AF MAAY MAAY Challenge - KIKI | KOKO | LADAN - Akhris GAME ADAG

Ойын-сауық

#arimaheena #challenge #team27
Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/pxtredc4
/ arimaheena​​​​
​​ / arimaheena1
​ / arimaheena​​​​
​snapchat: arimaheena
​snapchat: arimaheena
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
1,233,085 subscribers

Пікірлер: 1 300

  • @user-wg5mr7te5k
    @user-wg5mr7te5k2 ай бұрын

    Arimaheenow wiilasha ku soosamey intii iigu raacsan🎉

  • @user-zc5dh2pq8c

    @user-zc5dh2pq8c

    2 ай бұрын

    Aniga kugu racaasan

  • @NuurKusow

    @NuurKusow

    2 ай бұрын

    Haaa

  • @NuurKusow

    @NuurKusow

    2 ай бұрын

    Arimaxeenow bilaanti afka maay waaba kufsaden kow dhe magalka hakisamey

  • @HanaQali-qb7ok

    @HanaQali-qb7ok

    2 ай бұрын

    Anine waan kugu raac sannahay

  • @user-gj7mu4yr7p

    @user-gj7mu4yr7p

    2 ай бұрын

    Haa

  • @Naema143
    @Naema1432 ай бұрын

    Sundus,Amiiro,ceyda,cumeer iyo iamk kuso samee arimeheena🥺🤍

  • @user-on4vl5fo6v

    @user-on4vl5fo6v

    2 ай бұрын

    wa kugu racsanyhy

  • @zackmohali9468
    @zackmohali94682 ай бұрын

    Aynu ku wada salino xabiibkena suuban nabi mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @zackmohali9468

    @zackmohali9468

    2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @zackmohali9468

    @zackmohali9468

    2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @habibonoor8730

    @habibonoor8730

    2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @user-hw1mu8ib8m

    @user-hw1mu8ib8m

    2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-uu4sn1uh6y

    @user-uu4sn1uh6y

    2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @Engmarcadde516
    @Engmarcadde5162 ай бұрын

    Lipee(Libaax), Heped(Xabadka),Hopoog(malqabad), Hapiipy(Xabiibo), Hupung(Xubin). ▪JH: xarqfkan wuxuu u gaar yahay afka maayga dhawaaqiisuna wuxuu ka soo baxaa marka la isku qabto gowsaha dambe, Tusaale: Jhab(jab), Jheer(xishood), Jhaf(meel hawd ah). ▪TH: xarafka "Th" waxaa loo isticmaalaa marka dhawaaqa xarafka "D" uu fududyahay, hadaan si kale u dhigo waa xarafka [ذ] ee afka carabiga. Tusaale: Mathy(Madax), Mathal(kulan), Ithaaley(ido), ▪GH: xarafkan "Gh" wuxuu u gaar yahay afka maayga waa xarafka "g" oo si fudud loogu dhawaaqay iyo xarafka"ğ" ee Af turkiga, Tusaale: Maghy(magac), Ighaar(wiil), Meghel(nin). ▪NG: Xarafkan "Ng" wuxuu u gaar yahay dhawaaqa af maayga wuxuuna kamid yahay xarfaha loogu isticmaalka badanyahay afmaayga waxaa loogu dhawaaqaa Ereyada ingiriiska qaarkood sida: Giving(ing- da dame) morn(ing) hadaba dhamaadka ereyadan oo kale ayaa loogu dhawaaqaa xarafkan"NG". Tusaale: Dang(ujeedo), Ming(Qol), Bang(dibadda). Hadaba wa inad keenta qof qoraalka iyo ku hadalka yaqaan si uu u saxo kuwa ad wax ka duubeyso arimaheenna big respect

  • @raxiimaraxiimamuse4478

    @raxiimaraxiimamuse4478

    2 ай бұрын

    Wx aan ka faaiday mhadsnid

  • @Suusu_12

    @Suusu_12

    2 ай бұрын

    Meel online ah oo ka baranaayo furo

  • @yaxyeqaasim4851

    @yaxyeqaasim4851

    2 ай бұрын

    Zhp dadka bar

  • @User-wrg23se4

    @User-wrg23se4

    2 ай бұрын

    ❤️

  • @LeylaYuusufAli

    @LeylaYuusufAli

    2 ай бұрын

    Wan isku daye inan fahmo lkn luqada wey adagthy😂

  • @Axmed.28
    @Axmed.282 ай бұрын

    Inta ila ila jecel nabiga scw scw❤❤❤

  • @user-yh9qz6fq7l

    @user-yh9qz6fq7l

    2 ай бұрын

    Scw scw scw scw

  • @iqraaden8514

    @iqraaden8514

    2 ай бұрын

    Scwscw 💕 💕 💕

  • @NuurKusow

    @NuurKusow

    2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @user-ge4tp9ry5h

    @user-ge4tp9ry5h

    2 ай бұрын

    𝑺𝒄𝒘 𝒔𝒄𝒘❤❤❤❤

  • @user-hw1mu8ib8m

    @user-hw1mu8ib8m

    2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its2 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️

  • @uzamehwaqalka7324

    @uzamehwaqalka7324

    2 ай бұрын

    Amiira iyo sundus koko ceyda cumeer asad so qabo

  • @Ayan_Sharif

    @Ayan_Sharif

    2 ай бұрын

    Koko ❤❤wad fiicnantay 😂😂 wax suuxasusaney maxkas ku dhawaqey😂

  • @dhaaycali3831

    @dhaaycali3831

    2 ай бұрын

    Koowsar Dr maxamud buule maama daafeed ku loobo si af maayga si fiican ugu soo barato

  • @user-uu4sn1uh6y

    @user-uu4sn1uh6y

    2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @MrahmedmohamedYusuf

    @MrahmedmohamedYusuf

    2 ай бұрын

    Scw scw scw scw sc w scw scw csw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤

  • @Samiiro354
    @Samiiro3542 ай бұрын

    Wllhi koko dhawaaqaley ka maqan wey fahmee keepgoin koko idinkuna isku daya inaad barataan waayo dad walaalihiina ku hadlaayo❤❤😂😂

  • @NajmamuwiyadiinNajma

    @NajmamuwiyadiinNajma

    2 ай бұрын

    Deeso elay ma ahan😂😂

  • @Samiiro354

    @Samiiro354

    2 ай бұрын

    @@NajmamuwiyadiinNajma maku fahmin maxad sheegoysaa

  • @Samiiro354

    @Samiiro354

    2 ай бұрын

    @@NajmamuwiyadiinNajma yaa ely ah maba ku famine maxaf sheegoysaa

  • @xafsocatoosh2151

    @xafsocatoosh2151

    2 ай бұрын

    Koko wa raxanwayn inay fahamto wa qasab

  • @Samiiro354

    @Samiiro354

    2 ай бұрын

    Yes

  • @user-cq3ji7vi5t
    @user-cq3ji7vi5t2 ай бұрын

    Arimahena afmaaymay kuxadl dhax amiira qurux iyo koko iyo sundus no sosamey biliz ❤❤😂

  • @DaawuudIbraahim
    @DaawuudIbraahim2 ай бұрын

    Dadku ugu badan ku daawado waa af mayamay aaad nooge farhasisey hitaa marka school joogono waa idin ka sheekeynaa

  • @ShamsoCabdi-uw1zg

    @ShamsoCabdi-uw1zg

    2 ай бұрын

    Niyad dhis❤😂

  • @user-pf3wh7dx6w

    @user-pf3wh7dx6w

    2 ай бұрын

    Aad io aad

  • @SaglXuseen

    @SaglXuseen

    2 ай бұрын

    Sificn m.a

  • @farahidiris8134

    @farahidiris8134

    2 ай бұрын

    Maad ibartid wllo luuqada waa rabaye

  • @Xamse.yare24
    @Xamse.yare242 ай бұрын

    Igula sali nabi maxamad scw scw scw ❤❤❤

  • @caishahaji8839

    @caishahaji8839

    2 ай бұрын

    Scw❤❤❤

  • @AbdulaaginuurxuseenXuseen

    @AbdulaaginuurxuseenXuseen

    2 ай бұрын

    Asc🎉

  • @user-hw1mu8ib8m

    @user-hw1mu8ib8m

    2 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @NatouAhmed-mr4zn

    @NatouAhmed-mr4zn

    Ай бұрын

    Scw

  • @shugriali1439
    @shugriali14392 ай бұрын

    Ani baidoa 1 year soo joogay I love lahjada Maayga it's just an amazing wlh ❤ Mahmaahyaal fudfudud ayaad weydiisay zaid u fududyihiin

  • @Nahwa6010
    @Nahwa60102 ай бұрын

    Arimaheena muqal lahjada noo soo samey oo Muqdisho Hargeysa iyo Djibouti ah saa u barano Erayada qaar oo ku kala duwanahay

  • @Lalana-yare

    @Lalana-yare

    2 ай бұрын

    Walahi saax

  • @CalimaxamedIsaaaq

    @CalimaxamedIsaaaq

    2 ай бұрын

    Tok tok mikidiyaw

  • @Shabalala-p5q
    @Shabalala-p5q2 ай бұрын

    TEAM KOKO ONE LIKE 💓❤😊

  • @bashkadimstirian1477

    @bashkadimstirian1477

    2 ай бұрын

    Teamkaga ibalami ❤

  • @user-ld8lp2dj5r
    @user-ld8lp2dj5r2 ай бұрын

    Ladan waa smart girl ❤❤

  • @Salmaan_Kuseysi
    @Salmaan_Kuseysi2 ай бұрын

    Amira,Sundus,Adno iyo F.Dimple ku soo sameey

  • @Salmaan_Kuseysi

    @Salmaan_Kuseysi

    2 ай бұрын

    @@Fatimachannel752 Anugu ma garanayo lkn waan idhi un✌️

  • @Taliso3344

    @Taliso3344

    2 ай бұрын

    @@Fatimachannel752gbdhanba eeley maahine say ugudhawaqayan laeegaya mawaca arimehena ani makqaybgalaa 😂😂😂😂

  • @Taliso3344

    @Taliso3344

    2 ай бұрын

    @@Fatimachannel752gbdhanba eeley maahine say ugudhawaqayan laeegaya mawaca arimehena ani makqaybgalaa 😂😂😂😂

  • @Fatimachannel752

    @Fatimachannel752

    2 ай бұрын

    @@Taliso3344 wlh lkn koko wa eeley sow ma aha😅

  • @Taliso3344

    @Taliso3344

    2 ай бұрын

    @@Fatimachannel752 haaa

  • @xakiinka541
    @xakiinka5412 ай бұрын

    Arimaheena xoogaa dhanka qoraalka aa qaladey qayb wiilasha soo samee Qoraalka naga sax inasha allh

  • @Sacdiyo529
    @Sacdiyo5292 ай бұрын

    Arimaheena luuqada qaabka qoralka wad qaladey si english oo kala uqortey marka qofka mafahmi karo erey ahan wuu kuwarera Aqrinta qoralka marka xikta qoralka iska sax anigo ah gabar kaso jedo koonfur galbed Somalia luuqada mayga in labarto muhiim waye sawabto ah luqada somalida waa may iyo maxa tiri ❤❤❤❤❤❤

  • @Bulxbeey15Rmd

    @Bulxbeey15Rmd

    2 ай бұрын

    English cadi ah waye maymayga

  • @SalaadXasan-fx4pl

    @SalaadXasan-fx4pl

    2 ай бұрын

    Ilaahey idankiis lahjadaas waan jeclahay lkn ma aqaani😢

  • @user-pl4so3rz3o

    @user-pl4so3rz3o

    2 ай бұрын

    ​@@Bulxbeey15Rmdma ahan sxb

  • @seynabyusuf5537

    @seynabyusuf5537

    2 ай бұрын

    Sida loo qoray ayaa qaldan lakin af waa saxan yahay

  • @kooshinali7877

    @kooshinali7877

    2 ай бұрын

    1. Tough tough matador 2.Afdaboolan waa dahab. 3.Biyo intaysan kusoogaarin baa layska moosaaa. 4.Dooro qoor qabad biyo makucabto. 5.Lamahuraan waa cawska jiilaal. 6.farkaliya fool madhaqdo.

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq2 ай бұрын

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan27372 ай бұрын

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw ❤❤❤scw scw

  • @shariifabu-qw6vi
    @shariifabu-qw6vi2 ай бұрын

    Arimaheena best youtuber keep going

  • @Hamda-gd9oi
    @Hamda-gd9oi2 ай бұрын

    Ladanita vas y avance ma chérie qu'Allah te protège garde la forme waad nuraysa❤❤❤

  • @user-zg4cf7qr4v
    @user-zg4cf7qr4v2 ай бұрын

    PRT 2. Please 🙏 🙏. Arimaheena

  • @jaamacibrahimyusuf4443
    @jaamacibrahimyusuf44432 ай бұрын

    Challenge gan waa top part two wiilasha ku soo sameey afka mayga waa AF soomaali waa dhiiragelinayaa barnaamijyadan noocaan oo kale ah noo soo badi

  • @Saabariina152
    @Saabariina1522 ай бұрын

    Koko bo hadey joogto jawiga juuro waaye❤😊

  • @Samia15-r9m
    @Samia15-r9m2 ай бұрын

    Amiira qurux bdan my fav gurl❤

  • @kingcaskaawy
    @kingcaskaawy2 ай бұрын

    Caskaawi from Baydhaba Tuug tuug ma kedinaayo waaye ama tuug tuug ma gaadaayo Af daboolan waaa dahab Biyo intaysan ku Soo gaarinaa la Iska moosaa Digaaga qoor qabad biyo kuma cabto Caws jiilaal lama huro si kastaba ha ahaatee waa la sugaaa Far kaligeed fool ma dhaqdo Waaa intaas maahmaahyada Dhamaantoodna waa qaadanaa Maay ahaaan Arimaheena ki saalami sxb eedaa in mahadsanti sidi suuridi Lee adi niin xasuusidi Caskaawi from Baydhaba

  • @SalaadXasan-fx4pl

    @SalaadXasan-fx4pl

    2 ай бұрын

    Good

  • @qntaliso7

    @qntaliso7

    2 ай бұрын

    Ani oo af may aqoon,waa keenay hal xabaa aqoon wayae😂,koos maahmaahyada waala keeni karaa,wax kalaa iidrn

  • @sumeyaharun2142
    @sumeyaharun21422 ай бұрын

    P2 oo wilasha ah Asad iyo Arman kujiran please 🙏

  • @user-kz5rk9ks6l
    @user-kz5rk9ks6l2 ай бұрын

    Part two amiira qurux soo qabo😂😂

  • @user-xx7ho4md7f
    @user-xx7ho4md7f2 ай бұрын

    My my favourite KZreadr arimaheenaa keep believing ❤ team kiki

  • @fatumaaadan4328
    @fatumaaadan43282 ай бұрын

    Amiiro iyo sundus keen arimaheena 😂

  • @AbaasqaasinAxmed-ex3by
    @AbaasqaasinAxmed-ex3by2 ай бұрын

    Wllahi Kiki ayuu soo dhoweysey waan idin salaamey team key Walaahy Kiki ya hadhawaayty inta siingky salaamy my team

  • @user-yj2qs7gm4e
    @user-yj2qs7gm4e2 ай бұрын

    Amiiro Sundus Adna Iyo fosiyo dimple. Inta igu racasan lake isaar

  • @user-xv4xg6ty4h

    @user-xv4xg6ty4h

    2 ай бұрын

    amiiro sundus kuso samay ❤❤❤❤

  • @jamilaisack-nd1ql
    @jamilaisack-nd1ql2 ай бұрын

    Ayyyyy❤🎉afkeeniiii❤❤

  • @NaciimoFaarah-gn4xq
    @NaciimoFaarah-gn4xq2 ай бұрын

    my rool model arimaheena ❤❤❤❤

  • @user-dv5dt4jq6b
    @user-dv5dt4jq6b2 ай бұрын

    Part 2 Noo Soo Samey Arimahena😂Amiira Sundus iyo Ladan Kasoo Dhig😂😅

  • @NajmomaxamudAdan
    @NajmomaxamudAdan2 ай бұрын

    Ladan wlhyi waah qosly arimaheena plz part 2 ❤😂

  • @ahlamabdiwahab
    @ahlamabdiwahab2 ай бұрын

    Qoraalka xogaa in qalad losoo qorey ila tahay ani 1= Tuug Tuug ma gaadi karo 2=Afdaboolan waa dahab 3=Biyo intay kusoo gaarinaa la iska mosaa 4=dooro/Digaagad qoor qabad biyo kuma cabto 5=Caws jilaal mala huraayo si kastoy ahaataba waa la sugaa😅😅 6=Far kaligeed fool ma dhaqaysoh 7= geraarka allahay alle 😂😂 Ani wan fahmaa lkn saas oguma hadli karo anba from Kismaayo ku dhalatay Baraawe😅

  • @Elias14-vl6wd

    @Elias14-vl6wd

    2 ай бұрын

    5😂😂😂😂

  • @haniaxmed2008

    @haniaxmed2008

    2 ай бұрын

    M.a sister wa kentay iyaga qab qoralka qalday o sidi English uqoren

  • @user-kc2dx1rx2y

    @user-kc2dx1rx2y

    2 ай бұрын

    Yaa ku barey😢😂

  • @ahlamabdiwahab

    @ahlamabdiwahab

    2 ай бұрын

    @@user-kc2dx1rx2y Baraawe maamul goboleedkay ka tirsan tahay hrta 😁

  • @haniaxmed2008

    @haniaxmed2008

    Ай бұрын

    @@user-kc2dx1rx2y lahjadayda waye barasha uma bahni marka kastey🤣

  • @user-gq2om8tk1q
    @user-gq2om8tk1q2 ай бұрын

    Arimeheena Amira soo qabo intii rabto👍

  • @UBDYWAHERB_7
    @UBDYWAHERB_72 ай бұрын

    Sdaa maahn arimaheena qoraalkuu qlad kujira🎉

  • @MohamedMuhdin-fs1qo
    @MohamedMuhdin-fs1qo2 ай бұрын

    Arimahena plz part two next

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed91092 ай бұрын

    Allah is one 😢❤☝️

  • @user-bn2ql7iu8d
    @user-bn2ql7iu8d2 ай бұрын

    1) tuug tuug mikediyow only gadal inyar ka khaladey arimahenow Thanks ariikii owkey

  • @abdikariinahmed2496

    @abdikariinahmed2496

    2 ай бұрын

    TUUG TUUG MAGADO 😅 SAAS MIA

  • @AbdallaNor-nx5gz
    @AbdallaNor-nx5gz2 ай бұрын

    Part 2 arimaheena

  • @HamzaabdilaahiAli
    @HamzaabdilaahiAli2 ай бұрын

    Arimaheena part two pro

  • @user-lw6ue6by5g
    @user-lw6ue6by5g2 ай бұрын

    Team koookooo 🎉

  • @CabdinaasirsiidcaliCabdinaasir
    @CabdinaasirsiidcaliCabdinaasir2 ай бұрын

    Part2 oo wiilasha ah soo samey arimaheena

  • @aminaomar6306
    @aminaomar63062 ай бұрын

    Arimaheena qoraalka wuu qaldan yahsy marka ugu horeysa tan labaad inaad qof qoralkisa iyo aqrintiisa garanayo inaad radiso ayey ahayd si inuu kuu saco chalangegana inaad kusoo darto ayey ahsyd qof garanayo aqrintiisa iyo dhawaqiisa afkii waad noogu cayartay ❤❤❤❤ I love my language

  • @maryammacalinnuur4033

    @maryammacalinnuur4033

    2 ай бұрын

    Challenge lee lga rabaaa

  • @Amiira603
    @Amiira6032 ай бұрын

    Amiira qurux bdan my smart+funny gurl🖤🤍🫶

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed9002 ай бұрын

    Kokoo is not easy good girl hore U soco Aqoon kugu Filan waad heystaa wax waliba wad Ku ficanthy❤❤❤ guul koko

  • @RashiidOmer-dq5tg

    @RashiidOmer-dq5tg

    2 ай бұрын

    Koko way taqanaa wxn umaleena in walidkeda kso jeedo raxweyn yhiin

  • @SihaamCkariim

    @SihaamCkariim

    2 ай бұрын

    Haa iyada raxweyn ah​@RashiidOmer-dq5tg

  • @user-lv1zl8ib5q
    @user-lv1zl8ib5q2 ай бұрын

    Afdaboolin dehebo 2: tuug tuug mi kediyow 3: farto shaleediye fool mi dhigaas 4: doori qoor qobid bii miki waraabas 5: iyo 6 soo sax

  • @AbdirahiinGaaljelow
    @AbdirahiinGaaljelow2 ай бұрын

    Part 2 Amiiro kusoo dar❤🎉

  • @xaawocabdibashiir4355
    @xaawocabdibashiir43552 ай бұрын

    Ladan ayadoo maxaatirigii dhibayo bay maaymaay udhiibeen waba kufsaty😅

  • @mssballa
    @mssballa2 ай бұрын

    Arimihiina come back 🎀💋

  • @MohamedAbdirizak-mi3nj
    @MohamedAbdirizak-mi3nj2 ай бұрын

    Arimaheena sharaf iyo karaamo Waxaa ka soo salaama baido

  • @AmiinDeAlberto23
    @AmiinDeAlberto232 ай бұрын

    gabdhan ladan la dhaho dhawaaqeed 💯 sax waay

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p2 ай бұрын

    Koko wataa gar iyo Gardrpa ❤❤❤

  • @user-ik8ql3jl9l

    @user-ik8ql3jl9l

    2 ай бұрын

    Koko wa raxweyn

  • @IqlaasIqro-mk8eo

    @IqlaasIqro-mk8eo

    2 ай бұрын

    ​@@user-ik8ql3jl9lmxaa kaa gly edeb daro badnidaa

  • @IqlaasIqro-mk8eo

    @IqlaasIqro-mk8eo

    2 ай бұрын

    ​@@user-ik8ql3jl9l dadkee koko ciishay waa dadkaan cml

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan28982 ай бұрын

    Team Koko bulle is not Easy 🎉🥳

  • @user-ey6fm4uq7w
    @user-ey6fm4uq7w2 ай бұрын

    Gabadhena koko allh no kaxafidho❤❤

  • @user-sd5wl1vi1g
    @user-sd5wl1vi1g2 ай бұрын

    Kiki muran badana, oo qalafsana waa gabadha ismoda inay waxkasta taqaan , ladan wa maskin mashalla

  • @MunawaraMaxmood

    @MunawaraMaxmood

    2 ай бұрын

    Adiga unbaa saas uu arke ee umadaha amaan halaiska siiyo

  • @ruwaydaruwayda7843

    @ruwaydaruwayda7843

    2 ай бұрын

    adu melksta mxa gabdha ugu hesta ma.korky Ka sarnte yab bdn adomda ilhy Haka nbd glaan

  • @user-dx2fx1ge8t
    @user-dx2fx1ge8t2 ай бұрын

    Arimaheena wiilasha ku soosamey bills ❤❤❤❤

  • @user-yj2qs7gm4e
    @user-yj2qs7gm4e2 ай бұрын

    Koko wa no dhumatay best af mamay weye ❤❤❤❤

  • @mohamedaadanmerow1193
    @mohamedaadanmerow11932 ай бұрын

    Arimaheena part two aaa rabnaaa oo maay maay ah

  • @user-oh6vf9re1q
    @user-oh6vf9re1qАй бұрын

    Afka haku ciyaarin big man ❤❤

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu962 ай бұрын

    Arimeheena luqada qoralkeda waqaladey so sax

  • @user-qv6vo9iw2c
    @user-qv6vo9iw2c2 ай бұрын

    Ladan m.a waa gabar dagan welcome team 27

  • @IlhaanBashiir-jy5dj
    @IlhaanBashiir-jy5dj2 ай бұрын

    Arimaheena plz hadeey fariinteyda kusoo gaareyso brnaijka dood wadaag noso semey funiskeyga😮😮 waa familleyga adaaaa dhehe jini masoo cuntey

  • @nimaoyusuf3379
    @nimaoyusuf33792 ай бұрын

    Amiir nafiisa iyo sundus keen fadlan ❤

  • @JamilaFaysal

    @JamilaFaysal

    Ай бұрын

    M.a❤❤❤❤

  • @machdaysandskills5861
    @machdaysandskills58612 ай бұрын

    Ceyda iyo cumeer iyo amiira soo qawo

  • @MayowCabdi-kr6oc
    @MayowCabdi-kr6oc2 ай бұрын

    Arimaheenaaa daawadayaasha ugabadan guwa kuhadla af maaymaay qaraal ahaan is kadaa kuhadla bes

  • @MascuudSoomaali12
    @MascuudSoomaali122 ай бұрын

    Waa coos jiilaala lama huraan King afka sx haku xiyaarine

  • @alicde212
    @alicde2122 ай бұрын

    Sundis, amiiro, cayida cumeer, imk asad kusoosameey carimeheena❤❤❤

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv2 ай бұрын

    Lucky girl meela kasta way kaso baxi dhameystirinta lasheegaba waa ayada

  • @Nadarey

    @Nadarey

    2 ай бұрын

    Lkn don't forget inay lahjadeda tahy ee raxan weyn tahy say masha Allah

  • @AYAANXuseen-og5hv

    @AYAANXuseen-og5hv

    2 ай бұрын

    @@Nadarey kuwa lajooga dhanba ahaa maxay safican ugu aqrin wayeyn m.a waye inaanta yar

  • @Nadarey

    @Nadarey

    2 ай бұрын

    @@AYAANXuseen-og5hv ma aha raxanweyn gabadhaha kale 🤣 arimeheena aaba shegaayo wuxuu lee yahy koko ka wakiila cidaas mida kale canfar maa koko cideeda ku hadlan what's wrong with you

  • @user-wb8mf3ze8t

    @user-wb8mf3ze8t

    2 ай бұрын

    ​@@Nadarey ladan wa somaliyad

  • @-ikraam5872

    @-ikraam5872

    2 ай бұрын

    ​@@AYAANXuseen-og5hv intee ka yihiin micnha kaliya inta koko ayaa ka ah dad af maay maay ga ku hadle ii beenta indhaha naga gale naga yaree😂😂😂

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid72392 ай бұрын

    Wsc waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed46382 ай бұрын

    MashaAllah TabarakaAllah kokoyey walashey aya tahay hadaba maymay taha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ASADHHAJIYOW
    @ASADHHAJIYOW2 ай бұрын

    Kusali Nabi Mohamed 🎉❤

  • @SamsungMe-ch6bk
    @SamsungMe-ch6bk2 ай бұрын

    Koko wa lgemad wllhi 😇😍

  • @dhemaninaqasimali76
    @dhemaninaqasimali762 ай бұрын

    Arimaheena qaab qoraalka gebihaanba wuu qaldanyahay Maah-maahyo iyo gabey waaye geeraar jaceyl ma aha Waa waa gabay lagu dhiira gelinaayey qorista afka maayga Si kastaba ha ahatee waa isku dey wanagsan bey soo bandhigeen asxaab nex time waxaan rajeynaa qoraal saxan inaad la imaato thank you for it bye👋

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok2 ай бұрын

    Masha Allah Ladan xijabka ayey ku qurxontahy instead sida kale ay usually ay uxirato qamarka. Ladan, stay like this, sweetie ❤

  • @assadxajio
    @assadxajio2 ай бұрын

    Rer KZread hii ❤😂

  • @AweysKuulane-iz8vy
    @AweysKuulane-iz8vy2 ай бұрын

    Arimahenow taliye wali qoraladaada lahjada sidaad uqoreysid waxbaa ka qaldan lkn inoo so badi nagana soo sax

  • @user-bj4dj3ph8k

    @user-bj4dj3ph8k

    2 ай бұрын

    Ma qaldano sxb wa sidan

  • @MumtazMohamedAli

    @MumtazMohamedAli

    13 күн бұрын

    😂😂mhn xoogah anug rXweyn kasaaay waay baaa😂😂😂😂se cml😊😅😅😅​@@user-bj4dj3ph8k

  • @Shukriizak
    @Shukriizak2 ай бұрын

    Soo badi arimaheena

  • @HappyFrog-yy2fv
    @HappyFrog-yy2fv2 ай бұрын

    Mamaahyada siqaldanaa loosooqurey wll laliin aniga kaligey ayaan qusley wlaahi laakiin wax walba walabartaa xumaan xa iiqaadar adooraalice wilasha kusoosamey❤

  • @kuulemedia6239
    @kuulemedia62392 ай бұрын

    Taliye qoralka qaladay aniga akrin weye😂 so sax sxp next

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs2 ай бұрын

    Arimahena asad Amira sundus ceyda kuso samey inta igu raacsan one like❤

  • @ShucaybCalikabiir
    @ShucaybCalikabiir2 ай бұрын

    Part two soo sameey please

  • @KowsarDahir-ts6to
    @KowsarDahir-ts6to2 ай бұрын

    Amrimaheen ani kamirada warektaan uxeeseyyy❤❤❤

  • @ahmedrabadan6198
    @ahmedrabadan61982 ай бұрын

    First comment 🇩🇯🙏

  • @Maiduush
    @Maiduush2 ай бұрын

    Yesss one ☝️ 😂❤🎉

  • @FaysalHajiAbdi
    @FaysalHajiAbdi2 ай бұрын

    Noo soo badi arimaheena

  • @hanaabashiir3205
    @hanaabashiir32052 ай бұрын

    Arimaheena plz inamada ku soo samee special hasanow koko walaalkeed ku wacan may may

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl232 ай бұрын

    Amiira qurux is best😻💜

  • @SamsammursalAbdi
    @SamsammursalAbdi2 ай бұрын

    Team koko❤

  • @maslaxmacalin4278
    @maslaxmacalin42782 ай бұрын

    Waad ku mahadsan tahay sxb arimaheena maadaama aad noosoo gudbisey afkeena waa maalinkii kuugu horeysey aan kaa heyno kaamirada wareegtey soo gudbiso thank you so much bro Muuqaladaan oo kale noosoo badi adigoo mahadsan afka maayga waa afkii ugu horeeyey ee saaomaali ku hadasho lkn waala af qabtey dadaa hoos u dhiqey marka muqaalada aad soo gudbineyso iney usii badnaanaadaan ayaan kaa rajeyneynaa saaxiib

  • @bintuabdikanialisoumeya3866

    @bintuabdikanialisoumeya3866

    Ай бұрын

    Gobol kay laga hadala wllo Iyo qabilka ku hadal isheeg? Wll from🇩🇯

  • @Sheeqmedia
    @Sheeqmedia2 ай бұрын

    Soo badi arimahena

  • @KingHamada1
    @KingHamada12 ай бұрын

    KIKI IS NOT EASY 👸👸

  • @MumtaazCnuur
    @MumtaazCnuur2 ай бұрын

    East and West koko is the best👌❤🎉

  • @fatimamahamud903
    @fatimamahamud9032 ай бұрын

    Aniga hal xabo waa sixi waayay max mood kuwi aqrinay part2 wiilash ku samey

  • @farahburale4080
    @farahburale40802 ай бұрын

    Koko you are the best smart and clever girl Shan karoon keep going on😊

  • @nuuramaxamud4414

    @nuuramaxamud4414

    2 ай бұрын

    Koko way u dhalatay luuqadaa maymayga waa gabadh raxanwayn ah

  • @farahburale4080

    @farahburale4080

    2 ай бұрын

    @@nuuramaxamud4414 Are you sure, I thought she is HAWIYE

  • @amundahir7942

    @amundahir7942

    2 ай бұрын

    Been maaha❤

  • @user-bh3oq9ko8h

    @user-bh3oq9ko8h

    2 ай бұрын

    Waa luqadeeda inay saasa iska siisaba khalad Bay aheed.

  • @SareedoAbdirihmaan

    @SareedoAbdirihmaan

    2 ай бұрын

    ​@@user-bh3oq9ko8hee dadka kuhadla mysan ĺasoo korin lkn wey fahmee kistoo😂

  • @SAMIA15.12
    @SAMIA15.122 ай бұрын

    My team love you❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ 2m Arimiheena

  • @cabdulaahisheekhmohamedy-xj1ds

    @cabdulaahisheekhmohamedy-xj1ds

    2 ай бұрын

    Samia maad samysatid you tube

  • @arawelosheikh2593
    @arawelosheikh25932 ай бұрын

    Sundus ku soo dar laanteed qosol ma jiro funny waaye cunugtaas maashaalaah

Келесі