Y3A FILMS

Y3A FILMS

We continuosly try to find ways to produce the most epic Somali music videos.

Пікірлер

  • @MohamedAbdikarin-f4k
    @MohamedAbdikarin-f4k9 сағат бұрын

    Yaa salaam

  • @ShuuriyaakoIbraahim
    @ShuuriyaakoIbraahim12 сағат бұрын

    12 /5/2024 still 😢

  • @nagiibali1627
    @nagiibali162713 сағат бұрын

    Scw scw scw

  • @nashaadabdiguled6713
    @nashaadabdiguled671318 сағат бұрын

    𝗧𝗲𝗮𝗺 2024 𝗶𝗱𝗶𝗻 𝗺𝗲𝗲𝘆𝗲 𝗹𝗶𝗸𝗲 𝗵𝗮 𝗶𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗮𝗳𝗶𝗻𝗮 𝗯𝗮𝗹❤😊

  • @MohaCadde-dy3fz
    @MohaCadde-dy3fz20 сағат бұрын

    15 markay gaarto yan liketa lila dhaafi😂😊

  • @farhansandheere-sx9zz
    @farhansandheere-sx9zz21 сағат бұрын

    waxay ahayd 2012 makhrib dukan weyno aderkay laha kashaqeya markas kaso rawaxay aya hoyo isoo wacday igu tiri alabta nocasa soqad waa magalo puntland kutala dukanka markan lacagta udiri rabey ayaa lacagti number khaldan kudiray 4 dollar ayey ahayd kadib anon weli numberki kadaba tegin aya ninki lacagtisi udiray markale markan dhaqaqay ano is leh numberki wac ayuba asagi iso wacay wan qabtay wa qof dumara oo cod yar weliba waxay tri maxay tahay lacagtu wllo waxan ku iri way igaso qaldan tahay ee iso celi hadal kaftan ah ayey itiri gababan ahe hada ideyso kawaran anba wilyar ban ahe ino kala qaybi ayan ku iri maye wan kuso diri ayex tri kadibna way igu jartay telfonki inyar kadib message aya iso dhacay wan egay waa 4ti dollar 2 dollar ayan uceliyey kadibna wan wacay kaftan kadib wan is isbaranay 2 asbuc kadib ayan dabecad wanagsan kaftan sheko wadag ayan noqonay 2 asbuc kadib ayan goor casara kulanay wuxu ahaa kulanki jacaylka saidka igu beray awalba ano dabcigeda ladhacay waa waqti tahribta dhalintu xargaha goostay oo subax walba laysku waraysto reer hebel wilkodi wa tegey hebelkale wa laway welwelka dhalinta aya waridka dhibayey mudo marki jacaylkeni socdey kulankenu waa yara anigu jamacada aya isocotey ayana secondary school ayey dhameyn rabtey walalehed hoyaded ehelkedi odhan wan bartay wana laysku kaya bartay anigu mushahar yar ayan kaqata bakharka ader abe wa dhintay agonimo ayan kuso koray welina waxa joga qar iga yaryar oo agoon ah jacaylkeni xarguhu gostay dhafar jacayl aya no bilowday schoolki dhameysay 10 jer kabadan ayan habeynki telfonka isku demin jirney ohin darted marka hadli kari wayno lacag aan ku Dono iyo midan ku arosto midna mahayo wa laysku ken bartay adero ayan ushegay waxa ehelki kutashteen in la idono gbdha la idhiso si anan utahriibin wana laysku raacay waa loo gole faristay waa nala siyey waxay ishegtay beryahas in ina abtiged kayimi qurbaha oo jogo magalada marki gbadhi la isiyey balanki meherka hotelki qabsanay holki meherka kireystey warqadihi lagu gelayey qaybinay meherki oo ila 10 sacadod kahartay aya reerki naso wacen waxay dhehen meherka jojiya waxba naga si ahe lacagti serviceka lagu qaban laha hotelka qar badan way kharash garoben nasuga nasuga ayey 3 asbuuc nagu waden gbdhi waxay ishegtay in wiil abtiged dhalay lagu dari rabo oo qurbaha kayimi sasna u meherku ubaqday ana habar iyo duco mid doro aya laygu yiri ayey igu tiri ader iyo hoyo ayan ushegay waxa la go.aansaday in gbdha iska dayo faraha kaqado reerka sas yelay hotelki lacagti inyar aya noga baqatay wana soqadanay wixi kale way khasartay inan meher xad sameyno ayan ka codsaday samiiro balse way iga diidey telki inay igu dhegeysato ayey bilowday wicida way iga yaraysay markan ushego waxay dhehda busy ayan aha ila ay telfonki bedelato jacaylki wu igu keliyeystey feker howl adun ibilabatay waxan go aansaday inan tahriibo aakhirki Australia ayan sal dhigtay waa qiso xaqiqa aniga igu dhacday jacaylkaan wadaagnee waayo aan jilaynee wadneheena jifsaday adaa wiiqayoo diley wadadiisi sooxiray ana waayihii beri wixii aad kunoshahay warkaagaba ma an helin hadaan kuu waramo ani hadaan wayd ahaa beri agoonimo awareentoo lacagi weelka ugu jirin maanta waan wacnaadoo pasaporka weyniyo lacag waafiyaan helay adigana kuwaayoo kugu wiirsan maayee weyne waxan katuugaa midaan wayrax kugu noqon werdi qoorta kuusura wadnihiisa kugu haba sidaan waayo kula rabey weynahay hakugu simo hadaan beri kunuglaa naftaydaan taba Baroo naruuriyo hadal jilic naxariistii waan kajaray sidaad nabar ugu dhigtee miyaan naag aaminaa 😢😢😢 ilaa dhowr hesod ayan kasameyey qisadaydan fananka udhibi laha bal somaliyey commentiga igu reeba

  • @Saapir.Hazzan206
    @Saapir.Hazzan20621 сағат бұрын

    Hada Wll Ledahy Alle umahad Cili🤲🥺🙏

  • @AbdikadirMuhammed-yu9gs
    @AbdikadirMuhammed-yu9gsКүн бұрын

    Inta daawanaysa 2024 😊

  • @AbdihafidBurqe
    @AbdihafidBurqe2 күн бұрын

    Tarikhda wa 20jul waxa joga libya casumada tripoli dhibtadi ugu badneyd wxa ilaso qaybsaday wllky qliya lacg dhan 17k igaga bixiye 17cisho gudahed abalkaga ma gudi karo balse wa isku dayi ina garabkaga istago wll😢

  • @Mohamed-vg2gv
    @Mohamed-vg2gv2 күн бұрын

    Walaal Nimadiyo Wanaagu iney Wado Kuu Ahaato Wax Weeyaan Aad U Fiican Erayada Gabadha Samaysay Wax Garad Waaye Waliba Meel Dheer Wax Ka Eegta Abaanad Nasra Sheikh Mohamed Aad Ayaan Kuu,Salaamayaa صديق عقلي نصرة الشيخ محمد ❤❤

  • @QadarMohamed-e7r
    @QadarMohamed-e7r2 күн бұрын

    Jjj

  • @QadarMohamed-e7r
    @QadarMohamed-e7r2 күн бұрын

    Asc❤❤

  • @joharfrp
    @joharfrp2 күн бұрын

    I don't have best friends 😢😅

  • @nimcomaxamad7610
    @nimcomaxamad76102 күн бұрын

    Heesaha oo dhan qur aanka alle ayaa ka macn hadaad fahantid

  • @user-ju2ee8cu1q
    @user-ju2ee8cu1q2 күн бұрын

    😮😮oh sorry t

  • @user-ux3kq8mu7j
    @user-ux3kq8mu7j3 күн бұрын

    Ax ax ax tanaad iyo guuul rajay

  • @fariidafiican
    @fariidafiican3 күн бұрын

    Just Curious about these two. I wish they were together as a couple. They are suitable and perfect to each other.

  • @AkramCabdulaahi-bi8bh
    @AkramCabdulaahi-bi8bh4 күн бұрын

    Waloo aan soo rafaadnay Dadaalno soo rucleynay Riyada ley noo rumeyay Hankiyo rajada dhaboobay Rabba mahadeyda yeeshay Naftiyo ruuxdan wadaagnay Runti nacab wuu ku daalay Raxmaay qalbigii kuraaacay Mareysan markaad kadhooftay Ra'yiga labadii mideyay Rasmi neh isku jecel is doortay Sideyna neh wada riyaaqay Ayaa rug barwaqo yeeshay😢 Walow aan soo raxleynay Cidloono soo ragaadnay Siroon gortan rafiiqnay Dhibtiyo rarinkii nadaayey Adaa raaliyey idleeyay Waxa raad caashaq rebay Sidaan isku raadineynay Qoyskii reerkeynu tagnay Raxmad ubad baa kubiiray

  • @user-ko3rt1pz5i
    @user-ko3rt1pz5i4 күн бұрын

    Qalbigayga aniga ma lihi wlhi😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-ko3rt1pz5i
    @user-ko3rt1pz5i4 күн бұрын

    Tasho maantba haday I haysataa ninkii mahayo nolol iyo geeri ilahayow asagaa nabad qaba ii soo celi yaa rabbi🤲😭😭😭😭😭

  • @mucaadhassanmohamed1651
    @mucaadhassanmohamed16514 күн бұрын

    Gru

  • @mucaadhassanmohamed1651
    @mucaadhassanmohamed16514 күн бұрын

    Khy

  • @mucaadhassanmohamed1651
    @mucaadhassanmohamed16514 күн бұрын

    Kkekkeorrr

  • @FaadumoDaahir-ht4bs
    @FaadumoDaahir-ht4bs5 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @foziafarah2826
    @foziafarah28265 күн бұрын

    its2024 still its my fav song❤

  • @user-ve1rt6bc4h
    @user-ve1rt6bc4h5 күн бұрын

    😢😢😢😢😢

  • @ApdiraHmaaN_ALi
    @ApdiraHmaaN_ALi5 күн бұрын

    WHO IS HERE JULY

  • @cabeetacade5816
    @cabeetacade58165 күн бұрын

    Song of dayer

  • @marwaaadan-lm4wl
    @marwaaadan-lm4wl5 күн бұрын

    2024 baan dawanayaa❤❤❤❤❤❤😂😂😂😊😊😅😅

  • @MunoBarre-sq2dr
    @MunoBarre-sq2dr5 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mutazmuhumed1526
    @mutazmuhumed15266 күн бұрын

    Heestani aad bay ii tabatay iina tabata markastoon dhagaysto 🥲 Tanaad iyo guul raje 😢❤️‍🩹

  • @SadaamCarten
    @SadaamCarten6 күн бұрын

    2025

  • @AnisaAwes
    @AnisaAwes6 күн бұрын

    🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @djjacelow4421
    @djjacelow44216 күн бұрын

    Gacan dahabka Caasimada Muqdisho🇸🇴❤️ Y3A ❤️🤝

  • @user-ir1ot2vk6h
    @user-ir1ot2vk6h6 күн бұрын

    This song drive me crazy ❤❤❤❤❤❤ It remains me the old golden day's when i used to in relationships Jacel xaal qaadho Xasus time's Now im enjoying the good and fresh air singlenimo

  • @hamdiahmed2237
    @hamdiahmed22376 күн бұрын

    Xaladaan markaan kagubo ayaan dib kuu dhageeyasan doona waxan isku rajeeyan inaan soo kabto dhawaan

  • @CabdiIimaan-fo2jg
    @CabdiIimaan-fo2jg6 күн бұрын

    Team Star kk sks

  • @hannifomar6894
    @hannifomar68946 күн бұрын

    Waaa legend ninkan lkn garab muhelin wlhi .cod iyo jilin intaba wuu haya

  • @Omersdad_.
    @Omersdad_.7 күн бұрын

    2024 ❤

  • @abdikanijigar1863
    @abdikanijigar18637 күн бұрын

    Still 2024

  • @sihaamabshir5535
    @sihaamabshir55357 күн бұрын

    Caadi maaha geesta❤❤

  • @Xaajio_alsaudi39
    @Xaajio_alsaudi398 күн бұрын

    👑♥️👑♥️♥️👑♥️👑👑♥️👑♥️♥️👑♥️♥️👑♥️👑👑♥️♥️👑👑👑♥️👑👑👑👑👑♥️👑♥️👑♥️👑👑♥️👑♥️👑♥️♥️👑👑♥️👑♥️♥️👑♥️👑👑♥️👑♥️👑♥️♥️👑♥️👑♥️👑👑♥️♥️👑♥️👑♥️👑👑👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️♥️👑♥️👑♥️👑👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️♥️👑♥️👑♥️♥️👑♥️👑👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️♥️👑♥️👑♥️👑👑♥️♥️👑♥️👑👑♥️♥️👑♥️👑♥️♥️👑♥️👑👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️👑👑♥️👑♥️👑♥️👑♥️♥️👑

  • @safamaxamed967
    @safamaxamed9678 күн бұрын

    Wow❤❤❤❤

  • @flamingoshowchannel.1630
    @flamingoshowchannel.16308 күн бұрын

    Respected bro❤❤❤❤❤

  • @sarinabdirahman9805
    @sarinabdirahman98058 күн бұрын

    Laxanka is the best 👌

  • @m.walimusic
    @m.walimusic8 күн бұрын

    Abdi jareere legend keep rocking 😎

  • @Muniizhiprahimcabdi2296
    @Muniizhiprahimcabdi22968 күн бұрын

    XUSUUUS❤😢

  • @Zakidybala10
    @Zakidybala108 күн бұрын

    Don't play Y3A

  • @MohamedMohudin
    @MohamedMohudin8 күн бұрын

    Juhdiga uu bixiyey iyo views kisa iskuma qalman ninkan aan ka garbaxno 😭

  • @farxaanmaxamed6328
    @farxaanmaxamed63288 күн бұрын

    My fovraite music❤