353 жыл бұрын

    Kkkk war ileen khadar keeyow waa laga cad yahay😂😂😂

  • @halimoosman9528

    @halimoosman9528

    3 жыл бұрын

    Hhh you funny

  • @mohamedjiir8137
    @mohamedjiir81373 жыл бұрын

    Khadar Keyow inay tayar kaheshay say ufirinayso inta ila aragtay like dhac

  • @asmaofficial5367
    @asmaofficial53673 жыл бұрын

    Qoys qurrux badan dhisma oodhaqma manshalllah farxadad kujirtad cadow badan ayaa kanaxaya allle hay idinka hayo kudayashad naga mudan tihin dayax iyo farxiya fanan khadar keyow allle hakubarakeyo adna keep goin♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @mariaahmedmacaf3156
    @mariaahmedmacaf31563 жыл бұрын

    m.a family qurux bdn👨‍👩‍👧❤ farxad igu nolada from hargeisa👍

  • @jabiibo
    @jabiibo2 жыл бұрын

    Dayax legend waan ku taageera wll tihiine guulaysta nacabku down

  • @muhanettilkacase
    @muhanettilkacase3 жыл бұрын

    I'm from D.Jabuti🇩🇯 Waxan u dhowahay 1k subscripe walahayow i caawiya❤❤

  • @bushrabarqad1339

    @bushrabarqad1339

    3 жыл бұрын

    Mpg 62h🦋🥀🥀♥️♥️🚶‍♀️🚶‍♂️🦋🌹📝💋♥️♥️♥️♥️💋💋💋

  • @Shaxshaxlow5194
    @Shaxshaxlow51943 жыл бұрын

    Qadar keeyow legend waa ukalakiciyy wllh♥️🤜

  • @mubaarikcolaad8787
    @mubaarikcolaad87873 жыл бұрын

    Ma sha allah amazing vioce khadar keeyow legend somali singer musican Hit me like

  • @goldenboy8627
    @goldenboy86273 жыл бұрын

    Our legends dayax & keyow ✌🙏🔥🇸🇴🇸🇴

  • @Akrubean
    @Akrubean3 жыл бұрын

    Keyooooooow legend we love u from diri dabe

  • @ahmedbashiahmedbaashi7936
    @ahmedbashiahmedbaashi79363 жыл бұрын

    intii somali iney midowdo jacel like isaara

  • @saidabdille4573
    @saidabdille45733 жыл бұрын

    Keep going my musician khadar keeyow

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic66993 жыл бұрын

    Legend of legend qadar keeyow ku heestaa heesahiisa

  • @maxamedqaaje1395
    @maxamedqaaje13953 жыл бұрын

    Keeyow waa nin qaab rageed leh. Dayaxna waa badhnaag jilicsan 👍

  • @cabdishakuur7421

    @cabdishakuur7421

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣 sax wye

  • @aragsandheeman748
    @aragsandheeman7483 жыл бұрын

    Mnchalh mnchalh mnchalh mnchalh mnchalh allow il xaazid ka ilaali ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴

  • @azmamahamed4020
    @azmamahamed40203 жыл бұрын

    Mnsha Allah dayax and dumo farxiyo illhy hydin xiftiyo dhamaantin🌹🌺❣️💕💕💕

  • @somalighosht999
    @somalighosht9993 жыл бұрын

    Khadar keyoow legendary is bilow wlhi big respect wax lala sxbibo

  • @jimaleyussuf900
    @jimaleyussuf900 Жыл бұрын

    My lovely brother keep going brother wanjaclahy

  • @juweriyaabdillahi22
    @juweriyaabdillahi223 жыл бұрын

    Dadax 💋🙏🏼❤️ from Hargeysa

  • @ridwaanali4692
    @ridwaanali46923 жыл бұрын

    Alfanaan khadar keyow xiddiga fanka somaliyed inta tagerta Like dhac hala igusiiYo ❣❣❣❣❣❣

  • @abuubakaromar9299
    @abuubakaromar92993 жыл бұрын

    Wll keyow waankugu daydaa nooloow Y 3 A

  • @UkStudio
    @UkStudio3 жыл бұрын

    ❤️HAMBALYO❤️HAMBALYO❤️HAMBALYO❤️----------------❤️DAYAX DALNUURSHE IYO MARWADIISA FARXIYA❤️---BIG LEGEND KHADAR KEEYOW 🙏

  • @Somalichanneltv
    @Somalichanneltv3 жыл бұрын

    Khadar keyow best fanan in somalia❤

  • @fadumaj5011
    @fadumaj50113 жыл бұрын

    MashaAllah reerka aan ku faano il xun idinma argto InshaAllah

  • @abduladow3861
    @abduladow38613 жыл бұрын

    Keeeyow 🔥🔥

  • @anwarmahamoud4086
    @anwarmahamoud40863 жыл бұрын

    M.a dayax dalnuurshe allaha haku karameyo nin marwadisa iyo cunigtisa Markasta ku hawlan farxadoda iyo damashadkooda qof fcn bad tahay kolay dadku waxbna way ku fcnyihin waxna kuma wanagsan I support you every time keep going bro

  • @mahamedkhaliif2479
    @mahamedkhaliif24793 жыл бұрын

    Mark my words Gabaadhaas yar waa ehelul kheyr. Falcelinteeda yn u jedaaa Like ii saar hadaad igu raacsantahay

  • @hoo3976

    @hoo3976

    3 жыл бұрын

    Mohamed khaliif ilah hadalkadha kheyr ha uga dhiigo inshaalllah aniiga hada waan ka halaye isda ee fadiiso mashaaaaaallah tubarakallah

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac38863 жыл бұрын

    Wllhi cidi igama horreyn Plz 100 like isiiya ✌✌✌😁❣

  • @shoukriakhalif9196

    @shoukriakhalif9196

    3 жыл бұрын

    Manshallah

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye64713 жыл бұрын

    Alla dadka aaway dagaalka sheegaayay Khadar iyo Dayax waa wiil iyo abtigiis.

  • @kismaayomediahd2125

    @kismaayomediahd2125

    3 жыл бұрын

    Sha

  • @updyshukrimoxamed2852
    @updyshukrimoxamed28523 жыл бұрын

    Keyow fan from Nairobi kenya one loph.........keyow team💞🤞

  • @ukothman6451
    @ukothman64513 жыл бұрын

    Www keeyow nin weni wllhi show lacag la ani dadi kula dartamey heesi uu qadey bro nolow keyow walka weni Y3A salan sare

  • @naimafarah3434
    @naimafarah34343 жыл бұрын

    Masha allaha Waa qoys qurux badan ii noolada yaakheeyow.😍😍🎈 fanaankeenana waa salaamayaa khadar keeyoow😍 saleen sare wllkyga.

  • @sayyidallyofficial7035
    @sayyidallyofficial70353 жыл бұрын

    Somalia hada ayeey is raaci hadii eey labadaan fanaan heshiis wada saxiixdeen.. y3a production ayaa sabab u ahaa👏👏

  • @abdirahmanissak1191
    @abdirahmanissak11913 жыл бұрын

    Dayax Dalnurshe fans hadad tahy Isa soomuji like Saar❤️

  • @mss_zu7184
    @mss_zu71843 жыл бұрын

    What a beautiful family🌍🌍❤⬇️👍👍🦋

  • @hamdaqueen4813
    @hamdaqueen48133 жыл бұрын

    Masha allah walashey farxiya iyo walalkey dayax dalnurshe iska waara alle ha idin barakeyo inantiina masha allah cadowga idin kaqabo aamiin aamin aamiin

  • @baashiabdiazizbaashiboy5365
    @baashiabdiazizbaashiboy53653 жыл бұрын

    khadar keYow legend keep going sxb

  • @clzalaanibraahin4976
    @clzalaanibraahin49763 жыл бұрын

    M.A famil qurax badan ❤🇸🇴

  • @cowjama4409
    @cowjama44093 жыл бұрын

    Form hargeesa wn jacalahy ninkan yo familykeesa farxad ku noolada. Amiin 🥰❤💞🌸

  • @ashrafhassanomaari4938
    @ashrafhassanomaari49383 жыл бұрын

    Www legend keyow fanaan cod usaaxip ah Keep going

  • @hoomeyozil6356
    @hoomeyozil63563 жыл бұрын

    Dayax iyo keeyoow wada jirka ayeey ku fiican yihiin masha allh dayaxna waa qalbi nadiif horey usocda

  • @yasiromar4702
    @yasiromar47023 жыл бұрын

    Legends Qadar keyow Dayax dalnurshe Queen farhia

  • @cabdulaahixasan789
    @cabdulaahixasan7893 жыл бұрын

    Masha allaah Dhalasho wacan hadan qurux Lamaanha qarniga wadajira Abidkiin Dayax & khadar wadajirkiinu waa ii farxad is garabsada marwalba guul & gobonimo ❣❣❣

  • @Me-bv4gc
    @Me-bv4gc2 жыл бұрын

    Oh my I love somali music and I don't understand anything.inshaala I will find a somali husband haha

  • @iiyofficial1010
    @iiyofficial10103 жыл бұрын

    Anigaa u horeyo liket sxb ha illa dhaafin

  • @hamzikvlogs4413
    @hamzikvlogs44133 жыл бұрын

    This is so beautiful 🥺🥰

  • @ayanmahendramoh3941
    @ayanmahendramoh39413 жыл бұрын

    Waxan rajeynaya inaan arko khadar keyow oo family didan u qurxuun Mar un haysta inaan arko

  • @hodanaxmed8303
    @hodanaxmed83032 жыл бұрын

    Mash allha ilahye ha isku dayo walalalo

  • @baxsaffarah1950
    @baxsaffarah19503 жыл бұрын

    Legend always legend khadar keeyow wan ku wataa kaabe

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu37033 жыл бұрын

    Lamaanaha Soomaalida 🇸🇴 ugu shidan 👏❤️ alle ha idin dhowro ❤️👏

  • @najma8198
    @najma81983 жыл бұрын

    Mashallaah hodan yare quruxuley soo bar baar noqo midi dalka iyo daadka afacado aamiin

  • @maryamdahir9094
    @maryamdahir90943 жыл бұрын

    M. A our two kings Wan idin jclhy ruuntii horey usocda

  • @halimocumar8771
    @halimocumar87713 жыл бұрын

    Maa sha allh illcadaw alle ha idinka haayo

  • @sameersoni6233
    @sameersoni62333 жыл бұрын

    Nice One I Love It

  • @qiimobadan4681
    @qiimobadan46813 жыл бұрын

    Canaa rabaa hhhh hodan dayax xalay live u firsanayay ❤️❤️❤️my sweet rakiib kkkk xalay waxbaa Ka dhacay inaa jogaa ficnan laheed

  • @Sakariajama
    @Sakariajama3 жыл бұрын

    Amazing Wllhi Keyow Ft Dayax✌

  • @maryansalaad3191
    @maryansalaad31913 жыл бұрын

    Masha allah hambalyo hambalyo lamaanaha qarnega iskuwaaro abid insh allh

  • @taanaofficial4626
    @taanaofficial46263 жыл бұрын

    Keep Going pro Qadar Keyoow Saaxib ❤❤❤

Келесі