KHADAR KEEYOW - CAFIS BAAN KA DOORBIDEY (2017 / 2018)

Музыка

Hees cusub iyo muuqaal uqalma
Cafis baan ka doorbidey
heesta sanadka
hees kala kacsan
best song
muuqaal laga soo shaqeeeyey
subxaanaka yaa cadiim
best muuqaal
hees shidan
hees kala kacsan
hees waali ah
hees laga soo shaqeeyey
hees waxkale ah
heesta sanadka
heesta ugu shidan
muuqaalka ugu shidan
waxa hore loo arag

Пікірлер: 3 500

  • @SakariyeaxmedmaxamedcolujoogSa
    @SakariyeaxmedmaxamedcolujoogSa2 ай бұрын

    2024 hadad usoo noqoty ha idaawane like iisar 😂😂

  • @DRAKRAM31

    @DRAKRAM31

    Ай бұрын

    Hhhh

  • @FarxiyoXasan-mq7ut

    @FarxiyoXasan-mq7ut

    21 күн бұрын

    Waikn😂

  • @SabiriinSabna

    @SabiriinSabna

    18 күн бұрын

    Waa ioan aneh😂😂​@@FarxiyoXasan-mq7ut

  • @ArimaHeena
    @ArimaHeena6 жыл бұрын

    Inkastoon colaad qabo nafteydaan celceliyaa ceebaha kadhowrsadaa oo inaan cad goostaa cafis baan ka doorbidey

  • @vjabdalianodiolol9255

    @vjabdalianodiolol9255

    6 жыл бұрын

    ArimaHeena Nin wayn baa kadhigteeni khadar

  • @mohammedmokhtar9661

    @mohammedmokhtar9661

    6 жыл бұрын

    ArimaHeena Heest shidan wye wlhi Khadar keyow ku tageraa wlhi

  • @hamzeharturo5194

    @hamzeharturo5194

    6 жыл бұрын

    Xaax hhhhhh inteeni yarayd maxayd ahayd

  • @tahriibahaaaa4253

    @tahriibahaaaa4253

    6 жыл бұрын

    Wa gan dantahy hesta thaks Arimaheena

  • @ellenaellam7982

    @ellenaellam7982

    6 жыл бұрын

    ArimaHeena you Alright mate yaa dee😂😂😂😂😍

  • @farhiaolow591
    @farhiaolow591 Жыл бұрын

    Sandkii ugu dambeyey iskuulka kujiraa qofkii fariinteyda arko haiisooduceeyo waa codsi wllayaal🤲😢

  • @SadaamYousufmahamoud-jn8gw

    @SadaamYousufmahamoud-jn8gw

    Жыл бұрын

    Allah Examka kugu gudbiYo ❤️🥺

  • @Iman_ahmed_abdi

    @Iman_ahmed_abdi

    Жыл бұрын

    Allha ku fududeeya examka sis

  • @badmaceye1227

    @badmaceye1227

    Жыл бұрын

    natiijo qrx bdana ku rajeynaa

  • @mrpirate3020

    @mrpirate3020

    Жыл бұрын

    Dadaal walal Waxbarashada lagama waynaado Ee waa loo waynada guuleeyso goor walba

  • @abdiladifahmed8053

    @abdiladifahmed8053

    11 ай бұрын

    Natiijada examka 3days agoo eesobaxday waxaa rajeynaa guuleysatay🫡🙏❤️

  • @MAHAD1272
    @MAHAD1272 Жыл бұрын

    Heestan waxaan daawaday maintain muuqalkeeda lasameenayay Lkn maanta ayaan dib usoolaabtay Hadaad qoraalkayga aqrisay like iisaar wll😍😍

  • @user-mm8qf2hd7o

    @user-mm8qf2hd7o

    9 ай бұрын

  • @ifraaxcumar6750
    @ifraaxcumar67502 ай бұрын

    Markii ay soo baxeysay qof baa iiga tagay oo naag iiga guursaday 24/2/2018 hadana sanadka marku ahaa 17/3/2023 naag baa leyga raacay oo leyga guursaday anago lix sano wada socona hadan midka aan ku jiro sidii baan moodaa oo ciriiri baan dareemaya waxan nafta ii dhisa iyo qalbiga hooyadey macan bal hadaan waayo yaa qalbiga ii dhisi doono waayo mar walbo waa i garab hooyadey ❤

  • @mohametNoor

    @mohametNoor

    2 ай бұрын

    🤌Janis ma ii sinaysa in aan kula hadlo wllo🙏

  • @khadarmohamed2530

    @khadarmohamed2530

    7 күн бұрын

    Don't lose hope, wxn rabbi kaaga baryaya Ina hesho qofkagii

  • @vanismachannel2335
    @vanismachannel23355 жыл бұрын

    Yaa ku soo laabtay video kaan markee gabadha muuqaalka saareso iyo arimaheena Reaction ka soo bixiyeen😂 lkn wlhi gabar iska frxsn oo qalbi fcn wye 😍❤

  • @mohamedabdirahman5680

    @mohamedabdirahman5680

    5 жыл бұрын

    Saabireen wll ani mais ogeyn 😂😂

  • @dhoolali7869

    @dhoolali7869

    5 жыл бұрын

    Saabiriin Colow me

  • @muniirohooyadeedinamohamme1107

    @muniirohooyadeedinamohamme1107

    5 жыл бұрын

    Wlly maba igasoo horaysay heesta horay uma arag lkn hadaa kusoo laabtay

  • @nahlaqueen5764

    @nahlaqueen5764

    5 жыл бұрын

    Ani hhhhh

  • @haajimalabsade3394

    @haajimalabsade3394

    5 жыл бұрын

    intenanba iyo qaarkalo badan baa kasorace halka 😂😂😂😂😂

  • @mohamoudbuuhoodlaawi1243
    @mohamoudbuuhoodlaawi12432 жыл бұрын

    Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂

  • @sakariyesaakir

    @sakariyesaakir

    Жыл бұрын

    War lagenow meel walba ma ika horaysaa waan yabae walaahay waxaad Tahay legend 👏👍🥰

  • @abdullaahibootaan3807

    @abdullaahibootaan3807

    Жыл бұрын

    Sax

  • @taliyexavi9559

    @taliyexavi9559

    Жыл бұрын

    Hadandawanaya 2023😂

  • @carfatziiple6393

    @carfatziiple6393

    Жыл бұрын

    @@sakariyesaakir s3

  • @hanadcade4744

    @hanadcade4744

    Жыл бұрын

    Tan hes wey dhaftey

  • @tjofficial8792
    @tjofficial87922 жыл бұрын

    Nio waaba akhrinaysa commentigayga love Saar ha i fiirinee 😂😂😂🖐️😁

  • @abdirahmanibrahim2234

    @abdirahmanibrahim2234

    2 жыл бұрын

    2022 inyaroo anoo kala ayumbaa heestan soo raadinee like badan hasugin😂😅😅

  • @sgfvhetgj1758

    @sgfvhetgj1758

    Жыл бұрын

    Rrrr4rrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrr

  • @alidahirabshir6323

    @alidahirabshir6323

    Жыл бұрын

    Hooyada usheeg waxaas

  • @maxamuudsanka6590

    @maxamuudsanka6590

    Жыл бұрын

    Brenna ha

  • @anascraxmaan6548

    @anascraxmaan6548

    Жыл бұрын

    Hhh

  • @raxmacali2001
    @raxmacali20016 жыл бұрын

    Wllo Qaali hayga xumaaan wllo waxaaa ahay walaashaaa ooo khayrka Kula jecel walaahi wllo wllo aduuunyadan Waaa Laga tagayaaa wllo mana garanayno goorta Aaan dhimanayno wllo illaahay khaatimadaada hakuu hagaajiyo wllo dhamaanteenba wllo waxa dhici karta wllo adooo heesaya in ay naftu kaabaxdo wllo taasina Waaa nasiiibdaro wlaahi allana maalinta qiyaaamaha waxa uuu kuwaydiinayaa markaaad dhalinyarada ahayd maxaaad sooo qabsatay wllo Allah hakusoo hadeeyo

  • @omarahmedmohamed6416

    @omarahmedmohamed6416

    6 жыл бұрын

    Wlshy Waa sax Mida kle dhaman teyn towba alle hanatuso

  • @Hassanmotion2

    @Hassanmotion2

    6 жыл бұрын

    Wllo heesaha aad dawanesid iskadaa wllo hada run shegesid wllo youtube maso gashen wllo heesaha wa xaarane mxa u dawata wllo kuligeen ilahy hana so wada hanuniyo wllo qofki ilahy la jecle yahy hanunka ba soo hanuna wllo qalad haifahmin wllo waku salamaya wllo

  • @raxmacali2001

    @raxmacali2001

    6 жыл бұрын

    Wllky

  • @raxmacali2001

    @raxmacali2001

    6 жыл бұрын

    Wllky Qaali Aniga madaawado lkn Meesha Ayaa lasoo dhigay markaasaaan isdhi anoon daawan wllkaa wax usheeg dadkana waxaan jecelahay in waxaan dheerahay in Aan usheego wllky thankzzzz

  • @raxmacali2001

    @raxmacali2001

    6 жыл бұрын

    Mida kale wllky mid aan kuu sheego you tuyubka shrna waalaga daawan karaa khayra waalaga daawan karaa anuu sidaydaba Heesha majecli Cida heestana waxaan jecelahay in Aaan nacsiiyo waayo waa xaaraan oky

  • @debjaceel784
    @debjaceel7844 жыл бұрын

    Heestan waa heestan ku gursaday Cawana waa habenkay matanuhu Idhasheen xasuus ban idawada❤️❤️

  • @nuuraahmedxuseen8548

    @nuuraahmedxuseen8548

    4 жыл бұрын

    ❤❤❤

  • @hanamaxamedxirsi7265

    @hanamaxamedxirsi7265

    3 жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰

  • @suwara863

    @suwara863

    3 жыл бұрын

    M.a

  • @hodancali1548

    @hodancali1548

    3 жыл бұрын

    @@suwara863 ilahy matana ha hakuu daayo

  • @sacdaabdirizaq7767

    @sacdaabdirizaq7767

    3 жыл бұрын

    @@nuuraahmedxuseen8548 i7cduxcc09 hhh and kutidhi on Friday evening

  • @FaaraxReermagaal-jt9dc
    @FaaraxReermagaal-jt9dc2 ай бұрын

    Ugu danben gabar aad an jeclahy aya i qiyantay guur ayan ku balanay ninkeda horo ayey ku naqsatay anigo ad u cawin jiray 😢2024 ayan heestan soo boqday.

  • @hassandualeabdullahi8718

    @hassandualeabdullahi8718

    2 ай бұрын

    Sorry sxb xal aduunyo ayaa sas Iska eeh😢😢

  • @FaaraxReermagaal-jt9dc

    @FaaraxReermagaal-jt9dc

    2 ай бұрын

    Ad ayad u mahad san thy wll waa iska xal adunyo

  • @leaderhanadyare1254

    @leaderhanadyare1254

    18 күн бұрын

    Waxaad ixasuusisay oraahdii Macalin xilye😂 waliga garoob ha shukaansan sorry zxp

  • @iskamajidhe3533
    @iskamajidhe3533 Жыл бұрын

    2023 and still like this song🥰

  • @jamaalmaxamed7771

    @jamaalmaxamed7771

    Жыл бұрын

    Same pro 😂

  • @nafisailyas4176

    @nafisailyas4176

    Жыл бұрын

    Same 😢😂

  • @sakariyecabdi4963

    @sakariyecabdi4963

    8 ай бұрын

    ​@@nafisailyas4176🎉🎉🎉😢🎉😊😊😮😮

  • @fahmohussein4606
    @fahmohussein46066 жыл бұрын

    Heestan waxan dhesqnoya hada 😥8:38 subaxnimo Thursday June 28/2018😥waxaan joga shaqadeyda kursiga waku fadhiya oo kaliyah lkn ma jogi 😪ine qisada aniga i quseysa mooda😰

  • @xayatimohas2782

    @xayatimohas2782

    3 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😱😳

  • @Sayidka_Exchange
    @Sayidka_Exchange5 жыл бұрын

    Qisada heestaan markee soo dhageysteen inta Halkaan timid like

  • @aashoabdi2839
    @aashoabdi28393 ай бұрын

    Inta 2024 kusoo labatay farta taaga😢😂

  • @naimashadaly8517

    @naimashadaly8517

    2 ай бұрын

    Waikaan😢

  • @aashoabdi2839

    @aashoabdi2839

    2 ай бұрын

    Xappti 😩😩umac 💋💋🥺☺️

  • @cabdifataaxcaliwardheere8994

    @cabdifataaxcaliwardheere8994

    Ай бұрын

    😂😂

  • @jamalgarado7851
    @jamalgarado78512 жыл бұрын

    Wllhi anigo oromo ah waxaan leeyahay heestan caadi maha. It reminded me alot of things. When it comes to voice he is on top.

  • @Ahmat_gurei
    @Ahmat_gurei4 жыл бұрын

    *2020* Hadii aad Dawaneysid 👇 *Hit* *Like*

  • @zadaqsuul4379

    @zadaqsuul4379

    4 жыл бұрын

    2020

  • @mohameddaahir4478

    @mohameddaahir4478

    4 жыл бұрын

    2020

  • @zuperkoncil8160

    @zuperkoncil8160

    4 жыл бұрын

    Walipa Zaaid udaawaday

  • @kingkabuja4223

    @kingkabuja4223

    4 жыл бұрын

    hhhhh oky

  • @sharmaakecabdiqaadir825

    @sharmaakecabdiqaadir825

    4 жыл бұрын

    Sthy

  • @maahirmatankajcylka6432
    @maahirmatankajcylka64322 жыл бұрын

    war yaa dadka iga dambeeyo ee muqalkan dib ugu zoo laban doono like 👍yaan laila tagin halygu amaaneyzto waan idin heyni

  • @hanadmohmoud4583
    @hanadmohmoud45833 жыл бұрын

    2o21 like🤔

  • @xamiidboy

    @xamiidboy

    2 жыл бұрын

    Nio heesta maala deen kara xasuus buu nagu leeyahay

  • @liibaanbk8127

    @liibaanbk8127

    Жыл бұрын

    2023 like

  • @KINGMOHA30

    @KINGMOHA30

    3 ай бұрын

    2024🎉

  • @nuur___ozil
    @nuur___ozil2 ай бұрын

    Heesta wlllhi legend arimaheena inuu habeeyey waa la garan

  • @cabdirisaaqshc.sakate1020
    @cabdirisaaqshc.sakate10205 жыл бұрын

    2019 july 19 still i am listing this song 😭😭 sidaad ii cinqaabtay baa ana ku caafimadaa 😢😢inkastoo colad qabo 😭nafteyda celceliya cebaha ka dorsada😢😢ogow in aan cad gostaa cafis baan ka dorbiday😭😭

  • @ibramohaa9420
    @ibramohaa94204 жыл бұрын

    😭😭😭♥️♥️ hestan xasus ayey ithy Xili an wayay qoftan jeclaa dar ted ayan ugu dhiginsta kama dalo hestan

  • @AbdiwaliAbukar
    @AbdiwaliAbukar2 жыл бұрын

    2022 Yaa ila Daawaday Heesta Khadar Keeyow Ee CAFIS BAAN KA DOORBIDEY

  • @saadoxashi1575

    @saadoxashi1575

    Жыл бұрын

    Aniga 😂😂😏😏

  • @daahaosman9273

    @daahaosman9273

    Жыл бұрын

    Maantoo kle dawanayaaa 2022

  • @zackmohamett5872
    @zackmohamett58723 жыл бұрын

    👇👇👇👇👇👇👇🤞✌ 2021 hadad dawaneyso like ta ha iga iloobin

  • @aminaden8461

    @aminaden8461

    3 жыл бұрын

    waan dawanaya imika

  • @GaNeY.

    @GaNeY.

    3 жыл бұрын

    🤣🤣

  • @farhiafagadhe1273

    @farhiafagadhe1273

    3 жыл бұрын

    Waryaa comments waad arkeyzaa ha dhaaFin Enjoy iga dhig KZreadr ahaYee noh🤣🤣🤣

  • @caaqilkaofficial5969

    @caaqilkaofficial5969

    3 жыл бұрын

    @@farhiafagadhe1273 iisaar anna kuu saaraya wllhi

  • @aaishpanwar6146

    @aaishpanwar6146

    3 жыл бұрын

    Hadan dawaday 24 4 20201

  • @aziizmodellofficiall8163
    @aziizmodellofficiall81634 жыл бұрын

    2020 hadaad Dawaneyso Like.isaar

  • @ikranabdi3907
    @ikranabdi39076 жыл бұрын

    Ma is canantda sidi ciil qofu ku ragay in kasto coolad qabo nafteyda celceliya ogow inana ka cadkosta cafis ban ka doorbiiday escala hees horay usoco😍

  • @zakariyemohamed143
    @zakariyemohamed143 Жыл бұрын

    2023 Still my fav song

  • @user-gs8id2ds9t

    @user-gs8id2ds9t

    Жыл бұрын

    Hh

  • @suusuu3592

    @suusuu3592

    Жыл бұрын

    Asc Wyjhb

  • @xuseenmaxamedayaanle4500
    @xuseenmaxamedayaanle45002 жыл бұрын

    Heestan aadbaan uga helay taariikh isoo martaybay ka hadlaysaa inta 2022 daawanaysa farta taaga

  • @NUNE144
    @NUNE1446 жыл бұрын

    Wllo lika isiira gabar Ethiopian ah ayaan la tartamayaaye plz wixii somalia ah ha idhaafin wllo ArimaHeena thank u bro horee usoco

  • @saamqurux2062

    @saamqurux2062

    5 жыл бұрын

    @Safwaan 1177 afka day marka afsomali maxaad uugu hadlee? jawaabta maii haysaa

  • @NUNE144

    @NUNE144

    5 жыл бұрын

    @Safwaan 1177 stupid boy wasakh ba tahay somali miya gaaraysaa 😡😡😡😡

  • @miqueen5374

    @miqueen5374

    5 жыл бұрын

    @Safwaan 1177 stupid

  • @amiinunfortunately6137

    @amiinunfortunately6137

    5 жыл бұрын

    I'm Ethiopian I don't like you

  • @chinekuriya5029

    @chinekuriya5029

    5 жыл бұрын

    @@saamqurux2062 nayaa itopiya Somali baa kunol fuck somaliyab qarax ba ini dashady

  • @ambassadorc.shakur3216
    @ambassadorc.shakur32165 жыл бұрын

    Maanta Ayay igu Dhacday Zidani Sida Awgeed udawanayaa HesztaN😪😭😭😭😭😭 23_june_2019_Sunday From Hargeisa #SomaLiLaNd😭

  • @kskey7476

    @kskey7476

    3 жыл бұрын

    😂😂😂

  • @RiGaax_22

    @RiGaax_22

    3 жыл бұрын

    Ax 😅

  • @farhiafagadhe1273

    @farhiafagadhe1273

    3 жыл бұрын

    Waryaa comments waad arkeyzaa ha dhaaFin Enjoy iga dhig KZreadr ahaYee noh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sukhranaasir4956

    @sukhranaasir4956

    Жыл бұрын

    😭💔

  • @anisha_gwl7737
    @anisha_gwl7737 Жыл бұрын

    From 2017 up to now 2023 still my song 🎶😩🥺

  • @shucayb271
    @shucayb2716 ай бұрын

    Yaa ila dhagaysanaya 2024. Wll like ha ila dhafin Si ay xasuus i ku noqoto ❤

  • @zakiabdirashid7650
    @zakiabdirashid76506 жыл бұрын

    Waligiiin idin ma baryini somali maxamed like igu saacida wa ogahay inaa fududihiine 😞

  • @zeydronaldo5419

    @zeydronaldo5419

    4 жыл бұрын

    Kii 200aad baa kuusaaray 2sano kadib

  • @zakiabdirashid7650

    @zakiabdirashid7650

    4 жыл бұрын

    Cristiano Ronaldo hhhhhhh thanks sxp 😂😂😂

  • @axmedxasan6519

    @axmedxasan6519

    3 жыл бұрын

    Kuusaaray wallky

  • @hemazako
    @hemazako5 жыл бұрын

    Gabadha Anu iyo arrimaheena marku dawadey Yaku So Labtey 😊 Like Bum

  • @maxamedyare1209

    @maxamedyare1209

    4 жыл бұрын

    Tabaal yahow

  • @nuuraadan9891
    @nuuraadan9891 Жыл бұрын

    Waxaan hubaa inaad Heestan Miraha iyo codka macaan lagu luuqaynayo aad dhagaysan doonto Like saar 3/2/2023

  • @umuamiin4954
    @umuamiin49543 жыл бұрын

    2.5m inta iga dambetsee so boqata like ha iga baqiilina😂

  • @mdhamoudi2212
    @mdhamoudi22126 жыл бұрын

    Khadar Keeyow 100% Nice Song but I am not understand what u say and But I love this Song God Bless u bro Somalia and Sudan are brothers in God. we love Somalia 😍 I am From Sudan 🇸🇩

  • @Gn_171

    @Gn_171

    5 жыл бұрын

    We love you too😍😍❤🙏

  • @moegeh3642

    @moegeh3642

    5 жыл бұрын

    Thank you are watching Somali song but you are not understand if Allah say you can understand I advising you more leasting then you understand

  • @sumayoahmed4505

    @sumayoahmed4505

    4 жыл бұрын

    also ours we love you

  • @abdullahijimale23shongol56

    @abdullahijimale23shongol56

    4 жыл бұрын

    We love Sudan brother....same

  • @farhiyoali618

    @farhiyoali618

    4 жыл бұрын

    We love us sudan🇸🇩

  • @fatuushpeyzani5873
    @fatuushpeyzani58736 жыл бұрын

    inkastoon colaad qapo nafteydaan celceliyaa ceepaha Ka dhowrsadaa oo inaa cad goostaa cafis paan Ka doorpiday hees iyo padh wye ✌✌ qadar keyow 👌👌👌

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW8 ай бұрын

    2023/11/18 who still watching this ❤ hada dawaneysid like ISKA SAAR ❤ waan idin salaamay inta iga dambeysa farxad ku noolaada ❤

  • @daahirabiib9669
    @daahirabiib9669 Жыл бұрын

    Hees macaan 2023 /Jun/26 ogaw inaan cadgoostaa cafisbaan kadoorbiday 😢💔💔

  • @mala8212
    @mala82126 жыл бұрын

    😎😂Cajab fanaanka sanadka Ishcalaa hees waa nuureesa 👍👌💐I love it,💞 keep up the good work and give it all as always 🌹👏

  • @mumtazinacabdiraxman4826
    @mumtazinacabdiraxman48265 жыл бұрын

    Walhi qofad jaceshahay misana aad gacan ku hayn xanun kaa weyn malahaan isoduceyaa Aniga waax i og malaahn meel baan ku cedleysanahay jacaylaaaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @samiiraabdulahi1497
    @samiiraabdulahi1497 Жыл бұрын

    sida cawa aan ahy caro ma u ilmysaa😭🖐️ ma ila dawnysaa 2023 hda iga danbyso love saar😭❤️🖐️😫

  • @mohamedabdullahihalane2176
    @mohamedabdullahihalane217611 ай бұрын

    Sanadkan form 4 ahay haliso duceyo zxipyaL wa iga codsi 😢😢❤

  • @CabdulahiAk

    @CabdulahiAk

    10 ай бұрын

    Iskumid nahy Allah no fududeyo aan dadalno I.a😢

  • @user-eg7ty2gb1u

    @user-eg7ty2gb1u

    8 ай бұрын

    dadaaaal waa guuleeysanee i allh

  • @abdifatahsharif

    @abdifatahsharif

    Ай бұрын

    waxa iska diyaari sxb allah noo fududeyo

  • @almaslv3134
    @almaslv31346 жыл бұрын

    Wilkan aad baa u tagera walahi labis cod dhankaste move on bro

  • @sakariyexasan2121
    @sakariyexasan21214 жыл бұрын

    2020 waxey gaartay 2m views hadaa commentigeyga arkeyso like ii saar

  • @idilahlan6898
    @idilahlan68983 жыл бұрын

    I'm still listening this song🥰♥️ 2021 who else listening this year ♥️

  • @mohaqlbi6067

    @mohaqlbi6067

    2 жыл бұрын

    Same as u💯🔥

  • @shactarmompi7072

    @shactarmompi7072

    2 жыл бұрын

    Me 😪😪

  • @mohaqlbi6067

    @mohaqlbi6067

    2 жыл бұрын

    Wht

  • @SM-pt8ll

    @SM-pt8ll

    2 жыл бұрын

    A

  • @liipaanamin3725

    @liipaanamin3725

    2 жыл бұрын

    Me😓😓🖤💔

  • @amiiraabdirahman5980
    @amiiraabdirahman59803 жыл бұрын

    Mis caanata sidii ciil qof ku raagay sida cawa aan ahaye caro ma ulmesaa😢 hees jcyl mar wlb dhagay sato ❣😥

  • @bisharoqaali960
    @bisharoqaali9604 жыл бұрын

    2020 hal bilood dhiman qofki dhageysanayo like dhac

  • @asmacabdilahi5407

    @asmacabdilahi5407

    4 жыл бұрын

    dhilo siilween

  • @shamisqurux8176

    @shamisqurux8176

    4 жыл бұрын

    asma cabdilahi yaa 😳naa maxa ku ceyne gabdha 🤔

  • @shumacukofficial1255

    @shumacukofficial1255

    4 жыл бұрын

    haaa caawa waa ok

  • @aarka3890

    @aarka3890

    4 жыл бұрын

    2020 😞😞😞🖐

  • @xanandiamond5059

    @xanandiamond5059

    4 жыл бұрын

    @@asmacabdilahi5407bila akhlaqd weynaatey weeyin garacaddu

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet5 жыл бұрын

    😂 Heestas xasus iledahay 😭 wayo wayo iso xasustay 2019 ❤️ Yaaa dawanaya

  • @ismailmohamedadennorgumaad707
    @ismailmohamedadennorgumaad707Ай бұрын

    Weli wan dhageystaa hestan from 2017/2024 xusuus😢

  • @jibrilsharif6542
    @jibrilsharif6542 Жыл бұрын

    Still 2023 it's my best song 🔥

  • @abdulahimohamed7841
    @abdulahimohamed78416 жыл бұрын

    hada uso gashay ina commenti akhriso like iisara azxapay

  • @user-yf3tl7lp4e

    @user-yf3tl7lp4e

    6 жыл бұрын

    abdulahi mohamed hhhh

  • @malisstrip1133

    @malisstrip1133

    6 жыл бұрын

    MaHamed khadar ipraahim keeyow hees dhab ah

  • @sehamade7866

    @sehamade7866

    6 жыл бұрын

    رظسظيجصفزحثفزدسب كش يكيزجشزيشظ ي

  • @xabiibogeesey137

    @xabiibogeesey137

    6 жыл бұрын

    abdulahi mohamed hhhh cde wxkle ayaa thy 😆😆😆

  • @cumaryare7552

    @cumaryare7552

    5 жыл бұрын

    Heesoheesoheeso

  • @diamodmubarik434
    @diamodmubarik4344 жыл бұрын

    SrY😰bro 2020 kuso ceshaday wdna xirantahay imika ithopia kuxirantahay.alle cadowgaaga hjabiYo🥰🤩

  • @liinuur7669

    @liinuur7669

    3 жыл бұрын

    Asc

  • @ayaanMaxamed-ch6nw
    @ayaanMaxamed-ch6nw Жыл бұрын

    Qaladkii an galay hada ayan ka qoomamonaya nabsi 😭❤️

  • @SandhereYare-fd8lm

    @SandhereYare-fd8lm

    4 ай бұрын

    Xanuun waye 😢😢

  • @b.e.l.l.a957
    @b.e.l.l.a9572 жыл бұрын

    Inkasto colad qabo naftaydaan ceceliya cebaha ka dhowrsada ogow ina cad goostaa cafisban ka dorbiday 16 6 2020 💑24 12 2021 💔🚶‍♀️🥺 💔💔💔💔💔( zakariye ) miss you 😢🤴

  • @ahmedabukar3620
    @ahmedabukar36206 жыл бұрын

    😂😂😂😂 kan soo wacaaye hassan miyaa hhhhh hassankaas inta taqaano like ha ii saaraan

  • @satraliin612

    @satraliin612

    6 жыл бұрын

    ahmed abukar u

  • @abdirahmanabdirashid2577

    @abdirahmanabdirashid2577

    6 жыл бұрын

    ahmed abukar

  • @maandeeqindho2137

    @maandeeqindho2137

    6 жыл бұрын

    ahmed abukar Kkkkkkkkkk adigu mataqaan waa mid kacalaacaliyey Keyowe

  • @qoftajecelmaxamedmuxumedga8701

    @qoftajecelmaxamedmuxumedga8701

    6 жыл бұрын

    khadar keenyo inoolow wll waxaan jecelahay hadaad qoraalkayga aad aragto inaa faybuugaga ku soo darsado waayo waxaan jecelahay inaan kula hadalo ee isoo jawaab

  • @fomar2137

    @fomar2137

    5 жыл бұрын

    One. Off best. Song. I like. From khadar. Keeyowww ❤️❤️❤️❤️

  • @luulitacabdi1121
    @luulitacabdi11215 жыл бұрын

    gabdha yaa arimaheena kusoo arky😂

  • @raxmaruun5370

    @raxmaruun5370

    5 жыл бұрын

    aniga hadda ayaan dib ufiirshay

  • @tiktoksomali5531

    @tiktoksomali5531

    5 жыл бұрын

    Aniga hada hhhh wan Soo ogaaday waaa siiriyan xabadu way shidantahy

  • @layaanahmed5321

    @layaanahmed5321

    5 жыл бұрын

    Aniga iyada darteed ayaan hlkn u imid hhh anoo mar hore dawaday hhhh

  • @fahadofficial8654

    @fahadofficial8654

    5 жыл бұрын

    Aniga hadaley soo daawadey

  • @suhaib9811

    @suhaib9811

    5 жыл бұрын

    Waa nagan 😂😂😂😂

  • @liilofficial4127
    @liilofficial41272 жыл бұрын

    Ciil Qofuu ku raage isooduceya inaa jclkyga ku gulaysto Sida caawa aan ahay wlhi wan iska ooya Hestan Asaga wuu ijecelyhy Inaa jclkeena kuguuleysano isooduceeya @Abdalle Alpa❤️😪😪😪

  • @maxamedzaciid9485
    @maxamedzaciid94856 ай бұрын

    Nice song 2024 walhi❤❤

  • @ibrahimahmed9338
    @ibrahimahmed93386 жыл бұрын

    I llah ka baqe lik ii sara markii igu horeysay waye

  • @_kahini

    @_kahini

    6 жыл бұрын

    Ibrahim Ahmed mxad la calaa calaysaa mad nin wayn ahyn

  • @quruxdhixablaha6118

    @quruxdhixablaha6118

    6 жыл бұрын

    Ibrahim Ahmed hhhhhhh

  • @anisalula596

    @anisalula596

    6 жыл бұрын

    Ibrahim Ahmed 😛😛😛

  • @ibrahimahmed9338

    @ibrahimahmed9338

    6 жыл бұрын

    Anisa Lula 😂😂

  • @lilazlovebarcelona8051

    @lilazlovebarcelona8051

    6 жыл бұрын

    Ibrahim Ahmed hhhhh like xog ah waye

  • @alipashirjama2558
    @alipashirjama25584 жыл бұрын

    2020 1 luliyo waa xiligii somalia konfurta qornimada qadatay tankale waa markii lamidobay waqooyi iyo konfur ishaadu haday qabato like wayo waa wakhti muhim ah one love all somalia people 🇸🇴❤🙏

  • @abdishakurmohaali9241
    @abdishakurmohaali92413 жыл бұрын

    2021 hal kahadhay qofkii dhagaysanya likta isaar

  • @omaramati8045
    @omaramati80452 жыл бұрын

    2022 still it's my best song 🎵😌

  • @maxamedcabdixashi1408

    @maxamedcabdixashi1408

    Жыл бұрын

    Kow now

  • @sulaymaansulaymaanibraahii8687

    @sulaymaansulaymaanibraahii8687

    Жыл бұрын

    Xcg

  • @mohgai2154
    @mohgai21546 жыл бұрын

    waa hees aad iyo aad u macaan, style cajiib ah. Allah yacizak ya fanaan khadar.

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan30174 жыл бұрын

    30 JANUARY 2020 Hadad gadal ka dawaneysid qisada heestan daawataY like isara 😂waa wllshiine😥💋

  • @apdyfattahrashiid6743
    @apdyfattahrashiid67432 жыл бұрын

    Fav song 😍 FARXAD IGU NOOLOW 🤲💙 khadar keeyow 🥰 and keeping going

  • @sharmaakeahmed1039
    @sharmaakeahmed10397 ай бұрын

    Inkastoon colaad qabo Naftaydaan celceliyaa Ceebahah ka dhawrsadaa Oo inaan cad goosto Cafis ban ka doorbidat😊 Heestan waxaa dhagaysanayaa khamiis uu jimce soo galayo 07/12/2023 12:40 anigoo safar dheer ku jira insha Allah qoraalkan maalin maalmaha ka mid ah waa ku soo laaban doonaa✋️

  • @Sistermishty
    @Sistermishty4 жыл бұрын

    Hada Heestan Daawaneso 2019 Mrkale Like iisar Hhhhhh Arimahena You did It

  • @runtakudhinte4392
    @runtakudhinte43925 жыл бұрын

    who still watching 2019 Arimahena 😘😘

  • @CanabShire-ec5pf
    @CanabShire-ec5pf5 ай бұрын

    Inta 2024 dib usoo booqatay 🤗😊

  • @falisaxmedyaasin5338

    @falisaxmedyaasin5338

    4 ай бұрын

    Kulamid😂

  • @husseinalihasan8872

    @husseinalihasan8872

    3 ай бұрын

    Yeah ❤

  • @naimashadaly8517

    @naimashadaly8517

    2 ай бұрын

    Wa ikaan😢wali ano qlbi jaab daremayo😢24/4/2024 can't forget 😮

  • @AmadNuur-pl1ui

    @AmadNuur-pl1ui

    2 ай бұрын

    Yeah❤

  • @IkramMaxamud

    @IkramMaxamud

    2 ай бұрын

    ​@@naimashadaly8517 walee😮😢❤

  • @user-um5sp7ip8t
    @user-um5sp7ip8t9 ай бұрын

    Heestan wllhi marka dhawac iso gadho ayan mar walpa ku celceshada hello qofka iga danbeya👋😢

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan4206 жыл бұрын

    Viva reer mugdishu 😍😍

  • @libanabdikadir4941

    @libanabdikadir4941

    6 жыл бұрын

    wil shidan 😍😍😍😍😍💙💙💚💚💋👄❤💘💚💙👍💙❤💚💛💜💖💖

  • @libanabdikadir4941

    @libanabdikadir4941

    6 жыл бұрын

    wil shidan z😍

  • @mohaan1

    @mohaan1

    6 жыл бұрын

    Muqdisho*

  • @azoumaluul6261

    @azoumaluul6261

    6 жыл бұрын

    wil shidan wa

  • @user-lk6ox2fz1h

    @user-lk6ox2fz1h

    5 жыл бұрын

    ASC

  • @kokobstbah8385
    @kokobstbah83856 жыл бұрын

    I am from Eritrea I love Somali music special this music

  • @liipaanamin3725
    @liipaanamin37252 жыл бұрын

    Maxey gabdhaha qof markii ee helan sidii hore u ahaan weyaan 💔💔🔥❤️🔥😓😓😓 f*#^ love

  • @kaderibrahim7296
    @kaderibrahim72962 жыл бұрын

    Wwwwwwwwww Xidiga an ku fano Wayo waxa tahy qof isku kalson ala haku rumeye riyada wa anigu aha qadar ibraahni catosh

  • @mohamedhamake7
    @mohamedhamake76 жыл бұрын

    Wad na shiday bro fans from hargeisa ❤

  • @jabriilxussen6968

    @jabriilxussen6968

    3 жыл бұрын

    csm

  • @mohamichu6711
    @mohamichu67114 жыл бұрын

    Quarantine time waye from islii kenya sithaa cawaa an ahaay Askari aya isotumeee😭😭😭😭😭😥🙏

  • @kingdahir8527
    @kingdahir85272 жыл бұрын

    7 February 2022 3:56 AM xiliga Africa ayaan hestan dhagaysanaya weliba anoo is canaanayo 🤕inta iga danbeso like 😉

  • @xikmoqurux2426
    @xikmoqurux2426 Жыл бұрын

    2023 and still love this song💋❣

  • @user-mm8qf2hd7o

    @user-mm8qf2hd7o

    9 ай бұрын

  • @mohamedgabow2452
    @mohamedgabow24526 жыл бұрын

    Waaaw arimaheena zxb video shidan ayaad lakeentay inta keyoow tageerto like ta saara

  • @Halleyte
    @Halleyte4 жыл бұрын

    7/2020 Inkaston ciil colad qabo Naftaydan celceliya Cebaha ka dhawrta Ogaw inan cad gosta Cafisban ka dorbiday Khadar keeyo fanan zxipaday isku family ahayen I jeclaysisay tagero uma ahanjirin Lkn hestan markay soo baxday laga bilabo shag ku ahay

  • @ayanally6684
    @ayanally6684 Жыл бұрын

    Alx alle mahad leh wlhi aduun wax kasto waa lagu arkaa after 6yrs wax walbo waa ka fiicnade casharo badane waa kasoo barte murug iyo xanuun intaba hooyo la aan markaa tahy wax walbo wee isbadalaan 😢lkn alx dadka qaar hadaa bartey 🫡

  • @MohamedAmin-ni8ns
    @MohamedAmin-ni8ns7 ай бұрын

    Old song but still got the vibes ❤ Somali song to the world 🎉❤❤❤

  • @mohacade8091
    @mohacade80915 жыл бұрын

    1M views wooow arimahena nin ween keep going🙋

  • @maryanlaki6247
    @maryanlaki62476 жыл бұрын

    The Best video,Styl,Model N Song Of The year 2018Libaax WlHi Banaankaat taalaa cid ku celinkarta majiryoKeyow Nooleeyaha fanka Soomaaliyeed

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla7 ай бұрын

    2024 hada dawaneyso legend soodahay tahy😂😂😂

  • @apdyrahmanmohamet7055
    @apdyrahmanmohamet70552 жыл бұрын

    2018 Markay soo baxday waan iska dhagayzan jiray Lkn Uma malaynayn inay wehel inoqonayzo 2021 Wxd mooda heestu inay aniga iga hadlayso alx wakhti badan kadip waanka cafimaday jacsylkii xanuunka badna lkn gabadhi waagaz iga tagtay bilaa zabab wxy dib usoo noqotay 2022 iyadoo Ay soo kla tageen wiilki guursaday anna meel aan kaga noqdo anan hayn wxnan iska diday inan inta ka aqbalo aan ka jaro xanuunki io dhipatada darteed maray 🥺😇 alle meelkasta oyku sugan tahay ha ilaaliyo

  • @barwaaqohusseindahir6687
    @barwaaqohusseindahir66874 жыл бұрын

    Gabadhan arimaheena yaa kusoo jeclaaday😋 wax yaroo wacn arimaheena😉😍😘😘

  • @balqiisajaamac4019
    @balqiisajaamac40196 жыл бұрын

    cidla iyo ruxi calolyow lataha culeys weyn daremo nafu cashaq helay cudur dar ma weyda ha ha mis cananata sidii ciiil ciiil qofuuu ku ragay sidan cawa an ahay carro carro ma u ilmeysaaa inkasto ho ho mmmmmm colad qabo nafteydan celceliya cebaha ka dhowrsado ogow inan cad gosta cad goosta cafis ban ka dor biday Omg new voice and song keeeyow king of the mugadisho really nolow 😍😍😍😍😍😍😍 hes daren leh walle

  • @mohamedamiiin2493

    @mohamedamiiin2493

    6 жыл бұрын

    Balqiisa Jaamac Xaqiiiq runtii Keyoow waa boqorka moqdiaho

  • @hodaninhoda4154

    @hodaninhoda4154

    6 жыл бұрын

    Balqiisa Jaamac

  • @abdirashidalidakane4277

    @abdirashidalidakane4277

    6 жыл бұрын

    shukran abayo qali

  • @siciidcumar5936

    @siciidcumar5936

    6 жыл бұрын

    Balqiisa Jaamac waw

  • @Ashurmedia

    @Ashurmedia

    6 жыл бұрын

    Balqiisa Jaamac igu caawi inaan gaaro 1000k subscribe thanks wllo

  • @Cadeyboolo686
    @Cadeyboolo6868 ай бұрын

    Wa qiso dhab ah hestan cafiska ah waliga hagarsiin qof in ku caroodo oo cafis ka dorato 😢😢 😩

  • @siganelokesofficial7582
    @siganelokesofficial75823 жыл бұрын

    2021 hada dawatay

  • @macowcade9985
    @macowcade99856 жыл бұрын

    Waligey intaan hees daawanaye lama ilmeenin heesta Ka hor 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 qof aan jeclahyna ma jirto heestaan wey uun itaabaty keeyow bruh hore u soco

  • @madarcj2519

    @madarcj2519

    6 жыл бұрын

    Macow Cade jaq laga sii maxa ka ilmaysiyey

  • @macowcade9985

    @macowcade9985

    6 жыл бұрын

    Madar cj bruh heesta itaabate

  • @sabiriinjamac704

    @sabiriinjamac704

    6 жыл бұрын

    Macow Cade waxay cadayn u tahay in aad wax jeceshahay

  • @macowcade9985

    @macowcade9985

    6 жыл бұрын

    sabiriin jamac wax aan jeclahy ilaa hada maba arkin

  • @ubaxmahad9614

    @ubaxmahad9614

    6 жыл бұрын

    Macow Cade anilee amaa ijecesha hay oo is ogeeen adi hhh

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty58706 жыл бұрын

    Wwww heestan hada kawada hesheen like haiga baqayline ❤️❤️❤️👍👍👍👍😍😍

  • @nuurtoadaamciilm1233

    @nuurtoadaamciilm1233

    5 жыл бұрын

    ZASaWSZXQXXXAAAAAÀÀAÀAAÀAAAAAAAAÀAÀÀWTVYYVGYX X WBNHBBBNBBZNBB BNB X2VCXWVTXZBC HNXBBSNNN$$9@ $7@ '"""$NNXNMBBANNNHNI"?8- 1?" ?' , , ?))?#OLMLOMC2¥=2 NSCBXCAW

  • @hamse7286
    @hamse7286 Жыл бұрын

    Waa heesta kaliya een keeyow anka dhagaysto

  • @hipaaqabdi8470
    @hipaaqabdi8470 Жыл бұрын

    😭💔😭💔😭💔caawa anigoo ilmeeynaya daawanooyaa tagida ciil kama qabo ee saaxibadey asaga daraadii cadaw iigu noqday ciil kaqabaa iyo meesha uuw iigaga tagay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdullahiabdiissack

    @abdullahiabdiissack

    Жыл бұрын

    Sorry wlshey wax kasto adunka ka filo

  • @ahmedmahad6787
    @ahmedmahad67875 жыл бұрын

    Qisada heesta ayan dhagaystay manta in ay legend kan ku dhacday si xun laga yeelay wallahi ax ax

  • @asadomar2694

    @asadomar2694

    5 жыл бұрын

    Ahmed Mahad sxp wllhi sida kudhacady inaba caadi maheen allaha ubooga dhayo

  • @ROMAN77700

    @ROMAN77700

    5 жыл бұрын

    best fanaan

  • @mukhtaardaacad6019

    @mukhtaardaacad6019

    5 жыл бұрын

    Waxaubahanh labarkak

  • @ellenaellam7982
    @ellenaellam79826 жыл бұрын

    This young boy he’s killing his own style war khadar keyow walalow wad akhrisata commentige like ii sar abti😂😂😩

  • @KhadarKeyow

    @KhadarKeyow

    6 жыл бұрын

    Ellena Ellam 😂😂 waan ku saaray waliba comment 😍😂

  • @cabdilaahxanaficali4867

    @cabdilaahxanaficali4867

    6 жыл бұрын

    Iam Keyow hhhh beenaale

  • @aishahluul2164

    @aishahluul2164

    3 жыл бұрын

    😂😂😂

  • @farhiafagadhe1273

    @farhiafagadhe1273

    3 жыл бұрын

    Waryaa comments waad arkeyzaa ha dhaaFin Enjoy iga dhig KZreadr ahaYee noh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hasanabdi5038
    @hasanabdi5038 Жыл бұрын

    Khadar keeyow axsan fanaan waan ku wataaa

  • @faysalbotaancarab6019
    @faysalbotaancarab60193 жыл бұрын

    Heestan markaa dhageesto wn ka samraa qofkan jeclaa😓 hadan markaa hees jaceyl❤ dhageysto wn uxiisaa niyadeyda hal gabar ayaa ka saari wayay hadn wx walba sameyay wn ku xiisay qlideydii (2020/11/26) xasuus ayey igu lahan dontaa inta aan nolahay

  • @abdinasirali5273

    @abdinasirali5273

    2 жыл бұрын

    bro qofka kuu ilabay haa xanusan wayo intad taqaney ayaa kugu filan xasus wixi kale waa dulmi cad aad naftada ka galeyso

Келесі