I AMK "Wadnaha igaraacmooyo" MEEQA MAAH MAAHYO 2 DAQIIQO KUSHEEGI KARTAA?

Ойын-сауық

#arimaheena #team27 #gameadag
Original Content: • Sharma Boy - Makaa Fil...
Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/pxtredc4
/ arimaheena​​​​
​​ / arimaheena1
​ / arimaheena​​​​
​snapchat: arimaheena
​snapchat: arimaheena
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
1,249,935 subscribers

Пікірлер: 492

  • @SihaamMostaphe
    @SihaamMostaphe29 күн бұрын

    Iiga balan qaad inaad Salada Ilaalinaysid like 👍😂❤

  • @user-kf4hw1zg9t

    @user-kf4hw1zg9t

    28 күн бұрын

    In sha allah

  • @abdirahmanmahamed8966
    @abdirahmanmahamed896629 күн бұрын

    Qoftii ugu afaomaliga yareed ayaaa ugu fiican maah maahda

  • @KingCeyda-t4o
    @KingCeyda-t4o29 күн бұрын

    TEAM SAMIYA ONE LIKE ❤😊

  • @user-mx7nw7fh9g

    @user-mx7nw7fh9g

    23 күн бұрын

    Yaaaah😢 samia aaaa😢😢😊

  • @FadxiMahamed-ci2pd

    @FadxiMahamed-ci2pd

    9 күн бұрын

    Oky😂😢

  • @FoosAhmed-bb7tz
    @FoosAhmed-bb7tz28 күн бұрын

    Nin aa taqaano yaatahy lama dhaho 2 nimaa dhashay kuma dhalin 3kor nageed kabo isma dhaamo 4 kap kaween weku kufisaa 5 nin aan shantada kacelinin sharci kama celiyo 6 fartada xumaday firiq firiq kagama harto 7 kor wayel Waa wada indho 8lawatan jir intu talo kabodo gedna kabodaa 9gacmo wada jir waxkugoyaan 10 canjeero se ukala kureeso loconaa 11 cimrigaga raago geel dhalayokutusaa 12 dorada cesho dagel bilaaw giisa waye 13 af dabolan wada hap 14 lawo qawan isma qaado 15 nin dad qaday xumo cuskay 16 nin aan talin jirin haduu talsho nin aan tagi jirin aa tago 17bahida badan iyo buktada badan walesku nacaa 18 mel banan marow maradisa geed maqabsato 19 luq luq marow lasin lamiga waye 20 nin isfaanshi Waa ri is noogty 21 war intuu afkaga kujiro amaan kuyahy 22 gabar gunti rag haku jirto ama god23 nimaa dhashay kuma dhalin 24 casigaga iridaa ma moga 25 shiiq shiiq madhalo 25 faro kaciyaar futo kaciyaar karoon 26 ninkii soo joog laga waayo sojeef laga helaa 27 naag lafuray fadhi uma yaalo 28 ton gulush timir gari wayy qarar 29 cagti jogsan weeso marbee ceep lagulantaa 30 afefo horay lahoow ama adkeesi danbe lahaaw

  • @ZukhraMohat

    @ZukhraMohat

    28 күн бұрын

    manshalaha abaaabooy ❤🎉

  • @YaasminMuuse-ox5rs

    @YaasminMuuse-ox5rs

    27 күн бұрын

    M.a❤🎉🎉

  • @user-ti6lt4ib4o

    @user-ti6lt4ib4o

    26 күн бұрын

    Wlhi wxn ku qosley faroh kaciyan futo ka ciyar ma karoon 😂😂😂

  • @queennashaad7324

    @queennashaad7324

    22 күн бұрын

    Mashallaah❤

  • @araksanomaraden7388
    @araksanomaraden738829 күн бұрын

    Alaa wadnaha qoslaya ayaan dhintay Wallahi walalkay imak soo celi mar kale 😭😂😂

  • @NejlaMohmeth
    @NejlaMohmeth29 күн бұрын

    Team samia ❤

  • @Waddaag
    @Waddaag29 күн бұрын

    Imk Maadama Uu Naga Qosliyey Hal xabaa Ugu Darny😂

  • @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs
    @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs28 күн бұрын

    1.25m ARIMAHEENA MXAAD KU HEYSATAAN 2M GAADHSIIYA GUYS❤

  • @KingCeyda-t4o
    @KingCeyda-t4o29 күн бұрын

    TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux228 күн бұрын

    Team koko bulle one like 👍

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed4828 күн бұрын

    Koko halista marwalbo wey gulesata ama kalinta labad gasha halista lashego waa koko❤❤❤

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q29 күн бұрын

    Noloshada ku raxeyso saladana ilaali likne hayga ilabin 😂❤

  • @MohamedCaydruus
    @MohamedCaydruus28 күн бұрын

    Arimaheena caajiska iska daa sxp👏🏻keep going⛓

  • @umufatuma7472
    @umufatuma747229 күн бұрын

    Saamiyo say u roonayd bay tiri nimaan tukan allahu akbar ma dhaho waxas maahmaah ma ahan

  • @Amuunmoha8

    @Amuunmoha8

    29 күн бұрын

    Way tahay😂

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.107129 күн бұрын

    ‏‎‫الله اكبر الله اكبر الله اكبر لا اله إلا الله. الله اكبر الله اكبر ولله الحمد. الله اكبر كبيرا والحمدلله كثيرا وسبحان الله بكرة وأصيلا وصل الله على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @FatimaMohamed-fh9tx
    @FatimaMohamed-fh9tx29 күн бұрын

    I'AMK FUNNY WYE😂😂

  • @ibnu_muxiyo

    @ibnu_muxiyo

    29 күн бұрын

    Adiguna facing bad thy 😂

  • @IbrahimCK-wi9gg

    @IbrahimCK-wi9gg

    28 күн бұрын

    Numéro téléphone isna 😢. magaca Abyo Isha

  • @clraxmaanaxmed7396
    @clraxmaanaxmed739628 күн бұрын

    arimahena koko iyo ladan ciddi waa barejo ana tirinayey 😂😂

  • @shankaabdull300
    @shankaabdull30028 күн бұрын

    All of them are good and proud of them but i admire how ladan was talking and her accent wow

  • @ExcitedGrizzlyBear-fi2ix
    @ExcitedGrizzlyBear-fi2ix28 күн бұрын

    Saamiyo kulahaa e imke kulahaa soo uweenyhy iyo afar mahmaahaa😂😂

  • @YaxyeDayib-nn6po
    @YaxyeDayib-nn6po29 күн бұрын

    Allah dartiis igu soo raac wll mcn❤

  • @Ibnuabiib
    @Ibnuabiib29 күн бұрын

    Team Imk🎉🎉🎉

  • @ayehhamda5532
    @ayehhamda553229 күн бұрын

    Team ladan one like❤❤❤

  • @libandiraneh827

    @libandiraneh827

    29 күн бұрын

    Team ladan ❤❤

  • @Fowa2011

    @Fowa2011

    19 күн бұрын

    Yees team djibouti ladan 🎉

  • @cawilinho1040
    @cawilinho104029 күн бұрын

    Team Kiiki One Like🎉

  • @HAGAHADADWAYNAHA
    @HAGAHADADWAYNAHA29 күн бұрын

    Jabra Qayb maahmaahyaha waa kufsaday sida ood qaadis iyo jiidis waa isku mid ayay ahayd isaguna wuxuu yiri ood lama qaadee waa la jiidaa khald waaye saasi kaamaam yeelin jabra inta igu raacsan like iisaara

  • @Amina_Isse

    @Amina_Isse

    29 күн бұрын

    Dee waa run ooda mia la qaadaa waa la jiidaaye saw ku mudimeso illeen waaba maahmaah cusubi tan hnookula dro maahmahyda somliyd😂❤

  • @sundusali8340

    @sundusali8340

    28 күн бұрын

    Wu saxanyahy orod qaad ood wlh qodaxa ku dhamynysa😂😂

  • @israjama7225

    @israjama7225

    28 күн бұрын

    Oodi qaadis iyo jeedis wa isla guri gayn Weye😂 side saxda ah😮

  • @ABWAAN_XASSAN_XAYDH_5K

    @ABWAAN_XASSAN_XAYDH_5K

    28 күн бұрын

    Qaadis iyo jiidis waysla gurya gayn bay ahayd adiga xataa waad kufsatay😂

  • @Amina_Isse

    @Amina_Isse

    28 күн бұрын

    @@ABWAAN_XASSAN_XAYDH_5K ha yeelin😂😂

  • @TEAM_HANAD
    @TEAM_HANAD29 күн бұрын

    TEAM ARIMAHEENA ONE LOVE ❤️ 😊🎉

  • @MayanAbdi

    @MayanAbdi

    28 күн бұрын

    😂😂😂😂

  • @amynaelmy7509
    @amynaelmy750928 күн бұрын

    Team Ladan Qiidi tu est notre fierté Qafar bara ❤🇩🇯🇩🇯

  • @user-cr8ww3qd2p
    @user-cr8ww3qd2p29 күн бұрын

    Team saamiya❤❤❤❤😊

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed331729 күн бұрын

    Team i amk isn't easy 😂

  • @a-auslim-girl-from-yemen.
    @a-auslim-girl-from-yemen.29 күн бұрын

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-◖˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹😢😢😢😢😢😢😢😢😢˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛ː↿⁞ ː↿⁞ ː↿⁞ ː↿⁞ ː↿⁞ ː↿⁞ ː↿⁞ ː↿⁞ ː↿⁞ ː↿⁞ ː↿⁞ ː↿⁞ ː↿⁞ ː\^^\√√_^_

  • @miiraali1811

    @miiraali1811

    29 күн бұрын

    Assalamu alaykum, sister. I hope you're doing well. I just want to remind you that Allah is the provider. Open up to him. He created you, he loves you, he sees you, and he also knows what you are going through. All you need to do is ask him, and he'll give you everything. As humans, we're weak we always deal with our individual lives and struggles, but Allah is always there for you. All you need to do is ask him, and you'll see how your life will change. Trust Allah and be patient. Make lots of duas. We're on the best 10 days of Dhul Hajj. May Allah accept your duas and make it easy for you and your family, and know that if the whole world comes to gather to help you, they won't be able to help you except what Allah has written for you, and if they all come to harm you with anything, they won't be able to except what Allah has written for you, and that's the end of it.

  • @bilaaal5881

    @bilaaal5881

    28 күн бұрын

    ​Somali ku so qor

  • @miiraali1811

    @miiraali1811

    28 күн бұрын

    Asalaamu calaykum, abaayo . Waxaan rajaynayaa inaad fiican tahay. Waxaan rabaa in aan ku xasuusiyo in Alle yahay arsaaqa. Isaga u bandhigo dhibkaaga. Isagaa ku abuuray, wuu ku jecel yahay, wuu ku arkayaa, waxa walba ad ku sugan tahay wuu lasocdaa . Waxa kaliya ee aad u baahan tahay waa inaad isaga weydiiso, oo wax walba wuu kuu awoodaa. Bani-aadmi ahaan, waan tabar yarnahay, mar walbana noloshayna iyo baahideena gaarka ah ayaan la tacaamulnaa, laakiin Allaah mar walba garbkaaga ayuu taaagan yahay. Waxa kaliya ee aad u baahan tahay inaad samayso waa inaad waydiiso isaga, oo waxaad arki doontaa sida noloshaadu isku bedeli doonto. Allaah talo saaro oo samir. Duco badan samee. Waxaan ku jirnaa 10-kii maalmood ee ugu fadli badnaa ee Dhul Xaj. Allah ducadaada ha kuu aqbalo oo ha kuu fududeeyo adiga iyo qoyskaaga, ogowna hadii aduunka oo dhami kuu soo gurmado in ay wax kuu taraan kuu ma tari karaan ilaa waxa Alle kuu qoray mooyaane, haddii ay is ku dayaaneh in ay wax kuu dhimaan ma a woodaan ilaa waxii Allah kuu qoray mooyaane halkaas ayayna ku dhammaatay.

  • @steamfeisal13
    @steamfeisal1329 күн бұрын

    Masha aliha ❤

  • @ShaficiBoy-ky1cf
    @ShaficiBoy-ky1cf28 күн бұрын

    Kadib 4 days ka maqneed youtupe welcome back❤❤❤

  • @hayaat2209
    @hayaat220929 күн бұрын

    Alla caawa manooli😂ladan caadi maaha doqon hduu ku fahmi waayo boga looga dhuftaaa😂😂😂waaba ilaabe see u tiri

  • @khadradahirali7759

    @khadradahirali7759

    28 күн бұрын

    Walhi 😂 waxan yari waa qosol m.a

  • @JabraMoha-lx8ss
    @JabraMoha-lx8ss29 күн бұрын

    King ceyda keen halkan inta iga racsan like saar

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid723929 күн бұрын

    Wsc waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend

  • @apdallajoyofficial3041
    @apdallajoyofficial304129 күн бұрын

    Happy EiduL Adxa___🐐

  • @AbdirahiimYousuf
    @AbdirahiimYousuf28 күн бұрын

    1: Lama Huraan Waa CAws Jiilaal. 2: Kor Waayeel Waa Wada Indho. 3: Af Daboolan Waa Dahab. 4: Hubsiimo Halbaa La Siistaa. 5: Awrka Hore Ka Danbe Socdkisu Lyhy. 6: Geel Laba Jir Soo Wada Mar. 7: Alla Wateen Ma Iishoodo. 8: Nin Daad Qaaday Xumbo Cuskey. 9: Bentada Hore Runtada Danbay Dishaa. 10: Waan Baahanahay Bakhti looma Cuno. 11: Nin Wax Ku siiya Waad Heshaa Lkn Nin Wax ku Shega Yar. 13: Talo Keen Ahow Ama Talo Raac Ahow. 14 : Ood Qaadis Iyo Jiidis Waa Isla Guri Gayntii. 15 : Oodo Dhacameed Siday U Kala Koreeyan Baa Loo Kala GurAa. 16 : Waxaanad Hurayn Horaa Loo Yeelaa. 17 : Nin Gu Kaa Wayn Gu Baas Ka Wayn. 18 : Abti Waa Hooyo Aan Naas Lahayn.........😊

  • @ramlamohamed1620

    @ramlamohamed1620

    28 күн бұрын

    19. Geeloow daaq markaad ciin cuntaa laguu yaabaa 20. Meel hoo u baahan hadal wax kama taro 21. Hadal badani haan ma buuxsho 22. Nin hadal yar yiri hadal ma hambayn nin hadal badana hadal ma dhamayn. 23. Nin reer u weyni siduu wax u ogyahay uma sheego 25. Afkaaga kala qaad gowsahaaga tirshee baad wadaa 26. Kuugu dhiijaa loogu dhiijaa 27. Sama hafalin xuma kuuma yimaadaane 28. Wixii aragiisu ku deeqaa oontiisu ku deeqdaa 29. Kaligii tashade karaamo maleh 30. Taada diide tiisa qaataa rag ugu liita 31. Talo kuguma noolaa adigaa kunool 32. Nin kuu digey kuma dilin 33. Arad waa dan usgagse waa doqoniino 34. Wax tagay tiigsimaad maleh 35. Isii aan kusiiyee 36. Nin bukaa boqol u tali 37. Meel aar ka kacay atoor fariisay 38. Sakaaradii bada ku gaadidey naceedey warisaye biyo ma qaraarin 39. Nin habaryartiis ku caasiyey hooyadiis har uma jiido 40. Falaartii cirka loo tuuray nin walboow filo 41. Falaari gilgilasho kaagama harto 42. Waxaadan fileyn iyo falaariba feerahaagay wax yeelaan 43. Hadalaan fiirsi loo oran iyo caano aan fiiqsi loo cabin labaduma feerahaagay wax yeelaan 44. Duqsigii duul duul badani fuud kulul buu ku dhacaa 45. Ninkaad kabahaaga ka tolanayso kabahiisaa la eegaa 46. Gacmo wada jir bey wax ku gooyaan 48. Fartaada xumi firiq firiq kaagama harto 49. Nimaan shantaadu kaa reebin sharci kaama reebo 50. Ijiid aan ku jiidee gacmo daalis weeye 51. Deriskii dagaalkaaga doonaayaa dooradaada iga ceshuu ku dhahaa 52. Ninkii cirka aada dhulkaa laga sugaa 53 hadal yar iyo howl badan 54. Howl kama daale weli waa hogadii 55. Nimeey kuhartay howli haysaa 56. Nin walba bartii bugtaa isagay belbeshaa 57. Nimaan aarsan uurka hooyadiisuu kujiraa 58. Fuley hooyadii ma gablanto 59. Nin calool galkaagii ogaa haatanse ciroobay lagama ceeb doono 60. Gacmo geeljire hoosbaa loo dhaqaa 61. Nimaad kabihiisa tolaysoo kafantaada tolaaya 62. Talo isuma kaa sheegto 63. Nimaad dhashay kuma dhalin 64. Mas maskii ma dhalo 65. Nin kuu digey kuma dilin 66. Gacantii qaad qaad barata gumucaa dhaqdhaqaaqa 67. Cagtii joogsan waydaa marbeey ceeb la kulantaa 68. Heybad eebe ku siiyey habeen layskama qaado 69. Ileyn talo isuma kaa sheegto 70. Laq laqaa wuxuusan lahayn ladaabyaa waaku laqanyoodaa 71. Lidaabya horaa laqanyo kicisa 72. Waayeel tag lama dhehee wuxuu ku tagaa la tusaa 73. Libaax nin gamey iyo nin kaladay kala og 74. Geeloow rarasho ragoow barasho 75. Libaax nimaan aqaan baa hal ka rita 76. Hadaloow xeeshaa dhac 77. Ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tumaa 78. Doqon ushii lagu garaaci lahaa dhudhumaday ku sidataa 79. Doqon usha agteeda ku dhufo haday garan waydana korkeeda 80. Doqoni ciirsi maleh 81. Nin walba halkii u daran isagaa og 82. Nimaad kabahaaga ka qaadan kartaa loo dhiibtaa 83. Nin walba halkii u daran ama hay ama haahaabay 84. Waxaad dhashay kuma dhibaan 85. Talo isuma kaa sheegto 86. Talo waa maraad garan waydo iyo maraad gaari waydo 87. Markaan tabar hayayna talo mahayn maantoo talo hayana tabar mahayo 88. Nin magaalo ka dudoow yaa ku og 89. Tolkaaga iyo maradaadaba dhexdaa looga jiraa 90. Afla buuraa ninkiisaay dhibaysaa 91. Tagtaye yaaku tebey 92. Wiil soori kaa qaaday iyo wiil seefi kaa qaaday kala sed roon 93. Magaalo miyir kaa badan iyo maro kaa badan baa lagu joogaa 94. Cimri tagey ceeb laguma sagootiyo 95. Wax badso wax beel bey leedahay 96. Miro geed saaran miro kuntiga kujira looma daadsho 97. Hubsiimo halbaa la siistaa 98. Meelaadan hureyn horaa loo gaaraa 99. Lafaadan hurayn heenta lagama feento 100. Nin fadhigaaga u jeeda looma sara kaco 101. Nin is faanshay waa ri is nuugtay 102. Hadii lagu sheelana waa laysa sheegaa, hadii lagu sheegana waa laysa sheelaa 103. Nin walba bartii bugta isagay belbeshaa 104. Baqashii farda la daaqdaa kamid bey ismoodaa 105. Dameerba dameerteey ka fool xuntahay ka biqle kulul 106. Nin walba halkii uroon halkii uroon isagaa og 107. Hadal badani haan ma buuxsho 108. Hadal baa haray looma hadlo 109. Hadalka waala hanbeeyaa 110. Habeenkiina hareerahaagaa la eegaa maalintiina hortaada 111. Ratiba ratiga ka horeeya saan qaadkiisuu yeeshaa 112. Gabari waa hooyadeed 113. Nin naagi wado iyo rati rati wado midna kaama leexdo 114. Ragow barasho geeloow dhaqasho 115. Ninkaaga inta kabahiisu kula yaaliin baa jeebkiisuna kula joogaa 116. Naag la furey fadhi uma yaal kii fureyna faqalow 117. Hugaagu waakula baryo tagaa 118. Beer wax dhalay waa baastamiir 119. Labo kala bariday kala war la 120. Shan wiil shito ma macayso

  • @ramlamohamed1620

    @ramlamohamed1620

    28 күн бұрын

    Waa anigaa kuu gaarsiiyey 120 kuwaagii hal xabo kama soo qaadan

  • @suusaanclcasiis

    @suusaanclcasiis

    26 күн бұрын

    ​@@ramlamohamed1620wllo m Google baad ka keentay waxu tirabadanaa

  • @goodadvicemedia7439
    @goodadvicemedia743928 күн бұрын

    Armaaheena ladan hal xabo oo sax ah ayaa ka diiday gabadhi waa hooyadeed

  • @yaasirmohammed

    @yaasirmohammed

    26 күн бұрын

    Gabadhi waa eedadeed wiilka waa abtigiis

  • @mohamedabdiibrahim8094

    @mohamedabdiibrahim8094

    23 күн бұрын

    Inantaasa badisay oo wuu ka eexday

  • @abdullahisheikhmohamed9873
    @abdullahisheikhmohamed987329 күн бұрын

    IAMK cwa qosola igu dishay wlhi ....... hdl caadi mahmah nooga dhigeysa 😂😂

  • @Shamso26
    @Shamso2629 күн бұрын

    Team koko iyo kiki❤

  • @abdullosman22
    @abdullosman2229 күн бұрын

    Arimehena keep going bloody

  • @SAMIA15.12
    @SAMIA15.1229 күн бұрын

    My team❤❤❤❤❤❤❤

  • @Anzal-zy2dq
    @Anzal-zy2dq29 күн бұрын

    Geelaa leeyahay dooraan leyaha dhaanta❌😂 Aabahayba geel leh anaa dameer leh baa dhaanta weeye✅

  • @AnisoAliHassan

    @AnisoAliHassan

    28 күн бұрын

    Abehey gel leh❌️ Abehey baa gelaha ✔️

  • @Anzal-zy2dq

    @Anzal-zy2dq

    28 күн бұрын

    Mxaad ka sheekeyn dee hush

  • @queentasniim2696

    @queentasniim2696

    26 күн бұрын

    Geela leeyahy doora leyaha dhanto sax waye 😂 maah mahdas f4 kaba lagu qata book f4 ku tala weysaxan tahy

  • @shariifabu-qw6vi
    @shariifabu-qw6vi29 күн бұрын

    Arimaheena the one and only legend soo badi sxp😂😂😂

  • @maymuunmowlid1558
    @maymuunmowlid155829 күн бұрын

    IAMK wunaga qosliyay wlh 😂😂😂😂

  • @abdullosman22
    @abdullosman2229 күн бұрын

    Koko I love ur smile Masha Allah

  • @IsseTorres-zw4ko
    @IsseTorres-zw4ko29 күн бұрын

    I like it ❤

  • @ubaxaxmed8257
    @ubaxaxmed825728 күн бұрын

    (Canjelo siday ukala koraysa locuna )khalad. (Oodo dhacameed siday ukala sareyan baalokalaguraa) Sax

  • @maxdar11

    @maxdar11

    28 күн бұрын

    Waa run canjeero waa la isku qaadi karaa ooda ayaa sax ah.

  • @ubaxaxmed8257

    @ubaxaxmed8257

    28 күн бұрын

    @@maxdar11 haa mahmaahdu sidaasay ahayd waala bedeley

  • @MakoCusmaan-tb7of
    @MakoCusmaan-tb7of28 күн бұрын

    Arimaheena dhageyso dhawaaqa soo soo cili🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Kingamirez-77
    @Kingamirez-7729 күн бұрын

    Masha Allah the legend is here ARIMEHENA kabax kabax hhhhhhhhhhhhhh

  • @abdourazakmohamud8068
    @abdourazakmohamud806829 күн бұрын

    Qosolka Ladan me plaît beaucoup from Djibouti 🇩🇯

  • @Elmi94

    @Elmi94

    26 күн бұрын

    Ça m dégoût

  • @user-yx6re6kg4l
    @user-yx6re6kg4l28 күн бұрын

    Amiiro qurux congratulations 🎉❤

  • @CusmaanSayid
    @CusmaanSayid29 күн бұрын

    Allah is one👆❤

  • @iimaanCmahad
    @iimaanCmahad29 күн бұрын

    Hanbalyo amiiro 🎉❤🎉❤🎉❤

  • @ghettoangel7740
    @ghettoangel774028 күн бұрын

    TEAM KIKI ONE LOVE

  • @mohamoudbashir8219
    @mohamoudbashir821929 күн бұрын

    1.geedkii orod lagu karo orod baa laga dagaa 2. Soomaali been wey sheegtaa balse been ma maahmaahdo 3. Soo joog ninkii laga waayo soo jiif baa laga helaa 4. Gacmo wada jirbay wax ku goyaan 5. Far kaliya fool ma dhaqdo 6. Doofaar abdikii ma daahiro 7. Caws jilaal waa lama huraan 8. Nin daad qaadey xumbo cuskey 9. Daad hortii baa layska moosaa 10. Af daboolam waa dahab 11. Nin fadhigaaga arkaya looma sara joogsado 12. Nin aarsan uurka habartii ku jiraa 13.

  • @sundusali8340

    @sundusali8340

    28 күн бұрын

    Habar fadhida lagdin la fudud wakuwas mahamayada naqaaany😂

  • @habibabdi4083
    @habibabdi408328 күн бұрын

    Team Ladan Cidi Always the best 🎉

  • @sakiinaabdalla1558
    @sakiinaabdalla155829 күн бұрын

    Mashaa allaah koko

  • @HusienAbdirahmanAbdullahi
    @HusienAbdirahmanAbdullahi29 күн бұрын

    Arimaheena see cml qiyaanada daa kii iyo koko waa bareejo

  • @SahroGurey

    @SahroGurey

    28 күн бұрын

    Wuu Sheegey Muuqalka dhameeyso Qoraal ahaan U sheegey

  • @SadiaJam-zk3pk

    @SadiaJam-zk3pk

    28 күн бұрын

    Intee barejo kayahiin😂😂 wey kuso celcelisey iyo kuwa war cadi ah sheegtee😂😂😂

  • @AmiinHusein10
    @AmiinHusein1028 күн бұрын

    Arimaheena maalmahaan waakuwayne intee aade

  • @MatAmadesJrOfficial-og4uo
    @MatAmadesJrOfficial-og4uo29 күн бұрын

    The reaction team 27 👑👏

  • @AbdifatahAli-ib2fi
    @AbdifatahAli-ib2fi29 күн бұрын

    Alcdaala Madan samen wll kiki iyo Koko waa barejo ind qof guusha siiso mhen

  • @haboondiini-fz5fh

    @haboondiini-fz5fh

    28 күн бұрын

    Qalad ka dhcy wye wuba shegoya ma,ahoo

  • @adnahassa9616

    @adnahassa9616

    27 күн бұрын

    Kiki 17 ayeey keentay

  • @ahmedmuxumedyusufhuuno1885
    @ahmedmuxumedyusufhuuno188529 күн бұрын

    Team IAmk. ĺike❤

  • @marizadagan2470
    @marizadagan247029 күн бұрын

    Maahmahyahaan way yar khaldannyohiin arimeheena saaxiibkaa wuxuuyahy baatahy maahan maahmaah hubiya maah maahyada

  • @maryamacabdisalaancali1511

    @maryamacabdisalaancali1511

    28 күн бұрын

    Murtida io maah maah da maba kala kasaayaan , qof ku fcn howlahaas in garsoor laga dhigaa fcn need😅

  • @user-vn4or3go8y
    @user-vn4or3go8y24 күн бұрын

    Kep going pro 2m I.A😊😊

  • @gaaxstudio7799
    @gaaxstudio779929 күн бұрын

    First man✋️

  • @AbdiIkram-fm5ob
    @AbdiIkram-fm5ob10 күн бұрын

    Teem ladan❤❤

  • @user-zk6tm6vq1n
    @user-zk6tm6vq1n28 күн бұрын

    Walal Waxaa kaa bariyaa inaad soo boo qato you tobe kayga gacmaha lugaha alaha kuu barageeyo plz plz plz ❤❤❤❤❤

  • @AnabAden-nl5io
    @AnabAden-nl5io28 күн бұрын

    M.a koko❤❤

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan28 күн бұрын

    Imk walalka ❤

  • @idilismaelahmedidilismaela7543
    @idilismaelahmedidilismaela754328 күн бұрын

    Team IAMk ❤❤

  • @user-un3tu6jg7n
    @user-un3tu6jg7n29 күн бұрын

    First man🤟

  • @oubahelmi1997
    @oubahelmi199729 күн бұрын

    Team ladan

  • @egalabi9724
    @egalabi972428 күн бұрын

    Maahmaahdii iyo Murtidii ayaydaan kala garanayn wixiiba waa isku dhex qasteen, koko tiraab badan baa ku jirtay caddaalad darro ku guuleysatay.

  • @HaynozHared
    @HaynozHared29 күн бұрын

    Kusali saliva nabiga😂😂

  • @queenayush1463

    @queenayush1463

    29 күн бұрын

    Scw❤

  • @user-ht2hb6vp5d
    @user-ht2hb6vp5d28 күн бұрын

    Ladan masha allah

  • @user-kp8dv4tz9v
    @user-kp8dv4tz9v29 күн бұрын

    Team 27 One like ❤

  • @ayaanmoh6846
    @ayaanmoh684629 күн бұрын

    Baranbaro dacasba lagu dilaa kulahaa imk qosolbu igu dilay cawa😅😅😅😅astqfrlh

  • @HaniSalad-ol5wr
    @HaniSalad-ol5wr28 күн бұрын

    Arimahy naaa ❤❤❤

  • @NALEEYCali-ve8ty
    @NALEEYCali-ve8ty29 күн бұрын

    Abti wa hooyo an nas lahen warun❤

  • @AbdiQadar-rx8le
    @AbdiQadar-rx8le29 күн бұрын

    Aremaheena wa ku slamay

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille29 күн бұрын

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂

  • @MuscabAshinda

    @MuscabAshinda

    29 күн бұрын

    saaxib 😂😊

  • @Waddaag

    @Waddaag

    29 күн бұрын

    Waa Kaa Qaady Abdallowww

  • @MuscabAshinda

    @MuscabAshinda

    29 күн бұрын

    👍

  • @ArafatAbiib
    @ArafatAbiib28 күн бұрын

    Taem aremahena one like

  • @xamseabdirisaaq3391
    @xamseabdirisaaq339128 күн бұрын

    Please arimahena waxn ka cod sanaya wll khamis an iida ku tukado inad ii gado wll si an ugu ciido wll wlhi in an an haysan wax an ku cido wll waxn rajaynaya in ad I gadi donto wll alle haku sharfe❤❤

  • @user-wg6vd2vr4k
    @user-wg6vd2vr4k28 күн бұрын

    Samiyo❤❤

  • @ABOUFALAHREACTIONS
    @ABOUFALAHREACTIONS29 күн бұрын

    Arimaheena hah jah

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d27 күн бұрын

    I AMk is funny wllhi 😂😂😂😂wax walba maahmaah nooga dhigin😂

  • @omardiria
    @omardiria29 күн бұрын

    Sxb qalad ayaa ĵira Kiki :17 lkn 16 ayaad u sheegtay Koko: 17

  • @Waddaag

    @Waddaag

    29 күн бұрын

    Last So Asaga Ku Sheegy Muqaalka Maanad Dhmysan

  • @user-wu9co6wj9p
    @user-wu9co6wj9p29 күн бұрын

    Imk waa iga qoslisay 😂😂😂😂

  • @Ahmeddeeq123
    @Ahmeddeeq12328 күн бұрын

    Iamk😂😂😂😂😂 wllhei wa funny

  • @adamjumale4871
    @adamjumale487129 күн бұрын

    Kiki and Koko 👍👍👍🎉🎉🎉

  • @iQroMohamoud-tt1qq
    @iQroMohamoud-tt1qq28 күн бұрын

    qofkiii 1aad😂❤

  • @IdilHoussein-qq3xo
    @IdilHoussein-qq3xo28 күн бұрын

    Ladan 🎉🎉

  • @user-ef8ws2cs8k
    @user-ef8ws2cs8k28 күн бұрын

    koko❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤masha Allah

  • @marwaanjowhar3572
    @marwaanjowhar357229 күн бұрын

    IMK So funny 😁

  • @user-wq1ll9qf7m
    @user-wq1ll9qf7m29 күн бұрын

    Ladan ❤❤

  • @abdikariinjama8367
    @abdikariinjama836728 күн бұрын

    Kiki iyo koko waa Bareejo

  • @hoodoarahmanxashi
    @hoodoarahmanxashiКүн бұрын

    Woow kiki❤

  • @NuuroMohamed-id4nl
    @NuuroMohamed-id4nl28 күн бұрын

    Teamkoko😊❤❤koko

  • @HiboHoussein-yy4nk
    @HiboHoussein-yy4nk28 күн бұрын

    koko legend

  • @ayaanmuhumed174
    @ayaanmuhumed17428 күн бұрын

    Imk wlhi wuu iga qosliyay 🎉🎉🎉

Келесі