Game Adag | DHAGEYSO OO SHEEG WAXAA MAQASHID 2 | Sundus vs Amiira Jafooga Joojiya

Ойын-сауық

#arimaheena #challenge #team27
Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/pxtredc4
/ arimaheena​​​​
​​ / arimaheena1
​ / arimaheena​​​​
​snapchat: arimaheena
​snapchat: arimaheena
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
1,224,795 subscribers

Пікірлер: 687

  • @queenruun9709
    @queenruun97092 ай бұрын

    Sunsus lacala hadaa comments keyga aragtid hal dabeecad iska badal kuma necbi lkn xumaan aa lagu arki karaa waana waxa aad qofka kle dhagta ugu shegeysid qofka inaa xan nadantahy lagu fahmi karaa forever wanagiina

  • @maahirkee3656

    @maahirkee3656

    2 ай бұрын

    Waa runtaa waana ceeb in asxaptada kula joogto aad qof kamida dhagta wax uugu sheegto

  • @user-gu7bt4jv3b

    @user-gu7bt4jv3b

    2 ай бұрын

    Waxa aan rajeynaa taladaas inee qadan doonto

  • @user-tw1cj7yl9j

    @user-tw1cj7yl9j

    2 ай бұрын

    waatalo fcn

  • @TheReal_Man

    @TheReal_Man

    2 ай бұрын

    Waa xaasisid neceb saamiyo Marwalba saamiyo bay ka jirsataa ,in ay saamiyo guulaysatana ma jecla

  • @user-tw1cj7yl9j

    @user-tw1cj7yl9j

    2 ай бұрын

    @@TheReal_Man pisinka gabdhuhu waa gabdho marwalba wada socda oo sxiba ah xumana kama dhex aragno lkn hadi ay qoral kaga akhriyan cuqdad aan dhex ool baa kadhex abuurmi kartee dhanka fiican uun wax ugu sheeg

  • @Msshappy58
    @Msshappy582 ай бұрын

    Sundus mxaa ka qaldan bisinka amira iyo cayda lee ku jirtaa markee dhahdy way isku codenayan wajigooda wuu is badalay inay dad badan ku dhex jirto isma oga kwrn oo camera daaran thy

  • @user-yt9qd7ih7f

    @user-yt9qd7ih7f

    2 ай бұрын

    Ma araktay 😂

  • @masbal9180

    @masbal9180

    2 ай бұрын

    Ha wlhi wa nacay Sundus iyaga way ixtiraman lkn iyadu ma ixtiramto ceb weeye xita haday wax kadgexeyan ma ahan in ay manta dhan kumashqulsanato o dadka hortoda waxay rabto isla dhahdo

  • @nadaromar3598

    @nadaromar3598

    2 ай бұрын

    wax fcn mesan samen Ceyda wuu is badalay

  • @ikraancabdifitaaxcali146

    @ikraancabdifitaaxcali146

    2 ай бұрын

    ​@@nadaromar3598amiiro wey xanqaday wexe dhahad xit shucac lagu furay😮

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its2 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵

  • @sihamsheikh8691

    @sihamsheikh8691

    2 ай бұрын

    SCW ❤

  • @user-du8xr2wp9c

    @user-du8xr2wp9c

    2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw ❤️

  • @mustafecabdirashiid2518

    @mustafecabdirashiid2518

    2 ай бұрын

    SALALAAHU CALAYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-oz1pm4sy4j

    @user-oz1pm4sy4j

    2 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم ❤

  • @user-pf2fe9yh9i

    @user-pf2fe9yh9i

    2 ай бұрын

    Scw

  • @sahrasheikh390
    @sahrasheikh3902 ай бұрын

    Sundus meesha. Buuq ayeey ka dhigtay waa laga waalay funny tahay ayeey maqashay tan labaad amiira qurux iyo ceyda ka dhac please waa ceeb

  • @Alisha847
    @Alisha8472 ай бұрын

    Arimaheeena fadlan si goooni ah ula hadal armaan pressure buu ku haaya qabqabyasha waligeed bu dad xiriir ka dhaxeyn jiray ee halaga dhaco labadaas ,iskood iyaga usoo bandhigaaye,sundus na caawa fudeeed baa ku furnaaa am soo shocked wlhi hala ixtiraamo privacy gooooda ceyda iyo amira

  • @Sarasiman123

    @Sarasiman123

    2 ай бұрын

    Wa kugu racsanahy

  • @kaltunbootaan

    @kaltunbootaan

    2 ай бұрын

    Aad iyo aad aad weliba cayda privacy buu jecel yahay qofka wixiisa haduu private ka dhigtay waa lagu ixtiraama

  • @sihaam673

    @sihaam673

    2 ай бұрын

    ala maxa camal la,aan ku hysa na orod shaqo yeelo😅😅

  • @keyfabdi8071

    @keyfabdi8071

    2 ай бұрын

    @@sihaam673hhhhh saas maxd ugu gali 😂😂

  • @Alisha847

    @Alisha847

    2 ай бұрын

    @@sihaam673 iiiga bax reply ga naaya camal la aan addy ku haysaa oo commtigeyga dhexdiisa ku rafaanaaaye 😏😏

  • @SalmoSalmoxaashi
    @SalmoSalmoxaashi2 ай бұрын

    Sundus af dheeridaa adi amiira io ceyda markaa dhahday wajigod wuu is badalay noo dhaaf noh qabqabyashena😳😂

  • @user-cz1tb5gu6m

    @user-cz1tb5gu6m

    2 ай бұрын

    Amiiro xitaa sundus iyo xasaasi isku balamisaa😂 Iyadana ha adkaysato

  • @ShukriCiise-qj1rr

    @ShukriCiise-qj1rr

    2 ай бұрын

    HAA WLH CEYDA CAADI UU CUB UGALAY😂

  • @mumtazciidle6005

    @mumtazciidle6005

    2 ай бұрын

    Ala miskinka cayda uu ba isku dhaxey 😂tan sundus waxpa ka galdan nio

  • @MuztaphyAMahdi
    @MuztaphyAMahdi2 ай бұрын

    Cayda aamusnaantu waa jawaabta ugu habbon Legend

  • @Aragsan4

    @Aragsan4

    2 ай бұрын

    Muxu ka amusay

  • @sumayaabdiaziiz7819

    @sumayaabdiaziiz7819

    2 ай бұрын

    Maxa ku amusiyay😂😂

  • @user-qt3of6ir2x
    @user-qt3of6ir2x2 ай бұрын

    Amiira qurux and king ceyda finally is here ❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman2622 ай бұрын

    awal Amiira iyo Adna markay is helaan qosolka Aduunka 😂lkn hada Amira iyo sundus waaye 😂😂

  • @Amirafan1

    @Amirafan1

    2 ай бұрын

    😂😂😂😊

  • @RadwanRodas

    @RadwanRodas

    2 ай бұрын

    Vive reer Djibouti ❤

  • @shaamabdullaahi6492

    @shaamabdullaahi6492

    2 ай бұрын

    😂😂

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch2 ай бұрын

    illahow qof kaan qoralkeyga aqrinaayo wixii fcn oo niyadiisa kujiro usahal usahal 🤗❤️

  • @mustafecabdirashiid2518

    @mustafecabdirashiid2518

    2 ай бұрын

    Amiin

  • @nunayabdullahi

    @nunayabdullahi

    2 ай бұрын

    Amiiiiiiin

  • @user-pl2eb2ty8f

    @user-pl2eb2ty8f

    2 ай бұрын

    aamiin dhaman teena

  • @nurtaadan-zt3fl

    @nurtaadan-zt3fl

    2 ай бұрын

    Ameen ya rabi 🤲

  • @yaasirxasan7606

    @yaasirxasan7606

    2 ай бұрын

    Aamiin yaa rabi

  • @user-ki2cl1ox3e
    @user-ki2cl1ox3e2 ай бұрын

    Amiiira And cayda is the best ❤👌 🎉walalaha

  • @user-pv4se5bw2u
    @user-pv4se5bw2u2 ай бұрын

    Horta sundus dhibkeda wajeclhy lkn cawa saudhaqanty kamahelin ceyda io amiira kaleexo oo camerada tartiib ujoog wajigoda xata wuuisbadalay

  • @Suusu863

    @Suusu863

    2 ай бұрын

    Anipa kama helin sundus siday u dhaqmaysay Dhibkeeda to much waaye

  • @alonegirl8

    @alonegirl8

    2 ай бұрын

    Haa wlhi wax baa la saaray wey xnqday aamira ceyda waxba muusan dhihin isaga madamu nin rag yahay xishoodka wuu fiican yhy Koko xitaa afka ayey goosaneysay mar key dhahday ceyda wuu keenay

  • @user-oq3xj4mr1g
    @user-oq3xj4mr1g2 ай бұрын

    Sundus markii lasoo shaac saaray ayay dadkii kusoo kala qabatay reer baadiya waaxid wlhi dadka u hadle u dooda ayan ahaa lakin amiiriyo ceyda aflagadada kala tag team ku waa team noloshodu qaas u tahay

  • @maryamliban

    @maryamliban

    2 ай бұрын

    Waxba kama ay sheegin dacayadduna way furanthy teamkana iyagoodhan way isa soo gacan qabteen viva sundus❤

  • @Raaxo-nh5em
    @Raaxo-nh5em2 ай бұрын

    Koko iyo arman kaligood soo.qabo.inta igu racsan farta taaga❤❤❤❤

  • @user-ld1se2dt1y

    @user-ld1se2dt1y

    2 ай бұрын

    Abtigad waye kaxishow gabadha wah😂

  • @sahal.dheere

    @sahal.dheere

    2 ай бұрын

    Ani ayaa raacsan

  • @NapiihaIstareh

    @NapiihaIstareh

    2 ай бұрын

    HaDa LaDan La wrEegtay ninka😂

  • @Raaxo-nh5em
    @Raaxo-nh5em2 ай бұрын

    Koko.iyo arman next. Yaa igu raacsan

  • @hodanxuseensiciid5604
    @hodanxuseensiciid56042 ай бұрын

    Gabadhan sundus layidhaa xishoodku Waa iimaka badhkii inana waa looga wanagsanyey dhexda dadyowga

  • @user-ek7gb3gi1i
    @user-ek7gb3gi1i2 ай бұрын

    Arimaheena hadaa comment aragto sundus iga gaarsi fariin is xasil gabar fcn waa thy lkn fudeed yuusan wax kaga dheelin

  • @Ampad222
    @Ampad2222 ай бұрын

    Amiira iyo CeYda Jcelka Hawaro ❤😂

  • @nadaromar3598
    @nadaromar35982 ай бұрын

    Sundusy cawa wxa sameyde ceeb ahed dadka ka xisho

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial44442 ай бұрын

    Hadaad ilmahaga hurdada ku dhibanyhy ama ey ku yarthy waxa ku xal loo helay soo daawo muqal ka hadalayo soo giliyey ka faideyso ❤❤❤

  • @Footballer1165
    @Footballer11652 ай бұрын

    Xishood ku wa mihiim qofta wxay donto ku hadlaysa bal wx yar u fiirso wxa kuso baxaysa Inena wxba ku dhex jirin subxanallah

  • @ElhanAbdi-rc6cp
    @ElhanAbdi-rc6cp2 ай бұрын

    Arimahena please Barnamijka dooda ino Sogali😊👍

  • @osmanabdourahman8837
    @osmanabdourahman88372 ай бұрын

    Ladan we are with u from djibouti ❤

  • @ayaanahmed3138
    @ayaanahmed31382 ай бұрын

    Sundus xoogaa is control qaylada iyo bood boodka badan waalaga wcanyeeee😊

  • @Ilaamos1
    @Ilaamos12 ай бұрын

    Sxp uku horen waa ku salam malmahaan team27 dhiqadooda badatay waxaasna waaxaa usababa tiktook liv marka hadii aad fariinteyda arakto iga gaarsii pro❤✌

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali272 ай бұрын

    One like 👍 team ceyda marnaba nohoos 😢😂😂❤

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq2 ай бұрын

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @AlvaanoYare
    @AlvaanoYare2 ай бұрын

    Is back arimaheena

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef2 ай бұрын

    Team qab qab😊

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed16662 ай бұрын

    Sundus maxa ka qaldan Amiira iyo ceyda ka xisho 😂

  • @hayat-q8y
    @hayat-q8y2 ай бұрын

    Naya zunduz af dheerey fudeed ba ku dilaya adi ceyda iyo amira wa isku codeyneysan marka dhahdey wajigisa wu is badaley wlh amira waa walashis kale dadka nabad gali

  • @yousra52

    @yousra52

    2 ай бұрын

    Haa wllhi,adiga unba ila arkey funy waye sundus lkn fudedka bdn aya dili dona😂

  • @najunaja2032

    @najunaja2032

    2 ай бұрын

    Look at your mouth naaya they are all friends and friends make fun on each other mind your business 😒

  • @Suusu863

    @Suusu863

    2 ай бұрын

    Sundus waan jeclehy lkn caawa fudeedkeedu to much waaye gabarta wax qaatay mooyi aniba waa ka boodey caawa 😂

  • @Alisha847

    @Alisha847

    2 ай бұрын

    Saa u roooneyd ba gadaal ka xumeysay Ceyda ma ahan walaashis amira ee waa xariiir wadag balse in la daba dhigta qalad ah

  • @Suusu863

    @Suusu863

    2 ай бұрын

    @@Alisha847 waa runtaa sister wiilka waa qof iska af gaaban sida cumeer dhiblow maaha aad ayuu isku badalay caawa ceyda waliba markii sundus dhahday iyaga miyaa isku codaynaya qabqab mrka wiilka maadama ay gabarta wax ka dhexeeyaan in la ixtiraamo waaye lkn sundus fudayd ayaa haya

  • @FowziaMaxamed-fz3go
    @FowziaMaxamed-fz3go2 ай бұрын

    Arimaheena wlhi ilahay dartisa ku jeclahay ❤❤❤

  • @Rayxan75
    @Rayxan752 ай бұрын

    Dadkan amiiro cayda inay isku diran raban yahuu dadkan walahha isfahmay ha iska farxan daayo

  • @user-kc2dx1rx2y

    @user-kc2dx1rx2y

    2 ай бұрын

    mx dhacey neh

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan28982 ай бұрын

    Team 27 is Not Easy wllhi 🎉 Arimaheena qosol Aa igu dishay Cwa 😂😂

  • @SaamiyaCabdirahman-ji2pc
    @SaamiyaCabdirahman-ji2pc2 ай бұрын

    Hablo xishoodka hala badiyo waxd dhex fadhidan wa ragg e qosolka badan joojiya wllshin o wx fiicn idinla jecel ban ahy🙏🏻🫡❤️

  • @marianadawe2213
    @marianadawe22132 ай бұрын

    Sundus dhaqdhi kadhamaade camera in hor fadhiso ilaawde dadka ka dhamaaw adee sharaf kugu jirtaa gabar intahy xasuuso ha is bahdilin plzzzz🫶✨️

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah75902 ай бұрын

    Koko maxa karabtiin dacaad waye wallhi 😍😘😘😊toto

  • @user-pu5mq3ho1s
    @user-pu5mq3ho1s2 ай бұрын

    Keep going wll arimaheena

  • @user-nw6ns6kq8x
    @user-nw6ns6kq8x2 ай бұрын

    Arimaheena please caajiska nagadaa ee challenge soo gali oo kan camal nosoo badi please wllhi wn jeclahey video yadaada😢

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe12732 ай бұрын

    Keep up arimaheena 🎉

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall79852 ай бұрын

    ArimaHeena Dhiiqda Ka Qaad Please 11:13 Muuqalkii Dhan Xiisaha Ka Cuntay Nio VAR Meeshii Laga Rabay Dhiiq Ayaa Saartay Sxbow Meeq Mar Dhiiq Saartay MuuqalkAn😂

  • @Suusu863
    @Suusu8632 ай бұрын

    Hi team qab qab ❤

  • @muxudiinissack3576
    @muxudiinissack35762 ай бұрын

    Team 27 wiligiina farhad ku nolada Insh Allaha ❤

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid72392 ай бұрын

    Wsc waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend ❤

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi87012 ай бұрын

    Ladan haa nalo soo dhaweeyo team27 🇩🇯

  • @Abdirahman__official9991
    @Abdirahman__official99912 ай бұрын

    team amira on like

  • @sulekhoOmar

    @sulekhoOmar

    2 ай бұрын

    ❤❤

  • @amiira_abdinuur
    @amiira_abdinuur2 ай бұрын

    Codadka xayawaanada soo sameey kaasaa kasii darnaan doono arimaheena 😂😂😂😂😂

  • @user-ts9cs8qf2d

    @user-ts9cs8qf2d

    2 ай бұрын

    Sax 😂✅

  • @feysaldaacad4921
    @feysaldaacad49212 ай бұрын

    Sudus please is kabadal dabeecada ee u dhaqan sida gabdhaha kale xumaan ha i arkin

  • @Nadarey
    @Nadarey2 ай бұрын

    Yes,amiiradeena iyo cayda imadeen ❤ Lkn sunduseyy xan badanaa😂😂😂 inay shashad fadhiso wey ilawde😂

  • @AminocdyMuhumed

    @AminocdyMuhumed

    2 ай бұрын

    Naa yexamatey😂😂😊

  • @Nadarey

    @Nadarey

    2 ай бұрын

    @@AminocdyMuhumed codka dhiiqda lasaraye dhan waxaa habonen ee shegese 🤣 😂

  • @idmanxaji4227

    @idmanxaji4227

    2 ай бұрын

    Amiiro cawa mesheda sir bananka keni rabtay Sundus inee isku naxday Amustay 😂😂😂

  • @Sarasiman123

    @Sarasiman123

    2 ай бұрын

    Daqiqada 😂​@@idmanxaji4227

  • @user-mo5ip6vj1u
    @user-mo5ip6vj1u2 ай бұрын

    Qab qab is not easy ❤😂😂

  • @MuzhtaqAhmet
    @MuzhtaqAhmet2 ай бұрын

    Plz part 2 so same

  • @aragsaqaali3603
    @aragsaqaali36032 ай бұрын

    Big legen arimaheena❤❤

  • @sacidmirgaab1897
    @sacidmirgaab18972 ай бұрын

    Sundis kaxisho cayda limadaa waa ninka idinka afgaaban 😢naa xishoo goobaha bulshada

  • @Raaxo-nh5em
    @Raaxo-nh5em2 ай бұрын

    Koooko ugu dagan meesha❤❤

  • @Teamiitaataabo
    @Teamiitaataabo2 ай бұрын

    Sundus waxaan lee yahy fariinteyda hadaad aragto marke wax doo weyso si fcn garkaago cu ilaali gaar ahaan marke magel wax la dooweyso ❤❤❤❤ is ilaaali walaashey

  • @deqoomar3625
    @deqoomar36252 ай бұрын

    Big legen Arimahena❤❤❤❤

  • @iftingure3531
    @iftingure35312 ай бұрын

    Asc walalayal arimaheena iyo asad arintaan waiga talo ma,ahan xumaan macalinka iyo gebdhaha ha isdhaxgelina madama din ximbaarsanyahay aniga saan ilama qurxana wa aragtideyda inti igu racsan.

  • @user-uy2bb1vh4e
    @user-uy2bb1vh4e2 ай бұрын

    Masha llah team qoslaaye 5person waaaye

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni16672 ай бұрын

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @user-qt3of6ir2x
    @user-qt3of6ir2x2 ай бұрын

    Qab qab wan wataa❤❤

  • @user-cg3fx9ot2g
    @user-cg3fx9ot2g2 ай бұрын

    Arimaheena ha noolado❤

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud16322 ай бұрын

    Macalinku wuu xishoonayaa inaad ku soo darto ma ahayn sorry macalin ❤😂😂😂😂😂

  • @NusradinMohan
    @NusradinMohan2 ай бұрын

    Team macalin ❤❤❤❤❤❤ qosol

  • @HoussenAbdi-fc2ls
    @HoussenAbdi-fc2ls2 ай бұрын

    Gabdha noo soo dhaweyA from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @Iamsubairr

    @Iamsubairr

    2 ай бұрын

    Daganaa wxn qurux way dhafty❤❤❤❤

  • @DeeqaDheman-mf9rh
    @DeeqaDheman-mf9rh2 ай бұрын

    Waraqda jexeda macalinkaa keenay wllhi❤❤❤

  • @SaamiyaQareee
    @SaamiyaQareee2 ай бұрын

    Soo badi❤

  • @user-uy2bb1vh4e
    @user-uy2bb1vh4e2 ай бұрын

    Arimeheena saas ku wad every night one parmijka laga sugayaa hore usoco

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah75902 ай бұрын

    Mahadsanid arimehena waxfican nosogalise❤️❤️🥰🌹❣️😎👍ano wax A N dh Awad O dawada rabey

  • @shukricabdi3347
    @shukricabdi33472 ай бұрын

    Doodwadaag soo sameey armeheena

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah75902 ай бұрын

    Gadudow kusodar arimehena please 😅😅

  • @BigBoy89
    @BigBoy892 ай бұрын

    Team ladan one like

  • @ashaomar6719
    @ashaomar67192 ай бұрын

    Armaan waa saxay.👍

  • @Raaxo-nh5em
    @Raaxo-nh5em2 ай бұрын

    Arimahen labo labo ku macaanthy armaan iyo koko❤❤

  • @user-pb8vh9ms2f

    @user-pb8vh9ms2f

    2 ай бұрын

    Armaan adi malaguu daraa afkaasa armaan bes kabarate

  • @Somfamilyfun
    @Somfamilyfun2 ай бұрын

    Ciyaar maaha tan waa ciyaar qofka kale riixah 😮sifiican uciyaara idinkoon qofkale ugahiilinayn kuwa kale 😅😅😅😊

  • @FarxiyoJaamac-mt3de
    @FarxiyoJaamac-mt3de2 ай бұрын

    Arimaheen wan kutageera abwe nolow ❤❤❤❤❤

  • @CusamaanMaxamedcusmaan
    @CusamaanMaxamedcusmaan2 ай бұрын

    Kusali nabi scw ❤

  • @DeeqaDheman-mf9rh
    @DeeqaDheman-mf9rh2 ай бұрын

    Arimehena soo badi Abowe❤❤❤

  • @user-cu3sl8ns2i
    @user-cu3sl8ns2i2 ай бұрын

    Cayda macalin kuu kaxaraabay sanayaa

  • @maril12348
    @maril123482 ай бұрын

    Sundus istustus koko iyo amiira eeistustusee cajiib koko oo aqooyanad eeumaleesaa inee gaarto doqonta af baaf isdiji😢😢😢😅😂

  • @Awliyo.
    @Awliyo.2 ай бұрын

    This game I liked ❤

  • @user-mi4jc3rx5m
    @user-mi4jc3rx5m2 ай бұрын

    ALLAHUMA AAMIIN

  • @MubaarikMario
    @MubaarikMario2 ай бұрын

    Team 27 is muujiya ❤🎉

  • @AnabAden-nl5io
    @AnabAden-nl5io2 ай бұрын

    Wankuwata walalkey arimaheena ❤❤❤

  • @Raaxo-nh5em
    @Raaxo-nh5em2 ай бұрын

    Next arman iyo kooko. Kali ah ka dhig bro

  • @yuusufmaxamuud6679
    @yuusufmaxamuud66792 ай бұрын

    Sundus maaka dhacdid team qab qab waxaada waaka badbadise

  • @xamdaaxmed6080
    @xamdaaxmed60802 ай бұрын

    Sundus qaylo badana madaxi ba I xanuunaye😢 ceyda iyo amiira waa walalo wax wada duba bariiskoga wada dhacsade iska daaya

  • @user-kc2dx1rx2y

    @user-kc2dx1rx2y

    2 ай бұрын

    mxa dhce neh

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl232 ай бұрын

    Amiira qurux bdan❤❤

  • @KeeyowInamohamed
    @KeeyowInamohamed2 ай бұрын

    Gaduudow coming soon asxpta

  • @SafaAli-dc6bz
    @SafaAli-dc6bz2 ай бұрын

    Arimaheena hda ka bacdi sundus iyo arman so qabo 😂wan furey sidan u qoslaye wey keentey ku laha dadkas funny wye challengan mar 3 xaad so sameya

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan26022 ай бұрын

    Masha allah abowe waad ku mahadsantahay wakhtigada qaliga🙏 barnamijkan waa kuhestaa qosolka ayaa kadhaman😂❤️🙏

  • @mohamedsalahofficialpageyo6337
    @mohamedsalahofficialpageyo63372 ай бұрын

    One love please Team 27

  • @KeeyowInamohamed
    @KeeyowInamohamed2 ай бұрын

    ARIMAHEENA sxpo gaduudow waan uxiisnee keen nh

  • @SiyadMuxumed
    @SiyadMuxumed2 ай бұрын

    Qab qab yasha say iskugu codeynayan sunsus kulaha labadina le ma isku codynysin😂❤

  • @samiiraadanabdulle4689
    @samiiraadanabdulle46892 ай бұрын

    Macallinka saga dhan waa qosol

  • @FayaSonmoumin
    @FayaSonmoumin2 ай бұрын

    Samia is not easy 🎉❤

  • @Imoo5
    @Imoo52 ай бұрын

    Sundus isku xishoo qosolka badana iska daaya bismilaah dhaqankan iska badal saan ka bad badis waaye wlh

  • @KhatroMohamed
    @KhatroMohamed2 ай бұрын

    Arimaheeyna more like

  • @Amish19Amish19-fz4id
    @Amish19Amish19-fz4id2 ай бұрын

    Arimaheena barmamijkaan safican usameyy 😊

  • @Kingmoha2749
    @Kingmoha27492 ай бұрын

    ArimaHeena Wakhtiga da Ka Faaidayso

  • @linaabdillahi586
    @linaabdillahi5862 ай бұрын

    Plz Arimaheena Gaduudow kusoo dar gamekan😂

Келесі